-
Content Count
210,513 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada ku yaala magaalada Muqdisho ee la dhigay dhawacyada shaqaalaha Wasaarada arrimaha gudaha ee waxyeeladu kasoo gaartay weerarkii shalay. Ra’isul wasaare Kheyre oo mid mid u booqday dhaawacyada ayaa aad ula yaabay dhalinyarada la dhigay isbitaalada kadib markii ay dhamaantooda ahaayen kuwo qaba hal dhaawac. Dhawacyo kabadan Sagaal ayaa qabay dhaawaca hal nooc, waxa ayna dhamaantooda ahaayen kuwo ka wada jabay lugaha iyo gacmaha. Dhakhaatiirta oo sharaxaad ka bixinaayay kiisaska dhaawacyada ay qabteen ayey Ra’isul wasaare Xasan Kheyre u sheegen in kuwa ugu badan ay yihiin kuwo qaba dhaawacyo fudud oo Jabiin ah. Kheyre oo weydiiyay bukaanada waxa sababay jabniinka ayaa waxa ay qireen in dhamaantooda ay ahaayen kuwo kasoo booday dhismaha Wasaarada iyaga oo ka cararaayay in maleeshiyada ay ugu galaan xafiisyada. Mid kamid ah bukaanada ayaa Ra’isul wasaare Kheyre ku yiri “Sababta aan isaga soo tuuray dhismaha waxa ay aheyd inaan is arag Al-Shabaabka nagu soo weeraray xarunta waayo haddii ay kugu soo galaan qololka waxa ay kuula dhaqmayaan si ka fog islaanimada” “Waxaan doorbiday inaan iska tuuro dhismaha oo aan ku dhinto si sharaf leh, waayo dhibka ugu badan ee isoo gaaraya waxa uu noqon karaa jab” Sidoo kale, Ra’isul wasaare Kheyre ayaa dhawacyada daran u ballanqaaday inuu geyn doono caafimaad dibadda ah.
-
Elite divers on Sunday began the extremely dangerous operation to extract 12 boys and their football coach who have been trapped in a flooded cave complex in northern Thailand for more than two weeks, as looming monsoon rains threatened the rescue effort. Source: Hiiraan Online
-
The board of Mozambique's Lam Airlines has been sacked after the country's prime minister and other passengers were left stranded when a plane ran out of fuel. Source: Hiiraan Online
-
Turkey's ruling Justice and Development (AK) Party on Saturday nominated Prime Minister Binali Yildirim as parliament speaker. Source: Hiiraan Online
-
Turkey on Saturday condemned the terrorist attack in the Somali capital Mogadishu. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar ay maleeshiyaadka Al-shabaab ku qaadeen xarun ay wada deganaaayeen wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana hallkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Weerarka oo ahaa mid qorsheysnaa ayaa waxaa loo adeegsaday laba gaari nooca raaxada ah kuwaa oo kasoo koray isgooska Sayidka laba jiho, sida laga soo xigtay mid kamid ah Saraakiisha Hay’adaha amaanka ee ka howlgala isgooska Sayidka ee uu ka dhacay weerarka. Gaariga koowaad oo noociisa uu ahaa Parado ayaa isgooska Sayidka kasoo koray dhanka xarunta baarlamaanka gaar ahaan laamiga ka imaada bakaaraha waxa uuna ku dhuftay ilinka laga galo Wasaarada. Gaarigan ayaa la xaqiijiyay in laba ruux oo dhar shacab wata uu ku dajiyay halka la dhigo gaadiidka Hoteel Sayid oo ku yaala isla isgooska waxaana xigay Qaraxa oo ahaa mid ay maleeshiyada ku furaneysay bartakoontarool ee laga galo Wasaarada. Xogtu waxa ay intaa kusii dareysaa in gaariga labaad oo ahaa nooca loo yaqaan Saaruf cuu ka imaaday dhanka Isgooska Dabka waxa uuna daba socday gaari nooca dagaalka ee looyaqaan Cabdi-bilaha kaa oo lagu qarxiyay afafka hore ee Hoteel Sayid, iyadoo ay khasaaro kasoo gaartay ciidamadii la socday gaariga dagaal oo qabar moog ahaa. Gaariga labaad ayaa la xaqiijiyay inuu kasoo baqoolay Degmada Howlwadaag, sida ay xogta sheegeyso waxaa gaarigaasi waday dhagarqabe da’diisa lagu sheegay ilaa 25 jir. Saraakiisha Hay’adaha amaanka ayaa sheegay inay sii hayeen xogta weerarka hase yeeshee aanu jirin xili rasmi ah oo la filankaray weerarka. Ciidamada amaanka ayaa ku dhawaad Seddex bil ku jiray heegan si looga hortago Qaraxyada iyo dilalka ay qorsheynayaan maleeshiyaadka Al-Shabaab, hase yeeshaa weerarada ayaa inta badan dhaca xiliyada kala wareega ciidamada amaanka. Dhinaca kale, Hay’adaha amaanka ayaa wada baaritaan lagu xaqiijinaayo weerarka oo u muuqda mid la hagaayay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Ankara (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Turkiga ee dhowaan loo doortay Recep Tayyip Erdogan mar kale xilka ayaa la shaaciyay hantida uu heysto, sida uu qoray Wargeyska rasmiga ah ee dowladda Turkiga. Hantida uu shaqsi ahaanta u leeyahay Madaxweyne Erdogan ayaa lagu sheegay inay gaareyso 6,347,000 (Lix Milyan, Saddex boqol, afartan iyo toddoba kun) oo ah Liiraha dalka Turkiga oo u dhiganta lacag dhan $300,000 oo doolar, waxayna lacagtani kala taallaa ilaa saddex Banki oo Turkiga ku yaalla. Lacagtan ayaa ah mid aad u yar marka loo eego maqaamka madaxweyne Erdogan, lalana barbardhigo madaxda kale ee dunida. Waxaa kaloo la sheegay in madaxweyne Erdogan uu Dhul beereed ku leeyahay Gobolka Riza ee dalka Turkiga, kasoo qiimihiisu dhan yahay ku dhowaad 2600 oo doolar, iyo Guri uu ku leeyahay magaalada Istanbuul oo qiimihiisu dhan yahay ku dhowaad 200-kun oo Doolar. