Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,071
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in shacabka B/weyne aanay u dacwad doonan karin Xarakada Al-shabaab. Waxa uu sheegay guddoomiyaha in cid walbo oo lagu helo in Al-shabaab deegaannada ay ka joogaan Hiiraan u dacwad doonato ay xabsi Saddex bil ah dhigi doonaan, sidoo kalena ku ganaaxi doonaan lacag dhan 5 kun oo doolarka Maraykanka ah. “Waxaa badatay in loo dacwad doonto Booca, ciidamada amniga waxaan leeyahay ciddii ka baxda B/weyne ee aadda Booca una dacwad doonata nabad diidka muddo Saddex bil ah ayaan xireynaa 5 Kun oo doolarna waa lagu ganaaxayaa” ayuu yiri guddoomiyaha. Dhanka kale, Dabageed ayaa sheegay in cid walbo aadda deegaannada Al-shabaab maamusho ay deegaannadaasi joogi doonaan ama haddii ay yimaadaan u diyaar garoobaan xabsiga iyo ganaaxa. B/weyne ayaa caadi ka ah in dadka ay u maxkamad doontaan Xarakada Al-shabaab, ayna aadaan deegaannada Booca iyo Luuq Jeelow ee gobolkaasi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. Cadaado (Caasimada Online)-Xildhibaanada maamulka Galmudug ee ku sugan magaalada Cadaado ayaa soo saaray qoraal ay ku bayaaninayaan dib u dhac ku imaaday doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi. Xildhibaanadan oo dhawaan sheegay inay xilkii ka qaaden Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in doorashadooda ay u dib dhacday isbedel ku imaaday Jadwalka. Xildhibaanada ayaa markii hore Doorashada madaxweynaha iclaamiyey inay dhaceyso 30-ka Bishaan September balse haatan dib loo dhigay. Waxa ay mar kale sheegen in doorashada ay qabsoomi doonto 6 Bisha soo socota ee Octoper 2018-ka. Sidoo kale, Xildhibaanada ayaa sheegay in sababta dib ugu dhacday doorashada ay tahay codsi ka yimid musharixiinta xilka Madaxweynaha Galmudug.
  3. Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya isugu yimaadaan kulankoodii caadiga ahaa. Kulanka maanta ayaa looga hadli doonaa arrimaha xeer-hoosaadka golahan, kadib markii wax ka bedal lagu sameeyey. Arbacadii lasoo dhaafay, kulan ay xildhibaannada golaha shacabka ku lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa u baaqday Kooram la’aan. Maantana lama oga in si la mid ah Arbacadii oo kale ay dhici doonto, balse guddoonka golaha shacabka waxa uu ku wargeliyey xildhibaannada in ay waqtiga dhowraan oo ay kulamada golaha soo xaadiraan. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
  4. Premier League leaders Liverpool face unbeaten Chelsea for the second time this week in an early-season clash between two title contenders at Stamford Bridge. Source: Hiiraan Online
  5. ADDIS ABABA (Reuters) - Ethiopia’s attorney general on Friday filed terrorism charges against five suspects held for involvement in a grenade attack at a rally attended by Prime Minister Abiy Ahmed in June. Source: Hiiraan Online
  6. COPENHAGEN (Reuters) - Danish police briefly shut bridges and ferry links to Sweden and Germany on Friday as they widened their hunt for three people and a black Volvo in connection with a serious crime - a kidnapping according to Sweden’s Aftonbladet newspaper - to include the whole country. Source: Hiiraan Online
  7. Germany's foreign minister, Heiko Maas, has called on the United Nations to "stop beating around the bush" and start talks on reforming the Security Council. A push for change has been ongoing since the early 1990s. Source: Hiiraan Online
  8. A proposed regional security alliance bringing together the United States, Gulf allies, Egypt and Jordan, is at risk of credibility if a Gulf dispute is not resolved, Qatar’s foreign minister said on Friday. Source: Hiiraan Online
  9. Ethiopian officials have revoked land leases in Addis Ababa that were held by dozens of investors, including Ethiopian-born Saudi billionaire Mohammed Hussein al-Amoudi. Source: Hiiraan Online
