Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,172
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Xili Degareeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Xilkii looga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Shacabka Muqdisho. Qaar kamid ah Shacabka Muqdisho oo aan la dhex qaaday Codbaahiyaha Warbaahinta Puntland Post Xafiiskeeda Muqdisho ayaa ka hadlay Dareenkooda sida ay u arkaan Xil ka qaadistaasi. Qaar kamid ah Dadka aan la hadalnay ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado xil ka qaadistaasi islamarkaasina Madaxweynaha uu ku deg degay go’aankaasi. sidoo kale dadka qaar ayaa sheegay in uu ku saxnaa Madaxweynaha go’aankaasi iyaga oo sheegay in Ex-Gudoomiye Thaabid uu doonayay in Muqdisho uu maamul ka madax banaan dowlada uu u sameeyo. Hadal heeynta ugu balaaran ee Dhulka Soomaalida ayaa ah maanta xil ka qaadista Thaabid Cabdi Maxamed Gudoomiyihii Gobolka Banaadir kaasi oo qilaaf isaga iyo madaxda soo kala dhexgalay xilkii looga qaaday. Hoos ka Dhageyso Warbixin Wariyaha PP Ee Muqdisho http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/01/War-Cowke-PP-Shacabka-Muqdisho.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Sida ay u arkaan Xil ka qaadistii Thaabid appeared first on Puntland Post.
  2. Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, iyadoo dhamaan xilalka laga qaaday xubnihii hayay xilka Guddoomiye kuxigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka. Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo)-Markuu arkay soojeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka& Dib-u-heshiisiinta;Markuu wadatashi la sameeyey, islamarkaasna dhageystey talooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya;Madaxweyahu waxuu shaqsiyaadka hoose u magacaabay xilalkakala ah: Mudane Cabdiraxmaan CumarCismaan (Eng. Yarisow) waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Benaadir Ahna Duqa Muqdisho; Maxamed Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasada;Hussein Mohamed Nur waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Maamulka & Maaliyada; Marwo Basma Omar Ahmed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta Aadan Sheikh Cali Fidow waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka HowlahaGuud Xoghayaha Guud waxaa loo magacaabay Cumar Abdirisaak Xuseen
  3. Muqdisho-(Caasimadda Online)-Munaasabad lagu soo bandhigayey Adeeg Cusub oo uu soo Kordhiyey Bankiga Caalamiga ah ee IBS (Intenational Bank Somalia kaasoo loogu Magacdarey IBS Online Bank waxaana Munaasabadaas ka qayb galey Masuuliyiin , Ganacsato, Shirkadaha Ganacsiga, Ganacsatada yaryar iyo Marti Sharaf kale. Munaasabada oo ka dhacdey Xarunta Bankiga ee Degmada Xamar Weyne ayaa waxaa ugu Horeyntii ka Hadley Cabdulaahi Sabaax oo ah Maamulaha Guud Bankiga IBS waxaa uu faahfaahiyey adeega Cusub ee Bankiga ee IBS Online Bank waxaana uu yiri isagoo Sharaxay “Waxaad awood u yeelaneysaa inaad heshid dhamaan baahidaada bangiyeed (Free for All Banking Service) sidoo kale La socodka haraaga ama xisaabtada (Balance).Waxaa ka;e uu kuu sahlayaa La socodka dhaqdhaqaaqa Shirkada iyo maareynta Kharashaadkeeda (Transaction validations) waxaa kale oo adeeaga ka mid ah Bixinta biilasha sida Mushaaraadka, Korontada, Biyaha, Jaamacada, iskuulka iyo waxii la mida (Bill Payments) waxaa uu Intaas uu sii raaciyey Maamulaha Guud. “Sidoo kale waxaa Bankiga IBS kuu Fududdeynayaa Lacag dirista gudaha ama dibadda (Inward and outward Transfer) sidoo kale waxaa uu kuu sahlayaa Maamulida Isticmalyaasha adeega (User