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan waxaa hantidiisa ka mida Gaari nooca AUDI A8 oo qiimihiisu yahay 50,000 doolar, waxaana xusid mudan in wargeyska dowladda Turkiga uu sheegay in Madaxweynaha Turkiga lagu leeyahay lacag deyn ah oo dhan 420-kun oo Doolar, waxaana lacagtaasi ku leh ganacsadaha Mohame d Gour. Saxaafadda Reer Galbeedka ayaa hore u baahisay in madaxweyne Erdogan uu yahay hantiile lacagtiisu gaareyso 58 Milyan oo Doolar, waxaana la tilmaamay Qasriga ugu weyn White Palace ee uu dhisay Erdogan. Caasimada Online Xafiiska Ankara Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow (Ducaalle) ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay ka hortagaan falal amni darro ka badan hal iyo laba Qarax. Wasiir Ducaalle, waxa uu sheegay in amniga magaalada Muqdisho uu xiligan yahay mid leysku haleynkaro, waxa uuna cadeeyay in dhinacyo gaara ay ka faa’iideysanayaan dhibaatooyinka ku dhaca shacabka. Wasiir Ducaalle, waxa uu tilmaamay in magaalada Muqdisho ay ka dhici jireen weeraro badan, balse hadda laga hortagay wixii badnaa. “Muqdisho lama dhihi karo amni darro ayaa ka jirta maaha in la eego hal Qarax oo dhaca waa in dib loo eegaa tirada badan ee la fashiliyay” “Muqdisho waxa ay adduunka kala mid tahay dhibta Qaraxyada, balse waxaa mas’uuliyad naga saran sida aan ku adkeyn laheen amniga”. Wasiir Ducaalle waxa uu tilmaamay in ka hortaga musiibooyinka Al-Shabaab ay mas’uuliyad ka saran tahay cid waliba oo ay ku jirto wadaniyad, waxa uuna ku baaqay in dowlada lagala shaqeeyo wixii amni ah. Sidoo kale, dhinacyada nabadiidka ayuu ugu goodiyay inay ka dabagali doonaan god waliba oo ay galaan, waxa uuna carab ***** in amniga Muqdisho uusan ku burburi doonin af iyo Qarax, hase yeeshee ay ilaalsan doonaan shacabka. Waxa uu cadeeyay in amni darada ka jirta dalka ay horseed u yihiin shaqsiyaad u saaxiib ah carqaladeynta xasiloonida a jirta dalka, kuwaa oo uu sheegay inay u baahan yihiin in si wada jira looga hortago. Hadalka Ducaale ayaa dad badan ka yaabiyey isaga oo xilli dadweynaha doonayeen inay ogaadaan sababta qaraxii xarunta wasaaradda arrimaha gudaha uu ku jawaabay “Waxaa ka badan qaraxyada aan ka hortgano” Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Nairobi (Caasimada Online) – Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay 16 xafiis diblomaasiyadeed ka furanayso 16 wadan oo Afrikaan ah saddexda sannadood ee soo socda. Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma, ayaa khamiistii si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Kenya furanayso 16 xafiis diblomaasiyadeed oo mid ka mid ah ay ka furan doonto magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulka Somaliland. Magaalooyinka Afrika ee ay xafiisyada ka furanayso ayaa waxa gobalka Geeska Afrika ku yaala saddexda magaalo ee kala ah Hargeysa, Djibouti iyo Kismaayo. Xoghayaha arrimaha dibadda Kenya Ms. Monica Juma oo ka hadlaysa sababta ay Kenya xafiisyada u furanayso waxay tidhi “Diblumaasiyaddayadu waxa ay ka shaqaynaysaa dedaalka aanu ku xoojinayno aqoonsigayaga / ahaanshiyahayaga gaarka ah, higsigayaga qaran iyo qarannimadayada, kagana ilaalinayno faragelinta shisheeye ee iman karta. Halka aanu dhinaca kalana ka dhisayno kana xoojinayno awooddayada tartan.” Ganacsatada Qaadka Miirooga ee Kenya ayaa dhawr goor dawladooda ugu baaqay inay xidhiidh diblomaasiyadeed oo aqoonsi gaadhsiisan la samayso maamulka Somaliland, si ay Hargeysa ugu iib keenaan qaadka oo ay sheegeen inay ku soo arkeen suuq dihin, balse u baahan tartan lala galo qaadka Itoobiya. Caasimada Online Xafiiska Naiorbi Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Xasilinta Caasimadda Muqdisho oo xukuumadda Federalka Soomaaliya ay dhistay ayaa si weyn uga howlgalaya Magaalada Muqdisho afartii bil ee la soo dhaafay, waxaana amniga ay ku xaqiijinayeen qaabab kala duwan oo aan horay loo arkin sida in dhamaan wadooyinka isgoysyada Magaalada Muqdisho ciidamo la dhigo (Check Point), in jid-cadayaasha xaafadaha gabi ahaanba lagu xeray caro iyo dhagxaan. Waxaa intaasi dheer in ciidamada ay si aad ah u baarayaan gawaarida iyo dadka shacabka ah, waxaana sidaas si ka duwan loo adkeeyaa wadooyinka farasmagaalaha sida jidka Makka-Al Mukaramma oo dadka u shaqeeya dowladda si aad ah u istcimaalaan, gaar ahaan agagaarka