-
Content Count
206,074 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Sida aan xogta ku heleyno Gudoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka Somalia, Xildhibaan Nuur Iidow Bayle, ayaa qoraal u diray Wasiirka Gaashandhiga Xukuumada Somalia Xil. Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan. Guddoomiyaha ayaa la xaqiijiyay in Wasiirka Gaashandhiga Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan uu sida ugu dhaqsiyaha badan isaga casilo xilka Wasaarada. Waxaa laga dalbaday in laga doonaayo in xiliga qabashada araajida, bixinta lacagta diiwaan galinta ka hor uu ku dhawaaqo inuu iska casilay xilka Wasiirka Gaashandhiga, si uu u buuxiyo shuruudaha musharaxnimo ee Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia. Waxaa sidoo kale warqado loo kala diray Wasiiro kale oo ka tirsan Xukuumada Somalia, kuwaa oo iyaguna la doonaayo inay kamid noqdaan Musharaxiinta u tartamaaya xilka Gudoomiyenimo ee baarlamaanka Somalia, Warqadaha iyo ogeysiinta Wasirada loo kala diray ayaa waxaa Illaa hadda kamid ah saddex Wasiir oo isku soo sharaxay xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia kuwaasi oo kala ah Wasiirka Difaaca, Wasiirka Tamarta iyo Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha Somaliya. Wasiiradan ayaa laga doonayaa inay ka tagaan xilalka ay hayaan, iyaga oo Xildhibaano kaliya ahna ay u tartamaan xilka afhayeenka Baarlamaanka Somaliya. Docda kale, Shuruudan oo noqon doonta mid adag ayaanan la ogeyn Wasiirada qaadan doona, iyadoo aanan la ogeyn qofka ku soo bixi doona Afhayeenka Baarlamaanka, xilli ay u taagan yihiin 11 Musharax. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Mooshin ka dhan ah Hogaamiyaha maamulka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare oo diyaarintiisa ay ka socto magaalada Jowhar. Mooshinkan oo awood badan Mooshinadii hore ayaa waxaa horboodaya Xildhibaano Miisaan ku dhex leh baarlamaanka maamulka HirShabelle. Xildhibaanada Mooshinka kawada Hogaamiye Maxamed Cabdi Waare, ayaa waxaa ku jira Wasiiro ka tirsan maamulka oo iyagu ay xurguf Siyaasadeed kala dhexeyso Waare. Madaxweyne Waare oo ka maqan Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ee Jowhar ayaa haatan ku sugan Magalada Baladweyne,waxaana xildhibaannada saxiixay Mooshinka ay iminka gaaray ilaa 66 Xildhibaan. Xildhibaanada Mooshinka saxiixay ayaa Maxamed Cabdi Waare ku eedeeyay inuu ku tagrifalay Dastuurka isla markaana uu ka dhamaan la’ yahay dalxiis iyo dhoof aan mudeysneen. Sidoo kale, Sharmaake Xasan Ganeey oo kamid ah Xildhibaanada Mooshinka wada ayaa qiray in Mooshinka ay saxiixeen 66 Xildhibaan, isla markaana ay jiraan Xildhibaano kale oo safkaku jira. Xildhibaanka waxa uu cod dheer ku sheegay in Hogaamiye Maxamed Cabdi Waare uusan ka danbeyn doonin Hogaamiyihii ka horeeyay Cosoble oo isagu daaqada ka baxay. Si kastaba ha ahaatee, Mooshinkaan ayaa la filayaa in dhawaan la horgeeyo baarlamaanka si ay go’aan uga gaaran Mooshinka Maxamed Cabdi Waare. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia, Xasan Cali Kheyre, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sida ay dooneyso Xukuumadiisa iyo xaalada dhabta ah ee uu ku jiro dalka. Ra’isul wasaare Kheyre, waxa uu tilmaamay in Xukuumadiisu ay culeyska saareyso rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna cadeeyay in wakhti badan uu siinaayo sida Somalia looga ciribtiri laha Al-Shabaab iyo Gaajo. Waxa uu sheegay in Xukuumdiisa aysan laheyn indho aan aheyn la dagaalanka Al-Shabaab, Nolol xumo iyo Gaajo, waxa uuna cod dheer ku sheegay in waxaasi dhan ay imaanayaan is aaminaad darro ka dhex dhalata Umadda iyo madaxdooda. Waxa uu Ra’isul wasaaruhu sheegay in dal waliba oo dhibaato ku jira ay sabab u yihiin dadkiisa oo aan laheyn rajo, isla markaana aan isku muujin tanaasul, kala danbeyn iyo adeecida Madaxdooda ugu sareysa. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa cadeeyay inuu ku haminaayo in mar qura uu arko Somalia oo ka guurtay dhibta iyo rafaadka isla markaana u guurtay Nolol, Xasilooni iyo Hormar dhan waliba ah. ‘’Qof waliba waxa uu ku hamiyaa wax markaa uu doonaayo,anigu waxaan ku haminayaa inaan mar qura arko Somalia oo ka guurtay dhibta una guurtay xaalad degnaansho, waayo wadamada heerka ka gaaray nolosha iyo amniga nagama aqli badna waa inaan la imaanaa xisaabtan’’ Ra’isul wasaare Kheyre waxa uu sidoo kale sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed laga doonaayo inay la imaadan wado waliba oo ay ku gaari lahaayen Somalia oo la tartameysa caalamka. Sidoo kale, Kheyre ayaa ku taliyay inaan lagu sirmin dhaleeceenta ay baahinayaan waxa uu ugu yeeray dal dumiska oo uu ula jeedo shaqsiyaadka aadka uga soo horjeeda Somalia oo usii talaabeysa jihada uu ka xigo horumarka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
