Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,156
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Security agencies are on high alert as the country marks the second anniversary of the El Adde attack, which was one of the deadliest and largest defeats the Kenya Defence Forces (KDF) has ever suffered in the battle front. Source: Hiiraan Online
  2. TORONTO– Ms. Khadija Abdilahi Daleys, was born in 1936 in Baidabo and was the first to sing live at Radio Mogadishu in 1952. becoming the first female recording vocalist in Somalia particularly the South. She died in a hospital in Toronto according to reports. Ms. Khadija was among Wabari band.
  3. The UAE strongly condemned the move, and said it will take every step possible to ensure safety of its planes and passengers. Source: Hiiraan Online
  4. Mogadishu (HOL) - Veteran Somali female musician, Khadija Abdullahi Dalees passed away on Monday in Toronto, Canada, Somali government confirmed. Source: Hiiraan Online
  5. Fasciolosis is a well known worldwide and an important helminthic disease of silvatic ruminants caused by liver fluke species of the genus Fasciola, which is one of the most neglected diseases that can lead to human infection. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimadda Online): Samiiro Cumar Maxamed waa gabar 3 jir ah oo indhaha ka xanuunsan, qoyskeeddu waa sabool waxaana ay ka mid yihiin qoysaska Barakacayaasha ah ee Muqdisho. Iyadoo 7 bilood jirta ayuu asiibay xanuunkan aafayeeyay arageedda, waxaa adag iney farxad ku jiifato habeenkii ama ay ku joogto maalinkii ,waalidkeed waxaa ku adag iney maareeyaan nolasha kale ee qoyska tiiyoo ay Samiira caafimaad daro la jiifto. Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa kusoo baraarugay xaaladda gabadhaan markii ay dhaqaatiirta isbitaalka Digfeer sheegeen inaan dalka waxba looga qaban karin ayna u baahan tahay caafimaad dibadda ah gaar ahan isbitaaladda waa weyn ee wadanka Turkiga. Gudoomiye Taabit aya durba u howl galay sidii maamulka gobalka Banaadir uu wax uga qaban lahaa caafimaadka gabadhaan iyadoo durba loo raadiyo Visa, tikidh iyo qarashkii daaweynta. Isagoo wariyaasha kula hadlaayay gudaha isbitalka Digfeer wuxuu yiri gudoomiye Taabit “ Dhaqaatiirtu waxey noo sheegeen in xaaladda caafimaad ee Samiira wax laga qaban karo hadii la geeyo Isbitaaladda waa weyn ee Turkiga, Maamulka gobalka Banaadir wuxuu la wareegay guud ahaan inuu la tacaalo xaaaladda gabadhan oo qoys Barakac ah ka dhalatay, waxaan Alle ka rajeynaya iney hesho caafimaad buuxa waana ku dadaali doonaa maamul ahaan inaan la socono xaaladeedda”. Iisha Xasan Aadan oo ah hooyaddda dhashay gabadhaan ayaa sheegtay iney aad ugga walaacsan tahay xaalada Samiiro , waxey u mahad celisay duqa magaaladda Muqdisho oo la wareegay masuuliyadda caafimaad ee gabadhaan. Samiiro Cumar Maxamed waxaa barri loo qaadi doonaa Turkigga , maamulka gobalka Banaadir ayaa u muuqda mid dusha u dhigtay inuu dhibaatadda la qeybsado dadka caasimadda ku nool gaar ahaan dadka caafimadkooda wax looga qaban waayay dalka gudihiisa. Caasimadda Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com The post Duqa Muqdisho oo ka faalo qaaday caafimaadka gabar indhaha ka jiran oo dalka wax looga qaban waayay + Sawiro appeared first on Caasimada Online.
  7. BERBERA–Berbera district court today sentenced journalists Abdirahman Mohamed Egge and Ahmed Said Mohamed, to seven months of prison. The mayor of Berbera, Hon. Abdishakur Idin sued the two reporters working for Saab TV and Eryal TV respectively. There are five reporters currently serving prison terms in Hargeisa, Borama and Berbera. Media and human rights organizations have condemned the sentence and called on the government to free the journalists without condition. It is now apparent that Somaliland authority is muzzling media and reporters who are critical to government should be immediately arrested.