Management) sidoo kale waxaa uu Bankga uu Diyaar kuula yahay Sarifka lacagaha (Exchange and Rates) iyo in aad Dhamaan Lacagaha Bankiga kuu yaal”| Xubnihii kale ee ka Hadley soo bandhiga Adeegaas waxaa ka mid ah Maxamed Faarax Siyaad oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed waxaa uu sheegey in uu aad ugu faraxsan yahay in uu ka mid Noqdo Macaamiisha Bankiga waxaa uu ku tilmaamey Bank-ga IBS Banki La Aamini karo oo kuu Fududeynaya adeeg kasta oo aad uga Baahato. Nuur Maxamed Cismaan oo ah isku Xiraha Bankiga IBS oo ka Hadley Munaasbadaas ayaa waxaa uu sheegey in Bankiga IBS uu yahay Banki Caalami ah oo kuu sahlaya howl kasta oo Bankiga oo aad uga baahato Dalka Dibadiisa iyo gudihiisa maadaama uu ku shaqeynaya Hab casiga ah oo la jaan qaadaya Qaabab aduunka Maanta uu ku shaqeeyo Cabdirisaaq Warsame oo ka mid ah Milkiilayaasha Bankiga IBS oo ka Hadley Munaasbadas lagu soo bandhigayey Adeega bankiiga uu ku soo Kordhiyey ee uu ugu talagaley Macaamiishiisa faraha bandan ayaa waxaa uu sheegey in Bankiga uu waayadaan wadey adeegyo fara badan waxaana ugu soo horeeya adeega Mobile System kaasoo Bulshada u sahlayaa in ay Mobil-kooda ku adegsadaan sidpo kale waxa uu sheegey in dhawaan Bankiga uu hirgelin doona adeega MasterCard waxayna Munaasbadaas ku soo Gabagabowdey Qaabkii loogu tala galey . Halkaan kaDaawo Habka isticmaalka adeega Onlin Bankhttps://ebank.ibosbank.com/ebanking/login.aspx Halkaan ka Daawo Munaasbada lagu soo bandhigayey Adeegaas https://www.youtube.com/watch?v=k0guO64nPls KADAAWO BANDHIGEY ADEEG CUSUB OO LOOGU MAGACDAREY (IBS ONLINE BANK) Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Bankiga IBS oo soo Bandhigey adeeg Cusub oo loogu Magacdarey (IBS Online Bank) appeared first on Caasimada Online.
  4. Daar Salaam (Caasimadda Online) – Dowladda Tanzania ayaa sheegtay in markii ugu horreysay ay xaqiijisay in Xarakada Al-shabaab ay saldhigyo ciidan iyo xarumo dadka lagu tashkiiliyo ka sameysanayaan dhulka Keymaha ah ee dalkaas. Dowladdu waxaa ay sheegtay in tan iyo 2016kii Al-shabaab ay dhallinyaro ka qoranayeen daafaha Magaalada xarunta ah ee Daar Salaam iyaga oo siinayay tababarrada Ciidanka sidoo kalena barayay xagjirnimada. Taliyihii hore ee Booliska Magaalada Daar Salaam Simon Sirro,ayaa sheegay in dhowr jeer ay weerareen saldhigyo ay Al-shabaab ku leeyihiin degaannada baadiyaha ah gaar ahaan dhulka kheyraadka hodanka ku ah ee Dalka Tanzania halkaas oo hadda Al-shabaab ay ka billaabeen deegaameynta. Waxaa uu xusay in Booliska Daar Salaam ay gacanta ku dhigeen wiil 9 jir ah oo ay ka qabteen Xero ay ku weerareen Al-shabaab,kaas oo sida uu sheegay Booliska ku ay sheegeen in ay ka qaadeen Qori uu watay. Sidoo Ciidanka Tanzania ayaa weeraray Saldhigyo ay ku tuhmayeen Al-shabaab oo ku yaalla Gobolka Xeebta ah ee Dalka Tanzania,kaas oo lagu magacaabo ikindu . Ciidamada ayaa helay xog ay siiyeen dadka degaanka ah oo ah in Rag hubeysan ay joogaan keynta Kilongoni ee Gobolka Xeebta ah ee Vikindu. Ciidanka ayaa halkaas ka xir xiray dhowr qof oo lagu tuhmayay in ay yihiin kuwa tababarrada bixiya,waxaana halkaas ka socday xagjireyn iyo tababar Ciidan. Saraakiisha u hadashay Ciidanka Tanzania waxaa ay sheegeen in Qof lagu magacaabo Saleebaan ay u qabteen arrintan kaddib markii la ogaaday in uu Gurigiisa ku marti qaaday Ragga la tuhmayo in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dal weyn oo Africa ku yaal oo si lama filaan ah looga war helay inay Al-Shabaab ka sameysteen saldhigyo ciidan iyo Xarumo… appeared first on Caasimada Online.