WASHINGTON — Somalia's finance minister said the country is winning in its effort to get the trust of international financial institutions and could receive debt relief as early as next year. Source: Hiiraan Online
-
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Jadwalka Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Lagu Dhawaaqay appeared first on Puntland Post.
-
WASHINGTON (Reuters) - The first big showdown at the U.S. Supreme Court over President Donald Trump's immigration policies is set for Wednesday when the justices hear a challenge to the lawfulness of his travel ban targeting people from several Muslim-majority countries. Source: Hiiraan Online
-
Former Somali Prime Minister Omar Abdirashid Ali has dismissed remarks made by the United Arab Emirates (UAE) claiming the Emirati government engaged in a MoU on Berbera deal with the previous Somali administration. The Dubai owned Port Operator, DP World Company had inked an agreement with Somaliland during Ali’s tenure of Premiership. Speaking to the media, the former PM said his government was not part of the military base and Berbera Port deals penned by DP World and Somaliland authorities. “I hereby make clear that, for those years that I was the Prime Minister, there was neither military nor trade agreements that we engaged in, with United Arab Emirates particularly over Berbera and Bossaso Port deals,” said Ali. When pressed about knowing any UAE deal before he assumed office, the Premier underscored that he was unaware of the existence of previous agreements signed by his predecessors with UAE. “I could not talks on behalf of the governments before mine, but for those two years I was the PM there were no agreements inked by Somalia and UAE,” he confirmed. Earlier this week, the UAE State Minister for Foreign Affairs, Anwar Gargash claimed his government penned a development and humanitarian support deals with the former government of Somalia. Gargash neither specifically mentioned the then leaders of the government nor the year of the agreement. “We had a Memorandum of Understanding (MoU) with the former government and it was very clear. We did not have a consulate or embassy in Somaliland so there was no formal relationship,” Gargash said. Source: Hol
-
Saudi forces have shot down a toy drone near the royal palace in the capital, Riyadh, as videos posted online purported to show the area ringing with heavy gunfire. The official spokesman of Riyadh police said on Saturday that security forces “dealt with” an unauthorised, small drone-type toy after spotting it at a security point in Khuzama neighbourhood, state-run news agency SPA said. An investigation into the incident, which happened at 7:50pm (16:50 GMT), was under way, added SPA. There was no immediate information about any injuries or damage. Footage shared on social media appeared to show heavy shooting that lasted for at least 30 seconds, sparking speculation of political unrest. Al Jazeera could not independently verify the authenticity of the videos. An unnamed senior Saudi official told Reuters news agency that Saudi Arabia’s King Salman was not in his palace at the time of the incident. “The king was at his farm in Diriya,” the official said, naming another area of Riyadh. In October 2017, a gunman drove up to a gate of the king’s palace in the Red Sea city of Jeddah and opened fire, killing at least two security guards and wounding three others before being shot dead. The attacker, who was identified by the interior ministry as Mansour al-Amri, a 28-year-old Saudi national, was armed with a Kalashnikov rifle and three Molotov cocktails. Source: Aljazeera
-
