Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,125
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. It may soon be a criminal offense to be an atheist in Egypt. Shortly before New Year’s Day, the Egyptian Parliament considered enacting a law that would make it illegal to profess no belief in God. It is already against Egyptian law to “insult” or “defame” religion, and blasphemy arrests are on the rise. A conviction can bring up to five years in prison. The new measure would criminalize the act of not believing in God — no insults or defamation of another faith required. The legislation was proposed Dec. 24 by Amro Hamroush, head of the Parliament’s committee on religion. “It must be criminalized and categorized as contempt of religion because atheists have no doctrine and try to insult the Abrahamic religions,” Hamroush said in announcing the proposed law. The legislation has the support of Egypt’s highest Islamic religious organization, the Al-Azhar. Mohamed Zaki, an Al-Azhar official, called it necessary “to punish those who have been seduced into atheism.” The Egyptian government has long punished blasphemy and has targeted atheists since the 2014 inauguration of President Abdel-Fattah el-Sissi. At that time — three years after the 2011 revolution that ousted longtime Egyptian President Hosni Mubarak — the government announced a national plan to “confront and eliminate” atheism. Later, a government-run newspaper denounced atheists as “the country’s second enemy after the Muslim Brotherhood.” Since then, arrests of atheists have been on the rise. On Dec. 21, police in Cairo arrested a 29-year-old computer programmer who they say administered a Facebook page that is critical of religion. Under interrogation, the man acknowledged being an atheist. Under el-Sissi, there have also been crackdowns on journalists and LGBT people. A 2017 report from the London-based International Humanist and Ethical Union does not list countries that outlaw atheism but says that because of blasphemy and apostasy laws that carry the death penalty ”… in effect you can be put to death for expressing atheism in 13 countries.” Those countries, according to the IHEU, are: Afghanistan, Iran, Malaysia, Maldives, Mauritania, Nigeria, Pakistan, Qatar, Saudi Arabia, Somalia, Sudan, United Arab Emirates and Yemen. The proposed Egyptian law came in for harsh criticism from Ani Zonneveld, founder and president of Muslims for Progressive Values, an international group based in Los Angeles. “This criminalization of atheism contradicts the very essence of the Quran, verse 2:256, ‘There is no compulsion in faith,’” she said. “This legislation is anti-Islam.” Source: – USA Today The post Egyptian Parliament considers outlawing atheism appeared first on Caasimada Online.
  2. During the final days of 2017, IOM, the UN Migration Agency succeeded in completing two movements of stranded Somalis and Ethiopians out of Yemen, despite immense security challenges and difficult sea conditions. Two boats were deployed, one headed to Aden to evacuate Somali refugees, while the other went to Hudaydah to evacuate Ethiopians, who were considered especially vulnerable due to the dangers of rising violence near that port city. The 27 December operation was the 19th assisted voluntary humanitarian return conducted by IOM out of the city of Aden sea port, taking 138 Somali men, women and children home in cooperation with UNHCR. With this final movement in 2017, IOM Yemen helped a total of 2,241 Somali refugees through its sub-office in Aden. The total number of Ethiopian migrants helped return home through Hudaydah seaport via Djibouti reached 746 people during 2017. It took several attempts to move a second group, some 71 Ethiopians, all occurring within days of the Somali movement. Complications beyond the control of IOM delayed the movement until 31 December but at 4:30 PM on New Year’s Eve, an IOM boat successfully left for Djibouti. The next morning (1/01/2018), maritime authorities informed IOM that heavy waves near Djibouti would prevent the continuation of the voyage, forcing IOM’s vessel to return to international waters near Yemen. Later that afternoon, authorities informed IOM its boat could set back on its course, ending what had become a long ordeal. “It was very challenging to conduct movements out of Hudaydah seaport due to the security threats that are present in Yemen’s northern Governorates. Those require us to liaise with different counterparts and authorities as well as the coalitions,” said Hanan Hajori, of IOM Yemen’s Assistance and Protection unit in the