Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,173
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. DHUSA-MAREB(HOL)- Adado town which has been the interim administrative capital of Galmudug state since its inception will continue hosting Galmudug assembly, Somali President said Tuesday. Source: Hiiraan Online
  2. DHUSA-MAREB(HOL)- Adado town which has been the interim administrative capital of Galmudug state since its inception will continue hosting Galmudug assembly, Somali President said Tuesday. Source: Hiiraan Online
  3. International Monetary Fund (IMF) Managing Director Christine Lagarde met with Somali Prime Minister Hassan Ali Khayre on January 23 on the margins of the World Economic Forum in Davos. The underlying economic conditions in Somalia remain difficult, but the authorities are making strong efforts to rebuild their country. Somalia’s debt relief is a priority for the IMF and every effort is being made to accelerate the process within established procedures. The Managing Director and Prime Minister Khayre discussed the IMF’s support for Somalia, especially through two Staff-Monitored Programs and extensive technical assistance. Somalia is among the largest recipients of IMF technical assistance. The Managing Director reiterated the Fund’s continued active engagement with Somalia, including to reach the point that enables it to receive debt relief under the Heavily Indebted Poor Country (HIPC) initiative. IMF
  4. Muqdisho (Caasimada Online)-Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Boorsaani), ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay Gudoomiyihii gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed. Boorsaani ayaa sheegay in dowlad waliba markii la dhiso ay isha un ku heyso maamulka Gobolka Banaadir maadaama uu Gobolku yahay halka laga maamulo dalka. Boorsaani oo u waramaayay Idaacada GJ ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay muhiim tahay in aan lagu deg degin xilka ka qaadista Madaxda xilka heysa. Boorsaani, waxa uu sheegay in xil ka qaadista ay tahay mid sahlan balse ay ka dhalaneyso caqabadooyin badan oo isbarbaryaac dhanka maamulka ah. Boorsaani, waxa uu tilmaamay in qof waliba uu garankaro Guddoomiye xilka hayay muddo 9 Bil hadana laga qaaday xilka uu hayay waxa uu sameynkaro ama qabankaro mudadaasi inaanu aheyn wax noqonkara guul. Waxaa uu sheegay in Taabid uu xilka haayay muddo ka yar 9 Bilood, sidaasi darteed aan lagu eedeyn karin waxqabad xumo , maadaama aan la siin waqti ku filan, taasina ay keenikarto howlxumo. Waxaa uu sidoo kale xusay in xilka qaadista deg dega ah ee Mas’uuliyiinta gobolka Banaadir in ay keenikarto dib u dhac Siyaasadeed, waxa uuna cod dheer ku sheegay in Guddoomiye waliba uu iska dhaadhicinkaro waxbadsi maadaama ay yaraaneyso wakhtiga uu xilka heynaayo. Isagoo ka hadlaayay waxqabadka uu sameynkaro Taabid mudada uu xilka hayay ayuu yiri ‘’Goormuu shaqada baranayey marka laga yaabo inuu bulshadii fahmo inuu shaqadii fahmay waxaa laga yaabaa inay bahashu ku timid, xilka noocaas ah waxaa dhaama xil la’aan, aniga laftigeyga waxaan joogay Sanad iyo Shan bilood cimri dheer hadda ma joogin waxaa ii degsanaa qorshe sanadeed waa ii qeybsanaa fadhiisinta shaqada iyo shaqaalaha’’ Boorsaani, waxa uu sheegay in musiibada heysata Gobolka Banaadir ay koow ka tahay Isbedelka degdega ama is xigxiga ee lagu sameynaayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee markaas magacaaban, waxa uuna cawaaqib xumada laga dhaxlana sheegay inay dusha saran doonto dowlada jirta. Waxa uu sheegay in isbedelada degdega ah uu ka dhalankaro xasilooni daro siyaasadeed, mid amni iyo mid dhaqaale xumo oo joogta u noqonkarta Gobolka Banaadir, waa haddii aan laga joogin isbedelka joogtada ah. Sidoo kale, Boorsaani ayaa sheegay in maqaamka Muqdisho la doonaayo in ay ka tashaddaan Shacabka iyo Siyaasiyiinta gobolka Banaadir, waxa uuna tilmaamay in Maqaamka uu yahay qodob Dastuuri ah, balse laga wadatashto qaabka loo gaari lahaa hirgalinta maqaamkaas. Haddalka Boorsaani ayaa kusoo beegmaaya xili Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo uu si lama filaan ah xilka uga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Taabit oo lagu eedeeyay inuu waday qorsho lid ku ahaa Xukuumada Somalia. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Boorsaani oo ka sheekeeyay xanuunka uu leeyahay xil ka qaadis aanan laguugu wargalin appeared first on Caasimada Online.