The United States Department of State on Saturday announced that a top official on African Affairs was due to tour three East African countries between April 22 – April 26. Principal Deputy Assistant Secretary for African Affairs Ambassador Donald Y. Yamamoto will start off his tour in Eritrea, head to Djibouti and round off his activities in Ethiopia. He arrives in Eritrea today (April 22) with the three-day working tour according to the Department of State centering on “bilateral consultations with Eritrean government officials, to meet with the diplomatic community, and to visit the Embassy’s staff based in Asmara. “He will then lead the U.S. delegation to the U.S.-Djibouti Binational Forum April 24-25 in Djibouti, our annual dialogue on matters of political, economic, assistance, and security cooperation,” the statement added. Ambassador Yamamoto’s last stop will be in Ethiopia on April 26 where he is expected to meet with Ethiopian government officials to discuss shared interests and concerns. The Horn of Africa region has been one that has continually engaged the attention of the United States. Its relation with Ethiopia has largely been premised on anti-terrorism combat and need for democratic reforms. Eritrea, meanwhile, continues to slam the United Nationa Security Council and the United States in particular for the refusal to lift sanctions on Asmara over their purported support for Somalia insurgent group, Al Shabaab. Djibouti on the other hand is seen as a key security ally of the West and other Asian giants, hosting a number of military bases. The U.S. also maintains special interest in Somalia where they continue to carry out air strikes against Al-Shabaab. Source: – Africa News
-
AIR BASE 201, Niger — Rising from a barren stretch of African scrubland, a half-finished drone base represents the newest front line in the United States’ global shadow war. At its center, hundreds of Air Force personnel are feverishly working to complete a $110 million airfield that, when finished in the coming months, will be used to stalk or strike extremists deep into West and North Africa, a region where most Americans have no idea the country is fighting. Near the nascent runway, Army Green Berets are training Nigerien forces to carry out counterterrorism raids or fend off an enemy ambush — like the one that killed four U.S. soldiers near the Mali border last fall. Taken together, these parallel missions reflect a largely undeclared U.S. military buildup outside the battlefields of Iraq and Afghanistan, often with murky authoryand little public attention, unfolding in remote places like Yemen, Somalia and, increasingly, West Africa. In Niger alone, the Pentagon in the past few years has doubled the number of U.S. troops, to about 800 — not to conduct unilateral combat missions, but to battle an increasingly dangerous al-Qaida, the Islamic State and even loosely associated extremist groups with proxy forces and drone strikes. The military’s missions in Niger are expected to come under scrutiny in a long-awaited Defense Department investigation into the deadly Oct. 4 ambush that is nearing release. “The base, and the more frequent flights that its opening will allow, will give us far more situational awareness and intelligence on a region that has been a hub of illicit and extremist activity,” said P.W. Singer, a strategist at New America in Washington who has written extensively about drones. “But it will also further involve us in yet more operations and fights that few Americans are even aware our military is in.” Questions about whether the U.S. military, under President Donald Trump’s administration, is seeking to obscure the expanding scope of operations in Africa surfaced last month when it was revealed that the United States had carried out four airstrikes in Libya between September and January that the military’s Africa Command had failed to disclose at the time. Soon after, the military acknowledged for the first time that Green Berets working with Nigerien forces had killed 11 Islamic State militants in a multiday firefight in December. No American or Nigerien forces were harmed in the December gunbattle. But the combat — along with at least 10 other previously unreported attacks on U.S. troops in West Africa between 2015 and 2017 — underscored the fact that the deadly ambush in Niger was not an