Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,173
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The African Union mission in Somalia’s planned withdrawal of 21,000 troops from the extremist-threatened Horn of Africa nation by 2020 cannot be met without urgent help from the international community, the mission’s chief said Saturday. Source: Hiiraan Online
  2. File Photo: Egypt’s President Abdel-Fatah El-Sisi. Egypt’s President Abdel-Fattah El-Sisi arrived in Ethiopia’s Addis Ababa on Saturday to participate in the 30th Ordinary Session of the Assembly of Heads of State and Government of the African Union, which is taking place from 22 to 29 January. Egyptian presidency spokesman Bassam Rady said in a statement that El-Sisi is set to meet with Angola’s new President João Lourenço to discuss boosting bilateral ties as well as the latest developments in Africa and the region. El-Sisi will also chair today a meeting by the Peace and Security Council (PSC), the AU body in charge of maintaining continental peace and security, which Egypt is heading throughout January. The statement said that the meeting would involve discussions of the “comprehensive approach on combating the threat of terrorism in Africa,” as terrorism represents a threat that requires strengthened joint African efforts to combat. El-Sisi will also participate in the New Partnership for Africa’s Development (NEPAD) Summit in the AU. NEPAD is a socio-economic development flagship programme adopted by the AU since 2001 with the aim of addressing the challenges of poverty, development and Africa’s marginalisation internationally. The 30th Ordinary Session is being held under the theme “Winning the Fight against Corruption: A Sustainable Path to Africa’s Transformation.” On the sidelines of the summit, Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry held a series of talks with African counterparts in the Ethiopian capital on Thursday and Friday, including the foreign ministers of Ghana, Mali, Zimbabwe, Sudan, Djibouti, Kenya and Malawi. Al Ahram
  3. The stand-off between Somaliland and Puntland forces at Tukaraq hamlet in Sool reminds Somalis of what Somalia and Ethiopia were going through more than thirty years ago: a conflict based on border dispute. Whereas the Ethiopian-Somali territorial dispute was between two sovereign states, the territorial dispute between Somaliland and Puntland is raging within a sovereign state. Source: Hiiraan Online
  4. Muqdisho-Caasimada Online)-goordhaw ayay ahad markii Ciidamada nabadsugidda dowladda soomaaliya aya xabsiga dhigeen Mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga Wadajir oo uu hoggaamiye u yahay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Ciidamada Ammaanka gaar ahaan Nabad Suggida ayaa la sheegay in ay xireen Kamaal Guutaale iyo sidoo kale Sayid Cali oo labaduna oo ka mid ah xubnaha firfircoon ee xisbigaasi. Kamaal Guutaale iyo sidoo kale Sayid Cali ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday dacwad ka dhan ah Mas’uuliyiin ka tirsan oo ku aadan weerarkii lagu qaaday Guriga Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Siyaasigga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa xaqiijiyay in ay xoriyadoodii dib u heleen Kamal Gutale gudoomiyaha xisbiga Wadajir iyo Sayid Cali Macalin Cabdule xoghayaha xisbiga Wadajir, Shakuur wuxuu ka mid yahay madaxda xisbiga Wadajir. Labadaan nin ayaa waxaa maanta Muqdisho ku xiray ciidamadda Nabad Sugida. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Deg-Deg-Kamaal Guutaale iyo Sayid Cali Oo dib xuriyadoodi uhelay appeared first on Caasimada Online.
  5. A federal judge in Miami ruled Friday that his court has jurisdiction to hear a lawsuit challenging the deportation of 92 Somalis who are in detention centers in Florida. Source: Hiiraan Online
  6. Al-Shabaab has been weakened financially, militarily and politically in the past year, the top United Nations official for Somalia said in an interview with the Nation. Source: Hiiraan Online
  7. Ciidamada dowladda soomaaliya ayaa goordhaw xabsiga dhigay Mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga Wadajir oo uu hoggaamiye u yahay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Ciidamada Ammaanka gaar ahaan Nabad Suggida ayaa la sheegay in ay xireen Kamaal Guutaale iyo sidoo kale Sayid Cali oo labaduna oo ka mid ah xubnaha firfircoon ee xisbigaasi. Kamaal Guutaale iyo sidoo kale Sayid Cali ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday dacwad ka dhan ah Mas’uuliyiin ka tirsan oo ku aadan weerarkii lagu qaaday Guriga Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. xilibaan mahad salaad ayaa canbaareeyay falka ay ciidamada nabadsugidda kula kaceen masuul ka tirsan xisbiga wadajir Xilibaanka oo firiin uu soodhigay bartiisa facebooga waxa uu kusheegay in uu yahay mid shaci daro ah ” Waa wax aad iyo aad looga xumaado in dalka dib loogu celiyo nidaamkii kaligiis taliyaha ahaa. Waxaa sidoo kale ayaan daro labaad ah in ciidamadii amniga ee loo tababaray difaaca shacabka iyo la dagaalanka cadowga in loo adeegsado caburinta siyaasiinta iyo burburinta nidaamka dimuquraadiga ah ee ka hano qaaday Soomaaliya sanadihii la soo dhaafay” ayuu hadalkiisa kusoo gaabiyay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Mahad salaad oo xarigii loo gaystay Kamaal Guutaale iyo Sayid Cali ku tilmaamay mid kalilitalisnimo ah appeared first on Caasimada Online.
