Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,075
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. For Nairobi-based journalist Soila Kenya, technology is a tool to unearth the truth. She recounts an attack by terrorist group al-Shabab last year, when militants struck an army base in Kulbiyow, Somalia. Kenya's defense forces downplayed the damage and claimed they had repelled the attackers. Source: Hiiraan Online
  2. Diaspora groups – migrants, refugees and their descendants – are important development actors in countries affected by protracted conflict and poverty. Their assistance ranges from remittances to disaster relief and development projects, providing a lifeline in crisis and contributing to long-term processes of change. Somali-Swedish engagement is a case in point. Source: Hiiraan Online
  3. By Ahmed Abdi Hargeisa—Somaliland reopened a former school for street children in Sahel region and laid the foundation stone of a new well on Tuesday. “We have learned the importance of reopening this school for the street kids and we requested from the ministry of water development to help us find a water well for the school,” Minister of Justice Eng. Abdiqhani Mohamoud Atieh said. Minister of Water development Saleban Ali Koore said that the government is responsible for the well-being of the children that will contribute the development of the nation. Minister Koore called on the Business-people, diaspora and International NGOs to participate in executing this plan which he said will discourage young kids to turn gangs that can harm the nations well being.
  4. WASHINGTON -President Donald Trump's effort to ban immigrants from several Muslim-majority countries heads to the Supreme Court Wednesday, which will decide if his argument asserting national security interests was tainted by religious bias. Source: Hiiraan Online
  5. Nyambene Miraa Traders Association Chairman Kimathi Munjuri, who defended transporters, saying they do not flout rules. A fact-finding excursion by a miraa traders’ lobby has reported a huge untapped market for the stimulant in the semi-autonomous republic of Somaliland headquartered in Hergeisa. The Nyambene Miraa Traders Association (Nyamita) said the market in the region was so huge that the issue was not about the quality of Kenyan produce but whether local producers had sufficient quantities for a year-round supply at a steady price. Nyamita Chairman Kimathi Munjuri said the association was pushing for an agreement between the two governments. We have been told many stories about Hergeisa, the capital city of Somaliland, most of them not true,” said Mr Munjuri. Although highly in demand, miraa imports into the peaceful and stable Somaliland face a 100 per cent duty and flight charge that make it uncompetitive compared to Ethiopia’s hereri, a stimulant of the same family that is brought in from the nearby region by road. Tax obligation Avoid fake news! Subscribe to the Standard SMS service and receive factual, verified breaking news as it happens. Text the word ‘NEWS’ to 22840 Somaliland places large tax obligation on importers from nations such as Kenya that do not recognise it as a semi-autonomous region of Somalia. A bunch of hereri retails for Sh,1500 in Hergeisa compared to miraa, which sells at Sh2,500, according to Nyamita. According to the association, the market in Hergeisa at 150 tonnes daily remained the prime target that could give an expected boost to the sub-sector. Supply challenge Kenya’s miraa imports to Somaliland currently stand at only 72 tonnes a month delivered direct into Lasanod and Badan towns – 700km from Hergeisa — some 18 days a month. Nyamita admits that one of the challenges will be a reliable supply throughout the year at a steady price, adding that the miraa-growing area can hardly guarantee 50 tonnes daily in dry weather. The association is urging the Government to diplomatically recognise the breakaway region to ease access to its markets. Standard
  6. Come the end of the 2017-18 campaign, Liverpool's 5-2 victory over Roma on Tuesday will probably be remembered as the greatest night of the club's campaign -- depending, of course, upon whether they go one better and win the final itself. Source: Hiiraan Online
  7. Rahma Mohamed's book, 'Muhiima's Quest,' follows a Somali-Muslim child on unique journey Source: Hiiraan Online