isolated episode. Nigerien forces and their American advisers are preparing other major operations to clear out militants, military officials say. “It’s essential that the American public is aware of, engaged in, and decides whether or not to support American military operations in countries around the world, including Niger,” said Sen. Chris Coons, D-Del., who visited Niger with four other senators this month. COUNTERTERRORISM CROSSROAD Six months after the fatal attack, which took place outside the village of Tongo Tongo near the Mali border, the Trump administration stands at a critical crossroad in the military’s global counterterrorism campaign. One path would push ahead with Trump’s campaign vow to defeat the Islamic State and other violent extremist organizations, not just in Iraq and Syria, but worldwide. The other would be to pull out and leave more of the fighting to allies, as Trump said he wants to do in Syria, possibly ceding hard-fought ground to militants. During a counterterrorism exercise last week in north-central Niger that drew nearly 2,000 military personnel from 20 African and Western countries, many officers voiced concerns that the United States’ commitment in West Africa could fall victim to the latter impulse. “It’s important to still have support from the U.S. to help train my men, to help with our shortfalls,” said Col. Maj. Moussa Salaou Barmou, commander of Niger’s 2,000 special operations forces, who trained at Fort Benning, Ga., and the National Defense University in Washington. In an interview on the sidelines of the exercise, Maj. Gen. J. Marcus Hicks, head of U.S. special operations forces in Africa, put it this way: “This is an insurance policy that’s very inexpensive, and I think we need to keep paying into it.” Where American and Nigerien officials see enhanced security in drone operations — for surveillance, strikes or protecting special-forces patrols — others fear a potentially destabilizing impact that could hand valuable recruiting propaganda to an array of groups aligned with al-Qaida and the Islamic State, and that could increase the militants’ menace. “Eliminating jihadi military leaders through drone operations could temporarily disorganize insurgent groups,” said Jean-Herve Jezequel, deputy director of the International Crisis Group’s West Africa project in Dakar, Senegal. “But eventually the void could also lead to the rise of new and younger leaders who are likely to engage into more violent and spectacular operations to assert their leadership.” WINNING HEARTS, MINDS A rare visit this month to Air Base 201, the largest construction project that Air Force engineers have ever undertaken alone, revealed several challenges. Commanders grapple with swirling dust storms, scorching temperatures and lengthy spare-part deliveries to fix broken equipment. All have conspired to put the project more than a year behind schedule and $22 million over its original budget. U.S. officials have sought to allay fears of residents that the base, just 2 miles outside the city of Agadez, could be a target for terrorist attacks — not a guardian against them. Rumors circulated that the dozens of dump trucks rumbling in and out of the heavily defended front gates each day were secretly stealing valuable uranium, for which the region is renowned. “We had to overcome some suspicion and distrust,” said Lt. Col. Brad Harbaugh, commander of the 724th Expeditionary Air Base Squadron, the senior officer. Niger’s government approved Air Base 201 in 2014. Last November, a month after the deadly ambush, the government of Niger gave the Defense Department permission to fly armed drones out of Niamey, a major expansion of the U.S. military’s firepower in Africa. American and Nigerien officers refused to discuss armed operations. But a Defense Department official acknowledged that the military in January started flying armed missions from Niamey, 500 miles southwest of the base, including the deadly strike in southern Libya last month. MQ-9 Reaper drones, made by General Atomics, will be moved to Air Base 201 once its runway and hangars are completed by early next year, as will several hundred U.S. troops. Roughly half of the 800 American forces in Niger — the second-largest