-
Content Count
206,140 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
SALT LAKE CITY (AP) — A Somali woman, who arrived to the U.S. as a refugee five years ago speaking very little English, gave one of the graduation speeches at the University of Utah about how she earned a chemistry degree and got accepted to start medical school at the University of Minnesota. Source: Hiiraan Online
-
Shirkaan oo noqonay kii afraad ee noociisa ah isla markaana dabo jooga saddex shir oo isaga ka horreeyey oo looga arrinsanayey dejinta siyaad lagula soconayo hannaanka shaqo gudasho ee shaqaalaha rayidka ah ee dawladda ayaa maanta lagu soo gunaanadayaa magaalada Garoowe, waxaana shirkaani shir furay guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha rayidka ah Mustafe Saciid Shabac waxaa isaguna goob joog ahaa guddoomiye kuxigeenka hay’adda shaqaalaha Mudane Jaamac Xirsi Faarax. Shirka ayaa labadiisii qaybood ee hore waxa looga tashanayey muhiimadda ay siyaasaddaani u leedahay shaqaalaha dawladda waxaana ka talo bixinayey shaqaalaha rayidka ah ee dawladda kuwaas oo ay iyaga si gaar ah u khusayso iyadoona ay goob joog ka ahaayeen khuburo caalami ah oo ka socotey Baanka adduunka. Qaybtii saddexaad ee shirkaan ayaa waxaa isugu yimi dhammaan agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha dawladda si ay u lafo guraan talooyinkii lasoo diyaariyey isla markana ay u ansixiyaan iyagoo ku daraya talooyinkooda maadaama ay iyagu yihiin cidda hadhow fulin doona siyaasaddaan. Qaybta afraad ee ugu dambaysa oo maanta loo fadhiyo ayaa waxaa xoogga lagu saaray in dib loo eego dhammaan shaqooyinkii lasoo qabtay dhowrkii shire e hore kaddibna maanta lasoo gunaanado si loogu gubdiyo hay’adaha fulinta ee dawladda kadibna marka ay ansixiyaan loogu dabokho shaqaalaha. Siyaasaddaan ayaa marka la hirgeliyo waxay shaqaalaha ku dhiirri gelin doonta inay sameeyaan xil-gudasho wanaagsan iyo tartan dhexdooda ah maadaama uu qofka shaqadiisa kasoo baxaa heli doono abaal marin isugu jirta korodhsiimo mushaar iyo dallacsiin, halka qofka gudan waayaana uu heli doono taa cagsigeed. The post Shir looga arrinsanayey dejinta siyaasad muhim u ah shaqaala Puntland oo lasoo af-meeray appeared first on Puntland Post.
-
Adis Ababa (Caasimadda Online) – Dadka Soomaaliyeed ee adeegsada Baraha Bulshada, gaar ahaan Facebuugga ayaa suaalo badan ka keenay sawirrada laga faafiyey kulanka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Cabdikariim Qalbi Dhagax oo ku dhawaad sannad ka hor Dowladda Soomaaliya ay u gudbisay Itoobiya. *Goobta lagu kulmay, ma xabsi baa* ?Dadka ka aragti dhiibtay sawirrada kulanka Axmed Madoobe iyo Qalbi Dhagax ayaa su’aalo iyo dood geliyey halka uu ku suganyahay Qalbi Dhagax, iyagoona tilmaamay in goobta sidaan u quruxda badan aysan ahayn xabsi, halka qaar kalena ay ku tilmaameen xabsi guri, balse dadka ka soo horjeeda fikirkaas ayaa ku doodaya in Qalbi Dhagax uusan ahayn siyaasi si xabsi guri uu u muteysto ee sida horey loo sheegay haddii fal-danbiyeed kiisu yahay argagixisanimo uu ku mudan lahaa xabsi aad u adag in la geliyo. “Boowe Madaxweyne Axmed Madoobe dadaal buu sameeyey, balse armaysan meeshuba ahayn xabsi.” Ayuu yiri qof lagu magacaabo Jama Farah oo la yaaban goobta ay ku kulmeen Qalbi Dhagax iyo Axmed Madoobe. *Maxaa ku soo beegay kulanka waqtigan*? Arrimaha sida gaarka ah xiisaha u leh ayaa la xiriira suaashan, iyadoona dadka adeegsada baraha bulshada ay isla dhex marayaan kulankii Caasimadda.net ay baahisay ee dhex maray Qalbi Dhagax iyo Sanbalooshe, sababta ka danbeysa in waqtigan uu bilowdo olale noocaan ah, waxa ayna dadku tilmaamayaan in Sanbalooshe iyo Axmed Madoobe ay ahaayeen labada qof ee ugu saameynta badnaa kiiskii lagu dhiibay Qalbi Dhagax. “Game la jilaayey bay ahayd ee wax xirnaa ma jirin, sababtuna waxa ay tahay ninkan waxaa diyaaradda la raacay Cabdi Cali Raage oo gacan yaraha Axmed Madoobe ah. Waa shirqool ay wada jilayeen Mukhaabaraadka Itoobiyaanka iyo jawaasiistooda.” Ayuu yiri qof ciwaankiisa ay ugu qorantahay A Sharif. *Dhiibsita Qalbia Dhagax ma danbi ay dowladdu gashay buu ahaa mase shirqool ka dhan ah* ? Muddo yar ka hor aad bay u adkeyd in qof Soomaali ah uu shaki geliyo arrinta Qalbi Dhagax, balse tan iyo 24kii saac ee la soo dhaafay oo ay si if baxday in uu kalamo kala duwan la qaatay Taliyehii hore ee Nabad Sugidda Sanbalooshe iyo Hoggaamiyaha Jubbaland, waxaa isa soo tarayey fikirrada tibaaxaya in arrinkan uu ahaa shirqool lagu wiiqayey taagerada xad dhaafka ah ee shacabka Soomaaliyeed ay u hayaan Dowladda Madaxweyne Farmaajo. Dadka arrinkan ku cabiray Facebuugga waxaa ka mid ahaa qof lagu magacaabo Jaale Siyaad Jaamac oo yiri “Awalba Shirqool loo dhigay Kahyre iyo Farmaajo buu ahaa, si loo wiiqo taageeradooda iyadoona loo adeegsaday Taliye Sanbalooshe. Itoobiya dantii ay ka lahayd haddii ay ka gaartay soo ma ahan in ay iska dhigto mid sii deynaysa.” Qofkan ayaa ku soo gaba gabeeyey tix ka mid ah gabayadii Abwaan Qamaan Bulxan ee uu kaga digayey khayaamada iyo dhagarta ay maleegaan dadka saaxiib u ekeyaasha ah. *Baadida nin baa kula daydaya daalna kaabadane* *Aan doonahayn in aad heshana daa’in abidkaaye* *Dadkuna moodi duul wada dhashaan wax u dahsoonayne*