  5. Social media experts have expressed doubts over the effectiveness of Facebook's plan to combat fake news by surveying users on what news sources they find trustworthy. Source: Hiiraan Online
  6. Security agents are grappling with the resurgence of Al-Shabaab attacks in Lamu County. Source: Hiiraan Online
  7. Muqdisho (Caasimadda Online) – Qof ayaa ku dhintay mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax ka dhacay albaabka hore ee xarunta Jaamacadda Gaheyr ee Magaalada Muqdisho. Qarax oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa goobta ka dhacay iyadoo dad shacab ah ay ka ag dhowaayeen, waxaana ku dhintay qof rag ah oo dadka soo barakacay ka mida, waxaaa ku dhaawacmay haweeney kale oo goobta mareysay. Qaraxa oo laga maqlay degmooyin ka mida Gobolka Banaadir ayaa la soo weriyey inaysan jirin cid ka tirsan dowladda oo lala beegsaday, waxaana halkaasi gaaray ciidamada ammaanka oo muddo xiray isla markaana baaritaan ka sameeyay. Ma jirto cid sheegatay, lamana ogeyn cida loola dan lahaa in lagu qarxiyo, iyadoo uu haleelay dad shacab barakacayaal ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin ku saabsan Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  8. The U.S. Defense Department said Saturday that the U.S.-led coalition was not involved in any operation in northwestern Syria's Afrin, adding its focus was still on the fight against the Daesh terror group. Source: Hiiraan Online
  9. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray qoraal xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed. Madaxweynaha ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo ahaa Wasiirka Warfaafinta. Haddaba Magacaabistaan iyo xil ka qaadista dhacday ayaa durba waxaa laga calaamadeeyey qaladaad ku jiro. Haddaba halkaan hoose ka akhriso Afar qalad oo Magacaabistaan ku jirto 1) Guddoomiye Thaabit xilka lagama qaadin: Qoraalka kasoo baxay Madaxweynaha laguma sheegin in xilkii laga qaaday Guddoomiye Thaabit Cabdi Maxamed, taas badalkeeda kaliya waxaa la sheegay magacaabis cusub, waxayna aheyd in marka hore guddoomiyaha xilka laga qaado kadibna midka cusub la magacaabo. 2) Degreeto Madaxweyne: Xil magacaabistaan kuma aysan soo bixin Degreeto Madaxweyne, sidoo kalana Email-ka rasmiga ah ee Xafiiska war Faafinta Madaxtooyada lagama soo dirin 3) Wasiirka Arrimaha Gudaha waxba kalama socdo: Qaladka ugu weyn ee muuqdo ayaa ah inuusan arrintaan ka war qabin wasiirka Arrimaha Gudaha, waxaana kaliya qoraalka soo baxay lagu sheegay inay soo jeedin sameysay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, halkii ay aheyd inuu soo jeedin sameeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha. Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa Ra’isulwasaare Kheyre si cad uga diiday inuu soo saaro soo jeedin uu ku dalbadanayo in xilka laga qaado Guddoomiye Thaabit, waxaana muuqato in magacaabistaan loo isticmaalay Magaca Wasaaradda iyadoo uusan raali ka aheyn Wasiirka. 4) Eng. Yariisow Xilkii Wasiirnimo weli wuu hayaa: Eng. Yariisow oo ah Wasiirka Warfaafinta oo loo magacaabay Duqa Muqdisho weli xilkii Wasiirnimo wuu hayaa, mana la sheegin in laga qaaday. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Afar qalad oo waaweyn oo ku jiro xil ka qaadistii lagu sameeyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir appeared first on Caasimada Online.
