Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,170
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Penny Mordaunt and the UK Ambassador to Somalia David Concar listen to the UN Secretary General’s Deputy Special Representative for Somalia and UN Resident and Humanitarian Coordinator, Peter de Clercq during a meeting with UN humanitarian aid workers in Mogadishu. Picture: UN Photo / Omar Abdisalan The International Development Secretary has travelled to Somalia, where she saw how the UK is tackling both the causes and consequences of instability, including how UK aid is saving lives and helping those impacted by extreme drought. This was Ms Mordaunt’s first visit to Somalia as International Development Secretary. During the visit, Ms Mordaunt saw how life-saving water, food and healthcare provided by DFID helped avert famine in 2017, in the face of devastating drought across East Africa. She was also told about the extreme and challenging climate conditions, which the country will continue to face in 2018. Low levels of forecasted rain threaten crops and livestock, leaving half the Somali population hungry and at risk of disease. Without sustained relief and recovery there is a real risk of famine in the near future. The International Development Secretary said: The devastating consequences of drought in Somalia remain a major concern. The UK led the global effort to avert famine last year, but the country is facing further difficult conditions in 2018. The job is not yet done. I am very clear that this is not just Somalia’s problem. The whole world is less safe when instability, poverty and extreme weather triggered by climate change are left to feed extremism and mass migration. This is why the work we are doing here is so important, from British troops helping develop Somali forces, to world-class diplomats delivering a peaceful future and aid workers providing life-saving water and food. This is why the international community also needs to step up their support to Somalia before more innocent lives are lost. Ms Mordaunt pledged an additional £21 million for immediate lifesaving aid in Somalia, which will include: Screening and treatment for 130,000 children at risk of life-threatening acute malnutrition Providing nutrition support for over 300,000 vulnerable people including with cash support Maintaining access to water and improved sanitation for over 155,000 people Food security and livelihoods support to approximately 40,000 beneficiaries Vaccinations for 12.5 million goats against respiratory tract diseases, benefitting over 2 million farmers Ms Mordaunt met with Prime Minister Hassan Ali Khayre and members of his Government during the visit. In a meeting with Peter de Clercq, the UN’s humanitarian coordinator in Somalia, she also learned how NGOs and other agencies effectively pooled their resources last year to tackle the debilitating drought. The UN Drought Operations Coordination Centre established in February 2017 played a crucial role in tackling the effects of a fourth bad harvest in a row. She also learned during the trip about the progress made on vital reforms agreed at last year’s landmark Somalia Conference in London; including finding a political settlement, supporting economic recovery and building stability to reduce the risk of violent extremism, which is keeping the UK safe at home. She discussed with civil society and private sector representatives ways to empower youth, women and marginalised groups, including disabled people, in the restoration of democracy and building a more inclusive economy. Ms Mordaunt’s visit follows a two-day trip to Kenya where she saw the UK working in partnership with the government to break down barriers to trade and encourage economic growth, allowing British companies to harness the untapped potential Africa presents for business after Brexit. Notes to Editors In 2017, UK aid was first on the scene with life-saving water, food and healthcare after widespread drought across East Africa, saving many thousands of lives. We provided a total of £170 million humanitarian funding, which included providing over 1 million people with access to safe drinking water, and over 1.5 million people with emergency food assistance. In addition to this £21 million, a further £40 million will be provided as planned in 2018 to sustain the relief and recovery effort, totalling £61 million already planned for the 2018 response. Somalia is one of the world’s smallest and poorest economies. Driving Somalia’s economic recovery to support livelihoods and create jobs will be essential for building peace, stability and sustainable development. The post International Development Secretary in Somalia: “The UK averted famine last year, but the job is not yet done” – Gov.uk appeared first on Caasimada Online.
  2. At least seven people died after clashes broke out between security forces and worshippers taking part in a religious ceremony marking Epiphany in northern Ethiopia over the weekend, officials said. Source: Hiiraan Online
  3. The U.S. embassy in Israel will move to Jerusalem before the end of 2019, U.S. Vice President Mike Pence told Israeli parliament, the Knesset on Monday. “In the weeks ahead, our administration will advance its plan to open the U.S. Embassy in Jerusalem — and that United States Embassy will open before the end of next year,” Pence said in a speech to the Israeli parliament in Jerusalem. Pence defended U.S. President Donald Trump’s controversial decision to recognize Jerusalem as Israel’s capital, which has been condemned by the Palestinians and the Muslim world. “Jerusalem is Israel’s capital — and, as such, President Trump has directed the State Department to begin initial preparations to move our embassy from Tel Aviv to Jerusalem,” said Pence, explaining the decision. He did not give an exact date. The move was rejected by the international community Dec. 21 at the United Nations General Assembly as 128 members voted in favor of a resolution condemning it. Source: Daily Sabah The post US embassy in Israel to move to Jerusalem by end of 2019, US VP Pence says appeared first on Caasimada Online.