  5. LASANOD—Somaliland’s Vice President, Hon. Abdirahman Sayli’i and Tukaraq town traditional elders agreed to decentralize power to the township according to a meeting the VP held with elders on Monday. The VP met with intellectuals and traditional chiefs met in Lasanod, Sool’s provincial capital have seen the need to rebuild the town which has not seen the reconstruction projects for the last 27 years. The Deputy President and the elders have reached a common understanding in carrying projects aimed at improving access to education, health and most of all that the elders should play a huge role in cooperating with Somaliland authority in maintaining law and order in the town following the expulsion of militia soldiers backed by Puntland. The two sides have agreed that the tax revenue office which now is in Lasanod should be moved to the town.
  6. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada marti qaad ugu sameeyay Gudoomiyayaasha Degmooyinka Jubbaland iyo xubno maamul oo maalmahan Kismaayo u joogay Barnaamijka Hormarinta Degmoyinka oo ay fulinayso Wasaarada Arimaha Gudaha. Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Maxamed Warsame Darwiish ayaa sheegay in Degmooyinka xorta ah ay ka bilaabayaan dhawaan shaqooyin la xiriira hormarinta Bulshada sida Caafimaadka Waxbarashada biyaha iyo jidadaka iyadoo lala kaashanayo maamulada Degmooyinka iyo Bulshada. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in qorshaha xormarinta Magaalooyinka uu saldhig u yahay hanan furan oo loo wajahayo adeegyada Bulshada isla markana dhinacyo badan laga eegayo. Waxaa uu hoosta ka xariiqay in kaabayaasha dhaqaalaha la kobcinayo iyadoo la hirgalinayo qorshaha kobcinta dhaqaalaha oo Wasaarada Maaliyadu ay garwadeen ka tahay. Madaxweynahu wuxuu xusay in amaanka deeganada xorta ah oo wanaagsan lagaga faa”iidaysan doono in la hormariyo Bulshada. Isagoo ka hadlayay hananka hirgalinta golayaasha deegaanka ayuu Madaxweynahu sheegay in ay meel wanaagsan marayso dardar galinta hawshan oo Wasaarada Arimaha gudahu ay gacanta ku hayso. Deegaanada Buurdhuubo iyo Dhoobley ayuu Madaxweynahu xusay in golayaasha deegaanka ay xubno ku yeelan doonan wixii farsamo ahaan dhimana la dhamaystirayo.
  7. Hobyo (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa dhagax-dhigay dhismaha Dekedda Hobyo iyo waddo laami ah oo isku xiri doonta magaalooyinka Hobyo, Cadaado iyo Caabudwaaq. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey shacabka isugu soo baxay soodhaweyntiisa ayaa sheegay in Hobyo oo deked ay saldhig u noqoneeyso horumarka Galmudug iyo guud ahaan Gobollada Dhexe ee dalka. Sidoo kale, Farmaajo ayaa kahor inta uusan gaarin Hobyo, waxa uu ku hakadey magaalada Cadaado, halkaas oo uu kulamo wadatashi ah kula qaatay odayaasha dhaqanka deegaanka. Madaxweyne Farmaajo ayaa wadatashiyo uu la yeeshay madaxda iyo wax-garadka Galmudug, waxa uu sheegay in Baarlamaanka Galmudug uu kusii shaqeynayo magaalada Cadaado, isagoona ugu baaqay culimada, odayaasha dhaqanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug in ay sii amba qaadaan dadaallada lagu xallinayo tabashooyinka bulsho ee deegaanka, si loo xaqiijiyo maamul horumarsan oo ka tarjumaya Galmudug oo mideysan. “Waxaan rabnaa in aad ogaataan in aan la idin ka tagin, Baarlamaanka Galmudug halkan ayuu ku sii shaqeynayaa. Sidoo kale Wasaaradaha Dowladdu waxa ay ku shaqeynayaan halkan iyo deegaanno kale oo kamid ah Galmudug, annagoo taas uga dan leh in uu noqdo maamul la wada leeyahay.” Madaxweynaha Somalia, ayaa ku bogaadiyey wax-garadka iyo masuuliyiinta Galmudug sida ay ugu