Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,189
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The Tánaiste and Minister for Foreign Affairs and Trade, Simon Coveney T.D, and Minister of State for the Diaspora and International Development, Mr. Ciarán Cannon, T.D., today announced Irish funding of €3 million for the severe humanitarian crisis in Somalia. Source: Hiiraan Online
  2. A decade ago, Somali pirates were frequently in the headlines for hijacking boats and holding their crews for ransom. The epicentre of the piracy crisis was Somalia's northeastern state of Puntland. Local fishermen were angry at trawlers from around the world scouring the plentiful waters of the Horn of Africa. Our reporters returned to Puntland to meet its fishermen and talk to local armed forces who today face a much more dangerous threat: Al Shabaab Islamists. Source: Hiiraan Online
  3. Mogadishu (HOL) - The US Africa Command on Friday said U.S. military will probe claims that US troops civilians in Thursday's raid on a village near Afgoye town, 30km Southwest of Somali capital. Source: Hiiraan Online
  4. The Prime Minister of Somalia was recently in Belgium to co-chair a High Level Security Meeting for Somalia which was organized by the European External Action Services (EEAS). Source: Hiiraan Online
  5. Muqdisho (Caasimadda Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay milatariga Mareykanka ayaa lagu sheegay inay eegayaan warar ku saabsan in dad shacab ah lagu dilay weerar ay ka fuliyeen gudaha Soomaaliya. Qoraalkan kasoo baxay taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM, ayaa lagu sheegay in ciidamada Mareykanka ay ka qeyb galeen howlgal ay ciidamada Soomaaliya hoggaaminayeen oo lagu kala dhantaalay shabakad Al-Shabaab ah, kaasi oo ka dhacay deegaanka Bulcida ee Soomaaliya, 9-kii May. “Waxaan ka warhaynaa tuhun ku saabsan in khasaare dad rayid ah uu ka dhashay weerarkaas, waxaana warbixinnadan u qaadaneynaa si dhab ah. Waynu eegi doonaa akhbaaraadka ku saabsan dhacdadan, haddii aan helno in eedeymahan ay yihiin kuwa sax ah, waxaa taliska AFRICOM uu qaadi doonaa tallaabooyinka xiga ee ku habboon” ayaa lagu yiri qoraalka. Qoraalka ayaa lagu sheegay in wasaaradda gaashanadhigga Mareykanka ay ka go’an tahay inay ka hortagto halista argagixisada dunida, ayna taageeri doonto dalalka gobolka ee arrintana awoodda u leh. Waxaa sidoo kale lagu sheegay in taliska AFRICOM uu ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Amisom kula midoobay ka hortagga argagixisada. Hadalkaan kasoo baxay taliska Mareykanka ayaa kusoo aadayo xilli Muqdisho la keenay meydad iyo dhaawacyo dad shacab ah oo kusoo wax yeeloobay duqeymo ay ciidamada Mareykanka iyo Kuwa Soomaalida ka geysteen meel u dhow Bariire. Waxaa bilooyinkaan soo badanayey duqeymaha ay ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soomaalida ay ka geysanayaan Soomaaliya, waxaana mararka qaar dhacdo inay duqeymahaas la beegsadaan dad shacab ah. Duqeymahaan laga fuliyo Soomaaliya ayaa saameyn xoog leh ku yeelatay awooddii Shabaab ee Shabeelada hoose, waxaana lasoo sheegayaa in firxadda Shabaab uu gaaray qeybo kamid ah Gobolada Dhexe. Dowladda Mareykanka ayaa hoggaamiyaal iyo taliyaal ka tirsan Shabaab ku dishay duqeymaha Soomaaliya, waxaana mararka qaar lagu eedeeyaa inaysan u meel dayin duqeymaha ay fuliso. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  6. Muqdisho (Caasimada Online)-Saraakiisha Taliska ciidamada Xoogga ee ka howlgala degmada Baardheere ee gobolka Gedo, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Hub u socday maleeshiyaadka al-Shabaab. Hubkaani la qabtay ayaa saarnaa Gaari nooca waaweyn oo kusii jeeday maleeshiyaadka al-Shabaab waxaana Hubkaasi ku jiray rasaas kala ceyn ah. Taliyaha ururka 49-aad ee Guutada 10-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Xidigle Faarax Maxamed Turbac oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka ay sidoo kale gacanta ku dhigeen 4 qof oo xiligaasi la socday gaariga ay ku jireen qoryaha iyo rasaasta. Faarax Maxamed Turbac oo u waramaayay Idaacadda ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in rasaasta ay ciidamada gacanta ku dhigeen ay tiro ahaan gaareyso 15,000 oo ah rasaasta loo isticmaalo qoryaha AK-47 ah iyo qoriga daba-jeexa. Faarax Maxamed Turbac, waxa uu intaa raaciyay inay la socdeen qoryo cusub oo dhammaantooda loo waday maleeshiyaadka al-Shabaab oo fariisin ku leh tuulada Ray’dab oo 40-KM u jirta degmada Baardheere. Waxa uu intaa raaciyay in Hubkaasi uu yahay kan lagu leyn lahaa ciidamada Qaranka ee ka hor dagaalamaaya al-Shabaab. Dhinaca kale, maleeshiyada al-Shabaab ayaan weli ka hadal wararka sheegaya in laga qabtay Gaari iyo Hubkii uu waday. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  7. Jowhar (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta maamulka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaa uu ku rogmay gaari Cagaf ah oo ay saarnaayen dad shacab ah. Cagafta ayaa ku rogmatay xaafadda Xaawo-taako, gaar ahaan halka lagu magacaabo Buundo-Koowaad, waxaana ku dhintay ku dhawaad 10 ruux. Dadka la socday Cagafta ayaa isaga kala gooshayay magaalada oo mar kale ay daadad ku dhufteen, waxaana dadka dhintay kamid ahaa Sheekh si weyn looga yaqaan magaalada oo lagu magacaabo Sheekh Suleymaan kana soo jeeda Qowmiyada Oromada. Dadka saarnaa gaaariga oo ka badnaa ilaa 50 qof ayaa ka yimid deegaanka loo barakacay ee CeelJaale iyaga oo ku sii jeeday qeybaha kale ee magaalada.
  8. Kismaayo (PP) ─ Iyadoo lagu wado in shirweyne looga hadlayo Arrimaha dalkstuuka dalka ayaa waxaa shirkaas ka qayb-galkiisa qaadacay maamulka Jubbaland oo qayb ka ah maamullada dalka ka jira. Shirkan oo Muqdisho ka furmaya 13-ka bishan May ee lagu jiro oo ku beegan Axadda ayaa tallaabada maamulka Jubbaland uu ka qaatay waxay noqonaysaa middii ugu horreysay oo maamul ka jira dalka uu qaato. Wasiirka Cadaaladda, Dastuurka iyo Arrimaha Diinta ee Jubbaland, Aadan Ibraahim Aw-Xirsi oo Warbaahinta kula hadlay Kismaayo ayaa xusay in shirkaas aysan maamul ahaan ka qayb-geli doonin, laakiinse kama uusan hadlin sababta ay u diideen ka qayb-galka shirkaas. “Jubbaland kama qayb-galayso shirka looga hadlayo dastuurka dalka oo ka furmi doono toddobaadka soo socda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,” ayuu yiri wasiirka cadaaladda Jubbaland, Aadan Aw-Xirsi. Go’aanka maamulka Jubbaland ayaa imaanaya iyadoo dhawaan Wasaarada Dastuurka xukuumadda federaalka Somalia ay sheegtay inay shir looga hadli doono arrimaha dastuurka dalka uu ka qabsoomi doono Muqdisho. Sidoo kale, Tallaabadan ayaa imaanaysa iyadoo uu dhawaanahna soo if-baxayay muran siyaasadeed u dhexeeya maamulka Jubbaland iyo Dowladda Federaalka Somalia, kaasoo ka dhashay khilaafka Khaliijka oo ay si aad ah ugu kala aragti duwanaadeen. Dhanka kale, Muqdisho ayaa dhawaan looga dhawaaqay xisbi mucaarad ah oo kasoo hor-jeeda maamulka Jubbaland, kaasoo la sheegay inay dabada ka riixayso Dowladda Federaalka, iyadoo loo maleynayo in diidmada maamulka Jubbaland ee ka qayb-galka shirka dastuurka ay ka dhalatay arrintaas. Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhawaan ka sheegay Kismaayo in Dowladda dhexe ee Sommalia aysan wax ixtiraam ah u hayn maamul-goboleedyada dalka ka jira. PUNTLAND POST The post Maamulka Jubbaland oo Qaadacay ka Qayb-galka Shirka looga hadli doono Dastuurka appeared first on Puntland Post.