  4. Muqdisho (Caasimada Online)-Ciidamada amaanka dowlada ayaa gacanta ku dhigay Rag ku shaqaysan jiray kaarar been abuur ah oo lagu dhici jiray shacabka. Ciidamadan ayaa ragaan labada ah ku wareejiyay Maamulka Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir,waxaana lasoo sheegayaa in ragaani ay ka tirsanaayen shabakad ku shaqeysan jirtay dhaca. Maamulka Degmada Kaxda ayaa soo bandhigay labadaan ruux iyo Kaarar been abuur ah oo ay ku shaqeysan jireen. Labadan nin oo lala soo qabtay gaari NOAH ahaa, ayaa lagu eedeeyay inay dadka barakacayaasha ee ku nool Degmada Kaxda u qaybinayeen kaararkaasi, iyagoo markaasi lacago kaga qaadanayay. Gudoomiyaha Degmada Kaxda, Maxamed Ismaaciil C/laahi, ayaa sheegay in muddo dheer lagu daba joogay raggan, ugu dambeena ay suurtagashay in gacanta lagu soo dhigo. Maxamed Ismaaciil C/laahi, ayaa sheegay in ragaasi loo gudbinaayo Maxkamada, isla markaana laga abaalmarin doono falka dhaca ah oo ay ku geysteen Kaararka. The post Sawirro: Muqdisho oo lagu qabtay Rag ku shaqeysanaayay qaab ku cusub shacabka appeared first on Caasimada Online.
  5. Facebook warned on Monday that it could offer no assurance that social media was on balance good for democracy. Source: Hiiraan Online
  6. Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha dawladda Puntland ayaa magaalada Garoowe Tababar uga furtay Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland, tababarkaas oo lagu qabtay Jaamacadda Puntland State University (PSU). Shaqaalahaan tababarka loo furay ayaa isugu jirey Madaxqaybeedyo iyo Agaasime waaxeedo kuwaas oo tiradoodu kor u dhaafayso 180 qof isla markaana ka kala hawl-gala xarumaha dawladda ee dhammaan gobollada Puntland. Tababarkaasi oo socon doono muddo 10 beri ah isla markaana waxa uu ka koobnaan doonaa labo qaybood oo kala ah in shaqaalaha la siiyo tababar sare advanced Training oo la xiriira shaqooyinka ay hayaan iyo qaybta dambe oo ah shaqaalah loo tababaro hab macallinnimo ama ToT . Ujeedadada ka dambaysa in shaqaalaha loo tababaro hab-macallinimo ama tababareyaala ah in laga maarmo tababareyaasha laga keenayo dalka dibaddiisa oo ay shaqaalaha dawladdu noqdaan kuwo iyagu dhinac walba isaga filan. Waxaana bixin doona tababarka khuburo isugu jirta Soomaali iyo Ajaanib kuwaas oo ay qayb ka yihiin Macallimiinta Jaamacadda PSU, iyadoona shaqaalaha tababarka loo qabanayo ay ka kooban yihiin boosaska HR, Finance, Procurement, M&E, ICT iyo Policy Planning and Research ee dhammaan xarumaha kala duwan ee dawladda. Shaqalahaan ayaa marka uu tababarku u dhammaado waxaa laga xulan doonaa koox walba lix qof oo iyagu noqonaya tababareyaasha mustaqbalka tababari doona shaqaalah dawladda iyagoona si weyn loogu diyaarin doono muddada uu tababarkaani socon doono inay tababareyaal kasoo bixi kara shaqada ay dawladdu ka sugeyso. The post Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo Tababar uga furmay Garoowe appeared first on Puntland Post.