heellanyihiin wada-hadalka, isu tanaasulka iyo is-ogalaanshaha, taas oo horseedaysa midnimo iyo wadajir. Dhanka kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa dhagax dhigey dhismaha garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Caabudwaaq iyo Cadaado. Halka uu dhagax dhigey Xabsi Dhexe oo laga hirgelinayo deegaanka Bangeelle oo hoos yimaada degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud. Ugu dambeyn, Madaxweyne Farmaajo ayaa Tobankii casho ee u dambeysay ka waday Gobollada Mudug iyo Galguduud, Dadaallo iyo Wada-tashiyo ku saabsan dardargelinta Nabadeynta iyo dib-uheshiisiinta, oo asaas u ah socdaalka uu Madaxweynuhu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Farmaajo oo dhagax-dhigay dhismaha Dekedda Hobyo ee Gobolka Mudug appeared first on Puntland Post.
  8. Xerada ciidanka Daraawiishta Puntland ee 54-aaad ee magaalada Garowe ayaa maanta laga bilaabay diiwaan galinta iyo mushaarsiinta ciidankii dowladda Puntland ay ku wareejisay dowladda federalka Soomaaliya. Guddi ka socda dowladda federalka Soomaaliy ayaa howshaan ku bilaabay 300 askari oo ciidankaan katirsan, halka ciidanka inta kalena loogu tagidoono gobolada kale ee Puntland. Mushaarka ciidankaan lasiinayo ayaa ah 100 dollar halkii askari, iyadoo loosoo marinayo Bankiga Amal. Sarkaal ciidanka katirsan ayaa Puntlandi u sheegay in qorshahaani uu qeyb ka ahaa heshiiskii dowladda Puntland iyo dowladda federalku wada galeen ee ku aadanaa in ciidamadaan ay kamid noqdaan ciidanka xoogga dalka. Puntlandi.com
  9. Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, ayaa dhagax dhigay dhismaha Dekedda Hobyo iyo waddo laami ah oo isku xiri doonta magaalooyinka Hobyo, Cadaado iyo Caabudwaaq. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey shacabka isugu soo baxay soodhaweyntiisa ayaa sheegay in Hobyo oo deked ay saldhig u noqoneeyso horumarka Galmudug iyo guud ahaan Gobollada Dhexe ee dalka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kahor inta uusan gaarin Hobyo, waxa uu ku hakadey magaalada Cadaado, halkaas oo uu kulamo wadatashi ah kula qaatay odayaasha dhaqanka deegaanka. Madaxweynaha ayaa wadatashiyo uu la yeeshay Madaxda iyo Wax-garadka Galmudug, waxa uu sheegay in Baarlamaanka Galmudug uu kusii shaqeynayo magaalada Cadaado, isagoona ugu baaqay culimada, odayaasha dhaqanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug in ay sii amba qaadaan dadaallada lagu xallinayo tabashooyinka bulsho ee deegaanka, si loo xaqiijiyo maamul horumarsan oo ka tarjumaya Galmudug oo mideysan. “Waxaan rabnaa in aad ogaataan in aan la idin ka tagin, Baarlamaanka Galmudug halkan ayuu ku sii shaqeynayaa. Sidoo kale Wasaaradaha Dowladdu waxa ay ku shaqeynayaan halkan iyo deegaanno kale oo kamid ah Galmudug, annagoo taas uga dan leh in uu noqdo maamul la wada leeyahay.” Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey wax-garadka iyo masuuliyiinta Galmudug sida ay ugu heellanyihiin wada-hadalka, isu tanaasulka iyo is-ogalaanshaha, taas oo horseedaysa midnimo iyo wadajir. Dhanka kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa dhagax dhigey dhismaha garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Caabudwaaq iyo Cadaado. Halka uu dhagax dhigey Xabsi Dhexe oo laga hirgelinayo deegaanka Bangeelle oo hoos yimaada degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tobankii maalmood ee u danbeysay ka wadey gobollada Mudug iyo Galguduud, dadaallo iyo wadatashiyo ku saabsan dardargelinta Nabadeynta iyo dib-uheshiisiinta, oo asaas u ah socdaalka uu Madaxweynuhu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka.
