Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,134
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ali Mohamed is founder and editor of GubanMedia, an online source of news and commentary about the Horn of Africa. LEWIS CENTER, Ohio — In November, the voters of the unrecognized Republic of Somaliland in the volatile Horn of Africa region went to the polls to elect a new leader. It would be the second time since 2010 that an elected leader of Somaliland handed over power peacefully to another one. It would be the first time an incumbent president, in this case Ahmed Silanyo, decided not to run, which is very rare in the Middle East or Africa. The Somaliland National Election Commission, to combat fraud, deployed the world’s first-ever iris recognition technology to all polling stations. During the election campaign, all political parties had free access to state and private media and campaigned freely to conduct get-out-the-vote efforts. On Election Day, thousands of voters drove or walked miles to their polling stations. They stood all day patiently in the baking sun, waiting eagerly just to vote. They were voting to decide their own political destiny, and to help efforts for Somaliland to gain diplomatic recognition. According to the National Election Commission (NEC), they chose Muse Bihi Abdi with 55 percent of the vote. Abdi is a former military commander who fought against the murderous and corrupt Siad Barre regime of Somalia. In an op-ed piece in the Financial Times of London, Bihi acknowledged the challenges facing Somaliland: dilapidated infrastructure; a rudimentary health care system; corruption; and recurring droughts due to climate change that decimated Somaliland’s livestock. The country’s economy depends on the export of mutton and sheep to the Middle East. Bihi also vowed to attract foreign investment to address youth unemployment. So far, the deal by Dubai-based DP World to invest $442 million to expand the deep sea port of Berbera is the largest single foreign investment Somaliland has received. The new project will help landlocked Ethiopia, the region’s largest economy, to get alternate access to shipping lanes. In 1992, following the collapse of the authoritarian Somali government, Somaliland declared independence from the rest of Somalia. The 4 million Somaliland people, not by sheer luck but through painstaking reconciliation and hard work, embarked a nation-building process. Today, what Somalilanders have for their efforts is a legitimate, functioning state, albeit a poor one, that has the consent of the people, maintains law and order, protects its people, and boasts a security force that has denied a sanctuary for terrorists. In May 2001, the will of the people was supported in a referendum for Somaliland independence by more than 90 percent of the population. Somaliland’s frequent free and fair elections and the peaceful transfer of power demonstrate that Somalilanders not only have managed their own affairs but also have embraced democracy and the rule of law in a dangerous but strategically located region, infested with violence, corruption, despotism and terror. Yet efforts for Somaliland to gain diplomatic recognition, or even acknowledge its transformation into the only functioning democratic state in the Horn of Africa, for political reasons, languish. Somaliland’s order is a stark contrast with Somalia, where the United States and others have expended billions to stabilize the country, but still it is in ruins and even has failed to exercise the minimal functions of a sovereign nation. The difference between Somaliland and Somalia is leadership. Somaliland leadership has its own flaws, but it delivered good governance to its people. In contrast, Somalia’s leaders believe that the United States, the European Union, United Nations and African Union would: manage their own affairs: fight on their behalf; and feed and protect of their own population. The man President Donald Trump and the Pentagon generals are backing as the leader of the country of Somalia is holed up in a hilltop palace in Mogadishu — where a tenuous government exists that is unable to protect its people, administer justice, and deliver services. In fact, Somalia is not better off since President George H.W. Bush dispatched 28,000 U.S. troops in late 1992 to save millions of Somalis from starvation. President Trump in taking the oath of office laid out a noninterventionist U.S. military policy and transparent foreign policy. But now the Trump administration is risking more American lives and treasure on dangerous places and an open-ended mission — Somalia’s quagmire. More than 500 American troops are advising and assisting the Somali army made up of rival clan militias against al-Shabab, an al-Qaida-allied militant group. Last May, a U.S. Navy SEAL was killed in action in Somalia while he was advising the Somali army. Furthermore, the Trump administration also has yet to explain to American voters: Why are U.S. troops still fighting in Somalia? What are they trying to accomplish? When will our troops come home? And what is the United States’ long-term political objective in Somalia? It’s time for the U.S. Congress to reassess U.S. policy on Somalia and not only hold hearings on the deepening U.S. military involvement in Somalia, but also examining Somaliland as a partner worth recognizing diplomatically. Ali Mohamed is the editor and founder of GubanMedia, a 24/7 online magazine of news analysis and commentary about the greater Horn of Africa region. To contact Ali Mohamed: aliadm18@gmail.com
  2. Israel said on Wednesday it would pay thousands of African migrants living illegally in the country to leave, threatening them with jail if they are caught after the end of March. Source: Hiiraan Online
  3. Information stored on every desktop computer, smartphone and cloud server since 1995 could be accessed by hackers if two hardware bugs are exploited, a new report has warned. Source: Hiiraan Online
  4. Dallada ururada bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA), ayaa maanta qabatay shir labo maalin soconaya oo looga hadlayo xalinta khilaafaadka xuduudaha Puntland. Shirkaan ayaa lagusoo bandhigay Daraasad laga sameeyay xalinta khilaafaadka, taasoo waxyaabaha ay kasoo baxay ay kamid yihiin in wacyi galin balaaran lasiiyo dadweynaha, sidoo kalena dowladda Puntland lagala hadlo sidii loo magacaabi lahaa guddi qaabilsan xalinta khilaafaadka xuduudaha. Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Puntlad, Cabdulaahi Maxamed Xaashi iyo agaasimaha guud ee wasaaraddaas Maxamed Cali Nuur (Jubba), ayaa lagu casuumay shirkaan, iyagoo wax laga weydiinayay siyaasada dowladda uga qaadan xalinta muranada ka taagan xuduudaha, kuwaas oo cabaqad ku ah in la gaaro nidaamka dimuqraadiyada. Agaasimaha fulinta PUNSAA, BAshiir Siciid Ismaaciil, ayaa sheegay dallada PUNSAA inay wado tilaabooyin sahlaya inay Puntland ka dhacaan doorashooyin xor ah, si taas loo gaaro wuxuu sheegay inay sameeyeen Daraasado lagu ogaanayo waxyaabaha hortaagan gaarista barnaamijka dimuqraadiyada. Guddoomiyaha PUNSAA, Faysal Axmed Warsame, ayaa sheegay shirkaan ay qabteen inuu yahay wada tashi ah oo muhiimadiisu yahay calaamadinta xuduudaha, wuxuuna intaas ku daray in lagasoo saaridoono bayaan loo dhan yahay oo ay ku midaysan yihiin dallada PUNSAA iyo wasaaradda arrimaha gudaha. Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha iyo agaasimihiisa guud, ayaa ka hadlay shirkaan waxayna uga mahad celiyeen dallada PUNSAA kaalinta ay ka qaadanayso baahinta dimuqraadiyada. Waxay kaloo soo dhoweeyeen Darasadaan ay ka sameeyeen caqabadaha xuduudaha ka taagan iyo talo ay soo jeediyeen ee ku saabsan in bulshada la wacyi galiyo. Puntlandi.com
