-
Content Count
214,822 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta golaha shacabka ee Muqdisho waxa ay ku yeelanayaan kulan ay kaga hadlayaan xeer-hoosaadka Baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa soo waday kadoodista xeer-hoosaadka Baarlamaanka muddo ku dhow isbuuc. Siyaasiin iyo Xildhibaano ayaa sheegay in xildhibaanada lagu mashquulinayo ka doodista xeer-hoosaadka Baarlamaanka. Wixii ka dambeeyay doodii xasaasiga aheyd oo ay yeesheen Baarlamaanka islamarkaasina looga hadlayay arimaha amniga ayeey arintu u muuqataa in gudoonka Baarlamaanka uu u weeciyay sii wadista ka doodista xeer hoosaadka Baarlamaanka. Arbacadii la soo dhaafay waxaa kooram la’aan u baaqday fadhigii Baarlamaanka kadib markii xildhibaano farabadan ay ka maqnaayeen fadhigii Baarlamaanka. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Xildhibaanada oo lagu mashquulinayo ka doodista xeer-hoosaadka appeared first on Puntland Post.
-
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in shacabka B/weyne aanay u dacwad doonan karin Xarakada Al-shabaab. Waxa uu sheegay guddoomiyaha in cid walbo oo lagu helo in Al-shabaab deegaannada ay ka joogaan Hiiraan u dacwad doonato ay xabsi Saddex bil ah dhigi doonaan, sidoo kalena ku ganaaxi doonaan lacag dhan 5 kun oo doolarka Maraykanka ah. “Waxaa badatay in loo dacwad doonto Booca, ciidamada amniga waxaan leeyahay ciddii ka baxda B/weyne ee aadda Booca una dacwad doonata nabad diidka muddo Saddex bil ah ayaan xireynaa 5 Kun oo doolarna waa lagu ganaaxayaa” ayuu yiri guddoomiyaha. Dhanka kale, Dabageed ayaa sheegay in cid walbo aadda deegaannada Al-shabaab maamusho ay deegaannadaasi joogi doonaan ama haddii ay yimaadaan u diyaar garoobaan xabsiga iyo ganaaxa. B/weyne ayaa caadi ka ah in dadka ay u maxkamad doontaan Xarakada Al-shabaab, ayna aadaan deegaannada Booca iyo Luuq Jeelow ee gobolkaasi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Cadaado (Caasimada Online)-Xildhibaanada maamulka Galmudug ee ku sugan magaalada Cadaado ayaa soo saaray qoraal ay ku bayaaninayaan dib u dhac ku imaaday doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi. Xildhibaanadan oo dhawaan sheegay inay xilkii ka qaaden Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in doorashadooda ay u dib dhacday isbedel ku imaaday Jadwalka. Xildhibaanada ayaa markii hore Doorashada madaxweynaha iclaamiyey inay dhaceyso 30-ka Bishaan September balse haatan dib loo dhigay. Waxa ay mar kale sheegen in doorashada ay qabsoomi doonto 6 Bisha soo socota ee Octoper 2018-ka. Sidoo kale, Xildhibaanada ayaa sheegay in sababta dib ugu dhacday doorashada ay tahay codsi ka yimid musharixiinta xilka Madaxweynaha Galmudug.
