-
Content Count
210,839 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Somalia’s Prime Minister, Hassan Ali Khaire has dismissed the minister in charge of religious affairs, Hon. Hassan Ma’alin Husein today, The press release issued from the office of the PM was not stated on the reason for firing the minister for religious affairs. The PM has not named the replacement of the sacked minister.
-
Ra’isilwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Goordhow xilkii ka qaaday mid kamid ah wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya. Ra’isilwasaare Kheyre ayaa xilkii ka qaaday wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xasan Macallin Xuseen. Digreetada ka soo baxay Xafiiska Ra’isilwasaaraha ayaa xilkaasi si KMG ah in uu u sii qabto loogu magacaabay wasiiru dowlaha Wasaaradaasi Mudane Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashki. Wasiir Xasan Macalin Xuseen ayaa xilkaasi Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta waxa uu haayay 44 Maalin oo kali ah lamana oga sababta xilka looga qaaday. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ra’isilwasaare Kheyre oo Xilka ka qaaday Mid kamid ah wasiirada Xukuumada appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilkii ka qaaday mid kamid ah wasiiradiisa kadib markii uu soo saaray Wareegto. Ra’isul wasaaraha ayaa wareegtaan xilkii uga qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xasan Macallin Xuseen. Xil ka qaadistaan oo ah mid kadis ah oo lama filaan ah ayaa kusoo aadeyso xilli ay jirto muran ku aadan xujeeda sanadkaan xajineyso kaasoo u dhaxeeyey wasaaradda iyo shirkadaha duulimaadka oo mashruucaas heystay. Ra’isul wasaaraha ayaa Sidoo kale digreetada kus sheegay in xilkaas uu si KMG ah u sii hayn doono wasiiru dowlaha Wasaaradaasi Mudane Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir. Wasiirka xilka laga qaaday ayaa ka mid ahaa wasiiradii ugu dambeeyay ee la magacaabay lamana ogo sababta rasmiga ah ee keentay xil ka qaadistiisa. Waa Wasiirkii Labaad ee xilka laga qaaday ee Wasaaraddaasi soo mara tan iyo intii uu xilka qabtay R/W Kheyre. Wixii warar ah ee kusoo kordha waan idinla socodsiin doonaa Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
On Saturday, militants of the terror group al-Shabaab set off two bombs and attacked a government building in Mogadishu, the capital of Somalia, with at least five people killed and 21 injured. Source: Hiiraan Online
-
Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa jawaab kulul u diray wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo si weyn u dhaliilay xaaladda amniga caasimadda kadib weerarkii Alshabaab ee xarunta Otto otto. Qoraal kulul oo cinwaan looga dhigay: Wasiirkii hore ee Amniga Xildh : C/razaaq Cumar Maxamed wuxuu ubaahanyahay siminaar ku saabsan ( التربية الوطنية) .ayuu Jeneraal Muungaab ku faahfaahiyey amni darradii dalka ka dhacday intii uu wasiirka amniga ahaa Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed. HOOS KA AKHRISO QORAALKA JEN. MUUNGAAB in wax la iska weydiiyo asbaabtii kalliftay Qaraxii shalay ee Atto atto iyo laxisaabtanka cidda ka gaabisay shaqadeedi waa arin loo baahan yahay , waxaana filayaa in waqtixaadirkaan madaxda Dalka ay ku howlanyihiin sidii ay Tilaabti kuhaboonayd uga qaadan lahaayeen arinkaas . Laakiin bal aan wada xasuusanno Qodobada soo socda: 1- wasiirku wuxuu soo hadal qaaday wadooyin la xiray!! lkn xildhibaanku xilligii uu wasiirka Amniga ahaa wado xirid , burburin iyo gerweyn la dhicid laamiyadii ay noo dhiseen Walaaalaha Turkiga waa waxa kaliya ay ku xasuustaan shacabka soomaaliyeed !!!. . 2- isla xisaabtanka waa arin wanaagsan lkn xiligii uu wasiirka Amniga ahaa Qaraxyadii waaweynaa ee ay ku dhinteen Allah ha u naxariistee boqolaal shacab iyo Masuuliyiin soomaaliyeed ah kuwo kalena ay ku dhaawacmeen ,isla markaana kuburburtay hanti fara badan tusaale ahaan : Qaraxyadii Hotel Saxafi1 , Makko Al mukarama , Ambaasatoor , Central , Liido sea food , Beach veiw iyo kuwo kale oo aan halkaan lagusoo koobi karin !! , yaa lagala xisaabtamay , yaa xilkoodi kuwaayay ? mase wuxuu kumashquulsanaa wado burburin , iyada oo shacabkana loo sheegi jiray waa kudaba jirnaa, waan baaraynaa iyo guddi ayaan u saarnay !!!! . 