Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,170
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Cadaado (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta uu gaaro magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Madaxweynaha ayaa waxaa socdaalkiisa magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ku wehlin doona wafdi ay kamid yihiin Hogaamiyaha Galmudug, Madaxa Xukuumadda Galmudug,Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Saraakiil iyo xubno ka tirsan Beesha caalamka. Safarka Madaxweynaha uu ku tagayo magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, ayaa la filayaa inuu noqon doono Safarka ugu danbeeya ee uu ku maraayo Gobolada dalka. Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa ka socda diyaar garow aad u baalaran oo ku aadan soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafidgiisa, waxaana wadooyinka waaweyn lagu xardhay Calanka Soomaaliya iyo sawirka Madaxweynaha. Madaxweynaha ayaa inta uu joogo magaalada Caabudwaaq kulamo la qaadan doona qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ugu horeeyaan waxgaradka iyo dhalinyarada. Dhinaca kale, ammaanka Magaalada Caabudwaaq ayaa si aad ah loo adkeeyay, Ciidamo horudhac u ah safarka Madaxweynaha ayaa gaaray Caabudwaaq. Caasimada Online Xafiiska Cadaado Caasimada@live.com The post Ciidamo ilaalo u ah Farmaajo oo loo daadgureeyay Caabudwaaq & Madxaweynaha oo … appeared first on Caasimada Online.
  2. Around 9.30am, the men were brought to the airport’s Terminal 2 in Mumbai police’s vans from Yellow Gate police station in South Mumbai where they had been kept in “safe custody” since their release from Kolhapur jail on January 2 and January 12. Pirates ready to leave for Somalia outside Mumbai airport on Friday. Vignesh Krishnamoorthy AFTER spending around seven years in an Indian prison, 41 Somali men returned to their country on Friday in a chartered flight from the Chhatrapati Shivaji International Airport in Mumbai. Around 9.30am, the men were brought to the airport’s Terminal 2 in Mumbai police’s vans from Yellow Gate police station in South Mumbai where they had been kept in “safe custody” since their release from Kolhapur jail on January 2 and January 12. The ten-hour flight departed at 1.17pm for Somalia capital Mogadishu, over 3000 km from Mumbai. Advocate Vishwajeet Singh, representing the prisoners on behalf of the Embassy of the Federal Republic of Somalia, said the men after completing formalities on their arrival in Mogadishu, will be sent home. Standing in a queue at the airport, the men, keen to return home, were seen smiling, listening to music on shared headphones and carrying backpacks and trolley bags filled with all their belongings collected during their seven-year stay in the country. “During their stay in prison, they had acquired clothes, watches, shoes, books, blankets, bedsheets, provided to them by the embassy or their relatives. They had sought permission to be able to shop before they returned to their families but since there was a restraining order against them… the request was denied,” Singh said. With no detention facility available in the state, several rooms of officials at Yellow Gate police station were cleared to make space for them till arrangements for their flight were made. Indian Express
  3. IOM held a training on referral mechanism for irregular migrants and Victims of Trafficking in Somaliland on 8–11 January 2018. Photo: Askar Dayib Abdirahman / UN Migration Agency (IOM) 2018 Somaliland – IOM, the UN Migration Agency, with support from the Government of Japan earlier this month held a training on trafficking, irregular migration and the establishment of a referral mechanism for irregular migrants and Victims of Trafficking (VoTs) in Somaliland. Thirty-two trainees were drawn from the Human Trafficking Development Agency (HAKAD), the Child Protection Working Group (CPWG), Non-Governmental Organizations and staff from the Migrant Response Centre (MRC). The training was organized with the support of HAKAD having requested IOM for capacity building for its members. HAKAD was formed to combat trafficking and irregular migration. The training was designed to create awareness and provide conceptual clarity on trafficking and irregular migration. The training also included discussions on how to counter trafficking, irregular migration and the establishment of a referral mechanism. During the training, UNICEF facilitated a session on child protection. Structures for directing or redirecting victims of trafficking and irregular migrants to appropriate and definitive service provision were also reviewed. IOM spearheaded the formation of the MRC in April 2009 to address protection issues for migrants. The referral system established will facilitate identification, referral, direct