  5. Dowladda Shiinaha ayaa go’aansatay inay canshuurta ka yareyso maqaarka dameeraha kaasi oo laga soo dajiyo dekadaha dalkaasi. Waxaa lagu wadaa in canshuur dhimistaan ay bilaabato bilowga sanadkaan cusub waxaana laga dhigay lacagta canshuurta maqaarka dameeraha 2%, halka awal uu ka ahaa %5, taasi oo keeneysa in maqaarka dameeraha oo shiinuhu kala soo dago qaar ka mida Afrika uu noqdo mid raqiis ah. Sida ay sheegayaan xog aruurin laga sameeyay Shiinaha waxaa kordhay dalabka maqaarka Dameeraha tan iyo markii laga qafiifiyey canshuuraha,waxaana lagu tiriyaa hilibka dameerka mid asaasi u ah dadka shiinaha. Waxaa kordhay qiimaha dameeraha wadamo ay ka mid yihiin Afrika gaar ahaan dalka Nigeria halkaasi oo ay dowladda shiinaha u aragtay inay tahay il muhiim ah oo ay kala soo dagi karto dameeraha. Qaar ka mida dowladaha Afrika ayaa waxay diideen in shiinaha ay u dhoofiyaan dameeraha, arrintaasi waxay keentay in horumar laga dareemo suuqa dameeraha ee dalka Nigeria. Waxaa aad ulaba-laameyay qiimaha halkii Neef oo dameer ah iyada oo la eegayo dalabkiisa oo batay. Qiimaha halkii neef oo dameerka ah ayaa ahaan jiray ka hor inta uusan soo dalban dalka shiina qiimo dhan 40 dolar oo mareykanka balse hadda waxaa uu noqday halkii neef qiimo u dhaxeeya 150-200 dollar. Dowladda Shiinaha ayaa waxay u adeegsataa dameeraha inay ku fasho beeraha sidoo kale maqaarka dameerka ayay ka sameysaa waxyaabaha la isku qurxiyo sida kareemada jirka la mariyo. Tiro koobyo la sameeyay ayaa waxay cadeynayaan in Shiinuhu uu qalo halkii sano 4 Million oo dameer si uu uga sameeyo waxyaabaha la isku qurxiyo. Waxaa lagu qiyaasaa dirada dameeraha ee dunida ku nool 50 Million sida ay tilmaameyso hay’adda Thane Donkey Sanctuaray ee xarunteedu tahay UK kuna shaqo leh ilaalinta dameeraha dunida,tirada ugu badan ee dameeraha caalamka ayaa waxay ku noolyihiin dalka Itoobiya. Waxaa xusid mudan in dowladaha Botswana, Burkina Faso,Mali,Niger, Senegal,Ghana iyo dowlada kale oo Afrika waxay diideen in loo adeegsado waxsoo-saarka warshadaha maqaarka dameeraha. Source
  6. Bilowga sanadkaan 2018 shirkadda WhatsApp ayaa sheegtay in adeeggaan uu san ku shaqeyn doonin qaar ka mida telefoonnadii uu horay ugu shaqeyn jiray waana go’aan ka soo baxay shrikadda. Shirkaddaan oo raacsan Facebook ayaa joojisay inay WhatsAppka uu ku shaqeeyo qaar ka mida telefoonnadii hore waxaana lagu yari war ka soo baxay shirkadda “Waxaa loo naqshadeeyay tiknoloojiyad cusub oo aan la qabsaneynin qaar ka mida telefoonnadii hore inay ku shaqeeyaan”. Telefoonnada aan ku shaqeyn doonin adeegga WhatsAppka waxaa ka mida telefoonnada leh adeegyada OS,10,Nokia 60S. Sidoo kale waxaa jira telefoonno kale oo uusan ka shaqeyneynin sanadkaan 2018 kuwaas oo kala ah Nokia 40S Android 2.3.7 Source
  7. Members of the Somali community in Minneapolis. ‘Mothers think their kids are safe when they see them on the computer but that’s where they can be most at risk from extremist propaganda.’ Photograph: Jim Mone/AP Abdullahi Yusuf was having an identity crisis. Culturally marooned between home life with his traditional Somali parents and immersion in his everyday American school life in Minnesota, the Muslim teen gradually found his way to terrorist propaganda online. In 2014, Yusuf was arrested before he could board a plane at Minneapolis airport, heading off to Syria to join Isis. He had become part of a rare but not entirely unfamiliar pattern where children of some immigrant families in north America and Europe feel alienated from society and a small but concerning few turn to jihad. It was almost too late for Yusuf. But his story has had an unusual outcome. Young extremists like him typically end up dead in the war zone or serving long prison sentences at home. But Yusuf, 21, was released by a judge in November, 2017, and allowed to return to his parents in a suburb of Minneapolis. In this extraordinary case, he is being integrated back into society after being sentenced to a unique “ideological rehab” program. He has spent the last year in a federal halfway house, reading philosophy, biography and literature, writing essays and poetry and reflecting on his life, his choices and his future. He was encouraged to debate with mentors and Muslim community leaders. “It was a deradicalization program that was basically invented for Abdullahi as it went along,” said Jean Brandl, one of the lawyers on his defense team. Yusuf had pleaded guilty to supporting a foreign terrorist organization and had testified against friends in a major trial of a group of Somali American Isis converts in 2016 in Minneapolis. Others who admitted wrongdoing and turned state’s evidence got lengthy prison terms. Only Yusuf has been deemed trustworthy enough for release, after two years incarcerated awaiting trial then 12 months in the counseling program. He will be closely monitored by the authorities for the next 20 years and has restrictions on his internet use. He aspires to go to college. “His transformation has been incredible. He went from being a surly, closed-down kid to this really open, warm, intelligent, thoughtful, introspective young man, who recognizes why he’d been attracted to Isis and why there are so many other options for him,” Brandl told the Guardian. Leading experts on extremism say there should be much more focus on developing such rehabilitation as an option for dealing with homegrown budding terrorists, and warn of the dangers of ignoring its potential. “The US, unfortunately, is about 20 or 25 years behind European countries in building these kinds of networks and programs. Intervention to counter violent extremism is really missing,” said Daniel Koehler, a fellow of George Washington University (GWU) and director of the German Institute on radicalization and deradicalization studies. He went to Minneapolis at the request of the judge in Yusuf’s case to assess the defendant before sentencing, including the risk of recidivism. Koehler is prohibited by the court from discussing the case in detail. But he told the Guardian of his wider concerns. “All signs that I see in the US are telling me there is a massive increase in homegrown extremism,” he said. As a fraction of a Muslim population in the US estimated at 3.3 million, the numbers are minuscule but worrying to experts. Koehler cited GWU’s program on extremism, which tracks criminal cases relating to Islamic State in the US. It measured 61 terrorism-related arrests in the US in 2015, the most in a year since September 11, 2001, and noted there