  8. Mogadishu (HOL) - International Organisation for Migration (IOM) this week opened an office in Dallow town of Gedo region aimed at responding to the large scale of displacement due to drought and insecurity. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (HOL) - Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo will on later Saturday travel to Addis Ababa to attend African Union Summit. Source: Hiiraan Online
  10. President Uhuru Kenyatta on Saturday met UN Secretary-General António Guterres and discussed peace initiatives in South Sudan and Somalia. Source: Hiiraan Online
  11. Mogadishu (HOL) - A suspected Al-Shabaab militant died of suffocation in Mogadishu central jail after he was allegedly put in a container, a relative confirmed Saturday. Source: Hiiraan Online
  12. The U. S. drone strikes against the Al Shabaab in Somalia are “eradicating” these jihadist militants, said the head of the African Union mission in the country (Amisom) on Friday. Source: Hiiraan Online
  13. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntlan Maxamed Cali Faarax ayaa maanta si rasmi xilkiisi ugala wareegay agaasimihi hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Maxamed C/Qaadir Cismaan .halka isagana uu ku wareejiyay xilkiisii agaasima Guud ee Wasaaradda Cadaalada,Diinta iyo awqafta. Xaflad xil wareejin ah oo ka dhacay xarunta Waxbarashada ayaa waxaa kasoo qeyb galay wasiirka waxbarashada,Wasiir ku xigeenka Waxbarshada iyo Wasiir Dowlaha Waxbarashada iyo wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaalada Puntland iyo dhaamaan Shaqalaha Wasaarada Waxbarashada iyo Hay’addaha Tageera Waxbarashada. ugu horayn Waxaa afka shaqalaha ku hadlay Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Asmaa C/qaadir Maxamed. Waxay ka hadashay warbixino miisaan leh Shaqaalaha Wasaaradda ka war bixiyey isagoo ka codsaday sidii ay ula shaqeeyeen iyo si ka fiican inay u gacan siiyaan agaasimaha cusub ee ay Wasaaraddu yeelatay, waxaa kale oo uu ka codsaday Hay’adaha ka shaqeeya waxbarshada inay soo dhoweeyaan lana shaqeeyaan nidaamka cusub. Wasiir Dowlaha ayaa aad ugu Mahad celiyay hawlihii uu u fududeeyey mudadii uu xilka hayey Agaasimaha Guud,Wasaaradda Waxabarashada ayaa leh Shaqaalle Aqoon iyo khibrad waxbarasho ku ammaanay ina yihiin kuwo waxqabad leh, oo jecel horumarka iyo waxqabadka Dalka. Agaasimihii hore ee Wasaaradda waxbarashada Maxamed C/qaadir Cismaan ayaa sheegay inuu meel wanaagsan gaarsiiyay shaqada xafiiskiisa agaasimaha guud, wuxuuna intaas ku daray inuu waayo aragnimo badan ka qaatay intii uu la shaqeynayay Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare. Waxaana ka dib u Mahad celiyey Madaxweynaha Dawladda Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo igu aaminay xilkaan weyn kaas oo sadex wasaaradood oo ka mid ah Wasaaradaha mugga ku leh Puntland iiga dhigay Agaasime guud, sidoo kalana wada shaqayn aan hagar lahayn aan kala kulmay. Waxaa kale oo aan halkaan uga mahad celinayaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Prof. Abshir Yuusuf Aw-Ciise sida hagar la’aanta ah oo uu iigala shaqeeyay iiguna garab istaagay habsami u socodka Waxbarashada, isagoo