  10. Kenya and Tanzania have made some progress in dismantling terrorist networks, but the war is far from over as the Somalia militant group Al Shabaab and its affiliates keep on changing tack. The two countries have been collaborating in the war against terror since 1998, when Osama Bin Laden’s Al Qaeda announced its presence to the world by simultaneously attacking US embassies in Nairobi and Dar es Salaam. In Kenya, Al Shabaab is now infiltrating rural populations mainly on the coast and northeastern as opposed to staging major attacks in the cities. The group has also resorted to attacking infrastructure such as telephone masts, police stations and planting improvised explosive devices (IEDs) on link roads. In Tanzania, the yet to be named group is driving a wedge between the natural resource-rich areas that still remain poor, against other regions that have prospered despite lacking resources. Reports suggest this is the case in the southern coast of the country in Mtwara and Lindi, where a gang with unscrupulous dealings is instilling feelings that the areas have been marginalised and consequently remain poor despite their vast natural resources. They have also resorted to attacking police officers in order to collect arms. Last year, for example, a gang killed eight police in Kibiti district and escaped with seven firearm. Pre-empting attacks In Kenya, Al Shabaab elements are living among local communities while keenly monitoring the movement of law enforcers. In return, the infiltrators pledge not to harm the residents and only to target government installations, especially communication equipment and personnel. On January 14, for example, more than 100 heavily armed suspected Al Shabaab militants ambushed Ishakani Village in Lamu County and preached to the residents for about one hour without fear of retaliation from security forces. Security analysts believe the elements are living among local communities because the movement of a group of 100 attackers are unlikely to pass unnoticed from across the border. But Mwenda Njoka, the spokesperson for Kenya’s ministry of interior told The EastAfrican that there was a major shift in how the government deals with counter-terrorism. “Before, we used to handle terrorism as any other crime, but with the advice of the National Security Advisory Committee, we have come up with a proactive policy of scuttling attacks before they happen,” said Mr Njoka. For example, increased intelligence and border patrols, and collaboration with the US through Security Governance Initiative that involves six African countries, has enabled the government to pre-empt many attacks that was not possible before. Training Last year, the Global Terrorism Index report placed Kenya as the third most affected in the world behind Iraq and Nigeria. Kenya rated 6.6 out of 10, Nigeria 7.5 and the leading Iraq rated 9.96. Security experts say that Harakat Al-Shabaab Mujahideen, an Qaeda-allied group based in Somalia, is now the biggest threat to Kenya because it mainly recruits citizens who are conversant with local surroundings and language. “The terrorists lie in wait and attack when complacency sets in among the security agents,” said Twalib Mbarak, a security analyst. In Tanzania, there were reports of an unnamed gang recruiting or abducting youth and children to train them in terror operations since 2016. Former Dar es Salaam police commander (now IGP), Simon Sirro issued similar alerts saying they had raided a terrorist camp in a village near Dar es Salaam. “A nine-year boy managed to dismantle the military gun in front of the police officers who had found him in a certain training hideout,” he said then. A police operation around Kilongoni forests in Vikindu Coast region, discovered the hideout and succeeded to arrest the suspects who were training in military tactics and religious radicalism at a house belonging to a man identified as Selemani. Source: – Theeastafrican The post Militants change game plan, hurt war against terrorism appeared first on Caasimada Online.
