Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,075
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Beledweyne (HOL) - Mohamed Abdi Ware, the regional President of Hirshabelle, has said that nearly 26,000 people in Beledweyne have been displaced by heavy flooding. Source: Hiiraan Online
  2. At least 427,000 people have been affected by flooding due to heavy rains across Somalia in April, the Norwegian Refugee Council (NRC) said on Friday. Source: Hiiraan Online
  3. Deegaanka Lowya-Caddo oo u dhaxeeya Xadka Somalia la wadaago dalka Jabuuti waxaa booqday Agaasimaha Hay’adda Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan(koofi) balse waxaa booqashadaas beeniyey Maamulka Soomaaliland. Warbaahinta dowladda iyo Baraha Bulshada ayaa lagu soo bandhigay Sawirrada Agaasime Koofi oo ku sugan deegaanka Lowya-cadde laakin Soomaaliland ayaa sheegtay in aan waxba ka jirin oo la iska dhahay. Taliyaha Waaxda Socdaalka Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in Xaduudkooda ay ku sugan yihiin Ciidamadooda iyo masuuliyiin ka socda laanta Socdaalka Soomaaliland, isla markaana uusan imaan Karin masuul ka socda Dowladda Soomaaliya oo uu sheegay in ay kala dhaxeyso isjiid-jiid Siyaasadeed.
  4. Somalia has celebrated this year’s Girls in ICT day with the launch of an initiative to create gender parity in Somalia’s ICT industry. Source: Hiiraan Online
  5. Mogadishu (HOL) - The UN Special Envoy to Somalia has called on the international community to throw its support behind the Comprehensive Approach to Security (CAS) - Somalia’s plan to transfer security responsibility from the African Union to the Somali National Army. Source: Hiiraan Online
  6. Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa Magaalada Khartuum kaga qeyb galay munaasbaada ballaaran oo tababar loogu soo xirayay dhalinyaro Leyli Saraakiil ah oo in muddo ah loo tababarayay. Waxaa sidoo kale ka qeyb qeybgalay munaasabadan saraakiisha ciidanka Sudan, masuuliyiinta safaarada Soomaalida ee dalkaas iyo boqolaal Soomaalida ku nool Sudan. Saraakiisha dhalinyarada ah ee tababarka loo xiray oo isugu jira Soomaali, Suudaan iyo Urdun ayaa ku baranayay dalkaas sharciga iyo Qaanuunka muddo labo sano ah. Cumar Xasan Axmed oo ka mid ah saraakiisha tababarka loo soo xiray ayaa galay kaalinta koowaad mudadii uu socday tababarkan, iyadoo Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir uu bilada sharaf guddoonsiyay guuleystaha kaalinta koowaad galay ee Omar Hassan Ahmed. Wuxuu Cumar Xasan Axmed hormuud ka ahaa salaan sharaftii halkaasi lagu siiyay Madaxweyne Cumar Xasan Albshiir, iyadoo Madaxweynuhu ku aaanay dhalinyaradaasi xirfadaha ay barteen iyo tayadooda wanaagsan. Tababarka dadka la siinayay ee isugu jiray Soomaali, Suudaan iyo Urdun ayaa Cumar Xasan Axmed waxaa uu ka galay kaalinta koowaad. Saraakiishan ayaa waxaa la filayaa inay dhowaan dalka dib ugu soo laabtaan si ay uga mid noqdaan saraakiisha ciidamada dowlada.
