Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,158
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Astana. January 17. KazTAG – Kazakhstan will allocate $215 000 of humanitarian aid to Somalia, reports the Foreign Ministry of Kazakhstan. “On January 15, 2018 Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary of the Republic of Kazakhstan to the Federal Democratic Republic of Ethiopia – Permanent Representative to the African Union H.E. Mr. Yerlik Ali and African Union Commissioner for Peace and Security H.E. Mr. Smail Chergui signed the agreement on humanitarian assistance provision to Somalia,” reads the message. Within the context of the agreement, Kazakhstan allocated 215 thousand US dollars to the Commission of the African Union for providing humanitarian assistance to Somalia. The objectives of the agreement relate to allocating finances for the implementation of two clean water projects in the Southwest of the country – in regions controlled by the African Union AMISOM peacekeepers. The Kazakh side will pay an inspection visit to Somalia during the second half of 2018 – in order to verify implementation of the mentioned projects. The decision to provide humanitarian assistance to Somalia through the relevant African Union structures is based on the social and economic situation in the country which is extremely difficult due to the civil war and the destructive activity of the Al-Shabab terrorist group. The agreement was signed within the framework of policy on providing voluntary contributions by Kazakhstan to international organizations. In addition, the decision to provide humanitarian assistance to Somalia corresponds with the Kazakhstani priorities as a non-permanent member of the UN Security Council, which were formulated in the Address of the President of Kazakhstan N.A. Nazarbayev, and submitted on January 10, 2017 by the Minister of Foreign Affairs K.Abdrakhmanov at the debate The UN Security Council (to promote the peaceful and stable development of Africa).
  2. A photography project has given 14-year-old Manaal the confidence to set her hopes high for the future. Manaal from Somalia dreams of becoming an air stewardess. © UNHCR/Fetching_Tigerrs/UNHCR/ popcatter/Shutterstockcom AMSTERDAM, Netherlands – War shattered 14-year-old Manaal’s dreams for the future. Now safe in the Netherlands, with new friends, her spirits are soaring once more. “I have only been in an airplane once and that is when we arrived here from Somalia,” says Manaal, who fled the country with her family. “In the airplane, I felt butterflies in my stomach the whole time. I saw a movie about a stewardess and she looked so pretty and smart that I decided I want to become a stewardess as well.” Twenty-eight long years of conflict have left Somalia reeling. The peaceful canals and cafes of Amsterdam, where Manaal found safety in 2014 , have offered the youngster a refuge she could barely have imagined. Manaal is one of 12 refugee and asylum-seeking children living in Europe who star in a new project that lets their imagination run free. Titled The Dream Diaries, the project sees the young refugees and asylum-seekers reveal their hopes and dreams from the safety of their new homes in Austria, Belgium, Germany, the Netherlands and Switzerland. “In the airplane, I felt butterflies in my stomach the whole time.” The series was produced by Humans of Amsterdam photographer Debra Barraud, her colleague Benjamin Heertje, Dutch graphic designer Annegien Schilling, filmmaker Kris Pouw and UNHCR, the UN Refugee Agency. In it, Manaal dreams of becoming an air stewardess. A portrait shows her sitting on the wing of an airplane, soaring through a picturesque evening sky. After 5 long years of separation from her father, who was the first to flee to Europe in a desperate bid to find a better life for his family, air travel means more to Manaal than most. “When we arrived at the airport, I finally saw my dad again,” she tells The Dream Diaries team. “So I ran up to him and hugged him really tight.” “I want to be able to travel, see Paris and have butterflies in my stomach.” © UNHCR/Humans of Amsterdam “When children flee their home countries, they leave everything behind, except their hopes and dreams,” says co-creator Debra Barraud, whose Humans of Amsterdam photography project has over 400,000 Facebook followers. “Through the project we saw the strength of these children and how with the right support they can achieve anything.” Audiences are being encouraged to stand #WithRefugees by signing UNHCR’s global petition, which asks decision makers to grant refugees safety, education and opportunities – turning their dreams into reality. You can follow The Dream Diaries series via Humans of Amsterdam, Fetching Tigerss and UNHCR’s social accounts. “My dream is to be a flight attendant,” says Manaal, who will never forget the elation of her first flight – to safety. “I want to be able to travel, see Paris and have butterflies in my stomach. I want to see the entire world.” UNCHR
