Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,158
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Brazilian World Cup winner Ronaldinho has formally confirmed his retirement from football, more than two years since his last appearance as a professional, reports in Brazil said Tuesday. Source: Hiiraan Online
  2. Mogadishu (HOL) - The government of Southwest state said on Tuesday evening it had arrested five Al-Shabaab suspects at Manaas village just 45km away from Baidoa. Source: Hiiraan Online
  3. Wararka aan ka helayno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in ay dib u dhacday Munaasabaddii lagu dhammaysiri lahaa Heshiiski Galmudug iyo Ahlu-sunna oo Saaka la filayey in lagu qabto magaaladaasi. Weriye ku sugan Dhuusamareeb ayaa PUNTLAND POST u sheegay in dib u dhaca Munaasabaddu la xiriiro qaar kamid ah wufuuddi ka qeyb gali lahayd dhammaystirka Heshiiska oo aan weli soo gaarin magaalada,iyadoo isla Maanta la filayo in madaxweynahayaasha Puntland iyo Koonfur Galbeed ay halkaasi tegaan. Dhinaca kale Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed islaan(Axmed Madoobe)ayaa baajiyey safarkii uu ku tegi lahaa magaalada Dhuusamareeb ee lagu dhammaystirayo Heshiiska.Axmed Madoobe ayaa baaqashadiisa ku sheegay “mid shaqo”. PUNTLAND POST The post Munaasabaddii dhammaystirka Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-sunna oo dib u dhacday. appeared first on Puntland Post.
  4. Rag hubaysan ayaa Xalay Xaafadda Saalama ee magaalada Gaalkacyo ku dhaawacay Sarkaal ka tirsan waaxda Canshuuraha ee Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo. Sarkaalka la dhaawacay oo lagu magacaabo Muuse Afriix ayaa qaabilsanaa uruurinta Canshuurta laga qaado Xaafadaha magaalada Gaalkacyo,waxaana fiidnmadii Xalay lagu weeraray halka lagu magacaabo Falluuja oo ka tirsan Xaafadda Saalama ee magaalada Gaalkacyo,sida PUNTLAND POST u xaqiijiyey mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha. Dhaawaca Sarkaalkaan ayaa haatan lagu dabiibaya Isbitaalka Maxammed Jaamac ee magaalada Gaalkacyo,iyadoo aanay jirin weli cid loo qabtay iyo cid sheegatay midna. Wixii ka soo kordha kala soco:Puntlandpost.net The post Sarkaal ka tirsan Waaxda Canshuura Puntland oo lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo. appeared first on Puntland Post.
  5. A total of 123 migrants including 22 children were rescued off Libya’s northwestern coast Tuesday evening, according to the country’s coast guard. Source: Hiiraan Online
  6. Ciidamada Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ee Koonfurta,ayaa hawlgal ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab,sida ay soo werisay Warbaahinta Maxalliga ah ee magaalada Muqdisho. Warbaahinta ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga dalka qeybtooda gobolka Baay ay gacanta ku soo dhigeen 5 xubnood oo ak tirsan Al-shabaab iyo mootooyin ay wateen,kadib hawlgal kooban oo ay ka sameeyeen degaanka Manaas oo hoostaga magaalada baydhabo. Mas’uuliyiinta gobolka Baay laga soo xigtay in dagaallamayaashan ay qorshaynayeen qaraxyo lagu dhibateeyo shacabka degaannada gobolka Baay,gaar ahaanna magaalada Baydhabo. Ma jirto cid si madax-bannaan u xaqiijisay warkaan,balse Al-shabaab ayaa ku xooggan degaannada ka tirsan gobolka Baay ee hoosyimaada magaalada Baydhabo,waxaana marar badan ay weerarro ku qaadeen Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan gobolka. PUNTLAND POST The post Xubno ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in lagu qabtay gobolka Baay. appeared first on Puntland Post.
  7. Dhuusamareeb, 17 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa shalay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud si loo dhameystiro heshiiskii Galmudug iyo Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlu Sunnah Wal Jamaaca. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo galinkii dambe ee shalay ka soo amba-baxay magaalada Cadaado, ayaa socdaal dhanka dhulka ah ku soo maray deegaannada Goodinlabe, Mareer Gur iyo Mirrig ee ka tirsan gobolka Gal-guduud. Madaxweynaha ayaa si heer sare ah waxaa ugu soo dhaweeyey Dhuusamareeb Madaxa Golaha Xukuumadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Axmed (Bukhaari), Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabeey, Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Galmudug iyo Hirshabeelle, Xildhibaanno heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa goob fagaare ah kula hadlay dadweynihii isu soo baxay, isagoona ku ammaanay sida wadinayadda leh ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa inta uu ku suganyahay Dhuusamareeb waxa uu kulamo wadatashi la yeelan doonaa madaxda heer Dowlad goboleed iyo heer degmo, culumada, duubabka dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. The post Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobolka Galguduud+Sawirro appeared first on Puntland Post.