sayidka oo kaliya ay isticmaalaan gawaarida dowladda iyo mas’uuliyiita kala duwan ee la shaqeeya, waxaana ay aad ugu dhawdahay dhismaha Otto Otto oo ah halka weerarka lagu qaaday ee xarumaha dowladeed. Waxaa muhiim ah inaad ogaato in aysan jirin joogteynta shaqada ugu adag ee dalka oo ah sugidda Amniga, waxaana xili walbo jirta habacsanaan dhanka amaanka ah oo sabab u ah wada shaqeyn la’aan ka dhex jirta qeybaha kala duwan ee hay’adaha amaanka iyo isla-xisaabtan la’aan. Al Shabaab ayaa weerar qaraxyo ku bilowday oo ay xigeen rag hubeysan waxa ay la eegteen xarumaha wasaarada arimaha gudaha iyo Amniga oo shacab iyo mas’uuliyiin dowladeed ay ku wax yeeloobeen, waxaana xarumahani ay u dhaw yihiin dhismaha Madaxtooyadda Villa Soomaaliya, su’aalo badan la iska weydiinayaa sida sahlan ee weerarka lagu fuliyay, iyadoo la ogyahay in si weyn loo adkeeyo Amniga xarumaha dowladda ku holwgasho. Waxaad xisaabta ku darsataa in weerarada nuucaan oo kale ah ee lagu qaado xarumaha dowladda iney yihiin kuwo si aad ah looga soo shaqeeyo waxaana Al Shabaab ay kala kaa shadaan saraakiil katirsan dowladda Federalka Soomaaliya, mana jirto wax dabagal iyo baaritaan ah oo lagu sameeyo sida dhacdayba dhowr jeer oo hore. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Burburkii dawladnimo ee dalkeena ka dhacay 1991, ee sababay in ay dhacdo maqnaansho dawladeed,taasoo qarankay ku dhacdaa galo fawdo iyo burbur iyo xasilooni daro joogta ah. ayaa keentay in dalkeenii noqdo mid aan lahayn dawlad ilaalisa xuduudihiisa,bad iyo bari iyo cirba. waxaa lumay oo burburay hay adihii dawliga ahaa oo dhan,sharcigii iyo kala danbayntii.meel laciir sado iyo cid loo dacwoodo iyo cid masuul ah ayaa lawaayay. Arimahani waxay sababeen in dalkeenii uu is dhibyar uuga faa iidaysto cadawgeenii shisheeye oo kaa shanaya dad soomaaliyeed oo ah dawladiid daba dhilif ah oo ka xun cadawga shisheeye. Maxaa yeelay cadawga shisheeye waa la fahmi karaa oo dadka iyo dalka malaha waa horar gumaysi doon ah,laakiin ninkii u dhashay dalka oo ah soomaali hadana doonaya in dalkaan lagumaysto oo lawaayo jiritaan iyo magac soomaaliyeed,oo dhaaf sanaya dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisaba shiliman kani waa kaxun yahay cadawgaa shisheeye oo kuu soo bareeray. Waxaa sideedaba daliil kuugu ah kitaabkeena iyo diinteenu siday inoo cadaysay oo allahaah yiri kaafirka iyo munaafaqa waxaa cadaabta xataa kolkii lagaliyo meesha u hoosaysa la dhigaa MUNAAFAQA. ninka dalkeena iyo dadkeena iyo diinteena khiyaamaa oo inooga baxaa arintaa inaga dhaxaysaa waa MUNAAFAQ gaalkaa dhaama waxbadan. Hadaba cadawgii shisheeye ee inagu soo qamaamay,kolkay arkeen in aan dawladeenii inagoo soomaali ah iska duminay,oo wiilasheenii iyo dadkeenii dalka difaaci lahaa xasuuqnay,oo dayacanay kuwa markiiba inoo yimid waxaa u horeeyay TIGREEGII aynu shalay markaynu dawlada ahayn abaal u galay. hayeeshee noqday kuwa uugu cadawsan taariikhda wax la soo darsa umada soomaaliyeed oo uga yimaada dhanka ethiopia. Tigreega oo lashaqaysanaya dawlado shisheeye oo reer galbeed ah iyo kuwo carab ah oo intuba yihiin xulufo,ayaa haystay qandaraaska ah dhismaha urur cadaw ah oo loo soo galiyay shaadh xarako diineed in ay yihiin oo iska dhigaya in ay dalka diin ku xukumayaan.kuwan oo gobolada waqooyi laga soo galiyay dalka soomaaliya oo la keenay koonfur.kama sheekayn karo halaaga ay u gayseen dadkeenii iyo dalkeenii. Waligaa xasuusnoow,dawlad xumi oo dikteeytar ah ayaa ka khayr badan maqnaansho dawladeed oo ah in meeshaba ay kabaxdo dawladnimadu.Halkan waxaad ka garanaysaa qiimaha iyo sida ay lagama maarmaan u tahay DAWLADNIMADU.dhibka waxa inabaday wax kale maha waa dawlad la aanta.garo markaa macaanka iyo karaamada ay leedahay dawladnimadu iyo in aadamuhu noolaaan karayn dawlad la aan,yeelanaynina sharaf dadnimo iyo xornimo midna. Tigreegii cadawga ahaa wuxuu ku yeeshay caasimadeenii,kooxo dawlad diid ah iyo siyaasiyiin daba dhilif ah,waxa uu la wareegay ciidankii sirdoonka soomaaliya oo gacan ku dhigay,waxa uu kala qaybiyay beelihii.wuxuu taageeraa dawladiid shabaab iyo cadawga soomaaliyeed si aan dawlad u dhalan. SOOMAALILAND waxa uu ka dhigtay xoruntiisa uugu wayn ee uu ka dumiyo soomaaliya,waxa uu garab istaagay daba dhilifyadii soomaaray ee uugu khidmaynaayay,in dadka soomaaliyeed lakala gooyo lagana hor istaago in ay dawlad noqdaan helaan nolal iyo nabad iyo karaamo dawladnimo. beelaha waqooyi dhexdooda wuu kala dilay oo waxaa la caburiyay dadka raba dawladnimo iyo soomaalinimo,loogamana adkaan beel ahaan ee waxaa loo adeegsaday kaarayaal iyo ciidamo tigree ah. qofkii soomaalinimo laga maqlaa waa laxiri jiray