-
Content Count
206,025 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa sheegay inay 59-askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM ku dileen weerar culus oo ay maanta ku qaadeen saldhig ay Ciidanka AMISOM ku lahayd deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabeellada Hoose. Kooxda ayaa sheegtay in dhankooda ay uga dhinteen weerarkan 14 ka mid ah xoogagooda, balse ma sheegin dhaawacyada soo gaaray iyo mid ay u geysteen ciidamadii ay la dagaalameen. Shacabka deegaanka Buulo-mareer ayaa sheegay in dagaal culus uu qarxay kaddib markii Al-shabaab ay qaraxyo culus ku weerartay saldhigga AMISOM ee deegaankooda, balse waxay sheegeen inaysan ogaan Karin khasaaraha labadan dhinac kasoo gaaray dagaalkaas. “Weerarkan waxaan u dilnay 59 askari oo ka tirsan ciidamada Uganda ee ku leh saldhigga deegaanka Buulo-mareer,” ayuu yiri afhayeenka hawl-gallada Al-shabaab, Sh. C/casiis Abuu-muscab. Sidoo kale, Afhayeenku wuxuu sheegay in weerarro kale ay la beegsadeen illaa shan saldhig oo kale oo ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin Shabeellada Hoose, balse ma jiraan ilo wareedyo madax-bannaan oo warkan xaqiijinaya. Dhanka kale, Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Shabeellada Hoose oo iyana la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay Al-shabaab ay weerar culus kusoo qaaday saldhigga AMISOM ee Buulo-mareer, balse la iska caabiyay, inkastoo aysan sheegin khasaaraha ka dhashay weerarkan. Taliska AMISOM – ayaan weli ka haldin weerarka Al-shabaab ay maanta la beegsatay saldhigga ciidamadooda ay ku leeyihiin deegaanka Buulo-mareer ee Gobolka Shabeellada Hoose. Ugu dambeyn, Ma ahan markii ugu horreysay oo ay Al-shabaab weerarro kuwan oo kale ah ay la beegsato saldhigyada AMISOM ay ku leedahay dalka, iyagoo weerarro hore oo ay qaadeen ku dilay tiro badan oo ciidanka AMISOM ah. PUNTLAND POST The post Al-shabaab oo sheegtay inay Askar badan oo AMISOM ah ku dishay Weerarkii Buulo-mareer appeared first on Puntland Post.
-
Waxa ay faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxaysaa weerar xalay Saqdii dhexe ee habeenimo lagu dilay Afar qof oo reer guuraa ah laguna dhaawacay labo qof oo kale. Weerarkan ayaa waxaa gaystay dablay hubaysnayd oo tacshiirad ooda kaga qaaday Gaari booyada ah oo ay wateen dadkii reer Guuraaga ahaa oo ka dhaasnayay Ceel biyood ku yaalay deegaankaasi. Gudoomiyaha Degmada Bandar Bayla Siciid Anteeno ayaa Puntlandi waxa uu u sheegay in meedadka Afarta qof lagu Aasay meel udhaw Tuulada dhuudo. Gudoomiya ayaa sheegay in aysan ilaa iyo haatan ogayn cida falkan gaysatay. Halkan ka Dhagayso Gudoomiye anteeno
-
Kenya, Uganda, Ethiopia, Djibouti and Yemen — the five countries hosting Somali refugees — have been asked to speed up legislation to allow free movement, education and employment for the refugees. Source: Hiiraan Online
-
Tiro xildhibaano ah oo ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa dhibatada ka taagan 10kii sanno ee lasoo dhaafay Gobolka Bokool ee Soomaaliya. Gobolka Bokool waxa u ka mid yahay Gobollada uu ka arrimiyo Maamulka Koonfur Galbed ee Soomaaliya, waana Gobolka ugu liita Gobolada ay dagto Soomaliya dhan waliba ee nolasha. Haddii ay ahaan laheyd Waxbarshada, Ganacsiga iyo Hormarrada kale. Taasna waxaa sabab u ah masuuliyiinta kaso jeedo Gobolka Bokool oo aan qaarkood waligod booqan xaaladda ay ku nool yihiin reer Bakool. Waa xaaladdii ugu xumeyd abid oo ay soo maraan taariikhda inta la xasuusto, maxaa yeelay Bakool waxa ka jirto nolol adag, waxaana xiran dhammaan waddo waliba oo gasha Gobolka Bakool. Mana jirto isku socod dhanka dhulka ah, kaliya waxaa u faran