assistance, reintegration and protective services for irregular migrants and victims of trafficking based on gender, age and other specific needs. IOM has previously trained HAKAD on trafficking and irregular migration and also facilitated and supported the agency in developing an action plan to address issues of irregular migration and trafficking. HAKAD members, representatives from the Ministry of Information, IDP committees and local councillors were also trained by IOM on conducting and supporting community dialogue and conversation on trafficking and irregular migration. IOM is working closely with HAKAD on raising awareness and creating community conversation, dialogue and debate on trafficking and irregular migration. In his closing remarks, the Director of HAKAD, Saeed Abdilahi Ahmed said, “I believe that most of the participants who took part in this training did not know the difference between trafficking and smuggling. Through this training we now all know the difference and can identify cases of trafficking.” Ahmed added, “We also had the chance to get together MRC, HAKAD and CPWG members to identify various activities we can carry out together. We reviewed the referral mechanism and we now have knowledge on how to refer cases that need assistance to the appropriate agencies.” IOM
  4. Muqdisho (Caasimadda Online): Shir 7 saacadood qaatay oo xalay ay Muqdisho ku yeesheen odayaasha dhaqanka gobalka Banaadir gaar ahaan wax garadka beesha Mudulood ayaa lagga soo saaray bayaan madaxda sare looggu sheegaayo iney waajib tahay inuu qabsoomo shirka looga tashanaayo aayaha gobalka Banaadir. Taabit Cabdi Maxamed gudoomiyaha gobalka Banaadir ayaa kal hore ku dhaawaqay in 7dii bishan la qabto shirweyne looga arinsanaayo matalaadda caasimadda iyo Nabad galyadda laakiin waxaa ka hor timid oo diiday Villa Somalia. Markale ayuu Taabit ku dhawaaqay in shirka la qaban doono 28ka bishaan ,Villa Somalia waxey soo saartay qoraal laggu qal qal galinaayo maamulka gobalka Banaadir si looga hor tago inuu shirku qabsoomo 28ka bishaan. Odaayashu waxey bayaankoodda uga hadleen warqadii ka hadleysay dhulka danta guud ee kasoo baxday Villa Somalia, shirka dhowaan ka dhici doona Muqdisho iyo dhismaha Gudi odayaal iyo waxgarad isugu jira oo ka taliya masiirka iyo mustaqbalka gobalka Banaadir. Hoos ka aqriso warsaxafadeedka The post Aqriso warsaxaafadeedkii kasoo baxay shirkii waxgaradka iyo siyaasiyiinta beesha Mudulood appeared first on Caasimada Online.
  5. Muqdisho (Caasimadda Online): Xalay waxey aheyd habeen Muqdisho oo dhan ay dhagtu u taagneyd , waxaa la hadal hayay inuu is casili doonno gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi kadib markii ay isagga iyo Villa Somalia isaga hor yimadeen shir looga hadlaayo maqaamka caasimadda oo uu Taabit ku dhaawaqay. Lakiin arinta ayaa is rogtay kadib markii duqa Muqdisho, wasiiradda beesha Mudulood ku matala Dowladda dhexe, xildhibaanadda Mudulood iyo duubabka dhaqanku ay shir waqti dheer qaatay ku yeesheen guriga imaamka beelaha Mudulood. Shirka ayaa laggu lafo guray waxa isku soo aadiyay warqad shalay kasoo baxday Villa Somalia oo ka hadleysay dhul boob ka socda caasimadda iyo ku dhaawaqista uu Thaabit ku dhawaqay shirweynaha dadka reer Muqdisho ugga arinsanayaan aayahooda. Kulanka kadib odayaasha ayaa saxaafadda la hadlay, Ugaas Cabdilaahi Geedi Shadoor oo goobta ka hadlay ayaa yiri “Xildhibaano, siyaasiyiin, odayaal iyo dad ka qiirooday dayacaadda heysata gobalka Banaadir ayaa isuggu timid halkaan caawa”. “Dadka halkaan isuggu yimid wuxuu dhibsaday oo uu kasoo horjeedaa cid walba oo dhibsaneysa dhismaha Banaadir, dhismo la’aanta gobalka Banaadir waa na dhibeysa cidii kasoo hor jeedana sidoo kale waa na dhibeysa , “Warqadda uu madaxweynuhu soo saaray ee isla xisaabtanka laggu sheegay, waxaad ogtihiin in laggu dhawaaqay in 28ka bishan la qabanaayo shir lagu muujinaayo maqaamka caasimadda, markii hore waxaa uu balanku ahaa 7dii bishaan iyaganaa diiday, haddana waxaan u fahamnay ujeedada warqadaan iney rabaan iney shirka 28ka ku baajiyaan sidaas hadii ay tahay waa karahaasnee hanagala daayo ayaan leenahay”. “Waxaan idiin sheegeynaa ragga madaxdda ah sidda madaxweynaha, Ra’iisul wasaaraha, iyo Taabit waa isla yimaadeen ha isla joogaan, hadii ay suuroobi weyso halkaan dhalahaa la diraa cidaannu yeeli meyso ayuu yiri Ugaas Cabdulaahi Geedi Shadoor. Sidoo kale odayaashu waxey sheegeen in la sameyn doono gudiyo u badan duubabka dhaqanka ee dhamaan beelaha daga gobalka Banaadir kuwaas oo ka xaajoonaya sidii ay Muqdisho ku heli laheyd maqaam iyo mataalad gaar ah. Caasimadda Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com The post Beesha Mudulood oo shir 7 saacadood qaatay kadib soo saartay hadal ay ku difaaceyso Taabit Cabdi iyo raadinta maqaamka caasimadda appeared first on Caasimada Online.