  9. Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Amniga Qaranka Dowladda Somalia Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle) ayaa ciidanka ammaanka faray inay shacabka u dhimriyaan marka ay sameynayaan hawl-gallada ammaanka lagu sugayo. Wasiir Ducaale ayaa sheegay in shacabka dhankooda looga baahan yahay la shaqeynta ciidamada, wuxuuna tilmaamay inaan loo dul-qaadan doonin in qof muwaadin ah lagu xad-gudbo maalin walba. “Muqdisho xaq uma lahan in maalin walba lagu dilo qof muwaadin ah oo aan waxba galabsan, horayna waan u sheegnay hadana waanan ku celinaynaa, waxaan u dhaaranay inaan shacabka har iyo habeen u shaqeynno,” ayuu yiri Wasiirka Amniga Qaranka. Sidoo kale, Wasiirka Amniga ayaa ciidanka Dowladda ku dhiirri-geliyay inay kordhiyaan dagaalka lagula jiro Al-shabaab, wuxuuna xusay in dowladda ay juhdi ku bixinayso sidii Al-shabaab looga adkaan lahaa. Hadalka Wasiirka Amniga Somalia ayaa imaanaya iyadoo ciidammo gaar ah oo loo tababaray sugidda amniga Muqdisho ay billaabeen hawl-galladii ugu horreeyay ee ay amniga wax uga qabanayaan. Dhanka kale, Wasiirka ayaa hadlkiisa kusoo beegmay iyadoo xalay Muqdisho lagu dilay afar askari oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka, kuwaasoo kooxo hubeysna ay ku toogteen xaafadda Say-biyaano ee Degmada Hodan. Ugu dambeyn, Dowladda Somalia ayaa ciidammo gaar ah u diyaarisay inay wax ka qabtaan xaaladaha amni ee caasimadda Somalia inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan oo Al-shabaab ay kordhiso weerarradooda. PUNTLAND POST The post WASIIR DUCAALE: Xaq uma lahan Muqdisho in maalin kasta lagu Dilo Ruux Muwaadin ah appeared first on Puntland Post.
  10. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa cambaaraysay “meelkadhaca aan geedka loogu soogabanin ee lagu sameeyay madaxbannaanida dalka Suuriya. Hadalkaas ayaa noqonaya midkii koobaad ee ka soo baxa Iiraan tan markii ay dhaceen weerradii tirade badnaa ee Khamiistii lagu bartilmaameedsaday. Iiraan ayaa ku taageertay Suuriya “Xaqa ay u leedahay inay is difaacdo” kaddib markii Isra’iil ay duqeymo cirka ah ku qaaday wax ay ku sheegtay inay ahaayeen dhismo milatariga Iiran ay ku leeyihiin gudaha Suuriya. Arrintan wxay suuragalin karta dagaal dhexmara Israa’iil iyo Iiraan, kaasi oo horeseedaya burbur cabsi leh marka loo eego. Dagaalka ayaa laga yaabaa inuu ku baaho dalalka Suuriya iyo Lubnaan. Magaalooyinka Israa’iil ayaa laga cabsi qabaa in la duqeeyo, maadaama ay bartilmaameed istaraatiiji ah u yihiin Iiraan. Bilowga horeba, Ciidammada cirka ee Israa’iil ayay u badan tahay inay isku dhacaaan xoogaga Iran iyo xulafadeeda ee Xisbullah. Waa colaad u baahan in laga hortago, waqtiga ku haboona uu haatan yahay. Si kastaba Israa’iill iyo Iran ayaa ah kuwa wali uu hardan ka dhaxeeyo. Walaaca Israa’iil ay ka qabto Iiran Israa’iil ayaa muddo dheer ka walaacsaneyd saameynta Iran ay ku leedahay gobolka ee sii kordheysa. Loolanka oo si tartiib ah ku bilowday ayaa sannado badan soo socday waxa ayna Israa’iil ku dooneysa inay uga hortagto damaca Iran ay ku hormarineyso hubkeeda nuklerka, sida gantaalada ridada dheer iyo maraakiibta qaada lidka diyaaradaha oo Iran ay u dirto kooxda Xizbollah ee ku sugan Lubnaan. Kolonyo gawaari ah ayaa la hakiyay waxaana la duqeeyay goobo ay ku keydsanaayeen hub