Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,049
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somalis are braving the storm to host social events despite threats by Islamist militant group Al- Shabaab which is perpetrating brutal bombing of civilians and security officials on a daily basis. Source: Hiiraan Online
  2. UAE’s Minister of State for Foreign Affairs Anwar Gargash said Somalia created tension that’s uncalled for after its seizure of a civilian aircraft this week and money on board that’s allocated for the Somali army. Source: Hiiraan Online
  3. Muqdisho (Caasimadda Online) – Musuq maasuqa Qaramada Midoobe ka dhex jiro ayaa sii balaraanayo mana kusii jiro midka ay hay’adaha Qaramada Midoobe ka wadaan gudaha Soomaaliya. Xafiiska Qaramada Midoobe Soomaaliya ku leedahay ayaa la sheegay inay musuq maasuqeen lacago $51.3M oo lagu cunnay magaca Soomaaliya ayadoo lagu andacoonayo adeegyo gaar ah in dalkaan loo qabanayo. Xafiiska UN Support Office in Somalia in Somalia (UNSOS) ayay ku biyo shubatay inay magaca Soomaaliya lacago badan ku cuneyn ayagoo sheegayaan adeegyo kala duwan qabanayaan. Fadeexadan banaanka ay soo dhigtay Inner City Press ayaa kusoo beegmeyso xili dhawaan xoghayaha guud ee qaramada midoobe Antonio Guterres sheegay inaan loo dul qaadan doonin shaqaalaha Qaramada Midoobe ee lagu soo eedeeyo inay galmo iyo musuq musaaq ku kacaan. Baaritaan gaar ah oo ay Qaramada Midoobe sameysay ayaa lagu ogaaday sidoo kale inay jiraan xisaab lacageed oo dayacaad ku dheehan gudaha Soomaaliya loogu adeegsaday. Lacagaha ay qaramada midoobe kaalmo ahaan Soomaaliya ugu tala gashay in arimaha, siyaasada, nabad galyada, dhaqanka iyo hormarka wax looga qabto ayaa lagu takrifilay ayadoo shaqaalaha xafiiska Qaramada Midoobe SOOMAALIYA maamulaan musuq maasuqeen lacagtaan danno gaar ahna ku qabsadeen. Baaritaanka xisaabaha lacagaha ay Qaramada midoobe ku sameysay xafiiska UNSOS waxaa hogaaminayay Amadu Kamara waxayna isaga kooxdiisa banaanka soo dhigeen lacago $51.3 million oo si aan loogu tala galin loo adeegsaday sidoo kalena aysan caddeyn qaabkii lacagahaas lagu bixiyay. Waxaa warbixintaan lagu sheegay heshiiska qandaraaska cunnada loogu keenayo shaqaalaha UNSOS dhanka diyaaradaha qarashaadka ku baxaayo inuu labo lab ka badan yahay ra’sumaalka guud ee Qaramada Midoobe safarada Dibbada u adeegsato. Warbixintaan sidoo kale waxaa lagu sheegay in UNSOS sharaxaad dheeri ah ka bixin weysay markii lagu helay lacagaha $51.3-milyan gaarayaan ee xafiiskeeda lagu musuq maasuqay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  4. Muqdisho (Caasimadda Online)– Ra’iisal wasaare, Xasan Cali Kheyre ayaa caawa hoygiisa ku booqday guddoomiyaha baarlamaanka ee is casilay Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Booqashadaan Ra’iisal wasaare Kheyre ee guddoomiye Jawaari ayaa aheyd mid ay isku cafinayeen isla markaana xalay dhalay uga wada noqon lahaayeen khilaafkii siyaasadeed ee aakhirkii isku casilay Jawaari. Maalinta Arbacad ee beri ayaa a filayaa in Jawaari uu khudbad u jeediyo xildhibaanada kuna sheegayo iscasilaadiisa iyo dardaaran uu u jeedinaayo xildhibaanada.
  5. It took until almost the last kick of the game, but Real Madrid are through to the Champions League semi-finals after converting a stoppage time penalty over Juventus, scoring the aggregate tiebreaking goal to send them through 4-3 despite losing the match 3-1 at the Santiago Bernabeu Source: Hiiraan Online
  6. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Baxreyn Khaalid Ibnu Axmed ayaa bartiisa twitter ka waxaa uu soo dhigey hadal uu dowladda Soomaaliya ku dhaliilay kaasoo daba socdey muran dublumaasiyadeedka u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraatka. ” Dowladda Imaaraat ku waxay abaabushay shirar dhawr ah oo Soomaaliya lagu taageerayey ayadoo uu goob joog ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya, waxayna imaaraat ku Soomaaliya ka caawiyeen la dagaalanka burcad badeeda ayagoo siiyey taageero dhaqaale, hub iyo daawo. Laakiin Soomaalidu waxay ugu badashay inkiraad iyo xumeyn ama sumcad dil, waxayna hoosta ka galleen dhabta cadowga ummadda, Illaahay baa nagu filan, una wanaagsan wax la talo saarto” khaalid Axmed Caadiyan maa ahan badanaa dhaqanka dublumaasiyadda aduunka ka dhaca in muran dublumaasiyadeed oo labo dowladood ka dhexeeya in dowlad kale si qaawan u soo dhex gasho oo mid ula safato, gaar ahaan marka dowladdaan soo dhex galaysa uusan wax xiriir xumo hore ah kala dhaxeyn dowladda ay ka safaneyso. Hase ahaatee qofkii la socda siyaasadda Carabta uu garan karaa sababta hadalka wasiirka Baxreyn oo ka mida Isbahaysiga ay is hayaan Qatar. Hadalkaan kasoo yeeray Wasiirka Arrimaha Dibadda Baxreyn wuxuu soo jiitey oo dood adag dhex dhigey bulshada Soomaalida iyo Carabta ee sida weyn u raaca wax yaabaha xaasaasiga ah ee lagu qoro xisaabaadka ay twitter-ka ku leeyihiin shaqsiyaadka caanka ah ee ra’yul caamka ama wararka sameeya. In ka badan dhawr boqol oo qof ayaa jawaabo iyo jawaab celin isku dhaafsadey bogga Wasiirka Baxreyn uu ku lee yahay twitterka. Soomaali badan oo u badan dhallinyaro afka Carabiga si fiican u yaqaan ayaa doodaan ka qeyb galay ayagoo difaacaya mowqifka Soomaaliya. Doodu waxay u badneyd hadallo kulul oo mararka qaarkood aflagaado iyo cey la is dhaafsaneyey. Shaqsiyaadka Carabta ah ee taageerayey warka wasiirka oo dhalashadoodu badankood ka muuqatay Imaaratiyiin iyo Sucuudiyiin waxay Soomaaliya ku tilmaamayeen dal burburay oo gaajo iyo argagaxiso degtay, kuna abaal dhacay dowladihii caawinayey. Laakiin shaqsiyaad kale oo Carbeed ayaa dowladaha Isbahaysiga ku eedeynayey inay doonayaan Soomaaliya in loo burburiyo sida Yamen iyo Iiibiya, waxayna Wasiirka Baxreyn iyo dowladaha kale ugu baaqayeen inay Soomaaliya arrimaheeda gudaha faraha kala baxaan, lagana daayo xad gudubka lagu hayo qarannimadeeda. Hase ahaatee, waxaa xiiso badan lahaa fal celiska dhalinyarada Soomaalida ah ee ka qeyb qaadatay doodaas. Waxaa ka muuqdey dhallinyaradaas kalsooni iyo qab uu ka muuqdo dhaqankii Soomaalida lagu yaqaanay, waxey ku doodeen in ay abaal u hayaan cid kastoo Soomaaliya caawisay laakiin taas aysan ku badalan karin inay aqbalaan siyaasad wax u dhimeysa qarannimada iyo madax bannaanida dalkooda. Dhalinyarada qaarkood carro xooggan ayaa ka muuqatey, waxeyna cay iyo hadallo kulul u jeediyeen Wasiirka Baxreyn iyo dowladaha kale ee Carbeed oo ay ku eedeeyeen inay ka shaqeynayaan siyaasad iyo falal Soomaaliya