have been 147 charged and 88 convicted of offenses related to Isis since March 2014. Yet he was worried little was being done to prevent radicalization or to re-educate radicalized individuals when they are caught funding or trying to join Isis or while plotting attacks in the US. Under the Obama administration, in 2014 three projects were launched to exploreideological rehab for people like Yusuf – in Boston, Los Angeles and Minneapolis. But they are barely under way and the future prospects of even this token effort are dubious under Donald Trump, Koehler said. European anti-extremism re-education programs started in the early 1990s in Germany and Scandinavia, to deal with far-right white supremacists. Now those government projects have been adapted to try to return violent Islamists, or those who were determinedly heading that way, to productive society. Britain has the government Prevent strategy, which is designed to intervene early when signs of radicalization are reported, though critics regard it as a form of community surveillance and stigma. But there are no official “rehab” programs for those convicted of crimes further down the extremist road. Koehler said family therapy was key to ideological rehab and cited unofficial groups such as the UK’s Families for Life, started by Nicola Benyahia after her son became radicalized and died fighting for Isis in Syria. There are numerous deradicalization programs in Saudi Arabia, which claim to be very successful, and one in Sri Lanka. But there is no reliable research analyzing the outcomes, said Jessica Stern, a professor at Boston University, specializing in extremism, and the author of Isis: The State of Terror. “The Saudis have reported very low recidivism but they have also had some significant failures and they’ve never made their data available for scrutiny. Also, they have strategies that are not going to be replicated elsewhere, such as finding the men a wife, buying them a car and getting them jobs,” she said. Experts are watching Yusuf’s case with great interest, as it is understood to be the first of its kind in the US. “It’s an important experiment,” said Stern. She pointed to a recent report citing statistics from the federal government’s National Counterterrorism Center that at the end of 2016 there were 300 terrorism offenders in US prisons, 90 of whom are due to be released in the next five years. “At least some will probably reengage in terrorist activity … because they either remain radicalized or are susceptible to re-radicalization,” the center states. Advertisement Stern said there should be deradicalization programs in prison. She has conducted research among the Somali-American community in Minnesota, where she found refugee families suffered disproportionate levels of economic hardship and discrimination. Yusuf was born in a refugee camp in Kenya after his parents fled conflict and eventually made it to the US. “I realized that mothers think their kids are safe when they see them inside on the computer but it turns out that’s where they can be most at risk from extremist propaganda,” she said. “Some kids are almost living in a different world from their parents and then they are stolen away to be used as cannon fodder in someone else’s war. It’s heartbreaking,” she said. Many of the disenchanted youth who turn to Isis reject the mainstream Islam they grew up with, as well as the secular and mainstream Christian American norms around them and become engulfed in the ideology of violent fundamentalism. “They think they are getting the crack cocaine of Islam in Isis, they think they are doing something glamorous by going off to join the group – it’s five-star jihad to them,” she said. Yusuf is currently barred from talking to the press. He completed his high school diploma and performed community service while in the counseling program. US district judge Michael Davis warned him that he risked being ostracized by parts of his community after testifying against some of the nine in his group of local extremists. Yusuf’s main defense lawyer, federal defender Manny Atwal, recalled an eruption in court as boys in the public gallery called him a liar and a traitor and got into a shouting match with Yusuf’s mother as he was testifying against his former friends. “There was quite a ruckus and the judge saw that there was some backlash from the community,” she said. His ideological rehab program was devised by a non-profit in Minneapolis called Heartland Democracy, which specializes in civic engagement courses, particularly for alienated youth. He read and discussed the works of Sherman Alexie, Martin Luther King Jr, Malcolm X and French philosopher Michel Foucault, trying to work through barriers, both mental and societal, to a sense of place in the community. “Ideological rehab is astonishingly difficult to do in practice and requires one-on-one focus; it’s not just flicking a switch in the mind,” said Dr John Horgan, professor of global studies and psychology at Georgia State University. “But there’s an urgent need for early intervention and alternatives to prison, because we’re losing the battle to prevent people becoming involved in terrorism.” Yusuf’s lawyer Atwal is rooting for her former client, who is now under the supervision of the probation service. She gave him books by Mindy Kaling, the Indian-American comedy writer and actor, and helped tailor his education rehab program at Heartland Democracy, after traveling to Europe to look at programs there. “It was extremely brave of the judge to do this with Abdullahi,” she said. “But what are you going to do, just keep locking up these troubled 18- and 19-year-old youngsters?” Guardian
  8. MOGADISHU (Reuters) – Somalian Prime Minister Hassan Ali Khaire has sacked his ministers for foreign affairs, the interior and commerce, replacing them with newcomers, the government said on Thursday, as it battles an Islamist insurgency. Khaire, a former oil and gas executive, was appointed to the post by President Mohamed Abdullahi Mohamed last February. His government has been criticized for failing to stem attacks by al Shabaab militants. Foreign affairs minister Yusuf Garaad Omar, interior minister Abdi Farah Said Juha and the commerce and labour minister Khadra Ahmed Duale had been relieved of their duties, the information ministry said in a statement. They were replaced with Ahmed Ise Awad, Mohamed Abdi Sabriye and Mohamed Abdi Hayir, in the foreign affairs, interior and commerce posts respectively. There had been a “a dire need” to appoint new ministers to those posts, the statement said, adding the new cabinet members would help the government tackle its heavy workload. Last year, the defence minister and the head of military were sacked and replaced. The head of national security and the police commander were sacked after the country’s deadliest truck bomb attack killed 512 people in October. Both posts have yet to be filled. With the help of African troops, Somalia’s government has been battling the al Shabaab insurgents to try to restore peace in the country following decades of conflict.