mar walba nagu garab siinayay talooyinkiisa, waayo aragnimadiisa iyo hal-abuurkiisa taasoo keentay inay maanta wasaaraddu higsanayso meel fiican hawlo waaweyna ugu fuleen, waxaa sidoo kale u mahad celinayaa Wasiiru dawlaha iyo Wasiir ku xigeenka mudadii aan wada shaqaynaynay. Agaasimaha cusub ee wasaaradda waxbarashada Maxamed Cali Faarax Farmayeeri ayaa isna sheegay inuu ku faraxsan yahay shaqadaan cusub, isagoo u mahad celiyay shaqada uu qabtay agaasimihii hore, wuxuuna balanqaaday inuu si wanaagsan howshiisa ugasoo bixidoono haddii lagu garab lagusii howshiisa. Maxamed Cali Faarax wuxuu sheegay inuu si qadarin iyo xushmad leh ula shaqeyndoona qofka ugu sareeya iyo qofka ugu hooseeeya Wasaaradda Waxbarashada. Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare Prof. Abshir Yuusuf Ciise iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Dr. Maxamed Cali Faarax ayaa xaflada ka jeediyay hadalo isugu jira mahad celin agaasimihii hore iyo soo dhowaynta agaasimaha cusub, waxayna ugu dambayn shahaado sharaf gudoonsiiyeen agaasimihii hore ee wasaaradda waxbarashada oo lagu ammaanay shaqo wanaagiisii. Wasaaradda Waxbarashada Puntland DHAMMAAD The post Agaasimayaasha Cusub ee waxbarashada iyo Cadaaladda Puntland oo xilalka isku wareejiyey. appeared first on Puntland Post.
  14. Taliska qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa magaalada Boosaaso ku soo bandhigay Bambooyinka Gacanta laga tuuro iyo Xabadaha Mootar 60 oo ay ku soo qabteen Howlgalo maalmihii ugu dambeeyey ciidamadu ka sameynayeen gudaha Magaalada. Taliye ku xigeenka qeybta Booliska Gobalka Bari Axmed Jaraale oo saxaafadda qeybteed Boosaaso kula hadlay ayaa sheegay in howlgalada ay sameeyeen sidoo kale ku soo qabteen dad badan , waxaase uu xusay in baaritaano ku socdaan lana tuhun sanyahay. DAAWO SAWIRRADA. Puntlandi.com
  15. Mogadishu (HOL) - Security forces have arrested the chairperson of an opposition party and his associate while the pair were having lunch at a popular hotel in the nation's capital. Source: Hiiraan Online
  16. Muqdisho (Caasimadda Online) –Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga Wadajir oo uu hoggaamiye u yahay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Ciidamada Ammaanka gaar ahaan Nabad Suggida ayaa la sheegay in ay xireen Kamaal Guutaale iyo sidoo kale Sayid Cali oo labaduna oo ka mid ah xubnaha firfircoon ee xisbigaasi. “Waxaa goordhow ciidanka Nabadsugida ee NISA xarig sharci daro ah u geysteen Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Kamaal Guutaale iyo Xoghayaha Xisbiga Mudane Sayid Cali Macalin Cabdulle. Ciidanka xariga gaystay waa kuwii soo weeraray xarunta Xisbiga 17 December. Waa ayaan daro in sharcigii iyo dawladnimadii ay jabhadayn isku bedeshay” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir. Kamaal Guutaale iyo sidoo kale Sayid Cali ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday dacwad ka dhan ah Mas’uuliyiin ka tirsan oo ku aadan weerarkii lagu qaaday Guriga Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Deg deg: Xubno sare sare oo ka tirsan Xisbiga Wadajir oo la xiray iyo xaaladda oo.. appeared first on Caasimada Online.