  8. Maamulka degmada Bursaalax iyo wafdi kasocda Wasaaradda Arimaha gudaha dawladda Puntland iyo khabiiro weheliyey wafdiga ayaa waxay shirwayne u qabteen in kabadan 500 oo ah bulshada ku nool degmada Bursaalax. Dadkaan ayaa la iskugu yeeray wacyigelin dhanka horumarinta canshuuraha degmada Bursaalax ka bilaamay. Nidaamka canshuuraha ayaa meel fiican ka maraya degmada, waxaana barbar socda wadatashi ku aadan baahiyaha asaasigaa ee bulshada Bursaalax u baahantahay in loo hirgeliyo sida ugu dhaqsaha badan. Puntlandi.com
  9. Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Magaalooyinka Dhuusamareeb & Cadaado ayaa la ciirciiraya wufuudii ugu badneyd ee u soo martisa taariikhdeeda iyadoo ay ku qulquleen, odayaal dhaqameed, xildhibaanno, siyaasiyiin iyo madaxda dowladda Soomaaliya. Magaalada Dhuusamareeb ayaa marti gelineysa 16-ka bishan xaflad weyn oo isugu jirta midowga maamullada Ahlu suna iyo Galmudug iyo booqashada madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxaana garoonkeeda yar uu noqday goob mashquul ah oo maalin kasta ku dhowaad 10 duulimaad ay ka degaan. Dhuusamareeb ayaa la ciirciireysa martidii ugu badneyd, iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay, waxaana lagu wadaa inay saacadaha soo socda ilaa maalinta berri ah tagaan wafdiga madaxweye Farmaajo iyo madaxda maamul Goboleedyada. Ciidamada AMISOM ee ka socda Jabuuti ayaa ka qeyb qaadanaya sugidda ammaanka magaalada, waxaana sidoo kale Ahlu sua ay ku diyaarisay ciidamadii ugu badnaa oo dhinac kasta magaalada ka xiray. Magaalada Cadaado ayaa lagu wadaa inuu ku hormaro madaxweyanaha, iyadoo kadibka uu tegi doono Dhuusamareeb, waxaana hoos ka muuqda sawirrada labada magaalo iyo qabanqaabada ka socota: The post Sawiro: Diyaargarow xoogaan oo socdo iyo Muuqaalka Magaalooyinka Dhuusamareeb & Cadaado oo isbedelay appeared first on Caasimada Online.
  10. GAROWE—Somalia is embracing new innovation to generate renewable energy. CGTN’s Abdulaziz Billow reports now from northern Somalia where one electric company is combing fuel, wind and solar power to light towns and villages.
  11. Bosaso[Puntland Post]-Wafdigii wasiirada iyo xildhibaanada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ee dhowaan gaaray Puntland ayaa booqday wakaaladda xoogga Korontada Umadda ee Eneeye Bosaso oo ka mid ah adeegyadada qaranka ee wali shaqeynaya. Wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa wasiiir kuxigeenka amniga Cabdinaasir Siciid Muuse, Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi, xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise (*Maas) iyo masuuliyiin kale.* *Agaasimaha Eneeye Bosaaso Eng Guuleed Abshir Muuse ayaa ugu horayntii wafdiga ugu warbixiyay marxaladihii ay soo martay wakaaladda tan iyo dhisameedii 1987dii.* *Waxaa uu sheegay wakaaladda inay soo martay marxalado kale duwan burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya kadib, waxaa uu xusay masuuliyiintii ay uga tagtay dowladdii dhexe ee marxuum Maxamed Siyaad Barre inay wali gacanta ku hayaan, halka kuwii dhigeeda ahaa ee laga hirgaliyay Koonfurta Soomaaliya iyo waqooyiga dalka aysan shaqayn.* *Eng. Guuleed ayaa sheegay dad badan inay ku dhaawacmeen badbaadintii wakaaladda kuwaasi oo qaarkood geeriyooday iyo kuwa wali shaqeynaya, waxaana uu xusay inka badan sadex boqol oo dhalinyaro ah inay shaqo abuur ay u sameysay wakaaladda oo ay ka howlgalaan.* *“Wakaalada waxaa ay bixisaa adeegyo koronto oo lacag la’aan sida waddooyinka, saldhigyada amaanka, isbitaalka wayn ee Bosaso oo qiimo dhimis wayn aan u samayno, goobaha cibaadada iyo waxbarashada” ayuu yiri agaasimaha oo intaasi ku daray in dhaqaale aad u badan ay bulshada kusoo celiso wakaaladda.* *Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay maamulka iyo shaqaalaha wakaaladda xoogga korontada umadda ee Eneeye.* *Waxaa uu sheegay inay tahay wax lagu farxo oo mudan in lagu daydo sodon sano kahor hantii qaranka uu lahaa inay wali shaqaynayaan.* *“Runtii waa wax lagu daydo badbaadidii hantida qaranka uu lahaa oo wali shaqaynaya, waxaana si gaar ah uga mahadcelinaynaa Eng Abshir Muuse oo waqti iyo dhaqaale uu isagu lahaa geliyay si’ay u hormarto” ayuu yiri xildhibaanka.* *“Qoyska Soomaaliya waxaa lagu qiyaasaa oo halkii qof la qiyaasaa inuu biilo sideed ama sagaal, waana arrin farxad gooni ah xambaarsan inay maanta Eneeye ka shaqeynayaan boqolaal ah” ayuu yiri xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi.* Wasiir kuxigeenka amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse ayaa sheegay inay tani farriin u tahay badbaadinta hantida qaranka uu leeyahay, mar walba oo la ilaaliyona maalmo loo baxsan karo. Waxaa uu ku amaanay maamulka wakaaladda xoogga korontada ee Eneeye masuuliyaddii ay iska saareen badbaadinta wakalaada iyo horumarinteeda, waxaana fariin uu u diray dadwaynaha inay xil iska saaraan badbaada hantida qaranka. Eneeye ayaa ka mid ahayd mashaariic ay dowladdii dhexe ee Soomaaliya ay fulisay, iyadoo taageero ka helaysa dowladda Danemark, waxaana adeegyo koronto ay ka bixisaa magaalooyinka Qardho iyo Bosaaso, kuwaasi oo ay ku jireen lacag la’aan goobaha danta guud ah. Booqashada wafdigan ayaa kusoo beegmaysa xilli madaxwaynaha Soomaaliya uu dhowaan soo gaaray magaalada Bosaso uu doonayay inuu wakaaladda uu booqdo, balse markii dambe uu waqtiga ka dhacay safar uu ugu baxayay gobolada kale ee dalka, islamar ahaanataana uu masuuliyiintan usoo wakiishay inay booqdaan wakaaladda. Wakaalada Xooga Korntada ee Eeneeyo DHAMAAD Cabdiqani Boos Puntland Post- Bosaso The post Wasiiro iyo Xildhibaan ka Tirsan DFS oo Booqday Wakaaladda xooga korntada Eneeyo appeared first on Puntland Post.