  9. Garowe (Puntlandi) Wasaaradda Degaanka iyo duurjoogta dowladda Puntland, ayaa maanta digniin adag kasoo saartay in lagu xadgudbo xayawaanada Duurjoogta ah, gaar ahaan xayawaanka Diinka kadib markii waayahaan ay soo baxayeen in ugaarsi xoogan lagu hayo, si looga ganacsado. Agaasimaha guud ee wasaaradda Degaanka, Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor) oo warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay, Garowe, ayaa sheegay in tilaabo adag laga qaadidoono cid kasta oo isku dayda ama lagu helo iyadoo ugaarsanaysa Xawayaankaan, oo kamid ah xayawaanada horey uga badbaaday gacanta binu’aadamka. Agaasimuhu wuxuu ugu baaqay shacabka ku dhaqan dhulka miyiga ah inay wasaaradda Degaanka iyo laamaha amniga kusoo wargaliyaan cidii lagu arko falkaan iyadoo gacmaha kula jirta. “Noole kasta oo ku nool gayiga Puntland wuxuu leeyahay xuquuq iyo in laga ilaaliyo wixii dhibaato ku ah naftooda, sidaas daraadeed dowladda Puntland waxay ka digaysaa in Diinka la ugaarsado,” ayuu yidhi agaasimuhu. Koor, ma sheegin wax kiis ah oo Puntland ka dhacay oo la xiriira arrinta Diinka, laakiin wuxuu sheegay dadka inay sii xasuusinayaan in Diinku yahay Xayawaanada ahmiyada weyn ugu fadhiya Puntland. Waxaa kale oo uu ka digay wararka aan xaqiiqada lahayn ee baraha bulshada lagu faafinayo ee ah in Puntland uu ka socdo ugaarsiga Diinka. Halkaan ka dhegayso codka Agaasimaha. Wasaaradda deegaanka Puntlandi.com
  10. MOGADISHU, Somalia — Somalia’s prime minister has fired three Cabinet ministers as his government faces stiff challenges from the opposition. Prime Minister Hassan Ali Khaire on Thursday announced the replacement of Foreign Affairs Minister Yusuf Garaad Omar with Ahmed Isse Awad, a former ambassador to Washington. Khaire also replaced the interior minister and trade and industries minister. Opposition parties in the Horn of Africa nation have been trying to capitalize on recent security incidents, accusing the government of shortcomings in a bid to unseat the prime minister. The country is still recovering from an October truck bombing in the capital that killed 512 people and was blamed on the al-Shabab extremist group. Somalia’s government has accused some opposition politicians of attempting to overthrow it with the support of foreign countries. AP
  11. Sii hayaha Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane. Cabdi Faarax Siciid(Juxa) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xilka qaadistii uu Saaka ku sameeyey Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Kheyrre. Qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook ayuu Juxaa ku sheegay in xil ka qaadistiisa uu Idaacadaha ka ogaaday xilli uu ku socday Garoonka diyaaradaha Muqdisho,halkaasoo uu uga safri lahaa dhinaca Puntland,si uu u agaasimo“booqashada Madaxweynaha ee Puntland”. Juxaa ayaa sheegay in karaankiisa uu waxqabtay mudadii xilkiisa,wuxuuna u mahadceliyey Madaxweyne Farmaajo ,Ra’iisul Wasaaraha,Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo dhammaan intii la soo shaqeysay. Dhinca kale wuxuu so dhoweeyey Wasiirka Cusub ee loo magacaabay,Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya,isagoo Ilaahay uga baryey in uu shaqada ku asturo. Mudane.Juxaa ayaa qiray in khilaaf kala dhexeeyay Ra’iisul wasaare Kheyrre,sida ka muuqata qoraalka uu soo dhigay”Dalku waa Federaal, taladu waa wadaag, Dantuna waa isku tolan, xataa haddii fekerka lagu kala duwan yahay”. Ugu dambeyn wuxuu raall-gelin iyo Cafis weydiistay dhammaan intii feker ahaan iyo shaqa ahaanba isku khilaafeen. PUNTLAND POST The post Akhriso: Juxaa oo war ka soo saaray Xil ka qaadistii lagu sameeyey. appeared first on Puntland Post.
  12. By: Ms. Farah Mohamued A high level Somaliland government delegation is due to fly to Canada so as to meet and hold discussions with ICAO over the airspace takeover of Somalia by the Federal government. This was disclosed by the foreign minister, Dr. Sa’ad Ali Shire in one-on-one interview with Geeska Afrika, a local Somali newspaper published in Hargeisa, the capital. Speaking on the stalled Somaliland-Somalia talks, the FM has asserted that the talks are due to commence soon. Dr. Sa’ad has reiterated that the upcoming talks will be quite different from the previous one where Somalia’s Federal Gov’t has breached the Airspace agreement signed in Istanbul, Turkey. The minister has accused Mogadishu installed authority of hastily and unilaterally taking over the airspace with the consultation of SL authority. The minister has insisted that Somaliland will not partake a meeting with Somalia which all agreement will not be respected. Dr. Sa’ad has said that Somaliland will not come to the table unless certain demands are met. The minister has urged citizens to do all they can to defend country’s self determination and lobby for its quest of an int’l recognition from the world. Somaliland unilaterally seceded from Somalia in 1991 after the country desecrated into decades of civil wars and hostilities. Since its inception, It has not been recognized but it is treated as sub autonomous region in Somalia.