3- Xildhibaanku wuxuu qiray in bilihii lasoo dhaafay Amniga Caasimadda Muqdisho uu ka soo raaynayay Qaraxyadiina ay yaraadeen ,balse halkii uu ka bogaadinlahaa hay,adaha Amniga Qaranka ee Allah kasukow guushaa xaqiijiyay ayuu kudooday in Nabadda kajirta Xamar aysan ku imaan dadaal Dowladda soomaaliya iyo hay,adaheeda Amniga ay sameeyeen , balse ay kutimid nabadaasi duqaymaha ay sameeyaan Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africom ee ka dhanka ah Kooxda Al-shabaab . waxaan wada ogsoonnahay in Howlgalada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah ee ka socanaya soomaaliya hafuliyeen Ciidamada QS ee Dowladda Soomaaliya ama kuwa Saaxiibada caalamaka ee taageera Dowladda Soomaaliya intaba waxaa Led gareeya Dowladda soomaaliya ammaan iyo bogaadin bayna kumudantahay iyada iyo saaxiibada caalamka , balse waxan aad ula yaabay xildhiban heer federaal ee Dowladdii uu katirsanaa u diidan guulihii ay kagaartay Amniga Caasimadda ee kudooddaya ciidamada Qaranka waxba mayna qaban ee Afrikom ayaa qaraxyadi ka yaraysay Xamar waana taa waxa aan u leeyahay Mudanaha wuxuu u baahanyahay siminaar kusaabsan Tarbiya wadaniya . Soomaaliya hanoolaato W/Q: Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)
-
HARGEISA– The work commences on water supply pipeline for Ahmed Dhagah and Mohamud Haybe villages in the south of Hargeisa, Somaliland capital. The project kicked off digging the ground where the water supply pipelines will be installed and water storage facility will be erected as far as water expansion work is concerned. Hargeisa Water Supply Agency is in charge of the installation of pipelines and Somaliland Beverage Industry (SBI) is funding the implementation of the project in conjunction with Hargeisa city Council. According to reports indicate that the project is on its final stages as work is to be concluded sooner rather than later. Thousands of citizens in Hargeisa particularly those reside in the south did not have access to drinking water supplied by the government and from now on the residents will be enthusiastic about getting safe drinking water.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Sida ay xaqiijinayaan warar laga helayo magaalada Muqdisho waxaa goor dhaweyd lagu dilay laba askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Dilkaan ayaa ka dhacay Isgoyska Suuq Bacaad waxaana lagu fuliyey laba askari oo mid uu ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada halka midka kalana uu ka tirsanaa Ciidamada Xasilinta ee lasoo dhigay jidadka Muqdisho. Dilkaan ayaa waxaa geystay kooxo ku hubeysnaa buskoolado, waxaana la xaqiijiyey inay toogashada kadib isaga carareen goobta uu dilka ka dhacay. Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, waxayna dadka deegaanka xaqiijiyeen inaan gacanta lagu dhigin raggii dilka geystay. Maamulka degmada Yaaqshiid ee Gobolakn Banaadir weli wax faah faahin ah kaba bixin dilka labada askari ee ka tirsanaa ciidamada dowladda loogu geystay Xaafad ka mid ah Magalada Muqdisho. Dilalka loo geysto ciidamadao dowladda ayaa maalmihii dambe kusoo badanay magaalada Muqdisho, wuxuuna dilkaan kusoo aadayaa xilli ay xiran yihiin inta badan jidadka Muqdisho. Na jirto cid sheegatay dilkaan balse waxaa la tuhmayaa inay ka dambeyso kooxda Shabaab oo dagaal lagu jirto dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Kooxda Alshbaab oo sheegtay weerarkii xarunta Otto Otto ee magaalada Muqdisho oo ay degan yihiin Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga ayaa shaacisay inay weerarkaasi ku dileen dad ka badan 30 qof. Sida Alshabaab ku baahisay warbaahinta taageerta waxaa weerarka lagu dilay agaasimeyaal iyo saraakiil ka tirsan wasaaradaha Amniga iyo Arrimaha gudaha waxayna ku sheegeen qaar ka mida Sarkaalka ugu horeeya waxaa lagu magacaabaa Maxamed Axmad (ilkacase) oo ahaa xog-heynta wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Wuxuu ku dhintay weerarka. Liibaan Cusmaan, wuxuu ahaa Agaasimaha xiriirka gobolada ee wazaaradda Amniga dowladda Federaalka, isaguna waa ku dhintay weerarka General Siyaad, wuxuu ahaa agaasimaha waaxda waxa loogu yeero “ladagaalanka Argagaxisada” wuxuu ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay weerarka. Sarkaalkan waa Camiil u shaqeeya CIA-da Mareykanka oo ka mid ah hay’adaha sirdoonka dowladda Farmaajo, Wuxuu horay ugu dhaawacmay howlgal toogasho ah oo xoogaga Al Shabaab ay ku beegsadeen gaari uu watay. Cabdullaahi Siyaad oo isaga ka mid ah dadka ku dhaawacmay weerarka wuxuu ahaa agaasimaha waaxda siyaasadda iyo sharciga oo hoostagta wazaaradda arimaha gudaha. Axmad Yare oo ahaa xogheynta waziirka amniga ayaa sidoo kale ku dhaawacmay weerarka, halka sidoo kalena uu dhaawac soo gaaray agaasimihii maamuka maaliyadda ee wasaaradda arimaha gudaha oo magaciisa lagu soo koobay Cumar. Saddex Sarkaal oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada ayaa sidoo kale ka mid ahaa xubnaha ku dhintay howlgalka sida ay ilo wareedyadu xaqiijiyeen. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Mohamed Y Ali is the Chairman of the Somali Conservatives. Related Articles Syed Kamall: This time round, I’m not seeking to stand. But here’s an agenda for a Conservative Mayor of London. Robert Halfon: What Hunt has done for the NHS, Hinds must do for schools. We need textbooks, not tanks. What sort of Tory campaign is needed for the 2020 election for Mayor of London? Gyimah must look beyond universities to tackle student welfare challenges Will Tanner: Our three-point plan to build more houses and boost home ownership As most readers are no doubt aware, the point at which we select our mayoral candidate to fight Sadiq Khan is fast approaching. It is clear from Khan’s poor record on crime and housing that our chosen candidate will have plenty of ammunition to use in the race. But our pitch for 2020 can’t simply be about negative campaigning. To win in 2020, we have to have a positive message to take to Londoners. Key to this is having a message, and a candidate to sell that message, that put forward a positive case for the Conservative Party in London. Part of that case has to be about what makes the Conservative Party great. Our emphasis on opportunity for all. Our commitment to hard-working families. Our understanding of the need to manage finances well. But the unique context of London means that our candidate will not only need to understand this, but also be able to sell the Conservative Party to new audiences beyond our heartlands. The difficulties we often face in London are largely down to the fact that we do not do so well with BAME (Black, Asian, and Minority Ethnic) voters and younger people under the age of 40. The results of the 2017 General Election and the more recent local elections demonstrate this. By the 2020 mayoral election, almost 45 per cent of the electorate will be BAME. If the Party continues to poll so badly among BAME communities, it is almost statistically impossible for a Conservative candidate to win enough votes to get over the line. London is also one the youngest parts of the country, with an average age of 36. Younger people in places like from where I’m from, in Ealing, are not core Conservative voters. Our 2017 election performance shows that this is a group we need to be better at attracting. So reaching out to BAME communities and young people is clearly something any candidate will need to be able to do. For our party, the next London Mayoral election will provide the next big opportunity for us in London to address these audiences. So, we must select our candidate wisely. Our success or failure in the next London Mayoral election could well decide the fate of the London Party in the longer term. On who such a candidate could be, a lot of names will be put forward in the coming days and weeks. But who should we pick? For me, the choice is simple, Shaun Bailey gets my nomination for the Party’s candidate for London Mayor. Given all the problems London is currently experiencing due to Sadiq Khan’s abysmal leadership, we need a candidate who first and foremost will address anti-social behaviour, create opportunities for our young people and tackle violent crime. We need a candidate who can speak to the young, who understands the causes behind the rise in violent crime, and who can win the trust of the city’s BAME voters for our party. Shaun has been a youth worker for many years, and has been involved in community work to help disadvantaged communities for a long time now. This is why David Cameron hired him as a special adviser on youth and crime when he was Prime Minister. Shaun is also a London Assembly Member, so he understands all too well from personal experience how Sadiq Khan is failing London – and how to fix things. Shaun grew up near Grenfell Tower in a family descended from the Windrush Generation. In many ways, Shaun personifies the immigrant success story so many in London experience. He is the candidate who ticks all my boxes. If we are to have someone to stand on a pro-conservative message of opportunity, and have a candidate who can reach out to those more harder-to-reach communities, I challenge anyone to find a more suited candidate. Our nomination for London Mayor can be a truly inspiring moment for our party. It would be a bold statement to the rest of the country to award Shaun our party’s nomination for the next Mayoral election. It would also represent our best chance of beating Sadiq Khan, something all Conservatives should urgently want to do.