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleyno Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia ayaa sheegaya in dhawaan lagu wado in Safiir loo magacaabo Taliyihii hore ee ciidamada xoogga dalka Jen. Jimcaale Cirfiid. Cirfiid ayaa la filayaa in loo magacaabo Safiirka Somalia u fadhiya dalka Sudan, waxa uuna bedeli doonaa Safiirkii hore ee Safaarada oo dhawaan laga qaaday xilka Mohamed Abdullaahi Ugaas . Safaarada ayaa waxaa iminka la xaqiijiyay inuu kusii sugan yahay Kusime, waxaana lagu wadaa in xilkaasi loo magacaabi doono Cirfiid. Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Cirfiid oo saaxiib dhow ah, ayaa muddo dhowr jeera arrintaan uga wada hadlya Villa Somalia, waxaana soo idlaaday qorshaha lagu magacaabi lahaa Cirfiid. Warar hoose ayaa sheegaya in Cirfiid uu wato Madaxweyne Farmaajo oo isagu horay u sheegay in dowladiisa ay meeleyneyso shaqsi waliba oo xil laga qaado ama xilka uu hayo ku qanci waayo. Sidoo kale, Cirfiid ayaa kamid noqon doona Safiirada la filaayo in dhawaan la magacaabi doono, waxaana xusid mudan in dhammaan Safiirada lagu bedeli lahaa kuwa cusub looga yeeray Muqdisho. Dhinaca kale, qorshahaani ayaa haddii aanu ku imaan isbedel la filayaa inuu soo degdego, maadaama magaalada Muqdisho ay iska soo xaadiriyeen Safiiro dhowr ah oo uu ku dhacay bedelka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Qorshe xil cusub loogu magacaabayo Cirfiid oo socda + Xilka la sugayo appeared first on Caasimada Online.
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa weerar ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku qaaden Iskuul ku yaalla Gobolka Shabeellaha dhexe, kaa oo maleeshiyadu ku qafaasheen carruur yaryar. Maleeshiyada ayaa la sheegay inay doonayeen in carruurtaas ay u adeegsadaan dagaalka ay kula jiraan dowlada Somalia iyo ciidamada AMISOM ee caawiya dowlada. Dowlada Somalia ayaa sheegtay in dadaal dheer kadib ay ku guuleysatay inay soo badbaadiso carruurta oo dhamaa 32 oo da’dooda u dhexeysay 12 ilaa 18 jir. Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumada Somalia Yariisoow oo faahfaahin dheeraad ah ka bixinaayay badbaadinta carruurtaas ayaa sheegay in dowladu ay sugeyso amnigooda. Waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in Al-shabaab Carruurta ay u adeegsanayaan fikirkooda argagixisonimo ee lidka ku ah Nabadda Somalia. Wasiirka waxa uu sheegay inay suuragal tahay in weli ay carruur ku jiraan gacanta Alshabaabka, balse ay muujinayaan dadaal lagu sii wadaayo baadi-goobka lagu soo furanaayo carruurta. Maleeshiyada Al-shabaab ayaa sheegay in ciidamo Mareykan ah xasuuqeen carruur kuwo kalana ay qafaasheen kaddib markii ay weerar ku qaadeen dugsi ay wax ka baranayeen. Warbixin ay dhawaan soo saartay hay’adda Xuquuqda Aadanaha ayaa lagu eedeeyay Al-shabaab in ay qasab ku Askareeyaan Carruur da’doodu aad u yartay, gaar ahaan deegaanno hoostaga gobolka Bay oo la sheegay in ay tiro badan oo Carruur ah ka soo kaxeysteen. Dhinaca kale, maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa Seddexdii bil ee ugu danbeysay xoojineysay diiwaan gashiga carruurta agoonta ah ee aanu heysan daryeelka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Carruur ay qafaasheen kooxda Al-Shabaab oo weli laga baadi-goobayo… appeared first on Caasimada Online.