  3. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ahee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shirk ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga hadlayay qorshaha gar-gaar ee arrmaha bini-aadanimadda sanadka 2018. Shirkan oo ay ka soo qayb galayn dhammaan hay’addaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala dalka, ayaa lagu falanqeeyay dhamaan wixii qabsoomay sanadkii tagay ee 2017-ka. Ra’iisul WasaarahaSoomaaliya ayaa shirka ka akhriyay warbixin ku saab-san howlihii ay xukuumaddu ka qabatay abaarihii dalka ka dhacay, isagoo tilmaamay in sanadkii hore ay Soomaaliya muujisay dareen wada jir ah, oo dadka Soomaaliyeed ku abuuray rajo wanaagsan. “Waxan idin cadaynayaa in ay dawladda Soomaaliya aysan wadahayn agabkii loo baahnaa ee looga hor tagi lahaa abaaraha soo noq-noqanaya, balse waxaan balan qaadaynaa in aan muujino lahaanshaha iyo mas’uuliyada ka hor-tagida abaaraha” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaarha Soomaaliya. Sidoo kale waxuu dadka Soomaliyeed usoo jeediyay in ay noqdaan cida ugu horaysa ee u gurmata shacabka ay abaarahu saameeyaan, si looga maarmo caawinta gacmo kale ama dawladda shisheeye. Dhanka kale hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa dhankooda sheegay in 1.6 billion US$, loo baahan yahay si loogu caawiyo bay yiraahdeen dad gaaraya 5.4 million oo qofood,kuwaas oo u baahan gargaar. Ugu dambayntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyay doorka Qaramada Midoobay ee ku aadanaa gar-gaarkii bini’aadanimo ee ay u qabteen ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna u rajeyay in sanadka cusub ay sii balaariyaan shaqada ay ka wadaan dalka Soomaaliya PUNTLAND POST The post R/W Khayre oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay arrmaha gar-gaar ee bini-aadanimadda Soomaaliya. appeared first on Puntland Post.
  4. Dhusamareb (HOL) - The Galmudug administration and Ahlu Sunna Waljama'a (ASWJ) are today expected to sign a historic agreement in Dhusamareb, an event to be presided over by President Mohamed Abdullahi Mohamed "Farmaajo', some of the regional state leaders and representatives from the international community. Source: Hiiraan Online
  5. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ahee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shirk ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga hadlayay qorshaha gar-gaar ee arrmaha bini-aadanimadda sanadka 2018. Shirkan oo ay ka soo qayb galayn dhammaan hay’addaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala dalka, ayaa lagu falanqeeyay dhamaan wixii qabsoomay sanadkii tagay ee 2017-ka. Ra’iisul WasaarahaSoomaaliya ayaa shirka ka akhriyay warbixin ku saab-san howlihii ay xukuumaddu ka qabatay abaarihii dalka ka dhacay, isagoo tilmaamay in sanadkii hore ay Soomaaliya muujisay dareen wada jir ah, oo dadka Soomaaliyeed ku abuuray rajo wanaagsan. “Waxan idin cadaynayaa in ay dawladda Soomaaliya aysan wadahayn agabkii loo baahnaa ee looga hor tagi lahaa abaaraha soo noq-noqanaya, balse waxaan balan qaadaynaa in aan muujino lahaanshaha iyo mas’uuliyada ka hor-tagida abaaraha” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaarha Soomaaliya. Sidoo kale waxuu dadka Soomaliyeed usoo jeediyay in ay noqdaan cida ugu horaysa ee u gurmata shacabka ay abaarahu saameeyaan, si looga maarmo caawinta gacmo kale ama dawladda shisheeye. Dhanka kale hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa dhankooda sheegay in 1.6 billion US$, loo baahan yahay si loogu caawiyo bay yiraahdeen dad gaaraya 5.4 million oo qofood,kuwaas oo u baahan gargaar. Ugu dambayntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyay doorka Qaramada Midoobay ee ku aadanaa gar-gaarkii bini’aadanimo ee ay u qabteen ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna u rajeyay in sanadka cusub ay sii balaariyaan shaqada ay ka wadaan dalka Soomaaliya.