  17. Muqdisho (Caasimadda Online) – Magaalada Muqdisho ayaa inta la xusuusan yahay waxaa soo maray Duq magaalo iyo guddoomiye gobol banadir oo gaaraya 47, iyadoo 10 kamida ay yihiin Talyaani oo Caasimadda Soomaaliya soo xukumay intii u dhaxeysay 1936 ilaa 1953-kii. Ajnabiga Dr.Compani Romeo, Podesta, 1936 Rag Scarpa, Podesta, 1937 Dr.Sicar, Podesta, 1937 Dr.Barbano Luigi, Podesta, 3-6-1937 Dr.Banidno Marco, Captan Podesta, 1-11-1937 Guliano Sanatore, Podesta, Desembar, 1938 Dr.Pantelli Pietro, Guddoomiye Idman, Febraayo, 1941 Olivieri Aliveri, Guddoomiye Idman, Abriil 1950, Aliviero Enrico, Juun 1950, Madax Maamulkii Muqdisho. Vecco Cario, Madax Magaalada Muqdisho, 1953 Soomaalida 10- Caaqil Axmed Raage Duq Magaalo Sannadjii 1955 Maxamed Sheekh Jamaal Cabdullaahi, Duq Magaalo, 1956 Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, Novembar, 1958 Dr.Keenadiid Axmed Yuusuf, Guddoomiye Idman, 30-kii Agoosto 1962 Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, 2-dii Jannaayo 1966 Cumar Xasan Maxamuud (Istarliin), Duq Magaalo, Febraayo, 1969 Dr.Shariif Maxamed Caydaruus, Duq Magaalo, Maarso, 1969 16 G/Sare Axmed Maxamuud Cadde, Guddoomiye Idman, 20-kii Novembar 1969 G/Sare Cusmaan Maxamed Jeelle, Guddoomiye Idman, 8-dii Disembar 1970 18 G/Sare Xasan Abshir Faarax, Duq Magaalo, 20-kii Maarso 1973 Yuusuf Ibraahim Cali (Abuuraas), Duq Magaalo, Febraayo, 1978 Dr.Cabdullaahi Salaad Warsame, Guddoomiye, May, 1981 G/Sare Xasan Abshir Faarax, Duq Magaalo, 1982 Cali Ugaas Cabdulle, Duq Magaalo, 1987 Sayid Cumar Xaaji Maxamed, Duq Magaalo, 1990 S/Guuto Axmed Jilacow Caddow, Duq Magaalo, 18-kii Oktoobar, 1990 Cabdullaahi Gacal Sabriye, Duq Magaalo, 1991 Cabdullaahi Muuse Xuseen, Duq Magaalo, 2000 Dr.Xuseen Cali Axmed, Duq Magaalo, 2003 Maxamuud Xasan Cali (Cadde), Duq Magaalo, 2005 Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), Duq Magaalada 28-4-2007 Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur Novembar 2008 – Novembar 2009 Eng.Cabdirisaq Maxamed Nuur/ Guddomiyaha Gobolka Banaadir 2009 Maxamud Axmed Nuur Tarsan Duqa Magaalada ahna Gudoomiyaha Gobolka 2010-2013 Xasan Maxamed Xuseen( Mungaab) Duqa Magaalada 2013-2014 Yuusuf Xuseen Jimcaale(madaale) duqa magaalada 2015-2016 Thabit Abdi Mohamed Duqa Muqdisho Ahna Gadoomiyaha Gobolka banaadir 2017 Eng. C/raxmnaan Cumar Cismaan (YariIsow) Duqa Muqdisho banaadir 21 Janaayo 2018 W/D: Axmed Maxamuud Dhicisow The post Akhriso Liiska Magacyada 47 Duq Magaalo oo soo maray Magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  18. A new health facility opens at Adado, a town which locates 25 km north of Borama, Awdal’s provincial capital. The facility is intended to provide healthcare and services to farming communities which falls under the authority of Baki district. Majority of the inhabitants are astrologists and farmers which do not have access to healthcare system. Diaspora community from Adado funded the facility to be constructed after having seen the desperate need of the inhabitants. Former Mayor of Borama, the late Ibrahim Magan Nur has been named as the new health facility center opens. The center opens its doors to more than 7 villages in Baki and nearby areas. The center has been built in line with Somaliland’s ministry of health and consists the following:- Maternity Ward Outpatient room Patient Ward Vaccination Room Pharmacy office Storage facility room The facility is spent up to 45 000 US dollars raised and collected from diaspora community from the region. Government ministers the likes of Agriculture, industry, deputy health minister, governor and Mayor of Borama attended the opening ceremony.