  8. Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud,ayaa maanta la filaya in uu goobjoog ka ahaado dhammaystirka Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-sunna. Heshiiska oo ay garwadeen ka tahay dowladda Soomaaliya ayaa qeybihiisi hore lagu soo dhammaystiray magaalooyinka Muqdisho iyo Jabuuti,waxaana inta harsan lagu saxiixi doona magaalada Dhuusamareeb,sida qorshuhu yahay. Mudane.Farmaajo ayaa gelinkii dambe Shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb,kadib socdaal dhinaca dhulka ah oo uu kaga yimid degmada Cadaado,waxaana sidoo kale lagu wadaa in uu booqdo degmooyinka Cabudwaaq iyo Guraceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud,sida ay qortay Idaacadda Radio Muqdisho. Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo bilowday degaannada Puntland,halkasoo uu ku soo maray safar dheer oo dhinaca dhulka gobollada Nugaal,Karkaar,iyo Bari,isagoo sidoo kale booqday gobolka Mudug. PUNTLAND POST The post Heshiiski Galmudug iyo Ahlu-sunna oo lagu dhammaystirayo magaalada Dhuusamareeb. appeared first on Puntland Post.
  9. For a brief moment last week, Ethiopia seemed poised to shed its reputation as Africa’s Stasi state. Source: Hiiraan Online
  10. The Israeli authorities have warned officials at Jerusalem's Al-Aqsa Mosque against undertaking any restoration works inside the flashpoint mosque compound, a Palestinian official said Tuesday. Source: Hiiraan Online
  11. His arms wrapped around his wife and two teenage children, Jorge Garcia's eyes welled up Monday morning as he looked into their eyes one last time near the entrance to the airport security gate at Detroit Metro Airport. Source: Hiiraan Online
  12. Donald Trump is expected to remain physically fit for the duration of his presidency and has "no cognitive issues whatsoever," according to full results from his first medical examination released Tuesday. Source: Hiiraan Online
  13. Maritime security has become a priority for most of Africa’s regional communities since the early 2000s when kidnappings were on the rise and later in that decade when Somali piracy became a major threat to international trade. Source: Hiiraan Online
  14. On January 6, 2018 Wardheernews ran an editorial piece which they named it “Wardheernews of the person of the year 2017: Fahad Yasin”. Source: Hiiraan Online
  15. Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Galinkii Dambe ee Galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa si weeyn loogu soo dhoweeyay Magaaladaasi Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-Gaduud. Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug, wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Wafdiga ayaa waxaa dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Waxaana ku Madaxa Xukuumada Gal-Mudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo mas’uuliyiin kale oo kusugnaa magaaladaasi. Amaanka magaalada Dhuuso Mareeb ayaa siweyn loo adkeeyey,iyadoo amniga ay sugayaan ciidamo aad u farabadan. Caawa ayaa waxaa magaalada Dhuusamareeb waxaa ka socoto Xaflad ay si rasmi ah ugu midoobayaa Gal-Mudug iyo Ahlusunno. Hoos ka Daawo Muuqaalka Xigasho Muuqaalka SNTV Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo Si weeyn loogu Soo Dhoweeyay Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.
  16. Wasaarada Amniga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Ayaa Warbaahinta Gudaha ka mamnoocday Baahinta Wararka Al-Shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Cali ibraahim (Xildhibaan) oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in aan la baahin Karin wararka Al-shabaab. Afhayeenka Ayaa ku goodiyay Cidii qilaafta amarkaan ay tilaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonto cidii amarkaan qilaafto. Dowladii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa amar ceenkaan oo kale ah ay ku mamnooceeyso tabinta wararka Al-Shabaab soo saartay. Hoos ka Dhageyso Codka Afhayeenka http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/01/Afhayeenka-Wasaarada-Amniga-By-Cowke.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Dowlada Soomaaliya oo Warbaahinta ka mamnoocday Wararka Al-Shabaab appeared first on Puntland Post.