U.S. troop presence in Africa, second only to the 4,000 military personnel at a permanent base in Djibouti — work there now. Bill Roggio, editor of the Long War Journal, a website run by the Foundation for Defense of Democracies that tracks military strikes against militant groups, said that moving the drone operations to Agadez had two main advantages. First, he said, the base will be more centrally located to conduct operations throughout the Sahel, a vast area on the southern flank of the Sahara that stretches from Senegal to Sudan and has been seized by a growing wave of terrorism and armed conflict. Second, Agadez is more isolated than Niamey. That will help keep the operations more low-key and away from prying eyes. “The Agadez base has the potential to become the most active counterterrorism hub in Africa,” Roggio said. The Niger deployment is only the second time that armed drones have been stationed and used in Africa. Drones now based in Djibouti are used in Yemen and Somalia, where there were about 30 strikes last year against al-Shabab and Islamic State targets — twice the number in 2016. Drones used against targets in Libya have flown from Sicily, but with a range of about 1,100 miles, the Reapers could not reach militant hideouts in southern Libya. The United States also flies unarmed surveillance drones from bases in Tunisia and Cameroon. Eventually, the plan is to turn Air Base 201 completely over to the Nigerien military. American and Nigerien security forces now jointly patrol the 2,200-acre site. The base cafeteria employs 80 local workers, and the Americans have spent tens of millions of dollars on local rock, concrete, steel, wood and other supplies. Civic leaders and local journalists were recently invited to tour the base. A four-man civil affairs team led by Capt. Andrew Dacey, a former Army infantry platoon leader in Iraq, has worked closely with civic, religious and educational leaders in Agadez to help address the high unemployment and ill-equipped schools — shortcomings that Islamist extremists can exploit. The team is helping schools start a metal and wood craftsman apprenticeship that teaches teenage students new skills and supplies classrooms with refurbished desks. “The base has been very helpful for our security and our economy,” said Mahaman Ali, an inspector for primary schools in the area, pointing to piles of broken desks that will be repaired. And yet doubts still linger about the base’s enduring legacy. “The deployment of armed drones is not going to make a strategic difference,” said E.J. Hogendoorn, the International Crisis Group’s deputy Africa program director in Washington, “and may even increase local hostility to the U.S. and the central government in distant Niamey.” Source: – NYTimes
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee dawladda, kaas oo looga dan leeyahay in la helo xog dhamaystiran oo ku saabsan shaqaalaha. Waxaan ka soo qayb galay xubno ka socday gollaha Wasiiradda iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha iyo shaqaalaha dawliga ah. Ra’isul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in shaqaalaha Rayidka ah ay aasaas u yihiin nidaamka dawliga ah ee dalka, lagamana maarmaan ay tahay in la helo tirada saxda ah ee Shaqaalaha, si loo gaaro hadafyadda dawladdu uu hogaaminayo Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, xukuumaduna ay fulinayso. Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa tilmaamay in howshan tirakoob ay ka mid tahay shaqada laga wado dalka, taas oo Madaxwaynaha Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya uu haatan u jooga Wasaaradda Gaashaandhiga, sidii loo heli lahaa tirada saxda ah ee ciidanka xooga dalka, ka dibna loo siin lahaa tobobarada ay u baahan yihiin. Sidoo kale, Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dhismaha Waddooyinka Magaalada Muqdisho ku xira Magaalooyinka Jowhar iyo Afgooye uu billaabanayo Bisha soo socota ee May. Dhismayaasha Waddooyinkan waxaa horay u ballan qaadday Dowladda Qadar oo sheegtay in lacag dhan $200 Milyan ay ku bixineyso Mashaariicda dhismaha waddooyinka Muqdisho ku xira Afgooye iyo Jowhar. Ra’isalwasaaraha waxaa uu maanta ka hadlayay kulan lagu magacaabay daahfurka tirakoobka shaqaalaha Rayidka ee dowladda Soomaaliya.