  12. A Somali refugee who lived through a deadly civil war and famine which killed hundreds of thousand of people has called for a renewed public focus on rebuilding the war-torn country. Ahmed Tohow, who is a representative of the Global Somali Diaspora — an advocacy group representing Somali communities living abroad — worked for the Red Cross and the United Nations in the capital Mogadishu in the early 1990s, when 990 Australian Defence Force personnel were deployed to the country. He praised the UN peacekeeping mission which was launched in Somalia in July 1992 after an estimated 300,000 people were killed. “The world invested a lot of time and it was a missed opportunity,” Mr Tohow said. “Somalia looks like it’s been forgotten by the international community.” ‘People were getting buried alive’ Prior to the peacekeeping mission, Mr Tohow surveyed living conditions in Baidoa, dubbed the ‘City of Death’ by foreign journalists. PHOTO: Ahmed Tohow is hopeful of more Australian public attention on efforts to rebuild Somalia following decades of conflict. (Supplied: Ahmed Tohow) “I’ve seen a lot of people burying other people who were still alive, waiting to die,” he said. “Our job was to take off the street those people who died and I couldn’t cope.” In November 1992, the US announced it would lead a force of 37,000 personnel, including 990 Australians, to enable the distribution of humanitarian aid with the UN mandate to use “all necessary means”. “People slowly, gradually, got food and started having some kind of hope. Hospitals were built by the peacekeepers and they did some sort of education to get people back on to farms,” Mr Tohow said. “The American peacekeepers and the Somali young people used to play basketball … and the normalcy and life were slowly getting back.” Mr Tohow said Australians gained a friendly and approachable reputation among locals. “They were being welcomed by everyone. Kids used to laugh and run towards them. I remember they used to give out lollies and they used to kiss and hug,” he said. “The attitude was very calm with the Australian peacekeepers to Somali community on the ground.” From refugee to community leader After fleeing Africa for Melbourne in 2000, Ahmed Tohow began working with the Global Somali Diaspora- international network of Somalis living abroad. “The Somali community [in Australia] is very small and very recent compared to UK and America,” he said. “My interest was to learn how the Somali community settled in those countries and get that information and help the Somali community in Australia.” Mr Tohow returned to Somalia in 2006, 2012 and 2016, to work for aid agencies and attend international conferences on the country’s development. While the Federal Government committed $17 million towards humanitarian assistance in 2017, Mr Ahmed said Somalis living in Australia could help foster relationships with aid agencies and locals. “Educated Somali people are really working in the area of peacebuilding particularly in Somaliland, Puntland and also in the capital city,” he said. “So I would really commend Australia also to do similar steps.” A violent mission with threats of death Former Superintendent William Kirk, who is based on the Gold Coast, served with the Federal Police in Baidoa in 1993-94 and was tasked with rebuilding law and order. “A lot of their police had been trained in the Soviet Union. They were above average when you come to developing countries and the expertise of police,” he said. “The strategy was to resurrect the police and by that, to re-hire even some of the people that had retired to reintroduce that culture, the good culture, back into the policing in Somalia.” PHOTO: Former Superintendent William Kirk said Australian forces built a strong level of confidence with the Somali community during the humanitarian mission of 1993-94. (Supplied: William Kirk) But Mr Kirk said efforts to restore the judicial system — based on that of the former colonial power Italy — clashed with some locals who wanted Sharia law. “If you can take your grievance to a court and get someone to listen to