  17. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusomareeb si uu uga qayb galo Xaflada lagu soo gabagabaynayo Heshiiska Ahlusuna iyo Galmuudg. Madaxweynaha ayaa u baajiyay safarkaas shaqooyin muhiim ah oo uu ka qabanayo Xarunta KMG ah ee Kismaayo iyo Safaro uu ku tagayo Magaalooyin kale oo Jubbaland kamid ah. Dhinaca kale Madaxweynahu wuxuu soo dhawaynayaa dhamaystirka heshiiska ahlusuna iyo Galmudug oo uu rajaynayo in ay dhabaha u xaarto daganan Siyaasadeed iyo Hormarka Gobolka oo sii socda. DHAMAAD PUNTLAND POST The post Axmed Madoobe o baajiyay Safar uu ku tagi lahaa Dhuusomareeb appeared first on Puntland Post.
  18. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusomareeb si uu uga qayb galo Xaflada lagu soo gabagabaynayo Heshiiska Ahlusuna iyo Galmuudg. Madaxweynaha ayaa u baajiyay safarkaas shaqooyin muhiim ah oo uu ka qabanayo Xarunta KMG ah ee Kismaayo iyo Safaro uu ku tagayo Magaalooyin kale oo Jubbaland kamid ah. Dhinaca kale Madaxweynahu wuxuu soo dhawaynayaa dhamaystirka heshiiska ahlusuna iyo Galmudug oo uu rajaynayo in ay dhabaha u xaarto daganan Siyaasadeed iyo Hormarka Gobolka oo sii socda. Puntlandi.com Kismaayo
  19. Addis Ababa–Ethiopian Prime Minister, Hailemariam Desalegn, has conferred today with a delegation led by Somaliland President, H.E Musa Bihi Abdi. The two leaders held talks centered on boosting the bilateral ties and common interests. The two leaders exchanged views on ways and means to enhance existing cooperation in trade, security, economic development and combating terrorism and piracy in the region. They also reviewed ways to boost the current relations and preventing anything that will hinder its progress. The two leaders raised in their discussion the implementation of Berbera corridor, which is very strategic for both countries as Ethiopia, a landlocked country is heavily banking on the use of Berbera port for its import and export. Musa Bihi, Somaliland president speaking after the talks said that he has discussed with Ethiopian PM on security. Said he, ” We have talked about security and I believe that Ethiopia’s stability is in the interest of Somaliland and the vice versa.” Somaliland President leading a high level delegation started two days official working visit to Ethiopia. PM Desalegn has extended the invitation to Somaliland president. Musa Bihi met with Ethiopia’s FM Dr. Workneh.
  20. Addis Ababa—- Musa Bihi Abdi President of Somaliland, an autonomous region of Somalia, has arrived in Addis Ababa today for a two-day official visit. Foreign Minister, Workneh Gebeyehu has welcomed Abdi who won the election in November 2017, upon his arrival at the Bole International Airport. The president said that his visit will strengthen the long and historical relationship between Ethiopia and Somaliland. He pointed out that Somaliland is eager to see a stable and prosperous region. “Somaliland is keen in maintaining peace and stability in the Horn of Africa and to work towards prosperity and good relations within the Horn of Africa”. In this regard, he appreciated the role that Ethiopia has been playing. “Ethiopia is a country with a long history and the African continent is proud of that tradition and history.” Foreign Minister Workeneh Gebeyehu noted the strong ties between Ethiopia and Somaliland. He added that they have a number of opportunities in enhancing cooperation. “The geographical location of Somaliland is one which is useful for both of us to strengthen our collaboration and work on enhancing it in the future.” During his stay in Addis Ababa, the president is expected to meet with Prime Minister Hailemariam Dessalegn. Various issues of common concern and bilateral cooperation including the issue of port are among the agendas that Abdi will discuss with the Ethiopian Premier. ENA