looga abuurayo qalalaase iyo khilaafaad. Hiba Shookari oo ka mid aheyd dhallinyaradd sida wanaagsan Soomaaliya u difaacdey, aadna uga qeyb-gashay doodaan ayaa tilmaantay in Soomaaliya ixtiraamayso ciddii ixtiraamta, ayna xaq u leedahay inay difaacato danaheeda qaran. “Ma jirto cid aan raali uga noqonayno inay dalkaanaga kala qeybiyaan” ayey tiri Hiba oo hadal keeda uu ka muuqdey sida ay ugu weyn tahay Soomaalinimadu. Asad Ibraahim Cadaani oo ah qoraa Soomaaliyeed ayaa si weyn ugu caqli celiyey wasiirka Baxreyn kuna nuux nuuxsaday sida ay lagama maarmaan u tahay in aan mashaakil ka dhex jira dowladaha khaliijka loo soo rarin Soomaaliya. Asad ayaa ku faanay Soomaaliyaba inay caawin jirtay dowladaha khaliijka xili ay ahaayeen dad arradan oo faqri ah. Guud ahaan doodaani waxay bannaanka soo dhigtay inay jiraan jiil cusub ay ka go’an tahay inay difaacdaan dhaxalkii awooweyaashood iyo qarannimadii ay dhaliyeen dhallinyaradii gumeystihii caddaa dalka ka saarey. Dhalinyarada Soomaaliyeed ee doodan ka qeyb gashay waxey si weyn ugu celceliyeen inaysan macno ugu fadhin sida dowladuhu u kala lacag iyo dhaqaallo badan yihiin, laakiin ay ku faanayaan inay leeyihiin dal Soomaaliya la dhaho, lehna mustqabal wanaagsan. Dooddahaas iyo weerarada afka ah ee ay dowldaha iyo muwaadiniintu is dhaafsanayaan, ka sokoow waxaan la inkiri karin in caalamka casriga ah ay dowladuhu yeeshaan iskaashi iyo wax kala badalasho ku dhisan masaalix la wadaago, Soomaaliyana waxaa maslaxadeedu ku jirtaa inay xiriir wanaagsan la yeelato dowladaha caalamka, gaar ahaan kuwa Carbeed oo aan dano badan wadaagno. Sidoo kale, dowladaha danaha ka leh Soomaaliya waxaa la gudboon inay danahooda iyo masaalixdooda usoo maraan wado sax, kana fogaadaan siyaasaddaha keenaya cadawada iyo kala fogaanshaha oo aan cidna dani ugu jirin. Ma jirto dowlad ay ka suurta gali karto inay qarannimadeeda iyo midnimadeeda dhuleed ku badalato kaalmo kooban oo dal kale uga yimaada, Soomaaliyana kama duwana kuwaas haddaan lagu beegsaneyn qaran jabkii ku dhacay oo ay hadda kasoo kabanayso. W/Q: Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire
  7. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, ayaa qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya H.E. Mr. Carlo Campanile, isaga oo ka guddoomay dhambaal casuumaad ah. Intii kulanka lagu gudajiray waxaa looga hadlay xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga, iyadoo yadoo loo marayo istratijiyad siyaasadeed, nabadgelyo iyo dhaqaale si loo xoojiyo maqaamka xiriirka taariikheed ee labada dal iyo labada shacab ee saaxiibada ah u dhexeeya, waxaa sidoo kale laga dooday arrimo dhowr ah oo ku qotoma xiriirka iyo sidoo kale xaaladda gobolka iyo dunida inteeda kale. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi iyo Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika Mudane Abdidaahir Cabdiraxmaan Cabdi. –DHAMAAD–
  8. Bahrain’s Foreign Minister, Khalid bin Ahmed Al Khalifa, has weighed in on the diplomatic tension between United Arab Emirates (UAE) and Somalia, describing the latter as ungrateful and unfair to its Gulf ally. Khalifa used his official Twitter account to blast Somalia for ‘denying and insulting’ its ally ‘in the name of the nation’s enemies’, despite UAE’s support in the fight against piracy and insecurity. Relations between UAE and Somalia have been steadily declining since the latter’s decision not to cut ties with Qatar, preferring to take a neutral position in the dispute between Saudi Arabia and Qatar. Relations took another hit last month when Somalia nullified an agreement between UAE’s DP World, Somaliland and Ethiopia over the management of Berbera port. Somalia said the deal violated its territorial integrity. In the latest diplomatic spat, Somalia intercepted a plane from UAE on Sunday at the Mogadishu airport and impounded three bags containing $9.6 million. While the UAE foreign ministry has since described Somalia’s move as illegal and a breach of diplomatic protocol, Somalia insists that the diplomats present at the airport including the UAE Ambassador to Mogadishu Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi failed to verify the bags. “The Ambassador refused the bags to be examined with metal detectors, electronic scanning, or canine sniffing without opening or detaining the bag which was a simple solution to the problem,” a senior government official told Voice of America in Somalia. A local radio in Mogadishu, Radio Dalsan, reported that the defence ministry has decided to take full charge of its army training and pay salaries of troops that were trained by UAE through a military cooperation agreement signed in 2014. The move effectively ends UAE’s role in the military affairs of Somalia. UAE had explained that the confiscated funds were meant to pay the Somali army and trainees based on that agreement. Somali authorities have since started an investigation to determine whether the money was intended to destabilise the country. Source: – Africa News
  9. Details of a terrorist attack foiled by police last month show that al-Shabaab local operatives are increasingly posing a grave danger to Kenya. The plot by homegrown elements of the Somalia-based terrorist group targeted the Judiciary. Detectives are still processing the seized vehicles, which suicide bombers reportedly planned to use in the raid. Those familiar with the sophisticated plot say it shows the changing face of terrorism. The classic picture of AK47-wielding men with bushy beards behind a black flag is no longer the major focus in the war against violent extremism. Mr Tyrus Kamau Muya, a security consultant, says terrorism has evolved in recruitment, membership and tactics. TERRORIST “It is not easy to single out a recruit or recruiter. It is even more difficult because the stereotype of your typical terrorist has moved from an individual of Arabic or Somali extraction to just about anyone,” Mr Kamau said. Terrorist groups are now made up of university students, young, charismatic and eloquent youths who have been brainwashed and ready to kill. The situation is complicated by the widespread availability and accessibility of social media. Counter terrorism support group, Epuka Ugaidi says: “With the changing face of terrorism, the enemy could be anyone.” Mr Muya says recruiters turn to unsuspecting groups and never expose themselves from the onset. CHAIN OF COMMAND “This is of course precautionary and