dhanka hawada oo ay ku adag tahay in dadka qaar ay isticmaalan. Taasi waxa usii dheer colaado ragaadiyey gobolka wuxuuna isku badalay mid Nabadda ka caagan. waxa uuna noqday furimo dagaal. Eedda ugu badan waxaa leh Xildhibaannada ka gaabiyey shaqadii loo igmaday waxaana si gaar ah farta loogu fiiqi karaa: Aadan Maxamad Nuur Aadan Madoobe Sareedo Maxamad Cabadalla Senator Xuseen Shiikh Maxamad Haruun Imaan C/llaahi Cali Maxamuud Maxamad Boonoow Xildhibaannadaan kor ku xusan ayaa u dhaartay inay dadkooda wax u qaban doonaan balse taas ma dhicin oo waxa ay ka raacdeen danahooda u gaarka ah. runtii waa ayaan-darro in xildhibaanno tiraas leh ay hilmaamaan dadkii ay ku matalayeen Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Waxa kale oo jiro in mid ka mid ah Golaha Wasiirdda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, laguna magacaabo C/laahi Black oo aan marnaba isku dayin inuu wax u qabto dadkiisa ku dhibateysan Gobalka Bakool, shacabkaasoo maalinkasta u dhimanaya abaaraha ka jira Gobalka. BAAQ Waxaan ku baaqi lahaa in masuuliyiinta ay quseyso sheekadaani ay wax u qabtaan dadkooda ku dhiban Bakool. Waxaa kale oo muhiim ah in Xafiis laga furo xarunta Gobolka ee Xudur, maadaama ay taasi keeni karto in dhammaan hayadaha samafalku ay gobolka yimaadaan dadkana wax u qabtaan. Qormadii: Aadan Zeytuuni
-
Muqdisho, 1 Abriil 2018–Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacday Xarunta Aqalka D/Hoose ayaa maanta lagu furay codsiyo ku saabsanaa Qandaraas dayactir ee xafiisyo loogu adeegi doono dadweynaha ku nool ilaa 6 degmo oo kala ah; (Xamarweyne, Shangani, Shibis, Bondhere, Wartanabadda iyo Cabdicasiis). Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha G/Benaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow), Ku xigeenka Duqa Magaalada ee dhanka Maamulka iyo Maaliyadda Xuseen Maxamed Nuur, Guddoomiyaaasha Degmooyinka ka faa’iideysanaya dhismahaan, Wakiilada shirkadaha ku tartamaya qandaraaska iyo qaar ka mid ah Agaasima waaxyada D/Hoose. Barnaamijkan ayaa u jeedkiisa yahay in lagu daadajiyo adeegyada ay bixiso dawladda hoose sida Shatiyada Ganacsiga, Shahaadooyinka Dhalashada, Fasaxa dhismooyinka iyo qaadista canshuuraha guryaya IWM ee Degmooyinka Gobolka. Waxa uu u sahli doonaa mashruucaani muwaadiniinta in ay si fudud oo dhawaasha leh ay ku helaan adeegyadaasi sidoo kalane ay meesha ka baxaan caqabadihii ka imaan jiray waqtiga iyo hanaanka lagu helo adeegyada dadweyanha. Duqa Muqdisho Eng. Yarisow oo si rasmi ah u furay munaasabadda ayaa amaanay hanaanka daahfurnaanta iyo xirfadda leh ee uu u soo bilaawday tartanka isagoo hoosta ka xariiqay in Dawladda hoose ay mar walba ka goántahay daadajinta adeegyada loona yeelo tayo dakuna ay si cadaalad leh u wada helaan adeegyadaaasi. Waxa uu carabka ku adkeeyay in Dawladda hoose ay si xoog leh ula dagaalayso dhaqanada xun-xun ee dhanka shaqada sida wax isadaba marinta ka dhalan karta bixinta adeegyada dadweynaha. Waxa uu intaa raaciyay in Dawladda Hoose ay talaab sharciga waafaqsan ka qaadi doonto cid walaba oo ka mid ah shaqaalaha ee ku kacda falal sharciga iyo habraacyada shaqada ka soo horjeeda iyo sidoo kale cid walba oo gacan ku siisa howlahaasi. Dawladda Hoose ee Muqdisho ayaa u saari doonto guddi gaara ah ee ka shaqeeya howsha qiimaynta iyo goáan ka gaarista qandaraaslaha ku guuleesta tartankaani sida ay cadeeysay D/Hoose iyadoo lagu soo gababgabayn doono ilaa dhamaadka usbuucaani taasoo ku aadan 6 da April, 2018. —DHAMMAAD— The post Dawladda Hoose ee Muqdisho oo maanta furtay tartan Qandaraas oo lagu dayactiraayo ilaa 6 xafiisyo ee Degmooyinka G/Benaadir. appeared first on Puntland Post.