you, you’re less likely to get a gun out and use violence,” he said. “There were forces working against us and in retrospect it was the Bin Laden-type efforts trying to get religious courts.” Mr Kirk said while he was “threatened occasionally” during negotiations with local officials, Australian personnel were mostly welcomed by others in the Baidoa community. “I was hugged and hand-shaken so many times by locals, militia, shopkeepers, because I was Australian.” “The Australian military had absolutely done such good work in Baidoa by doing foot patrols in town and giving the people confidence.” The collapse of the humanitarian mission In October 1993 a small force of elite US soldiers attempted to remove warlord Mohamed Farah Aidid from power in Mogadishu, resulting in the deaths of hundreds of Somalis, 18 US troops and two UN personnel. The mission failed and the defeat received significant media attention at the time, later becoming immortalised in popular culture by the movie Black Hawk Down. William Kirk said more foreign intervention in Somalia would be improbable while violence, including a 2017 bombing that killed more than 350 people, continued in the country. “Countries don’t want to send policemen to a situation where they’re usually unarmed in a different environment when soldiers are being killed,” he said. “Time hasn’t advanced enough to start putting the civilian structures in place. The US withdrew its forces from Somalia in March 1994 while Australia removed its remaining personnel in November. The African Union launched a peacekeeping mission to Somalia in 2007 in a bid to curb the threat of extremist group al-Shabab. Last year United States President Donald Trump approved expanded operations against al-Shabab, including the use of drone strikes. ABC
  13. Muqdisho (PP) ─ Warbixin ay soo saartay Hay’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in Al-shabaab ay sii joogteeyeen in ay awood ku askareynta carruurta, iyagoo bilihii lasoo dhaafay si awooda ah uga kexeysanayay ehelladooda. HRW ayaa warbixinteeda ku xustay in Al-shabaab ay dhamaadkii bishii Sep. 2017-kii – ku amray odayaasha-dhaqan iyo macallimiinta dusgiysada diiniga ah ee ku yaala miyiga inay soo wareejiyaan boqollaal carruur ah oo da’doodu aysan ka weynayn 8-sano. Sidoo kalena, bilihii lasoo dhaafay ayay qoysas ku noolaa deegaanada ay Al-shabaab ka geysanayso kala soo baxsadeen boqollaal caruur ah, si aanay kooxdu u askareyn. Baare sare oo ka tirsan HRW oo lagu magacaabo, Letia Bader ayaa sheegay in si naxariis la’aan ah ay Al-shabaab u askareeyeen carruur ku nool miyiga, walidiintoodna waxaa lagu qasbay inay u adeegaan koxodaas. Sidoo kale, Baaritaanka meelaha ay HRW ay ku samaysay waxaa ka mid ah 15-qoys oo ku nool saddex degmo oo kala ah; Bardaale, Baydhabo iyo Buur-hakabo, kuwaasoo dhammaantood ka tirsan gobolka Bay. Odayaasha tuuloyinkan ayaa sheegay in bishii September ee sannadkii hore lagu amray inay tagaan deegaanka Buulo-folaay oo Al-shabaab maamulaan ayna wareejiyaan tobanneeyo caruur ah oo da’doodi u dhaxeysay sagaal ilaa 15-sano. Mid ka mid ah dadka ku nool Bardaale ayaa sheegay inay u baahan yihiin wax ku taageera dagaalka, isagoo yiri. “Waxay nagula hadleen si hanjabaad ah, sidoo kale waxay naga doonayaan furayaasha ceelasheenna.” Dhanka kale, Saddex ka mid ah dadkii HRW ay wareystay ayaa sheegay in odayaasha deegaanka ay Al-shabaab u geeyeen 50-carruur ah oo ay ku jirto gabar yar, kuwaasoo laga waday laba dugsi oo ku yaalla Degmada Buur-hakabo ee gobolka Bay, waxaana la geeyay Buulo-folaay oo goob-jogayaal ay sheegen inay tahay meel ay ku yaallaan dugsiyo diini ah iyo xarumo lagu tababaro carruurta. Ugu dambeyn, Hay’adda HRW ayaa sheegtay inaysan helin caddeyn toos ah u muujinaysa in carruurta uu dhawaan kaxeystay ururka Al-Shabab si toos ah loo geeyay xeryaha tababarka ciidan, balse dadka ay waraysatay hay’adda ayaa marar badan muujiyay walaacaasi. HADDABA HALKAN KA AKHRISO WARBIXINTA HAY’ADDA HRW OO DHAMEYSTIRAN; PUNTLAND POST The post Hay’adda Human Rights Watch oo sheegtay in Al-shabaab ay weli Askareynayso Carruur appeared first on Puntland Post.