-
Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya isugu yimaadaan kulankoodii caadiga ahaa. Kulanka maanta ayaa looga hadli doonaa arrimaha xeer-hoosaadka golahan, kadib markii wax ka bedal lagu sameeyey. Arbacadii lasoo dhaafay, kulan ay xildhibaannada golaha shacabka ku lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa u baaqday Kooram la’aan. Maantana lama oga in si la mid ah Arbacadii oo kale ay dhici doonto, balse guddoonka golaha shacabka waxa uu ku wargeliyey xildhibaannada in ay waqtiga dhowraan oo ay kulamada golaha soo xaadiraan. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
COPENHAGEN (Reuters) - Danish police briefly shut bridges and ferry links to Sweden and Germany on Friday as they widened their hunt for three people and a black Volvo in connection with a serious crime - a kidnapping according to Sweden’s Aftonbladet newspaper - to include the whole country. Source: Hiiraan Online
-
Germany's foreign minister, Heiko Maas, has called on the United Nations to "stop beating around the bush" and start talks on reforming the Security Council. A push for change has been ongoing since the early 1990s. Source: Hiiraan Online
-
Five men have been charged for terrorism after attempting to kill Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. Source: Hiiraan Online
-
HANOI—Last month, Aung San Suu Kyi, Myanmar’s de facto civilian leader, appeared at a panel hosted by Singapore’s ISEAS-Yusof Ishak Institute. At the event, one attendee asked her what had surprised her most since taking power in 2016, citing a long list of struggles the country faces, from the sluggish economy to ethnic conflict. Source: Hiiraan Online
-
National assembly majority leader Aden Duale has hit out at Amani National Congress party leader Musalia Mudavadi accusing him of overseeing the finance ministry during the Golden-berg. Source: Hiiraan Online
-
The Supreme Court has allowed Wajir Governor Mohamud Abdi to file new evidence as he fights to retain his seat. Source: Hiiraan Online
-
Kathryn Mayorga, 34, claims the Portuguese football player raped her in a Las Vegas hotel room, according to German media outlet Der Spiegel. The magazine says Ronaldo paid her $375,000 for her silence. Source: Hiiraan Online
-
President of the University of Jigjiga, Abdulaziz Ibrahim who sparked a storm of controversy by firing more than thirty staff a year ago has himself been let go. Source: Hiiraan Online
-
Brett Kavanaugh may yet be confirmed. Senate majority leader Mitch McConnell may somehow find a way to unravel it, and President Trump could still balk. Source: Hiiraan Online
-
AU awards police officers for peace contribution in Somalia
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Friday awarded 30 police officers deployed in Somalia to boost stabilization efforts for their distinguished service. Source: Hiiraan Online -
A former head of Ethiopia’s Jail Ogaden and regional prison commissioner has been arrested by authorities, an activist in the country Somali Regional State, SRS, has reported. Source: Hiiraan Online
-
Young married mother Duniyo Adan Mohamed, 19, breastfeeds her seven month-old son before she sets off for school in the southwestern Somali town of Baidoa in the morning. She leaves some bottled milk for the baby with her mother, who babysits until Duniyo gets back from class at noon. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Habeen kasta marka ay saacadda tahay 3:00 AM, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka kaca diyaarado ay leeyihiin ciidamada Mareykanka, waxaa sidaas shaaca ka qaaday siyaasiga Faarax Macallin oo aad ugu dhow dowladda Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigay twitter-kiisa ayuu Faarax Macallin ku sheegay in diyaaradahan oo ay leeyihiin milatariga Mareykanka islamarkaana ah kuwa xamuulka ay isaga gudbaan garoonka Aadan Cadde iyo kan Balidoogle, kadibna ay usii duulaan goob aan la aqoon. Waxaa sidoo kale jira, ayuu yiri, konteenaro la eg 40ft oo wax aan la aqoon looga qaado Buur-Hakaba iyo Baraawe. “Habeenk kasta, abaare 3:00 oo gow ah, diyaaradaha xamuulka milatariga Mareykanka ayaa isaga goosha garoonak Muqdisho iyo Balidoogle, xilli mugdi ah, sir bandanna la qariyo, ayaga oo aada meel aan la aqoon. Sidoo kale konteenaro 40ft ah ayaa laga qaadaa Buur-Hakaba iyo Baraawe. Ma waxay xadaan macdanta?” ayuu Faarax ku yiri qoraalkiisa. Isla qoraal kaas xigay oo uu raaciyey ayuu Faarax Macallin uga codsaday madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre inay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa inay soo celinayaan madaxbanaaninda iyo qarannimada Soomaaliya, oo ay la socdaan waxa ka dhacaya gudaha dalkooda. Waxa uu ka codsaday inay Mareykanka ka dalbadaan inay shaaca ka qaadaan dhammaan waxyaabaha ay ka samaynayaan gudaha Soomaaliya. “Dalkiina dib usoo ceshta” ayuu Faarax Macallin ku yiri Farmaajo iyo Kheyre. Every night at around 3 o’clock in the morning heavy American military transport planes shuttle between Mogadishu Int. Airport & Balidogle airport under cover of darkness &secrecy to unknown destinations. 40ft containers are also moved from Buur Hakaba& Barawa. Stealing minerals! — Farah Maalim (@FarahMaalimM) September 27, 2018 Farmaajo/Kheyre took oaths to restore the sovereignty of Somalia, and restore they must do. The President /Prime Minister must know what is happening in their own country. Read Americans the riots act by demanding full disclosure of what they have been doing. Reclaim yr nation. — Farah Maalim (@FarahMaalimM) September 27, 2018