Hudaydah sub-office. Without such permission, return assistance might not happen. In addition, due to rough seas and weather a number of movements had to be cancelled several times. “At the end, migrants in Hudaydah were taken out safely despite of all these challenges,” Hajori added. While most UN agencies deal with the challenges that come with shortages in funding, IOM Yemen’s additional concern lies in the paramount issue of the safety of migrants and refugees while they are in IOM’s care. Providing food, shelter and medical assistance are key aspects of IOM’s operations. IOM must also deal with complex security situations and volatile changes on the ground that can derail weeks of preparations in a matter of seconds. Keeping up with a heavy demand for operational efficiency as well as psychosocial efforts to lift the spirits of the people under IOM care requires working day and night to effectively help migrants so they may reach their final destination safely. “This process usually takes from five to six hours, if everything is going smoothly,” said Rabih Sarieddine, an IOM official directing the sea-borne operations. “Nevertheless, on many occasions, the movement can be delayed for hours due to security matters, such as poor coordination between the security cells on the ground and the coalition, or due to lack of resources at a port, say, where a captain isn’t available.” None of these are easy passages. Embarkation at a collection/transit centre generally starts in the early morning hours before buses can move to a port. There, beneficiaries go through security and immigration checks, after which the IOM team begins assisting beneficiaries onto their vessel. A journey from Aden to Berbera typically takes between 12 and 15 hours, depending on the sea conditions, Sarieddine explained. Source: IOM The post UN Migration Agency Helps Nearly 3,000 Migrants Get Home from Yemen in 2017 appeared first on Caasimada Online.
  3. Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in liiska Argagixiso ay ku dartay Hoggaamiye ku-xigeenka al-Shabaab ee Somalia. Warbixinta lagu muujiyay in liiska Argagixiso lagu daray Hoggaamiye ku xigeenka, ayaa waxaa lagu xusay Abuukar Cali Aadan oo la sheegay inuu yahay shaqsiga ku-xigeenka ka ah Shabaab. Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in shaqsigaasi ay u aqoonsadeen halis sii kordheysa oo ku cusub Somalia, sidaa aawgeed ay ugu dareen liiska argagixisada. Hoggaamiye ku xigeenka, Abuukar Cali Aadan ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay abaabulka weeraro ka tan cuslaa kuwii hore, sidaana uu ku muteystay in lagu daro liiska. Waxaa sidoo kale Abuukar Cali Aadan laga xanibay hantidiisa caalamka ,gaar ahaan mida Mareykanka, waxaana sidoo kale laga digay in muwaadiniinta uu xiriirka kala dhexeeyo Abuukar Cali ay xiriir la sameeyan. Sidoo kale, Abuukar Cali, ayaa la sheegay inuu ka halis badan yahay Hogaamiyaha maleeshiyada, waxa uuna shaqsigaan ku fogaaday howlaha argagixiso iyo naceybka nabada iyo xasiloonida. Si kastaba ha ahaatee, Mareykanka ayaa horay liiska argagixisada ugu dartay xubno ka tirsan al-Shabaab iyo sidoo kale Kooxda Daacish qeybteeda Somalia. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Hoggaamiye ku-xigeenka al-Shabaab oo lagu daray liiska argagixisada la doon-doonayo + Sababta appeared first on Caasimada Online.
  4. Muqdisho (Caasimada Online)-Hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aaden Barre Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday sababta ka danbeysay in dowlada Kenya ay ku dhaga adeegto dhismaha darbiga. Aaden Barre Ducaale, waxa uu sheegay in sababta ugu weyn oo ay u dhisayaan darbiga ay tahay inay ku khasabtay al-Shabaab, waxa uuna tilmaamay inay korortay dhibaatooyinka ay geystaan Shabaabka. Aaden Barre Ducaale, waxa uu tilmaamay in dhismaha darbiga laga bixiyay hadalo kala duwan, balse waxa uu cadeeyay in xaqiiqda ugu weyn ay xiligaan tahay al-Shabaab oo kusii kordheysa deegaanada Soomaalida. Waxaa uu sheegay in darbiga laga maarmi doono keliya haddii ay dhacdo in laga takhluusiyo al-Shabaab ama la ciribtiro. Wuxuu intaa raaciyay in dowladda Kenya ay ballanqaaday inaanu si kale ku joojin doonin dhismaha darbiga, iyadoo aan meel lagu hubsan maleeshiyaadkaal-Shabaab. Todobaadkii la soo dhaafay, waxaa muran ka dhex taagnaa dadka ku nool magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo iyo ciidamada Kenya oo la sheegay in ay waddeen dhul balaarsi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Aadan Baree oo hal arrin ku micneeyay ku adkeysiga dhismaha darbiga Kenya appeared first on Caasimada Online.