as a result, they will use fellow students to get recruits. The chain of command is very long and convoluted,” he said. He adds that in recent times, technology has made recruitment even easier. With apps such as Signal and Telegram, which guarantee almost complete anonymity, people are often approached by their peers then added to the group chat apps for more indoctrination and conversion. Al-Shabaab has recruited beyond its boundaries using the internet which demands few resources, little effort and time. The gangs also fight their battles on social media, where they easily evaluate their success by the number of likes, shares, views and comments. WESTGATE ATTACK An example is the October 2013 Westgate attack in Nairobi that left at least 67 people dead and more than 100 injured. A Twitter handle HSMpress, suspected to belong to al-Shabaab continuously updated the world on the happenings in the mall as it taunted Kenyan security forces. The United Nations Security Council expressed concerns in February that under the new conditions, terrorist organisations are expanding and strengthening the network of cells, most of which operate with a certain degree of autonomy, making it difficult for governments to detect them. A number of Kenyans have been used by terrorists to carry out attacks on their own people. Ahmed Iman Ali was reportedly involved in many operations at the Coast while Abdirahman Mohamed Abdullahi led the group that attacked Garissa University College in April 2015, killing 148 people, mostly students. CHANGED TACTICS “Terrorist groups know that government agencies closely monitor them and so they have shifted their tactics,” Mr Muya said. Apart from recruitment, the terrorists are increasingly targeting women for tasks which require a bit of social engineering like access to buildings. Women have also been used as fighters and recruiters. In September 2016, three women armed with grenades and knives were killed in Mombasa when attacking a police station. More women are ready to join terrorist groups and even travel outside the country to join them. Records show that at least 100 Kenyan women have joined al-shabaab and the Islamic State group. At least 20 have been killed in the last three years. National Police Service director of communications Charles Owino says terrorists are also using children as young as six to carry our raids. EXPLOSIVES “Children can be used to plant explosives on roads because few people suspect them,” Mr Owino said. The use of vehicle bound improvised explosive devices, similar to the ones seized in Merti, Isiolo County in March, is another new but increasingly common tactic used by terrorists. The emergence of the lone-wolf attack tactic complicates intelligence gathering. A lone-wolf operative usually attacks with a gun, machete or even a vehicle with the intention of killing as many people as possible before being arrested or killed. Such a method was used at Deputy President William Ruto’s home in Sugoi and by a man who attempted to stab a General Service Unit officer outside the US embassy in Gigiri. LONE ATTACKERS Experts say lone attackers are unpredictable and difficult to stop. The metamorphosis of terrorism calls for extreme vigilance, especially by the public because recruiters, recruits and attackers live closer to them. “Some tell-tale signs which can help identify potential recruits include instantaneous wealth, an abrupt shift in schedule and sporadic unexplained journeys for days or weeks with no alibi,” Mr Muya says. Anti-Terrorism Police Unit boss Munga Nyale believes the multi-agency approach has and will help security agencies in the fight against anarchism. The police, military and the National Intelligence Service are on the frontline in the war on terror. Source: – Daily Nation
  10. Wednesday April 11, 2018 By Louise Donovan After 15 months of beatings and abuse in captivity by Libyan traffickers, a Somali mother rejoins her teenage sons in Niamey. Ahmed, 14, and Mohamed, 15, hug their mother Amina* in Niamey, Niger. © UNHCR/Louise Donovan Somali mother of two Amina* was strong and vigorous before she fell into the hands of Libyan traffickers. After more than a year of relentless beatings and electric shocks, she is now broken and unable to walk. ”When I arrived in Libya, I was walking, nobody had to help me … but look at me now,” she says, holding up her badly broken arms in despair, her legs paralyzed. The 42-year-old is among thousands of refugees and asylum seekers from across Africa who set out on desperate journeys in search of safety, who all too often end up the captives of ruthless human traffickers in Libya. Held for ransom for months in dire conditions, many are subjected to abuse and torture that marks them for life. She was given electric shocks and beaten, she says. “They always tied my hands behind my back, and afterwards, they would leave me outside, tied up in the cold.” Her ordeal began in 2015 when her home in the capital, Mogadishu, was destroyed by a bomb that killed her husband and brother. Ads By Google Without access to education and with limited resources, her sons Ahmed and Mohamed, aged 13 and 14 at the time, were in danger of forced recruitment by the armed group Al-Shabab, like so many boys their age. With few options, the brothers set out in secret with a female cousin in 2016 on a quest for safety that would take them to Yemen, Sudan and then Libya. Once Amina learned they had left, she set out for war-ravaged Yemen to try to find the boys. She eventually caught up with them five months later in Sudan, but little did they know what lay ahead of them in Libya. After initially negotiating with traffickers, they set off north over the Sahara, with little or no water or food for days, in unyielding heat. Amina grew weak and the traffickers wanted to abandon her in the desert but her sons refused to leave her. When they reached the western Libyan city of Bani Walid, the real horror began. The traffickers demanded US$10,000 for each of the four family members. Amina did not have the means to pay, or family to ask for help. “They tortured me so badly. I begged them not to torture my family,” says Amina, who volunteered to take all the abuse to spare her sons and niece. After seven months her body began to shut down from the abuse. She could no longer stand and her hands did not function. So the smugglers began torturing the