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa walaac laga muujinayaa amni daro kusii baaheysa deegaanada maamulka HirShabelle kadib qulqulka Al-Shabaabka Gobolka Sh/Hoose. Amni daradan ayaa la sheegayaa inay soo ifbaxday wixii ka danbeeyay kororka duqeymaha ay diyaaradaha Mareykanka ka hayaan Gobolka Shabellaha Hoose, kaa oo lala eeganaayo Saldhigyada Shabaabka. Maleeshiyaadka baxsadka ka ah Duqeymaha ayaa Saldhigtay deegaano dhowr ah oo hoostaga maamulka HirShabelle, halkaa oo ay ka qaadan weeraro isugu jira dhabagal iyo mid toos ah. Maleeshiyaadkan oo sii kordhaaya ayaa qalqal amni darro oo u badan dilal iyo Qaraxyo kawada Deegaano ku hareereysan Jowhar iyo Balcad, waxaana socda dadaalo looga hortagaayo falalkaas. Wasiiru Dowlihii hore ee wasarada Beeraha mamulka Hirshabeele Sayid Xasan Cali oo u waramaayay Idaacada KNN ee magaalada Muqdisho ayaa qiray inay sii kordheyso amni darada. Sayid Xasan Cali, waxa uu sheegay inay sii kordhayaan dhaqdhaqaaqyada iyo falalka amni daro oo maleeshiyaadka Shabaab kawadaan deegaanada maamulka hoostaga. Waxa uu intaa raaciyay inaanu jirin xitaa lacago sax ah oo ka shaqeeya deegaanada maamulka taa oo u daliil ah cabashooyinka shacabka ay ka qabaan isticmaalka lacagaha Sh/So. Maalmihii lasoo dhaafay deegano iyo dagmooyin katirsan Hirshabelle waxaa ka taagnaa dagalo u dhaxeeyey ciidamada dowlada ee maamulka iyo kuwa maleeshiyaadka Al-Shabaab, waxa uuna Sayid Xasan Cali, dagaaladaasi ku sheegay kuwo qeyb ka ah awoodaha ay Shabaabka kusii yeelanayaan deegaanada maamulka. Dhinaca kale, Shabaabka ayaa Seddexdii bilood ee ugu danbeysay sii kordhinaayey Weerarada ay ka geysanayaan Degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobalada shabeelaha dhexe iyo Hiiraan uu maamulo Maamulka Hirshabelle. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Awoodaha Al-Shabab oo kusii baahaya deegaanada HirShabelle appeared first on Caasimada Online.
  9. Keeping young people from falling into the thrall of violent extremist groups online is one of the goals of a new $4-million program to combat radicalization in Alberta. Source: Hiiraan Online
  10. In the light morning breeze, camels stick their heads out of acacia trees. Close by are calves separated from their mothers in an enclosure made of acacia branches. Source: Hiiraan Online
  11. Donald Trump’s travel ban is officially headed to the Supreme Court for what’s likely to be its final showdown. Source: Hiiraan Online
  12. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa gaaray magaalada Guriceel ee Gobolka Gallguduud. Madaxweyne Farmaajo oo meel fagaare ah kula hadlay shacabweynaha isugu soo baxay soo dhaweyntiisa ayaa ku ammaanay halgankii dheeraa ee dadka deegaanku ay kaga hortageen mileyshiyaadka Alshabaab. “Waxaan ognahay in magaaladan ay tahay middii ugu horreysay Soomaaliya ee Alshabaab la dagaalanta, taasina waxa ay ka tarjumeysaa soomaalinimadiina, diin iyo dal jaceylkiinna.” Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go’antahay wax ka qabashada baahiyaha shacabka sidaa darteedna laga hirgelinayo magaalada Guriceel mashaariic ay ka mid tahay kor u qaadista xirfadaha shaqo iyo horumarinta adeegyada caafimaadka. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hor inta uusan ka soo safrin magaalada Dhuusamareeb waxa uu halkaas ka dhagax dhigay mashaariic kor loogu qaadayo kaabeyaasha dhaqaalaha. Mashaariicdaas oo si wada jir ah ay u dhagax dhigeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ka mid ah dhismaha garoonka diyaaradaha iyo xabsiga magaalada Dhuusamareeb, xarunta agoomaha iyo dayactirka laamiga isku xira Gobollada Dhexe Dhanka kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Galmudug, Madaxweyne Kuxigeenka iyo Madaxa Golaha Xukuumadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Gobolleed ah, Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee dowladda Federaalka iyo masuuliyiin kale oo qeyb ka ah socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ayaa waxaa qado sharaf u sameeyey Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti qaadkan loogu sameeyey hooyga Ugaaska uu ka degenyahay magaalada Guriceel ayaa uga mahad celiyey hoggaanka iyo bulshada magaalada diirranaanta ay u soo dhaweeyeen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa inta uu ku suganyahay gobolka Galguduud waxa uu kulamo wadatashi la yeelan doonaa qeybaha kala duwan ee bulshada. The post Daawo sida quruxda badan ee Farmaajo loogo soo dhoweeyey Guriceel appeared first on Caasimada Online.