  8. As human rights’ activists and advocates of community policing, we condemn violence by police officers and the special protections, aka Police Bill of Rights, they are afforded by the state. We are also Source: Hiiraan Online
  9. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xukuumadda Soomaaliya oo lasoo dhisay 21 kii March 2017 kii, waxay hadda shaqaynaysaa muddo sanad iyo bil ah, Xukuumadda waxaa ka maqan Wasirro, Wasiir ku xigeen iyo Wasiiru dowle. Wasiiradda maqan waxaa kujira kuwo muhiim ah oo qaaarkood ay bilo kooban Xafiiska joogeen, sidoo kale Wasaaraddo ayaa banaan muddo ka badan Shan bilood. Shan Wasiir, Wasiir ku xigeen iyo Wasiiru dowle ayaa ka banaan Xukuumadda khayre. Wasiirkii Gaashaandhiga, Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan oo lasoo Magacaabay 26kii November 2017 kii ayaa Xilka iska casilay si uu ugu tartamo Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waana Wasiirkii Labaad ee Gaashaandhigga iska Casila Sanad gudihiis. Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta, Iimaan cabdullahi Cali waxaa Xilkii laga qaaday 26 kii November 2017 kii, Awood qaybsiga dartiis. Wasiirkii Warfaafinta, Cabdi raxmaan Cumar Cismaaan, Waxaa loo magacaabay gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho 20 kii January ee Sanadkaan, sidaasna waxaa ku banaanaaday Xilkii uu hayay ee Wasiirnimo. Wasiirka Gargaarka iyo Bini’aadanimada, Maryan Qaasim ayaa iska casishay xilkeedii 15 November 2017, kadib isku dhexyaac ay sheegtay in uu ka jiro Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirkii Tamarta iyo Biyaha, Saalim Caliyoow Ibroow ayaa todobaadkaan gudihiisa iska casilay xilkii si uu ugu tartamo Afhayeenka Golaha shacabka. Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta, Ibraahin Yaroow Isaaq, ayaa sidoo kale iscasilay si uu uga qayb qaato tartanka Golaha Shacabka. Wasiiru dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa isaguna isu casilay Tartanka Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaare Khayre uu doonayo in uu isku shaandheeyn ku sameeyo Golihiisa Wasiiradda si uu usoo buuxiyo Wasaaradaha banaan. Isha: Radio Kulmiye Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  10. Muqdisho (Caasimadda Online) – Fariin uu soo duubay Sheikh Hassan Daahir oo la soo gaarsiiyay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu si dheer uga hadlay Xaaladda amni ee Soomaaliya iyo Arimaha Siyaasadda. Fariinta Sheikh Hassan Daahir oo socatay 53 daqiiqo ayaa waxyaabaha uu ka hadlay waxaa ugu weyn Dilalka Al-shabaab ay ka fuliyaan Soomaaliya ee loo geesto dadka muhiimka u ah hogaanka Bulshada iyo Waayihii Al-shaab iyo Sheikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-Mansuur. Sh. Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in wax laga xumaad ay tahay in la dilo culimada, indha garadka, Odayaasha iyo ganacsatada, wuxuuna sheegay inay marka ay arrinta halkaas mareyso ay tahay inaan wax la is dhaamin khaladaadkana uu sii badan doono. Wuxuu sheegay in Abuu Mansuur uu Al-Shabaab ka caawiyey inay qabsadaan meelo badan, wuxuuna sheegay in lagu abaal dhacay isagoo Cali Dheere ku cambaareeyey hadalkii uu ku sheegay inuu Abuu Mansuur diinka ka baxay. ” Bal Cali Dheere wuxuu meelaha la caac lahaa buu Mansuur waa ridoobay, qofkii ka hor imaado Al-Shabaab ma gaalbaa, xataa qofka haddii uu Khilaafada islaamka ka hor imaado diinta miyuu ka baxay, Abuu Mansuur waa ninkii gacanta idiin soo geliyey gobolada Bakool, Bay iyo Hiiraan, dadka isaga aad u galeysaan iyo sidii rasuulka u geli jiray isma lahan, abaal ma lihidiin” Wuxuu Al-Shabaab ugu baaqay inay wax badan ka badalaan istaraatiijiyadooda dagaal, isagoo ka digay inay Soomaaliya u hoggaamiyaan meel halkaan kasii daran. Halkaan hoose ka dhageyso hadalka Shiikh Mukhtaar Roobow oo ay Warbixin ka sameysay idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/04/warbixin-Xuseen-Cabdulle-iyo-Shiikh-Xasan-Daahir-Aweys-.mp3 Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  11. A De Montfort University Leicester (DMU) graduate spends her free time helping underrepresented entrepreneurs as she understands how hard it can be to progress from learning to earning. Source: Hiiraan Online
  12. Mogadishu (HOL) - A conference on security expected to commence today in Garowe between the federal security ministry and its regional counterparts. Source: Hiiraan Online
  13. MINNEAPOLIS (WCCO) — Minnesota has the highest population of Somalis outside the country itself. Source: Hiiraan Online