  19. Muqdisho (Caasimadda Online) – Saddex bilood ayaa laga joogaa inta ay maran tahay jagada muhiimka ah ee Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA, kadib markii xilka laga qaaday taliyihii hore C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Dowladda Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre ayaa ku guuleysan waayey in xilka Agaasimaha NISA iyo Taliyaha Booliska ay u helaan shaqsiyaad ay ku aamini karaan, waxaase socda musharixiin fara badan oo xilkan daneynaya. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya inay socdaan ololeyaal lagu doonayo in xilkaasi loogu magacaabo xubno ay kala wataan siyaasiyiin iyo xildhibaannada labada gole, waxaana ka mida: 1– Cabdi Jiinow Calasow: Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sh/dhexe iyo mareeyihii dekadda Muqdisho. Musharaxan ayaa waxaa wata siyaasiyiin uu ka mid yahay Ra’iisal wasaarihii hore ee Cali Maxamed Geedi, waxayna dhowr jeer kulamo kala yeesheen arrintan madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha. 2- C/raxmaan Maxamed Tuuryare: Taliyihii hore ee NISA dowladii uuu hoggaaminayey Xasan Sheekh ayaa ka mida musharixiinta xilka Agaasimaha NISA., waana musharax isaga is wada oo doonaya inuu mar labaad xilkaasi dib u qabto. 3- Maxamed Aadan Koofi: waa agaasimaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed, wuxuuna hore uga mid ahaa saraakiisha NISA isagoo soo qabtay xilka taliyaha NISA ee G/Banaadir, waxaana musharaxnimadiisa riixaya xubno ka mida xildhibannada labada aqal. 4- Bashiir Maxamed Jaamac: Wuxuu hadda ka mid yahay la-taliyeyaasha Madaxweyanaha, isagoo xilkan hore u soo qabtay, waxaana la sheegay inuu taageero ka heysto madaxweyne Farmaajo. Caqabadaha hortaagan magacaabidda xilkan ayaa salka ku haya awood qeybsiga beelaha oo haddii beeshii hore u heysay 4.5 ahaan laga wareejiyo ay saameyn ku yeelaneyso xilal kale, waxaana madaxda sare ee dowladda ay doonayaan inaan xilkan loo magacaabin qof ka mida beelaha Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Yaa loo Magacaabi doonaa Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka NISA..? appeared first on Caasimada Online.
  20. Muqdisho-(Caasimadda Online)-Ciidamo katirsan kuwa dowladda ayaa waxaa qarax lagula eegtay isgoyska fagax ee degmada Yaqshiid gobolkan Banaadir qaraxaan ayaa lasheegay in uu ahaa Bamka Gacanta laga tuuro waxaana la sheegay in lagu weeraray ciidamo oo joogay isgoyskaas. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamada qaraxa lala eegtay ay ahaayeen kuwo ka tirsan Nabad-Sugida Soomaaliya oo fariisin ku leh Isgoyska Fagax isla markaana uu jiro khasaaro ka dhashay qaraxaas. Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmay 5 ruux oo isugu jira Ciidamo iyo Shacab waxaana jirtay rasaas ay fureen ciidamada qaraxa la la eegtay. Isgoyska Fagax ayaa ka mid ah Isgoysyada Mashquulka badan ee Magaalada Muqdisho waxana qaraxa kadib hakad galay isku socodkii dadka iyo Gaadiidka. Xaalada ayaa ah mid degan oo waxana Goobtii uu qaraxy kadhacay weli ku sugan Ciidamada Nabad-Sugida Soomaaliya inkastoo aysan wax war ah ka soobixin Maamulka degmada Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faah Faahin:Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ee Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  21. Wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa maanta kullan gaar ah la qaadatay weriyayaasha iyo warbaahinada ka howgalla degaanada Puntland. Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Qarjab oo kullankaan weriyaaasha uga yeeray ayaa wax la isaga weydiiyay arrimo ku saabsan shaqada weriyayaasha iyo dhaliilo loosoo jeediyay oo ku saabsanaa in ay jiraan weriyayaal iyo warbaahino qora warar been abuur ah oo meel ka dhac ku ah dowladda Puntland. Ugu dambayn, kullankaan ayaa la isku afgartay qodobadaan. Inay dowladda maxkamad la tiigsanayso cid walba oo baraheeda internetla sida facebook ama meelaha ee wararka lagu faafiyo kusoo daabacda warar been abuur ah oo meel ku dhac ku ah dowladda puntland. Wasaaradda warfaafintu waxay sheegtay inay sameynayso goob macluumaadka dowladda laga heli karo, laguna beeninayo war kasta oo been abuur ah. Waxay wasaaraddu warbaahinada puntland ugu baaqday inay kaalintooda muwaadinimo ka qaataan adkaynta amniga Puntland iyo difaaca. Ururka warbaahinta ayaa soo dhoweeyay go’aanadaan waxayna masuuliyiintooda oo kulankaas goob joog ka ahaa ay sheegeen inaysan masuul ka ahayn cid walba oo facebookeeda kusoo qorto warbixin been abuur ah, dowladdana ay tilaabo qaado. Puntlandi.com