  6. Mogadishu (HOL) - The semi-autonomous regional state of Puntland has accused the breakaway Somaliland of supporting Al-Shabaab militants barely a week after the two groups engaged in deadly battle in Sool region. Source: Hiiraan Online
  7. Cadaado (Caasimada Online)-Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ka degay wafdi ballaaran oo uu Hogaaminaayo C/weli Gaas. Wafdiga Hogaamiye Gaas ayaa isugu jira Wasiiro, Xildhibaano ka kala tirsan labada gole ee maamulka, waxaana lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ay uga qeybgalaan shirka dhameystirka Heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna. Wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha kale duwan ee bulshada magaalada Dhuusamareeb ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha wafdiga Hogaamiye Gaas. Hogaamiye Gaas oo saacadihii ugu danbeeyay ay wada xiriireen dhigiisa maamulka Galmudug Xaaf, ayaa ka jawaabay baaq ahaa inuu kasoo qeybgalo shirka, maadaama la saadaalinaayay inuu ka baaqsan doono. Gaas oo doonaayay inuu ka joogo shirka ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb, isagoo ka jawaabaya baaqa marti galineed ee uga imaaday dhigiisa Galmudug oo ay wada hadleen. Sidoo kale, waxaa magaalada Dhuusamareeb horay usii gaaray Madaxweynaha, Hogaamiyaha HirShabelle, Wasiiro, Xildhibaano, Taliyayaal ciidan iyo Saraakiil wehlineysay Madaxweynaha Somalia. Dhinaca kale, maalinta beri ah ayaa lagu wadaa inuu furmo shirka oo iminka dib u dhacay sababo la xiriira Wufuuda oo aan weli soo wada xaadirin. Caasimada Online Xafiiska Cadaado Caasimada@live.com The post C/weli Gaas oo ugu danbeyntii ka jawaabay baaqa dhigiisa Galmudug appeared first on Caasimada Online.
  8. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si weeyn loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gal-Mudug. Madaxweyne Gaas ayaa Waxaa Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay si wadajir ah Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa xukuumada Gal-Mudug Sh Shaakir. Dadweyne farabadan ayaa ku soo dhoweeyay wafdiga Madaxweyne Gaas gudaha magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Gaas oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in aanu Marti ka aheyn magaalada Dhuusamareeb isaga oo sheegay in ay tahay magaaladii uu ku dhashay kuna bar baaray uu wax ku bartay. Madaxweyne Gaas ayaa ka qeeybgali doono munaasabada Dhameeytirka heshiiska Gal-Mudug iyo Ahlusunno. Dhanka kale waxaa magaalada Dhuusamareeb gaaray Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo si aad ah loogu soo Dhoweeyay. Hoos ka Daawo Sawirada Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Madaxweyne Gaas oo Si Balaaran loogu Soo Dhoweeyay Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.