children. After 15 months in captivity, Amina was on the brink of death. The smugglers did not want to deal with a corpse and realized that they would not get the money they demanded, so they finally let them go. “He knew I would die, and he didn’t want that, so he finally let us go,” recalls Amina. Another niece was also held captive in the same location, so the whole family left together. All five were transported to the coast as part of a larger group. They were among the lucky ones. They were herded on to an inflatable boat bound for Europe. They knew it was overloaded, with more than 100 people, but were powerless and unable to get away. Panic hit several hours later, when the boat began to sink. However a Libyan Coast Guard vessel brought them back to the coast. At the harbour, UNHCR, the UN Refugee Agency, was waiting for them. Amina was in a critical state and was rushed to hospital. Authorities took the boys and their cousins to a detention centre, where UNHCR informed them they would be flown to Niger. Somali mother Amina sits with her nieces after being evacuated to Niger by UNHCR. © UNHCR/Louise Donovan The move was arranged through UNHCR’s Emergency Evacuation Transit Mechanism (ETM), which was established in November 2017. So far, 1,020 of the most vulnerable refugees — like Amina and her family — have been evacuated to Niger on a temporary basis, while long-term solutions are sought for them, including resettlement. The boys were first to be offered evacuation. They were delighted with the news, but feared leaving their mother again. UNHCR reassured them that she would be joining them soon. “We were very anxious, from the minute we landed in Niger, we kept asking about our mother – whether she was alive, when she would be joining us” says Mohamed. To their relief, UNHCR succeeded in flying Amina and her niece to Niger the following week. When discussing the evacuation, the mood changes completely. Amina begins to cry again, but this time from happiness. “Everything changed in a minute. I was so happy. Instead of feeling depressed, I felt blessed,” she recalls. “There’s nothing more important for us in our lives than our mother, and we are so grateful that she is okay,” says Ahmed, grinning broadly. “I want to go back [to Somalia] one day” he adds, “I want to bring change to my country … but how can I, when I can’t even protect myself?” For Amina, the onslaught of blows and shocks has left her confined to a wheelchair and dependent on her nieces as care givers. The experiences recounted by the family are not unusual amongst those evacuated from Libya, where reports of beatings, torture and rape are common. A UNHCR report published today - Desperate Journeys - found a deeply worrying deterioration in the health of new arrivals to Italy from Libya in recent months, with more people reaching there extremely weak, thin and in general poor health condition. UNHCR is appealing for additional resettlement places to enable evacuees to begin to plan a future. “A total of 2,483 places have so far been pledged for refugees in Niger, but more are needed. This is essential to avoid the same situations for more refugees, still trapped in Libya, where their lives have been suspended,” says Alessandra Morelli, UNHCR’s senior official in Niger. Of the refugees who have so far been evacuated to Niger, 84 have left the country, most through resettlement, while a small number have been reunited with family in Europe or received humanitarian visas. “The evacuations out of Libya and the increased resettlement opportunities that we saw last year are very good news," said Pascale Moreau, Director of UNHCR's Europe Bureau. “Still significant obstacles remain that limit access to safe and legal pathways, including family reunification, for people in need of international protection, and we call for more solidarity.” * Refugees’ names have been changed for protection reasons
  11. Diplomatic relations between the United Arab Emirates (UAE) and Somalia have hit a new low on Wednesday as Somalia announced that it will take over the training and financing of soldiers trained by the UAE. Somalia’s Minister of Defense Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman said while the government of Somalia appreciates the training provided by the Emirati’s at Gen. Goordan military base, the UAE-trained soldiers will be broken up and consolidated within the existing security architecture. “Somalia must take over the responsibility of its soldiers,” Mursal told reporters in Mogadishu. The UAE has trained Somali soldiers since May 2015 when it opened what was then the biggest military training centre in Somalia. Mursal said the government plans to settle the salaries of the soldiers. The dismantling of the security pact signed in 2014 signals a further souring of diplomatic relations between Somalia and UAE; which has been deteriorating since Somalia officially declared neutrality in the ‘Gulf crisis’ that has pitted Qatar against a Saudi-led bloc that includes the UAE, Bahrain and Egypt. Earlier this week Somali authorities seized nearly $10 million USD in “mystery cash” from a Royal Jet airliner arriving from Abu Dhabi. The UAE, incensed at the seizure, has maintained the money was for the salaries of UAE-trained soldiers. “Money allocated to support the Somali army and trainees was seized at gunpoint by Somali security personnel, who disrespected some members of the UAE forces,” it said. The Somali government would only confirm the seizure, refusing to elaborate on any details. The seizure has raised the eyebrows of many Somalis who have long suspected that petrodollars are fuelling the political instability in Somalia. There has also been the widespread concern over the chain of command of soldiers who are trained by foreign countries. Somalia’s military commander, General Abdiweli Jama Gorod, said that the entire government “disappointed” when they could not immediately ascertain which soldiers attacked a Senator’s home in December 2017. “The entire government is disappointed. It was not something that was expected. We believe the forces and those who ordered them had ulterior motives,” he said. “I assure you that those who were behind the attack will be found and punished.” Several soldiers trained by the UAE were arrested in connection with that assault. The move by Somalia effectively ends UAE’s role in the military affairs of Somalia.