  10. Turkish President Recep Tayyip Erdogan is set to open one of Europe's largest mosques in Cologne on Saturday as he wraps up a controversial visit to Germany, with police deploying in force amid planned protests. Source: Hiiraan Online
  11. Five men have been charged for terrorism after attempting to kill Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. Source: Hiiraan Online
  12. HANOI—Last month, Aung San Suu Kyi, Myanmar’s de facto civilian leader, appeared at a panel hosted by Singapore’s ISEAS-Yusof Ishak Institute. At the event, one attendee asked her what had surprised her most since taking power in 2016, citing a long list of struggles the country faces, from the sluggish economy to ethnic conflict. Source: Hiiraan Online
  13. National assembly majority leader Aden Duale has hit out at Amani National Congress party leader Musalia Mudavadi accusing him of overseeing the finance ministry during the Golden-berg. Source: Hiiraan Online
  14. The Supreme Court has allowed Wajir Governor Mohamud Abdi to file new evidence as he fights to retain his seat. Source: Hiiraan Online
  15. Kathryn Mayorga, 34, claims the Portuguese football player raped her in a Las Vegas hotel room, according to German media outlet Der Spiegel. The magazine says Ronaldo paid her $375,000 for her silence. Source: Hiiraan Online
  16. A reproduction of a 19th-century purple dress with white lace collar is positioned on a stand, as if waiting for its owner to slide it on. Source: Hiiraan Online
  17. President of the University of Jigjiga, Abdulaziz Ibrahim who sparked a storm of controversy by firing more than thirty staff a year ago has himself been let go. Source: Hiiraan Online
  18. Brett Kavanaugh may yet be confirmed. Senate majority leader Mitch McConnell may somehow find a way to unravel it, and President Trump could still balk. Source: Hiiraan Online
  19. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Friday awarded 30 police officers deployed in Somalia to boost stabilization efforts for their distinguished service. Source: Hiiraan Online
  20. A former head of Ethiopia’s Jail Ogaden and regional prison commissioner has been arrested by authorities, an activist in the country Somali Regional State, SRS, has reported. Source: Hiiraan Online
  21. The IFJ and its affiliate, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), have formally called on the UN Human Rights Council to take action to stop attacks against the country’s journalists. Source: Hiiraan Online
  22. Young married mother Duniyo Adan Mohamed, 19, breastfeeds her seven month-old son before she sets off for school in the southwestern Somali town of Baidoa in the morning. She leaves some bottled milk for the baby with her mother, who babysits until Duniyo gets back from class at noon. Source: Hiiraan Online
  23. Director of Public Prosecutions (DPP) Noordin Haji has publicly admitted to receiving ‘countless’ death threats since taking up office in April. Source: Hiiraan Online
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Habeen kasta marka ay saacadda tahay 3:00 AM, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka kaca diyaarado ay leeyihiin ciidamada Mareykanka, waxaa sidaas shaaca ka qaaday siyaasiga Faarax Macallin oo aad ugu dhow dowladda Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigay twitter-kiisa ayuu Faarax Macallin ku sheegay in diyaaradahan oo ay leeyihiin milatariga Mareykanka islamarkaana ah kuwa xamuulka ay isaga gudbaan garoonka Aadan Cadde iyo kan Balidoogle, kadibna ay usii duulaan goob aan la aqoon. Waxaa sidoo kale jira, ayuu yiri, konteenaro la eg 40ft oo wax aan la aqoon looga qaado Buur-Hakaba iyo Baraawe. “Habeenk kasta, abaare 3:00 oo gow ah, diyaaradaha xamuulka milatariga Mareykanka ayaa isaga goosha garoonak Muqdisho iyo Balidoogle, xilli mugdi ah, sir bandanna la qariyo, ayaga oo aada meel aan la aqoon. Sidoo kale konteenaro 40ft ah ayaa laga qaadaa Buur-Hakaba iyo