  13. Israeli forces have shot dead a Palestinian teen on the northern outskirts of the occupied West Bank town of Ramallah, according to Palestinian officials. Source: Hiiraan Online
  14. Marka la leeyahay xilka Soomaaliya lagaaga dhiibo waa mid musiibo iyo eedeyn ah waxaa caddeyn ku ah eedeynta durba lagu bilaabay wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Cabdi Maxamed Sabriye. Wasiirkii oo aan xafiiskiisa fadhiisan weliba aan hal xilli oo qado ah qaadan ayaa lagu eedeeyey inuu xilkaan u qabtay si uu u fuliyo dano dhanka Ganacsiga ah sida lagu faafiyey qeybo badan oo kamid ah baraha Bulshada. Soomaalida waa dad eedeynta ee kala fududahay biyo la cabo, qofka marka la eedeenayo waa inuu waqti qaataa, wax qabtaa, la arkaa waxa uu saxo iyo sidoo kale waxa uu qaldo. Qofka qaladkiisa laguma eedeeyo ee waxaa loo tilmaamaa habka ugu fudud ee uu u sixi karo qaladka uu galay, balse eedeynta Soomaalida ayaa asal ahaan salka ku heyso dano siyaasadeed, naceyb beeleed iyo dad uu Alle u sameeyey inay wax eedeeyaan oo kaliya. Qofka Bini’aadamka sida ugu wanaagsan waa in la xukmiyaa ficilkiisa oo aan la xukimin waxa qalbigiisa ku jiro, weliba aan kuusii raaciyo Cabdi Maxamed Sabriye inta aan aniga ka aqaan waa qof wanaagsan oo waayo aragnimo uu xilkaan uga bixi karo leh. Sida uu fikirkeyga yahay dadka soo qorayo eedeymahaan ku qotomo ganacsi iyo waxyaabo aan caqli gal aheyn ujeedkooda koowaad waa inay iska hor keenaan Bulshada Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan ee hadda u bisil dowladnimada iyo wax wada qeybsiga. Wax lala yaabo ayey ila noqotay inaan arko eedeynta loo soo jeediyey Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha, is waydii adiguba goormee Soomaaliya hormar gaareysaa haddii qof kasta la eedeeyo, weliba qof aan weli xil la wareegay oo aan xilka cusub heyn xataa 12 saac. Waxaa ii muuqato inay weli jiraan Soomaali badan oo aan dooneyn horumarka iyo xasiloonida wadanka, ma aqaan anigu danta ugu jirto foodo iyo dowlad la’aan koleyba iyagaa arrintaas ka jawaabi doono. Balse fiiri oo si taxadar leh u akhri waxyaabahaan lagu soo qorayo baraha Bulshada iyo websiteyada qaar ee haddana is waydii halka ay Soomaaliya u socoto!! Waxaa qoray: Ibraahim Nuur Waasuge Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid The post Wasiirka cusub ee Arrimaha gudaha oo eedeyn lagu bilaabay isaga oo aan weli qadeyn!! appeared first on Caasimada Online.
  15. Wasiirkii arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshisiinta xukuumadda Federaalka, Cabdi Faarax Juxa ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay iyo sida uu ku ogaaday in xilka laga qaaday. Juxa ayaa sheegay in isaga oo ku socda garoonka Aadan Cadde si uu u agaasimo booqasho uu madaxweynaha Puntland ku imaanayo Muqdisho uu idaacadaha ka maqlay in xilka laga qaaday. Waxa uu u mahadceliyey Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo cid walbo oo la shaqeysay. “Waxaan saaka aniga oo Airport-ka u socda, si aan u agaasimo booqashada Madaxweynaha ee Puntland, idaacadda ka ogaaday in Xilkii Wasiirnimo layga qaaday, xilku waa meerto waana loo siman yahay, waxaan u mahadcelin Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Khayre oo igu sharfay inaan Xukuumaddooda ka mid noqdo” ayuu kusoo qoray bartiisa Facebook. Cabdi Faarax Juxa ayaa hadalkiisa kusoo gabagabeeyay “Dalku waa Federaal, taladu waa wadaag, Dantuna waa isku tolan, xataa haddii fekerka lagu kala duwan yahay, raali gelin iyo Cafis dhammaan intii aan qoobka isaga istaagnay intaan xilka hayay feker ahaan iyo shaqo ahaanba” Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa xilkii ka qaaday wasiirada Arrimaha Gudaha, dibadda, warshadaha iyo ganacsiga. Goobjoog News Source
  16. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Sacid Juxa ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyey, wuxuuna qoraal soo dhigay bartiisa Facebook. Wasiir Juxa ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray: Waxaan saaka aniga oo Airport-ka u socda, si aan u agaasimo booqashada Madaxweynaha ee Puntland, idaacadda ka ogaaday in Xilkii Wasiirnimo layga qaaday. Xilku waa meerto waana loo siman yahay. Waxaan u mahadcelin Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Khayre oo igu sharfay inaan Xukuumaddooda ka mid noqdo. Waxaan ku dadaalay intaan xilka hayay inaan qabto wixii karaankay ah. Waxaan soo dhoweynayaa Wasiirka xilka igala wareegaya, waana ugu ducaynayaa in Ilaah Shaqada ku asturo. Waxaan bogaadinayaa dhammaan intii ila soo shaqaysay, gaar ahaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Golihii Wasiirada aan ka midka ahaa, shaqaalaha Wasaaradda, Hay’adaha Caalamiga ah iyo dhammaan asxaabtii aan shaqada iyo Shaashadaha isku baranay. Dalku waa Federaal, taladu waa wadaag, Dantuna waa isku tolan, xataa haddii fekerka lagu kala duwan yahay. Raali gelin iyo Cafis dhammaan intii aan qoobka isaga istaagnay intaan xilka hayay feker ahaan iyo shaqo ahaanba. Guul iyo Gobanimo dhammaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Juxa ” anigoo isku diyaarinayo agaasimka Booqashada Madaxweynaha ee Puntland ayaa idaacadda ka ogaaday in Xilkii Wasiirnimo layga qaaday “ appeared first on Caasimada Online.