  7. For 14-year-old Yusuf Dayur, hearing news of vulgar comments about Africa uttered by President Trump bothered him enough that he had a tough time focusing on studying for his upcoming chemistry exam. Source: Hiiraan Online
  8. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaabka Somalia ay garab xoogan ka helaan Warbaahinta madaxa-banaan. Madaxweyne Geelle oo bixinaayay wareysi gaar ah ayaa cod dheer ku sheegay in maleeshiyaadka al-Shabaab ay leeyihiin awoodo muuqda oo aan laga hortagi Karin. Waxa uu Madaxweyne Geelle sheegay in maleeshiyaadka aan laga guuleysan Karin inta ay garabka ka heystaan Warbaahinta Madaxa-banaan. Madaxweyne Geelle, waxa uu cadeeyay in Warbaahinta madaxa-banaan aysan qeyb ka aheyn dagaalka lagula jiro maleeshiyaadka al-Shabaab, waxa uuna ku eedeeyay inay garab dadban siiyaan. Gelle ayaa warbaahinta madaxa bananaan ku eedeeyay inaysan ku jirin dagaalka ka dhanka ah waxa reer galbeedka ay ugu yeeraan argigixisada, waxaa uu tilmaamay in warbaahinta ay ka soo muuqdaan al-shabaab oo wata dareys qurxoon iyo hub badan taasi oo dadka ku abuureysa cabsi iyo argagax. ‘’U fiirso warbaahinta madaxa-banaan waxa ay buun-buunineysaa dagaalka ay qaadan shabaabka, waxa ay si muuqata usoo saraan awoodo aysan laheyn argagixisada Somalia iyo kuwa heerka caalami ah’’ ‘’Waxaad moodaa inay la shaqeeyan waxaa cadeyn ah in warbaahinta madaxa-banaan aysan buun-buunin nabada iyo horumarada, balse ay aad uga sheekeeyan Shabaabka iyo argagixisada kale’’ Waxaa uu intaasi ku daray in ciidanka dowladda Somalia aysan heli Karin rasaasta qoryaha, waxa uuna arrin layaab ah ku sheegay sababta ay Saxaafada madaxa-banaan uga shaqeyso burburka dal dhisan. Haddalkan ayaa imaanaya iyadoo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle uu ka mid yahay madaxda Saameynta ku leh ammaanka Soomaaliya waxayna ciidamo ka joogaan gudaha Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaxweyne Geelle oo qarxiyay arrin ku saabsan sida Warbaahinta Madaxa-banaan ay uga qeybqaatan awood siinta Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  9. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa dadka magaalada Muqdisho ugu baaqay inay ka shaqeeyan Amniga iyo xasiloonida magaalada. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu jiro dayacnaan shanka amaanka ah oo ay muujinayaan shacabka Muqdisho, waxa uuna ku dhiirigaliyay inay lamid noqdaan dadka ku nool Gobolada dalka. Waxa uu Madaxweynuhu sheegay in shacabka Muqdisho ay muujinayaan dadaal balse laga doonaayo mid lamid ah kan ay muujinayaan shacabka ku dhaqan Gobolada dalka Sida Bari, Mudug iyo Galgaduud. ‘’Dadka ku nool Gobolada dalka waxa ay ilaalsadeen deegaanadooda oo ay ka dhigteen amni, waxaan dadka Muqdisho ku baraarujinayaa inay ku daydaan dadka Gobolada’’ Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale sheegay in dowlada Somalia ay xooga saari doonto amniga magaalada Muqdisho oo uu sheegay inay tahay mid muqadas ah. Waxa uu tilmaamay in qorshaha dowlada uu yahay in magaalada Muqdisho uu ku dhex soconkaro mas’uul iyo shacaba iyadoo aan lawada ilaalo iyo gaadiid kuwa hubeysan ah. Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa Hay’adaha amaanka faray inay gutaan waajibaadkooda waxa uuna si wanaagsan u bogaadiyay ciidamada difaaca Qaranka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa kaaga baxay fariinta dhiiran ee uu Madaxweyne Farmaajo u diray shacabka magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  10. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxaya Degmooyin ka tirsan Gobolka Mudug,gaar ahaan Hobyo iyo Cadaado. Wafdiga uu hoggaaminayo Mudane Maxamed C/llaahai Farmaajo madaxweynaha oo maalmahan socdaal ku marayay Gobolka Galgaduud ayaa lagu wadaa in ay maanta ka ambabaxo degmada Cabudwaaq oo shalay kulamo wadatashi ah kula qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka,isagoona ugu baaqay in ay dardargeliyaan kaalinta ay ku leeyihiin nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada deegaanka. Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehelinaya Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweyne Kuxigeenka Mudane Maxamed Xaashi Carrabeey, Madaxa Golaha Xukuumadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug Sh. Maxamed Shaakir Cali Xasan, Xildhibaanno heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, Wasiirro iyo masuuliyiin heer gobol iyo heer degmo. Amniga Guud ee Hobyo ayaa aad loo adkeeyay, Waxaana Goobaha uu tagayo Madaxweynaha la wareegay Ciidanka Madaxweyne Farmaajo horay ukexeystay, Kuwii Galmudugna waxey sugayaan amniga meelaha laga soo galo Magaalada Hobyo Safarka Madaxweynaha ayaa qaatay 15 maalmood,waxaana uu socdaalkiisa ka billaabaya Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland,isaga oo booqday magaalooyin badan oo Puntland ka mid ah sidoo kale waxaa uu booqday Magaalooyinka Galmudug oo uu ilaa hadda ku jiro. The post Ciidanka NISA oo la wareegay Amaanka Magaalada Hobyo Ee Gobolka Mudug appeared first on Caasimada Online.