-
Muqdisho (Caasimada Omline) – Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa xarig magaalada Muqdisho loogu geestay 14 Sarkaal oo loo heysto weerarkii lagu qaaday xarunta Otto Otto oo Saldhig u ah Wasaarada Arrimaha Gudaha xukuumada Somalia. Saraakiishan oo isugu jira Boolis iyo Nabad Sugid ayaa xarigooda wuxuu ka dambeeyay kadib markii shalay gelinkii dambe ay kulan deg deg ah Guddiga amniga ku yeeshen Muqdisho, kaasi oo uu shir Guddoominayay Wasiirka amniga. Baaritaanka Saraakiisha ayaa ka socta xarunta baarista Villa Somalia iyo xarunta CID-da Degmada Hodan, waxaana ka qeybqaadanaaya Saraakiil ka socta Wasaarada amniga. Xogta aan heleyno ayaa muujineysa in ku dhawaad afar Sarkaal ay ku cadaatay inay ku lug lahaayen weerarka Xarunta Otto Otto oo galitaankeeda ay u sahleen Al-Shabaab. Baaritaanka Saraakiisha ayaa la xaqiijiyay inay fududaatay kadib markii codad dhageysi ah laga helay teleefoonada gacanka oo ay wataan kuwaa oo lagala xiriiraayay Ragga fuliyay ismiidaaminta iyo maleeshiyaadka gudaha u galay xarunta. Sidoo kale waxaa jira warar hoose oo sheegaya in ciidamada dowlada ee ku sugan barahakoontarool ee lasoo mariyay gaadiidka qarxay ay qireen in Taliyayaashooda ay amar kusiiyeen inay fasaxaan gaadiidka, iyadoo wixii intaa kadanbeysay uu dhacay Qaraxa iyo weerarka fool-ka-foolka ah. Geesta kale, waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda lasii deyn doono Saraakiisha qaar, halka gacanta baarayaasha ay kusii jiri doonaan Saraakiisha maamusha barahakoontarool ee lasoo mariyay gaadiidka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
The Horn of Africa, a region often synonymous with conflict and political uncertainty hosts Somaliland, a relatively peaceful breakaway costal region that declared its secession from Somalia in May 1991. [1,2] The collapse of the central government destroyed infrastructure and displaced thousands of civilians forcing a complete breakdown of the national economy. [3] Under subsequent civilian governments and against all odds, Somaliland embarked on a systematic struggle to restore the peace and bring about social and economic rehabilitation forming the foundation for the National Development Plan 2012-2016 and 2017-2021. Although no other country officially recognises its independence, Somaliland has control over its own territory, military, currency, and implements its own public and foreign policies that govern a population of about 3.5 million. In the country’s quest to become the gateway to the Horn of Africa this democratic nation became the first in the world to use iris scan recognition in their 13 November 2017 presidential election, where they successfully elected their fifth President, Musa Bihi Abdi. Michael Walls, chief observer of the International Election Observation Mission noted: “We are pleased to have observed an election which has seen Somaliland show its democratic spirit, and we congratulate the National Electoral Commission on a well-run poll.” Conversely, Somaliland’s health indicators continue to be some of the worst across the globe. For some, such priorities may pose a disconcerting paradox, but for others this technological development raises hope of the country’s commitment to infrastructure enhancement in other sectors. Within the developing world, fragile states pose one of the greatest tests to sustainable healthcare globally. [4] In view of the absent UN recognition, Somaliland does not receive direct international funding. Perhaps consequently, this former British protectorate has an economy weaker and more tenuous than in neighbouring countries. Somaliland’s rudimentary healthcare system comprises of a single national referral hospital, a single national mental health hospital, five regional referral hospitals, and three district hospitals. [5] In a region of