  21. Waxaa maalintii Axadii 14.01.2018 lagu qabtay Hotelka Sommertime Green Plaze magaalada Hargeisa Xaflada Meherka Nasir Cabdulqaadir Cadceed iyo Xamda Xaaji Axmed Oktober. Munaasibad oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay,oo ay ka muuqtay milgo, dhaqan iyo hido soo jireen ahi, ayaa kulmisay Isimo,Salaadiin, masuuliyiin heer walba ah leh, Suxufiyiin, Sugaanyahno, Qaraabo iyo Ehel ka kala yimid Dalka gudihiisa iyo Dibadiisaba Xafladaas oo aheyd mid aad u xiiso badan ayaa ku soo gabagabowday jawi farxad iyo kaftan aad qurux badan laysku weydaarsaday Munaasibaadaa farxada leh awgeed waxay Jaaliyada Somaaliyeed ee Copenhagen ee Dalka Danmark tahniyad iyo hambalyo u dirayaan Boqorka iyo Boqorada Nasir Cabdulqaadir Cadceed iyo Xamda Xaaji Oktober, Allaahna waxaay qoyskaa cusub uga baryayaan baraare,barwaaqo iyo awlaad saalix in Ebbe ku maneysto. Maamulka iyo hawlwadeenada Shabakada caalamiga ah ee Puntlandi waxay sidaa oo kale hambalyo iyo Tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Nasir Cadceed iyo Xamdi Xaaji oktober. Waxaanuna Ebbe uga bayeynaa bash-bash iyo barwaaqo. Wiil iyo caano iyo gabadh iyo caano Xubnaha Jaaliyada ee Taniyada diraya :- Bootan Bare Samatar Abdi Abshir Aden Xuseen Cabdullaahi Khaliif (Naftixoor) Caaqil Maxamed Farax Sandheer Suldaan Xuseen Ramadaan Dr.Said Ahmed oor Dr.Ahmed Cabdulqadir Cadceed Xaaji Mohamed Hussein Daaniye Cali Daahir Jamac Kawis ( Qalinle) Cabdirisaq Khalif Xirsi ( Biine ) Sharmaake C.Farax Qambi iyo xaaskiisa Deeqa Cabdi Nuur Cabdirisaaq Yusuf Cali Xoosh Cabdikariin Ciise Cali Oday Qandala Abdi Xasan Abuukar Suldaan Maxamuud Geele Cumar Hussein Baynax Barre Nabdoon Maxamed Aden Rooble Suldaan Cabdirisaq Xirsi Carab Eedo Xaliimo Soofe Haweeyo Farax Baashi Xasan Tubaako Axmed Dibe Cabdinaasir Wacbuudhan Cabdirshiid Burburshe Saciid Cabdille Cali Ilweyn Cumar Sheikh Xaashi Cali Foor Cabdirshiid Siyaasi Jamac Axmed Nuur Cabdimaalik Qar iskaxoor Cabdullahi Guuleed Ibraahim Cabdi Qayaad Liibaan Farax Xayir Maxamed Axmed(Bashiir Cagay) Cabdulahi xuseen Calas Cabdirshiid Shirwac Maxamed Jamac Sooyaan Mohamuud Khaliif Abdijabar shekh cumar(Afguriye) Faadumo abdiraxmar max,ed(dhoodi) Cabdiqadir Khalif Xirsi Dhamac (Biine) Cabdi Dhaanjoor Cabdi Sahid Axmed Barre Cabdullahi Warsame Xasan Ahmed A. Osman Cabdirisaq Sanweyne Maxamuud Axmed Cali (Ilkacase) Dr.Mohamed Jamac Dr.Cabdirizak Jamac Ciise Sheekh Ibraahim Saalax Aadan Cabdicasiis Gurxan Cbdullaahi Xaashi Wayrax Dr.Cabdi Muuse Shiil Cabdikhaliif Mire Cabdirashiid Jamac Ciise Ex- Govoner Maxamed Faarax Ciise Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Jamac Oday Yuusuf Shancad Cabdi Xasan Ciid Abdulaahi shiine Bashiir Quule Maxamuud cigaal Jakarab Mohamoud Omar Bulqaas Mohamed Abdulaahi Hussein (Shoortaayo) Mohamoud Osman (Surka) Ahmed Hussein Farax (Heeryo) Salah Said Diiriye Maxamuud Xarago Mustafe Yare Yusuf Cartan Abdullaahi Ahmed Haragweyn Eng.Omar Mohamoud Abdiqadir Sandeyl Cabdirisaq Cali Xaaji(Namhaan) Farah Isse Said Siciid Xuseen Faarax Siciid Maxamed Siciid Faadumo Cali Maxamed Xaawo Shabac Mulaaxo Xaraare Sahra Faarah Isir M Dhoore Asli Cabdulaahi Madaxey Maryan Jamac Aar Faadumo Axmed Ciid Ubax Axmed Ciid Bashiir Cali Adan Maxamed Axmed Shiino Abdirahman Hirsi Noor(Shiine) Ahmed Mohamed Isse(Dhakal) Jibriil Adan Galool Siciid Shabaab Daahir Maxamed Cali Cariif Cadnaan Maxamed Cusmaan Ubax Maxamed Cusmaan Idiris Xaaji Cali Cabdirisaaq Jamac Xasan Mursal Dhagaweyne Warsame Dhagacade Muuse Caydaruus Caydaruus Jamac Faarax Farxaan Ali Haashi Siciido Cusmaan Xaaji Xaawo Abdi Abshir Sucaad Mohamed Baynax Farxiyo Hassan Siciid caasho Koronto Farxiya