  12. As a child, Ifrah Mansour fled the civil war that tore apart her home country of Somalia. Source: Hiiraan Online
  13. Details of a terrorist attack foiled by police last month show that al-Shabaab local operatives are increasingly posing a grave danger to Kenya. Source: Hiiraan Online
  14. This research was aimed at investigating issues surrounding youth migration in Somalia. Citizens in seven populous cities in different geographical locations and administrations were surveyed and key informants were interviewed. The study has revealed that migration is high in even relatively peaceful places. The causes of migration are many, and the main factors are unemployment and economic difficulties; the unbalanced, privatized and under-regulated education system; peer pressure; strong smuggling networks; lack of reliable security; and the overall fragile and weak state institutions that have failed to create hope for citizens. Source: Hiiraan Online
  15. Wasaarada Cafimaadka Puntland ayaa gaarsiisay isbitaalka guud ee Garowe agab caafimaad kaasoo laagu talagalay in lagusoo horumariyo adeegyada caafimaad ee isbitaalku u hayo bulshada. Wasiirka wasaarada caafimaadka ayaa ku wareejiyay agaasimaha isbitaalka iyo Qaar kamida dhakhaatiirta, waxaana uu sheegay in wasaaradda caafimaadku ku howlan tahay hormarinta isbitaalada ku yaal gobolada Puntland. Dr Cabdinaasir Cuuke iyo tiimkiisa, ayaa shaqo muuqata ka qabtay wasaaradda caafimaadka Puntland iyagoona keenay barnaamijyo wax ku ool u ah bulshada. Dhawaan ayaa la filayaa in uu bilaabmo dhismaha isbitaal casri ah oo Garowe yeelanayso. Puntlandi.com
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dowlada Isutaga Imaaraadka Carabta ay dacwad adag ka gudbisay Dowlada Federaalka ah ee Somalia. Dacwadaan ayaa la sheegay in Dowlada Isutaga Imaaraadka ay u gudbisay Hoggaanka sare ee Jaamacadda Carabta. Dacwada ay gudbisay Dowlada Imaaraadka ayaa la xaqiijiyay inay ku saleysan tahay Khilaaf Siyaasadeedka ka dhex aloosan labada dal, gaar ahaan lacagta looga qabsaday magaalada Muqdisho. Dacwada ayaa xoogeeda la sheegay inay tahay mid ay dowlada Imaaraadka kaga dacwooneyso dowlada Somalia, oo ay sheegtay inay ku xadgudubtay xeerarka caalamiga ah ee diblomaasiyadda. Warqadaha Dacwada Imaaraadka ayaa sidoo kale la sheegay inay qeyb ka tahay in Dowlada Somalia ay caqabad ku tahay heshiisyadii diblomaasiyeed ee labada dhinnac ay galeen, iyo sidoo kale heshiiska dekedda Berbera. Waxyaabaha ay ka dacwoodeen Imaaraadka Carabta ayaa waxaa ka mid ah lacagtii dhawaan lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo ay sheegen in aan si wanaagsan loola dhaqmin shaqaalaha diyaarada iyo mas’uuliyiinta Muqdisho ujooga. Si kastaba ha ahaatee, dacwada ay Imaaraadka u gudbisay Jaamacada Carabta, ayaa kusoo beegmeysa xili dhawaan ay Dowlada Somalia dacwaad ka dhan ah Imaaraadka iyana ay u gudisay Jaamacadda Carabta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  17. Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa sheegtay inay la wareegayso gabi ahaan ciidamada ay tababartay dowladda Imaaraadka Carabta ee ku sugan dalka, inkastoo aan la sheegin sababta dhabta ah ee ka dambeysa go’aankan. Wasiirka gaashaandhigga Somalia Maxamed Murasal Sh. C/raxmaan ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada Imaaraadku tababaray ay wixii hadda ka dambeeya la wareegayso dowladda Somalia, isl markaana ay bixinayso mushaaraadkooda. “Ciidamada ay tababareen Imaaraadka waxaa la wareegaysa dowladda, waxana lagu kala dari doonaa ciidamada qalabka sida, mushaarkoodana innaga ayaa bixin doona,” ayuu yiri wasiirka oo warbaahinta la hadlayay. Sidoo kale, Taliyaha ciidamada xoogga dalka Somalia, C/weli Jaamac Xuseen [Goro]d oo maanta la hadlay VOA-da ayaa xaqiijiyay in ciidamada Dowladda Imaaraadku ay ku tababartay dalka ay la wareegi doonto dowladda. Mar la weydiiyay Taliyaha in tallaabadan ay ka dhigan tahay in doorkii uu ku lahaa imaaraadka tababarka ciidamada Somalia uu dhammaaday ayuu kaga jawaabay. “Markii horeba heshiis ayay ku timid, waana arrimo siyaasadeed oo haddii laga baxayo u yaalla labada dowaldood, mana ahan wax aniga igu xiran.” Taliyaha oo sii hadlayay ayaa intaas ku daray. “Aniga muhiimaddeydu waxay tahay in ciidamada la ii tababaro oo aan adeegsado, balse arrimahan kale oo dhan waa kuwo dowladda ay go’aan ka gaari karto.” Dhanka kale, Taliyaha ciidamada xogga dalka ayaa wax laga weydiiyay lacag dhawaan lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, taasoo ahayd mid ay lahayd dowladda Imaaraadka wuxuu sheegay in lacagtaas ay gacanta ugu jirto dowladda Soomaaliya. “Lacagtaas way imaan jirtay, anigana waxaan qoray warqad aan ku leeyahay waa in loo fasaxo, balse muran ayaa yimid, garoonka ayaan tagay; laakiinse ugu dambeyn dowladda ayaa la wareegtay, mana garanayo sababta xilligaan loo qabtay lacagta,” ayuu yiri Jen. Gorod. Wuxuu kaloo taliyuhu sheegay in lacagtan ay ahayd mid loogu talo-galay in loo siiyo ciidamada iyo tababarayaashooda mushaar ahaan, wuxuuse si aad ah uga gaabsaday inuu faahfaahinno intaas ka badan ka bixiyo lacagtaan iyo halka ay ku dameysay. Ugu dambeyn, go’aanka ay Dowladda Somalia kula wareegtay lacagaas ayaa imaanaya xilli uu jiro mad-madow u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, kaasoo ka dhashay heshiiskii shirkadda DP World ee Dekedda Berbera. PUNTLAND POST The post Dowladda FS oo sheegtay inay la wareegayso Ciidamada uu Tababartay Dalka Imaaraadka appeared first on Puntland Post.