  11. Jowhar (Caasimada Online)-Maamulka HirShabelle ayaa adkeeyay amniga wada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo waayadan aheyd mid saaxiib u aheyd amni darro. Maamulka ayaa wadadaasi geeyay ciidamo farabadan oo aad u hubeysan kuwaa oo wata dhowr gaari, waxaana intaa dheer ciidamo kale oo efentari ah. Maxamed Cali Caadle, oo ah Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeele, ayaa sheegay in saacadihii ugu danbeeyay ay sii laba jibaaren ciidamadii ku sugnaa wadada. Waxa uu sheegay in wadadaasi ay gabaad u noqotay Al-Shabaab iyo Kooxo kale oo ka macaasha dhaca iyo boobka dadka shacabka iyo gaadiidka. Wasiir Caadle, oo isbedelka amniga wadada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ka hadlaayay ayaa yiri ‘’waan kordhinay dadaalkii lagu adkeynaayay amniga wadada, waxaan halkaasi geyn doonaa ciidamo kale oo dheeri ah’’ Waxa uu tilmaamay Wasiirka in hadda xalada amni ay tahay mid la isku haleyn karo marista wadadaasi, amnigana ay si buuxa gacanta ugu dhigeen ciidamada. Geesta kale, Wasiirka ayaa dadka deegaanka ah ugu baaqay in ciidamada maamulka ay kala shaqeeyan dhanka amaanka, waxa uuna ku goodiyay inay qaadi doonaan talaabo adag. Caasimada Online Xafiiska Jowhar Caasimada@live.com The post Xogo dheeraad ah oo kasoo baxaaya ciidamada la dhigay wada isku xirta Balcad iyo Jowhar appeared first on Caasimada Online.
  12. UN peacekeeping forces need to change the way they operate and not shy away from using force to reverse a worrying trend of escalating fatalities, according to a new report made public Monday. Source: Hiiraan Online
  13. Congress put the US government back in business Monday by voting to end a three-day shutdown, as President Donald Trump claimed victory in his standoff with Democrats in Washington. Source: Hiiraan Online
  14. Uganda’s President Yoweri Museveni has vowed to enforce the death penalty again, despite opposition from non-governmental organisations (NGOs) in the country. Source: Hiiraan Online
  15. The 35th ordinary session of the AU Permanent Representatives Committee (PRC) officially opened yesterday at the continental bloc’s HQ in the Ethiopian capital, Addis Ababa Source: Hiiraan Online
  16. The International Development Secretary has travelled to Somalia, where she saw how the UK is tackling both the causes and consequences of instability, including how UK aid is saving lives and helping those impacted by extreme drought. Source: Hiiraan Online
  17. The U.S. embassy in Israel will move to Jerusalem before the end of 2019, U.S. Vice President Mike Pence told Israeli parliament, the Knesset on Monday. Source: Hiiraan Online
  18. Guddoomiye Jawaari wuxuu soo hugtay labadiisa ku-xigeen isagoo ka dhiganaayaI IMPERMEABILE oo ah kan roobka laga hugto asagoo ula jeeda in haddii wax khaldamaan aan kaligiis la eedeyn balse ay ku xigeenadiisa la wadaagaan. Jawaari waa nin soo bartay qaynuunka, waxaana laga filaayay inuu ka fogaado wax kasta oo keeni kara in qodobada dustuurka qaarkood sidi la doono loo fasiro.(difernt interpretation or reading between lines) Dustuur, shjarci iyo heshiisyada adduunka la kala saxiixdo waxaa laga ilaaliyaa in si ka duwan siduu u qoran yahay loo fasiri karo. Dustuuyrka qabya-qoraalka Somalida waxaa ka muuqda qaladaad farsamo oo dhaawaci kara jiritaankiisa. Ma jiro sharci u fasaxaya barlamaanka inuu ka tala bixiyo maqaamka Muqdisho. Qodobada ku xusan dustuurka ee arrintaan ka hadlaya ma ahan kuwo sharci ku saleysan oo la oggolaan karo. Dustuurku ma aqoonsan yahay in Muqdisho ay tahay gobol ka mida kuwa dalka intiisa kale ka jira oo ay ku nool yihiinn tirada ugu badan ee umadda dalkaan