Baraawe. Ma waxay xadaan macdanta?” ayuu Faarax ku yiri qoraalkiisa. Isla qoraal kaas xigay oo uu raaciyey ayuu Faarax Macallin uga codsaday madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre inay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa inay soo celinayaan madaxbanaaninda iyo qarannimada Soomaaliya, oo ay la socdaan waxa ka dhacaya gudaha dalkooda. Waxa uu ka codsaday inay Mareykanka ka dalbadaan inay shaaca ka qaadaan dhammaan waxyaabaha ay ka samaynayaan gudaha Soomaaliya. “Dalkiina dib usoo ceshta” ayuu Faarax Macallin ku yiri Farmaajo iyo Kheyre. Every night at around 3 o’clock in the morning heavy American military transport planes shuttle between Mogadishu Int. Airport & Balidogle airport under cover of darkness &secrecy to unknown destinations. 40ft containers are also moved from Buur Hakaba& Barawa. Stealing minerals! — Farah Maalim (@FarahMaalimM) September 27, 2018 Farmaajo/Kheyre took oaths to restore the sovereignty of Somalia, and restore they must do. The President /Prime Minister must know what is happening in their own country. Read Americans the riots act by demanding full disclosure of what they have been doing. Reclaim yr nation. — Farah Maalim (@FarahMaalimM) September 27, 2018
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa bartiisa facebook soo dhigay hadal jawaab u ah khudbaddii uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyey magaalada Muqdisho khamiistii, ee uu siyaasiyiinta mucaaradka ugu magac daray “Siyaasiga xanaaqsan” Hoos ka aqriso qoraalka Fiqi. Maadada “Siyaasiga Faraxsan & kan Xanaaqsan “ oo caruurta iskuulada Xamar dhigata lagu soo kordhiyey manhajkooda! Buug uu qoray Mudane Maxamed C/hi Farmaajo. “Goob walba kalimadeeda ayey leedahay لكل مقام له مقال! Goob tacsi taallo loogama waramo damaashaad, goob dib u heshiisiin lagu hayana laguma xuso dagaal hadaladiis, akhyaar waaweyn sheekada caruurta looma sheego, ilmo yaryarna sheeko odoyeed ma xamili karaan.. iwm. ilmo yaryar oo iskuullay ah, guryahoodii salaaddii subax ka dib laga soo kaxeeyey, ayagoo dharkii iskuulka ku labisan oo aan quraac soo cunin hool lagu soo xareeyey, wax ka badan 5 saacadood iska fadhiyey halkaas, duruusta Iskuulka loogu dhigi jirayna ay ka mid aheyd is-ixtiraamka iyo tarbiyadda wanaagsan, in madaxweynihii dhibkaas oo dhan loo soo marsiiyey in ay wax un ka kororsadaan ay noqotay ayagoo goobtaas kala gaddoomay “darsi nacayb & karaahiyo muujinaya” iyo gocasho hadallo ku taagnaa madaxweynaha, inkastoo Soomaalidu ay ku maahmaahdo “Matag meel Aad rabto kuguma simo”, madaxweynuhu uma muuqan cidda u uu khudbaynayo, ee waxaa u muuqday cid kale oo tabasho uu ka qabay markaas. Ardayda yaryar ee horfadhiday madaxweynaha, waxey xaq u lahaayeen in waxbarashada ay lacagta ku dhigtaan madaxweunuhu u ballanqaado in iskooladii dawladda dib loo furayo Lacag la’aanna looga dhigi doono, jaamacadihii dalka dib loo hawlgalinayo” marka ay jaamacadaha ka soo baxaana shaqooyin la siin doono, sidoo kale waalidka ku dhibban Waxbarashada iyo caafimaadka caruurtaas waxey filayeen in culeyska ka heysta Waxbarashada iyo caafimaadka ilmahooda oo ay xaq ugu leeyihiin in dawladdu daboosho, ballanqaad ay ka maqlaan madaxweynaha, laakin uma aysan fadhin in hadallo cuqdad iyo caro ka muuqato ilamahooda lagula dul dhaco. Si kastaba, Mudane Madaxweyne, Armuu xaalka dalku ka durugsan yahay farxad & Xanaaq caruur yaryar hortooda laooga sheekeeyo! Mas’uuliyadda kaa saaran dal qeyb ka mid ah alshabaab heysto, maamuladii goboladu ay hogaankaada iyo siyaasadaaba calaamad su’aal saareen, magaalada Muqdishana xaalkeeda laga warqabo, intaas mas’uul ay heysato ma farxi karee, see wax yihiin? ogowna dalku inuusan doorasho ku jirin, oo aan la indha-sarcaadin karin dadka, dhabta in loo soo jeesto, oo arrimaha dawlad goboleedyada iyo siyaasiyiinta hogaanakaada dhallilshan ay sheegayaan jawaab aan ahayn “Farxad iyo Xanaaq” ka bixi.