  14. Children learning to read the Quran at the Gaabow Islamic school in Somalia’s capital, Mogadishu, August 2013. Parents and teachers told Human Rights Watch that Al-Shabab militants threatened and on occasion abducted teachers and children from schools in rural areas of Bay region in September 2017. ©2013 REUTERS/Ismail Taxta Nairobi)– The Islamist armed group Al-Shabab has threatened and abducted civilians in Somalia’s Bay region to force communities to hand over their children for indoctrination and military training in recent months. Since late September 2017, Al-Shabab has ordered elders, teachers in Islamic religious schools, and communities in rural areas to provide hundreds of children as young as 8 or face attack. The armed group’s increasingly aggressive child recruitment campaign started in mid-2017 with reprisals against communities that refused. In recent months, hundreds of children, many unaccompanied, have fled their homes to escape forced recruitment. “Al-Shabab’s ruthless recruitment campaign is taking rural children from their parents so they can serve this militant armed group,” said Laetitia Bader, senior Africa researcher at Human Rights Watch. “To escape that cruel fate, many children have fled school or their homes.” Over the past decade, Al-Shabab has recruited thousands of children for indoctrination and to become frontline fighters. Since 2015, the armed group has opened several large Islamic religious schools in areas under their control, strengthened indoctrination methods including by bringing in younger children, and pressured teachers to retrain and teach Al-Shabab’s curriculum in schools. On a recent trip to Baidoa, the capital of Bay region, Human Rights Watch spoke to 15 residents from three districts in Bay region largely under Al-Shabab control – Berdale, Baidoa, and Burhakaba districts – as well as child protection advocates and United Nations officials. The findings match similar trends in other parts of the country since mid-2017. Village elders said that in September Al-Shabab ordered them to go to Al-Shabab-controlled Bulo Fulay and to hand over dozens of children ages 9 to 15. A resident of Berdale district said: “They said we needed to support their fight. They spoke to us in a very threatening manner. They also said they wanted the keys to our boreholes [watering points]. They kept us for three days. We said we needed to consult with our community. They gave us 10 days.” Two other community residents said that they received threatening calls, including death threats, after the 10 days ran out, but as of late 2017 they had not handed over the children. Three residents said that in September Al-Shabab fighters forcibly took at least 50 boys and girls from two schools in Burhakaba district and transported them to Bulo Fulay, which witnesses say hosts a number of religious schools and a major training facility. Two weeks later, a large group of armed Al-Shabab fighters with their faces covered returned to the village, entered another local school, and threatened and beat the teacher to hand over children. “They wanted 25 children ages 8 to 15,” said the teacher, who resisted the order. “They didn’t say why, but we know that it’s because they want to indoctrinate them and then recruit them. After they hit me, some of the children started crying and tried to run out of the classroom. But the fighters were all around. They caned a 7-year-old boy who tried to escape.” The fighters gave the community 10 days to hand over the children. LAUNCH MAP © 2012 United Nations Residents from Berdale district said that in at least four villages, Al-Shabab abducted elders who refused to hand over children. In one village, three elders were released only after they agreed to hand over eight boys from their village. In May, Al-Shabab pressured elders and other residents in villages in central Somalia’s Mudug and Galgadud regions – from which Ethiopian military forces had recently withdrawn – to hand over children ages 7 to 15. A boy who fled Middle Shabelle region without his parents said: “Our school wasn’t controlled by Al-Shabab. Six weeks ago [late June], they came to our school, took down our names, and took two boys. The teacher managed to escape. They threatened that next time they would come back for us.” A woman in Burhakaba district said that her four children had witnessed 25 of their classmates being abducted from their school: “The four of them are now so worried about going to school. But if they don’t go to school, and get the fundamentals of the religion, they will go to waste.” Some local religious schools in Bay region are closing fearing further attacks, or because the teachers have fled or been abducted. Some residents said that their only option to protect their children was to send them, often unaccompanied, to areas outside of Al-Shabab control – a difficult and dangerous journey given the threat of Al-Shabab abduction along the way. Community elders and local monitors said the recruitment campaign has forced approximately 500 people as of October, often unaccompanied children, to flee their homes to Baidoa. “I heard that children were being captured in neighboring villages and so got very scared,” said a 15-year-old who fled by foot with his 9-year-old brother to the nearest town. “My parents gave me money to come to Baidoa. My brother and I were very scared of being captured along the way, since we went through the bush.” In August, an official from Adale in Middle Shabelle told the media that his community was hosting approximately 500 children ages 10 to 15 who had fled forced recruitment in Galgudud, Hiran and Middle Shabelle districts. Some children have fled to towns where they have relatives, others end up in dire conditions in internally displaced persons (IDP) camps. Local groups estimate that over half of the children recently displaced to Baidoa now live in IDP settlements. But unaccompanied