  14. MOGADISHU, April 25 (Xinhua) -- A contingent of Sierra Leone's police officers have completed orientation course tailored to familiarize them with African Union Mission in Somalia (AMISOM) mandate and have been deployed in southern Somalia, the mission said on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  15. Madrid (Caasimadda Online) – Spain ayaa indhaha ku heysa in Xarunta ugu weyn ee la dagaallanka Burcad Badeedda Soomaalida ah laga hirgeliyo Caasimadda dalkeeda ee Madrid, maadaama sida horey loo shaaciyay Dowladda Ingiriiska ay ku dhawaaqday in ay ka baxdo liiska wadamada Midowga Yurub ka tirsan. Dowladda Spain ayaa hardan adag waxay kala kulmeysaa Dowladda Talyaaniga oo laftirkeeda ku warjo weyn in xarunta la dagaalanka Burcad Badeeda Midowga Yurub laga dhigo Magaalada Rome. Waxaa kaloo jira wadanka Netherlands oo isaguna ka mid ah wadamada u hanqal taagaya in saldhigga ugu weyn howlgalka la dagaallanka burcad badeedda Soomaalida uu qaabilo. Wasiirka Gaashaandhigga ee dalka Spain, General Fernando Alejandre Martinez waxa uu sheegay inay xaqiiqdii muhiim u tahay dalkiisa inay Xarun Dhexe u noqoto Hawlgalka EU-da (Atalanta operation) ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia. Sidoo kale Spain waxay dooneysaa in xarunta Howlgalka EUNAVFOR Atalanta Operation ee la dagaallanka Burcad Badeedda Soomaalida ay ka dhigto magaalada Rota oo ku taalla Koofurta dalkaas. Dhinaca kale, Ciiddanka Spain waxay ka mid yihiin Ciiddamadda EUFOR ee qeybta ka ah Hawlgalka lagula dagaalamayo Burcad-baddeeda Soomaalida. “Waxay u baahan tahay xarun gaar ah oo xarunteedu tahay (Operational Office) taas oo u oggolaanaysa jihada istaraatiijiga ah iyo xakamaynta aagagga juqraafiga xiisaha weyn ee Yurub, waxaan aaminsanahay inaan awoodno xilkaas.” Ayuu yiri Wasiir Maria Dolores. Howlgalkan waxaa la sameeyay 2008-dii markaas oo Burcad badeedda Soomaalida ay weeraro badan ka geysanayeen Xeebaha Soomaaliya, Gacanka Carabta iyo Badweynta Hindiya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  16. Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa galabta soo xiray qabashada araajida musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, waxaana si rasmi ah shuruudaha u buuxiyey 11 musharax oo beel qura kasoo jeeda. Guddiga ayaa shaaciyey magacyada 11-ka xildhibaan ee u tartamaysa xilka gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamanka federaalka oo lagu wado inay dhacdo 30-ka bishan April 2018. AKHRISO MAGACYADA MUSHARIXIINTA 1- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 2- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen 4- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 5- Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe 6- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 7- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar 8- Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal 9- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla 10- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 11-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur Tirada u taagan xilka uu banneeyay Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa noqonaya tiradii ugu badneyd ee xilkan isu soo taaga tan iyo sanadki 2000 shirkii Carte, waxaana ku jira wasiiro xilalkoodii iska casilay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  17. Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay dhageysan doonaa khudbadaha waxqabadka qaar kamid ah Musharixiinta u taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Guddiga qaban-qaabada doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya oo shalay soo xirey araaji qabashadda Musharixiinta ayaa sheegay in ay is diiwaan galiyeen 11-musharax oo isugu jira Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsanaa Xukuumadda Soomaliya. Dhanka kale Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay si taxadar leh ay u dhagaysan doonaan Khudbadaha Murashaxiinta Islamarkaana ay ka soo xulan doonaan Xildhibaankii ay u arkaan inuu Baarlamaanka hogaamin karo. Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaa iska casilay 9-kii bishaan Gudoomiyihii hore Maxamed Shiikh Cusmaan jawaari,kadib cadaadis uu kala kulmay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Xildhibaanada oo dhageeysanaya Qudbadaha Musharixiinta Gudoomiyaha Baarlamaanka appeared first on Puntland Post.