  5. Muqdisho (Caasimada Online)-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ku faanay in Madaxweyne Donald Trump uu guul ka gaaray maqaam gaarsiinta dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiga Mohammed bin Salman. Madaxda haysa xogta Aqalka Cad, ayaa arrintaan ku bayaaniyay buug cusub oo ku salaysan wareysiyada kaa oo cinwaankiisu yahay Fire and Fury. Michael Wolff ayaa jimcihii sheegay in buugiisa uu ku saleysan yahay in ka badan laba boqol oo wareysi oo lala yeeshay Trump iyo kuwa isaga aadka ugu dhaw. Magaca iyo rajada Mohammed bin Salman, ayaa la sheegay in abuurideeda uu lahaa Donald Trump oo wakhti badan siiyay. Donald Trump, ayaa ku faanay xitaa inuu lahaa talaabada Boqorka Sacuudiga uu jagada uga tuuray ninka dhaxalka u lahaa boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Nayef oo uu adeer u yahay isla markaana ka dhigay wiilkiisa 31 jirka ah, Mohammed bin Salman, amiirka dhaxal sugaha bishii June 2017. Buuga Fire and Fury ayaa lagu sheegay in Donald Trump uu aad u rumeysan yahay dhaxal sugaha dalka Sacuudiga, iyadoo sababta lagu sheegay inuu ka dhexeeyo xiriir damac ku saleysan Siyaasada iyo adduunyo cusub. Sidoo kale, Mohammed bin Salman iyo Trump ayaa waxaa u sabab ah wiilka soddoga u yahay Trump ahna la taliyahiisa, Jared Kushner. Iyada oo sara kaca iyo quwada uu yeeshay bin Salman inuu ku guulasto xilka dhaxalsugaha boqortooyada Sacuudiga ay noqotay arin lama filaan ah, waxaana ay badashay caadada lagu yiqiinay qoyska boqortooyada Sacuudiga. Si kastaba ha ahaatee, Michael Wolff ayaa mugdi galiyay kobaca ku imaankara xiriirka ka dhexeeya Trump, bin Salman iyo wiilka uu sodoga u yahay Trump ee lagu magacaabo Jared Kushner. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Donald Trump oo durba ku faanay sida fudud ee uu magac ku yeeshay bin Salman (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
  6. Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisii ugu horeeyay ee tan iyo markii uu madaxweynaha noqday Maalinta Bari oo Axad ah ku tagaya Magaalada Garoowe. Qaban qaabo balaaran oo lagu soo dhoweeynayo madaxweyne Farmaajo ayaa laga dareemayaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland. Madaxweyne Farmaajo ayaa xariga ka jari doono garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe halkaasi oo dib u dayactir balaaran lagu sameeyay. Sidoo Kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qaybgali doono Sanadguuradii 4-aad ee ka soo wareegatay Markii uu Madaxweyne Gaas ku guuleeystay madaxweynaha Puntland oo 8-da Bishaan ka dhaceeysa Garoowe. Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale Waxa uu u safri doonaa Magaalada Qardho halkaasi uu kula kulmi doono Boqor Burhaan Boqor Muuse. Madaxweynaha Ayaa sida qorshahu yahay waxa uu safarkiisa ku soo gaba gabeeyn doono Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Qaban qaabada Soo dhoweynta Madaxweynaha ayaa si aad ah looga dareemayaa Deegaanada Puntland waxaana sawirka madaxweynaha lagu xardhay magaalooyinka Puntland. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo Markii ugu horeeysay safar ku tagaya Puntland appeared first on Puntland Post.