the globe where being pregnant is a woman’s greatest danger, efforts to stunt infant and maternal mortally is spearheaded by the former first lady, Edna Adan’s community midwife programme, nevertheless, the internationally credited midwife is the first to admit many substantial challenges remain. [6] Achieving the tenets of the third Sustainable Development Goal (SDG), ensuring healthy lives, and promoting wellbeing for all, is heavily dependent on effective health management strategies. Somaliland is in need of designing new healthcare policies that places management training at the crux of healthcare reform. The country’s dual health system is dominated by the private sector whilst the government owned hospitals are often depicted as disorganised and inefficient. As the country undergoes a political transition the election results set the stage for President-elect Musa Bihi to deliver on his pledge to increase access to administration and management training for healthcare professionals. Healthcare reform in Somaliland, however, poses unique challenges; its post conflict state and lack of recognition exacerbate its vulnerability and arduous struggle to single-handedly invest in the health of its own people. For the most part, this nation has rebuilt itself from the devastation of the civil war without outside help. On the one hand, images of the anarchic state of social order and violence across South Sudan, Yemen and Somalia are prevalent in the international media, whilst the notable exceptions in Somaliland remain unfamiliar to many. On the other hand, those who are conversant with Somaliland’s achievements dub it as Africa’s success story. Indeed, Somaliland’s experience can provide lessons in bottom-up grassroots development for the Horn of Africa, but the country now finds itself in an untenable limbo: be the “beacon of hope” in the region without the world’s attention. It cannot exist in this conundrum forever. The unequivocal call to the UK and the international community has never been stronger. Arguably, the UN member states pledge to universal health coverage and SDGs warrants the international community to examine their engagement in supporting the sustainable and measurable health gains for Somaliland. This young country began its democratic journey towards peace and prosperity through the daily struggle of its own citizens and for the most part has been ignored by the international community. However, to continue to do so will undermine these efforts. As Somaliland muddles through it’s growing stability and relatively smooth transition of power an international role in healthcare reconstruction becomes more apparent. Furthermore, as part of the UKs own commitment to global health in former territories of the British Empire, it is strongly in our national interest to help strengthen Somaliland’s civil society and healthcare institutions through long-term mutually responsible partnerships. With the international gaze so firmly fixed on identifying problems, it is time we did more to recognise and support successes. Hamdi Issa is a PhD candidate at the Institute of Global Health Innovation, Imperial College London. Matthew Harris is a clinical senior lecturer in Public Health Medicine, Institute of Global Health Innovation and The School of Public Health, Imperial College London. Honorary Consultant in Public Health Medicine, Imperial College Healthcare NHS Trust. Ara Darzi is a surgeon and director of The Institute of Global Health Innovation, established to improve global healthcare through evidence based innovation He was a Labour health minister from 2007-9. Competing interests: HI and MH: None declared. AD: For a full list of registered interests, see the parliamentary register. References: Bradbury, M., Abokor, A.Y. and Yusuf, H.A., 