-
The Kenyan government has warned that the activities of foreign powers seeking to undermine the government in Mogadishu are a threat to regional security. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dowlada Imaaraadka Carabta ay dabino cusub u maleegeyso dowlada Federaalka ah ee Somalia. Dabinadaani ayaa lasoo sheegayaa in Imaaraadku uu u adeegsan doono Xubno dhowr ah oo uu ugu weyn yahay Ex Ra’isul wasaarihii hore ee Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Cumar C/rashiid ayaa la xaqiijiyay in qandaraaskaasi ‘’dal dumiska ah’’ uu dhawan la galay dowlada Imaaraadka carabta, gaar ahaan dhaxal sugaha dalkaasi. Xogtu waxa ay muujineysaa in damaca uu yahay cuuryaaminta dowlada iyo is hortaag lagu sameeyo dhammaan guulaha ay hiigsaneyso dowlada hadda jirta, sida ay xogtu muujineyso. Shir qarsoodi ahaa oo dhamaadka bishii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Abuu Dabai, ayaa waxaa lagu dagay qorshooyin Siyaasadeed oo cusub, waxaana shaqsiyaadka ka dhexmuuqday kamid ahaa C/weli Gaas iyo Cumar C/rashiid oo u dhuun-daloola arrimaha shisheeye. Dowlada Imaaraadka carabta ayaaa dhaqaale xoogan ku bixineysa Cumar C/rashiid oo isagu garabsan doona maamul Goboleedyada ka jira dalka, inkastoo qaarkood ay yihiin kuwo dhaliilsan in loo isticmaalo duminta dalka. Dowlada Somalia oo sidoo kale la socta dhaqdhaqaaqyada gudaha iyo dibadda ayaa dhankeeda kawada qorshayaal looga hortagaayo isticmaalka shaqsiyaadka aan kor kusoo xusnay ee u nugul burburinta dalkooda. Ma cadda sida uu noqon doono qorshaha u degsan dowlada, waxaase muuqaneysa inuu halis ku yahay is guruubeysiga dhinacyada ‘’dal dumiska ah’’. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Imaaraadka carabta, ayaa mar kale daboolka ka qaaday in Qatar ay dhaqaale iyo maskaxba ku bixineyso carqaladeynta qorshaha ay ku joogan Somalia. Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan, ayaa sheegay in dowlada Imaaraadka carabta ay la socto dhaqdhaqaaqyada dowlada Qatar ee Somalia, waxa uuna ka digay in Qatar ay kusii fogaato arrimaha Imaaraadka ee Somali. Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan, waxa uu sheegay in dowladiisa Imaaraadka ay garaneyso wixii u maslaxad ah, sidaa aawgeed ay dooneyso in Qatar ay faraha kala baxdo arimaheeda ku aadan Somalia. Sheikh Al Nahyan oo ay xiganayaan warbaahinta maxaliga ayaa yiri ‘’ Dowlada Qatar waxa ay dhaqaale xoogan ku bixineysaa sida lagu fashilin lahaa howlaha Imaaraadka ee Somalia, gacmaha kama laaban doono haddii ay dhacdo in Qatar ay kusii adkeysato faragalinta howlaheena Somalia’’ Sheikh Al Nahyan, ayaa sheegay in Qatar uu ku jiro damac aan muuqan, hase ahaatee ay u wanaagsan tahay inay hakiso faragalinta ay ku hayaan danahooda Somalia. Sheikh Al Nahyan ayaa mar kale yiri ‘’Qatar arrinteeda waa mid cad, balse waxaanu dooneynaa inaan lagu sii fogaan arrimaha gaarka ah, anagu ma galno waxyaabaha qaar ee khaaska ah, waxa ayse tani nagu khasbeysaa inaanu qaadno talaabo lid ku ah Qatar’’ Waxa uu cadeeyay Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan in Qatar ay dooneyso in saaxada ay kala baxdo dowlada Imaaraadka oo uu sheegay inay ka fac weyn tahay, sida uu haddalka u dhigay. Sidoo kale, Dacwada Qatar ayuu sheegay inay hordhigi doonaan dhammaan dowladaha wax galka ah ee ku jira Jaamacada Carabta. Haddalada isdaba jooga ah ee kasoo yeeraya Imaaraadka ayaa muujinaaya in arrinku yahay mid maraaya heer xun, waxaana xiligaani ciishoonaaya Imaaraadka oo dhinacyada ay kaga furan yihiin mowjado. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dalka Ethiopia ku booqday Cabdikariim muuse Qalbidhagax oo dhawaan loo gacan galiyay dowlada Ethiopia. Axmed Madoobe ayaa Cabdikariim Muuse Qalbidhagax ku booqday halka uu ku xiran yahay, oo u eg xabsi guri, waxa uuna kala hadlay xaaladiisa iyo isbedelka ku imaaday Mowqifyadiisii hore. Axmed Madoobe, ayaa Cabdikariim Muuse Qalbidhagax u sheegay inaanu Ethiopia kala kulmi doonin dhibaato weyn, sidaa aawgeedna la doonaayo inuu is dajiyo. Axmed Madoobe waxa uu Cabdikariim muuse Qalbidhagax u ballanqaaday inay ka warqabi doonaan isla markaana ay Ethiopia kala hadli doonaan sida looga qafiifin lahaa Xabsiga. Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa Dowlada Ethiopia kala hadley sidii uu dib xoriyadiisa ugu heli lahaa Qalbi dhagax. Qalbidhagax oo katirsanaa ururka ONLF ayay Dowladda Federaalka Soomaaliya 10 bilood ka hor u gacan galisey dowlada Itoobiya.