-
AIR BASE 201, Niger -- Rising from a barren stretch of African scrubland, a half-finished drone base represents the newest front line in the United States' global shadow war. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) - The leader of Yemen's Houthi Ansar Allah movement have voiced their support for Somalia in the wake of the diplomatic crisis between the horn of Africa nation and the United Arab Emirates (UAE). Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya . Gudigaan ayaa sheegay in isdiiwaangilinta musharaxiinta u tartamaya xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay bilaabaneyso berri oo Isniin ah taariikhdana ku began tahay 23-ka kuna egtahay Talaadada soo socoto taariikhdana ku began tahay 24-ka bishan April. Sidoo kale Guddiga ayaa tilmaamay in hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay dhaceyso 25-ka bishaan oo ku beegan Arbaca Soo socoto ayna soconeysa ilaa 26-ka bishan. HOOS KA AKHRISO SHURUUDAHA U SOO SAARAY GUDDIGA 1- Murashaxiinta araajidooda waxaa ay ku hagaajin karaan guddi-hoosaadka diwaan-gelinta murshaxiinta oo fadhigooda yahay xarunta Villa Hargeisa. 2- Murashaxa u tartamaya XILKA guddoomiyaha golaha shacabka, kana tirsan golaha wasiirrada waa inuu guddiga qabanqaabada u keenaa caddeyn ku xusan is-casilaadda/is-casilaadeeda marka uu is-diiwaangelinayo. 3- Kharashaadka is-diiwaangelinta murashaxiinta waxaa lagu shubayaa xisaabta furan Account No 127 ee Golaha shacabka ku leeyahay Bankiga Dhexe ee dowladda. Jadwalka Doorashada: Waqtiga Diiwaan-gelinta murashaxiinta Guddoomiyaha golaha shacabka 10.00 am-05.00 PM (Taariikh 23-24 April 2018 Isniin iyo Talaado). Hadal-jeedinta murashaxiinta guddoomiyaha golaha shacabka (Taariikh, 25-26 April 2018, Arbaco iyo Khamiis). Diyaar-garowga iyo is-xog wareysiga guddiga qabanqaabada doorashada guddoomiyaha golaha shacabka(Taariikh, 27, 29, 2018, Jimce, Sabti iyo Axad) Doorashada Guddoomiyaha golaha shacabka (Taariikh, 30 April 2018, Isniin). Caasimada Online Xafiiska muqdisho Caasimada@live.com
-
Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa gaaray wafdi ka socda dowlada Imaaradaka Carabta, wafdigan ayaana kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha maamulkaasi Muuse Biixi. Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay arimo badan oo muhiim ah ay kamid aheyd xoojinta xiriirka labada dhinac iyo hadalkii dhawaan kasoo yeeray Wasiiru Dowladaha Arimaha Dibada Imaaraadka . Halkan Akhriso War Saxaafadeed Madaxtooyada Somaliland kasoo saartay kulankan Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaaran oo ka socda dalka isu-tagga imaaraadka carabta oo ka kooban 12 xubnood. Kulankan dhex maray madaxweynaha Somaliland iyo weftiga, waxa lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid yihiin:- 1. Weftiga Imaaraadka carabtu waxay madaxweynaha u muujiyeen in dal ahaana ka xumadeen hadalkii wasiiru-dawlaha arrimaha dibedda imaaraadka ee sida qaldan loo turjumay, waxaanay sheegeen in ay qoraal rasmi ah kaga soo jawaabi doonaan arrintaasi. 2. In Imaaraadka carabtu ay Somaliland ka caawiyaan adkaynta amniga, kana taageeraan ciidamada dhinaca qalab iyo tababarka. 3. In Imaaraadka carabtu ay ogollaadeen iibsiga xoolaha nool ee Somaliland, iyadoo si toosa loogu dhoofin doono imaaraadka. 4. Madaxda dalka imaaraadka carabtu waxay muujiyeen sida ay dal ahaan uga go’an tahay xoojinta xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo Imaaraadka Carabta, iyagoo cadowga labada dal ku sifeeyey kuwo ka xun xidhiidhkooda isla markaana miciin biday warar qaldan oo qaybo ka mida warbaahinta la mariyo. Madaxweynaha Somaliland, wuxuu ku bogaadiyey weftiga imaantinkooda, isagoo uga mahadnaqay sida fiican ee wax ku oolka ah ee ay uga soo jawaabeen qaybihii ugu horreeyey ee ballan-qaadyada waqtigii madaxweynuhu safarka ku tegay dalka UAE, isaga oo si gaara ugu mahadnaqay fursadda ay siiyeen ogolaanshaha Baasaboorka Somaliland ee dal-ku-galka imaaraadka carabta, wuxuuna soo dhaweeyey fulinta qodobaddan muhiimka u ah qaranka Somaliland. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Waxa uu weftiga u ballan-qaaday in xukuumadda uu gar-wadeenka ka yahay ay ka go’an tahay xoojinta xidhiidhka labada dal ee walaalaha ah, isla markaana uu xidhiidhkaasi noqdo mid midho dhal ah.