  11. HYDERABAD: A 24-year-old sailor from Hyderabad has gone missing from a ship in Somalia. Family members of N Bharath Nagendra Manikanta lost contact with him on January 16 and have not heard from him since then. “He said everything is going well and was happy. And now we have got a message from his friend on the same ship that he is not to be found on the ship. We wonder what has happened to him,” said T Saritha, a family member. Bharath had studied B Tech (mechanical) from Narsapuram in West Godavari. He was recruited by West Line Ship Management Pvt Limited, Ahmedabad, through campus placement. He joined the Tanzanian ship M V Taif on November 11, 2017, after undergoing nine months training. “We are not getting any information about Bharath even from the company, except that they cannot find him on board,” Saritha said. According to info available with the family, the ship reportedly broke down in Somalia on December 25, 2017. Bharath, an engine cadet, had gone to his room on board the ship after finishing work on January 16, but did not report on duty the next day. His colleague Shiva went to check in Bharath’s room, but he was no where on the ship. Shiva informed the officials concerned. “We don’t know how to get in touch with ship authorities and are unable to get to Shiva,” Sarita said MBT leader Amjed Ullah Khan has written to Union external affairs minister about Bharath going missing. On Saturday, an official of Indian High Commission in Kenya called Saritha and enquired about the location of the ship in Somalia. On November 10, 2017, Ethihad Shipping LLC had given a letter, saying seaman N Bharath Nagendra Mankikan was travelling from Hyderabad to Dubai to join vessel M V Taif on November 11. Source: – Times of India The post Hyderabad sailor goes missing from ship in Somalia appeared first on Caasimada Online.
  12. Mohamed Shukri, an intern at Malindi Hospital. He was arrested on August 29, 2016 alongside his fellow intern, Abdulrazak Abdinuur, by officers from the Anti-Terror Police Unit (ATPU) on suspicion of having links to IS. PHOTO | NATION MEDIA GROUP At least 58 Kenyan students abandoned universities to join terrorist groups in Somalia, Libya and Syria over the last three years. A government report seen by the Nation further says 14 of the students were recruited into the terror organisations last year while the rest joined earlier. In other cases, recruited students were found out early and detained before they could leave the country. The figure could be higher because the authorities have not established the fate of others who have been reported as missing persons. A number of those who fled have since been killed either in combat or executed after falling out with their commanders. For instance, Jared Mokaya Omambia, who left studies at Moi University to join al-Shabaab in Somalia, was shot dead by a firing squad after the terror group accused him of spying for the Kenya Government. MEDICAL INTERNS Farah Dagane Hassan, 26, and Hiish Ahmed Ali, 25, who were medical interns at Kitale Hospital as they continued with studies, were killed in United States air strikes in Sirte, Libya, where they had joined the Islamic State. In the most prominent case, Abdirahim Abdullahi abandoned University of Nairobi Law School and joined al-Shabaab. He was killed at Garissa University College after he led three other militants in gunning down 147 students in one of the worst terror attacks in Kenya on April 2, 2015. Among the 54 listed in the government report, there are those held in safe houses where they are undergoing rehabilitation. At the same time, security agents are grappling with the resurgent and increased al-Shabaab attacks in Lamu. The militia has turned the county into a playground, often launching explosive attacks on government installations, security personnel, locals and motorists; killing, maiming and destroying property. TERRORISTS The terrorists have caught security personnel involved in Operation Linda Boni unawares and left many dead. Between May and November last year, more than 30 police officers were killed in attacks by the terror group. This year, the terrorists have resurfaced with fresh raids targeting security personnel and motorists using the Lamu-Malindi road. Last week, the attackers raided Ishakani village, a day after killing a woman and injuring five police officers at Nyongoro on the Lamu-Malindi road. Last Tuesday, tension was high at Ishakani village in Lamu East after more than 100 heavily armed insurgents took over the area and preached radical teachings to the residents. They hoisted their flag at a deserted local police station before going back to their hideouts. Sources revealed that the attackers have also been conducting daily prayers at mosques in the area at will. On Wednesday, Interior Cabinet Secretary Fred Matiang’i met security bosses from the region in Mombasa and assured the public that the government was on top of the situation. He said the government will crush the militants and that there was no cause for alarm. CRIMINAL INCIDENTS “I have not seen any cause for concern as it were. The isolated criminal incidents such as the one we had on Saturday are matters that we will deal with decisively as we move along because we have the willingness and focus,” Dr Matiang’i said. And, speaking to journalists on Friday, Coast regional coordinator Nelson Marwa said the security committee was reorganising its operations to deal with the terrorists. The government started rehabilitation in 2015 as one of the ways of tackling radicalisation and violent extremism among the youth. The report warns that “gone is the era where terrorist groups targeted vulnerable youths who were illiterate and from poor backgrounds. The changing face of terror has seen the recruitment and radicalisation of the most unlikely targets. The recent trend among the terror groups is the targeting of university students.” It adds: “With globalisation and the paradigm shift in the digital world, terrorists have exploited social media, among other platforms, to lure university students. Through various portals put up by al-Shabaab, ISIS and other groups, propaganda is easily disseminated to students. Source: Daily Nation The post KENYA: 58 students have abandoned varsities to join terror groups appeared first on Caasimada Online.