  10. Muqdisho-(Caasimadda Online)-wararka ka imaanaya deegaanka KM 13 ee duleedka magaaladda muqdisho ayaa sheegaya in lala eegtay ciidamo katirsan kuwa dowladda soomaaliya oo halkaas marayay. qaraxa oo nuuciisua ahaa miinooyinka dhulka lagu aaso kaas oo lala beegsaday gaari aysaarnaayeen ciidamada dowladda. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Caasimaada Online u xaqiijiyeen in qaraxaas ay ku geeriyoodeen ku dhawaad 5 Askari oo ka mid ahaa Ciidamadii qaraxa lala eegtay waxaana sidookale jira khasaare dhaawac ah oo soo gaaray dad Rayid ah oo goobta marayay. Ciidamadda ayaa rasaas oodakaqaaday Qaraxa kadib in kastoo aan la ogeyn khasaaraha ay ugeysatay rasaastaas dadka rayidka ah. waxaa caadi kusoolaabtay isko socodka dadka iyo Gaadiidka oo hakad galay markii uu qaraxa ka dhacay Deegaanka KM13 . Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  11. Hobyo-(Caasomadda Online)-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Dekedda Magaalo Xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug. Maamulka Galmudug ayaa horay u sheegay in Dekeddaan ay tahay mid muhiim u ah ilahooda Dhaqaallaha, isla markaana ay doonayaa in lagu dayac tir lagu sameeyo, waxayna intaas ay ku dareen in ay dardargelin doonaan Dhismaha Dekedda Hobyo. Madaxweynaha ayaa waxaa uu sidoo kale maanta soo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado isaga oo Odayaasha dhaqanka Cadaado ku qanciyay in ay taageeraan heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna ay horay u diideen iyaga oo ku beddelanaya in Magaalada Cadaado ay noqoto xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Madaxweynaha ayaa sidoo kale meel fagaare ah kula hadlaya shacabka Hobyo, iyadoo lagu wado in madaxweyne Farmaajo uu soo gabagabeeyo safarkii uu ku marayey deegaannada Puntland iyo Galmudug. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post SAWIRRO:-Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dakada Magaalo Xebeedka Hobyo. appeared first on Caasimada Online.
  12. Erigavo – At least 17 persons have been killed in Dararweyne of Sanaag region after fighting erupted few days ago between two clans. This is not the first time that these two clans have fought over resources, boreholes , land and a recurring past feud. The government has sent security forces last year to secure the borders of grazing areas used by both clans. This has not prevented the current fighting that has left 17 persons dead as confirmed to us by the locals. Clan elders also mediated between the two clans but it seems the conflict is not going away unless a permanent solution is found. Medeshi
  13. Afgooye-(Caasimada Online)-Kooxda Al-shbaab sheegtay in ay qasaaro xoogan gaarsiyeen kolonyo ciidamada nabad ilaalinta ujooga soomaaliya ee AMISOM kuwaas oo marayay waddada u dhaxeysa Shalanbood iyo Ceelwareegow ee Gobolka Shabeellaha hoose. wararku waxa aysheegayaan Ciidamada AMISOM oo ka baxay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose kuna siijeeday magaalada Marka in ay jidka u galeen kooxo hubaysan oo katirsan Al-shabaab halkaas oo uu dagaal ku dhexmaray. Al-shabaab waxaa ay sheegeen in labo ka mid ah Gaadiidka AMISOM oo uu midi Booyad yahay ay gubeen halka kan kalena uu yahay nooca Ciidamada qaada ee Towga loo yaqaan. marka laga sootago sheegasha Al-shabaab Majiraan ilo ka madaxbanaan oo xaqiijinaya weerarka ka dhacay Wadada xiriirisa Shalambood iyo ceel Wareegoow ee Gobolka Shabeellaha hoose. Intabada ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta ujooga ayaa lakulma weeraro gaadmo ah oo ay kalakulmayaan kooxda Al shabaab ee kadagaalanta wadanka soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kooxa Al-shabab oo sheegay in ay AMISOM gaadiid uga gubeen shabeellaha hoose appeared first on Caasimada Online.