  13. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo gudoomiye ku Xigeenka labaad ee Goloha Shacabka Soomaaliya, Mahad Cabdalle Cawad, ayaa caawa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ku soo dhaweeyeen 41 maxaaabiis dhalinyaro Soomaaliyeed ah, oo ku xirnaa dalka Hindiya . Kuwaas oo dib u helay xoriyadoodii, ka dib dadaalo badan oo ay samaysay dawladda Soomaaliya, si loo sii daayo muwaadiniinteeda. Qaar ka mid ah goloha Wasiirada Soomaaliya, Xil-dhibaano iyo Mas’uuliyiin kale ayaa soo dhawaynta maxaabiista ku waheliyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, waxyna si marxaba ku jirto dhalinyarada ugu soo dhaweeyeen dalkooda hooyo. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in markale ay soo dhaweeyaan muwaadiiniin Soomaaliyeed, oo si yaabo kala duwan ugu xirnaa dalka Hindiya. Waxayna ka turjumaysaa sida ay xukuumadda Soomaaliya ugu dadaalayso in dhamaan maxaabiista Soomaaliyeed laga soo daayo wadamada ay ku xirin yihiin, lana dareen siiyo in ay dawlad lee yihiin. “Shacabka Soomaaliyeed waxaan u sheegaynaa intii dhalinyaradeenaay dalka dibadiisa ku xiranyihiin ma nasandoono, waana soo dayndoonaa. Xukuumaduna waxay ka shaqaynaysaa sidii ay muwaadiniinteeda ugu gurman lahayd, taas oo ah waajib nasaaran. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre. Xeer Ilaaliyaha Qaranka iyo Safiirka dalka Hindiya u qaabilsan Soomaaliya, oo maxaabiista ku waheliyay safarka ayaa tilmaamay in dhalinyaradan lagu soo daayay heshiis dhexmaray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dawladda Hindiya, kaas oo sahlay in ay dib u helaan xoriyadoodii. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa tilmamay hadii ay gacmaha is qabsadaan shacabka iyo dawladooda, in maalin walba guul iyo horumar wanaagsan samayndoono. Sidoo kalena waxuu u hambalyeeyay dhamaan dadkii ka shaqeeyay guushan, isagoona u mahed celiyay hay’addaha dawliga ah ee ku howlan soo daynta maxabiista Soomalaiyeed.