2003. Somaliland: Choosing politics over violence. Review of African Political Economy, 30(97), pp.455-478. Eubank, N., 2012. Taxation, political accountability and foreign aid: Lessons from Somaliland. Journal of Development Studies, 48(4), pp.465- 480. World Bank (2011) A Decade of Aid to the Health Sector in Somalia 2000-2009. World Bank Working Paper No. 215. The World Bank. Washington D.C Wacker, S. 2015. Health Innovations in Fragile States: Security Challenges in Somalia. Center for Health Market Innovations. Memiah P, Mahasi G, Ikua W, Kemboi S, Oyugi G. 2014. End of Project Evaluation of the Capacity Building within Health Care in Somaliland. Accessed online 28th November 2017. Available from: https://www.norad.no/om-bistand/publikasjon/ngo-evaluations/2015/somaliland-capacity-building-within-healthcare-cbh-final-evaluation-report/ EdnaHospital (2017). Services for Edna Hospital — EdnaHospital. [online] Available at: http://www.ednahospital.org/hospital-mission/edna-adan-hospital-services/ [Accessed 27 Nov. 2017]. //blogs.bmj.com
-
Muqdisho( Caasimada Online)-Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Khilaaf siyaasadeed ka dhex aloosan Ra’isul wasaaraha xukuumada Somalia Xasan Kheyre iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. Khilaafka labadan mas’uul oo taagan ku dhawaad Seddex asbuuc ayaa la xaqiijiyay inuu ka dhashay shaqooyinka DFS kala dhexeeya caalamka intiisa kale. Khilaafka Kheyre iyo Cawad oo markiisa hore ahaa isfahan’waa ka dhextaagnaa labada mas’uul, ayaa waxaa haddana soo baxaaya warar sheegaya in Cawad uu u janjeersaday dowlad Imaaraadka oo khilaaf weyn uu kala dhexeeyo Somalia. Warar hoose oo ku saabsan khilaafka ayaa sheegaya in cawad uu isku dayay in Imaaraadka uu uga hiiliyo Somalia, taa oo tuhun weyn kala dhex dhigtay Ra’isul wasaaraha iyo isaga. Xogtu waxa ay intaa kusii dareysaa in cawad iminka uu ka shaqeynaayo sida dib loogu soo nooleyn lahaa xiriirka Somalia iyo Imaaraadka, waxaana arrinkaasi si toosa u diiday Madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre oo ka mideysan fogeynta Imaaraadka. Sidoo kale, Khilaafka Kheyre iyo Cawad ayaa cirka galay kadib markii Wasiir cawad uu kulamo aan la ogeyn dalka dibadiisa kula qaatay wafdi ka socday Wasaarada arrimaha dibadda Imaaraadka kuwaa oo la rumeysan yahay inay kala hadleen arrimo khuseeyay siyaasada iyo dib usoo nooleynta xiriirka Somalia. Xiriir hoosaadka shakiga badan abuuray ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad kala dhexeeya dowlada Imaaraadka ayaa sabab u noqday in Wasiirka laga reebo safari dhowr ah oo madaxda DFS ay ku aadeysay dalka dibadiisa. Sidoo kale, mas’uuliyiin ku dhow dhow xafiiska Ra’isul wasaare Kheyre ayaa laga soo xigtay in iminka uu jiro isku soo dhawaanshi u dhexeeya Kheyre iyo Cawad oo maalmahaani ku kala fogaa siyaasada dibadda. Labada mas’uul ayaa waxaa ka dhex shaqeynaaya mas’uuliyiin kale oo ka tirsan isla Xukuumada, maadaama Wasiir Cawad uu ku imaaday rabitaanka Madaxweyne Farmaajo. Docda kale, Madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre ayaa ka mideysan in lasoo afjaro shaqooyinka cid waliba oo xiriir dhow la sameysa Imaaraadka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Nairobi (Caasimada Online)-Sarkaalka ONLF Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax oo maalmo un ka hor laga sii daayay xabsi ku yaalla Addis ababa ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay munaasabad looga hadlaayay arrimo kala duwan. Munaasabada oo aheyd mid si gaara loogu qabtay Sarkaalka ayaa waxaa si qoto dheer looga hadlay arrimaha Somalia, waxaana halkaa khudbado kala duwan ka jeediyay Qalbi-Dhagax iyo qaar kamid ah Mucaaradka dowlada. Khudbadaha ugu badan ee munaasabada kabaxay ayaa waxaa jeediyay Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia kuwaa oo siyaasad