-
Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Abshir Awyuusuf Ciise iyo wasiir ku-xigeenka wasaaradda Dr Maxamed Cali Faarax oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay shaaciyeen Jadwalka Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo laga soo hormariyey waqtigiisii caadiga ahaa. Imtixaanka ayaa qorshuhu ahaa in la qabto 19/5/2018 waxaana la soo horumariyey hal usbuuc iyadoo loo asteeyey inuu qabsoomo 12-5/2018 sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland. Arintaan ayaa wasaaradu ku sababaysay kadib markii ardayda iyo macalimiinta dugsiyada ku yaala xeebaha bari ee Puntland ay cabasho ku muujiyeen kulayl daran iyo bisha ramadaan oo fooda nagu soo haysa. Halkaan Ka Dhegeyso Shirka Jaraa,id. Z0000066 - My Recording Daawo Sawirro. Puntlandi.com
-
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa ay tababartay Dowladda Imaaraadka Carabta kana mid ah Ciidamada Dowladda ayaa Maanta qof Shacab ah waxa uu ku dilay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magalada Muqdisho. Dilka ayaa yimid kadib markii mid ka mid ah Gawaarida Bii’elka ee loo yaqaano Homeyda uu istaagay Xarun Ciidamadu ku leeyihiin Kuliyadii hore ee Jaale Siyaad,isla markaana uu Askari rasaaseyay taas oo keentay in mid ka mid ah Shacabkii Gaariga saarnaa ay haleesho halkaasna uu ku geeriyoodo. Askariga dilka geystay ayaa isku dayay in uu baxsado laakiin Ciidamada Xooga ayaa gacanta ku dhigay Askarigii waxaana hadda ay ku sugan yihiin Askarigii dilka geystay iyo meydka qofkii Shacbka ahaa Xarunta dambi baarista ee CID-da. Dilalka ay geysanayaan Ciidamada ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa joogto kanoqdat gudaha magaaladda Muqdisho . Saraakiisha Ciidamada amaanka ayaan wali ka hadlin dhacdadaan, iyadoona maalmahaan dambe uu soo badanayay dhibaatooyinka ay geysanayaan Ciidamada ka tirsan Dowlada Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Somaliland ayaa guddoomiye u soo magacowday gobolka Cayn oo ka tirsan sagaalka gobol ee dowladda Puntland,sida lagu xusay Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi cabdi. Mustafe Cabdi Muuse Nuur oo ka tirsanaa sirdoonka qarsoon ee Somaliland u soo wiideeya (jaajuusa) hubka yaalla magaalada Buuhoodle,ayaa loo magacaabay guddoomiyaha cusub,waxaana lagu amray in uu lacago badan halkaas geeyo,taasoo lagu kala qeybinayo bulshada reer Puntland ee gobolka Cayn. Mid kamid ah siyaasiyiinta gobolkaasi oo PUNTLAND POST la soo xiriiray isagoo ku sugan degmada Buuhoodle, ayaa sheegay in dadweynaha gobolku ay si weyn uga digtoon yihiin shirqoolka Muuse Biixi ka soo maleegayo magaalada Hargeysa iyo u jeedka loo magacaabay ninkaan. “Waxaa isoo gaadhay in Mustafe Cabdi Muuse loo soo dhiibay lacago badan islamarkaana malayshiyaad loogu soo taba-baray magaalada Hargeysa,taasna way fahamsan yihiin guud ahaan bulshada gobolka,waana ka digtoonyihiin hagar-daamada SNM”,ayuu yiri siyaasigan. Siyaasigaan oo diiday in magaciisa la xuso ayaa intaas raaciyay in shakhsiga la magacaabay uu ka tirsanaa koox ka soo jeeda gobolka Cayn oo qaab sirdoon ahaana Somaliland ugu gudbin jiray xogta ciidanka iyo hubka degmada Buuhoodle,si ay xil iyo xoolaba uga helaan Somaliland. PUNTLAND POST The post Muuse Biixi guddoomiye u soo magacaabay gobol Cayn. appeared first on Puntland Post.
-
Mahadaay-(Caasaimadda Online)-Wararka naga soo gaaraya degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM, gaar ahaan ciidanka Burundi ay isaga baxeen deegaanka Cali Fool-dheere oo saldhig ku lahaayeen. Ciidamada AMISOM ayaa soo faarujiyay deegaanka Cali Fooldheere oo qiyaastii 20KM u jirta Mahadaay Goob-joogayaal ku sugan degmada Mahadaay ayaa sheegay in ciidamada ka soo ruuqaansadeen Cali Fooldheere, kuna soo wajahan yihiin Mahadaay, iyadoo la maqlayay madaafiic lagu ridayay dhanka howdka oo ahaa mid ciidamada jidka loogu furayay. ciidamadaan ayaa lasheegay in bariyii danbe ay kacabanayeen biyo la aan soo foodsaartay waxaana jirtay in mararbadan wadada loogay qasaarana kasoo gaartay. Saraakiisha Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in roob xoog leh habeenadii la soo dhaafay uu ka da’ayay Shabeelaha Dhexe kaas oo biya dhigay gobalka, balse sidoo kale saameyn balaaran ku yeeshay Gaadiidka AMISOM kadib markii uu biya dhigay Wadooyinkii ay Isticmaali jirayn Ciidamada AMISOM. Lama oga sababta ka dambeysa Guuritaanka Ciidamada AMISOM ee deegaanka Cali Fool-dheere, waxaana wararka ay intaas ku darayaan in ay degayn degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelaha dhexe Ciidamadii ka soo baxay Cali Fool-dheere. Dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa dib ula wareegay deegaanka Cali Fooldheere, waxaana la soo sheegayaa in xaalada deegaanka ay tahay mid degan, Shabaabkana ay ku sugan yihiin saldhiggii ay baneeyeen Ciidamada AMISOM. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Madaxweynaha Dowladda Puntland Abdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa bixiyay qaaraankii dowladdu uga qeyb qaadanaysay dhismaha garoonka kubada Cawaale ee magaalada Gaalkacyo. Lacagtaan ayaa gaaraysay 30 kun oo dollar, waxaaan sidaasi Puntlandi u xaqiijiyay guddiga dhismaha Cawaale Stadium, kuwaas oo maanta xarunta madaxtooyada lagusoo guddoonsiiyay Dukementi ama jeeg ay dhaqaalahaas ku qaadanayaan. Madaxweyne Gaas ayaa sannadkii hore mar uu booqasho ku tagay magaalada Gaalkacyo waxaa uu sheegay inay dowladdu ka qeyb qaadanayso dhaqaalaha lagu dhisayo garoonka Gaalkacyo oo la qorsheeyay in dib u dhis iyo casriyayn balaaran lagu sameeyo. Dhawaan ayaa la filayaa in rasmi ah loo dhagax dhigo dhismaha garoonka Cawaale, waxaana la filayaa inuu noqdo garoonkii ugu horeysay ee Puntland leedahay oo leh Rooga cagaaran. Garoonka labaad ayaa la filayaa inuu noqdo garoonka kubada cagta ee Mire Awaare ee kuyaala magaalada Garowe, kaasoo dhawaan lagu dhawaaqay guddigii dhaqaale aruurinta. Puntlandi.com
-
Uguyaraan Afar qof ayaa ku dhimatay halka labo qof oo kalena ilaa iyo haatan aan la ogayan nolol iyo geeri halka ay ku dambeeyeen kadib markii Malayshiyaad hubaysan ay maanta jidka ugaleen Gaari Booyad ah oo ka yimid Deegaanka Dhudhub kaas oo ku sii jeeday Tuulada Dhuudo oo katirsan bariga Gobolka karkaar. Wararka ayaa sheegaya in falkan uu salka ku hayoo aano qabiil oo udhaxaysa Beelo wada dagan deegaankaasi oo horay ay colaadi uga dhaxaysay . Afarta qof ee ladilay ayaa ahaa dad Xoolo dhaqato ah . Majirto ilaa iyo hada cid ka hadashay dhacdadan oo dowladda Puntland ka trsan , balse waxaa lagu soo waramayaa in Ciidamo ka tirsan Puntland oo ay hogaaminayaan Saraakiil Ciidan ay ku baxeen Deegaanka uu weerarkan ka dhacay .
-
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay wakhtiga loo fariisanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2017_2018. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland,Abshir Yuusuf Ciise oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa sheegay in Imtixaanka oo qorshihiisu ahaa in la qaado 19 bisha May 2018 ay haatan Wasaaraddu go’aamisay in laga soo hormariyo wakhtgiisa,islamarkaana loo fariisanayo 12 bisha May ee sannadkaan 2018. Go’aankaan ayaa loo gaatay in loogu daneeyo arday reer Puntland ee ku sugan degaannada Xeebaha ah ee xiga badda Cas,halkaasoo kulayl aad u daran uu ka jiro xilliyadan oo kale,sida u sheegay Wasiir Abshir Yuusuf. Imtixaanka Naqliga ah ayaa sidoo kale wakhtigiisa laga soo hormariyay,waxaana loo fariisanaya 28 bisha April 2018,isagoo ku eg 3 bisha May 2018,si ardaydu wakhti ku filan ugu helaan diyaarinta Imtixaanka Shahaadiga ah. Dhinaca kale Sannad-dugsiyeedka 2018_2019 ayaa loo qorsheeyay in uu furmo 3 bisha August 2018,sida Wasiirku shaaciyay. Halkaan ka daawo shirka jaraa’id ee Wasiirka. Hoos ka eeg Warqadda PUNTLAND POST. Cabdiraxmaan Ciise Cumar The post Daawo: Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland oo Wakhtigiisa laga beddelay. appeared first on Puntland Post.
-
Uguyaraan 59 Askari oo ka tirsan Ciidanka AMISOM ayaa maanta waxaa lagu dilay weerar ka dhacay Degaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha hoose. Al-shabaab oo weerarkan soo qaaday ayaa sheegtay in ay weerarkaas ku dileen 59 Askari oo Ciidamada katirsan ,ayna jiraan tiro kale oo Ciidamada AMISOM ah oo Weerarkan ku dhaawacmay. Al-shabaab ayaa maanta sidookale duullaan ku qaadeen Deegaano ay kamid yihiin Qoryooley,Golwayn iyo Mashallay oo katirsan Gobolka Shabeelaha hoose. Majirto ilaa iyo hada wax faah faahin ah oo ka soo baxay dhanka Cidamada Amisom iyo dowladda Soomaaliya toona.