beeshiisa kama daba iman karto waayo waxaa hortaagan tigree garab siinaya beelaha uu u dhiibay xukunka faasidka ah ee aan xaqa ku imaan ahayna. TIGREE OO LIBAAX KUSOO BAXAY Aduunkaan illaah ayaa maamusha,nin kii dulmi iyo kibir ku fogaadana waa laqaban.nimankii dalkeena iyo ethiopia shucuubteedaba gumaadaayay ee kala qaybinaayay maanta indho qurxoon kama muuqdaan.inagu marnaba isuma dhiibayno ehtiopia isbadalkasta oo dhaca,waayo waxaa ina dhexyaal arin aad ufog oo u baahan in labada dhinac ehtiopia iyo soomaaliya is hor fariistaan oo bud dhigaan heshiis ku salaysan xaqa,taasoo keenaysa in labada dalba helaan is amaan buuxa nabad iyo nolol sidaa hada ka dhacday eretariya iyo ethiopia. Inagoo taa maanka ku hayna ayaan hadana soo dhawaynaynaa isbadalka dhacay ee badalaaya talo xumadii tigreega.waxaan durba aragnaa in culaysku yimid TIGREEGII oo ay kabaxeen meelihii ay haysteen dalka soomaaliya,iyo ismaamulka soomaalidaba. maamulka hargaysa iyo somaaliland tigreegaa buun buunin jiray oo u adeegsan jiray soomaaliya in aan dawladi ka dhalan. hada sidii hore maha,beelaha halkaa wada dagan waa is yaqaaniin waana heshiinayaan dhabtii ayaa timid ileen majiro tigreegii laysu soo kaxaysan jiray ee. Tigreegii ismaamulka soomaalida waa ka baxay oo cabdi ilay hada nin soomaali ah oo caadi ah ayuu noqday waayo majiro ninkii uu dadka usoo kaxaysan jiray ee soo diri jiray.markaa daadkaa qaaday noocyadan oo dhan. Mogdisho ciidamadii uu tigreegu samaystay,waa sii gabaabsi,siyaasiyiintii u shaqaynaysay tigreega intii qaylinaysay ee dhagarta waday iyo intii aamusnayd waa garab la aan maanta oo meel ay kubaxsan karaan ayaan jirin.fool xumadaas ayuu ku danbeeyaa ninkii khiyaama dalkiisa ee shisheeye raacaa. shabaabkii iyo nimankii afka duubnaa malaha meel ay ka helaan hub,iyo dhaqaale waayo TIGREEGII waa baxay.hada waa naf la caari oo dhagarihii u danbeeyay ayay wadaan waana jabeen mana jirayaanba. waxa hada ka dhacaya caasimadeena ee ismiidaaminta ah waa dabar gu iyii iyo dhamaadkii shabaab iyo dawladiid iyo daba dhilif TIGREE inagu dhex hayay weeye. waxaa guusha leh wadaniga soomaaliyeed shacabka soomaaliyeed ee raba dawladnimada nidaamka iyo kala danbaynta. waxaa guusha leh dawladeena soomaaliyeed ee qiimaha badan. TIGREE waa jabay daba dhilifkii uu ku lahaa soomaaliyana wuu jabay. soomaalina waa guulaysatay,dawladeenuna waa dhaqaaqday dadkeenuna waa baraarugay oo gartay cadawgiisa. xaragada QALBI DHAGAX waxay muujinaysaa guusha dawlada soomaaliyeed iyo jabaka TIGREEGA. Shacabka soomaaliyeed waa in ay u kacaan in la ugaarsado la dabar gooyo kuwii u shaqaynaayay TIGREEGA. waa in la far fiiqaa lasoo sheegaa la tilmaamaa,daba dhilifka rufyaanka ahaa si loo tirtiro.maha in aan ka reebno mid kamid ah kuwaas.siyaasiyiinta u adeegaya gumasystaha waa in sharciga lamariyaa.dalkeena waa lagalay markaa waa in aan iska qaadnaa heer yada guumaysiga. si aan gumaysiga isaga celino waa in aan tirtiraa kuwa raacsan waayo diintaa qabta sidan in munaafaqa horta la sugo. dhalin yarada soomaaliyeed waa in ay qotaan ciidamada oo u dhintaan dalkooda. Walaalayaal soomaaliyeey dal iyo dibadba aan u huro nafteena dalkeena difaaciisa aan xajisano dawladnimadeena aan la dagaalano qabyaalada cadawgeenu inooga faa iidaysto aan qirano soomaalinimadeena kuna kalsoonaano waxkalana iska tuuro.dalka inagaa leh aan ilaashano sideen u ilaalinaynaa? waxaan u illaalinaynaa DAWLADNIMO ayaan xajisanaynaa oo adkaysanaynaa,dawladnimo ayaa dal lagu illaashadaa. Waxaan xusayaa sidoo kale in Tigreegu isticmaalay oo dadku yeeshay PUNTLAND iyo JUBALAND iyo KOONFUR GALBEED iyo GALMUDUG iyo HIRSHABEELE haba ku kala xooganaadeen ee. tan macnaheedu waxaa weeye Tigreegu meela inooma dhaafin si xun buu inoo kala qaybiyay dadkeeniina u isticmaalay. marka waxaan rabnaa in aan xorawno waxaynu nahay kuligeen soomaali isku diin isku dad isku dal isku diir isku isir laynama kala qaybin karin laynama guumaysan karo hadaynu fahano wadaniyada iyo soomaalinimada. dad wanaagsan weeye soomaali laakiin waa caasinay dalkii iyo diinteenii iyo soomaalinimadii war aan is daba qabano waxba makala nihin ee walaalayaal. W/Q: Yuusuf Omar Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Ra’isal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa booqasho lama filaan ah ku tagaya dalka Eritrea maalmo uun ka dib markii labada dal wadahadallo ay ku soo af jarayaan colaaddii labaataneeyaha sanadood ka taagnayd soohdinta u dhaxaysa ay bilaabeen. Wuxu noqonayaa hogaamiyihii u horreeyey ee Itoobiya ee booqasho ku taga Eritrea markii ugu horraysay muddo labaataneeyo sannadood ah oo xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dal