ku abtirsada, mase waa meel dad gaar ah lagu takooraayo oon loo oggoleyn inay iyagu ka tashadaan wax ay ka damacsan yihiin mustaqbalkooda iyadoon lagu qasbin waxa ay dowladu u aragto danaha jiritaankeeda. Guddoomiye Jawaari ogaaw inay jiraan dad garan kara waxa soo socda, awoodna u leh inay ka gaashaantaan, siiba abaabulka socda oo maalmahaan aad u soo laba kacleeyay, loona arkay mid looga gonleeyahay barakicin jufa gaara oo ay saansaanteedi billaabatay lagana yaabo inay horseedo burbur iyo balaayo baahsan oo ay wadaan dadka manta dalka hogaanka u haaya. Gobolka Banaadir ma jirto qof la baraayo waana la wada yaqaan waxa uu ku fadhiyo iyo qiimaha uu u leeyahay ummadda Somaliyeed. Muqdisho waa magaalo Somali oo dhan ka wada dhexeysa, waxayse xaq u leedahay inay sameysato maamul u gaara oo la mida midka gobollada kale. Guddoomiye Tabid sababta uu ku waayay booski uu haayay waa inuu isku dayay inuu sameeyo maamul goboleed la jaan qaadi kara kuwa dalka ka jira, laakin waxaa caddaatay inuu R/wasaare Kheyre u arkay tallaabo isaga si gaar ah u khuseysa marki si hoose loo hadlo Waxaa u baahan in la qiro in horumarka uu ku tallaabsaday gobolka Banaadir muddadi yareyd uu Taabid joogay waa mid la wada qirsan yahay, laakin waxay fadeexad ku tahay M/weyne Farmaajo iyo R/wasaarihiisa inay wax dan ah ka lahayn inay Xamar hormarto mar haddii iyaga mashruucooda ay taako ku tahay. Dembiga kaliya uu galay Taabid waa inuu isku dayay inuu maamul u sameeyo magaalada ..nasiib darro, natiijadi waxay naqatay inay naftiisa manta khatar ugu jirto in laga takhaluso Magaalada Muqdisho cid loo sheegaayo ma jirto qof walibana waa ka dheregsan tahay…laakin qofki isku daya inuu wadciga ka jira beddelo ama shacabweynaha ku nool noloshooda khatar geliyo isagoo ilaalinaaya dano shakhsi ah ama mid jufo inay natiijo aan la mahadin ka soo bixi karto. Haddaba, waxaan Madaxda manta talada dalka heysa u sheegeynaa kana codsaneynaa inay ka fogaadaan ku dhaqanka danaha shakhsiyeed oo wax kasta ka hormariyaan danaha dadka iyo dalka. Guddoomiye Taabid waa loo gefay waxaana dembigaa dusha saartay R/wasaare Kheyre oo dano asaga u gaara kula diriray lagana yaabo inay meel ka sii fog gaarto maadaama ay arrinti isu rogtay dagaal shakhsi ah ee ka baxsan danta magaalada Muaqdihso. WAA LA HUBAA IN XAMAR XAQEEDA HELEYSO DHAWAA IYO DHEERAABA. W/Q: Axmad Calasow Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid The post Gefka guddoonka baarlamanka Somalia appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – 35 Sano kadib waxaan fursad u helay in aan Caasimada cusub ee Galmudug ee Dhusamareb uga qeyb-galo soo dhaweynta MW Farmaajo iyo Xafladii dhameystirka heshiiskii maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunnah 16 – 18 bishaan. Nasiib daro Dhusamareb dhismooyinkii iyo adeegyadii ay uga tagtey dawladii dhex 1991 waxba laguma darin, waxeyna ku burburtay dagaaladii sokeeye ee dalka iyada oo ka muuqaal iyo adeegyo duwan Caasimadaha dawlad gobaledyada kale ayaa si hagar iyo kala har la’aan ah loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha Qaranka, Madaxweyneyaasha Gobalada iyo Safiirada Beesha Caalamka. QIIMEYNTA MUDADII AAN JOOGAY II MUUQATAY: 1-In reer Galmudug taageera buuxda u hayaan dawlada fedaraalka iyo Madaxdeeda kadib markii ay si aan kala har laheen ugu soo dhaweeyeen Gaalkacyo, Gelin-soor, Cadaado, Godinlabe, Dhusamareb, Guri Ceel, Balanbal, Xeraale, Cabudwaaq iyo Hobyo, waana safarkii ugu dheeraa ee Madaxweyne kusoo maro gobaladaas tan iyo 1991. Sidoo kale Madaxweynaha iyo maamulka cusub ee Galmudug ayaa balanqaaday in bilo yar gudahood lagu soo celin-doono gacanta maamulka degmooyinka bariga Galmudug oo ay weli haystaan Al-shabaab sida; Ceel-buur, Ceel-dheer, Xarar-dheere iyo Gal-hareeri, waxaana been noqotay taariikhda Galmudug ee lala xiriiriyo mucaaradka dawlada laga soo bilaabo koofiya-dhuub ilaa maanta, markii ay muujiyeen Jaceylka iyo himilada ay u qabaan dawladnimada iyo taariikhdii ay ka qaateen halgankii Xorriyada iyo dawlad-dhiska Somaliya. 