  14. The Democratic Party candidates for Senate District 24 visited Rockwood to discuss the issues facing their constituents and answer audience questions ahead of the May 15 primary. Source: Hiiraan Online
  15. The Democratic Party candidates for Senate District 24 visited Rockwood to discuss the issues facing their constituents and answer audience questions ahead of the May 15 primary. Source: Hiiraan Online
  16. Two men are dead and two others are in hospital in critical condition following a shooting in Etobicoke early Friday. Source: Hiiraan Online
  17. The Central Bank of Somalia (CBS) and Somali Financial Institutions (SFIs) are taking crucial steps to modernize national payments systems. Supported by the World Bank, the CBS and private financial institutions are streamlining their efforts to strengthen the inter-bank payment, clearing and settlement systems in Somalia. Source: Hiiraan Online
  18. Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo on Friday halted selling, leasing and allocation of public land amid grabbing of public properties is increasing. Since fall of Somalia’s central government in 1990s, the public premises and government institutions had been occupied by individuals. President Farmaajo said his government will assign committee to probe the land issue. ” I want to make clear for Somali Public that we will assign a national level committee to investigate land issues in order to make sure that public land is not used for a private purpose,” said the President in a post on Villa Somalia Twitter account. “Waxaan u xaqiijinayaa shacabka Soomaaliyeed in guddi heer qaran ah aan u saari doono arrimaha la xiriira dhulka si baaritaan dhab ah loogu sameeyo, loona hubiyo inaan dhul dan guud loo adeegsan dan shakhsiyadeed.” — Villa Somalia (@TheVillaSomalia) January 19, 2018 There have been numerous allegations of corruption regarding the selling of public land with claims of fake title deeds finding way into the official system. “In accordance with article 43 of the provisional constitution of Somalia land is the first resource and basic for the lives of the public,” Farmaajo affirmed. The president’s decision could also be seen as a move to get the situation right and build an effective system even as he puts his administration in order. It is not only public land which facing scramble, lack of legal precedents and multiple ownerships of private land over time make it difficult to resolve land ownership in the city. Land and property ownership in Mogadishu remains an emotive and complex issue dating back to the collapse of the government in 1991 and even before. Somalia which is recovering from two decades of civil war is now experiencing construction boom and land value has significantly shot up and investors locally and from abroad are struggling to get a piece leading to rise of speculators and land brokers. The post Somalia: Exploitation of public land is barred, Gov’t assigns national committee appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa goordhow caawa ah Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay Diyaarad siday Maxaabiis Soomaali ah oo laga keenay dalka India. Maxaabiistan oo tirro ahaan la sheegay inay gaarayaan 41 Maxaabiis ayaa waxaa imaanshiyahooda Muqdisho ku wehlinaayay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Somalia oo iyagu ka doonay dalka India. Mas’uuliyiinta Maxaabiistan kala yimid dalka India ayaa waxaa kamid ahaa Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir, Safiirada Soomaaliya ee dalka Hindiya iyo xubno kale. Waxaa maxaabiistaan kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia Xasan Cali Khayre, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Golaha Shacabka JFS Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirka Amniga, Wasiirka Cadaaladda, Wasiirka Caafimaadka, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale. Maxaabiistan oo kala danbiyo ah ayaa isugu jira dhalinyaro iyo kuwo da’ ah, waxaana isla Garoonka kula wareegay Guddi uu u xilsaaray Ra’isul wasaare Kheyre oo ay ku jiraan Xubno ka tirsan Wasaarada Caafimaadka. Maxaabiista ayaa waxaa ka muuqday diif waxaana xusid mudan in goortii laga soo dajiyay Garoonka Aadan Cadde ay halkaa ku ilmeeyen. Dhinaca kale, Maxaabiista haatan dalka la keenay ayaa horey racfaan u qaatay oo ah in laga qafiifiyo waqtiga, balse waxaa diiday Maxakamad ku taalla dalkaasi, oo go’aamisay in xukunkoodi ay dhameystaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay dalka India oo caawa kasoo degtay Muqdisho & RW Kheyre oo Garoonka uga hortagay appeared first on Caasimada Online.
  20. Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Ilma Gees Cade geerida kubtimid Hooyo Dahabo farah Isse (Dahabo kharshe) oo ku geeriyootay Minnesota USA date 18/01/2018 time 10:30 pm USA time . Waxaa Marxuumada Illaahay looga baryayaa Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in ilaahay samir ka siiyo dhamaaan Ehelka oo idil. Jaaliyada Puntland ee Denmark ayaa sigaara ugu tacsiyeynaya Mahdi Gees Cade geerida ku timid Hooyadiis Dahabo
  21. Guriceel (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/laahi Maxamed [Farmaajo] iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, Madaxa Xukuumadda Galmudug Sh. Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiirro iyo xildhibaano ka kala tirsan Dowladda Somalia iyo xubno kale. Degmada Guri-ceel waxaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa kusoo dhaweeyay Maamulka degmada, qaybaha kala duwan ee bulshada oo ay ugu horreeyaan wax-garadka iyo dhallinyarada, saraakiil ciidan iyo mas;uuliyiin kale. Sidoo kale, Shacabka Guri-ceel ayaa Madaxweynaha uga hortagay duleedka degmada iyagoo watay calanka Somalia iyo Sawirka Madaxweynaha, iyagoo ku dhawaaqayay Madaxweyne kusoo dhawoow magaaladaada. Madaxweynaha ayaa soo dhaweyntiisa kaddib wuxuu shacabka magaaladaas uga mahad-celiyay soo dhaweynta loo sameeyay, isagoo xusay inuu kulamo la qaadan doono shacabka degmadaas. Dhanka kale, Amiga Guri-ceel ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana sugida amniga iska-kaashanaya ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Galmudug iyo ciidamada AMISOM, iyagoo hawlgallo ka sameeyeen gudah degmada, iyagoo kusoo qabqabteen xubno hub ku dhex-haystay magaalada ka hor inta uusan Madaxweynaha gaarin. Ugu dambeyn, Madaxweynaha Somalia ayaa safarka uu ku marayo qaybo ka mid ah dalka waxaa la filayaa inuu kusoo gaba-gabeeyo degmada Caabud-waa ee Gobolka Galgaduud. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Guriceel appeared first on Puntland Post.