go’naa. Bishan horaanteedii, ayaa Ra’isal Wasaaruhu waxa uu qaabilay wefti heer sare ah oo ka socday Eritrea oo Addis Ababa tagay. Tallaabadaas oo daba socotay ballan qaadkiisii ahaa in uu aqbalayo heshiiskii nabadeed ee Eritrea u gooyey dhulka la isku haystay. Heshiiskaa oo ay gaadheen gudidii loo saaray khilaafka xadku sannadkii 2002-dii, ayaanay si rasmi ah Itoobiya hore ugu aqbalin. Eritrea waxay xorriyadeeda ka qaadatay Itoobiya sannadkii 1993-kii ka dib 30 sannadood oo dagaal ay kul jirtay, hase yeeshee shan sanadood ka dib ayaa dagaal ka qarxay xadka labada dal u dhexeeyaa oo waxa ku dhintay kumanaan qof. Ilaa iyo markii uu awoodda la wareegay bishii Abriil, Abiy waxa uu ku tallaabsaday isbedello waawayn oo ay ka mid yihiin in uu oodda ka qaaday kumanaan maxaabiis ah, waxa uu laalay xaaladdii degdegga ahayd ee dalka saarrayd waxaanu sidoo kale shaaciyey in dhaqaalaha waddanka uu furfuri doono. Source: BBC
-
Guddiga doorashooyinka Qaranka Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixinaya marka la gaaro 2020-ka in dalka ay ka dhacdo doorasho dadweyne oo labo nuuc midkood noqon doonta balse wali aan go’aan laga gaarin. In go’aan laga gaaro nuuca doorasho ee dalka ka dhici doonto 2020-ka waxey u baahantahay marka hore in la soo dhameystiro sharciga doorashada oo wali guddiga doorashooyinka oo kaa shanaya hay’ado dowli ah iyo kuwo aan dowli aheyn ay ku howlanyihiin. Labo Nuuc oo doorasho ayaa la filayaa in ay dalka ka dhacdo kuwaa oo kala ah (Proportional Representation) nidaamka Isku dheelatiran iyo (Majoritian) oo ah aqlibiyad cod dheer . Nidaamka Doorasho ayey u badantahay inuu noqon doono nidaam xisbi ah waana doorashada isku dheelitiran oo qof iyo cod ah sidoo kale waana nidaamka la filayo in 2020-ka wax lagu doorto waxaana lagu maamulaa dalal badan sida Turkiga, Ciraaq Brazil, Jarmalka, South Africa, Angolo iyo dalal kale. Weey fududahay in la hubiyo tusaale ahaan Saami qeybsiga, matalaada dadka laga tirade badan yahay, kootada haweenka, xuduudeynta marka la joogo nidaamka doorasho ee isku dheelatirsan waxaase adag in la ogaado marka ay doorashadu tahay aqlibiyad cod dheer. Sidoo kale waxyaabaha uu ku xunyahay waxaa kamid ah matalaada Juquraafiga, isla xisaabtanka iyo awood badan oo xisbiyada la siiyo. 15 Xisibi ayaa si ku meel gaar ah loo diiwaan geliyay walina lama dhameystirin sharciyadda waxaana harsan waqti kooban iyadoo la tabayo howlo badan oo ku saabsan in dalka loo diyaaro doorasho qof iyo cod ah, balse wali lagu howlanyahay. Bishii Maarso Sanadii 1969-kii oo laga joogo 50 sano ayaa Soomaaliya ugu dambeysay doorasho qof iyo cod ah oo lagu soo doortay Mudanayaal shacabka matalaya (90 mudane gobaladii koofur iyo 33 Mudane Gobaladii Waqooyi) waxaana ay ku timid tirakoob la sameeyay xiligii gobonimada oo dhamaan lagu sameeyay deegaan doorasho 8-dii Gobal ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Marka la eego baaxada ay leedahay in laga gudbo hanaanka 4.5 iyo caqabadaha waa weyn ee ku xeeran waxeey u baahnatahay mas’uuliyad wadareed labada Aqal ee dowladda, xukuumadda, Guddiga doorashooyinka, Guddiga madaxa banana iyo shacabka. Howlo badan ayaa horyaala dowladda gaar ahaa guddiga doorashooyinka iyo hay’adaha la shaqeeyo waxaana sidoo kale muhiim ah in ay xoogga saaraan dariiqooyinka ugu haboon ee dadweynaha lagu gaarsiin karo laguna fahansiin karo sharciga doorashooiyinka si looga hortago qalalaase siyaasadeed oo dalka uu galo iyagoo tagaya deegaano kala duwan oo katirsan Gobalada dalka.
-
Kampala (Caasimada Online) – Dowlada Uganda ayaa xabsi dhigtay arday la sheegay inuu Jaceyl u qaaday haweeney ka tirsan Xubnaha Barlamaanka dalkaasi. Ardaygan oo lagu magacaabo Brian Isiko ayaa lagu xukumay xabsi laba sano ah, waxa uuna maxkamada ka hor qirtay in jaceylka uu u qaaday haweeneydaas uu sababay in interneedka uu u mariyo hanjabaad ka dhalatay Jaceylka. Qoraalka hanjabaada oo lahorgeeyay Maxkamada ayaa waxaa ka muuqday erayo adag oo lagu soo celcelshay kuwaa oo qalqal amni galiyay haweeneyda laga soo doortay degmada kabalore Sylvia kwabwoogo. Waxa ay iyana haweeneydan maxkamada ka hor sheegtay in ay markii hore qiyaali la aheyd sheegashada ah in wiilkasi uu u qabo jaceyl, hase yeeshee markii danbe ay rumeysatay kadib markii ay kala kulantay hanjabaad xunbaarsan jaceyl. Sidoo kale, waxa ay maxkamada ka hor cadeysay in ay seexan weyday markii ay aragtay fariin ah in uu u dhimanayo jaceylka uu u qaaday hadii ay diidana uu dili doono. Kiiskan jaceylka iyo hanjabaada u dhexeeya ayaa dalka Ugandha ka noqday mid hadal heyntiisu badan tahay, waana kiis ay ku wareertay maxkamada. Dhinaca