2-Reer Galmudug waxaa ka muuqatay; Somali jaceyl, midnimo jaceyl iyo dawlad jaceyl kadib markii ay meel iska dhigeen Calamadii kale, kuna soo dhaweeyeen Madaxweynaha Calanka Somaliya kaliya, markii laga reebo hal calan oo gaaban oo la suray madaxtooyada Galmudug kadib maalintii Xaflada midawga labada maamul la ansixiyey. 3-Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada reer Galmudug oo ka door-biday deegaankii ay kasoo jeedeen Caasimada Muqdisho oo ay maal gashadeen madaxna ka noqdeen, halka ay Galmudug u dib dhacday Hoggaan la’aan iyo Hanti la’aan, waxaana isku raacnay ganacsato reer Galmudug ah oo Xama ku leh ilaa 10 daarood, halka Dhusamareebna aysan ku laheen Villa kaliya. 4-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo loosoo dhaweeyey heer ka sareeya sida loosoo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxda gobalada kale taa oo ku tuseysa saameynta iyo kaalinta ay Muqdisho ku leedahay Galmudug Posative ama Negative. 5-Xildhibaanadii iyo Siyaasiyiintii reer Galmudug ee xoog u joogay Gobalka sanadkii hore ee xilligii doorashada ayaa laga waayey xilligaan Gobalka in yar mooyee! soo dhaweyntii Madaxweynaha iyo dhameystirkii midnimada. Xilli hawl looga baahnaa Gobalka, fasaxna ay ku jireen ayaa la waayey, dhaan ka dhuumad miyaa mise cid ayey ku xummeynayeen?. Hadaba Galmudug iyo Caasimadeeda cusub waxey u baahantahay in ay aaminaan Siyaasiyiinteeda iyo Gancsatadeedu in ay wanaag iyo horumar ku hogaami karaan, maalna gashan karaan iyo la kala reebo Siyaasada Xamar iyo Galmudug!. W/Q. Dr Mohamed Gacal (Dr Gacal) The post Maxaa ka dhexeeya taageerada Galmudug iyo xasaradaha Xamar? appeared first on Caasimada Online.
  20. Beledweyne (Caasimada Online) – Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay facwad ka gudbin doonaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Xildhibaanadan ayaa sheegay in mudadii ay ku sugnaayen Gobolka Hiiraan isla markaana halkaa kawadeen waan-waanta iyo xalka uusan la shaqeyn Guddoomiyaha Gobolka. Xildhibaan Jeesow oo kamid ahaa Xildhibaanada gaaray Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in guul ay kusoo dhameysteen xalkii ay u aaden Gobolka Hiiraan, balse waxa uu tilmaamay in Guddoomiyaha Gobolka uu dhagaha ka fureystay xalinta ay wadeen iyo fariimo ay u direen. Xildhibaan Jeesow waxa uu sheegay in ilaa iyo iminka uu garan la’ yahay sababta keentay in Guddoomiyaha gabay howshiisa uu ula shaqeyn waayay Xildhibaanada, balse waxa uu cod dheer ku sheegay in dacwada iyo sababta uu ula shaqeyn waayay wax ka weydiinayaan Hogaamiyaha maamulka HirShabelle. Xildhibaan Jeesow waxa uu tilmaamay in socdaalkooda deegaano hoostaga magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan uu ahaa xalinta xiisado taagnaa, Amni darro iyo Nolol xumi heysatay dadka deegaanka, balse waxa uu tilmaamay in Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan uusan la socon xaalada dhabta ah ee Gobolka. Dhinaca kale, waxa uu cod dheer ku sheegay in Hogaamiyaha maamulka iyo Xildhibaanada ay su’aal ka weydiinayaan sababta keentay in mas’uul haya xil sidaa u weyn uusan hadana kawarqabin shaqooyinkiisa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xildhibaano dacwad adag ka gudbinaya guddoomiye gobol (Maxay tahay dacwada?) appeared first on Caasimada Online.