  22. Election losers and women have won big after President Uhuru Kenyatta appointed them to the Cabinet in changes announced on Friday. The president also created a new position known as Chief Administrative Secretary (CAS). “Chief Administrative Secretary will broadly be responsible for helping CS to coordinate running of affairs in respective ministries,” Uhuru said. Amina Mohamed was appointed Education CS replacing Fred Matiang’i who has been appointed as the Interior Cabinet Secretary. Matiangi will be assisted by Chief Administrative Secretary Patrick Ntutu (ex-Narok Senator) while Karanja Kbicho was named principal secretary. Rachel Omamo has been retained at the Defence ministry; Cecil Kariuki has been moved to the Health portfolio. Amb Monica Juma was nominated to the Foreign Affairs docket replacing Amina. Ababu Namwamba will be Juma’s Chief Administrative Secretary and Macharia Kamau the Principal Secretary. Rachel Shebesh will join Cabinet, if the name is approved by Parliament, as Youth CAS. PSC chair Magaret Kobia was nominated to the Youth and Gender docket. The Youth and Gender PS will be Lilian Omolo. John Munyes has been nominated the Petroleum and Mining CS, the PS will be Andrew Kamau while Chief Administrative Secretary will be announced later. The Ministry of Devolution will be headed by Eugene Wamalwa, CAS will be Hussein Dado, while Nelson Marwa will be the principal secretary. Mwangi Kiunjuri has been nominated to the Agriculture docket. Former DPP Keriako Tobiko was nominated to the Environment docket with Charles Sunkuli as PS. Chief Administrative Secretary to be announced later. Adan Mohammed has been retained as Industrialisation CS where Betty Maina of the Kenya Association of Manufacturers was nominated as PS. The Ministry of Transport CS will be manned by James Macharia, CAS Chris Obure, and the PS Paul Maringa. The names of the appointees will be forwarded to parliament for vetting and approval. Jubilee Secretary general Raphael Tuju was named Cabinet Secretary without portfolio Star
  23. By: Ms. Farrah Mohumed HARGEISA–The New Somaliland gov’t has decided to increase Khat taxes by 50 percent. This tax increment is aimed at curbing the rising inflation in the country which impacted on the standard of living. The government has implemented the tax increase as Khat importers were demanded to pay the new tax. Somaliland which is not recognized country spends millions of dollars in the consumption of Khat imported from Ethiopia. Economists have pointed out Khat, a herbal stimulant which has impacted on the health of the community is also a strain to the economy. They claim that it is one of the factors that hiked the inflation which has gone out of control in Somaliland. The import duty on Khat is to become 50 % as government is determined to put the act into operational. Khat transporting vehicles began to hide from customs check points and police launched a crack down to Khat which has been sneaked into the country illegally without paying the taxes. The president, Musa Bihi stated that it has introduced tough measures aimed to reduce the skyrocketing food price and inflation which has strained the country’s economy as far as Somaliland is concerned. Although Khat community selling members would raise a concern over the tax increase but the gov’t is adamant that it won’t revoke it.