kale, Maxkamada oo xadgudub siyaasi u aragta kiiska ayaa xukun laba sano ah ku riday ardaygan lagu magacaabo. Caasimada Online Xafiiska Kampala Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil ka tirsan Hay’addaha amniga dowladda ayaa sheegay in la toogtay saddex nin oo ka mid ahaa raggii weeraray dhismaha ay wada degan yihiin Wasaaraddaha Amniga iyo Arrimaha gudaha Somaliya ee Oto Oto. Saraakiisha waxa ay sheegeen ragga weerarka soo qaday oo ka koobnaa Shan ruux, mid ka mid ah inuu kaxeynaayay gaariga qaraxa lagu fuliyay, halka ruuxa kalena uu isku qarxiyay irida hore ee dhismaha Wasaaradahan. Warar madax-banaan oo kaa ka duwan ayaa sheegaya in Seddexda maleeshiyo ee la sheegay in la toogtay ay ka baxsadeen dhismaha Wasaarada. Maleeshiyaadka weerarka qaaday oo ku labisnaa dareeska ciidamada xasilinta iyo kuwa Booliska ayaa si nabad galyo ah uga dhex baxsaday Xarunta Wasaarada inta uu socday iska hor imaadka. Gudaha Xarunta ayaa waxaa lagu dhex arkaayay dareeska ciidanka oo ay siibeen Maleeshiyaadka si ay uga mid noqdaan dadka la badbaadinaayay. Mid kamid ah askarta gudaha u gashay xarunta ayaa yiray “Ma arag maleeshiyaad lagu dilay weerarka inta aan ku guda jirnay badbaadinta shaqaalaha Wasaarada waxaan arkaayay Seddex darees oo la ii sheegay inay iska siibeen maleeshiyaadka” “Sida ay rumeysan yihiin ciidamada maleeshiyaadka waxa ay kamid noqdeen dadkii la badbaadinaayay ee ka baxay daaqada, waxa ay iska siibeen dareeskii ay wateen oo aniguba aan arkay” “Haa waxa ay ku baxsadeen dhar shacab oo ay ka hoos wateen dareeska ay siibeen” Sidoo kale, maleeshiyaadka ayaa la xaqiijiyay inay baxsadeen kadib markii ay u tag waayen hujuumka kaga imaanaya ciidamada dowlada oo dhowr jiho ka galay xarunta, iyadoo xogta ilaa iyo hadda la hayo ay muujineyso inay ka baxeen qeybta danbe ee dhismaha. Inta badan maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa isku daya in weerarka iyo xasuuqa kadib ay ka baxsadaan goobaha ay galaan mana aha mid cusub dhaqanka baxsashada shabaabka. Dhinaca kale, Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ku qanci la’ qaabka uu u dhacay weerarka, Meydadka shabaab oo aan muuqooda la arag iyo Gaariga weerarka koowaad geestay oo laga qaaday birta hore ee wasaarada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
By M.A. Egge Hargeisa-The Puntland militia has in in an unprecedented tactic mounted a road ambush that has fatally claimed the life of a senior army official and at the same time seriously wounding Taleeh mayor in Haisimo, at a time the officials were indulged in distributing relief aid to needyresidents. The late Lt Col. Suleiman Abdi Jama and Mayor Suleiman Haji Ahmed Diriye were officials who were part and parcel of a convoy of regional government delegation who were on duty distributing relief aid to the needy residents. The delegation was led by the Regional Governor himself Mr. Abdirashid M. Ahmed Hiir who personally confirmed the incident to the Somaliland News Agency (SOLNA). The RG reported that the ambush took place at around Dubuq-dubuq centre in the dead of the night of 6/7 July 2018. The mid-night (12:00am) ambush cost the life the Taleeh army battalion based commander Lt. Col. Suleiman. The Mayor who was in a comatose is reportedly in an ICU care in a Hargeisa Hospital. In a related story, the water development Minister Hon. Suleiman Ali Kore vowed that the loss of the officer will not be in vain hence warned of a strong measure to be meted out. He decried the manner of the ambush which he termed as unprecedented for relief aid team to be subjected to. He said that such innuendo was unheard of hence underpinned the heightened in humanity depicted by the Puntlandersteenia militia in their perpetual incursions into the country. An angry Hon. Suleiman Kore decried the banditry mode of ambush to a relief aid convoy terming it as barbaric. The minister who was flanked by veteran Guurti member Hon. Abdiqadir M. Hassan Indo-indo vowed that such perpetration would not be left to go scot-free. The Guurti MP echoed similar words. He noted that the Taleeh mayor suffered several compound fractures and numerous gun shots and that he was in an intensive care unit. Some years ago the minister himself escaped similar scenario, surviving a scare in the same region. Solna
-