-
Addis Ababa (PP) ─ Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] oo safar ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa la sheegay inuu xabsiga ku booqday C/kariin Sheekh Muuse [Qalbi-dhagax] oo ahaa sarkaal ka tirsan Jabahadda ONLF, kaasoo bishii Ogoosto ee sannadkii hore ay Dowladda Federaalka Somalia u gacan-gelisay Xukuumadda Itoobiya. Axmed Madoobe ayaa la sheegay in Dowladda Itoobiya uu kala hadlay sidii uu dib xoriyaddiisa ugu heli lahaa Qalbi-hagax, isla markaana loo sii deyn lahaa. Iyadoo wararku ay sheegayaan in Qalbi-dhagax lagu haayo guri ku yaalla magaalada Addis Ababa. Jabahadda ONLF ayaa dhawaan sheegtay in Dowladda Itoobiya ay shuruud ku xirtay in la sii daayo C/kariin Qalbi-dhagax, iyadoo u gacan-gelintiisa Itoobiya ay dhalisay shaki ay shacabka Soomaaliyeed durba ka qaadeen Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo. C/kariin Qalib-dhagax ayaa laga qabtay Magaalada Gaalkacyo, kaddibna la keenay Muqdisho, loona dhoofiyay Itoobiya, iyadoo shir golaha wasiirrada Somalia ay yeesheen bishii September ee sannadkii hore ay ku taageereen go’aankaa, iyagoo ku tilmaamay Qalbi Dhagax iyo ururkiisa inay ahaayeen argagixiso. Intaas kaddib Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sharci-darro ku tilmaamay tallaabadii loogu gacan geliyay C/kariin Muuse [Qalbi-dhagax] Dowladda Itoobiya, iyagoo dalbaday in laga shaqeeyo sii dayntiisa. Sidoo kale, Wararka laga helayo Addis Ababa ayaa sheegaya in kulan kan oo kale ah uu xalay dhex-maray taliyihii hore ee Nabad-sugida Somalia ee NISA C/llaahi Sanbaloolshe oo ku sugan Magaalada Addis Ababa, iyagoo lagu soo warramayo inay kawada hadleen dhiibistiisii iyo sidii loo sii dayn lahaa. Dhanka kale, Qalbi-dhagax ayaa la sheegay inuu ka war-sugayo wixii kasoo baxa wadahadallada u socda Itoobiya iyo ONLF, wuxuuna dalbaday in lagu sii hayo inta go’aan laga gaarayo arrintiisa magaalada Addis Ababa. Ugu dambeyn, Arrintan ayaa ka mid ahayd dhacdooyinkii saameynta lahaa ee ay taageerada ku weysay dowladda Somalia, iyadoo lagu cambaareeyay tallaabadii ay ugu gacan geliyeen Dowladda Itoobiya. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Jubbaland oo Addis Ababa kula kulmay C/kariin Sh. Muuse Qalbi-dhagax appeared first on Puntland Post.
-
Muddo 20 sano ah ayaa laga joogaa tan iyo intii uu dagaalka ka dhexqarxay labadan dal ee Afrikaanka ah ee faqiirka ah. Dagaalkan dhexmaray Itoobiya iyo Eritrea ayaa waxaa ku naf waayay tobonaan kun oo dad ah, dad kale oo aad u badane dhaawacyo ayaa kasoo gaaray. Balse inkasta oo heshiis nabadee ay wada saxiixdeen labada dal sanadkii 2000, haddane wali waa kuwa dhufeysyada u qodan ciidammada, isna soo horfadhiya. Haddaba maxaa dhaliyay dagaalkii markii hore, maxayse tahay rajada laga qabo in uu dhammaado. ‘labo bidaar leh oo shanlo ku dagaalamaya’ Dagaalka waxa uu biloowday 6-dii May, 1998-dii kadib markii la’isku qabtay cidda maamulaysa magaalada Badme oo ah magaalo saxaro ku taala oo aysan jirin wax qiimo ah oo muuqda oo ay leedahay. Ma lahan kayd shidaal oo halkaas ku jira ama xitaa macdan, balse Itoobiya iyo Eritrea taas micno uma samaynayso, mid kastana waxa uu doonayaa in uu qaato magaaladan. Dadka xeeldheerayaasha siyaasadda ayaa ku tilmaamay “labo nin oo bidaar leh oo shanlo ku dagaalamaysa”. Markii uu dagaalka faafay, waxaa iyana balaartay dadkii qaxayay. “dagaalka waxa uu barokiciyay qoysas badan labada dhinacba, waxaan ka kala guursanaa xadka labadiina goonyood, hadda ma is booqan karno xitaa haddii uu aroos jiro ama ay geeri jirto” ayuu yiri Kasahun Woldegiorgis oo degen magaalada Adigrat ee Itoobiya oo xudduuda u dhow. Qoysaska oo kaliya ma ahan dhibka jira, ee sidoo kale ganacsigii bulshooyinka xudduuda degan ayuu dhibka ugu weyn soo gaaray. Go’aankii laga gaaray muranka xudduuda Dagaalka wuxuu dhamaaday bishii June ee 2000, balse 6 bilood oo dambe ayay qaadatay in heshiis la kala saxiixdo, iyada oo la sameeyay guddi xudduuda ah. Waxa ujeedku ahaa in muranka lagu dhameeyo, balse markii guddigii uu go’aamiyay in magaalada Badme lagu wareejiyo Eritrea, Itoobiya waa ay diiday go’aankaas. Eritrea dhankeeda waxa ay diiday in ay wax wadahadal dambe la gasho Itoobiya illaa ay ka fulinayso go’aankii ay guddiga gaareen. Ismari waaga labada dhinac ayaa nabaddii ka dhigay mid qaw dheer ka dhacday. Waxaa mararka qaarkood dhaca is rasaasayn, magaalada Badme-na waxa ay weli ku jirtaa gacanta Itoobiya. Eritrea waxa ay shacabkeeda ku qasabtay in ay galaan gurmad qaran, balse wixii loogu talogalay in ay ku ekaadaan 18 bilood oo kaliya ayaa noqon kara mid aan dhammaad lahayn. Sidaas darteed dad badan oo aanan doonaynin in ay ciidanka kasii mid ahaadaan ayay wadada kaliya ee u furan tahay in ay qaxaan. Maanta waxa ay dadka reer Eritrea ka buuxaan xerooyin qaxooti oo ku yaala Itoobiya iyo Sudan, ama waxa ay isku biimeeyaan