  13. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid iyo Ku-xigeenadiisa. Madaxweyne Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddoomiye cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Eng Yariisow. Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Yariisow ayaa la imaan doona Guddoomiyayaal cusub oo kala shaqeyn kara howlaha Qaran ee loo igmaday. Yariisow ayaa la sheegay in magacaabidiisa kadib loo gacan galiyay shaxda dhismaha maamulka Degmooyinka, waxaana lasoo warinayaa in daaqada ay ka baxayaan Guddoomiyayaasha Degmooyinka, isla markaana lagu bedeli doono kuwo cusub. Guddoomiyayaasha Degmooyinka oo iminka ay lasoo daristay cabsi dhanka xilkooda ah, ayaa waxaa lagu eedeeyay inay is garabtaagen Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit. Sidoo kale, Guddoomiyayaasha ayaa waxaa kamid ah qodobada ay xilalkooda ku weyn doonaan inay habeenimadii xalay Xarunta Dowlada Hoose ay ku doorteen Guddoomiye Taabit oo xilkaasi loo caleema saaray inuu sii heyn doona muddo laba sano ah. Geesta kale, waxaan la ogeyn shaqsiyaadka loo magacaabi doono Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ee uu magacaabi doono Eng Yariisow. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo wadnaha farta ku haya (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
  14. Muqdisho (Caasimada Online)-War qoraala oo kasoo baxay Wasaarada Caafimada Xukuumada Somalia ayaa waxaa lagu amray shaqaalaha Ajaaniibta ee ka howlgala Somalia. Qoraalka Wasaarada ayaa waxaa shaqaalaha Ajaaniibta lagu faray inay iska soo diiwaan galiyaan Wasaarada. Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ammartay is diiwaan galinta shaqaalaha ajaanibta inay tahay waajib. Shaqaalaha laga doonaaya is diiwaan galinta ayaa waxaa kamid ah kuwa ka howlgala Hay’adaha caafimaadka gaarka loo leeyahay iyo dhaqaatiirta ajaanibta ah ee dalka jooga. Arintaan ayaa lagu sheegay inay tahay ula jeedkeeda si loo hubiyo tayada howlwadeennada caafimaadka ee dalka ka howlgalaya, iyo in lala socdo shaqadooda cafimaad. The post Xukuumada Somalia oo amar kusoo rogtay Ajaaniibta ka howlgasha Somalia (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
  15. Ciidamo katirsan kuwa nabad sugida dowlada Soomaaliya ayaa la wareegay xarunta Aqalka hoose ee Maamulka Gobolka Banaadir ee Muqdisho. Ciidamadaan oo ah kuwa aad u farabadan ayaa xiray dhamaan wadooyinka soo gala xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ku taalo degmada Xamar-weyne. Dhinaca kale ciidamo aad u farabadan ayaa saakay lagu soo daadiyay wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Ciidamada ayaa xiray Wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho sida Wadooyinka Wadnaha Makka-Almukarama. Warar ayaa sheegay in Muqdisho ay ka dhacayaan dibad baxyo balaaran oo looga soo horjeedo xil ka qaadistii Thaabid ay ka dhacayaan Muqdisho. Arintaan ayaa ka dambeeysay kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Mudane Thaabid Cabdi Maxamed . Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ciidamada Dowlada oo la wareegay Xarunta Dowlada Hoose appeared first on Puntland Post.