  14. Lug haye (Puntlandi) Tahriibayaal ka tagay gobolada Somaliland, ayaa lagusoo warramayaa inay Miino kula qaraxday degmada Lug-haye ee gobolka Awdal, sida ay sheegeen masuuliyiin la hadlay warbaahinta. Warsidaha Puntlandi ayaa ogaaday in gaari ay la socdeen Tahriibayaashu ay Miinadu la kacday, waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 20 kamid ah dadkaan, ma jiraan wax dhimasho ah. Booliiska gobolka Awdal ayaa la sheegay inay u gurmadeen dadkaan, iyadoo sidoo kale gacanta ku dhigay kuwii ka badbaaday halka qaar kalena ay baxsadeen. Tahriibayaasha ayaa isugu jiray rag iyo dumar waxay u socdeen dalka Yemen ee colaaduhu aafeyeen, iyagoo doonayay inay halkaas ugasii gudbeen Dalka Suudaan, kadibna Libya. Puntlandi.com
  15. Somaliland occupies an area of 176,120 square kilometers. The country is rich in natural resources such as abundant marine life, livestock, rare minerals and vast unexploited arable lands. There are also highly prospective hydrocarbons exploration works going on in many Somaliland regions. Tourism is another promising means of economic growth for Somaliland, because it is a peaceful country with beautiful and breath-taking landscape, and it has hundreds of miles of untouched white sand beaches. Somaliland is host to many archeological sites. Not only have that, but thanks to Somaliland’s geographic location, it can easily serve as one of the best trade and air travel hubs in the world. Nonetheless, the Somaliland economy is still very much dependent on the export of livestock to the Gulf countries, which is a fly-by-night market. In the recent decades, Somaliland was harshly affected by the global warming blight. The occurrences of repetitive droughts have become a pattern of normalcy in this country. There are ongoing debates in Somaliland on ways to prevent or ameliorate the unforgiving effects of future droughts, but so far, there is no concurrence on a tangible plan. Even worst, the country is ailing with ever-growing inflation. In the short term, there are inescapable few steps that the government must take to perk up its national economy and bring inflation to its knees. 1. Trade disparity with Ethiopia Ethiopia is one of the closest allies and neighbors of Somaliland. It is a landlocked country and Somaliland is one of its gateway countries to the world. Furthermore, Somaliland acts as security buffer zone for Ethiopia. Somaliland is the number one importer of Ethiopia products, not only Kat, but it also imports other agricultural products from Ethiopia. On the other hand, Somaliland exports nothing to Ethiopia and this is a leading root cause of the skyrocketing inflation in Somaliland. Consequently, this Ethiopian export surplus must be brought down to an acceptable level, because the Somaliland economy will no longer be able to tolerate this Ethiopian trade inequality. For those reasons, the Somaliland-Ethiopian economy and security cannot be easily divorced from one another, thus there needs to be a fair trade agreement between these two sisterly countries. Somaliland needs to become a major supplier of much needed marine products to Ethiopia. The government must seek and encourage both national and international investors to jump in and invest in the Somaliland’s seafood production industry. Somaliland needs both local and international investor in the fisheries and salt production sectors. For example, we need people to invest on the fishing infrastructure such as cold storages, transportation means and seafood processing factories. This project can easily get off the ground; it will create jobs, will earn hard currency for the country and it will likewise reduce inflation. 2. The Kat (Qat) Problem One fact that is recognized by all is the negative impact of Kat on the Somaliland economy. The government has to look at ways of regulating the Kat imports. The quantity of Kat imports can be limited, tax hikes can be introduced, and it can only be permitted to be imported by air. This will boost the government revenues and keep a strict watch on the quantities of Kat coming into the country. There must be an enactment of regulations, were by Kat is not allowed to be sold inside major cities and towns. Special Kat markets must be created in the outskirts of cities and towns. These will dramatically reduce the availability, accessibility and consumption of Kat. Members of the armed forces and civil service must be prohibited to use Kat. These regulations will equally trim down the health, social and economic tribulations to the Somaliland society. 