saxaraha iyo badda Mediterranean si ay u gaaraan qaaradda Yurub. Eritrean-ka waxa ay noqdeen dadka ugu badan ee tahriiba, qaar badana dariiqa ayay kusii dhintaan. Dowladda waxa dagaalka Itoobiya kala dhaxeeya ugu marmarsootay in ay laasho dastuurka, islamarkaasna mamnuucdo xoriyatul qowlka. Hawlgal la sameeyay sanadkii 2001-dii waxaa inta badan la xirxiray tifaftirayaashii iyo wariyeyaashii saxaafada madaxa banaan. Waxaa sidoo kale la xirxiray madaxdii xisbiga talada haya ee PFDJ, illaa haddane meel ay jiraan lama garanayo. Dhanka Itoobiya, waxa ay dowladda inta badan ka walwalsantahay degenaansho la’aanta siyaasadeed ee dalkaas in ka badan magaalada Badme. Rajada nabadda Balse ma laga yaabaa arrimaha cakiran ee Badme laga gudbi doono mardhow? Ra’isulwasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku baaqay in nabad lagu dhameeyo dhibaatada jirta , balse dowladda Eritrea ayaa diiday baaqaas. “Nabadda waxa ay dan u tahay labada da, balse waa in lagu saleeyaa xushmadda loo hayo shuruucda caalamiga ah, kuwaas oo ay Itoobiya ku xad gudbayso” ayuu yiri wasiirka warfaafinta Eritrea Yemane Gebremeskel. Dhawaan waxaa Eritrea booqasho ku tagay Donald Yamamoto oo ah kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka , waxayna tani keentay rajo cusub. Isha BBC
-
Muqdisho (PP) ─ Muddo 20-sano ah ayaa laga joogaa tan iyo intii uu dagaalka ka dhexqarxay labadan dal ee Afrikaanka ah ee faqiirka ah. Dagaalkan dhexmaray Itoobiya iyo Eritrea ayaa waxaa ku naf waayay tobonaan kun oo dad ah, dad kale oo aad u badane dhaawacyo ayaa kasoo gaaray. Balse inkasta oo heshiis nabadee ay wada saxiixdeen labada dal sanadkii 2000, haddane wali waa kuwa dhufeysyada u qodan ciidammada, isna soo horfadhiya. Haddaba maxaa dhaliyay dagaalkii markii hore, maxayse tahay rajada laga qabo in uu dhammaado. ‘labo bidaar leh oo shanlo ku dagaalamaya’ Dagaalka waxa uu biloowday 6-dii May, 1998-dii kadib markii la’isku qabtay cidda maamulaysa magaalada Badme oo ah magaalo saxaro ku taala oo aysan jirin wax qiimo ah oo muuqda oo ay leedahay. Ma lahan kayd shidaal oo halkaas ku jira ama xitaa macdan, balse Itoobiya iyo Eritrea taas micno uma samaynayso, mid kastana waxa uu doonayaa in uu qaato magaaladan. Dadka xeeldheerayaasha siyaasadda ayaa ku tilmaamay “labo nin oo bidaar leh oo shanlo ku dagaalamaysa”. Markii uu dagaalka faafay, waxaa iyana balaartay dadkii qaxayay. “Dagaalka waxa uu barokiciyay qoysas badan labada dhinacba, waxaan ka kala guursanaa xadka labadiina goonyood, hadda ma is booqan karno xitaa haddii uu aroos jiro ama ay geeri jirto” ayuu yiri Kasahun Woldegiorgis oo degen magaalada Adigrat ee Itoobiya oo xudduuda u dhow. Qoysaska oo kaliya ma ahan dhibka jira, ee sidoo kale ganacsigii bulshooyinka xudduuda degan ayuu dhibka ugu weyn soo gaaray. Go’aankii laga gaaray muranka xudduuda Dagaalka wuxuu dhamaaday bishii June ee 2000, balse 6 bilood oo dambe ayay qaadatay in heshiis la kala saxiixdo, iyada oo la sameeyay guddi xudduuda ah. Waxa ujeedku ahaa in muranka lagu dhameeyo, balse markii guddigii uu go’aamiyay in magaalada Badme lagu wareejiyo Eritrea, Itoobiya waa ay diiday go’aankaas. Eritrea dhankeeda waxa ay diiday in ay wax wadahadal dambe la gasho Itoobiya illaa ay ka fulinayso go’aankii ay guddiga gaareen. Ismari waaga labada dhinac ayaa nabaddii ka dhigay mid qaw dheer ka dhacday. Waxaa mararka qaarkood dhaca is rasaasayn, magaalada Badme-na waxa ay weli ku jirtaa gacanta Itoobiya. Eritrea waxa ay shacabkeeda ku qasabtay in ay galaan gurmad qaran, balse wixii loogu talogalay in ay ku ekaadaan 18 bilood oo kaliya ayaa noqon kara mid aan dhammaad lahayn. Sidaas darteed dad badan oo aanan doonaynin in ay ciidanka kasii mid ahaadaan ayay wadada kaliya ee u furan tahay in ay qaxaan. Maanta waxa ay dadka reer Eritrea ka buuxaan xerooyin qaxooti oo ku yaala Itoobiya iyo Sudan, ama waxa ay isku biimeeyaan saxaraha iyo badda Mediterranean si ay u gaaraan qaaradda Yurub. Eritrean-ka waxa ay noqdeen dadka ugu badan ee tahriiba, qaar badana dariiqa ayay kusii dhintaan. Dowladda waxa dagaalka Itoobiya kala dhaxeeya ugu marmarsootay in ay laasho dastuurka, islamarkaasna mamnuucdo xoriyatul qowlka. Hawlgal la sameeyay sanadkii 2001-dii waxaa inta badan la xirxiray tifaftirayaashii iyo wariyeyaashii saxaafada madaxa banaan. Waxaa sidoo kale la xirxiray madaxdii xisbiga talada haya ee PFDJ, illaa haddane meel ay jiraan lama garanayo. Dhanka Itoobiya, waxa ay dowladda inta badan ka walwalsantahay degenaansho la’aanta siyaasadeed ee dalkaas in ka badan magaalada Badme. Rajada nabadda Balse ma laga yaabaa arrimaha cakiran ee Badme laga gudbi doono mardhow? Ra’isulwasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku baaqay in nabad lagu dhameeyo dhibaatada jirta , balse dowladda Eritrea ayaa diiday baaqaas. “Nabadda waxa ay dan u tahay labada