  21. Wasiirka cusub arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga Ahmed Isse Awad ayaa dalalka Islaamka ugu baaqay in loo midoobo falalka cadowtooyada leh ee Xuutiyiin si looga hortago mid la mid ah weerarkii ay ku bartilmaameedsadeen magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, oo ay u adeegsadeen gantaal balaastik ah. Wasiirka oo khudbad ka jeediyay shirkii ugu horeeyay ee uu ka qeybgalo oo ka dhacay dalka Sacuudiga ee wasiirada arrimaha dibada dalalka Islaamka, loogana tashanayay weerarkii gantaalka u adeegsadeen ee Riyaad. Ahmed Isse Awad ayaa falkaasi cambaareeyay isagoona soo jeediyay si dhibaatooyinka ka jira dunida muslimka loo xaliyo ay laga maarmaan tahay isbaheysi dhab ah oo taabbagal ah. Dhinaca kale, wasiirka arrimaha dibada Somalia ayaa kulamo gaar ah la yeeshay wasiirada dhigiisa ah ee dalalka Islaamka, iyagoo ka wada hadlay arrimaha Somalia iyo xiriirada ka dhaxeeya. The post Wasiir Axmed Ciise Cawad oo durba dalalka Islaamka ugu baaqay in loo midoobo Xuutiyiinta appeared first on Caasimada Online.
  22. Caalim U Dhashay Dalka Marocco Oo Sharaxaya Hababka Loo Maro Duminta Xadaaradaha Bulshooyinka Dr. Mahdi Elmandjra, oo ahaa Qoraa iyo Caalim u dhashay Dalka Marooko oo ka Faalooda Arimaha Bulshada ayaa qoray Maqaal uu uga hadlayo Hababka loo maro Duminta Xadaaradaha Bulshooyinka. Qoraagu wuxuu yiri: si aad u Dumiso il-Baxnimada Bulsho dhisan uma baahna inaad u adeegsato Hubka Nuklayer iyo Gantaallada Ridada-dheer; kaliya waxay u baahantay inaad Dumiso Qoyska, Tayada Waxbarashada iyo inaad yasto Dadka Tusaalaha ah ee Bulshadaasi ku Dayato. Qoraaga oo sii Sharxaya Waddooyinka loo maro Hababkaan ayaa yiri sidan: 1) Si aad u Dumiso Reerka, meesha ka saar Kaalinta Hooyadu ku leedahay Barbaarinta Ubadka, si taas loo gaaro Bulshada u sheeg in Hooyadu u baahantahay inay Shaqeyso, si ay uga faanto in ay Guriga joogto una dayacdo Barbaarinta Ubadkeeda ayna Gurigaas ugasoo baxaan Carruur aan Tarbiyeysneyn. 2) Si aad u Dumiso Waxbarashada, Hoos u dhig Tayadeeda Aqoonta, Ardaydana u fududeey Qishka Imtixaanada. Hoos u dhig Qiimaha Macalinka, si ay Ardaydu u yasto Farriinta uu Macalinku Xambaarsanyahay una lumo Cilmigu, ayna Bulshadaas ugusoo baxdo Arday Qish kusoo baastay oo Muhiimaddoodu tahay inay qaataan Shahaado bilaa Cilmi ah. 3) Si aad meesha uga saarto dadka ay Bulshadaasi ku tiirsantahay, wax-ka-sheeg oo Bahdil ku samee Culimada iyo Mufakiriinta, si aan hadalkooda loo dhegeysan looguna Dayan, ayna halkaas ugasoo baxdo Bulsho Marti ka ah Diintooda oo aan Rabigood ku xirneyn. Haddaba, haddii uu Guriga kasoo Baxo Jiil aan Tarbiyeysneyn, ayna meesha ka baxdo Kaalinta Macalinkii Wax-ku-bari lahaa Dugsiga, Iskuulka iyo Jaamacadadda, meeshana laga saaro Doowrka Culimada iyo Mufakiriinta, yaa u maqan Bulshadaas? ayuu Qoraagu isku weydiinayaa dhammaadka Maqaalkiisa. Hadaba Natiijada uu Qoraagu sheegay oo la dhaqan-geliyay waa Mushkiladda iyo Dib-u-Dhaca maanta heysta Dalkeenna iyo Dadkeenna. Kasoo Kabashadeedana waxaa Saldhig u ah Guriga. Haddii Ubadkeenu helo Hooyo dhisan oo ku faanto kana shaqeysa Barbaarintiisa; uuna Goobaha Waxbarashada ku helo Macalin Kobciya Garaadkiisa, uuna heysto Culimo iyo Mufakiriin uu ku daydo; waxaa soo baxaya Jiil ku dhegan Diintooda iyo Dhaqankooda waxna u tari kara Dalkooda iyo Dadkooda. Qalinkii: Engineer Hussain Sabrie The post Sidee loo dumiyaa xadaaradaha bulshooyinka? appeared first on Caasimada Online.
  23. The post Daawo: Majaajiliistaha Sooraan iyo marwadiisa oo noqday lamaanaha sanadka cusub ugu shidan appeared first on Caasimada Online.