3. Agriculture and Livestock Another short term project that needs to start as soon as possible is in the area of agriculture and livestock. These two economic areas are mutually dependent on water supplies. First and foremost, the government must think of ways of reasonably exploiting its underground water and not only that but it must also efficiently and properly manage its rain waters. The government must send experts to examine the visibility of rehabilitating the Chinese wells along the Burao – Somalia road. Finally, livestock markets other than the Gulf countries must be explored. 4. Reduction of Taxation on the imports To generate more revenue, the taxation on imported goods must be reduced, this by itself will increase the volume of imported goods through Somaliland ports and as consequence Somaliland ports will be able to compete with other ports in the region. 5. Investment on light industry Somaliland needs to invest on light industry; it spends millions of dollars annually on imported produce. One good example is the imported cement. There is abundance of good quality deposits and in the vicinity of Berbera port. Somaliland can single handedly supply the regional needs of cement, but instead it pays hard currency to import cement from elsewhere. Some will argue that with the current energy costs it is impossible to establish a fully fledged light industry in this country. That supposition is completely wrong, because we can obtain a low cost energy and reduce our dependency on foreign oil by utilizing our Allah given renewable energy such as solar energy. In conclusion, I think these baby steps will go a long way in improving the Somaliland national economy and will bring the inflation numbers to the bottom. These projects will also alleviate our dependency on foreign imports, create jobs and will increase our chances of attaining food security. Dr. Yusuf Dirir Ali, MD E-mail: drdirir@gmail.com
  16. Awdal-(Caasimadda Online)-Gaari xamuul ah oo ay saarnaayeen dhalinyaro usocotay tahriib ayaa miino kula kacday degaanka Lughaya ee Gobolka Awdal. Axadii lasoo dhaafay ayay ahad markii Dhallinyaro ka kalayimid Magaalooyinka Hargeysa,Burco Boorama iyo goobo kale oo ka mid ah Maamulka Somaliland ayey miino kula qaraxday degaanka Lughaya ee Gobolka Awdal. Guddoomiye ku xigeenka Degaanka Lugahaya ee Gobolka Awdal Cumar Maxamed Dhimbiil ayaa sheegay in Miinadaasi ay ku dhaawacmeen qaar ka mid ah dhallinyaradii gaariga la socotay balse khasaare nafeed oo kale uusan ka dhalan. Waxaa uu sheegay in Gaari weyn oo ay Dhallinyarada la socdeen ay Miinada qabsatay iyada oo maamulka degaanka ay qaar ka mid ah dhallinyaradaas gacanta ku dhigeen. Waxaa uu xusay in Dhallinyarada oo u tahriibaysay dalka Yemen ay gaarayeen 40 Qof islamarkaana 15 ka mid ah ay qabteen kuwaas oo dhaawac iyo kuwo bad qaba isugu jira. Cumar waxaa uu sheegay in 25 ka mid ah dhallinyarada ay ku baxsadeen doontii ay markii horeba doonayeen in ay ku tahriibaan,taas oo ula carartay dhinaca xeebaha Dalka Yemen oo uu ku wajahan yahay Tahriibkooda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin kasaaharaha kadhashay gaari xamuul ah ay saarnaayeen dhallinyaro tahriib u socday oo ay miino kula qaraxday . appeared first on Caasimada Online.
  17. Hobyo-(Caasimadda Online)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug Wefdiga Madaxweynaha waxaa ka mida Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo xubna ka socda labada Golle ee Dowlada Soomaaliya. Xildhibaano, Wasiiro,Masuuliyiin kala duwan iyo Bulshada Magaalada Hobyo ayaa si diiran u soo dhaweeyay Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya iyadoo Ammaanka Magaalada Hobyo siweyn loo adkeeyey waxaana lafilaya wafdiga madaxweyanaha in uu kulamo la qaato masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweyne Farmaajo ayaa wada dadaallo iyo wadatashiyo ku saabsan dardargelinta hawlaha dib u heshiisiinta iyo nabadeynta oo saldhig u ah qorshaha socdaalka uu ku maray qeybo ka mid ah gobollada dalka. Madaxweyne ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Cadaado oo uu Maanta tegay,waxaanalafilayaa inta uu ku sugan yahay magaaladda Hobyo in uu xariga ka jari doono dekada Magaalada Hobyo oo ladoonayo indib loo furo. DAAWO SOODHAWYNTA MADAXWEYNAHA EE MAGAALADA HOBYO Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Sawirro:-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Sidiiran Loogusoo dhaweeyay Magaalada Hobyo appeared first on Caasimada Online.