  9. Cadaado (Caasimada Online)-Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goordhow ka degay Caasimadda Maamulka Galmudug ee Dhuusamreeb. Hogaamiyaha ayaa waxaa wehlinaayay mas’uuliyiin ka kala tirsan labada Gole ee maamulkiisa, waxaana Garoonka kusoo dhaweeyay dhigiisa maamulka Galmudug Iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir. Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa horay u gaaray Madaxda Hirshabelle iyo Puntland oo dib uga biirtay shirka. Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan madax kala duwan, waxaana lagu wadaa inuu ka furmo shirka lagu mideynaayo Galmudug iyo Ahlusunna. The post Sawirro: Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo si aan horay loo arag usoo dhaweeyay Shariif Xasan appeared first on Caasimada Online.
  10. The Brazilian World Cup winner Ronaldinho has retired from football, his brother and agent Roberto Assis has confirmed. Source: Hiiraan Online
  11. Addis Ababa (PP) ─ Xukuumadda Itoobiya ayaa maanta xabsiga kasii daysay hoggaamiyaha mucaaradka dalkaas, Merera Gudina oo muddo ka badan hal sano ku jiray xabsi ku yaalla Addis Ababa. Saraakiisha xabsiga uu ku xirnaa hoggaamiyahan ayaa sheegay in Gudina la sii dayay maanta oo Arbaco ah, isla markaana loo ogolaaday inuu hoygiisii dib ugu laabto. Isagoo ahaa hoggaamiyihii kooxda mucaaradka ah ee qowmiyadda Oromada oo muddo dalbanayay in xabsiga laga sii daayo. Merera Gudina, ayaa arrimo siyaasadeed u xirnaa illaa bishii December 2016-kii, iyadoo lagu eedeeyay dambiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin in uu xiriir la lahaa kooxo argagaxiso ah. Dowladda Itoobiya ayaa Isniintii lasoo dhaafay sheegtay inay xabsiyada kasii daynayso in ka badan 500 oo ruux oo intooda badan ay u xirnaayeen arrimo siyaasadeed. Sidoo kale, Horraantii bishan ayay xukuumadda Addis Ababa sheegtay inay ka saarayso daaqadda dacwadaha loo haysto siyaasiyiinta xabsiga ku jira, taasoo ay ku macnaysay mid ay ku doonayso inay ku hagaajiso siyaasadeed ee dalkeeda. Tallaabada lagu sii daayay hoggaamiyaha ugu weyn mucaaradka Itoobiya ayaa imaanaysa xilli muddo laba sano ka badan ay dalkaas ka soconayeen mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhan ah xukuumadda talada haysa. Ugu dambeyn, Dowladda Itoobiya ayaa waxay inkiri jirtay inaysan jirin wax siyaasiyiin ah oo u xir-xiran; iyadoo hay’adaha xuquuqda aadanaha Dunida wararkooda ku tilmaami jirtay kuwo aan jirin oo la been abuuray. PUNTLAND POST The post Hoggaamiye ka tirsan Mucaaradka Dowladda Itoobiya oo laga sii daayay Xabsi appeared first on Puntland Post.
  12. Shirkii dhameystirka heshiiska maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ee lagu qaban lahaa magaalada Dhuuso mareeb, ayaa maanta baaqday, xilli uu halkaasi ku sugan yahay madaxweyne Farmaajo. Sababta uu shirkaan u baaqday ayaa lagu sheegay iyadoo aanay soo dhameystirmin wafuudii shirkaas kasoo qeyb gali lahayd iyo wakiilada beesha caalamka oo baajiyay safar ay halkaas ku tagi lahaayeen. Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isagana maanta kusii jeeda magaalada Dhuuso mareeb, kadib markii uu shalay ka baaqday safarkiisa. Dhinaca kale, magaalada Dhuuso mareeb waxaa ka dhacay fal dil ah oo loo geystay qof shacab ah, waxaana dilkaas geystay askari katirsan ciidanka Ahlsusuna, kaasoo markii dambe la xiray. Puntlandi.com
  13. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud. Madaxweyne Gaas ayaa si weeyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug. Sh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumada Gal-Mudug Ayaa ku soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Dhuusamareeb. Madaxweyne Gaas ayaa ka qeeyb gali doono kulanka lagu dhameeystirayo heshiiska Ahlusunno iyo Gal-Mudug. Sidoo kale waxaa magaaladaasi gaaray Madaxweynaha Hir Shabelle Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Waxaa Xusid mudan in Shirkaasi uu ka baaqday madaxweynaha Jubbaland Axmed madoobe. Faah faahin Dhameeystiran Dib kala soco Insha allah Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Madaxweyne Gaas oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.