The stand-off between Somaliland and Puntland forces near Tukaraq in Sool reminds many Somalis of early 1990s. It was the time Somali political leaders’ failed to spare Somali citizens horrors of a civil war. What makes Puntland-Somaliland stand-off different is that Somaliland has taken a leaf from Somalia’s 1960s book but modified it: Its irredentist claims are not made against a neighbouring country; it is made against a country Somaliland is a part of. The UN Secretary General urged Somaliland President to talk to Mogadishu about secession. Talks will not bear any fruits if Somaliland’s starting point is that it is a sovereign state and its border with Somalia was demarcated in 1894. President Muse Bihi of Somaliland does not seem to have put a lot of thought into implications of this argument for people in ex-British Somaliland. Colonial borders principle was invoked against Somalia in favour of Kenya and Ethiopia in line with the AU ( then OAU) charter. The same principle will not be invoked against Somalia when Somaliland is questioning the sovereignty of Somalia. When Somaliland Minister for Foreign Affairs, Dr Saad Ali Shire, emphasises in his statements Somaliland’ history as a Protectorate he forgets that, in the declaration of independence on June 26 1960, The British Colonial Office made reference to “tribes” it provided protection on the basis of agreement the British Empire signed with elders of Somali “tribes” . In reports from the British Colonial Office, the British colonial administration referred to those clans as “our tribes”. The late Ali Garad Jama accompanied the delegation from the ex-British Somaliland who went to London to witness the independence declaration. He did not belong to a “tribe” that Britain granted independence after termination of the “protection” agreement. What identity did Ali Garad Jama have under the British rule in the ex-British Somaliland? His identity was similar to that of people in territories the British Empire designated as enemy territories: Ex-Italian Somaliland under British Military Administration, and Ethiopia after the defeat of Mussolini in the Horn of Africa. Somaliland accuses Puntland of claiming territories on grounds of shared clan affiliation. By making reference to agreements some clans signed with the British empire almost 150 years ago it is laying claim on disputed territories on the basis of similar reasoning . Somaliland’s reference to Protectorate agreement excludes clans that have not signed agreement with the British. This reference to colonial history put northerners at a disadvantage when it comes with negotiating with southerners. Northerners did not have political leaders who prepared them for independence. Traditional leaders wielded influence under the British indirect rule in the North. Northerners had to embrace the Somali political identity created by Somali Youth Leagued (SYL). Somali political identity was conceived without any reference to clan identity. SYL leaders knew that citizenship, not kinship, must be the foundation of the nation state they aspired to build. SYL spurned clan identity in state-building Agitation for independence was a crime in the ex-British Somaliland but in the South under the British Military Adminstration, SYL emerged and as a result created the Somali political identity. In his biography on Adam Abdulle Osman, the first President of Somalia and his second Prime Minister, Abdirizak Haji Hussein Professor Abdi Ismail Samatar quotes the late Mohamed Salah Deer ‘Ladane’ who, along with Axmed Aloore, arranged a lodging for Michael Mariano and Lewis Clement Salool, both of them lawyers. “Mariano and Salool wrote all the [SYL] party petitions” writes Professor Abdi Samatar. The North did not have a nationalist party similar in stature to SYL. That is why SYL became the ruling party of Somalia during Somalia’s experiment with parliamentary democracy. Somaliland government is not only at loggerheads with Mogadishu over sovereignty. It is against the dispensation endorsed by the UNSOM. As the map below shows Somaliland is represented within the Federal Parliament of Somalia by MPs. Puntland federally represents people in territories currently designated as disputed territories. There is another dimension to the identity question raised by Somaliland argument. Why does Somaliland seek to saddle with a unionist from North Somalia with the commitment to deny a Somali from South Somalia – Mogadishu, Baydhaba, Garowe, for example, — citizenship rights he/she enjoys in any part of North Somalia? Signing up to Somaliland political identity entails violation of citizenship rights of compatriots from South Somalia. Somaliland would have its argument for secession enhanced had it showed respect for international norms. Solution to the territorial dispute between Somaliland and Puntland administration lies in the adoption of a new approach to diffusing the tension. The disputed territories could be run by a third party as a Special Administered Territory (SAT). Somaliland government should bear in mind that it is people in disputed territories who are paying a price as a result of its demand for secession. Liban Ahmad libahm@icloud.com