  16. MOGADISHU,(HOL)-Somalia president Mohamed Abdullahi Farmaajo has named former information minster Abdurrahman Osman Yarisow as the new Mogadishu Mayor and Banaadir governor, state media reports. Source: Hiiraan Online
  17. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku Wajahan magaalada Dekada Leh ee Hobyo. Qaban qaabo balaaran oo lagu soo dhoweeynayo Madaxweynaha ayaa laga dareemayaa Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkaan waxaa ku wehlin doono Madaxweynaha Gal-Mudug iyo Madaxa Xukuumada Gal-Mudug Sh Shaakir. Madaxweynaha ayaa xariga ka jari doono Degmada Magaalada Hobyo halkaasi oo dib u dhis lagu sameeyay. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa magaaladaasi ka dhagax dhigi doono mashaariic hormarineed. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Degmada Hobyo appeared first on Puntland Post.
  18. Muqdisho (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Booliska iyo Nabadsugida ay si buuxda ula wareegen amniga Xarunta dowladaha Hoose ee Muqdisho. Ciidamada ayaa inta badan lagu bedelay ciidamadii horay u joogay Xarunta waxaana Saaka xiran xarunta iyo dhammaan waddooyinka gala. Xarunta ayaa waxaa saaka ku sugan ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan AMISOM kuwaa oo kaabaaya ciidamo ka tirsan NISA iyo Booliska oo iyagu si buuxda saaka loogu wareejiyay amniga Xraunta. Sidoo kale, waxaa saaka xiran inta badan Isgooysyada magaalada Muqdisho, halka gaadiidka iyo isu socodkana laga mamnuucay waddooyinka gala Xarunta. Dhinaca kale, Arrintaan ayaa kusoo beegmaysa xilli Madaxweyne Farmaajo uu Magacaabay maamulka gobolka Banaadir. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Ciidamo ka tirsan Booliska iyo NISA oo si buuxa ula wareegay Xarunta G/Banaadir appeared first on Caasimada Online.
  19. Kenya and Tanzania have made some progress in dismantling terrorist networks, but the war is far from over as the Somalia militant group Al Shabaab and its affiliates keep on changing tack. Source: Hiiraan Online
  20. Muqdisho (Caasimada Online)-Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo ku-xigeenadiisa Gobolka. Wareegtada ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye cusub iyo ku-xigeenadiisa waxa ayna u qorneyd wareegtada sida tan: Markuu arkay soo jeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-u-heshiisiinta; Markuu wadatashi la sameeyey, islamarkaana dhageystey talooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya; Madaxweynahu waxuu shaqsiyaadka hoose u magacaabay xilalka kala ah: 1-Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Benaadir Ahna DuqaMuqdisho 2-Maxamed Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasada. 3-Hussein Mohamed Nuur waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Maamulka & Maaliyada. 4-Marwo Basma Omar Ahmed waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta. 5-Aadan Sheikh Cali Fidoow waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud. 6-Xoghayaha Guud waxaa loo magacaabay Cumar Abdirisaaq Xuseen. WADA SHAQEYN WACAN Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post DEG DEG: Taabit oo xilka laga xayuubiyay & Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyaha G/Banaadir Iyo Ku Xigeennadiisa appeared first on Caasimada Online.