  17. Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka shaqada ka diray 3 wasiir, isla markaana magacaabay 3 kale. Wasiirka cusub ee la magacaabay ayaa kala ah: Arrimaha dibadda Amb Axmed Isse Awad, wasiirka cusub ee ganacsiga iyo warshadaha Mohamed Cabdi Hayir Mareye iyo wasiirka cusub ee arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Mohamed Sabriye. Akhriso: Taariikh Nololeedka Wasiirada Cusub Ee La Magacaabay Taariikhda Mudane Axmed Ciise Cawad: Axmed Ciise Cawad, waxaa uu dhashay 1955-tii, waxbasrahadiisa jaamacadeed heerka 1aad waxaa ka dhameeyay Concordia University Montreal, halka Master uu ka sameeyay Institute of Peace and security Studies ee Adis Ababa University, waxaa uu sidoo kale PHD Candidate ka yahay Sudan University of Science and Technology, Khartoum. Ambassador Axmed Ciise Cawad, Waxaa uu ka soo shaqeeyay meel badan sida 2006-2015 waxaa uu ahaa sarkaal ka tirsan UN-ka isagoo ka shaqeeyay UNMIS iyo UNAMID oo kala ahaa Koofurka Suudaan iyo Darur. 2015-kii wixii ka dambeeyay waxaa uu ahaa safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka. January 4, 2018, Waxaa loo magacaabay wasiirka arrimaha dibadda. Taariikhda: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye waxaa uu ka soo jeedaa gobollada waqooyiga Soomaaliya, waxaa uu muddo dheer ahaa ganacsade. Shirkii Mbagathi kadib, waxaa uu noqday Xildhibaan, sidoo kale wasiirka warfaafinta ayuu ka ahaa xukuumaddii Cali Maxamed Geedi. 2012-kii, Waxaa uu ka mid ahaa Xildhibaannada ugu saameynta badnaa, kadib 2 January 2015, waxaa loo magacaabay wasiirka warfaafinta ee xukuumaddii Cumar Cabdirashid December 10, 2016: Wasiir Maareeye oo ku guuleystay Kursiga Xildhibaannimo ee golaha shacabka ee Doorashada ka dhacday Muqdisho. January 4, 2018: Waxaa loo magacaabay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Taariikhda: Cabdi Mohamed Sabriye Mudane Cabdi Mohamed Sabriye waxaa uu ku dhashay Dhuusamareeb 1957-dii, isaga oo waxbarashada hoose ku qaatay ( Matabaan), dhexe (Dhuusamareeb) iyo Sare (Galkacyo), kadib waxaa Jaamacadda heerka 1aad kuliyadda Injineeriga ka dhameeyay Gaheyr isaga oo Master ka qaatay Newcastle University. Dhanka shaqada: Mr. Cabdi Mohamed Sabriye, sanadihii 1982-1990-kii, waxaa uu ka shaqeyn jiray wasaaradda howlaha guud, wakaaladda dhismaha. 1994: Waxaa uu ka shaqeeyay ururka midowga Afrika, waaxda guriyeyta iyo bey’ada, waxaa kale oo uu muddo ka shaqeynayey UNDP. 1994-2018: Waxaa uu ahaa ganacsade. January 4, 2018: Waxaa loo magacaabay Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Mohamed Sabriye. Xigasho: Idaacadda Goobjoog Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso: Taariikh Nololeedka Wasiirrada cusub ee Cawad, Maareeye iyo Sabriye appeared first on Caasimada Online.
  18. Wasiirkii arrimah gudaha iyo federalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa soo dhoweeyay xilka ka qaadista lagu sameeyay iyo wasiirka cusub ee lagu badelay. Qoraal uu gor dhowayd soo dhigay bartiisa Facebook, ayuu wasiir Juxa ku sheegay xilku inuu yahay islamarkaana wuxuu u mahad celiyay madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare oo xilkaas ku aaminay markii hore. Halkaan hoose ka akhriso warbixintiisa uu shacabka la wadaagay. Waxaan saaka anigaa Airport-ka u socda, si aan u agaasimo booqashada Madaxweynaha ee Puntland, idaacadda ka ogaaday in Xilkii Wasiirnimo layga qaaday. Xilku waa meerto waana loo siman yahay. Waxaan u mahadcelin Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Khayre oo igu sharfay inaan Xukuumaddooda ka mid noqdo. Waxaan ku dadaalay intaan xilka hayay inaan qabto wixii karaankay ah. Waxaan soo dhoweynayaa Wasiirka xilka igala wareegaya, waana ugu ducaynayaa in Ilaah Shaqada ku asturo. Waxaan bogaadinayaa dhammaan intii ila soo shaqaysay, gaar ahaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Golihii Wasiirada aan ka midka ahaa, shaqaalaha Wasaaradda, Hay’adaha Caalamiga ah iyo dhammaan asxaabtii aan shaqada iyo Shaashadaha isku baranay. Dalku waa Federaal, taladu waa wadaag, Dantuna waa isku tolan, xataa haddii fekerka lagu kala duwan yahay. Raali gelin iyo Cafis dhammaan intii aan qoobka isaga istaagnay intaan xilka hayay feker ahaan iyo shaqo ahaanba. Guul iyo Gobanimo dhammaan. Puntlandi.com
  19. The closely watched dispute between a Somali girl and a Czech secondary medical school that forbade her to wear hijab will end at the Supreme Court (NS), since she filed a petition for an appellate review in reaction to the dismissal of her lawsuit by lower-level courts, CTK has found out. Source: Hiiraan Online
  20. U.S. President Donald Trump has made nearly 2,000 false or misleading claims since he took office, The Washington Post reported Tuesday. Source: Hiiraan Online