  24. At least 30 African migrants drowned when their boat capsized off Yemen this week with reports of gunfire being used against those on board, the United Nations said Friday. At least 152 Somalis and Ethiopians were aboard the overcrowded vessel which left Aden in southern Yemen on Tuesday, the UN refugee and migration agencies said in a joint statement. “The vessel is believed to have been operated by unscrupulous smugglers who were attempting to take refugees and migrants to Djibouti, while also trying to extort more money from these refugees and migrants,” according to the statement. The boat turned back and “capsized amid reports of gunfire being used against the passengers”, it said. Migrant drownings between Yemen and the Horn of Africa are recorded much less often than on the route between North Africa and Europe, but IOM spokesman Joel Millman said 87,000 people risked their lives to reach Yemen last year. “There’s a flourishing trade, there’s no question,” he told a regular UN briefing in Geneva. “There’s also an enormous trafficking industry within Yemen – people still heading further on into the Gulf states for work. That’s the reason why many of them are in Yemen at all.” Millman doubted there were large numbers leaving Yemen by boat because most people who were stuck there did not have the means to get away. However, the empty boats making the 240-kilometer return journey clearly created opportunities to ferry people to Africa. AL Sharq
  25. Sebtembar 2, 1945., waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday dagaalkii labaad ee aduunka. Gulufkaas oo ka mid ahaa dagaaladii ugu khasaaraha badnaa ee dunida soo mara, waxaa lagu jabiyey dalal xulufo ahaa (Axis) oo ay ka mid ahaayeen Germany iyo Italy, waxaa ka guuleystay wadamadii loo yaqaanay Alias-ka ee ay hormuudka ka ahaayeen Mareykanka, France iyo Ingiriiska. In uu dhammaado dagaalkaas waxa uu FARAJ u ahaa dalalkii guumeysiga ku jiray xilligaas maadama shuruudihii uu dagaalka ku soo galay Mareykanka ay kow ka ahayd in Ingiriiska iyo Faransiiska xorriyadooda siiiyaan dalalka ay guumeysan jireen. Heshiiskaas waxaa kala saxiixday Raisul Wasaarihii Ingiriiska ee xilligaas. William Churchill iyo Madaxweynihii Mareykanka Franklin Delano Roosevelt ee uu qeylo dhaanta u dirsaday si uu dagaalka u soo galo lana jabiyo Jarmalka oo qabsaday Yurub oo dhan. Heshiiskii labada masuul waxaa ka dhashay axdigii loo yaqaanay Atlantic (Atlantic Charter), oo qodobkii ugu muhiimsanaa ahaa in haddii Mareykanku dagaalka galayo marka la jabiyo Adolf Hitler iyo xulufadiisa la xoreeyo dalalka guumeysiga ku jira. Atlantic Charter waxa uu gogol xaar u noqday aas aaskii Qaramad Midoobe. Dhulalkii Soomaaliya oo ay gacanta ku kala hayeen Ingiriiska, Faransiiska iyo Talyaaniga oo jabay waxaa ka curtay dhaq dhaqaaqii gobonimo doonka oo ay ugu dambeyn heleen 1960-kii labadii gobol ee Koonfur iyo Waqooyi kuwaas oo sameeyey Jamhuuriyaddii Soomaaliya (Somali Republic.). Dowladihii rayidka ahaa ee bilowgii dalka hoggaanka u qabtay waxa ay ahmiyadda kowaad siiyeen sidii loo xorreyn lahaa gobollada maqan, sida Northern Frontier District (NFD) oo uu Ingiriiska gacanta ku hayey, Jibuuti oo uu Faransiiska joogay iyo Soomaali Galbeed oo ay Xabashidu haysatay. Hase ahaatee, maadaama aysan jirin awood markaa saddexdaba lagu wada xoreeyo, waxa ay ahmiyadda kowaad siiyeen NFD., sababtuna waxa ay ahayd Kenya oo qaadashada xorriyadeedu soo dhawaatay, si looga gaaro ayey dowladdii goosatay in iyada xoogga la saaro. Soomaali Galbeed iyaga dan lagama galin maadama Itoobiya in qori caaraddiis looga qaado ma ahane aysan si kale ku ogolaateen, iyada ajandeheeda dib ayaa xiligaas loo dhigay. Hadaba, Jibuuti oo ay qormadeydan ku fooggan tahay ayaan ka hadli doonaa sidii ay xorriyadda ku heshay, dadaaladdii ay u galeen dowladihii rayidka ahaa, tii Militariga iyo sheekaddii dhexmartay Maxamed Siyaad Barre (AUN) iyo Madaxweynihii hore ee Ivory Coast Félix Houphouët-Boigny. Dowladihii rayidka ahaa, middii