da, balse waa in lagu saleeyaa xushmadda loo hayo shuruucda caalamiga ah, kuwaas oo ay Itoobiya ku xad gudbayso” ayuu yiri wasiirka warfaafinta Eritrea Yemane Gebremeskel. Dhawaan waxaa Eritrea booqasho ku tagay Donald Yamamoto oo ah kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka , waxayna tani keentay rajo cusub. Xigasho: BBC PUNTLAND POST The post Itoobiya iyo Eretrea:- Labadii nin ee bidaarta lahaa ee shanlada ku dagaalLamay appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho-(Caasimadda Online) – Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa maanta waxa ay kulan ku yeesheen Xaruntooda Magalada Muqdisho,iyaga oo kaga hadlayay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga Xarunta iyo sidii gurmad loogu sameyn lahaa dadka uu saameeyey fahataada Wabiga. Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhag Dheer) Guddoomiyaha Gudiga Gurmadka ay xubnaha Aqalka Sare u xil saareen in ay dhaqaaale aruurin u sameeyaan dadkii uu saameeyay fatahaada Wabiga shabeelle ee ku nool Magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa xubnaha Aqalka Sare warbixin ka siiyay howlaha gurmadka iyo halka ay u marayaan. Waxa uu sheegay in ay gudigooda ay u qoondeeyeen dadka ay saameeyeen fatahaada Wabiga Shabeelle lacag dhan 50,000 oo Dollar, taasi oo qaabab kala duwan looga kala qaadayo Senatarada Golaha Aqalka Sare. Kulanka Golaha oo uu shir guddoominayay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Abshir Nukhaari ayaa Xildhibaannada Aqalka Sare waxa ay sheegeen in lacagtaas lagu caawin doono dadka ka barakacay fatahaada,iyada oo horay dowladda Soomaaliya iyo maamulada qaar ay lacag ugu deeqeen dadkaas. Gudigaan ayaa waxaa magacaabay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Soomaaliya, waxayna sheegeen in lacagta ay ku wareejin doonaan Guddiga gurmadka ee fatahadaha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Khayre. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Adis Ababa (Caasimadda Online) – Waxaa xalay ku kulmay hotelka Radisson Blu oo ku yaalla magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya Taliyihii hore ee Nabad Sugidda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sambalooshe iyo sarkaalkii ka tirsanaa jabhadda ONLF ee laga qabtay gudaha Soomaaliya Cabdikariim Qalbidhagax, iyada oo ay kulankaas soo abaabuleen Sirdoonka Dowladda Itoobiya. Sambalooshe oo taniyo intii xilka laga qaaday deegaan ka dhigtay dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa maalmahan ku sugnaa Adis Ababa. Kulanka Cabdikariim Qalbidhagax iyo Sambalooshe ayaa looga gol lahaa in ay ka heshiiyaan waxyaabihii dhex maray, iyada oo wararka qaarna ay sheegayaan in maalmaha soo socda lasii daynayo maxaabiista siyaasadeed ee ku jira xabsiyada Itoobiya. Qalbi dhagax ayaa la filayaa inuu kamid yahay dadkaasi, waxaase warar kale tibaaxayaan inuu ka biya diidsanyahay in loo wareejiyo Jigjiga, isaga oo codsaday inuu iska joogo Adis Ababa inta laga dhameynayo wada hadallo haatan u socda ONLF iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Waxaa jira tuhunno laga qabo in qorshihii lagu dhiibay Qalbidhagax inuu ahaa mid ay kasoo wada shaqeeyeen Dowladda Itoobiya iyo Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sambalooshe, iyada oo ay gadaal ka riixaysay Dowlad Imaaraadka Carabta oo adeegsanaysa Dowlad Goboleedka Galmudug. Taliyihii hore ee Sirdoonka Qaranka Mudane Sambalooshe ayaa warbixintii ay Guddigii Barlamaanka ee loo xilsaaray kiiskan soo saareen sanadkii hore lagu sheegay inuu masuul ka ahaa dhiibista Qalbidhagax, xog khaldanna uu siiyay madaxda qaranka. Lama oga in ay wadashaqeyn hore ka dhaxaysay Qalbidhagax iyo Sambalooshe, balse waxaa jira tuhunno laga qabo in kiiska Qalbidhagax oo idil uu ahaa mid la doonayay in Dowladda Soomaaliya lagu wiiqo taagerada ay ka haysatay Shacabka Soomaaliyeed, haatanna dantii laga lahaa laga gaaray. Bishii hore waxaa xabsi ku yaalla Adis Ababa laga sii daayay Bashiir Mukhtal oo ahaa Sarkaal ka tirsan ONLF, haystayna dhalasho Canada, oo 11 sano kahor loo gacan galiyay Dowladda Itoobiya, xilligaas oo ay Ciidamada Kenya ka qabteen xadka dalkaasi la wadaago Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa wada isbadal siyaasadeed oo uu ku doonayo inuu cafis ugu fididyo maxaabiista siyaasadeed si heshiis dhab ah loola gaaro jabhadaha Oromada iyo Soomaalida eek u kacsan Dowladda Itoobiya.