  21. Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka shaqada ka diray 3 wasiir, isla markaana magacaabay 3 kale. Wasiirka cusub ee la magacaabay ayaa kala ah: Arrimaha dibadda Amb Axmed Isse Awad, wasiirka cusub ee ganacsiga iyo warshadaha Mohamed Cabdi Hayir Mareye iyo wasiirka cusub ee arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Mohamed Sabriye. Akhriso: Taariikh Nololeedka Wasiirada Cusub Ee La Magacaabay Taariikhda Mudane Axmed Ciise Cawad: Axmed Ciise Cawad, waxaa uu dhashay 1955-tii, waxbasrahadiisa jaamacadeed heerka 1aad waxaa ka dhameeyay Concordia University Montreal, halka Master uu ka sameeyay Institute of Peace and security Studies ee Adis Ababa University, waxaa uu sidoo kale PHD Candidate ka yahay Sudan University of Science and Technology, Khartoum. Ambassador Axmed Ciise Cawad, Waxaa uu ka soo shaqeeyay meel badan sida 2006-2015 waxaa uu ahaa sarkaal ka tirsan UN-ka isagoo ka shaqeeyay UNMIS iyo UNAMID oo kala ahaa Koofurka Suudaan iyo Darur. 2015-kii wixii ka dambeeyay waxaa uu ahaa safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka. January 4, 2018, Waxaa loo magacaabay wasiirka arrimaha dibadda. Taariikhda: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye waxaa uu ka soo jeedaa gobollada waqooyiga Soomaaliya, waxaa uu muddo dheer ahaa ganacsade. Shirkii Mbagathi kadib, waxaa uu noqday Xildhibaan, sidoo kale wasiirka warfaafinta ayuu ka ahaa xukuumaddii Cali Maxamed Geedi. 2012-kii, Waxaa uu ka mid ahaa Xildhibaannada ugu saameynta badnaa, kadib 2 January 2015, waxaa loo magacaabay wasiirka warfaafinta ee xukuumaddii Cumar Cabdirashid December 10, 2016: Wasiir Maareeye oo ku guuleystay Kursiga Xildhibaannimo ee golaha shacabka ee Doorashada ka dhacday Muqdisho. January 4, 2018: Waxaa loo magacaabay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Taariikhda: Cabdi Mohamed Sabriye Mudane Cabdi Mohamed Sabriye waxaa uu ku dhashay Dhuusamareeb 1957-dii, isaga oo waxbarashada hoose ku qaatay ( Matabaan), dhexe (Dhuusamareeb) iyo Sare (Galkacyo), kadib waxaa Jaamacadda heerka 1aad kuliyadda Injineeriga ka dhameeyay Gaheyr isaga oo Master ka qaatay Newcastle University. Dhanka shaqada: Mr. Cabdi Mohamed Sabriye, sanadihii 1982-1990-kii, waxaa uu ka shaqeyn jiray wasaaradda howlaha guud, wakaaladda dhismaha. 1994: Waxaa uu ka shaqeeyay ururka midowga Afrika, waaxda guriyeyta iyo bey’ada, waxaa kale oo uu muddo ka shaqeynayey UNDP. 1994-2018: Waxaa uu ahaa ganacsade. January 4, 2018: Waxaa loo magacaabay Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Mohamed Sabriye. Goobjoog News Source
  22. MOGADISHU (Pi) – Somalian Prime Minister Hassan Ali Khaire has sacked his ministers for foreign affairs, the interior and commerce, replacing them with newcomers, the government said on Thursday, as it battles an Islamist insurgency. Somali government has been criticized for failing to stem attacks by al Shabaab militants. Foreign affairs minister Yusuf Garaad Omar, interior minister Abdi Farah Said Juha and the commerce and labor minister Khadra Ahmed Duale had been relieved of their duties, the information ministry said in a statement. Here are New ministres BREAKING: Somali Ministers for Foreign Affairs (Yusuf Garaad Omar), Interior & Federal Affairs (Abdi Farah Juha), and Trade and Industry (Khadra Ahmed Duale) sacked: It was replaced: 1) Ambassador Ahmed Isse Awad, Minister of Foreign Affairs, 2) Minister of Interior Mohamed Sabriye 3) Minister of Comnerce Mohamed Abdi Maareeye Puntlandi news disk Mogadishu
  23. Mogadishu (HOL) - Somali prime minister Hassan Ali Khaire on Thursday fired three ministers, bringing the total number of sacked Ministers in his government to four since they came to power last year. Source: Hiiraan Online
  24. Maanta oo ah Khamiis, taariikhdu ay tahay 4-ta January sannadka 2018, oo aan xalay aniga iyo Wasiiru Dowluhu ku daahnay howl uu Ra’iisal Wasaaruhu ii xil saaray in aan maanta soo hor dhigo Golaha Wasiirrada, ayaa qof saaka iga soo wacay dalka Mareykanku uu ii sheegay in xilka la iga qaaday. Ka dibna waxaan telefoon u diray oo aan ka hubsaday Wasiirka Warfaafinta oo aan weydiiyay in warkaas idaacadda Qaranka laga sii daayay. Wuuna ii xaqiijiyay. Ra’iisal Wasaaraha inkata oo aan wacay iima suurta gelin in aan wadahadalno marka aan daabacayo sadarradan. Waan xusuustaa in hadda ka hor uu Madaxweynuhu igu yiri afar sano waan isla dhammeysaneynaa. Niyad wanaag ayaan uga arkay laakiin kama rumeysan. Umana heysan in uu damcay in aanuu run ii sheegin. Laakiin waxaan ogaa in ay u badan tahay in aanay suurta gal noqon. Ugu horreyn, si buuxda ayaan u aqbalay xil ka qaadista. Marka xiga, Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, waxaan uga mahadcelinayaa in aniga oo aan midkoodna weydiisan ay bishii March 2017 Soomaali oo dhan ay aniga iga soo xuleen, ka dibna ay ii magacaabeen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalkeyga, markaas oo aan noqday Wasiir Arrimo Dibadeed oo aan dalka dibaddiisa looga yeerin ee isaga oo caasimadda jooga oo Dowladda u shaqeeya la magacaabo. Waa qaddarin, mudnaan, sharaf iyo aamminaad aad u weyn. Waan ka mahadcelinayaa. Waxaa kale oo aan uga mahadcelinayaa wada shaqeynta iyo qaddarinta aan ka helay xilligii aan xilka hayay. Inkasta oo aan ahaa nin ay Soomaali badani taqaan, aan ahaa Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xarunta Qarammada Midoobay ee New York, haddana Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha midkoodna 2017 ka hor ma aynaan wada shaqeyn. Xiriir dhowna ma aynaan lahayn. Sidaa darteed saaxiibbada kalsooni ay ku qabaan aqoonteyda, khibraddeyda iyo daacadnimadeyda dartood ka dhaadhiciyay in ay aniga ii xushaan Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyagana waan u mahadcelinayaa. Xataa