-
Muqdisho (PP) ─ Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar culus Maanta la beegsaday saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Wararka ka imaanaya deegaankan ayaa sheegaya in weerarka lagu bilaabay gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, xilli ay ciidmada saldhigaas ku sugan ay aysan dhaqdhaqaaq wadin. Iska-horimaad culus ayaa dhexmaray ciidamada AMISOM iyo xoogaggii ka tirsanaa Al-shabaab ee weeraray, iyadoo dadka deegaanku ay sheegeen in hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsaday. Al-shabaab ayaa sheegtay inay dhawr jaho ka weerareen saldhiggan oo ka mid ah saldhiyada AMISOM ay ku leedahay gobolka Shabeellada Hoose, lamana oga khasaaraha weerarkan ka dhashay. Sidoo kale, Wararkan ayaa la sheegay inuu la mid yahay weerarro ay horay Al-shabaab ugu qaadeen saldhigyo badan oo ciidammo AMISOM ay gobolka ku leeyihiin, kuwaasoo dhaliyay kahsaare nafeed oo baaxad weyn. Dhanka kale, Taliska AMISOM ayaan weli ka hadlin weerarkan la sheegay in lagu ekeeyay saldhiggooda ku yaalla deegaanka Buulo-mareer, kaasoo ay ku sugnaayeen ciidammo ka tirsan kuwa Uganda ee qaybta ka ah AMISOM. Ugu dambeyn, Weerarkaan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo AMISOM ay u dabaal-dagayaan sannad-guuradii 10-aad ee kasoo wareegtay markii ay hawl-gakooda ka billaabeen Soomaaliya. Wixii warar ah ee kusoo kordha weerarkan waxaad kula socon doonaan wararka soo socd ee PUNTLAND POST haddii Eebbe ogolaado. PUNTLAND POST The post Al-shabaab oo weerartay xero ay ciidanka AMISOM ku leeyihiin Shabeellada Hoose appeared first on Puntland Post.
-
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa shaacisay is bedel lagu sameeyay jadwalka la qaadi jiray imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2017- 2018 War Saxfadeed kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Taclinta sare ee Dowladda Puntland. ayaa sidaan lagu sheegay, kadib madaxda wasaaraddu ka tashadeen. Halkaan hoose ka akhriso sababta dib loogu dhigay iyo waqtiga laga dhigay.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa isticmaalay kaarto cajiib badan kadib markii 193 Xildhibaan ay saxiixeen kalsooni kala noqoshadiisa. Guddoomiye Jawaari oo saqdii dhexe habeenkii Sabtida ka war helay inuu kaliya heysto 30 Xildhibaan ayaa sameeyey kaarto lala yaabay. Jawaari ayaa la hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, wuxuuna u sheegay inuu muran la’aan xilka wareejin doono isla markaasna uu is casili doono, wuxuuna codsaday in la hakiyo Kulankii Sabtida ee Xildhibaanada. Madaxweynaha ayaa ka aqbalay arrintaas, waxaana bilaabatay waawaan uu Madaxweynaha ka dhex sameenayey Guddoomiye Jawaari iyo Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Guddoomiye Jawaari ayaa markii la hakiyey kulankii Baarlamaanka kadib lasoo baxay waji cusub, wuxuuna si cad u sheegay inuusan is casili doonin. Jawaari ayaa hadda wado olole xooggaan oo uu ku doonayo inuu ku kala furfuro Xildhibaanada ku kacsan, sidoo kale waxaa buburtay waanwaantii laga dhex waday. Garabka Jawaari kasoo horjeedo ayaa mar kale dib u bilaabi doono qaban qaabada Kulankii Baarlamaanka si codka kasloonida loogu qaado Guddoomiye Jawaari. 193 Xildhibaan ayaa saxiixay cod kaa qaadis qoraal ah, waxaana si weyn loo diyaariyey kulankii Baarlamaanka Sabtida iyadoo qorshaha uu ahaa in meesha laga saaro Jawaari maadaama ay Xildhibaano ka badan intoo loo baahdaan ay saxiixeen qoraalkii kalsoonida loogala noqonayey Guddoomiye Baarlamaanka. Xaaladda ayaa hadda u muuqato inay kusoo laabaneyso sidii hore, waxaana la filayaa inuu go’aan kasoo baxo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Muudey isagoo mar kale ku dhawaaqi doono waqtiga uu dhici doono Kulanka Baarlamaanka. Wixii warar ah ee kusoo kordha waa idinla socodsiin doonaa Inshaa Allah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Buula Mareer (Caasimadda Online) – Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay in ay 59 Askari oo ka tirsan Ciidanka AMISOM ah ay ku dishay weerar ka dhacay Degaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha hoose. Al-shabaab ayaa sheegay in ay weerarkaas ku dileen 59 Askari oo Ciidamada Uganda ee ka midka ah AMISOM,waxaa kale oo jira warar sheegaya in Al-shabaab ay saaka duullaan ku qaadeen Degaannada Buulo Mareer,Qoryooley,Golwayn iyo Mashallay. Weerarka ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay marka hore weerarka ku bilaabeen laba qarax oo loo adeegsaday Gawaari laga buuxiyey waxyaabaha qarxa,sida ay dadka deegaanka Dalsan u sheegeen. Dhawaqa jugta qaraxyada ayaa laga maqlay deegaanka Buulo Mareer ee Shabeellaah hoose waxaana xigay rasaas ay isku ridayaan Al-Shabaab iyo Ciidamada AMISOM. Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose oo la hadlay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in Al-shabaab ay saaka weerar isku xiran ka fuliyeen Gobolkaas islamarkaana hadda laga guuleystay. C/Fitaax Xaaji Cabdulle oo ah Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeellaha hoose ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in weerar isku xiran ay Al-shabaab saaka ka fuliyeen Qoryooley,Mashallaay,Golweyn iyo Buulo Mareer. Waxaa uu sheegay in dagaalka uu goordhow dhamaaday islamarkaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ay wali degaannadaas gacanta ku hayaan. C/Fitaax Xaaji ayaa sheegay in labo Gaari oo kala ah Homy iyo Dyna ay ku qarxiyeen kaddibna uu ku xigay weerar jiho badan ah ku qaadeen. “ugu yaraan 59 askari oo katirsan ciidamada saliibiyiinta Yuganaadha ayaa ku dhimatay weeraro istish-haadi iyo Inghimaasi ah oo lagu qaaday saldhig ay ku leeyihiin degmada Buula Mareer wixii faah faahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa insha’allaah ” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Beeralayda Gobolka bari ayaa bilaabay in ay Beeraan dalago horleh oo aan horay looga baran in ay kabaxaan Beeraha kuyaala Gobolka Bari . Dalagyada ka soo bixi doona Beeraha ayaa waxaa kamid ah Qudaarta noocyadeeda kala duwan sida Cambaha Babayga, iyo Mooska . inkastoo uu soo daahay Roobkii guga oo uusan ka diin meelo badan oo kamid ah Gobolada Puntland ayaa hadana Beeralayda Puntland waxa ay bilaabeen in ay dardar galiyaan wax soo saarkooda inkasoo aysan Beeralayda wax taakulo ah aysan ka helin dowladda iyo Hay,adaha Caalamiga toona . Siciida jaamaca Jibriir oo Beer si casri ah loo beeray kuleh Degmada ufeen ee Gobolka Bari ayaa Puntlandi.com ugawaramay dalagyada kala duwan ee Beertiisa kasoobaxa . Beeralayda gobolka bari