ahaan aad uga soo horjeeda dowlada Somalia. Qalbi-Dhagax ayaa inta uu ku guda jiray khudbadiisa ka sheekeeyay qaabkii ay ula dhaqantay dowladda Somalia iyo sida loogu wareejiyay dowladda Ethiopia. Qalbi-Dhagax, waxa uu sheegay in dowlada Somalia ay ka dhoofisay magaalada Muqdisho isaga oo aan xiligaa isku arag mid danbiile ah. Nuqul kamid ah khudbada Qalbi-Dhagax ayaa aheyd “Aniga oo indho duuban, cago cad, qaawan, ayaa Muqisho la iga dhoofiyay, balse waxaan ogaaday in aan leeyahay 30 milyan oo walaalo Soomaaliyeed ah” Qalbi-Dhagax, waxa uu intaa ku daray in qaabka loogu wareejiyay Ethiopia ay muujineyso inay tahay mid fariin u ah Umadda Soomaaliyeed waxa uuna cadeeyay inay suuragal tahay in muwaadin waliba uu mari karo halka uu hadda maray isaga. Dowladda Soomaaliya weli kama hadlin siideyntii dowladda Itoobiya ee Qalbi-Dhagax oo ay ku wareejisay Bishii Agaust Sanadkii tegay ee 2017 marka laga reebo in dowladda Itoobiya ay shaacisay in dowladda Soomaaliya ay ka dalbatay siideyntaas. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
-
A treacherous rescue bid to free a youth football team trapped in a flooded Thai cave entered its second day Monday, with nine of the "Wild Boars" still inside after elite divers guided four out. Source: Hiiraan Online
-
Riek Machar will be reinstated in his position as part of a peace deal to end a near five-year-old war that has killed tens of thousands and devastated Africa's youngest nation. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (PP) ─ Shirka Guddiga Amniga Gobolka Banaadir oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Kusimaha Guddoomiyeha Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenkiisa Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda, taliyeyaasha heer Federaal iyo heer gobol ee ciidammada Booliska iyo Nabad-sugidda ayaa waxaa lagaga hadlay xaaladaha guud ee amniga caasumadda, gaar ahaan qaraxii argagixso ee lagu beegsaday Xarunta Wasaaradda Amniga. Guddiga ayaa warbixin ka dhageystay laamaha ammaanka ee gacanta ku haya baaritaanka lagu sameeynayo su’aalaha la xiriira qaraxaas, iyagoona tilmaamay sida ay uga go’antahay in ay soo bandhigaan gaabkii amni ee dhacay iyo la xisaabtanka cid kasta oo gudan weeyday masuuliyadda kaga aaddanayd ka hortagga dhagarta argagixisada Alshabaab ee ay ku dhibaateeyeen shacabka Gobolka Banaadir. Guddiga Amniga Gobolka ayaa ku bogaadiyey bulshada Gobolka Banaadir kaalinta ay ka qaateen yareeynta iyo ka hortagga qorshayaasha argagixisada Alshabaab ay ku dhibaateynayaan shacabka, amniga iyo harumarka Gobolka Banaadir. Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka ahna Kuxigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur oo la dardaarmayey saraakiisha ammaanka ayaa yiri; “Waa in aad dardar gelisaan qorshayaasha aad ku sugeysaan amniga Caasimadda, idinkoo lakaashanayana shacabka, si aan uga guuleysano argagixsada mar walba dhibaatada u geysanaya nafta iyo maalka shacabkeena, taasna waa mid inoo ka baahan dadaal iyo masuuliyad dheeraad ah.” Dhanka kale, Guddiga Amniga Gobolka ayaa sheegay in qorshaha dalka lagaga xoreeynayo argagixisada Alshabaab ee ay ku howllantahay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay kaalin wayn ka qaadan doonaan bulshada Gobolka Banaadir, maadama dabar gooynta argagixasada ay mudnaan gaar ah u leedahay horumarka iyo ganacsiga Gobolka. Ugu dambeyn, dhammaan xubnaha Guddiga Aminiga Gobolka Banaadir ayaa hoosta ka xariiqay in laamaha ammaanka ee heer Federaal iyo heer gobolba ay tallaabooyin muuqda u qaadeen xasilinta amniga Caasimadda bilihii la soo dhaafay, isla markaasna ay tahay in ay laba-laabaan dadaalka ay habeen iyo maalinba ugu jiraan ilaalinta amniga shacabka iyo hantdoodaba. PUNTLAND POST The post Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’adaha Amniga oo ka Wada-hadlay Xoojinta