  22. Dhuusamareeb (Caasimada Online)-Dowlada sida aadka ah u daneeya arrimaha Somalia ayaa si diiran usoo dhaweeyay Midnimada dhexmartay maamulka Galmudug iyo Ahlusunna ee maalinimadii shalay qalinka ku duugay qodobada Heshiiskoodii harsanaa. Heshiiska iyo Midnimada ayaa waxaa soo dhaweeyay sida Qaramada midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD, Dowladaha Jabuuti, Ethiopia, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Uganda iyo Britain. Dowladahaani saaxiibada la ah Somalia ayaa hambalyo isku mida u diray Galmudug iyo Ahlusuna taa oo daba socta dhammaystirka heshiiska shalay lagu soo afmeeray Magaalada Dhuusamareeb. Daneeyayaashaa Caalamka ayaa sidoo kale bogaadiyay tallaabadii ay horay u qaadeen Hogaamiyaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa xukuumadda ee maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, iyagoo soo dhaweeyay dedaalkii ay ku bixiyeen ka mira dhalinta mideynta labada maamul. “Waxaan soo dhaweyneynaa heshiiskii mideynta 18-kii bishan Dhuusa-mareeb ay ku gaareen Galmudug iyo Ahlusuna, maanta waa maalin reer Galmudug ay ka baxayaan kala qeybsanaanta iyo colaadaha ka jirta gobolladan, waa guul u soo hoyatay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.” Madaxweyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Madaxmed C/laahi (Farmaajo), Madaxda Maamul Goboleedyadii ka soo qayb galay munaasabaddii mideynta labada maamul iyo matalayaasha beesha Caalamka ee ka qayb galay xafladdaasi ayaa dhammaan dhinacyada kula dardaarmay inay adkeeyaan heshiiska lana shaqayaan dowladda dhexe. Docda kale, Xubnaha Beesha Caalamka ee shalay ka qeyb galay Munaasabadii Dhuusa-mareeb ayaa waxaa ka mid ahaa Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya Keating, Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira, Wakiilka IGAD, Safiirka Itoobiya, iyo saraakiil kale oo QM ka tirsan. Caasimada Online Xafiiska Dhuusamareeb Caasimada@live.com The post Beesha Caalamka oo cadeysay Mowqifkooda ku aadan midnimada Galmudug & Ahlusuna appeared first on Caasimada Online.