-
Muqdisho (PP) ─ Wasiirrada ka tirsan xukuumadda Somalia ee doonaya in ay u tartamaan xilka guddoomiyaha baarlamaanka Somalia ayaa mar culus lagu soo rogay, kaasoo ah inay xilka wasiirnimo ka dagaan ka hor inta aysan soo gudbin arajidooda. Tallaabadan oo la doonayo in cadaadis lagu saaro wasiirrada xilka gudoonka baarlamanka u tartamaya ayaa waxaa ka hadlay wasiirka dastuurka Somaila C/raxmaan Xoosh Jabriil, isagoo ku tilmaamay arrintaas mid la aqbali karin. “Ma ahan qofka wasiirka ahna xildhibaanka inuu is-casilo haddii uu doonayo inuu u tartamo xilka guddoomiyaha baarlamaanka, waayo Qodobka 59 –aad ee dastuurka faqadiisa (C), wuxuu farayaa in shaqsi Xildhibaan ah uu jago dowladeed oo ka baxsan wasiirnimo uusan qaban karin, markii uu qabtana uu jagadaas tanaasul ka yahay. Haddaba qof wasiir ah wuu tartamin karaa isagoon is casilin… laakiin maalinta uu guddoomiye golaha shacabka naqdo, Wasiirnimadii wuu ka tanaasulayaa,” ayuu yiri Wasiir Xoosh. Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegay in Wasiirrada xildhibaannada ah ay si cad ugu tartami karaan xilka guddoomiyaha baarlamaanka wax u diidayana aysan jirin, maadaama uu dastuurku ogol yahay. Hadalka Wasiirka ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo culeysyo badan la doonayo in la saaro xubnaha u tartamaya jagadii uu banneeyay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, inkastoo aan la ogeyn wuxuu hadalkani ka bedeli karo cadaadiska socda. Dhanka kale, Waxaa jira warar hoose oo sheegaya in Xukuumadda Somalia ay doonayso in xilkaas uu kusoo baxo wasiirka gaashaandhigga ee xilligan, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, si ay xukuumadda ugu fududaato inay danaheeda si fudud u marsato baarlamaanka oo ah golihii sharci-dajinta. Ugu dambeyn, Hadalladan iska soo horjeeda ayaa imanaaya iyadoo shalay lagu dhawaaqay guddigii Qaban-qaabada Doorashada Guddoomiyaha xigi doona Jawaari, kuwaasoo hawshoodu ay ku ekaan doono markii doorashadu dhacdo. PUNTLAND POST The post Wasiirrada u Tartaaya Xilka Guddoomiyaha BF oo amar la dul-dhigay iyo Wasiir ka hadlay appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho-(Caasimadda Online) – Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dhismaha Waddooyinka Magaalada Muqdisho ku xira Magaalooyinka Jowhar iyo Afgooye uu billaabanayo Bisha soo socota ee May. Dhismayaasha Waddooyinkan waxaa horay u ballan qaadday Dowladda Qadar oo sheegtay in lacag dhan $200 Milyan ay ku bixineyso Mashaariicda dhismaha waddooyinka Muqdisho ku xira Afgooye iyo Jowhar. Ra’isalwasaaraha waxaa uu maanta ka hadlayay kulan lagu magacaabay daahfurka tirakoobka shaqaalaha Rayidka ee dowladda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in dowladd ay la dagaallameyso musuq maasuqa,isaga oo sidoo kale xusay in ay muhiim tahay in Canshuurta laga qaado shacabka aysan ku bixinin dowladda dad aan dowladda u shaqeyn. Dhinaca kale munaasibadda maanta ee lagu daah furayay mashruuca tirakoobka shaqaalaha ayuu Ra’isalwasaarah magaca uga beddelay dadka ka fariista shaqooyinka dowladda ee howlgabka loo yaqaan waxaana uu u bixiyay Abaalgurte. Hadalka Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kusoo beegmaya xili wadooyinka dhexmara caasimadda muqdisho qaarkood ay biyo fariisimo yeesheen sababo laxiriira roobabka daya. Caasimada Online Xafiiska muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (PP) ─ Guddiga qaban-qaabada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay shuruudaha laga doonayo in musharixiinta u tartamaya jagada guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia ay la yimaadaan. Guddiga ayaa shardi uga dhigay Wasiirrada u sharxan xilkan inay mar hore is-casilaan, taasoo ah xaalad cusub oo ku timid Wasiirrada Xukuumadda ka mida ee jagadan u soo hanqal taagay; Haddaba, AKHRISO Shuruudaha uu soo Saaray Guddiga Doorashada; 1- Murashaxiinta araajidooda waxaa ay ku hagaajin karaan guddi-hoosaadka diwaan-gelinta murshaxiinta oo fadhigooda yahay xarunta Villa Hargeisa. 2- Murashaxa u tartamaya xilka Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, kana tirsan golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya, waa inuu guddiga Qaban-qaabada u keenaa caddeyn ku xusan is-casilaadda/is-casilaadeeda marka uu is-diiwaangelinayo. 