children, especially those in informal camps, are unlikely to find security or schooling and may be forced to work to survive. “The government with UN agency assistance should ensure that displaced children, including those without adult guardians, receive protection and appropriate schooling,” Bader said. “Children should not flee one danger zone for a new one.” The UN Security Council’s Somalia Eritrea Monitoring Group (SEMG) reported that in June, Al-Shabab detained 45 elders in El Bur who refused to provide them with 150 children and only released them on the condition that the children would be handed over. The SEMG found that 300 children were abducted from the area during this period and taken to an Al-Shabab school. In April Al-Shabab announced over its radio station that it was introducing a new curriculum for primary and secondary schools and warned teachers and schools against “foreign teachings.” A Bay region resident said that Al-Shabab took a dozen teachers for “retraining” around April, and they were only released after paying about US$300 per person. In certain areas, Al-Shabab ordered schools to shut down and communities to send their teachers to Al-Shabab curriculum training seminars, SEMG reported. Human Rights Watch did not find clear evidence that children abducted in recent drives were taken directly for military training, but interviewees repeatedly raised the concern. The UN monitoring group reported that some of the schools set up by Al-Shabab were linked to military training facilities. Child abductions, notably from schools, and children’s use as fighters by Al-Shabab significantly increased in the second quarter of 2017, the UN monitoring group said. Boys who had been associated with Al-Shabab since late 2015 said that the religious schools and teachers were often used to recruit boys as fighters. These boys said their military training included a mixture of rudimentary weapons training and ideological indoctrination. The Somali government has taken some steps to protect schools and students, Human Rights Watch said. In 2016 it endorsed the Safe Schools Declaration, an international commitment by countries to do more to ensure that schools are safe places for children, even during war. Somalia has signed but not yet ratified the UN Optional Protocol to the Convention on the Rights of the Child on children in armed conflict, which states that armed groups “should not, under any circumstances, recruit or use in hostilities persons under the age of 18 years.” The government, with the help of international donors, should wherever possible identify Al-Shabab recruitment drives, including their location, scale, and use of educational institutions, that could inform protective measures, Human Rights Watch said. Doing so would also help efforts to assist displaced children, such as addressing their health, shelter, and security needs and providing them free primary education and access to secondary education, as well as appropriate psychosocial support. “Al-Shabab’s campaign only adds to the horrors of Somalia’s long conflict, both for the children and their families,” said Bader. “The group should immediately stop abducting children and release all children in their ranks. The Somali government should ensure these children are not sent into harm’s way.” Human Rights
  15. Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somaliland oo ka soo jeeda gobolka Sool ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in aysan gobolka soo weerarin,xilli uu socdo abaabul dagaal oo u dhexeeya Puntland iyo Somaliland. Xildhibaanka oo lagu magacaabo Dhakool oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa sidoo kale Isimada iyo Waxgaradka gobolka ka dalbaday in ay ka laabtaan dagaalkii ay iclaamiyeen ee ku aaddana in Somaliland laga saaro guud ahaanba gobolka Sool. Mudane.Dhakool ayaa sheegay in magaalada Laascaanood ay nabadi ka jiro,balse Isimadii iyo Waxgaradkii u dhashay ay dagaal ugu yeerayaan,isagoo walaac ka muujiyay khatarta ka dhalan karta,haddii Puntland qabsato Laascaanood. Halkaan ka daawo. PUNTLAND POST The post Daawo:Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somaliland oo ka walwalsan in Puntland Laascaanood qabsato. appeared first on Puntland Post.
  16. Toronto (PP) ─ EEBBE ha u raxmadee waxaa dalka Canada xalay ku geeriyootay fanaanadda Soomaaliyeed ee Khadiijo C/llaahi Daleys oo ka mid ahayd fanaaniintii Hoboladii Qaranka Soomaaliyeed ee Waaberi. Marxuumad Khadiijo ayaa lagu xusuusan doonaa heeso caan baxay oo ay ku luuqysay. Iyadoo fanaanaddu ay muddooyinkii dambe ku Xanuunsaneysay, iyadoo ku geeriyootay isbitaal ku yaalla magaalada Toronto. Khadiijo Cabdullaahi Daleys ayaa ahayd gabadhii ugu horreysey ee 1952-kii hees ka billowda Radio Mogadishu, waqtigaasoo aanay jirin Aaladda duubista, iyadoo heesaha ay ku luuqeyso ay si toos ah idaacadda uga bixi jireen. Sidoo kale, waxay ka mid ahayd gabdhihii ugu horreeyay ee Reer Koonfurka ah ee heesa. Sidoo kale, Marxuumadda ayaa sannadkii 1936-dii ku dhalatay Baydhabo oo ah xarunta Gobolka Bay, waxayna ahayd Fannaanad waddani, iyadoo intii u dambeysay nolosheeda ku guubaabin jirtay shacabka Soomaaliyeed Midnimo iyo wadajir. Dhanka kale, Fanaaniinaddan ayaa waxay ahayd fannaanadii qaaday heeso caan ah oo ay ka mid ahaayeen; ‘Hunnu-Hunnu hadal maaha’ iyo ‘Muruqiina Maala’ kuwaasoo ay ku guubaabin jirtay bulshada Soomaaliyeed si ay dalkooda wax uga qabsadaan, isla markaana ay u noqdaan dad dhiibfoon. Ugu dambeyn, Marxuumad Khadiijo C/llaahi Dalays oo ku geeriyootay 82-jir ayaa geerideeda waxaa ka tacsiyeeyay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda federaalka Somalia, iyadoo aan la ogeyn halka lagu aasi doono. DHAGEYSO: – MID KA MID AH HEESIHII AY KU CAAN-BAXDAY MARUUMAD DALEYS; PUNTLAND POST The post Fanaanadii Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo ku Geeriyootay Magaalada Toronto, Canada appeared first on Puntland Post.