-
After comprehensive investigation and information sharing, she remains guilt of aid fraud and scam organization she raise funds. The government decided to deport her indefinitely from the country. After she misused the donation funds from the reputable companies, Doterre and lush that buys frankincense resins from the Somaliland at unfair prices. Even though the frankincense harvesting community are vulnerable and underrepresented and currently suffering a devastating draughts, and the already refused to let her visit their farms. The Eco player tactic full civilized fraud, scam and hoax, Somaliland anti corruption radar detected, not matter how unseeingly but clever mind figure her out. The Inglorious eco-player no longer romancing the tree, Harvesting communities were refused Dr. Decarlo to visited Calmadow frankincense forest at large. And welcome her deportation, and congratulates the government the positive step to the right direction. dōTERRA frankincense oil revenue was $4.2 Billion 2017. from the Somaliland frankincensee oil profit. dōTERRA CEO and cofounder, David Stirling, announced the company’s latest sustainability initiatives including $3.3 million pre-investment into the communities of Somaliland, and want to build schools and we need access to health care.’ dōTERRA plans to open a regional hospital in the Sanaag region of Somaliland in Spring 2018 which will serve 400,000 people, and has already constructed 2 schools which provide much needed education for local youth. We are in the spring 2018. Where is the hospital build Doterra? Dr. Anjanette DeCarlo’s passion for partnering also frankincense exporter and her client supplier, Mr Barkhad Hassan, Owner of ASLI MAYDI Company, as well as international companies involved in the supply chain. “I want to work with supplier of my clients companies who come forward because we need international buyers aid support. After Somaliland investigates the aid fraud substantial evidences gathered related partners bank account information and transfers under question her reliability and remain fugitive. Somaliland Ministry of Interior Affairs deported Dr. Ajanette Decarlo for good. After she misused Doterra funds and funds including scam initiative www.conservecalmadow.orgtransferred to her passionate supplier personal account as investigation shows. Mr.Barkhad, who have poor security track record in Uk committed multiple.crimes.http://www.somalilandinformer.com/somaliland/u-s-citizen-conspiracy-in-somaliland/ Dr. Anjenette Setting stone with her client supplier Barkhad co invested distillery industry. https://www.youtube.com/watch?v=EbXjrpbXuXM You might visit calmadow website nothing was done so far by scam organization, Launch a global awareness campaign to support environmental sustainable wholesalers and sustainable purchasing organic certification review, USDA organic Certification. Although Vermont based companies and ecosystem player does coordinate harm, marginalized fair price and environment impact. Dr. Anjanette sides with her client supplier company and starts war to throw off the SomGum and boswellness from the international markets, Interfering domestic companies businesses beyond her conservation rule. The hidden agenda is Doterra Company assigned her to monopolise the market of the Somaliland frankincense. This is undying common difference that is remains unsolved. Thus, a phytochemical industry which starts from sourcing plants for extraction of the needed compounds can quickly advance to also manufacturing creams and lotions, with far greater speed and less external investment reliance than heavy manufacturing sectors. https://uk.lush.com/ingredients/frankincense-oil. Lush aid to Somaliland frankincense producers have been severely mismanaged and corrupted by Dr. Anjanette and handover the funds to her client frankincense supplies, also doterra and Lush funds, she was reinvest frankincense distillery industry she set stone year earlier, with passionate partner. Dr. Anjanette last interview she said, though the history resins of the frankincense from the Somaliland ha been sold to other countries but soon distils oil into here. The Calmadow frankincense Community has demand proper investigation against Dr. Anjanette aid funds extortion to her Vermont residential court, at the moment frankincense farmer embattling with devastating droughts. The Calmadow frankincense forest is remote and far to reach places to report. Somaliland unfair frankincense price and quality are very key indicators, to keep competitive market position, to maximize the profit. Actually, the frankincense price rate and quality, is just one of key factors to influence on the supply capacity and competitiveness. The lowest total production cost is the total index to maximize the profit. Now the unfair trade logistics and information is well-developed, beneficial to United States procurement, localization procurement and concentrative purchase. In future, more Players will attach importance to the raw materials purchasing, with strategic sourcing. Boswellia carterii trees are in trouble. The frankincense they produce is a vital source of income in Somaliland, and U.S demand drivers have environmental impact including, over-harvesting that is putting the trees’ survival at risk. Ecosystem player profile and business strategy is underlying cause to deport her from Somaliland indefinitely, and community hate Dr. Anjanette decarlo, after they refuses to let her visit Calmadow frankincense forest. In fact she lost the community credibility and her idealistic commitment have failed grade f. One of the Calmadow elders said when he heard her fraud and scam scandal, we no longer proud for Dr. Decarlo. the diaspora are know engaging to have multiple competitive angle for their community quality frankincense. Investigative reporter Mohamed Abiib Munabookh1993@gmail.com Tell .0634464993