  18. In ka badan 20 ruux ayaa ku dhintay,ugu yaraan 30 kalena waa ku dhaawacantay dagaal Maalintii Axadda ka dhacay degaanka Darar-weyne ee gobolka Sanaag,sida ay sheegeen mas’uuliyiinta gobolka. Dagaalka oo u dhexeeya laba beelood ayaa ka bilowday nin si bareer ah loogu dilay halkaas,wuxuuna salka ku haya aanooyin qabiil oo mar heshiis laga gaaray,laakiin dib u soo cusboonaaday. Wararka aan degaanka ka helayno ayaa tibaaxaya in dhimashadu ay hal dhinac u badantahay,taasoo sii adkaynaysa xal nabadeed oo laga gaaro colaadda. Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in ciidan la dhexdhigay beelaha dagaallamay,balse nabadoonnada iyo cuqaasha degaanka ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu hubaynayo hal dhinac. Suldaanka guud ee salaadiinta Somaliland, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu hubaynayo hal dhinac oo ah beeshiisa,islamarkaana uu ciidankii dowladda u adeegsanayo dagaal beeleed. Suldaan.Maxammed Suldaan Cabdulqaadir oo hadalkiisa sii wata ayaa Muuse Biixi ku tilmaamay madaxweyne qabiil oo aan u dhexayn dhammaan shacabka Somaliland,waxaana Suldaanku ku hanjabay dagaal ka dhan ah Muuse biixi iyo beeshiisa. Halkaan ka daawo. PUNTLAND POST The post Daawo:Muuse Biixi oo lagu eedeeyay in uu hal dhinac la saftay dagaalkii Dararweyne. appeared first on Puntland Post.
  19. Machadk AL- ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland ugu bishaaraynayaa inuu soo kordhiyay hab cusub oo Online ah (Maqal iyo Muuqaal) oo aad Qur’aan iyo Culuumtiisa ku dhigan karto, adigoo jooga goobkasta. Machadk AL- ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa waxaa wax ku baran kara Caruur iyo Waalidba waxaana ka helaysaa barashada Higaada carabig. Barashada Qur’aanka Kariimka ah. Tajwiidka [qurxinta quraanka] & ducooyinka Caqiidada Islaamka. Fiqiga iyo Axkaamta Siirada Rasuulka [taariikhda islaamka] Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah Xadiiska Nabiga SCW Luqada Carabiga, Somaliga, iyo dhamaan Culuumta barashada Diinta Islaamka. Machadk AL- ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa waxaa casharadu ku baxayaan ONLINE IYO IMAANSHO, wuxuuna ku yaalaa Magaalada Garowe ee caasimada Puntland, waxaana diyaar kuugu ah Macalimiin Soomaali ah oo Aqoon iyo Khibrad sare u leh dhigista Quraanka Kariimka iyo Culuumta Diinta islaamka. Machadku waxa uu qaadanayaa arday cusub oo isugu jirta Bilow, Dhexdhexaad Iyo Dhamaystir intaba waxbarashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah! Machadkan waxaa loogu tala galay Walaalada Soomaaliyeed ee Qurbo Jooga ah. Macadku wuxuu habka Online-ka ah wax kuugu baraayaa dhamaan baraha Bulshada (Social media) sida Skype, Viber, Whats App, Youtube iyo sidoo kale Telephone free ah oo aad Dal iyo Dibad ka soo wici kartid lagaana soo wici karo WIXII FAAHFAAHIN DHEERAADA WAXAAD KALA XIRIIRI KARTAA: Tel+252906790745/+252661703694 Whets App number +252907512121 Vibe number +252907512121 Skype: alitqaan114@outlook.com Email kadiid8@gmail.com The post Garowe:- Macadkha Al- ITQAAN ee barshada Qur’aanka oo hab Online oo casri ah soo kordhiyay appeared first on Puntland Post.