  23. Cash assistance provided with EU humanitarian support helps refugees as well as the local economy. © WFP/Miguel Tomas Over the past two years, EU humanitarian support has been instrumental to the World Food Programme’s (WFP) work in Djibouti. Every month, WFP ensures 18 500 refugees are given assistance in the form of food and cash. WFP’s Miguel Tomas meets Kalsouma who has been living as a refugee in Djibouti since more than 25 years. Djibouti, a country with a desert-like climate, where two out of five people live in extreme poverty, hosts over 26 000 refugees. The vast majority of them reside in camps. Kalsouma Ahmed Adbi, a wife and mother of six, is one of them. She and her family fled their home in Somalia in 1991 to escape from the war. They have been living in the Ali Addeh camp ever since. Settling in wasn’t easy. With no fixed income and six children to feed, Kalsouma and her husband struggled to take care of their family. “When I arrived here, it was difficult,” she says. “I couldn’t have a normal life anymore.” Djibouti is home to more than 26 000 refugees, the vast majority of whom live in camps. © WFP/Miguel Tomas However, with the support she receives from the World Food Program (WFP), things have changed for the better. Funding from the European Commission’s Civil Protection and Humanitarian Aid Operations department allows WFP to provide Kalsouma and thousands of others like her with a combination of food and cash. This mixed form of assistance helps refugees and asylum seekers get the food they need to stay healthy. “Now, our situation is better and I can choose what my family and I eat,” smiles Kalsouma. “Thanks to the food and cash we receive, we have a more varied diet which includes milk, vegetables and meat.” Kalsouma can now take better care of herself and her family. This has not only improved her health, but has also given her the opportunity to work and earn money within the camp. Back in Somalia, she used to help her husband manage a sewing workshop and this experience has come in handy during her time in Ali Addeh. “Being healthy allows me to work,” she says. “I now sew handkerchiefs and handbags, earning money to help my family.” Cash assistance allows refugees like Kalsouma to choose what they eat. © WFP/Miguel Tomas When thinking of the future, Kalsouma remains hopeful. Her children are doing well and she is happy that her two little boys, Hanas and Dini, can go to school. “I hope that one day peace will be restored in Somalia and we will be able to return home,” she says. “In the meantime, I wish I could have my own sewing workshop in Djibouti and provide consistent support to my family.” Cash assistance offered by WFP thanks to the EU’s humanitarian funding means much-needed relief for refugee families but also a considerable boost for Djibouti’s economy, with thousands of refugee shoppers buying food in local shops and markets. Source: Europe By Miguel Tomas, Strategic Planning Consultant, WFP Djibouti @WFP
  24. The Central Bank of Somalia (CBS) and Somali Financial Institutions (SFIs) are taking crucial steps to modernize national payments systems. Supported by the World Bank, the CBS and private financial institutions are streamlining their efforts to strengthen the inter-bank payment, clearing and settlement systems in Somalia. This development follows a five-day consultative forum held in Nairobi, Kenya on National Payment Systems Development. The forum focused on establishing public-private understanding and creating a common ground regarding the most efficient and effective way of setting-up national payment systems in Somalia. An Automated Transfer System (ATS) and National Switch will complement each other, with the ATS facilitating large payments and the National Switch facilitating interoperability of retail payment systems in Somalia, and open doors to manage international payments in country from a single platform. “National payment systems contribute to the development of modern financial markets and promotion of market-based financial service provision,” said Abdishakur Mohamud, Central Bank of Somalia. “Centralizing clearing which denotes the process of transmitting, reconciling and, in some cases, confirming transactions prior to settlement, potentially including the netting of transactions and the establishment of final positions for settlement. The process turns the promise of payment into the actual movement of money from one account to another with speed, lower cost, reliability, and convenience, and settlement will contribute to financial stability in Somalia, and evoke domestic and foreign trust in Somali financial institutions.” The expectation is that this development will have a positive impact on economic activity, management of monetary aggregates, transaction costs, and development of new financial products which can become important sources of fee income for financial institutions. These developments also bring Somalia one step closer to the standards and norms of international financial systems. Among the commitments for the implementation of national payment systems is work towards industry harmonization and standardization of a tiered Know Your Customer (KYC) system for transactional accounts, including use of a shared interbank digital ID system; to enhance fraud and credit risk control; and promotion of centralized clearing and settlement that will contribute to financial stability in Somalia. “With the Central Bank leading this process, it is clear that the financial governance capabilities of Somali authorities are increasing,” said Thilasoni Benjamin Musuku, Senior Financial Sector Specialist, World Bank. The World Bank supports CBS in strengthening central bank supervision and regulation through the Somali Core Economic Institutions and Opportunities (SCORE) Program. The SCORE program is the first in a series of projects to develop legal, regulatory and policy framework for financial institutions supervision and regulation in Somalia. The objectives are to improve the enabling environment for financial and private sector development, and catalyze private investment and job creation across Somalia. SCORE is funded by the Multi Partner Fund (MPF). The Multi Partner Fund works predominantly through Somali authorities and includes institution-building, economic growth and urban development activities. MPF is supported by the United Kingdom’s Department for International Development (DfID), the European Union (EU), Germany’s KfW Development Bank, the Swedish International Development Cooperation (SIDA), the Royal Norwegian Embassy, Danish International Development Agency (DANIDA), the Swiss Agency for Development Co-operation (SDC), the Ministry of Foreign Affairs of Finland, United States Agency for International Development (USAID), Italy’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, and the World Bank’s State- and Peacebuilding Fund (SPF). www.worldbank.org