  7. Burco ( Sh. M. Network )-Dibadbaxyo xoogan oo looga soo horjeeday xukunka xariga ah ee shalay Soomaaliland ay ku riday Boqor Cismaan Aw Maxamuud “Boqor Buur-Madow’ ayaa maanta ka dhacay magaalada Burco gobolka Togdheer ee Waqooyiga Soomaaliya. Dibadbaxayaasha oo isugu soo baxay gudaha magaaladaasi iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay dareenkooda ku muujinayeen, sida ay uga xun yihiin xariga Boqorkaasi. Waxaana dibadbaxayaashu ay ku qeylinayeen erayo ka dhan ah madaxda sare ee maamulka Soomaalilnad. Maxkamadda Hargeysa ayaa shalay xukun 5 Sano oo xabsi ah ku riday Boqor Buur-Madow oo si weyn looga yaqaano deegaanada Soomaaliland. Waxaana lagu eedeeyay in uu waday arrimo ka dhan ah jiritaanka Soomaaliland iyo in uu tagay ogolaansho la’aan deegaanada maamulka Puntland. 15-kii bishan ayey ahayd markii sidan oo kale S/land ay xukun ugu riday Naciimo Axmed Qorane oo lagu eedeeyay Qaran dumis, taas oo lagu xukumay 3-Sano oo xabsi ah. The post Dibadbaxyo looga soo horjeedo xariga Boqor Buur-Madow Oo ka dhacay Burco appeared first on Shabelle. View the full article
  8. Every morning, 28-year-old Officer Shamis Abdi Bile rises before dawn to make breakfast for her husband and three young children. Source: Hiiraan Online
  9. Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa maalmahaan magaalada Muqdisho ka socda Olole ballaaran oo la xiriira kursiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka, kuwaasi oo tiradoodu ay gaarayso 11, doorashada la filayo in ay dhacay 30 bishaan April 2018. Durba waxaa aad Muqdisho looga dareemay miisaanka iyo saamaynta uu doorashada ku leeyahay Murashax C/casiis Lafta Gareen, waxaana aad isku soo taraysay maalmihii ugu dambeeyay kulamo aan kala joogsi lahayn oo Murashaxaan uu la yeelanayay Xildhibaannada Golaha Shacabka oo iyagu kula taliyay in uu kursigaan isu soo taago, Siyaasiyiinta, Iyo qaybaha bulshada Soomaaliyeed ee kale duwan. Dad badan ayaa Musharax Lafta Gareen u arka Musharax madax banaan oo aan cidina wadin, kana madax banaan dhinacyada isku haya siyaasadda dalka. Waana sababta loogu aqoonsaday “Murashaxa Golaha Shacabka Soomaaliyeed” Shirarkaas, waxaa bar bar socday taageero kale duwan oo ka imaanaysa dadka magaca ku leh bulshada Soomaaliyeed, shaqsiyaadkaas waxaa ka mid ah Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Oomaar oo fariin Muuqaal ah oo uu Pagekiisa Facebook ga soo dhigay ka codsaday Xildhibaannada Golaha Shacabka in ay doortaan Musharax Lafta Gareen. C/casiis Lafta Gareen ayaa dad badan waxay u arkeen Siyaasi Midayn kara Baarlamaanka Soomaaliya, lana shaqayn kara Golaha Fulinta, Golaha Sharci dajinta, Guddoomiyaasha Baarlamaannada Maamul Goboleedyada, Iyo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Halkaan ka daawo Fariintiintii Fanaan Oomaar
  10. Toronto (HOL) - Is the salad ready to make the jump from appetizer to entrée? Source: Hiiraan Online
  11. Toronto (HOL) - Is the salad ready to make the jump from appetizer to entrée? Source: Hiiraan Online
  12. The UAE's engagement with Puntland is crucial to development and security in the impoverished Somali state, its president said. Source: Hiiraan Online
  13. NAIROBI, April 26 (Xinhua) -- The African Union is considering imposing sanctions on leaders who will appear to be frustrating the South Sudan peace process, a senior official at the pan African body disclosed on Thursday. Source: Hiiraan Online
  14. New research from the University of Minnesota concludes 8-year-olds in Hennepin and Ramsey counties are diagnosed with autism at a higher rate than the national average. Those behind the study said the findings highlight the need for robust services to help identify and treat people with autism spectrum disorder. Autism is a developmental disability that can cause significant social, communication and behavioral difficulties. It has been a major concern in the Twin Cities Somali-American community. Unfounded fears that the measles vaccine contributes to autism helped fuel a large measles outbreak that mostly sickened unvaccinated Somali-American Children. To gauge the incidence of autism, U of M researchers looked at 2014 medical and education records of nearly 10,000 8-year-olds in Hennepin and Ramsey Counties. They discovered that 2.4 percent of them had been diagnosed with autism. That’s considerably