badan oo ay Iran ay leedahay. Balse dagaalka ka soconaya Suuriya ayaa waxaa sii huriyay ciidamada ay taageerto Iran ee joogo xuduudaha waqooyi ee ku dhaw Israa’iil, iyo kooxda xulafada la ah ee Xisbullah. Taageeradda Iiraan ay siiso dowladda Suuriya Iran oo si xooggan u taageerta xukuumadda madaxweyne Bashar al Asa dee Suuriya iyo Ruushka oo dhanka duqeymaha ka kaalmeeya, ayaa u suuragaliyay madaxweyne Bashar inuu sii joogo waddanka, haatanna Tehran waxa ay dooneyso inay ka faa’iideysato taageeradeeda Suuriya. Iran ayaa si weyn uga soo horjeedo dowladda Yahuuda ee Israa’iil waxa ayna muddo dheer taageereysay kooxo xagjir ah oo loogu talgalay in lagu burburiyo. Bilihii lasoo dhaafay, Israa’iil ayaa sheegtay in laga sameeyay Suuriya kooxo kala duwan o taabacsan Iran, goobo hubka lagu keydiyo, barkoontaroolo, iyo saldhigyo cirka ah. Xiisadahan cusub ayaa waxaa sababay duqeyn ay Israa’iil u geysatay 9 bishi April diyaarad nooca duuliyaha aan lahayn ah, oo laga leeyahay Iran, taasi oo ku sugneyd saldhiga T-4, ee Palmyra, halkaasi oo la sheegay inay ku dhinteen dhowr lataliyeyaal milatari ah oo Iran u dhashay. Iran ayaa balan qaaday inay ka jawaabi doonto weerarkaasi tan iyo xiligaasina waxaa dhacay falal kala duwan oo u muuqday dadaallo Israa’iil ay ku fashilineyso falcelinta dalka Iran. Waxaa dhacay weerarro cirka ah oo ciidammada Israa’iil ay ku qaadeen goobo dhulka hoostiisa ah oo ay ku keydsanaayeen gantaallo, halkaasi oo ay ka dhaceen qaraxyo culus oo kormeerayaasha caalamiga ah ay u diiwaangaliyeen sida dhulgariir oo kale. Maalmo yar uun ka hor, Israa’iil ayaa sheegtay inay duqeysay goobo ay yaaleen gantaallo loo diyaariyay in lagu garaaco. Duqeymaha cirka ay Israa’iil ku qaaday saldhigyada Iiraan Balse habeen hore Iran ayaa 20 gantaal la gaftay saldhigyo milatari oo Israa’iil ay ku leedahay buuraha Golen. Israa’iilna waxa ay sheegtay inay burburisay goobihii laga soo tuuray gantaladaasi. Bartilmaameedka ayaa ahaa saldhigyo milatri oo Israa’iil ay leedahay balse aysan ahayn goobaha ay ku nool yihiin dadka shacabka. Labo afhayeen oo u kala hadlay labada dhinac ayaa ku adkeysanaya in aysan dooneyn colaad sal balaaran. Wasiirka Israa’iil ee gaashaandhiga Avigdor Lieberman, ayaa xusay in: “Cidina aysan dooneyn in colaadu baahdo- xaqiiqdii cidna ma dooneyso dagaal.” Sikastaba , Mr Lieberman ayaa cadeeyay in Israa’iil aysan marnaba ogolaan doonin inay aqbasho in Iran ay dhigato difaaca gantaalada lidka diyaaradaha oo casri ah gudaha Suuriya, kuwaasi oo gaaraya hawada Israa’iil suuragalin kara inay hakad galiyaan duulimaadyada hawada ee Israa’iil. Wararka qaar ayaa sheegaya in duqeymo ay qaaday Israa’iil kolsii horeysay ay burburiyeen gantalada difaaca hawada Iran ee gudaha Suuriya. Israa’iil ayaa xiratay khadka cagaaran, waxaana iska cad inaysan ka laaban doonin go’aankeedaasi ay ku difaaceyso hawadeeda. Dalalka ugu quwada badan caalamka ayaanan wali soo faragalinin labada dhinac ee Israa’iil iyo Iran. Ruushka iyo Iran ayaa waxaa ka dhaxeeyo xiriir, labada dhinacna waxa ay taageeraan xukuumadda Bashar al Asad- balse sidoo kale waxa uu isfaham ka dhaxeeya ra’iisal wasaaraha Israa’iil iyo madaxweynaha Ruushka. Illaa iyo haatan Ruushka waxba kama uusan qabanin inuu xaddido dhaqdhaqaaqa xuriyada ciidammada cirka ee Israa’iil ee hawada