waxaan u mahadcelinayaa kuwa laga yaabo in aanay raalli ka ahayn in la i magacaabo, karayna in ay is hor taagaan magacaabisteyda laakiin aan sidaas sameyn. Mahad weyn waxaan u jeedinayaa Baarlamaanka Soomaaliya ee ansixiyay magacaabista Golaha Wasiirrada aan ka midka ahaa. Waxaa kale oo aan Baarlamaanka labadiisa aqal iyo Guddiyadooda Arrimaha Dibadda uga mahadcelinayaa wadashaqeynta iyo xisaabtanka wanaagsan ee is qaddarintu ay ku dheehan tahay ee ay ila yeesheen intii aan xilka hayay. Guddoomiyayaasha labada aqal oo ah laba mas’uul oo aan xushmad badan u hayo ugana dambeeyo waayo aragnimadooda waxaan iyagana uga mahadcelinayaa taageerada ay ii muujiyeen si aan xilkeyga u guto. Waxaanan illoobi karin, Danjirayaasha, diblomaasiyiinta iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee sida hagar la’aanta ah u gudanaya waajibaadka Qaran ee saaran. Waa ciidan Soomaaliyeed oo filiqsan dalka Dibaddiisa iyo gudihiisa oo aan qoryo iyo rasaas ku hubeysneyn ee qalinkooda, aqoontooda iyo niyaddooda birta ah ku daafacaya danaha dadka iyo dalka inta bandanna aan helin qaddarinta ay Qaranka ka mudan yihiin. Wasiiru Dowlaha Cabdulqaadir Axmed Kheyr iyo Wasiir ku xigeenka Mahad labadaba waxaan uga mahadcelinayaa wadashaqeynta wanaagsan ee kalsoonida, xushmadda iyo qaddarinta iyo nadiifnimada ku dhisan. Waxaan u mahadcelinayaa oo kale Golaha Wasiirrada oo dhammaantood ay naga dhaxeyso wadashaqeyn iyo is qaddarin. Ma illoobi karo, dhallinyarada naftood hurayaasha ah ee ka tirsan ciidammada Qaranka oo maalin iyo habeen, soo jeed iyo aniga oo hurda amnigeyga ka mas’uulka ahaa. Waxaan xusuustaa markii ay runtu timid ee qarax culus lala beegsaday meel aan ka fogeyn Wasaaradda Arrimaha Dibadda 14-kii Oktoobar, in iyada oo mid wiilasha ka mid ahi uu qaraxa ku dhintay, anigana uu firir yari i soo gaaray oo dhiigeygu baxayo, baabuurna aanuu dhaqaaqi karin, in ay ka shaqeeyeen in aniga iyo laba Wasiir oo marti ii ahaa ay lug nooga saaraan Wasaaradda. Inta aan xusay oo dhan, oo uu Madaxweynuhu ugu horreeyay, uguna dambeeyeen ciidanka i ilaalinayay, midkoodna dhaliil la’aan ma aha. Waxaanse aamminsan ahay in ay isku waajib iyo ujeeddo yihiin. Taas oo ah in inta tabartood iyo garaadkooda ah ay ka shaqeynayaa in uu Soomaali kastaa nabad iyo sharaf haysto, nolol wanaagsanna uu ku nollaado. Ilaaheey waxaan ka baryayaa in uu ujeeddadaas nagu wada guuleeyo. Shacabka Soomaaliyeed ee sharafta badanna waxaan ka codsanayaa in ay Madaxda, shaqaalaha Dowladda iyo ciidanka ay gacan ku siiyaan u adeegidda Qaranka. Waxaan ku faraxsan ahay in aanan dheg u dhigin madaxda iyo dadka damcay in ay igu qalqaaliyaan in aan ku milmo arrimo aan mar iyo laba keliya hayan oo Dowladda iyo qabiil ka dhexeeyay oo aanan labada dhan midkoodna aanan raalli ka ahayn sida ay wax ku wadaan, aniguna aan Soomaalinnimadeyda, sumcaddeyda iyo aakhiradeyda dartood aan uga dhowrsaday. Waxaan u mahadcelinayaa Soomaalida inta aan xilka hayay in dhiirri gelisay iyo kuwa talooyinka wanaagsan i siiyay. Waxaanan aqoon si aan ugu mahadceliyo dadka Soomaaliyeed ee qaddarin Qarankooda loo hayo darteed la igu sharfay caasimadaha adduunka iyo fagaarayaasha diblomaasiyadeed ee caalamiga ah. Waxaan dar Allah, cafis ka dalbayaa qof kasta oo waajib iga saarnaa oo aan ka gaabiyay. Waxaan cafiyay cid kasta oo intii aan xilka hayay danta dalka iyo dadka Soomaaliyeed awgood ama xataa in ay xil noo dhex ah iga riixato darteed ii xamatay ama ii cambaareysay. Waxaan Mahadda ugu ballaaran u jeedinayaa xaaskeyga Yasmin, oo dal jacayl igu garab istaagtay iyo dulqaadka iyo samirka ay ii muujisay si aan dalka ugu adeego iyada oo xaaladda dhaqaale iyo midda amniba ay adag yihiin. Waxay u dul qaadatay in magaalada ay deggan tahay aan afar jeer ka beddesho dayaarad aniga oo aan soo dhaafin airporka. Ugu dambeyntii waxaan Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha kula dardaarmayaa in si ay siyaasaddeenna dibaddu ay u caga dhigato ay xaqiijiyaan in aan lagu fududaan beddelaadda Wasiirka cusub ee ay u magacaabeen Wasaaradda, isaga iyo mas’uuliyiinta kale ee Wasaaraddana lagu xurmeeyo howshooda. W/Q:- Yusuf Garaad DHAMAAD PUNTLAND POST The post Yuusuf Garaad “Ra’iisul wasaarahu waxa uu xilka iga qaaday isaga oo howl qaran ii diray” appeared first on Puntland Post.
  25. Wasaaaradda Degaanka, Duur-joogta yo Dalxiiska dowladda Puntland ayaa Maanta War ka soo saaraysa ka ganacsiga iyo iibsiga Xayaanka Diinka, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in degaanno kamid ah Puntland uu ka socdo u gaarsiga Diinka. Wasaaradda Degaanka Puntland ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo tilaabooyin looga hortagayo ugaarsiga Diinta, iyadoo la kaashanaysa wasaaradda amniga Puntland iyo ciidanka nabad gelyada Degaanka. Inkastoo illaa iyo haatan aan lasoo sheegin meel kamid ah Puntland uu ka socdo ugaasriga Diinka, ayaa haddana wasaaraddu waxay kasii hortagaysaa in xaaluf loo geysto Diinka, oo kamid ah xayawaanada Eebbe ku manaystay dhul weynaha Puntland. Ka ganacsiga Diinta ayaa si weyn looga dareemay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, iyadoo aaanay jirin maamulo awood leh oo xakameeya in Diinka laga ganacsado, Waxaana suuqa ugu weyn ee iibka Diinka uu haatan ka socdaa magaalada Muqdisho. Puntlandi.com