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay nagu soo gaarayaan wararka ka imaanaya Xafiiska R’isul wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre, waxaa baaritaan lagu hayaa warqado uu horay u saxiixay Ra’isul wasaarihii hore ee Somalia Cumar C/Rashiid Cali. Wararka aanu heleyno waxa ay tibaaxayaan inay jiraan Heshiisyo gaara oo ay gashay Xukuumadii uu hogaaminaayay Cumar C/Rashiid, balse aan keydka warqadaha Heshiisyada aan lagu xareyn. Heshiisyada sida hoose loo baarayo ayaa waxaa kamid ah Heshiiska Dekadda Berbera oo la xaqiijiyay in Cumar C/rashiid uusan xiligaa Xukuumada ka danbeysay u reebin cadeymaha Heshiiska. Waxaa jira Heshiisyo kale oo Cumar C/rashiid la galay Dowladaha Ethiopia iyo Kenya kuwaa oo xiliga dhicitaankiisa laga saaray Keydka Heshiisyada ay Xukuumadii hore la gashay dowladaha saaxiibada ah. Heshiisyada ay ku wareersan tahay Xukuumada hadda jirta ee uu Hoggaaminaayo Ra’isul wasaare Kheyre ayaa waxaa kamid ah Heshiisyo dhacay bishii ugu danbeysay ee xiliga kala guurka, isla markaana ay dowlada aheyd mid isku diyaarineysay doorashada. Xukuumada Somalia ayaa baaritaanka hadda socda la kaashaneysa Wasiiro iyo Xildhibaano hore oo xiligaa aad ugu dhawaa Ex Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid. Xukuumada Somalia ayaa iminka wada qorsho ay dib ugu cusbooneysiineyso Heshiisyadii ay gashay Xukuumadii hore si loo helo Heshiisyo tixraac ah. Ma cadda in Xukuumada Somalia ay ku guuleysan doonto baaritaanka ay iminka ku heyso warqadaha maqan ee uu Heshiiska ku galay Ra’isul wasaarihii hore Cumar C/rashiid. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  19. Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay kulan gaar ah la qaatay Ciidanka ku jira xerada Jen. Gordan ee ku taalla Degmada Hodan, kuwaasoo uu tababaray Imaaraadka Carabta. Ciidamadaan oo tiradoodu tahay 270-askari oo 60 ka mid ah ay ahaayeen kummaanoos ee Imaaraadka uu tababaray ayaa gaadiidka waa weyn looga daabulay Xerada, waxaana iyadoo la galbinayo xarunta Wasaaradda Difaaca Somalia loogu geeyay Madaxweyne Farmaajo. Kulanka dhinacyadan dhexmaray oo qaatay wax ka badan saddex saac ayaa wuxuu khuseeyay xiisadii maalmahan ka taagneyd xerada Jeneral Gordan, gaar ahaan is-rasaaaseyntii dhacday maalin kahor ee u dhaxeysay Ciidanka Imaaraadka uu tababaray iyo kuwa xoogga dalka. Madaxweyne Farmaajo, ayaa marka hore ciidamadan u sheegay inaysan jirin wax colaad oo dhexdooda ah, loona baahneyn in dib loogu laabto wax Alla iyo dhacay horeyna looga socdo. “Waad mahadsan tihiin marka hore, waxaan idinkaga mahad-celinayaa inaad aqbasheen wicitaankeyga, wixii dhacay wayba dhaceen, mana ahan wax ku cusub ciidamada, waxaanan idin sheegayaa inaysan jirin cid wax loo heyso, khasaare waxaa inagu filan intii ku dhimatay iska-hor-imaadka, mana rabno in sidaas oo kale ay mar kale dhacdo, waxaad sameyseen wixii ciidan looga baahnaa oo ah inaad is-difaacdaan,” ayuu Farmaajo u sheegay