dalalka Lubnaan iyo Suuriya. Saameynta Washington ay ku leedahay gobolka Bariga Dhexe ayaa hoos usii dhaceysa. Ka bixitaanka maamulka madaxweyne Trump ee heshiiska nuklerka Iran ayaa waxa ay u arki doontaa Iran calaamad muujineysa in dagaal uu yahay lama huraan. Inta ay arrintu sidaan tahay, ayaana Iran waxa ay u arki doontaa ficilada Israa’iil ifafaalo dheeraad ah oo muujinaya waxa uu damacsan yahay Mareykanka. Waa xaalad sawir aan fiicneyn ka bixineysa mustaqbalka dhaw ee Bariga Dhexe, oo waxaa suuragal ah inay sii socdaan duqeymaha cirka iyo falcelinta ka dhasha lidka diyaaradaha ee Iran. Iiraan oo aargoosi ka sameyn doonto dalalka dibedda Halista keliya ee muuqata ayaa ah in Iran ay suuragal tahay inay dooneyso in ay aargoosi ka sameyso meel ka baxsan Bariga Dhexe. Kooxaha taabacsan Iran ayaa horey u weeraray dalxiisayaal u dhashay Israa’iil oo ku sugnaa dibedda iyo ururada yahuuda eek a howlgala Latin America. Weerar argagixiso oo guuleysta oo noocaan ah ayaa xaalada beddeli kara, waxa uuna ku qasbayaa Israa’iil iyo Iran inay qarka u fuulaan dagaal buuxa oo ka dhex qarxa. ISHA BBC
  11. Mogadishu (HOL) - Jubaland Ministry of Justice and Constitutional & Religious Affairs as announced on Friday that it will not be attending the National Constitutional Convention this week. Source: Hiiraan Online
  12. Mogadishu (HOL) - Jubaland Ministry of Justice and Constitutional & Religious Affairs as announced on Friday that it will not be attending the National Constitutional Convention next month. Source: Hiiraan Online
  13. A family in Kambe, Kilifi, has identified one of the Kenyan soldiers killed in an attack by Al Shabaab insurgents in Dobley town of Somalia on Sunday. The family said Henry Matano, 51, was among the 12 soldiers killed in a landmine explosion. Source: Hiiraan Online
  14. President Mnangagwa yesterday received credentials from six new ambassadors at State House in Harare. The new ambassadors from Norway, Cyprus, Somalia, Poland, Rwanda and the Czech Republic pledged to strengthen bilateral relations with Harare. Source: Hiiraan Online
  15. Military transport planes from the United Arab Emirates landed on the sleepy Yemeni island of Socotra last week, unloading tanks and troops as part of the Gulf Arab state’s drive to extend its influence over a strategic waterway flanked by war zones. Source: Hiiraan Online
  16. KAMPALA — Ugandan lawmakers oppose a recommendation from United Nations Secretary-General Antonio Guterres that the U.N. move a major logistics base out of the country. The lawmakers say the move would be an injustice, given the sacrifice that Ugandan troops have made in Somalia over the years. Source: Hiiraan Online
  17. SOLAI, Kenya (Reuters) - A dam on a commercial flower farm in Kenya's Rift Valley burst after weeks of torrential rain, unleashing a "sea of water" that careered down a hillside and smashed into two villages, killing at least 47 people. Source: Hiiraan Online
  18. A new ruling by the European Court of Justice gives refugee children a right to continue the family reunification process even after they turn 18. Source: Hiiraan Online