  7. Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ee Bartamaha dhulka Soomaaliya ayaa ku waramaya in Ciidamada Djabuuti ee qeeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya qarax Miino lagula eegtay Duleedka Degmada Buulo Barde shalay oo Jimco aheyd. Qaraxaasi ayaa waxaa ku dhintay Askar katirsan Ciidamadaasi Djabuuti inkastoo aan si rasmi ah loo sheegin tirada guud ee ku dhimatay qaraxaasi. Kadib markii uu dhacay qaraxaasi ayaa ciidamada Djabuuti Shalay ilaa xalay waxa ay wadeen howlgalo cuslus. Saraakiil katirsan Ciidamada Djabuuti ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay qaraxaasi. Ciidamada Jabuuti ayaa saakay sidoo kale ku faafay Duleedka Degmada Buulo Barde halkaasi oo ay howlgalo ka wadaan. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Ciidamada Jabuuti oo qarax lagula eegtay Buulo Barde appeared first on Puntland Post.
  8. Quburada dhanka caafimaadka ah ayaa aad uga deyriyey dadka iyo xoolaha ku wada nool magaalooyinka dalka, sida Muqdisho. Waxay sheegeen in ay keeni karto in xoolahan ay fidiyaan cudurro sida Hargabka iyo kuwo kale oo faafa, xoolahana laga qaadi karo. Dhanka kale, waaxda bilicda dowladda hoose ee Xamar ayaa iyaguna dhankooda waxay sheegeen iney ku dedaalaan sidii magaalada looga saari lahaa xoolaha, islamarkaana kuwa magaalada lagu soo daayo ay qabtaan. Wariyaheena Maxamed Bishaar ayaa warbixin ka diyaariyey: Halkaan hoose ka daawo Goobjoog News Source
  9. Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo kormeeray garoonka diyaaradaha Garoowe oo dhismo ku socota ayaa sheegay in maalmaha soo aadan lasoo gabagbeynayo dhismaha, islamarkaana garoonka uu shaqo bilaabi doono. Gaas ayaa warbixin ka dhageystay howlwadeennada ku howlan dhismaha garoonkan oo qaab casri ah loo dhisayo. Sida qorshaha yahay waxaa garoonkan xarigga laga jari doonaa 8-da bishan, iyadoo lagu wado inuu xarigga ka jaro madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo. Garoowe oo xarun u ah maamulka Puntland ayaa horey u lahayn garoon caalami ah, balse dedaal badan kadib ayaa lagu guuleystay in la dhiso garoon qaab casri ah u dhisan. Goobjoog News Source
  10. Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo socdaal ku maray deegaanno kamid ah gobolka Bakool ayaa ka deyriyey xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta gobolkaasi. Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan mudanayaasha aqalka sare ee Baarlamaanka, sidoo kalena kamid ah xildhibaannada socdaalka ku maraya Bakool ayaa isaga oo ku sugan degmada Xudur wuxuu tilmaamay iney la kulmeen qeybaha kala duwan ee bulshada. Waxa uu tilmaamay in waxyaabihii loo sheegay ugu muhiimsan tahay in adeegyo dowlad aysan soo gaarin halkaasi iyo sidoo kale dhanka amniga maadaama magaalada aysan ciidamo badan joogin. “Baahida ugu daran waxay tahay in adeegyadii dowladda aanu soo gaarin halkaan, waxay kaloo inoo sheegeen dadka aan la kulannay iney jirto baahi dhanka ciidamada ah, maadaama magaalada hadda amni tahay, balse ciidamada sidii la rabay aanay u joogin” ayuu yiri Senator Xuseen Sheekh Maxamuud. Degmada Xudur waxaa ku sugan shacab badan oo kasoo barakacay deegaanno badan oo kamid ah gobolkaasi. Goobjoog News Source
  11. Xildhibaan Aadan barre Ducaale oo ah Hogaamiyaha Aqlabiyada dalka Kenya ayaa hadlay darbiga Dowlada Kenya ay ka dhiseeyso xadka Soomaaliya iyo kenya. Xildhibaan Ducaale oo La hadlay laanta Af Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in darbigaasi Kenya ay ku qasabtay in ay dhistaan Al-Shabaab. Waxa uu Sheegay in qatar Amni ay ka imaaneeyso Al-Shabaab islamarkaasina Kenya ay Amaankeeda adkeeneeyso. Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in haddii laga adkaado Al-Shabaab in dowlada Kenya ay joojin doonto dhismaha darbigaasi. Dowlada Kenya ayaa wado dhismaha darbi ay ka dhiseeyso xadka Soomaaliya iyo kenya waxaana dowlada Kenya lagu eedeeyay in ay soo xad gudubtay Xadka Soomaaliya. Hoos ka Dhageyso Codka http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/01/Aadan-Barre-Ducaale.mp3Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ducaale:-“Al-shabaab ayaa Nagu Qasbay Dhismaha Derbiga Xuduudka Soomaliya iyo Kenya” appeared first on Puntland Post.