Xasan Cali Xaashi Sahro Xasan Cali Xaashi Khadiijo Xaaji Axmed Ubax Maxamuud Kadawe Caasho Cusmaan Firin Sureer Cali Maad Hodan jeer Jeer Canab Cabaase Hodan Yusuf Nuux Hooyo Canab Xuseen Xaraare Idil Xasan Cusmaan Kenadiid Sagal diiriye Colaad Abdihalim M.Ali-ilwen Ahmed Mohamed Nuur Axmed Cabdi Yusuf Siciido Adan Bidaar Mohamed Shukri Cabdulaahi Joocaar Maxamed Xasan Dooyo Cabdulaahi Hoover Yusuf Ilweyn Iiman Maxamed Cali Farax Camashuluq Cabdinasir Axmed Cigaal Abdifatah Ali Maas Cabdulaahi Gabeyre Cali Geel-xoor Maxamed Yusuf Qaylo Cabdirashiid Khaliif Nuune salaad Saciid Daahir Barkhadle Cali Ciise Dheere Mahad Ali Mohamed( Qoloocow) Mohamed Guray Mohamed Abdulaahi Haashi (Elay) Mohamoud Muse Hasan Weli Mohamoud A/qadir Haaji Mohamed Ali Dheere Axmed Wariye Cabdiraxiin Xasan Jabuuti Saciiid Karuur Maxamuud Xaamud Maxamed Ciise Cabdi Cabdilaahi Khaliif Fiiqow Abdulaahi Ali Shaandhe iyo Mumtaas Mohamed Faraax Najiib Qoob-leex iyo Jamiilo Looyaan Axmed Faarax Siciid Maxamed Cali Mohamed Abdi Cartan Halkan ka daawo Xaflada Meherka Nasir iyo Xamda
  22. Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab, ayaa sheegay inay dowladdu la xisaabtamidoonto idaacada BBC Somali, oo dhowaan faafiyay qoraal gef ku ah nabad gelyada Puntland. BBC Somali, ayaa dhowaan safarkii uu madaxweyne Farmaajo ku tagay Bosaso ku tilmaamay mid halis amni lahaa, waxayna ka qoreen warbixin ay ciwaan uga dhigeen, Farmaajo oo u bareeray qatartii amni ee ugu xooganayd, waxaa kaloo warbixinta ka jirtay been abuurashooyin kale iyo aqoon darri darro saxaafadeed oo baahsan. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay BBC Somali inay kamid tahay kuwa qalqalka ku haya Puntland iyo nabad galyadeeda, wuxuuna sheegay inay dowladdu go’aan ka qaadandoonto inay kasii shaqeyso Puntland. “Waa wax la ogyahay inaan Puntland dhibaato ka jirin oo madaxweynihii Soomaaliyeed uu si nabad ah ku maray meel kasta lugta dhigay, waxaase nasiib darro weyn ah in BBC-du u dhaqanto sidii argigixisada, iyadoo mar walba jecel inay Puntland ka fidiso dacaayad aan jirin,” ayuu yidhi Qarjab. Halkaan ka dhegayso codka Qarjab. 140815_002 - My Recording Puntlandi.com
  23. Somaliland delegation led by President, Musa Bihi Abdi arrives in Addis Ababa, Ethiopia’s capital. The President, Bihi who was off to Ethiopia was welcomed with a red carpet at Bole International airport. President, Bihi was greeted at the airport by Dr. Workneh Gebeyehu is the Minister for Foreign Affairs. Mr. Musa Bihi, the Somaliland President received formal invitation from Ethiopia’s Premeire, Desalegn and is due to hold talks aimed at bolstering the common mutual interest between Somaliland and Ethiopia. The Head of State will spend three days of official working visit to Ethiopia and this will be his second foreign trip he has embarked since his assumption to the highest post in Somaliland. The President visited Djibouti in his first foreign trip. Ethiopia’s Foreign Affairs mInistry:- 𝗛𝗘 𝗗𝗿. Workneh Gebeyehu 𝗪𝗲𝗹𝗰𝗼𝗺𝗲𝗱 𝘁𝗵𝗲 𝗣𝗿𝗲𝘀𝗶𝗱𝗲𝗻𝘁 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗥𝗲𝗽𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗼𝗳 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 Foreign Minister Dr. Workneh Gebeyehu today (16 January 2018) welcomed the President of Republic of Somaliland HE Musa Bihi Abdi.. The President has expressed his gratitude for the warm welcome accorded to him by Dr. Workneh. Upon welcoming the President, Dr. Workneh has expressed his appreciation for the cooperative role the Republic of Somaliland plays in the maintenance of peace and stability in its adjacent regions. Dr. Workneh also further added that, Ethiopia and the Republic of Somaliland have strong cooperative ties in the economic sphere.