-
For nearly three decades, since the disintegration of the former Somali central government in 1991, Somalia has exemplified the deficiency of statelessness and lawlessness. The previous governments of Somalia as well as the current administration have entirely failed to create and develop a rules-based system to protect and promote the peace, security and socio-economic well-being of their population. Paradoxically, the attention of many worlds’ leading developed countries, UN and international development partners are at the moment increasingly focused on a country that failed to meet even the most basic criteria of statehood. Against this backdrop, it is utterly inconceivable the logics and motives why the Western powers, African Union, UN… are still clinging to an absurd notion that Somaliland should rejoin its wayward and unruly neighbour of Somalia, knowing that they (International Community) are those who often take Somalia as the archetype of a failed state. The Republic of Somaliland is an independent State and its statehood, self-rule and sovereignty is sacred and non-negotiable. Despite of nearly 28 years of non recognition by the international community, the people and government of Somaliland have worked tirelessly to achieve prevalent security, peacefully co-existence, and democratic credentials and enhance the livelihoods of its citizens by sheer strength of perseverance. In the same 28 years since its withdrawal from 1960 voluntary Union with Somalia-Italiana and notwithstanding the insecurity surrounding it, the Republic of Somaliland has engaged ever since in a very successful democratization process that has ensued with two local council elections, three presidential and one parliamentary elections that have been termed by international observers as free, fair and transparent. Somaliland’s sovereignty is sacred and non-negotiable: The Republic of Somaliland should have been long recognised as a member of the international community. The people of Somaliland should have been rewarded for their democratic credentials, peaceful co-existence and sustained stability in a volatile region. Unfortunately, the right for self-determination of Somaliland people has been time and time again ignored and thwarted by reluctant and unpredictable World powers, AU as well as the UN. The people and government of the Republic of Somaliland, IN a CLEAR VOICE AND AN UNCONTAINABLE FORTITUDE, we say that the sovereignty of the Republic of Somaliland is sacred and non-negotiable for whatever reasons and at any time ever. Further, the sovereignty and statehood of the Republic of Somaliland is also an important prerequisite to peace, security, democratization, trade and development in the Horn Africa region. It is the time that the President of Somalia, the government he leads and legislature bodies of both Houses should be very realistic and must accept the inevitable reality on the ground: Somaliland’s independence and sovereignty is a fact!! The history shall not repeat by itself; the fate of the unrealistic and problematic union between the two states is sealed off for good and forever. Berbera Port deal is a concluded and irreversible Trilateral Agreement: In reference to the recent TRILATERAL AGREEMENT between the governments of Somaliland, United Arab Emirates-UAE and Federal Republic of Ethiopia in which the three parties have agreed to investment, development and manage the strategic Port of Berbera, President Farmajo and his administration argue that only his administration based at Villa Somalia has the legal authority to enter a such international agreements, stating that “the port of Berbera is an asset of the Federal Government of Somalia!!” On several occasions President Farmajo and his administration in Villa Somalia are directly involved in plotting towards destabilization of Somaliland through supporting activities detrimental to our security, peaceful co-existence among citizens, economic growth and development both social and political. The administration in Somalia must immediately cease all hostile acts geared towards destabilizing Somaliland and instead embark on viable means in dealing with continued existential and security problems in their country. To this effect, the people and government of the Republic of Somaliland are very much aware of antagonistic activities being undertaken by the beleaguered Federal Government of Somalia and its leadership as pertains to ill motivation against our country. To President Mohamed Abdullahi Farmajo, his administration and supporters should keep in mind that: The Republic of Somaliland is an Independent and Sovereign country with internationally recognized boundaries. All public assets within these boundaries are under the administrative jurisdiction of the Republic of Somaliland. Therefore, the Government of Somalia can neither change nor influence the Berbara Port Agreement. The investment, development, upgrading and innovation of the strategic Port of Berbera are a concluded and irreversible trilateral agreement. This is a legitimate agreement between three governments: UAE, Republic of Somaliland and Ethiopia respectively. There is no room whatsoever for the failed Federal Government of Somalia and its cohorts. ALLAH bless and protect the people and country of the Republic of Somaliland, Hussein Adan Igeh (Deyr) Former-Presidential Spokesman & ex-Minister of Trade and Investment, Hargeisa, Republic of Somaliland