  24. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Caabudwaaq kula kulmay mashaa’iqda iyo odayaasha deegaanka, isagoo kala hadlay dardargelinta kaalinta ay ku leeyihiin nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada deegaanka. Madaxweynaha ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ay asaas u yihiin arrimaha dib u heshiisiinta, kaalin muhiim ahna ay ka soo qaateen samatabixinta dalka, balse haatan looga fadhiyo dhameystirka dadaallaadaas iyo sidii ay u horseedi lahaayeen xaqiijinta bulsho mideysan oo u jiheysan dhanka horumarka iyo wax wada qabsiga. Kaddib is xog wareeysi ku saabsan caqabadaha la xiriira dib u heshiisiinta magaalada Caabudwaaq iyo talooyin ay soo jeediyeen waxgaradka uu la kulmay Madaxweynuhu, waxa ay isla garteen sidii loo yagleeli lahaa guddi ka shaqeeya nabadeynta iyo wadashaqeynta odayaasha dhaqanka magaalada Caabudwaaq iyo deegannada hoos yimaada. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay culimada ayaa bogaadiyey kaalinta ay ku leeyihiin wacyigelinta bulshada deegaanka, isagaoona ku ammaanay sida ay ugu taaganyihiin joojinta coolaadaha iyo khilaafaadka hareeyay nolasha iyo horumarka bulshada. Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaan idiin wadnaa fursad aad ka faa’iideysan kartaan. fursaddaasi waxa ay tahay inaan idiin keenno adeegyadii ay magaalada u baahnayd, adeegyadaasna ma imaan karaan haddii ay magaaladan kala qeybsantahay.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii saddexaad ku sugan magaalada Caabudwaaq ayaa wada dadaallo iyo wadatashiyo ku saabsan dardargelinta hawlaha dib u heshiisiinta iyo nabadeynta oo saldhig u ah qorshaha socdaalka uu ku maray qeybo ka mid ah gobollada dalka . The post Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo culumada iyo odayaasha Caabudwaaq u gudbiyay dalab appeared first on Caasimada Online.
  25. Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa caasimadda dalka Naigeria ee Abuuja ayaa halkaasi shir uga furmay. Waftiga uu hoggaaminayo guddoomiyuhu oo ay kamid ahaayeen Xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo lataliyayaal Maanta ayaa waxay marti u ahaayeen Mac-hadka Xeer dajinta iyo Daraasaadka Barlamaanka Dalka Nigeria NILS (National Institute of Legislative Studies), iyo NASS (National Assembly ) oo ah Baarlamaanka Qaranka Nigeria. Xaflad soo dhoweyn ah oo loo sameeyey guddoomiyaha iyo waftigiisa isla markaana lagu qabtay xarunta Xeer dejinta iyo Daraasaadka Barlamaanka Dalka Nigeria ayaa waxaa ugu horrayn ka hadashay Agaasimaha Guud ee Mac-hadka Prof. Ladi Hamalai. Iyadoo sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay soo dhawaynta waftiga uu guddoomiyahu hooggaaminayo, iyadoo intaas ku dartay in ay tahay markii ugu horaysey taariikhda ee ay wafti Soomaali ahi soo booqdaan Mac-hadka. Agaasimaha Mac-hadkaana ayaa Baarlamaanka Puntland u ballan qaaday dhinacyada tababarka iyo sidii uu baarlamaanka Puntland u yeelan lahaa Mac-had u gaar ah tababarka Baarlamaanka Puntland, kaas oo xiriir dhow la yeelan doona Mac-hadka Tababarka dalkaani Nigeria. Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa uga mahadceliyey madaxda dalka Nigeria oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Barlamaanka Dalka Nigeria soo dhoweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen isaga iyo waftigiisa. Guddoomiye Xaashi ayaa ka war bixiyey xaaladda guud ee dalka Soomaaliya isagoona si gaar ah uga hadlay Puntland oo uu xusay in ay tahay deegaanada ugu nabdoon dalka uguna horumarka wanaagsan isla markaana ay doonayaan muddada ay joogaan dalkaani Nigeria in ay xoogga saaraan sidii ay xiriir wanaagsan u samayn lahaayeen taasina ay tahay sababta ay ku doorteen in ay halkaani yimaadaan. Guddoomiyaha iyo waftiga uu hogaaminayo ayaa muddo hal usbuuc aqoon kororsi u sii joogi doona Dalka Nigeria. Mudadaas waxay kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaan Guddoomiyaha Barlamaanka, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Nigeria. Kulamadaas ayaa la filayaa in ay kor u qadaan xiriirka ku dhisan iskaashiga dhinacyada tababaradda iyo tayaynta Golaha Barlamaanka Puntland iyo kan Dalka Nigeria. The post Baarlamaanka Puntland oo shir uga furmay dalka Nigeria. appeared first on Puntland Post.