Amniga appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay nin ganacsade ah meel aan ka fogeyn Isgoyska Dabka ee Muqdisho, iyadoo dableyda dilkaan geystay ay goobta si fudud uga baxsadeen. Ganacsadahan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray, Xasan Cumar Mayow oo la sheegay inuu iibin jiray waxyaabaha farshaxanka ah, iyadoo lagu dilay goob maqaahi ah oo shaaha lagu cabo. Qaar ka mid ah dadkii goob-joogayaasha ahaa ayaa sheegay in dableyda dilka geystay ay ahaayeen laba wiil oo dhallinyaro ah oo ku hubeysnaa laba bastooladood, ayna la toogteen madaxa iyo feeraha. “Dilkan waxaa geystay laba wiil oo yar-yar, xabado ay ku fufeen markii uu dhintayna way baxsadeen, mana garanayno sababta loo dilay, wuxuu ahaa 70-jir ganacsade ah,” ayuu yiri mid ka mid ah dadkii goobta ku sugnaa oo la hadlay warbaahinta. Sidoo kale, wararka ayaa waxay sheegayaan in marxuumka uu ka mid ahaa dadkii wax kasoo doortay xildhibaannada maamul-goboleedka Koonfur-galbeed ugu jira baarlamaanka Soomaaliya. Maydka marxuumka ayaa waxaa goobta ka qaaday ciidammo ka tirsan kuwa nabad-sugidda dowladda oo goobta soo gaaray markii uu dilku dhacay kaddib, waxaana dilan uu qayb ka noqonayaa dilal soo laalaabtay oo ka dhacayay Muqdisho xilliyadii ugu dambeeyay. Ugu dabmeyn, Illaa hadda ma jirto cid sheegatay inay mas’uul ka ahayd dilka odaygan ganacsadaha ahaa, balse dilalka noocan oo kale ah ayaa waxaa sheegata Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Ganacsade xalay lagu Toogtay Agagagaarka Isgoys Muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
A team of Qatari cyclists has had a successful run during its fourth consecutive participation in the Global Biking Initiative (GBI) Europe initiative, which kicked off in Sweden last week and covered a distance of 750km - passing through Denmark and ending in Hamburg, Germany. Source: Hiiraan Online
-
The South Sudan peace negotiations move to Nairobi on Monday July 9, after the Khartoum Round registered progress on the issues of rehabilitation of the oil fields and security arrangements. Source: Hiiraan Online
-
Leaders in Garissa want an MP they did not name and attackers who killed three people in Elderre on the border with Isiolo arrested. Source: Hiiraan Online
-
Uganda's largest telecom MTN says security officers raided its data centre in Mutundwe, Kampala and disconnected four of its servers. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa weerar sabtidii lagu qaaday Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha Somalia ee Otto Otto, oo ku taalla isgoyska sayidka ee magaalada Muqdisho. Wararku waxa ay sheegayaan in qorox dhicii shalay gudaha Xarunta laga helay darees hor leh oo ay tureen maleeshiyaadkii weeraray xarunta. Dareeska oo ilaa labo ahaa ayaa laga helay qeybta danbe ee xarunta waxaana lasoo sheegayaa inay tureen maleeshiyaadkii qaaday weerarka oo markii danbe si nabadgalyo ah u baxsaday. Dareeska la helay oo kaaki ahaa ayaa waxaa jeebkooda laga helay warqado dardaaran iyo duco ay ku qornaayen, halka mid kamid ah laga helay Kitaab xusnul-Muslim ah. Waxyaabaha laga helay xarunta ayaa waxaa sidoo kale kamid ah Bamgacmeedyo ay maleeshiyaadka ku tureen gudaha xarunta inta ay ahaayen baxsadka. Sidoo kale, waxaa galabta gudaha xarunta laga helay qeybo kamid ah jirka bani’aadamka sida Lug, Madax iyo hilbo bani’aadam, kuwaa oo uu baabi’iyay Qaraxa. Hilbahaani ayaa laga helay dhagxaan hoostooda iyo halka uu ku Qarxay gaarigii hore, xili xarunta lagu waday nadaafad guud. Weerarka oo ay ku naf waayen ilaa 17 ruux ayaa waxa ay Dowlada Somalia u xirtay Taliyayaal iyo Saraakiil la sheegay inay waxbadan ka ogaayen Qaraxa. Dowlada Somalia ayaan weli ku qancin habka uu u dhacay weerarka waxaana jira shaki xoogan oo ka dhextaagan Hay’adaha amaanka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com