Kacaanka iyo dadweynuhuba waxa ay ka middeysnaayeen in siyaasad loo maro xorreynta walaaha Jibuuti. Sababaha ugu waa weyn ayaa ahaa in aan la xumeyn xiriirkii lala lahaa Faransiiska oo dal weyn oo saameyn dunida ku leh ahaa iyo iyada oo laga baqay haddii dagaal lagu qaado in uu laayo dadka reer Jabuuti oo deegaankoodu aad u yaryahay. Maxay sameeyeen dowladihii? Soomaaliya waxa ay mar walba qadiyadda xoreynta Jibuuti geyn jirtay Qaramada midoobe oo uu ka furnaa gudi loo garan ogaa Gudiga Guumeysi ka saarka “Decolonization Committee”. Sidoo kale waxa ay ka ol’oleen jireen shirka guud ee Qaramada midoobe (UN General Assembly) kaas oo furma Talaadada labaad bisha Sebteember sanad walba. Haseyeeshee, Dowladihii Soomaaliya waxa ay caqabad kala kulmi jireen Faransiiska, Itoobiyo oo ka baqeysay in haddii Jibuuti xorrowdo la midowdo Soomaaliya iyo dalalkii kale ee Afrikaanka ahaa oo la kala safnaa Xabashida iyo Faransiiska. Iyada oo ay taasi jirto ayuu Madaxweynihii Faransiiska Charles André Joseph Marie de Gaulle booqasho ku yimi 1966 dalka Jibuuti balse kacdoon aysan ka war qabin maamulkiisii gumeysiga ayey shacabkii kala hortageen taas oo uu ka carooday kuna bedelay dhammaantood. De Gaulle , markii uu arkay kacdoonka dadka ayuu go’aansaday in uu afti qaado oo uu ku sheegay in uu ku ogaanayo in dadka Jibuuti rabaan in uu Faransiiska sii joogo! –Hadde ma oran in ay xorriyad rabaan! Aftidii la qaaday Faransiisku wuu ku shubtay, taas oo ka yaabisay Soomaalidii oo dhan, waayo, Canfarta oo qura ayaa raacsaneyd aragtida Faransiiska iyagana waxaa ka badan Ciisaha oo kaliya, iska daa Soomaalida kale! Dhacdadaas kaddib, Faransiiska waxa uu bedelay magacii Jibuuti ee Soomaliga ahaa “French Somali Coast) waxa uu ka dhigay French Territory of the Afars and the Issas, taas waxa ay gubtay oo ka wada dhiidhiyey dalalkii Afrrikaanka ahaa oo markii hore Xabashida raacsanaa. Soomaaliya waxa ay uga faa’ideysatay shir wasiiro Afrikaan ah uga socday Addis Aaba in xubno ka mida loo diro Jibuuti si ay qiimeyn ugu soo sameeyaan xaaladda ka jirta. Golihii Wasiirada ee tagay Jibuuti waxa ay soo arkeen Magaaladii Jibuuti oo silig lagu ooday! Iyaga oo xaaladaas ka niyad jabsan ayey soo noqdeen waxa ayna ku tilmaameen in waxa ay soo arkeen nolol ahayn balse meeshu tahay “Concentration Camp!” Soomaaliya waxa ay Qaramada Midoobe geysay dacwaddii magaca Jabuuti ee uu Faransiisku bedelay, markan waxa ay haysataa taageerada dhammaan Afrikaabka marka laga reebo Xabashida oo marka dambe raaci doonta! Xabashidu markii ay ogaadeen guuxa jira iyo in Afrikaankii oo dhan Soomaaliya ku qadiyad yihiin ayey go’aansadeen in ay u codeeyan! Safiirkii u fadhiyey meesha ayaa u yimi Qaybe oo ahaa danjirihii Soomaaliya waxa uuna u sheegay in ay markan codkooda siin doonaan balse shuruud? Waxa uu Xabshigu ka codsaday Danjire Qeybe in magaca laga dhigo French Somali Coast (Djibouti)! Waa Djibouti halaga dambeeysiiyo magacii hore! Taas dhib uma arag Danjire Qeybe maadama Jibuuti tahay magaca Caasimadda wuuna ka aqbalay! Qeybe waxa uu rabay in uu isku dhufto Faransiiska iyo Xabashida! Intii aan codeynta la bilaabin, Qeybe iyo Danjirihii Xabashida waxa ay u wada tageen masuulkii codeynta qaadyey waxa ayna u wada shegeen wixii ay ku soo heshiiyeen. Markii la soo wada xaadiray oo codeynta la qaadi rabo ayuu yiri masuulkii“Waxaan idiin hayaa war wanaagsan, Soomaaliya iyo Itoobiya waxa ay ku heshiiyeen in magacu noqdo French Soomaali Cost [Djibouti], mar qura ayaa sacab lagu wada dhuftay oo saacad ku dhawaad socday! Waayo la yaab ayey noqotay Soomaaliya iyo Xabashida oo go’aan ku wada socda!. Way socotaa la soco qeybta xigta Maalinta Berri ah Inshaa Allah Waxaa xogtan iiga sheekeeyey Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ah barahayga Sooyaalka Siyaasadda Soomaaliya. W/Q: Maxamed Kaafi Email: Muhamedkaafi@Gmail.com The post Ogow sheekada xiisaha leh ee dhexmartay Siyaad Barre iyo Madaxweyihii Ivory Coast Félix Houphouët-Boigny! appeared first on Caasimada Online.