  17. Jowhar (Caasimadda Online) _ Wadadda isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar ayaa xirantay, kadib markii maleeshiyada Alshabaab ay dagaal kula wareegeen degaano ka degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe. Weerar ay Alshabaab ku qaadeen saldhigga Ceelka Geelow ee ciidamada dowladda ayaa keenay inay la wareegaan saldhigaas iyadoo lagu dilay laba askari, laguna waayay lix kale, wuxuuna ahaa weerarkii labaad ee Alshabaab ku qaado saldhiggasi muddo laba toddobaad gudahood ah. Al-Shabaab ayaa la wareegay tuulooyinka u dhaxeeya Balcad iyo Jowhar sida Gololey, Isgoys iyo Ceelka Geelow, waxaana la sheegay inay dadkii halkaasi deganaa ay bilaabeen barakac iyagoo ka cabsi qaba Alshabaab iyo dagaal dhex mara labada dhinac. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in xaalada ku soo korortay wadada isku xirta Jowhar iyo Balcad ay tahay mid halis ah oo keeni karta in Shabaabka ay isku ballaariyaan deegaanadaas. Xaalada ammaan darro ee ku soo korortay inta u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad ayaa sababtay inuu hakado dhaq dhaqaaqii gaadiidka ee isaga kala gooshaya wadadaas, gaar ahaan gaadiidkii ciidamada iyo kuwii mas’uuliyiinta ay saarnaayeen, waxaana xilligan halka u furan ay noqotay cirka oo Mas’uuliyiinta iyo Xildhibaanada Hirshabeelle ay diyaarad kaliya ku tagi karaan Jowhar. Waxaa gebi ahaan saaka istaagay isu socodkii gaadiidka dadweynaha ee magaalooyinka Jowhar iyo Balcad, waxaana hore jidkaasi ka go’ay mas’uuliyiinta Hishabeelle iyo kuwa dowladda Soomaaliya, waxayna Jowhar hadda noqoneysaa magaalo go’doon ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wadadda isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo xirantay & Alshabaab oo Tuulooyin ka qabsaday degmada Balcad appeared first on Caasimada Online.
  18. Toronto (Caasimadda Online) – Wararka naga soo gaaraya Dalka Canada ayaa sheegaya in fanaannadda caanka ahayd ee Khadiija Cabdullahi Dalays ay saaka ku geeriyootay dalkaas. Khadiijo Dalays waxaa ay sanadkii 1936dii ku dhalatay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa ay ahayd gabadhii ugu horreysay ee ka heestay Radio Muqdisho. Khadiijo C/llaahi Daleys ayaa ka mid aheyd fanaaniinta Hobolada qaranka Waabari, waxaana lagu xusuustaa heeso caan baxay oo ay ku luuqysay. Fanaanadan ayaa muddooyinkii u dambeeyay xanuunsaneysay, waxaana la sheegay inay ku geeriyootay isbitaal ku yaalla magaalada Toronto. 7dii Bishii la soo dhaafay waxaa iyana Magaalada Hargeysa ku geeriyootay Shamis Abuukar oo loo yaqaannay Guduudo Carwo,taas oo iyana ahayd fanaanaddii ugu horreysay ee ka heestay Radio Hargeysa. Dalays heesaha ay qaadday waxaa ka mid ah heesta “Muruqiinna maaloo dhulka mira ku beeroo,macdanta biyaha,muujiya wanaaggaa”. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Fannaanad caan ka ahayd Soomaaliya oo ku geeriyootay dalka Canada appeared first on Caasimada Online.