  20. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dhameeyay Qilaafaadkii u dhaxeeyay Gal-Mudug iyo Odyaasha Cadaado. Madaxweynaha oo gaaray Cadaado ayaa ku dhawaaqay in magaalada Cadaado ay fadhiisin u noqon doonto Xildhibaanada Baarlamaanka. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in Xildhibaanada Federaalka doorashooda ay ka dhaceeyso magaalada Cadaado. ugu Dambeeyntii Madaxweynaha ayaa sheegay in inta sida rasmiga ah caasimada loogu rari doono Magaalada Dhuusamareeb uu maamulka Gal-Mudug ku shaqeeyn doono Cadaado. Arintaasi ayaa meesha ka saartay khilaafkii u dhaxeeyay Odoyaasha Cadaado iyo maamulka Gal-Mudug kaasi oo ay qaadaceen dhowaan shirkii ka dhacay Dhuusamareeb. Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Hobyo halkaasi oo si weeyn loogu soo dhoweeyay. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Madaxweyne Farmaajo oo soo Afjaray Khilaafkii Gal-Mudug iyo Odoyaasha Cadaado appeared first on Puntland Post.
  21. Cadaado-(Caasimadda Online )-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehelinaya Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo masuuliyiin heer gobol iyo heer degmo. Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan laqaatay Odayaasha Magaalada Cadaado ayaa sheegay in Magaalada Cadaado ay noqoneyso xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Madaxweyne somaaliya Farmaajo,Madaxweynaha Galmudug xaaf iyo madaxa Xukuumadda Galmudug shaakir ,ayaasi wadajir uga sheegay Magaalada Cadaado in ay fadhiga Baarlamaanka ahaaneyso halka Caasimadda Galmudugna ay tahay Dhuusamareeb. waa booqashadii labaad oo madaxweynaha kutago caddado waxa uuna doonayaa in uu kaqanciyo wiixii ay tabanayeen odayaasha beesha cadaado waxa uu sidookale soo hadal qaaaday in cadaado loodhisi doono garoon diyaaradeed iyo Xabsi,halka Dekaddana lagadhisayo Magaalada Hobyo oo uu maanta tagayo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaxweyne Maxamad C/laahi Farmaajo Oo Ku dhawaaqay Maqaamka Ay yeelan doonto magaaladda Cadaado. appeared first on Caasimada Online.
  22. Madaxweyne Farmaajo oo maanta Cadaado gaaray ayaa sheegay in Cadaado noqonayso xarunta barlamaanka Galmudug, isagoo go’aan ku qanciyay beesha Cadaado oo dhawaan kasoo horjeestay heshiis Xaaf iyo Shaakir. Farmaajo ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu ku sii shaqeyn doono Cadaado inta laga diyaarinayo Caasimadda Dhuusamareeb. Goobta looga dhawaaqay arintan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Nabadoonada iyo Waxgaradka Cadaado oo tabasho ka qabay heshiiska Ahlu sunno iyo Galmudug. Go’aankaan kadib, madaxweyne Farmaajo iyo madaxweyne Xaaf ayaa u safray magaalada Hobyo ee gobolka Mudug. Puntlandi.com
  23. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow Gaaray Magaalada Cadaado. Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkaan waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha Gal-Mudug Madaxweyne ku xigeenka iyo Madaxa Xukuumada. Madaxweynaha ayaa si baalaran loogus oo dhoweeyay Magaalada Cadaado waxaana halkaasi kaga sii horeeyay Xildhibaano iyo Wasiirada Gal-Mudug. Madaxweynaha ayaa xalin doono khilaafaadka soo kala dhaxgalay Gal-Mudug iyo Odoyaasha dhaqanka Cadaado. Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa isla maanta tagaya magaalada Hobyo. Faah Faahinta dib kala soco insha allah Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Cadaado appeared first on Puntland Post.
  24. The dromedaries paraded down a dusty racetrack as judges rated the size of their lips, cheeks, heads and knees. Crowds of men watched from the bleachers, hooting when the beasts representing their own tribe loped down the track. Source: Hiiraan Online
  25. DAVOS,(HOL)-Somalia prime minister, Hassan Ali Kheire will be attending the World Economic Forum's (WEF) which is scheduled to kick off Tuesday in Davos Switzerland. Source: Hiiraan Online