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Weli Gaas ayaa sharaxaad ka bixiyy hadal dad badani ay fahankiisa siyaabo kala gedisan u fasirteen, kaas oo ahaa “Soomaaliya Muqdisho Maaha, Muqdishona Soomaaliya Mahaa”. Gaas oo hadalkaas sharxaya ayaa waxa uu yiri: “Hadalkaas micnehiisu waxaa weeye Soomaaliyo dhan Muqdisho kaliya maaha Muqdisho kaligeedna Soomaaliya oo dhan maaha, micnaha kusii jiraana waxaa uu yahay dalku waa balaaranyahay, Federaal weeye, wax kastoo deeq caalamiya oo yimaada haday tahay gaadiid baa imanaya, dhaqaale baa imaanaaya, horumar baa imaanaya, mashaariic baa imaanaysa, hadii la yiraado markaas wax-walba Muqdisho ayaa leh, ummadda Soomaaliyeed sidii la iskugu hayn lahaa dhib ayeey noqoneysaa.” Waxa uu intaas ku daray “Waxaa loo baahan yahay dalka dhammaantii in loo adeego oo aan lagu mashquulin caasimada oo kaliya, habkan ah hal caasimad, hal degmo, hal gobol, waxyaalihii dalku uu ku bur-burey bay kamid tahay, waxaa weeye markaa in lafahmo dalka inuu fedraal yahay masuuliyadana la wadaago, maamulkana la wadaago, awoodana la wadaago intaas un weeye ujeedada aan kalahaa hadalkayga, intaasna waa in la fahmaa,” Gaas ayaa inta badan dhaliila kana soo horjeeda horumarka caasimadda Soomaaliya, isaga oo u arka mid ay beel gaar ah ku faa’iideyso. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xog aan helnay ayaa sheegeysa in Hooyga Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ay buux dhaafiyeen Xildhibaano ka tirsan Golaha. Xildhibaanada qaar ayaa lasoo sheegayaa inay saldhigteen Hooyga Guddoomiyaha, iyadoo aan la ogeyn sababta rasmiga ee Xildhibaanada ku khasbeysa inay is uruursadaan. Xildhibaanadan ayaa u badan garabka guusha usoo hoyiyey Guddoomiye Mursal, waxaana jira warar hoose oo sheegaya in Guddoomiyaha uu latashiyo la sameynaayo Xildhibaanada. Xildhibaanadan ayaa u muuqanaaya kuwo shaqooyinka ka hor istaagaya Guddoomiye Mursi oo ay horyaalan shaqooyin badan, wallow uu ku jiro xiliga diyaar garowga. Sidoo kale, Xildhibaanada ugu badan ayaa la xaqiijiyay inay damaacinayaan in loo magacaabo guddiyada uu ka kooban yahay baarlamaanka si ay safafka hore uga noqdaan baarlamaanka. Xildhibaanada hogaamiya Guddiyada baarlamaanka ayaa ah kuwa ugu miisaanka badan marka la’eego howlaha baarlamaanka, waxa ayna taa xiisa galineysaa garabka soo saaray Guddoomiye Mursal. Docda kale, Guddoomiye Mursal ayaa ku guda jira xiliga la tashiga, hase ahaatee waxa ay arrintu tahay mid u muuqaneysa inuu jiro is xulafeysi hoose. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa xiliyada habbeenkii magaalada Muqdisho lagu arkayaa ciidamo aad u hubeysan oo lagu soo daadiyay wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo ay horkacayaan Saraakiil labisan ayaa baaritaano kula dhaqaaqa dhammaan gaadiidka, gaar ahaan kuwa aan taabacsaneyn dowlada ee laga shakiyo. Ciidamada ugu badan ayaa lagu daadiyay wadada Makka Al-Mukarama oo ay ku badan yihiin Madaxda iyo shaqaalaha dowlada, waxaana xiliyada qaar arkeysaa Saraakiil caan ah oo dhex socda laamiyada dhexdooda kuwaa oo ku guda jira xiliga ay Saraakiishu u taqaan ‘’gaafmeerka’’. Ciidamo kale oo ka tirsan Koofi cas ayaa lagu kordhiyay kuwa ilaalada ka haya Xarunta Villa Somalia, gaar ahaan afafka hore sida Sayidka iyo Hooyooyinka, kuwaa oo qaba dareen feejignaan. Hay’adaha amaanka ayaa sidoo kale xiray dhammaan waddooyinka laga soo gala magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah wadada Warshadaha, waxaana aad u adag in gaadiidka raaxada iyo kuwa shacabka ay si sahlan kusoo galaan magaalada. Guud ahaan amniga magaalada Muqdisho ayaa h mid degan, waxa ayna dowlada Federaalka xooga saareysaa ka hortaga Qaraxyada, hase ahaatee waxaa sii xoogeysanaaya dilalka oo inta badan dhaca xiliyada ay maleeshiyada u suuroobi weydo Qaraxyada. Docda kale, dowlada ayaa adkeynta amniga ku sheegtay mid looga gaashamanaayo falalka amni darro, maadaama ay fooda nagu soo heyso bisha ramadaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Qaar kamid ah nabadoonnada iyo dadka ka soo jeeda deegannada maamulka Jubbaland oo ay ku midaysanyihiin inta badan beelaha Soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Axmed Madoobe in shirarka uu u aado dalka dibadiisa uu u kaxeeyo dad ay isku heeb yihiin oo kaliya, halka laga tago dadkii mudnaa in safaradda dibadda loo kaxeeyo Arrintan ayaa timid xilli madaxweynaha Jubballand Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uu dhowaan magaalada Addis Ababa kula kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, iyadoo uu horay u sii kaxaystay wasiirka dastuurka ee maamulkiisa Aw-xirsi iyo Maxamed Wasame Faarax (Darwiish) Wasiirka arrimaha gudaha ee Jubbaland. Heshiisyada u degsan maamulka Jubbaland waxaa kamid ah in qabaa’ilada dega ay noqdaan kuwo u siman ka hadalka arrimaha masiiriga ee Jubbaland. Dad badan waxay sheegaan in wafdiga uu horkacaayo Axmed Madoobe uusan shirarka dibadda kala qebgelin madaxweyne ku xigeenkiisa C/qaadir Lugo-dheere iyo guddoomiyaha baarlamanka Jubbaland, iyadoo maamullada Hoggaamiyaasha Jubbaland iyo Puntland la xusay in shirarka ugu badan ee ay u aadaan Addis Ababa ay u kala dhuuntaan. Waxgardka Jubaland ayaa ugu baaqay madaxweyne Axmed Madoobe in uu caddaalad ka sameeyo xulashada wafuudda u raacaysa safarrada bannaanka.