  14. Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Qatar ayaa wada qorsho ay ku iibsaneyso Hubka meelaha fogfog wax ka gumaada, kadib markii ay sii xoogeysteen Hanjabaadaha ay kala kulmeyso Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka. Afhayeen u hadlay Wasaarada Difaaca Qatar ayaa sheegay in Hubkaasi ay uga gaashaman doonaan cabsi galinta ay kala kulmayaan Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta. Waxa uu sheegay Afhayeenkan inuu socdo wadahadal suuragalinkara in Qatar ay si rasmi ah ula soo wareegto Hubkaas oo uu sheegay inuu isaga gudbi karo dal ka dal, hase yeeshee uu aad u yaraan doono iibsashada tirade Hubkaas. Wuxuu tilmaamay in dowladiisa Qatar aysan ka waaban doonin dowladaha doonaaya inay faragalin ku sameeyan madaxbanaanida Qatar. Nuqul kamid ah hadalka Afhayeenka u hadlay Wasaarada Difaaca ayaa ahaa ‘’ Qatar wey ka go’an tahay inay ka hortagto cabsi galinta kaga imaaneysa dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka cidna ugama ganban-doono inaan difaacno madaxbanaanideena’’ Dhinaca kale, Qatar ayaa dowladaha Caalamka ugu baaqday inay isha ku hayan daandaansiga Siyaasadeed oo ay wadaan dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Qatar oo iibsaneysa Hub cusub oo ay u adeegsaneyso gumaadka laba dal oo khatar ah appeared first on Caasimada Online.
  15. The end-of-2017 U.S. decision to suspend military aid to the Somali national army until the federal government can demonstrate better accountability and performance of its forces is appropriate. Source: Hiiraan Online
  16. I first tasted samosas when I was about eight years old. They’re very child friendly. A warm handheld pastry snack is always welcome but when it has potatoes and a mild curry flavour, it’s just perfect on a cold day. I haven’t made them in years but my little girl spotted Fizzy, from Emye Ethiopian food, making vegan sambusas at our local market in Midleton and she loved them. So I’ve started to make them at home now but have been baking them in the oven. So far I’ve been able to cram all sorts of vegetables in. Source: Hiiraan Online
  17. Democratic rights are increasingly not respected in Kenya, states a new report on the global status of freedom. Source: Hiiraan Online
  18. KNEC has cancelled KCSE examinations results of 1,205 candidates alleged to have been involved cheating. Source: Hiiraan Online
  19. Zahra Munye Abu, the first Somali immigrant to serve on the city's force, is charged in Worcester with five misdemeanors, including assault. Source: Hiiraan Online
  20. The Carleton University Somali Students Association (SSA) is organizing a Somali Night on Saturday, January 20th in Ottawa. Tickets are $25. Source: Hiiraan Online