  12. Boqor Maxamed Jaamac oo ka mid ah odayaashii 135-ta ee soo xulay baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilay qaabka uu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre u bedalay Saddex kamid ahaa golahiisa wasiirada. Waxa uu sheegay in is bedalka muhiim uu yahay, balse aanay ku fekerin qaabka hadda loo maray waa sida uu hadalka u dhigaye. Sidoo kale boqorka ayaa sheegay in xubnaha cusub ee lasoo magacaabay uu ku jiro shaqsi uu sheegay in gabood fallo geystay xilligii dowladdii uu hoggaaminayey Xasan Sheekh Maxamuud, welina aan wax cadaaladda ah la horgeyn. “Waxaan ka xumahay sidey wax u dhaceen, isbedal waa uu wanaagsanaa, laakiinse isbedalka sida loo sameeyay looma baahneyn, waxaa wasiirada ku jira shaqsi gabood fal sameeyay, waliba aniga si gaar ah iigu sameeyay oo meeshii cadaaladda la geyn lahaa lagu abaalmariyey xil” ayuu yiri Boqor Maxamed. Ugu dambeyn, Boqor Maxamed Jaamac ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Kheyre laga doonayey in waxgaradka ay kala tashtaan shaqsiyaadka ay soo magacaabayaan waxgaradkooda, kahor inta aanay xilka u dhiiban. Goobjoog News Source
  13. Mogadishu (HOL) - The Committee to Protect Journalists (CPJ) has called on Somali authorities to immediately release Abdishakur Abdullahi Ahmed, also known as Shaasha, who was arrested on charges of airing false news. Source: Hiiraan Online
  14. Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ee Puntland ay saakay howlgal ballaaran ka wadaan xaafadaha magaaladaasi. Waxay ciidamada daba socdaan shaqsiyaad dil u geystay sarkaal ka tirsanaa ciidanka ilaaliya dekadda Boosaaso. Sarkaalka la diley ayaa lagu magacaabaa Xasan Xiireey, waxaana raggii diley oo ku hubeysnaa Bistoolado ay isaga baxsadeen goobtaasi. Dad ka badan 20 ayaa howlgalkaan lagu soo qabtay, kuwaasi oo lagu baarayo saldhigga Boosaaso. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkaan weli wax faah faahin ah saxaafadda kama anaay siin howlgalkaan socda. Amniga Boosaaso ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ahaa mid faraha kasii baxayey, waxaana magaaladaasi kusoo badanayey dilalka iyo qaraxyada. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  15. It may soon be a criminal offense to be an atheist in Egypt. Source: Hiiraan Online
  16. Koox Hubeeysan ayaa Degmada Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho ku dishay Labo Nin oo Dhalinyaro ahaa. Dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay Koodka Degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho. Kooxdaan hubeeysan ayaa waxa ay toogteen Labo wiil oo dhalinyaro ahaa oo la sheegay in ay ahaayeen ilmo adeer. Labadaan Wiil ee dhalinyarada ahaa ee xalay la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray Xuseen Cismaan Siidow iyo Cumar Maxamed Axmed Caafi. Waxaa Masuuliyada dilkaasi Sheegtay Al-Shabaab oo warar ay ku baahiyeen warbaahintooda ku sheegay in ay katirsanaayeen Ciidamada NISA dhalinyaradaasi iyagana ayu dileen. Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka dhaca dilal qorsheeysan oo masuuliyadooda ay sheegtay Kooxda Al-Shabaab. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Koox Hubeeysan oo Labo Wiil oo Walaalo ahaa ku Dishay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  17. Transporters have changed the route they use to ferry miraa from Nyambene Hills in Meru County to North-Eastern and southern Somalia due to fear of Al-Shabaab attacks. Source: Hiiraan Online