-
Shiinaha ayaa beeniyay in ciidankiisa jooga saldhigga uu ku leeyahay Djibouti ay ileyska laysarka ku shiisheen diyaaradaha dagaalka Maraykanka ee isicmaalla saldhigga Maraykanka ee Djibouti. Leysarradani waxaa loo adeegsadaa sidii loogu cawari lahaa indhaha dadka la rabo in la bartilmaameedsado muddo kooban. Pentagon-ka ayaa sheegay in qof ku sugnaa meel u dhaw saldhiga milatari ee uu Shiinaha ku leeyahay Djibouti uu adeegsaday leysaro si uu u carqaladeeyo diyaaradaha milatari ee Mareykanka. Saraakiisha Mareykanka waxay sheegeen in diyaaradahani ay si nabad ah u caga-dhigteen saldhiga Lemonnier ee dalka Djibouti, balse waxaa dhaawacyo fududi soo gaareen laba askari. Afhayeen u hadashay wasaaradda arrimaha dibedda Shiinaha ayaa tiri “kaddib markii aan si adag u hubinnay, waxaan u sheegnay dhinaca Mareykanka in ay dhabt ahaantii ay been tahay waxa ay nagu eedeeyeen” Mareykanka ayaa waxaa dalka Djibouti ee bariga Africa ka jooga ciidamo gaaraya 4,000 oo askari, iyagoo halkaasi ka fuliya howlgallada la dagaalanka argagxisiada ee Qaarada Africa. Saldhigaasi Mareykanka waxaa Dhowr kilo-mitir u jira saldhiga ay milatariga Shiinaha ku leeyihiin Djiboutii. Dowlada Beijing waxay sheegtay in halkaasi ay u joogaan danaha Shiinaha ee Caalamka iyo howlo dhinaca nabad-ilaalita ah. Murankan dhinaca millatari ee labada waddan ayaa ku soo beegmaya xilli xiriirka ganacsi ee Shiinaha iyo Mareykanka uu aad u xumaaday, kadib marki ay labada dal isugu jawaabeen canshuur kordhin dhinaca badeecadaha ay isu dhoofiyaan. VOA
-
On March 4, a former Russian double agent Sergei Skripal, 66, and his daughter, Yulia, were discovered unconscious slumped on a shopping centre bench in the British city of Salisbury. They had apparently been poisoned with Novichok, a nerve agent developed by the Soviet Union between 1971 and 1980s as part of its attempts to have a chemical weapons arsenal. Source: Hiiraan Online
-
Man kills 5 of his family members before committing suicide
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Mogadishu (HOL) - Five family members are dead in Mogadishu after a shocking quadruple murder-suicide on Saturday that has left investigators and neighbours stunned. Source: Hiiraan Online -
Brig Paul L’Okech, the commander of the Ugandan contingent in Somalia says the Somali army isn’t ready yet to take over. Photo: Nicholas Bamulanzeki A UN security council resolution requiring the African Union Mission in Somalia (AMISOM) to withdraw by 2021 is causing a lot of debate among the AMISOM commanders in regard to the preparedness of the Somali National Army (SNA) to take on the challenge. AMISOM started downsizing its troops last year, reducing the numbers from 22,000 to 21,000. Each of the troop contributing country reduced its presence by at least 250 soldiers according to Col Richard Omwega, the AMISOM force spokesman. Omwega belongs to the Kenya Defence Forces. “After 10 years of presence, the UN wants us to power to the Somali National Army but the transition is condition based; that as we move, there must be a stable and secure country,” Omwega said. According to the withdraw plan, another 1,000 troops will be withdrawn in October this year which comes with a closure of a forward operating base (FOB) for each of the troop contributing countries. Besides Uganda and Kenya, AMISOM has troops from Burundi, Ethiopia and Djibouti. The big debate among the AMISOM commanders is whether the UN wish is achievable within three years. “The transition must be shaped in such a way that the SNA is well trained and prepared. They are well trained but not well prepared to take over the challenge,” said Brig Paul L’Okech, the commander of the Ugandan contingent in Somalia. “It needs to be well handled otherwise we may go back to square one,” he added. SNA TRAINING Currently, there are 75 SNA cadet officers undergoing training in Uganda. These will join an earlier force of 4,000 SNA officers who were trained by Uganda. Turkey is training another force of about 1,000, the United Arab Emirates (UAE) trained about 500 troops plus some more being trained separately by the US and European Union. “Getting fighters is easy but how do you maintain them? Somalia for a quite a long time didn’t have an army, we are trying to build one but we need to put a lot of effort in training, re-organisation and preparation,” L’Okech said. AMISOM is also selling to the Somali government the idea of an LDU-like force to manage security in the villages. This has led to the incorporation of clan militias into the security system although the peacekeepers have to deal with the challenge of underage warriors. “AMISOM mandate is to support the government; we can’t interfere with local arrangement, we can only advise them not to arm young boys below 18 years,” said Col Bonny Bamwiseki, the brigade commander of the UPDF force based at Ceeljalle in Lower Shebelle region. AMISOM created by the African Union’s Peace and Security Council of January 2007 with an initial six-month mandate. This mandate has since been extended to date with the United Nations giving the troop contributing nations up to 2021 to withdraw. Source: – The Observer
-
ADDIS ABABA, May 4 (Xinhua) — Ethiopian Prime Minister’s recent rounds of talks with various groups of the Ethiopian society have brought effective mutual understanding and unity among Ethiopians, according to the Ethiopian Minister of Government Communications Affairs Office, Ahmed Shide. Shide, speaking about Prime Minister Abiy Ahmed’s first 30 days in office, said Friday that Ahmed’s discussions with Ethiopian communities have assured citizens regarding his new administration’s plan towards the country’s unity and development. According to Shide, the premier over the past one month has listened to the preoccupations and demands of the public, which in turn created mutual understanding between the government and the public regarding what actions to be done in the near future so as to sustain peace, security and unity in the country. Prime Minister Ahmed, who was appointed by the Ethiopian House of People’s Representatives, Ethiopian parliament’s lower house, has been touring the East African country, urging the various groups of the society for patience to bring about the desired changes. Ahmed in his first trip outside the capital Addis Ababa went to the conflict-hit Somali regional state, followed by a meeting with residents of Ambo town in Ethiopia’s largest Oromia regional state, a town that has been a hotbed of protests for the past few years. He had also hosted a dinner reception for the country’s opposition leaders, in which he promised to widen the democratic space as well as to work with opposition figures so as to bring better socioeconomic conditions for Ethiopia – a country that was rocked by incessant unrests and mass anti-government demonstrations since the second half of 2016. Ahmed had also met with some 25,000 representatives of the Ethiopian community and the diplomatic community in the capital. Source: Xinhua
-