ciidamadaan. Sidoo kale, Madaxweynaha Dowladda Somalia ayaa ciidamadaan u sheegay inay gaarsiiyaan ciidammada kale ee maqan, in shaqadooda ay dib ugu soo laabtaan, ayna muhiim tahay xerada jawigeedana in sideeda hore lagu soo celiyo. “Aniga ayaa maanta ugu sarreeya Somalia, waxaan kaloo ahay taliyaha ugu sareeya ciidanka, waxaan idin balan qaadayaa inaad bil walba heli doontaan xuquuqdiina, Ciidamada maqan gaarsiiya fariinteyda dib ha ugu soo laabtaan xerada, arrintan saraakiishiina ayaan kala hadli doonaan oo aan kula xisaabtami doonaa,” hadalkiisa raaciyay madaxweyne Farmaajo. Ugu dambeyn, Xerada Jen. Gordan oo amaankeeda guud ay la wareegeen Ciidamada DANAB ee ka tirsan Kummaandooska Soomaaliya, ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay aanay jirin cid gudaha u galeysay ama ka baxeysay, balse hada dib ayaa looga qaaday xayiraada, waxaana soo laabanaya Ciidamadii ku kala firxaday iska hor imaadkii dhacay. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay ciidankii ay tababartay Dowladda Imaaraadka appeared first on Puntland Post.
  20. Kooxda Liverpool ayaa xalay guul weyn ka gaartay kooxda reer Talyaaani ee Roma oo marti u ahayd, kulan ka tirsanaa lugta hore ee afar dhammaadka tartanka kooxaha horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League-ga, kadib markii ay ugu awood sheegatay 5-2. Mahamed Salah dhaliyaha reer Masar ayaa labo kamid ah goolasha Liverbool dhaliyay halka uu labo kale caawiye ka ahaa, Sadio Mane iyo Roberto Firmino ayaa saddexda gool oo kale dhaliyay. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa qaladkii ugu waynaa sameeyay daqiiqadii 75-aad markii uu ciyaarta ka saaray Mohamed Salah oo ay ku mashquul sanayeen difaacyada Roma, waxaan markaas kadib Roma la timd labo oo ay kala dhaliyeen Edin Dzeko iyo Diego Perotti dhammaadkii ciyaarta. Roma ayaa hadda qabta rajadii wareegii hore ee tartankan oo ay Barcelona 4-1 kaga badisay lugtii hore, balse markii Talyaaniga lagu loogu yimid 3-0 ku badisay, sidaasna ugu soo baxday weraagan afar dhammadka, waxaana hadda laga rabaa hadii ay rabto in ay u soo baxdo ugu danbeynta tartankan in ay sameeyso wacdarihii oo kale. Lugta labaad ee tartankan ayaa la ciyaari doonaa labada bisha soo socota ee May, waxaana labada kooxood tii soo baxadaa ay ugu danbeynta (Final) la ciyaari doontaa Real Madrid iyo Bayer Munich midkood oo caawa lugta hore wada ciyaari doona. Mahamed Salah oo sanadkan aad u soo jiitay indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta ayaa dhaliyay 43 gool tan iyo markii uu sanadkii hore ka soo wareegay Roma, 10 kamid goolashaas waxa uu ka dhaliyay tartankan Champions League-ga . Salah ayaa jabiyay rikoorka Afrikaanka ugu goolasha badan hal xili ciyaareed tartankan, waxaana horey u heystay Samuel Eto’o oo dhaliyay 9 gool. PUNTLAND POST. Garowe The post Liverpool oo guul ka gaartay Roma tartanka kooxaha Yurub iyo M. Salah oo wacdaro dhigay appeared first on Puntland Post.