  18. Ruushka ayaa cambaareeyay Mareykanka oo doonaya inuu ku qanciyo golaha ammaanka ee raacsan qaramada midoobay arrinta ku saabsan dibad-baxyada ka socda gudaha Iran. Fasiili Neybizia oo ah wakiilka Ruushka u fadhiya qaramada midoobay ayaa sheegay in faro-gelinta lagu hayo gudaha golaha ammaanka uu xumeyn doono qaramada midoobay. Wakiila Mareykanka u fadhiya qaramada midoobay Nikki Haley, ayaa ammaantay daqiiqado ka hor dibad-baxyada ka socda Iran waxayna ku tilmaanatay soo bandhigidda awood shacab oo geesi ah. Wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan Iran ayaa sheegay in Mareykanka uu xumeynayo golaha amaanka uuna awoodiisa uu u adeegsanayo six un. Arbacadii ayey ahyed markii Iran ay u gudbisay golaha ammaanka ee qaramada Midoobay dacwad ka dhan ah Mareykanka taasi oo ku saabsaneydd inuu ku hayo farogalin qaawan. Goobjoog News Source
  19. OTTAWA – Sentencing arguments are slated for March 22 in the case of a Somalian man found guilty in the kidnapping of Amanda Lindhout. Source: Hiiraan Online
  20. Two airliners collided on the ground at Toronto's Pearson International Airport on Friday night, causing a small fire on one and an emergency evacuation of the other. Source: Hiiraan Online
  21. Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa u sheegay dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, in aaney jirin hadda Fursad uu Turkiga ugu soo biro midowga Yurub. Shir jaraa’di oo si wadajir ah ay ugu qabteen magaalada Paris ayuu Macron ku sheegay inay jirto cabsi ku aadan dhanka xuquuqul insaanka tan iyo markii Turkiga uu bilaabay olole lagu sifeynayo dadkii ka dambeeyay afgambigii fashilmay 2016 kii. Dhankiisa madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in Turkiga uu daalay sida uu ugu qeylinayey Yurub si uu ugu biro Midowga Reer Yurub. Edogan ayaa ku eedeynaya Midowga Yurub dhagar iyo inay Turkiga waqtiga ka lumiyaan. Macron ayaa dhankiisa tilaamay inay muhiim tahay in Faransiiska uu ilaaliyo xariirka dhow ee uu laleeyahay dhiggiisa Ankara,waxayna labada madaxweyne ay hoosta ka xariiqeen inay iska kaashadaan dagaalka ka dhanka ururka Daacish. Goobjoog News Source
  22. Arsenal manager Arsene Wenger has said that he has been invited by the new Liberia president George Weah to his inauguration later this month. Source: Hiiraan Online
  23. Qabiil iyo qabyaalad waa laba erey oo siyaasiyiin badani rumeysan yihiin in macne ahaan la isku beddelan karo. Kan hore waa dad isku oday ku abtirsada – ha noqdo mid dhab ah ama mid male-awaal ku salaysan. Qabyaaladdu waa u adeegsiga awoodda siyaasadeed si sharci-darro ah si xaqa qof ama dad loo duudsiiyo ama si qof loogu eexdo siyaasad ama dhaqaale ahaan. Dadka qabiilka ka tirsani wax may ka wada dheefaan qabyaaladda hase ahaatee badankood iyaga oo aan is ogayn way suurtowdaa inay adeegsiga qabyaalad taageeraan. Maxaa ku qasba qofka inuu taageero adeegsiga qabyaalad uu dhibbane u yahay? Source: Hiiraan Online
  24. OTTAWA—One of Canada’s most prominent Muslim groups is asking Prime Minister Justin Trudeau to designate the anniversary of the 2017 Quebec City mosque shooting as an official day of remembrance. Source: Hiiraan Online