It’s not difficult to empathise with failed asylum seekers. The usual story is as follows: flee your home country and put yourself in the hands of people traffickers, risking your life to travel thousands of miles – only to find your plea for asylum falling on deaf ears. Then, after becoming the unwitting star of a government PR drive to appear tough on immigration, you’re either detained indefinitely or put on the next flight back to wherever it is you spent so much time and effort fleeing. Now imagine all that, but with the threat of being deported to a country that you don’t even come from. This miserable chain of events is what’s happening to the hundred or so Bajunis currently seeking asylum in the UK. Hailing from islands off the coast of southern Somalia, they spent the majority of their time in their home country fishing, and the rest of it being the victims of tribal persecution and threats from the militant Islamist group Al-Shabaab. Having sought asylum in the UK, the Bajunis are facing possible deportation to Kenya and Tanzania – countries where they have no heritage or current familial links. This is because the Home Office is refusing to acknowledge the Bajunis’ Somali identity, thanks to the results of Language Testing for the Determination of Origin (LADO) tests – a type of “forensic linguistics” designed to assess the validity of nationality claims. The Bajunis I spoke to told me that these decisions were made on the basis of their interviews with language analysts, and claimed that they had to speak mainland Swahili, rather than their mother tongue of Kibajuni. The Unity Centre in Glasgow, a charity that has assisted the Bajunis with their asylum claims, alleges that the Home Office’s LADO reports have dismissed official academic guidelines and independent expert findings. They argue that political decisions are being made through the use of evidence from Sprakab, the Swedish company that conducts the reports. The centre believes that this is far from a bureaucratic mistake, and instead a way of getting around the legal barriers – under EU human rights law – involved in sending people back to war-torn Somalia. Essentially, it would seem that the Home Office wants rid of the Bajuni refugees, and – unable to deport them back to their home country – are making selective use of Sprakab analysis in order to send them elsewhere. According to Jasmin Sallis, one of the centre’s organisers, “It is a deliberate tactic. It is no coincidence that the Home Office insists these Somali Bajunis are from countries with no barriers to deportation. Lack of objective knowledge of the Bajuni Islands and differences between individuals from the mainland is a key reason the Home Office’s tactics work so well towards this minority group.” When I chased up the Home Office to ask about Sprakab and its reports, it refused to comment on individual cases, but did confirm that the company has worked for them since 2000. Sprakab also failed to comment on the questions I asked them. “It’s a huge waste of taxpayer money and resources,” said Brian Allen, who is an expert witness in the tribunal courts for Bajuni language testing. Having seen over 400 Sprakab reports, he criticised their methods, saying that obscure and misleading questions are often asked in Kenyan Swahili, rather than Kibajuni. “You have to bear in mind that the Bajuni are a remote people, and not formally educated,” he told me. “They aren’t going to answer questions [about] the names of parliamentarians or the names of mainland landmarks.” Referring to Sprakab’s testing methods, Brian said, “It’s unprofessional and intimidatory. Not only do the interviews not speak to the Bajunis in their native tongue, but a lot of the interviews were quite aggressive. “There’s a huge lack of transparency, and complete anonymity for Sprakab analysts, whom the Home Office are keen on supporting,” Allen added. “It makes it very difficult to understand how testers come to their conclusions, or the qualifications they have in the first place.” Surprisingly, Allen says that, in a rare conversation with one of the company’s managers, they told him that their reports shouldn’t be used as an authority to make asylum decisions. And it’s not just Allen who has questioned Sprakab’s practices; Alison Harvey, the legal director of the Immigration Law Practitioner’s Association, said, “Language analysis cannot tell you a person’s nationality. It is relied upon by those who prefer the comforting certainties of pseudo-science to the responsibility of exercising judgement and weighing the evidence in a particular case.” Regardless of this expert criticism, language analysis remains a vital device in deciding the future of the Bajunis, most of whom are currently on limited support on the condition that they are making preparations to deport themselves. Nineteen-year-old Abdul Rahman, who left the islands after losing his uncle, told me that, despite attempts to prove his Somali origin, the Home Office still expects him to go to Kenya. When I asked about the testing, he told me the Sprakab analyst didn’t speak Kibajuni to him, but the Kenyan dialect Swahili, while the questions asked were so vague that it proved “[the analyst] knew nothing about Somalia”. He added, “They try to trick you into telling them the answers they want to hear.” Like a number of other Bajunis, Abdul receives a very small allowance each week to spend on necessities, putting him in a better situation than the few who refused to accept voluntary deportation and have been left to rely on the help of charities and refugee organisations. Difficult as life in the UK is for the Bajunis, accepting deportation isn’t really an option, considering – as I was told – they are regularly subjected to beatings and lootings by gangs, and in some cases even rapes and murders. Mohammed (a pseudonym), one of the Bajunis I interviewed, left the islands in 2006 after his family “couldn’t take it any more”, first seeking refuge in Kenya, before eventually coming to the UK. “They killed most of my family while they slept, and we used to hear rumours that they terrorised other island communities, too,” he said. “I wanted to stay in my home for as long as possible, but we didn’t have any guns or real weapons. I had no other choice but to leave.” He said of his time in Kenya, “Those who went to Kenyan refugee camps were ignored most of the time – given little food and water, too. They didn’t like us at all, and would only give orders in Swahili – a language that the refugees had no knowledge of. They had to learn it to survive.” Unfortunately for the Bajunis who made it here, the UK has only been a little more hospitable. But in spite of all the difficulties, The Unity Centre’s Bajuni Campaign remains optimistic. According to Jasmin, “As the campaign has gained an online presence, contact by other Bajunis also facing disputed nationalities in Germany, The Netherlands and the Republic of Ireland has been made. The desirable outcomes are very basic: the right to work, and the right to be recognised as Somalian.” Source: Vige