  21. HYDERABAD: A 24-year-old sailor from Hyderabad has gone missing from a ship in Somalia. Source: Hiiraan Online
  22. At least 58 Kenyan students abandoned universities to join terrorist groups in Somalia, Libya and Syria over the last three years. Source: Hiiraan Online
  23. Muqdisho (PP) ─ Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho waxaa loogu magacaabay C/raxmaan Cumar Cismaan (Inj. Yariisow) oo ahaa wasiirkii warfaafinta Soomaaliya. Xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga qaaday Taabid Cabdi Maxamed oo dhawaanahan uu muran xooggan kala dhexeeya madaxda ugu sarreysa dalka. Tallaabadan ayaa imaanaysa, kaddib markii xalay la sheegay in xilka muddo laba sano ah loogu kordhiyay Guddoomiyihii iyo Duqii xilka laga qaaday, isla markaana ay isla xalay ciidammo ka tirsan kuwa dowladdu la wareegeen xarunta maamulka gobolka Banaadir. Wareegtada ayaa lagu sheegay in magacaabistan cusub ay ku timid kaddib markii uu Madaxweynuhu arkay soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, uuna dhageystay talooyinka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Dhanka kale, Madaxweynaha Somalia ayaa magacaabay xilal kale oo isla maamulka gobolka Banaadir ah, waxaana xubnaha la magaacabay ay kala yihiin; 1. Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Amniga iyo Siyaasadda; 2. Xuseen Mohamed Nuur oo loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Maamulka iyo Maaliyadda; 3. Basma Cumar Axmed oo loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi-gelinta; 4. Aadan Sheekh Cali Fiidoow oo loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud; 5. Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka oo loo magacaabay Cumar C/risaaq Xuseen Ugu dambeyn, Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo dhawaanahan uu jiray muran isi soo tarayay oo soo dhex-galay Madaxweynaha Somalia, Ra’iisl Wasaarihiisa oo dhinac ah iyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, kaas oo salka ku hayay muran ka dhashay Maqaamka ay Muqdisho yeelanayso. PUNTLAND POST The post Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo loo Magacaabay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somalia appeared first on Puntland Post.
  24. In a separate case, Syed Yousuf, a resident of Salala in Barkas, is missing in Kuala Lumpur in Malaysia. The 24-year-old man from Maruteru village in West Godavari has been working with the Westline Ship Management Company as an engine cadet since November 11, 2017. Hyderabad: Family members of Nakka Bharat Nagendera Manikanta, who had gone missing in Somalia, have sought help from the external affairs minister Sushma Swaraj. The 24-year-old man from Maruteru village in West Godavari has been working with the Westline Ship Management Company as an engine cadet since November 11, 2017. “We are trying to get in touch with the management of the company but they are not responding positively. We are worried and want urgent help from the government,” said family members. In a separate case, Syed Yousuf, a resident of Salala in Barkas, is missing in Kuala Lumpur in Malaysia. He went to Kuala Lumpur on July 6 last year. He said that the agent cheated him and sent him on a tourist visa. “Since October 23, the man is not in touch with his family who has informed the Indian high commission in Kuala Lumpur about it. “Yet, there is no action. We are worried,” the family members said. Deccanchronicle
  25. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Galgaduud ayaa lagu wadaa in maanta uu booqasho ku tago magaalada Hobyo. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo habeenimadii xalay ku hoyday magaalada Cabudwaaq ayaa waxa uu halkaa kulamo kula qaatay mas’uuliyiinta maamulka. Safarka Madaxweynaha uu ku tagayo magaalada Hobyo ayaa waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan Dowladda Federaalka iyo Galmudug iyo xubno kale. Maamulka iyo shacabka deegaanka Hobya ayaa ku howlan diyaar garow aad u baalaran oo ku aadan soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafidgiisa, waxaana wadooyinka waa weyn lagu xardhay Calanka Soomaaliya iyo sawirka Madaxweynaha. Madaxweynaha ayaa magaalada Hobyo kulamo kula qaadan doona qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ugu horeeyaan Waxagaradka iyo Dhalinyarada. Dhinaca kale, socdaalka Madaxweynaha ayaa u muuqanaaya mid soo idlaaday maadaama uu dalka ka socda isbedel dhanka xilalka ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaxweyne Farmaajo oo saaka kusii jeeda dhul uusan horay ugu safrin appeared first on Caasimada Online.