3- Kharashaadka is-diiwaan-gelinta Murashaxiinta – Waxaa lagu shubayaa xisaabta furan Account No: 127 ee Golaha Shacabka ku leeyahay Bankiga Dhexe ee Dowladda. Jadwalka Doorashada: Waqtiga Diiwaan-gelinta Murashaxiinta Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa noqonaya 10: 00 AM illaa 05: 00 PM, Taariikhdu markay tahay 23-24 bishan Abriil ee 2018-ka oo kala ah Isniinta iyo Talaadada. Hadal-jeedinta Murashaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa noqonaysa Taariikh, 25-26 bishan Abriil 2018-ka oo ah Arbacada iyo Khamiista. Diyaar-garowga iyo is-xog-wareysiga Guddiga Qaban-qaabada Doorashada ayaa iyadana noqonaysa Taariikh, 27-29, bishan Abriil ee 2018-ka oo kala ah; Jimcaha, Sabtida iyo Axadda. Ugu dambeyn, Doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Somalia ayaa lagu beegay Taariikh, 30-ka bishan Abriil, 2018-ka , Isniin). PUNTLAND POST The post AKHRISO: Maxaa laga doonayaa Musharaxiinta xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia? appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee DF, kaasoo looga dan leeyahay in la helo xog dhamaystiran oo ku saabsan shaqaalaha. Waxaan ka soo qayb galay xubno ka socday gollaha Wasiiradda iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha iyo shaqaalaha dawliga ah. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in shaqaalaha Rayidka ah ay aasaas u yihiin nidaamka dawliga ah ee dalka, lagamana maarmaan ay tahay in la helo tirada saxda ah ee Shaqaalaha, si loo gaaro hadafyadda dawladdu uu hogaaminayo Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, xukuumaduna ay fulinayso. “In la tirakooba shaqaalaha waxay inoo suurta galin in la helo tirada iyo tayada aan haysano inta ay la egtahay, in aan u diyaar garowno sidii loo dhisi lahaa tayada loo baahan yahay, in aan u diyaarino shaqaalaha rayidka ah sidii ay ula falgali lahaayeen aduunyadda iyo in aan nahay dawladd ka *****say isla xisaabtanka,” ayuu yiri Khayre. Isagoo sii hadlaya ayuu ku daray. “Mushaarka ay bixiso Dowladdu waxaa laga soo qaadaa shacabka Soomaaliyeed oo ugu tala galay in ay ku caawiyaan dawladoodda. Marka waa in loogu qabataa adeegyada ay rabaan qof walbana uu mas’uuliyad iska saaraa shaqadiisa, si aannan ugu tuman xaquuqada shacabka Soomaaliyeed.” Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa tilmaamay in howshan tirakoob ay ka mid tahay shaqada laga wado dalka, taas oo Madaxwaynaha Somalia uu haatan u jooga Wasaaradda Gaashaandhiga, sidii si loo heli lahaa tirada saxda ah ee ciidanka xooga dalka, ka dibna loo siin lahaa tobobarada ay u baahan yihiin. Ugu dambeyn, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac, ayaa cadeeyay in la tayeyn doono shaqaalaha rayidka ah, isaga oo sheegay in dib loo howl geli doono mac’hadkii SIDAM inta laga gaarayaana shaqaalaha dawladdu ay tababaro ku qaadan doonaan Jaamacadda umadda Soomaaliyeed, si looga maarmo tababaradii dibadda loogu qaadi jiray shaqaalaha. PUNTLAND POST The post Barnaamij lagu Tira-koobayo Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Somalia oo la Daah-furay appeared first on Puntland Post.
-
Balcad (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo ciidamo milateri ah oo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya isla markaana ay isu adeegsanaayan hubka noocyadiisa kala duwan. qaar ka mid ah Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ay hal mar ka warheleen dagaalka oo u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya. Weli lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas,waxana ay cabsi soo wajahday dadka ku nool degmada Balcad. Dagaaladda dhexmara ciidamadda kawada tirsan dowladda soomaaliya ayaa mararbadan kusoo laalaabta guud ahaan dalka oo dhan. Caasimada Online Xafiiska muqdisho Caasimada@live.com
-
Mogadishu (HOL) - The Somali Defense Ministry officially took over the UAE-run military training Base in the Somali capital, Mogadishu, barely six days after United Arab Emirates (UAE) cancelled its military training program in Somalia. Source: Hiiraan Online