  19. Landlocked Ethiopia has announced significant new steps to diversify its access to seagoing trade. Since the 1990s, it has depended almost exclusively upon the Port of Djibouti to handle its waterborne commerce, but it is making moves in Sudan, Somaliland, Djibouti and Kenya to create new options for Ethiopian shipping interests. Source: Hiiraan Online
  20. The battle successes registered by UPDF against al-Shabaab militants in Somalia is at a higher cost than officials previously disclosed, Daily Monitor has learnt. Source: Hiiraan Online
  21. Muqdisho (PP) ─ Sarkaal u hadlay ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Somalia ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub fara badan oo u socday kooxda Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowladda iyo ciidamada AMISOM ee gacanta siinaya. Taliyaha ururka 49-aad ee ciidamada xoogga dlaka, Col. Faarax Maxamed Turbac oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen gaadiid waday hub fara badan oo u socday socday kooxda Al-shabaab. Col. Turbac ayaa sheegay in hubkaas iyo gaadiidkii siday-ba ay ku qabteen degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, wuxuuna intaas ku daray inay sidoo kale gacanta ku dhigeen afar qof oo ahaa kuwii waday gaadiidka iyo hubka. Sidoo kale, Hubka ayaa la sheegay inuu u badnaa rasaasta qoryaha AK-47 iyo PKM, iyadoo sheegeen in loo waday Al-shabaab oo fariisin ku leh tuulada Ray’dab oo 40-km u jirta degmada Baardheere. Ururka Al-shabaab ayaan ka hadlin hubka la sheegay inuu iyaga u socday oo gacanta u galay ciidamada dowladda Somalia, waxaase tani ay imaanaysaa iyadoo ciidanka dowladda ay isku diyaarinayaan inay ka hortagaan weeraro ay Al-shabaab ay soo qaado inta lagu jiro bisha Ramadaan. Ugu dambeyn, Gobolka Gedo ayaa wuxuu ka mid yahay deegaannada ay intooda badan gacanta ku hayaan ciidamada Dowladda Somalia, iyadoo ay Al-shabaab kaga sugan tahay gobolkaas deegaanno aan badnayn. PUNTLAND POST The post Ciidamada Dowladda Somalia oo sheegay inay Gacanta ku dhigeen hub u socday Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  22. Muqdisho (PP) ─ Dagaal culus ayaa saaay aroortii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo xoogagga Al-shabaab, iyadoo Al-shabaab ay sheegtay inay la wareegtay degmada Qoryooley. Al-shabaab ayaa warbixin ay baraheeda ku baahisay ku sheegtay inay gacan ku haynta Qoryooley la wareegtay, isla markaana ay khasaare xooggan ku gaarsiisay dagaalka ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM. Goobjoogayaal ku sugna degmada Qoryooley ayaa warbaahinta u sheegay in weerarro kooban ay dhaceen saakay, iyagoo sheegay in xoogag kooxdan ka mid ah ay gudaha u soo galeen degmada. Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaan weli ka hadlin dagaalka ay Al-shabaab sheegaetay inay ku galeen Qoryooley oo ah deegaan ay gacan ku hayeen ciidamada Somalia iyo kuwa AMISOM. Dhanka kale, Ma ahan markii ugu horreysay oo xoogag ka tirsan Kooxda Al-shabaab ay weerarro ku qaadaan degmadaas, waxaana ka hor ay deegaano ka tirsan gobolkaas ku weerarreen ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia. Ugu dambeyn, Ma jiraan warar dheeraad ah oo ku saabsan warkan oo laga helayo degmadaas, iyadoo hay’adaha amniga dowladduna aysan weli hadal kasoo saarin dagaalkan la sheegay. PUNTLAND POST The post Dagaal Maanta ka dhacay Qoryooley iyo Al-shabaab oo guulo ka sheegatay Dagaalkaas appeared first on Puntland Post.