  19. A leading Somaliland politician says his son, who joined the Islamic State militant group five years ago, was killed in Syria. Source: Hiiraan Online
  20. Earlier this week, President Donald Trump was reported to have used the term "sh**hole countries" when referring to Haiti, El Salvador and parts of Africa. Source: Hiiraan Online
  21. Gaalkacyo (Puntlandi) Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku joogay Puntland, waxaana uu sheegay inay wax badan ka barandoonaan nabad gelyada iyo horumarka baaxada leh ee ka socda Puntland. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku amamanay reer Puntland iyo dowladdooda inay meesha ka saareen kala shaki ayna ka si dhab ah uga faa’idaysteen barnaamijka iskutashiga, kaasoo lagu dhisay, Jidad, isbitaalo, xarumo waxbarashado, isbitaalo garoomo diyaaraddeed iyo kaabayaal kale. Waxa uu madaxweynuhu sheegay isku tashiga Puntland ka dhaqan galay nay iyaguna gaarsiiyaan Soomaaliya inteeda kale, si ay dadka u ogaadaan inuu horumarku gacantoodu ku jiro islamarkaana aanay dowlad iyo ajnabi wax lagasoo qaaday dalku ku dhismi karin, kuna horumari karin. “Reer Puntland nabada iyagaa gacantooda ku sameystay, waana dad isku qanacsan, dowladdoodana ku qanacsan, waxaan rajeynayaa inay sii xoojistaan nabadooda u horseeday horumarka,” ayuu yidhi madaxweyne Farmaajo. Puntlanid.com
  22. Muqdisho (Caasimadda Online) – Munaasabad Agaasinkeedu aad u Sareeyey islamarkaana ku saabsan Qiimeynta Shirkadaha Ganacsiga iyo Bangiyada ayaa lagu qabtey Magaaalada Muqdisho, waxaana ka qayb galey Xildhibaano, Wasiiro, Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir , Ganacsato, Madaxda Bangiyada, Shirkado iyo Marti Sharaf . Qiimeyntaan oo ay Sameysey Xarunta Somali Annual Business Awards (SABA) ayaa Ujeedkeedu ahaa sidii loo ogaan Lahaa Waxqabadkii Shirkadaha Ganacsiga iyo Bangiyada ee Sannadkii la soo dhaafey iyo sidii Qiimeyntaas ay Dhiiragelin ugu Noqon lahayd Dhamaan Shirkadaha Ganacsiga iyo Bankiyada . Ugu horeyn waxaa Halkaas ka Hadley Masuul ka socdey Xarunta SABA waxaana uu u Mahadceliyey intii kala qayb qaadatey Qiimeyntaas islamarkaana xarunta u Fududdeysey isagoo Hoosta ka xariiqey in Ujeedka Qiimeynta Sannadka ay Tahay in Bulshada Soomaaliyeed ay ogaato Waxqabadka Shrkadaha Ganacsiga iyo Bankiyada. Xubnihii kale ee ka Hadley Qiimeyntaas ayaa waxaa ka md ahaa wasiirka Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Saciid Cawad waxaana uu u Mahadceliyey Xaruntii soo qabanqaabisey Qiimeyntaa sidoo kale waxa u Mahadceliyey Shirkadihii iyo Bankiyadii galey kaalimaha hore wuxuuna Si gaar ah ugu Mahadceliyey Bankiga IBS oo Sannadkii labaad la gudoonsiiyey Abaalmarinta Sannadka ee Bakiyadda Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo ka Hadley Munaasbadaas ayaa u Mahadceliyey intii isku soo qaban qabisey gaar ahaan Xarunta SABA oo uu sheegey in ay Qabatey Howl muhiim sidoo kale waxaa u Hamabalyeeyey International Bank Somalia IBS oo Noqdey Horyaalka Bankiyada Dalka “Abaalmarintaan waxay na Tuseysaa Horumarka ay Marba marka ka dambeysa ku talaabsaneyso Magaalada Muqdisho Waxaan u Hambalyeynayaa Dhamaan Shirkadihii kala duwanaa ee la Gudoonsiiyey Abaalmarinta waxayna tahay haddii la Bixiyo Abaalmarin ama Qiimeyn la sameeyo waa Dhiiragelin si Shirkadaha iyo Bankiyada ay u sii Karaar Qaataan” ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo sheegey in ay imaaneyso la Xisaabtaan iyo Daahfurnaan “Waxaan Bankiga IBS oo Abaalmarinta ku heley Kobcinta Ganacsiga yar yar u soo jeedinayaa in Haweenka ay ka dhex muuqdaan ganacsigaan maadaama ay yihiin Xoog Muuqda sidoo kale waxaan Bankiga IBS u soo Jeedinayaa in ay Dhiirageliyaan dadka dan yarta si uu Ganacsigooda u Hormara” ayuu yiri Gudoomiye Taabit Halkaan ka Daawo Munaasabada Abaalmarinta The post Gudoomiye Taabit oo lagu Sharfey in uu Internatianal Bankiga Somalia (IBS) Gudoonsiiyo Abaalmarinta Sannadka appeared first on Caasimada Online.
  23. Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in ay maanta geeriyootay fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys. Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo ka tirsaneyd hobollada Waaberi ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaalla dalka Canada. Fannaanadan waxaa ka ay ka mid aheyd gabdhihii ugu horeeyay ee heesa, dad qaar waxaa ay sheegaan in Koonfurta iyada ugu horreysay. Goobjoog News Source
  24. Madaxweyne Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay socdaalkii dheeraa ee uu ku marayay gobolada Puntland, isagoo kusoo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaas oo uu muddo labo cishe ah ku qaatay. Madaxweynaha ayaa maanta u ambo baxay magaalada Cadaado ee xarunta kmg ah ee maamulka Galmudug, isagoo ugasii gudbidoona magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Dowladda Puntland iyo shacabkeeda waxaa kasoo gabagaboobay todobaad lagu mashuulqsanaa soo dhowaynta wafdiga madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya uu ku joogay Puntland. Puntlandi.com