-
By M.A. Egge The President H.E. Musa Bihi Abdi has been quite categorical as he set issues straight and into perspective in reiterating the sense of belonging of Somaliland as a de-facto nation whose aspirations are tailored to and bordered on its sovereignty and scoffed at Somalia for claiming what it doesn’t own. The Head of State at the same time sounded the sirens of the impending famine following the recurrent drought hence talked of the imperativeness of collectively combating it. He expounded on both issues during a press conference he called at the Presidency and lambasted the Mogadishu government of Somalia for claiming something that does not belong to her. Following Somaliland’s investiture triumphs in partnership with the UAE government and its ports and harbours industry dealer DP World, the Mogadishu government went to the UNSC to cry foul and without justifications accused the corporate for dealing with Somaliland!! Said the President, “The move by the Mogadishu government to accuse DP World for engaging with SL at the UNSC was quite misadvised”. He explained further, “By accusing the DP World’s investments Somalia was in essence questioning Somalialand’s rights to assume her cue”. He revealed that the government has already used the established means and avenues applicable to justify her case in rebuffing the Somalia ambassador’s to the UN claims. The President noted quite categorically that all the Somalia quagmire that has bedeviled the region for the past three decades did not in any way concern Somaliland. By-passing the historical features of both the Italian Somaliland and British Somaliland that more than justified the separateness of the countries, the President reminded the nation that since the first Somalia (Mogadishu) re-establishment talks and conferences after its disintegration in 1991 to the latest efforts in installing the Farmajo administration by the International Community, Somaliland had never, at any one time, been part of the processors. The Head of State revisited the Mogadishu, Djibouti, Eldoret, Nairobi and several other conferences that were concerted, convened or assembled for the main purpose of re-structuring the former Italian Somaliland (Mogadishu) only with the help of the world community. He rightly reminded Somalilanders and the IC at large that this country has never been part and parcel of the international reconciliation processes of the Mogadishu government which has still, to-date, not completed its efforts apart from adding more fractious federal enclaves. He wondered how a country that is not part of Somaliland claim sovereignty over it. “It only expounds on and reveals the extent to which Somalia has stretched its ill-motivated innuendoes that shades the light on 60 years of evil that will continue to affect the posterity for decades to come”, said the President while explaining that Mogadishu dream of having this country not see the light of the day is quite evil and will be doomed to failure. On the other hand, the President noted that the investment plans the government envision was both of short and long terms. He pointed out that, contrary to distractors assuages, the bilateral relations between Somaliland and Djibouti will never be affected by the DP World’s engagement in the back drop of the fact that their (DP World’s) partnership with Djibouti was at disintegration. “Historic ties between our nations surpass flimsy interests and our current relationships is at record high”, assured the President. He lamented on recurrent droughts that is currently sweeping the country hence threatening another famine. He called for the collation of minds, technics and funds in concerted efforts to set both short and long term safety nets to combat the natural disasters.
-
By Ahmed Abdi The so-called Ethiopian Dam remains a big threat to Egypt’s water supply on which nearly all Egypt’s agriculture depends. But Somalis in Ogaden even suffer more than Egyptian do. The Ethiopian established puppet administration in Ogaden introduced a new policy towards the Somali people in occupied-Ogaden. The Ogadeni renegade Abdi Mohamoud Omar (Abdi Ilay) and the associated Ethiopian Army generals stationing in the provinces of Harar and Qorahay of the Occupied Ogaden region are extorting the local people in the name of the investment on the Grand Ethiopian Renaissance Dam Project. In Jigjiga, the current Capital of the Ogaden administration, many families believed to have small businesses are ordered to pay around 500,000 ETB (18,142.24USD), although the people in the occupied Ogaden territory are suffering due to the recurrent droughts and could not afford to pay such a large sum of money. The Tigrean Generals who often receive bribes from the Ogaden renegade Abdi Ilay regard this extortion a new opportunity of a key source of revenue. Egypt is dealing with the terrorists in Sinai while establishing itself the Horn of Africa including Eritrea and South Sudan as well as Somali Peninsula, where the void of its influence availed by Abyssinian highlanders, mainly the incestuous Amhara and Tigray. According to Arthur Rimbaud’s essay, which dates back to 19th century, Egypt and Somalis in Ogaden have been natural allies for centuries and Ogaden leadership received weapons and other gifts from Mehmed Emin Rauf Pasha (1780–1859). “His father [Omar Hussein] came to Harar during the days of Rauf Pasha, who gave gifts of weapons and clothing to him. As for Omar Hussein, he has never left his tribes, where he is renowned as a warrior and is content with respecting the authority of Egypt from afar.” “Moreover, the Egyptians seem to regard the Ogadenis, as well as the Somalis and Danakils, as their subjects, or rather, their natural allies as Muslims, who would never entertain the thought of invading their territories.”