  18. Muqdisho (Caasimadda Online) –Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod), ayaa markii ugu horraysay ka hadlay warqad uu u qoray maalintii Axaddii taasi oo ku socotay maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan oo uu ku codsanayey in Imaaraadka in loo oggolaado inay la soo baxaan lacago ay la soo degayeen. Sida warqadda ay ku qornayd, Gorod, waxa uu ku sheegay inay uga imanaysay magaalada Boosaaso. Taliyaha Ciidamada Xoogga oo wareysi siiyey Idaacadda VOA qeybteeda ku hadasho afka Soomaaliga ayaa sheegay inuu isaga waraaqdaas qoray isla markaasna uu amray in loo fasaxo. Taliyaha oo la waydiiyey haddii uu isaga la socday tirada lacagta lasoo dajinayey iyo haddii lagu war geliyey ayaa tilmaamay inuusa waxba kala socon lacagtaas, wuxuuna shaaciyey in taliyaashii ka horreeyeyba ay sidaas ugu fasixi jireen. Wuxuu intaas ku daray inuusan ka warqabin tirada lacagta ay awal lasoo dagi jireen, sidoo kalana wuxuu sheegay inuu isaga ugu badnaan lacagtaas ku qiyaasayey ilaa 1 ama 2 Malyan. Taliyaha ayaa la waydiiyey sidoo kale waqtiga waraaqda uu qoray, wuxuuna sheegay inuu aheyd isla maalintii lacagta la qabtay oo ku beegneyd Axaddii lasoo dhaafay. Taliyaha oo sidoo kale wax laga waydiiyey haddii uu madaxweynaha iyo ra’isulwasaaraha waraaqdaan uu kala tashtay ayaa xusay inaysan muhiim aheyn inuu madaxda sare kala taashto maadaama ay arrintaan tahay arrin ciidan isla markaasna ay imaaraadka kusoo war geliyeen inay tahay Mushaarka iyo Raashinka Ciidamada ay dowladda u tababreen. Ugu dambeyntii Taliyaha ayaa caddeeyey in ciidamada ay Imaaraadka tababreen lagu kala dari doono ciidamada dowladda isagoo tilmaamay inuusan waxba ka qabin haddii ay dowladda Soomaaliya baaritaan ku sameysaneyso lacagtaas iyo halka loo waday. Haddaba halkaan hoose ka dhageyso Wareysiga taliyaha https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/04/a712224b-1637-4f45-9799-e93f3cfe59d5_48k.mp3 Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  19. Wararka naga soo gaaraya Magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaa lagu soo gaba gabeeyay shir khaasa oo u dhexeeyay maamulka iyo ganacsatada deegaanada Galmudug. Shirka ayaa looga hadlayay hormarinta ganacsiga Galmudug waxayna dhinacyada Shirka ay soo saareen Warmurtiyeed ku aadan qodobadii lagu hesheeyay. Shirka oo diirada lagu saaray horumarinta Ganacsiga degaannada Galmudug oo muddooyinkii dambe ka socday Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaaladaasi, kaasi oo ay ka qeybgaleen ganacsatada Gobolka Madax ka tirsan Maamulka Galmudug. HOOS KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA SHIRKA
  20. Kismaayo (Caasimadda Online) – Dadka ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Algeria ayay tiradooda gaartay illaa 257 qof , sida ay xaqiijiyeen saraakiisha dalkaasi. Diyaaradda waxa ay ahayd mid militari, waxayna soo dhacday kaddib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha millitariga ay leeyihiin oo lagu magacaabo Boufarik oo ku yaallo galbeedka magaalada caasimaadda ah ee Algiers. Weli waxaa socda baaritanno, madaxweynaha Algeria Cabdelcaziz Bouteflika ayaa waxaa uu ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroordiiq ah. Inta badan dadka ku dhintay shilkan diyuuradeed ayaa waxay yihiin ciidan millitari iyo qooysaskooda, 10 qof rakaab ahaa ayaa sido kale ku geeriyooday shilka, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee dalkaasi. Mid kamid ah xubin sare oo ka tirsan xisbiga talada haya ee dalka Aljeeriya ayaa waxaa uu ka dhawaajiyay in 26 kamid ah xubnaha taabacsan kooxo gooni-u goosadka inay kamid ahaayeen dadka ku dhintay shilka. Diyaaraddan Ilyushin Il-76 ayaa waxay kusii jeeday magaalada Bechar koonfur galbeed dalka Aljeriya,Diyaaradda ayaa la qorsheeyay inay ku degto magalaada Tinouf oo ku taallo xadka Morocco iyo deegaanka xadka lagu muransan yahay ee western Sahara. An Algerian military plane is seen after crashing near an airport outside the capital Algiers, Algeria April 11, 2018 REUTERS/Ramzi Boudina
  21. Mogadishu (HOL) - Diplomatic relations between the United Arab Emirates (UAE) and Somalia have hit a new low on Wednesday as Somalia announced that it will take over the training and financing of soldiers trained by the UAE. Source: Hiiraan Online