  21. Ganacsatada Qaadka ee magaalada Garoowe ayaa joojiyay nooc kamid ah Qaadka oo loo yaqaanno”Miru” kadib markii la sheegay in uu fool xumaaday. Qaar kamid ah ganacsatada magaalada ayaa PUNTLAND POST u sheegay in Qaadka”Miru” uu aad u fool xumaaday,islamarkaana ay adkaatay in la calaliyo,taaso ku khasabtay dadkii cuni jiray in ay gebi ahaanba diidaan. Wararka aan ka helaynno Suuqa Qaadka ee Garoowe ayaa tibaaxaya in jawaanno Miru ah oo xumaaday magaalada la soo geliyey,islamarkaana lagu dhexdaray kii hore ee yaallay,dabadeedna dhammaantiisba la diiday. “Foolxumadiisi iyo qashinkiisi ayaa la iska daayey,wuxuu noqday waxaan la calalin karin oo qurmuun haddana uraya,marka gebi ahaanba waa istaagay,annaguna ma doonayno inaan lacagtayada gelinno”,ayey tiri mid kamid ah ganacsatada Qaadka ee Garoowe. Ganacsada Keena Qaadka Miru-ga ayaa sheegay in ay baarayaan wararka tilmaamaya in Miru xumaaday uu ku jiray jawaannadii Qaadka ee laga keenay waddanka Kenya,waxayna ballanqaadeen in ay maalmaha soo socda keeni doonaan jawaanno cusub oo Miru ah fiican ah. Dhinaca kale waxaa magaalada Garoowe suuq ka helay Qaadka Hareeriga ah ee laga keeno degmada Hawadeey ee dalka Ethiopia,kaasoo sannadkii hore aad ugu yaraaday suuqyada Puntland,kadib markii dagaallo ka dhex qarxeen Soomaalida iyo Oromada dalka Ethiopia. Maalmaha soo socda ayaa la filaya in magaalada Garoowe la keeno jawaano badan oo Qaadka Miru-ga ah,kuwaasoo laga soo daabulay waddanka Kenya. The post Qaadka loo yaqaanno Miru oo laga diiday magaalada Garoowe. appeared first on Puntland Post.
  22. Kampala, Uganda | IAN KATUSIIME | When I flew to Mogadishu, Somalia’s sandy capital, on December 16, 2017; I was filled with a heady mix of anxiety and excitement because of the image we all have of Somalia; bomb wreckages, lone wolf assassins, and Al Shabaab Muslim militants lurking in the shadows everywhere. Source: Hiiraan Online
  23. Some 1,400 migrants were plucked from overcrowded boats off the coast of Libya on Tuesday, Italy’s coastguard said, and two bodies were recovered. Source: Hiiraan Online
  24. Shacabka degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal oo kaashanaya maamulkooda ayaa meel wanaagsan marinaya dhismaha waddo dhererkeedu yahay 57km oo jid caddo ah. Waddadaan ayaa haatan la dhameystiray qeyb kamid ah, waxayna isku furtay degmada Godob-jiraan iyo tuulooyin badan oo awal hore uusan gaadiidku gali karin sababo la xiriira waddo la’aan. Hirgalinta Jidkaan ayaa fududayndoona in tuulooyin badan oo abaaraha ay saameyeen la gaarsiiyo gurmadka biyo dhaamiska iyo mucaawinooyinka loogu talo galay, kuwaas oo markii hore loo mari jiray masaafo dheer. Dadka degaanka ayaa si iskutashi ah u dhisanaya jidkaan kadib markii la ogaaday baahida loo qabo in la helo waddo isku xirta degmada Godob iyo tuulooyinka hoos yimaada. Guddoomiyaha degmada Godob, Axmed Siciid Maxamed ayaa Puntlandi u sheegay in qarashka lagu dhisayo Waddadaan uu yahay xoolo lagasoo aruuriyay dadka degaanka iyo ciidanka degmada oo xooggooda ku tabarucay. Waxaa uu guddoomiyuhu sheegay in booyada biyaha ah markii hore tuulooyinka lagu gayn jiray lacag $500, balse haatan wuxuu sheegay inay hoos u dhacday oo ay gaartay $100 halkii booyad, sidoo kale wuxuu sheegay dumarka Uurka leh ee tuulooyinka ku dhaqan inay xaalado adag kala kulmi jireen waddo la’aanta.
  25. Families who fled from Ishakani Village in Lamu East and sought refuge in Kiunga Town for fear of being attacked by Al-Shabaab terrorists are facing acute food and water shortage. Source: Hiiraan Online