  21. Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa ka jiray maalmihii u danbeeyey shidaal yari aad u weyn, waxayna tani sababtay inuu si aada kor ugu kaco shidaalku. Qaar kamida dadka ka ganacsada shidaalka oo la hadlay warbaahinta PUNTLAND POST waxay sheegeen in shidaal yarida iyo sare u kaca ku yimi shidaalka ay sii weheliso shidaal tayadiisu aad u liidato oo magaalada soo galay, waxayna sheegeen in qaar kamida kaalmaha iibiya shidaalka ay joojiyeen maadama aan la hubin tayadiisa, uuna khatar u keeni karo gawaarida isticmaasha. Maalma kahor halkii litir oo shidaalka batroolka ah wuxuu magaalada ka maraayey 0.75$ halka uu maanta ka maraayo hal dollar, waxaana arintan cabasho xoogan ka muujiyey gaadiidleyda siiba kuwooda nolol maalmeedka ka raadiya waxayna sheegeen inaysan is bixinayn waxay ka helaanba daaye. Gaadiidleyda ayaa sheegay in Puntland horayba shidaalka laga isticmaalo uu ahaa mid tayadiisu liidato aadna u qaali ah aysana sii xamili karin xaaladahan cusub ee soo siyaaday, waxayna ugu baaqeen ganacsatada iyo Dawladu inay arimahan wax ka qabtaan una turaan dadkooda. PUNTLAND POST The post Shidaalka oo si aada kor ugu kacay Magaalada Garowe appeared first on Puntland Post.
  22. I’m tired of saying, “Be careful, it’s speculative.” Then, “Be careful, it’s gambling.” Then, “Be careful, it’s a bubble.” Okay, I’ll say it: Bitcoin is a scam. Source: Hiiraan Online
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, ayaa kulan saacado badan qaatay xarunta Wasaarada Gaashandhiga kula yeeshay Saraakiisha iyo ciidamada ay tababareen Imaaraadka oo ay la wareegtay dowlada. Madaxweyne Farmaajo ayaa Saraakiisha iyo ciidamada kala hadlay dhinacyo badan oo ay kamid tahay sugida amniga iyo in dalka uu yahay mid ay iyagu leeyihiin difaaciisana laga sugaayo. Madaxweynaha waxa uu Saraakiisha iyo ciidamada oo dhamaa ilaa 270 Askari oo 60 ka mid ah ay ahaayeen kuwa Kummaanooska lugta u sheegay inay ka tirsan yihiin Wasaarada Gaashandhiga Somalia, maadaama uu soo dhamaaday mashruuca Imaaraadka. Madaxweynaha ayaa hadaladiisa diirada ku saray xiisadii maalmahan ka taagneyd xerada Gen. Gordan, gaar ahaan is rasaaaseyntii dhacday maalin kahor ee u dhaxeysay Ciidanka Imaaraadka uu tababaray iyo kuwa xoogga dalka. Waxa uu Madaxweynuhu sheegay in dowlada Federaalka iyo ciidamadeeda ay mas’uuliyad ka saran tahay difaaca dalka, isla markaana aanu jirin wax colaad oo dhexdooda ah, loona baahneyn in dib loogu laabto wixii dhacay, horeyna looga sii socdo. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Ciidankan u sheegay in ay gaarsiiyaan Ciidamada kale ee maqan, in shaqadooda ay dib ugu soo laabtaan, ayna muhiim tahay xerada jawigeedana in sideeda hore lagu soo celiyo. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa Saraakiisha iyo ciidamada u cadeeyay in dowladu ay dhowreyso sharciga wixii ka baxsana aysan u dulqaadan doonin, isagoo ka digay in Hubka Qaranka loo adeegsado shacabka iyo ciidamada Qaranka. ‘’Wixii sharci ah kama xishoon doono mana aqbali doono falal amni daro iyo is rasaaseyn, waxaan dalbanayaa inaanu mar kale soo noqon wixii horay u dhacay’’ Si kastaba ha ahaatee, Madaxweyne Farmaajo ayaa ciidamada u ballanqaaday bixinta xuquuqdooda, waxa uuna carab ***** in dowlada Somalia ay ku filan tahay ciidamadeeda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  24. BELEDWEYNE (HOL) - More than 9,000 people have been displaced following floods in Beledweyne town of Hiiraan region after River burst its banks. Source: Hiiraan Online
  25. More than 9,000 people have been displaced following floods in Beledweyne town of Hiiraan region after River burst its banks. Source: Hiiraan Online