  22. Maalmahaan Waxaa Magaalada lagu qalqalgeliyey Gabar baa Cirbad HIV/AIDS ku durtey Wiil Bajaajle ah mana yareyn Dhacdooyinkaas u Dhaxeeya Gabdha iyo Bajaajleyda , Hadaba waxaa is weydiin Mudan maxaa ku keli yeeley Bajaaleyda Barnaamijkaan iyadoo la ogyahay in Gabdhaha ay raacaan Gawaarida BL-ka, Tagaasida, iyo Gawaarida kale ee raaxada Su’aashaas waxaan u daynayaa Bulshada Soomaaliyeed . .Dhinaca kale Gabdhaha oo aan ognahay in ay aad u Tabar yar yihiin marka loo fiiriyo Ragga sidee ayey ku suurta gashey in Gabar ay Cirbad ku mudo wiil Dhalinyaro ah oo aan ognahay in uu ka Xoog badan yahay sidaa Darteed ma jirto Gabar Nafteyda sidaa ku biimeyn karto in ay falkaas ku kacdo , sidaa darteed loo qaateen bay noqon lahayd hadii la dhihi lahaa nin baa wiil Bajaajle ah Cirbad ku mudey, sidoo kale maadaama gabdhaha ay yihiin kuwa ugu badan ee Raaca Bajaajka , sow uma Muuqato mid la doonayo in meesha looga saaro Xiriirka u dhaxeeya Gabdhaha iyo Bajaajleyda marka Bajaajleey Suuqaas yuu idiin ka Xirmin. Magaalada Muqdisho ayaa mar kasta Barnaamij loo soo alifaa si Bulshada Argagax loogu abuuro waxaana ka mid ahaa Barnaamijyadaas 1-Dabacadeeye Lacag badan lagu iibinayaa. 2- Muufo Rabi. 3-Diin ayaa lacag badan lagu gadayaa. 4- Canug afar habeen jira baa Hadley. 5- Dad Juudaan qaba Magaalada soo galey 6- Hilb Dameer oo la iibinaya ayaa la arkey. 7- Hilb Dhurwaa oo la iibinaya ayaa la arkey 8- Nin iyo Naag isku Dhagey baa la arkey 9- Haatana waxa mareysaa Gabar baa Wiil Bajaajley Cirbad ku durtey Waxaas oo dhan markii la daba galey waxay noqdeen kuwa Been Abuur ah. waxaan Xirirr la sameeyey Gudiga qaabilsan Xanuunka ee (South and Central AIDS Commission) oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan SCAC waxay ii sheegeen in arrinta Bajaajka ay tahay arrin lagu jahawareerinayo Bulshada ku nool Magaalada Muqdisho iyagoo sheegey in Gabadhii Tarbuunka ee lagu been abuurtey laga waayey Xanuunkaas iyadoo Gabadhaas ahayd Gabar Madaxa looga jirey. sidoo kale waxaana La Xiriiray Urur ay leeyihiin Dadka la nool Xanuunkaas waxay ii sheegeen in ay Been abuur tahay Wararkaas ku saabsan Xanuun la fidinayo waxayna Bulshada soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho in aysan Dhibaato hor leh u geysan Dadka la nool Xanuunka HIV AIDS. sidoo kale waxaa Barnaamijkaan Bajaajleyda iyo Gabdhaha beeniyey Afhayeen Amniga Cabdicasiis Xildhibaan oo sheegey in uu yahay Barnaamij lagu sharaf dilayo Gabdhaha Soomaaliyeed isagoo digniin u direy dadka faafinaya Barnaamjikaan Been abuurka ah W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail aminkhasaaro@hotmail.co.uk Tel 00252615532494
  23. Kismaayo (Caasimadda Online) – Cali Cabdullaahi oo ah madaxa qaybta Cudurka Aids-ka ee Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay Dadka la nool xanuunka Adis-ka ku sugan Magaalada Kismaayo. Sarkaalkan ka tirsan Wasaaradda caafimaadka Jubbaland, ayaa wuxuu sheegay in sidoo kale ay jiraan dad kale oo xanuukaan la nool, kuwaasi oo ku sugan deganada Jubbaland, sida gobolka Gedo, Gobolka Jubbada dhexe iyo Gobolka Jubbada hoose. Wuxuu sheegay tirada inay badan yihiin, balse dadka hadda u diiwaangashan wasaaradda caafimaadka Jubbaland ay tahay 45 ruux oo ku sugan magaalada Kismaayo. Cudurka HVI AIDS ayaa kamid ah cudurada ugu halista badan adduunyada, Soomaaliyana waxay kamid tahay wadamada uu aadka ugu yar yahay. Cudurkaan ayaa inta badan waxaa la iskugu gudbiyaa galmada iyo xaalado kale, waxayna adduunyada kale leedahay meelo loogu talagalay in dadkaa lagu daaweeyo. Dad badan oo Soomaali ah oo cudurkaan qabo ayaa dad kale ee Soomaaliyeed uga digay, waxayna dadka la nool cudurkaan intooda badan yihiin kuwa ka takooran dadka kale. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  24. Soomaalida, marka ay baarlamaan maqlaan waxaa markiiba kusoo dhaca ereyga mooshin ama soojeedin, mooshin ama soo-jeedinta waa shaqo ka mid ah shaqooyinka golaha shacabka ama baarlamaanka guud ahaan, laakin bulshada Soomaaliyeed ma jecla eraygaasi, waxaa ayna la xiriiriyaan shaqo la’aan, musuq iyo waqti lumis! Mooshinnadan cusub ee laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka, madaxweynaha iyo ra’isul wasaaraha, waxaa ay xoojinayaan shakiga umadda! 5-tii sano ee Abuukaate Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu ahaa guddoomiyaha golaha shacabka waxaa golaha la horkeenay Mooshinno badan, qaar wax lagu dhisayo iyo in kale oo gole dumis ahaa, waxaa la riday 2 ra’isul wasaare, waxaa mooshin laga keenay labo madaxweyne, waxaa la diiday xukuumado, wasiirro, la celiyay hindise sharciyeedyo, waxaana dhismay kutlado….!! Dhinaca kale, mooshinnada oo dhan ma wada ahan in cid kalsoonida lagala noqonaayo, waxaa jira mooshino nacfi leh sida aad ka arki karto taxa mooshinada la horkeeney baarlamaanka ee sidii loo rabay u meelmaray. Haddaba, waxaany qeybtan 1aad, akhristayaasheena dib u xusuusineysaa Mooshinnadii hareeyay baarlamaankii 9aad, kuwaas oo waqti badan ka lumiyay, isla markaana saameyn ku yeeshay shaqo badan oo laga rabay oo ay ugu muhiimsanaayeen dastuurka iyo doorashada qof iyo cod. Kalfadhiga Koobaad: Soo jeedin Mooshin: December 12, 2012: soo jeedin(Mooshin) in la hor keeno Golaha Shacabka 25ka xubnood ee Golaha Wasiirada Cusub. Kalfadhiga Labaad: April 6, 2013: 30 Xildhibaan ayaa Mooshin su’aalo lagu waydiinayo: U yeerid wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka in uu horyimaado golaha shacabka si su’aalo looga waydiiyo arimaha la xiriira amniga dalka. May 5, 2013: 92 Xil ayaa diiday, soo jeedin kalsooni kala noqosho xukuumadda. May 21, 2013: Archive, 10 Xil ayaa soo jeediyay Mooshin ka dhan ah Ciidamada Kenya ee Jubada hoose. July, 28, 2013: Archive, 20 Xildhibaan ayaa soo jeedisay in la dadajiyo sameynta shuruucdii axsaabta siyaasadda. Kalfadhiga Sedexaad: September 10, 2013:, 40 Xildhibaan, soo jeedin(Mooshin) in lagu daro xeer-hoosaadka Golaha Shacabka in wasiirada, wasiir dowlayaasha, wasiir ku xigeenada loogu qaado codka kalsooni siinta mid mid. September 15, 2013: Kulanka Labaad, 28 Xil., soo jeedin Mooshin(Mooshin) in la horkeeno Golaha Baarlamaanka heshiiskii ay xukuumadda la gashay shirkadda Favori kuna saabsan garoonka Aden Adde. September 23, 2013:, 3 Xil. Soo jeedin, Su’aalo waydiin wasiirka arrimaha dibadda oo ku saabsan: 1. Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirxiran dalal Afrikaan ah, 2. Ku talagalka Wasaaradaha ee xaaladda qaxootiga ee jooga dalal kala duwan. 3. Qaabka loo maray magaacbidda iyo isku shaandheynta Safiirada. Septemeber 25, 2013:, 40 Xil. Mooshin, aqoonsi iyo u magacaabid degmadii isku filnaata degmo buuxda. Novemeber 8, 2013:, 11 Xil. Soo jeedin Mooshin ku saabsan wasiirka Gashaandhiga iyo Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka si su’aalo loo waydiiyo. November 21, 2013: 167 Xildhibaan, Mooshin kalsooni kala noqoshada R.Wasaaraha iyo Xukuumadiisa. January 12, 2014: Kulanka 55aad, 35 Xil. Mooshin looga soo horjeedo in xukuumadda cusub lagu soo daro xubnahii golaha wasiirada ee Xukuumaddii xilka laga qaaday ee Mudane Saacid. January 14, 2014: Kulanka 56aad, 12 Xil. Mooshin ku saabsan in ajandaha laga saaro codeynta mooshinkii la horkeenay ee ku saabsanaa in aan lagusoo dari Karin xukuumadda cusub xubnihii xilka laga qaaday ee xukuumadda Mudane Saacid. Kalfadhiga Afaraad: Soojeedinta (Mooshin) la horkeeney golaha shacabka Tirsiga Mooshinka Waqtiga Kulanka Tirada Xildh. Gabagabo U Yeerid wasiirka waxbarashada 29/03/2014 Keydin 12 xildhibaan Soojeedin In uu horyimaado guddiga horumarinta Iyo adeegga bulshada Soo gudbin mooshin ku aadan hor 29/03/2014 Keydin 12 Xildhibaan Soo Jeedin Imaansho baarlamaanka wasiirka Amniga qaranka iyo wasiirka Arrimaha gudaha Mooshin xaqiiqo raadin odayaasha 1/04/2014 Keydin 10 xildhibaan Soojeedin Dhaqan ee lagu diley Buurhakabo Mooshin u yeeris guddiga dib u 1/04/2012 Keydin 11 Xildhibaan Soojeedin Heshiisiinta qaranka Mooshin ku saabsan ku darid 5/04/2014 Keydin 11 xildhibaan soojeedin Miisaaniyadda madaxweybeed Cusub (horumarinta deegaanka Meesha uu ka yimid xildhibaanka) Mooshin ku aadan hor imaanshaha 07/04/2014 Keydin 10 xildhibaan soo jeedin Baarlamaanka wasiirka dekadaha Iyo gaadiidka badda Mooshin ku aadan in ajandaha lagu 08/04/ 2014 Keydin 12 xildhibaan Soojeedin Daro dhibaatada Soomaalida ku heysata Kenya Mooshin ku aadan soojeedin dib u eegis Xilka wasiirka arrimaha gudaha iyo fed. 30/04/2014 Keydin 65 Xildhibaan Soojeedin Mooshin u yeeris Ra’isulwasaaraha 04/05/2014 Keydin 13 Xildhibaan Soojeedin Mooshin in uu horyimaado golaha 05/05/2014 Keydin 15 Xildhibaan Soojeedin Wasiirka maaliyadda iyo wasiiru Dowlaha (su’aal wadareed) Baaq soojeedin is casilaad madaxweynaha 05/05/2014 Keydin 106 Soojeedin Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mooshin ka dhan ah wasiirka amniga qaranka 06/05/2014 Keydin 25 xildhibaan soojeedin Mooshin ka dhashay doodii su’aal 11/05/2014 keydin 26 xil soojeedin Wadareedka arrimaha gudaha Ka laabasho baaqii is casilaadda 19/05/2014 Keydin 15 xild soojeedin Madaxweynaha JFS Mooshin ka dhan ah aqoonsiga 28/05/2014 Keydin 10 xildh Soojedin Sedexda gobol Soojeedin wax ka badalis hindise 21/06/2014 Keydin 13 xildh soojeedin Sharciyeedka dhismaha gudiga adeegga Garsoorka Kalfadhiga Shanaad: Mooshin: Waxaa baarlamaanka la horkeeney illaa 5 mooshin, waxayna kala ahaayeen sida soo socota 20/09/2014 : Mooshinka ku saabsan jabinta qaraarkii baarlamaanka ee la xiriiray shirkadda Al-Beyrak ee dekeda Muqdisho 02/12/2014 : Mooshinka Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadda 21/01/2015 : Mooshin ku saabsan xoojinta qodobadii madaxweynaha kaga dhawaaqay 21-dii Janaayo ee ku saabsan xuskii 42 guuradii kasoo wareegtey farta Soomaaliga 28/01/2015 : Mooshin ku saabsan sixitaan hindise sharciyeedka hanti-dhawrka guud ee qaranka 29/01/2015 : Mooshin ku saabsan in xukuumadda loo codeeyo 31-da Janaayo 2015. Kalfadhiga 6aad: Kulankii 3-aad ee Kalfadhiga 6-aad oo dhacay May 13, 2015, Waxaa la qeybiyay Mooshin ka dhan ah dhismaha golaha Wakiilada Maamul Goboleedka KMG ah ee Jubbooyinka. Kalfadhiga 7aad: Mooshin Darbiga Kenya, Waxaana la ansixiyay Qaraar la xiriira Mooshinka Darbiga Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya. Mooshin Ku saabsan Milkiyadda Ex-Baarlamaan. Kalfadhiga 8aad Mooshin ku saabsan dhameystirka meteaalladda beelaha ka maqan golaha shacabka Sulaalo xukuumadda la weydiiyay Xigasho: idaacadda Goobjoog
  25. The devastating drought in the Horn of Africa is threatening progress made towards stamping out some of the worst forms of abuse against women and girls, Save the Children is warning. Source: Hiiraan Online