higher than the national average of 1.7 percent. The lead researcher, Amy Hewitt, said with more than 30 percent of Minnesota’s population residing in those two urban counties, the study underscores the importance and challenge of identifying and treating autism. “A lot of children in Minnesota have autism and we need a service system that can find them early, get early intervention services to them, make sure that they’re getting the treatment and education they need in schools and we have to keep in mind that these children grow up,” she said. “They’re going to transition, they’re going to need jobs, they’re going to need support throughout their life.” The relatively high prevalence of autism in Hennepin and Ramsey counties could result from health and education systems doing a better job detecting autism than in other parts of the country, Hewitt said. Researchers say autism is reliably diagnosable by age 2, but nearly half of the kids in the study had not been diagnosed until they were almost 5. “The earlier we can get intensive behavioral interventions to kids, the better their life outcomes are going to be and the less service they’re going to need when they’re older,” Hewitt. The study also examined autism rates among Somali- and Hmong- American children in the two counties. The autism rate among Somali-American children was 3.8 percent which is higher than the overall populations’ but researchers stress the difference is not statistically significant for both populations. They couldn’t rule out mere chance as the explanation. University of Minnesota public health worker Anab Gulaid said it’s important that the autism study results be understood in their full context, on April 26, 2018. Mark Zdechlik | MPR News But given the topic’s sensitivity in the community, the researchers fear the findings may lead some in the Somali-American community to conclude their kids are more likely to become autistic. That could further impede efforts to ensure Somali-American kids get their vaccines. University of Minnesota public health worker Anab Gulaid, a Somali-American woman, said to help head that off she and other researchers presented their findings to community leaders before making their results public. She expects more such meetings will take place. “We are certainly available to present the information at community sites and talk to anyone who’s interested in understanding the context,” Gulaid said. Source: – MPRNEWS
  15. The children can't believe their luck. Storms and showers have turned their dirt football pitch into a lake. Source: Hiiraan Online
  16. The children can’t believe their luck: storms and showers have turned their dirt football pitch into a lake. Youngsters scamper and splash through the murky water, chasing one another, leaping and laughing. Any entertainment is welcome in Dadaab, one of the biggest refugee bases in the world. An estimated 235,000 people, most of them Somalis, live a bleak life largely defined by drought, dust and destitution. But the children’s fun is fleeting. The seasonal rains also bring cholera and malaria, destroy rickety hand-made homes and paralyse the aid operation that is the refugees’ lifeline. Some tracks and paths in the camps are thigh-deep in water. A woman gathers her soggy hijab about her as she wades through it. A man rolls up his trousers as high as he can but they still get wet. Progress is slow. “We have nowhere to sleep… the water has covered everything,” said Hassan Yussuf, a 34-year-old father of five. The earth floor of his home, built of thorny sticks and corrugated tin, is under 20 centimetres (almost eight inches) of water. – Search for dry land – The family has relocated to the foot of a nearby tree, their meagre belongings hung in its branches. Inside their hut only one bed remains, above the waterline for now. On it and still dry lies Yussuf’s blind, 80-year-old mother. “I hang out in one place or another, always looking for somewhere dry,” he said, hoping the night will not bring more floods. “Dadaab is located on a plain where the rainwater does not drain easily, there are no drainage systems and no nearby river,” explained Caleb Odhiambo of charity Save the Children, which works in the camps. “It can be several weeks before the water returns to a normal level.” In the meantime, pit