  23. Gedo (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in maaamulka Jubbaland uu Xabsi dhigay Gabar da’ yar oo la sheegay in Facebuugeda ay ku taageertay Dowlada Federaalka ah ee Somalia. Gabadhaani ayaa la sheegay inay magaalada Kismaayo ku xireen ciidamada maamulka, waxaana la tilmaamayaa in ciidamadu ay kala baxeen Hooygeeda. Gabadhaani oo lagu magacaabo Sahro Maxamed Yuusuf ayaa mudo saddex maalin ah u xiran Maamulka Jubbaland, waxaana lagu eedeeyay in Erayo qiiro leh ku amaantay Dowlada Federaalka ah ee Somalia. Sahro Maxamed Yuusuf, ayaa Facebuuk ku qortay Erayo muujinaaya in Dowladnimadu tahay mid wanaagsan, isla markaana ay muhiim tahay in si wada jira loo taageero dowlada. Qoraalada ay ku amaantay dowlada ee sababay xarigeeda ayaa waxaa kamid ahaa Erayo lid ku ah maamulka Jubbaland. Sidoo kale, Mamulka Jubbaland ayaa horay dhowr mar u xiray dad bartooda facebook ku qoray erayo ka dhan ah maamulka Jubbaland,iyada oo taasi ay walaac ka muujiyeen Bulshada Magalada Kismaayo. Dhinaca kale, maamulka ayaan weli ka hadal sababta ay u xireen Sahro Maxamed Yuusuf oo iyadu ku dhaqaaqday cabirida Fekerkeeda gaarka ah. Caasimada Online Xafiiska Gedo Caasimada@live.com
  24. Cadaado (Caasimada Online) – Xildhibaan Xasan Maxamed Gelle oo kamid xildhibanada Galmudug horayna usoo noqday gudoomiyaha doorashadii madaxwaynaha Galmudug ayaa sheegay in qaar ka mid ah xildhibaanada Galmudug ay wadaan mudo kordhin aan sharciyeysnayn oo uu sheegay in ay u sameeynayaan madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Waxa uu sheegay in dastuurka Galmudug uu qabo in madaxweyne Xaaf uu dhameysto mudo xileedkii ka harsan madaxweynihii isaga ka horeeyay ee Cabdikariin Xuseen Gulleed maadama sida uu sheegay madaxweynaha haatan talada haya uu ku yimid iscasilaad uu horey isku casilay Cabdikariin Guleed madaxweynihii hore Galmudug. Dhinaca kale xildhibaan Xasan Maxamed Gelle ayaa eedeyn u jeediyay Senetaro ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada Galmudug kuwaas oo uu sheegay in ay xoogga saarayaan sidii madaxweyne Xaaf uu mudo kordhin u sameyn lahaa si buu yiri ay dib ugu soo laabtaan deegaan doorashadooda sanadka 2020. Hadalka xildhibaanka ayaa kusoo beegmaya xilli ay jiraan warar soo baxaya oo sheegaya in muran uu ka taagan yahay mudo xileedka madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele “Xaaf” oo xildhibaano taageersan madaxweynaha ay doonayaan in ay mudo kordhin u sameeyaan madaxweynaha Galmudug. Hoos ka dhageyso Wareysiga xildhibaanka Oo uu la yeeshay Zubeyr Sh.Cabdi https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/05/galmudug.mp3
  25. Kenya will offer technical support to Djibouti in the exploration of renewable energy mainly geothermal in the coming years. This emerged when visiting Djibouti President Ismael Omar Guelleh toured Olkaria Geothermal fields in Naivasha where he hailed the steps taken by Kenya in advancing exploration of the key resource. Guelleh who was accompanied by Energy CS Charles Keter and senior government officials from the two nations said his country stood to benefit from the immense knowledge Kenya has on geothermal exploration. Though he did not address the press, Kengen CEO Rebecca Miano hailed the tour, saying it will enhance collaboration between Kenya and Djibouti in renewable energy development. Miano noted that developments in Olkaria had been pivotal in elevating Kenya to position nine globally in geothermal power generation. “Kenya and Djibouti are strategic partners and this visit will enhance our economic cooperation specifically on the energy sector”. “Our focus is on renewable energy and our investment in geothermal power has already seen power bills reduce significantly from the highs last seen in mid-2014,” she said. Miano said Djibouti was also pursuing a renewable energy agenda and was endowed with abundant geothermal, solar and wind resources. “The country has the potential to generate more than 300 megawatts (MW) of electric power from renewable energy sources”. She said the country’s geothermal resources have been recognized for years adding that Kenya, through KenGen is willing and able to offer a helping hand in the development of geothermal energy. Miano said the company was on course in the development of clean and renewable energy which are set for completion by 2020. “The projects include the Olkaria V 140MW, Olkaria VI 140MW, Olkaria VII 140MW, Olkaria I Unit 6 70MW, Olkaria I Rehabilitation 5.7MW and Olkaria I AU & IV topping plant 60MW”. She said plans were at an advanced stage for the development of Meru Wind Phase I 80MW, Geothermal Wellheads 50MW and Ngong III project 10MW. Source: – The Star