-
Mr. Rave Sonsukar, is an Indian by nationality and has been working in the National Printing Press Agency in Somaliland for more than six years at the ministry of information. The 32 years old has converted to Islam on last Friday and embraced Islam by pronouncing the Shahada “There is no god but God. Muhammad is the messenger of God”. Mr. Rave has been named as Mohamed Khalid as his new name. He specialized in designing in printing media and has learnt the Somali culture. His Somali coworkers have devoted a lot of time so that he was given chance to learn the Islamic religion. He was given the holy Kuran written in English. Mr. Mohamed has said that he listened Quran recitation during the holy month of Ramadan which prompted him to convert into Islam. He stated that he felt a lot of calm while listened to Quran and one day came to the conclusion that he has to convert. He said that Islamic religion is only one which is based on facts rather than illusions. He added that Islam is better than all other religions and said that it is a religion of one helping his brother. Mr. Mohamed has further stated that he does not know Quran but will learn. Hon. Mohamed Adan, an Iman who read the Shahada for the Indian guy has expressed his happiness over the conversion. The former State owned newspaper (Dawan) chairman, Mr. Mohamed Osman Mire Sayid was responsible for the Indian guy to change his religion.
-
The stand-off between Somaliland and Puntland forces near Tukaraq in Sool reminds many Somalis of early 1990s. It was the time Somali political leaders' failed to spare Somali citizens horrors of a civil war. What makes Puntland-Somaliland stand-off different is that Somaliland has taken a leaf from Somalia's 1960s book but modified it: Its irredentist claims are not made against a neighbouring country; it is made against a country Somaliland is a part of. The UN Secretary General urged Somaliland President to talk to Mogadishu about secession. Talks will not bear any fruits if Somaliland's starting point is that it is a sovereign state and its border with Somalia was demarcated in 1894. President Muse Bihi of Somaliland does not seem to have put a lot of thought into implications of this argument for people in ex-British Somaliland. Colonial borders principle was invoked against Somalia in favour of Kenya and Ethiopia in line with the AU ( then OAU) charter. The same principle will not be invoked against Somalia when Somaliland is questioning the sovereignty of Somalia. Source: Hiiraan Online
-
In the small east African nation of Djibouti, almost half of all men use khat as a stimulant. Chewing khat leaves produces similar effects to amphetamine use. Some 40% of the average household budget is spent on khat, a huge financial drain in a country where almost half the population is unemployed. Khat also creates severe health problems. Nevertheless, khat is legal. It’s a big money earner for the state, which has a monopoly on its sale. This situation impedes the government’s efforts to fight addiction to the drug. Our reporters went to Djibouti to find out more. France 24
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Ku dhawaad 16 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen laba qarax oo maanta lagu weeraray Wasaaraha Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Soomaaliya. Dhaawacyada ay waxyeelada kasoo gaartay Qaraxyada ayaa kor u dhaafaya 25, waxaana xusid mudan in dadka ugu badan ay kusoo dumeen dhismooyinka Wasaarada. Labada qarrax oo loo adeegsaday baabuur walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa lala beegsaday dhismaha Otto Otto ee magaalada Muqdisho oo xarun u ah Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wasaaradda Amniga iyo Ciidanka booliska Taraafikada ee loo yaqaano Oto Oto. Dad badan ayaa ku go’doomay xarunta la weeraray intii ay socdeen qaraxyada iyo dagaalka ka dhacay gudaha xarunta. Dadka qaar ayaa la sheegay in ay ka boodeen daaqadaha. Xarunta Oto Oto ayaa aad ugu dhaw dhismaha baarlamaanka iyo iyo xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia. Maleeshiyada Al Shabab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkani. Ma jirto wali wax war ah oo kasoo baxay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya kaa oo ku aadan tirada rasmiga ah ee khasaraha .