latrines are overflowing, contaminating the water and threatening to spread disease. Cholera is the greatest danger, especially for children who play in — and anyone who drinks — the contaminated waters. Every year rainy-season cholera outbreaks infect many hundreds of the refugees who have fled cycles of civil war and famine in Somalia since 1991. During the last heavy rains, in late 2015, more than a thousand people were infected and 14 of them died. On top of that, the transformation of the camp from desert to swamp brings with it mosquitoes, and so malaria. – Flood or drought – “When the area is flooded, people are exposed to several diseases,” said 25-year-old Dadaab resident Mokhtar Dahari. The day before, he said, a child drowned in the rainwater nearby. “Because of the floods, people cannot access the health centres,” Dahari said. A driver working for a non-governmental organisation in Dadaab confirmed that some parts of the camps are “flooded and inaccessible. Humanitarian activities are slowed down.” For now, Dahari has been spared: the floodwaters stopped a few meters (yards) from his hut. Clad in sopping jeans and clutching a shovel, he fills sandbags to barricade his home ahead of the next storm. The rains, Dahari said, are enough to make him long for drought. “If the water rises again, the foundations of my house will be destroyed,” he said. Odhiambo bitterly observed: “In Dadaab, you are doomed when it doesn’t rain, and doomed when it does.” Source: AFP
  17. Mariam fled drought and conflict in her area of Somalia. Now she’s a successful entrepreneur, having doubled her profits with our support. Source: Hiiraan Online
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu qorsheynaayo in goobta doorashada laga mamnuuco Xubnaha korjoogta. Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada ayaa sheegay inaan loo baahneyn xubno korjoogto ka noqonaya Doorashada lagu balansan yahay in ay dhacdo Isniinta, 30-ka bishan April. Guddiga Doorashada, ayaa sheegay in Doorashada iyo arrimaheeda ay noqon doonaan kuwo ay ku qanci karaan dhammaan Xildhibaanada, Musharaxiinta iyo shacabkaba, sidaa aawgeed aan loo baahneyn dul joogto. Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Golaha Shacabka Xildhibaan Nuur Iidow Bayle, ayaa sababta arrintan ay ku timid waxa uu ku sheegay in aysan muhiim aheyn dad badan oo hadana aanay muuqan wax qabadkooda. Xildhibaan Nuur Iidow Bayle, wuxuu sheegay Doorashadan in ay ka qeyb galayaan Xubnaha Baarlamaanka oo codeynaya, wuxuuna tilmaamay Musharax walba in loo gol yahay keliya Hal qof oo codadka u tiriya. Sidoo kale, Xildhibaanada wax dooranaya ayuu sheegay iney imanayaan hoolka 10:00Am Barqanimo. Sidoo kale, Musharixiinta ayuu sheegay iney iyaguna imanayaan Marka ay xarunta soo galaan Xildhibaanada, Doorashada ayuu Gudoomiyaha sheegay in laga gudbi doono Wareega Koowaad, kadibna doorashada loo sii wadayo kuwa aada Wareega labaad iyadoo suura gal ay tahay in la isla aado Wareeg Sadexaad oo noqonaya midka ugu danbeeya. Docda kale, Iidoow, ayaa sheegay ineysan jirin wax Haween ah oo xilkan isu soo sharaxay, balse Guddigooda ay sheegeen iney ubanaaneed iney kursigaa ku fariistaan Dhamaan Xildhibaanada Golaha Shacabka, Waloow la ogyahay in kursiga loo ogolaa oo kaliya Xildhibaanada Digil iyo Mirifle. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  19. Muqdisho (Caasimada Online)-Amar kasoo baxay hogaanka sare ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu mamnuucay dhulalka lagu kala iibsanaayo magaalada Kismaayo. Maamulka ayaa sheegay inay sii kordhayaan dhulalka lagu kala iibsanaayo Dukumiintiyada been abuurka ah, sidaa aawgeed la joojiyay. Amarka lagu joojiyay kala iibsiga dhulalka Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose, ayaa waxaa lagu sheegay in maamulka uu la socon doono dhaqdhaqaaqyada dadka ku shaqeysta howlahaasi la mamnuucay. Maamulka ayaa dadka shacabka ah ugu baaqay in dhaqaalo iyo waqti aysan iska gelin dhulalka iibka ah ee muranada uu ka taagan yahay. Talaabadan ayaa kusoo beegmeysa xili dhowr mar uu maamulka soo saaray ammaro lagu mamnuucayo iibsashada dhulalka Magaalada Kismaayo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Maleeshiyada al-Shabaab ayaa sheegtay inay weerar xoogan ku qaaden kolonyo gaadiid dagaal oo ay la socdeen Saraakiil iyo ciidamo isugu jira Mareykan iyo Kenyaan. Maleeshiyada ayaa sheegtay in weerarka uu ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaa oo ka dhashay khasaaro kala duwan. Qoraal ay soo saaren maleeshiyaadka ayaa waxa ay ku sheegen in weerarkaasi uu ku bilowday qarax, intaasi kadibna uu xigay dagaal socday mudo ka badan Saacad. Maleeshiyada ayaa sheegtay in inta uu socday weerarka ay burburiyeen gaari nuuca Gaashaaman oo ay la socdeen ciidamo caddaan ah, isla markaana qarax ay kula eegtay meel ku dhow degaanka Buula Gaduud oo qiyaastii 30-KM ujira magaalada Kismaayo. Al-Shabaab ayaa baahisay in khasaare xooggan Ciidamada huwanta ah lagu gaarsiiyay dagaalka ka dhacay meel ku dhow Buula Guduud. Sidoo kale, Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa la isku adeegsaday dagaalka, inkastoo aanan la ogaan karin khasaaraha dhabta ah ee dagaalkaasi ka dhashay, haddana dhinacyadii dagaalamay mid kasta guulo ayuu sheeganayaa. Dhinaca kale, Sarkaal ka tirsan ciidamada Jubbaland ayaa sheegay in ciidamada ay dileen laba ka mid ah raggii Shabaabka ka tirsanaa ee weerarka soo qaaday, isaga oo intaasi ku daray in ciidamada Jubbaland hal Askari uu kaga dhintay dagaalkaasi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  21. Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare dhimasho iyo dhawac geystay oo ka dhacay deegaano katirsan gobalka galgaduud. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Olol oo qiyaastii 35km u jira Magalada Dhuusamareeb ee gobalka galgaduud, kaasi oo u dhaxeeyay laba maleeshiyaad walaala ah. Goobjooge ka ag dhawaa halka dirirtu ay ka dhacday sheegay dagaalka u dhaxeeyay labada maleeshiyo iney 7 ruux dhimasha iyo dhaawac ku noqdan oo u badan dadka deegaanka sida goobjooge ku sugnaa halka uu dagaalka ka dhacay u xaqiiyay Idaacada Simba. Maleeshiyaadka ayaa la sheegay inuu salka ku hayo dagaalka dhaxmaray arima quseeya dhul, sidaan oo kalena marar badan ayey maleeshiyaadkaasi ku dagaalameen deegaano katirsan gobalka Galgaduud. Maamulka gobalka Galgaduud oo Xiriiro kala duwan aynu la sameynay ayaa ka hadlin dagaalka dhacay iyo khasaaraha ka dhashay intaba, balse saraakiil katirsan maamulka oo la hadlay Simba ayaa sheegay iney ka war qabaan dagaalka dhacay, lakin ay ka war sugayaan madaxda ka sareysa amarka ay siiyaan. Wararkii ugu danbeeyay ee kasoo baxaya dagaalka ayaa ku waramaya in labada maleeshiyo beeleed ee dagaalka uu ku dhax maray deegaanka Olol ay wali is hor fadhiyaan, sido kale majirto wali wax waan waan ah oo la kala dhax dhigay labada maleeshiyo oo laga cabsi qabo in mar kale ay dagaalamaan. PUNTLAND POST The post Dagaal Beeleed Qasaare Geeystay oo ka dhacay Duleedka Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.
  22. Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay warar ku saabsan in hubkii imaaraadka carabta lagu iibinayo Suuqyadda Madow ee Magaaladda Muqdisho. C/casiis Cali Ibraahim Xildhibaan Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo la hadlay idacadda VOA-da ayaa sheegay in wararkaas ay yihiin kuwa aan waxba ka jirin. Afhayeenka ayaa xusay inay faafinayaan wararka ku saabsan in hubkii imaaraadka lagu iibsanayo Suuqyadda Muqdisho shaqsiyaad ka soo hojeeda in hanaan dowladnimo uu ka hana qaado Somalia. Waxaa uu qiray in Magaaladda Muqdisho iyo qeybo kale oo Soomaaliya ka tirsan ay ka jiraan suuqyo lagu kala gato hubka oo qarsoodi ah, wax ogolaansho ahna aan ka heysanin dowlada. Dhanka kale C/casiis Xildhibaan ayaa uga digay ragga reuters wararka uga dira Magaaladda Muqdisho waxyaabaha ay baahinayaan ee been abuurka ah,wuxuuna ka dalbaday in ay keeneen cadeymo. Sida ay qortay shalay wakaalada wararka ee Reuters ugu yaraan 600 oo hub ayaa laga xaday todobaadkii hore xeradii imaaradku ay ku tababarayeen Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya ee General Gorden taa oo ku taala Dagmada Hodon Ee Gobalka Banaadir. PUNTLAND POST The post Wasaarada Amniga oo Beenisay in Hubkii Imaaraadka Carabta lagu iibinayo Suuqyada Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  23. New research from the University of Minnesota concludes 8-year-olds in Hennepin and Ramsey counties are diagnosed with autism at a higher rate than the national average. Those behind the study said the findings highlight the need for robust services to help identify and treat people with autism spectrum disorder. Source: Hiiraan Online