Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,213
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Abshir Aw Yuusuf Ciise iyo Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Nugaal Xaashi Xuseen Faarax ayaa kormeer ku tagay Macadka ay wax ku bartaan ardayda dhagoolayaasha Hay’adda Daryeelka iyo hormarinta Dhagoolayaasha ee Puntland. Wasiirka ayaa kormeerkiisa waxaa uu qayb-ka ahaa kormeero uu ku samaynayey schoolada ku yaala Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland waxaana uu wasiirku u kuur galay Xaalada ay ku sugan yihiin aradayda dhagalayaasha oo wax ka barta macadka waxaana uu halkaas kula kulamay Maamulka Macadka oo uga xog waramay xaalada Machadka dhagoolayaasha. Maamulaha Macadka aradyda dhagoolayaasha Hay’adda Daryeelka iyo hormarinta Dhagoolayaasha ee Puntland sakariye siciid Yuusuf ayaa sheegay in macadka haatan ku suganyihiin 40 arday oo ka kala yimid gayiga ay soomaalidu degto kuwaas oo waxbarasho iyo hoyba uu u yahay Macadku waxaana uu intaa ku daray inay jiraan baahiyo uu qabo macadku isagoo ka codsaday dowladda iyo ganacsatadaba inay gacan taakulayn siiyaan schoolka. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Puntland Abshir yuusuf Aw Ciise ayaa dhankiisa sheegay in wasaaradiisu ay muhiimad gaar ah siin doonto goobaha ay wax ku bartaan dadka araga lahayn, naafada iyo kuwa dhagoolayasaha ah waxaana uu intaa raaciyey inay shcoolka dhagoolayasha u baahan yahay dhisme gooni ah. Waxaa kalo sheegeen Masuuliyiinta Wasaaaradda Waxbarashada in wax laga qaban doono Waxbarshada Baahiyaha Gaarka. Dugsiga dhagoolayaasha ayaa waxaa ka muuqaday arday si fiican wax uga baranaysa dugsigaa iyagoo Macalimiinta qaybtoodna ka yimi Magalada boorame.
  2. For the past seven years, Ethiopia and Egypt have fought over the construction of a dam on the Blue Nile. Source: Hiiraan Online
  3. Wararka ka imaanaya degaanka Jasiira ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal kooban ku dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo malayshiyo-beeleed. Dagaaalka ayaa yimid kadib markii malayshiyaad hubaysan oo hab beeleed u abaabulan ay rasaas ku fureen ciidamada dowladda ee ku sugan Jasiira ,sida laga soo xigtay dadka degaanka. Faahfaahin rasmi ah lagama hayo khasaaraha dagaalkan ka dhashay,laakiin wararka qaar ayaa sheegaya in ugu yaraan 4 ruux ay ku dhaawcantay,kuwaasoo isugu jira labadii dhinac ee dagaallamay. Wixii ka soo kordha kala soco:Puntlandpost.net The post Dagaal dhexmaray Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo malayshiyaad hubaysan. appeared first on Puntland Post.
  4. Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa tababar loogu soo xiray ciidamo gaar ah oo loo diyaarinayo isticmaalka hubka culus. Ciidamadaan oo tiradooda ay gaareeyso 150 Askari oo katirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa noqonayo ciidamo la dagaalamaya Al-Shabaab. Tababarkaan ciidamadaan waxaa Bixinayay Saraakiil sar sare oo katirsan Dowlada Itoobiya. Taliyaha Guutada 43-aad ee ciidamada Xooga Dalka Gen. Ismaaciil Saxardiid ayaa u sheegay warbaahinta in ciidamadaan ay wax weeyn ku soo kordhin doonaan Dagaalka Al-Shabaab. Dowlada Soomaaliya ayaa ku jirta Abaabulka dagaal culus oo lagu qaado Al-Shabaab. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ciidamada Isticmaalka Hubka Culus oo Tababar loogu soo xiray Kismaayo appeared first on Puntland Post.
  5. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa lagu wadaa in gudaha asbuucaan ay magaalada Muqdisho soo gaaran Hogaamiyayaasha maamul Goboleedyada ka jira dalka. Hogaamiyayaasha ayaa magaalada Muqdisho uga qeybgali doona shir looga hadli doono arrimo dhowr ah oo ay la qaadan doonaan madaxda ugu sareysa dalka. Hogaamiyayaasha ayaa ku guda jira diyaar garowga ay kusoo gaari lahaayen magaalada Muqdisho, waxaana socdaalkooda ku wehlin doona xubno ka kala tirsan labada Gole. Shirka ka furmaaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa diirada lagu saarayaa waxyaabihii ka hirgalay Shir horay u dhexmaray dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda. Sidoo kale, Hogaamiyayaasha ayaa magaalada Muqdisho ku nagaan doona muddo Seddex cisho ah, waxaana suuragal ah inay gaaran asbuuc. Geesta kale, maamulada ayaa dhaliilsan in hanaanka ay dowlada Somalia u hageysa siyaasada ku aadan hirgalinta qodobada kasoo baxa shirarka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada oo laga sugaayo magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  6. Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya inuu xoogeystay xiisaddii dagaal ee u dhaxeysay maamulada Somaliland iyo Puntland. Xiisada oo xoogeeda ka taagneyd deegaanka Tukaraq iyo nawaaxigiisa, ayaa iminka gaartay deegaano hor leh oo ay kala gaaren ciidamada labada maamul. Maamulka Somaliland ayaa ciidamo dheerad ah geeysay deegaano ku dhow Tukaraq, sidoo kalena dhufeyso ay sheegeen in deegaankaasi laga difaacayo ka sameysteen duleedka Tukaraq, sida ay kusoo waramayaan dadka deegaanka. Sidoo kale, Gaadiid dagaal oo ay la socdaan ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa iyaguna gaaray deegaano ka tirsan Sool, gaar ahaan deegaanka Holhol. Ciidamada maamulkan ayaa halkaa ka sameystay dhufeysyo waxaana lasoo sheegayaa inay duulaan ku yihiin ciidamada kale ee taabacsan Somaliland. Dadka deegaanka ayaa ka cabsanaaya in mar kale dagaalo ay ka dhacaan gobolkaasi, iyadoo aysan jirin xabad joojin rasmi ah. Waxgaradka gobolka Sool ayaa ku guul darreystay iney Labada dhinac xabad joojin ku qanciyaan, sababtoo ah dhan walbo wuxuu sheeganayaa lahaanshiyaha deegaanka Tukaraq. Geesta kale, Puntland iyo Somaliland ayaa wali ku hanjabaya xaalad dagaal taasoo qalqal galisay dadka Shacabka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dagaalka Tukaraq oo gaaray heerkii ugu adkaa & Deegaano hor leh oo la kala qabsaday appeared first on Caasimada Online.
  7. Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga digay Dowlada Imaaraadka Carabta in ay Soomaaliya ku bur buriyaan Hanti ay siiyaan siyaasiinta Soomaaliyeed. Xildhibaan Dalxa Ayaa sheegay in Dowlada Imaaraadka ay u muuqato in ay bilaawday qorshe balaaran oo loo adeegsanayo hanti oo dalka lagu bur burinayo. Waxa uu ugu digay tilaabadaasi in ay ku dhaqaaqday isaga oo ugu baaqay in hantida ay ku bixineeyso Imaaraadka bur burinta dalka ay ku badasho dib u dhiska dalka Soomaaliya. Baryihii ugu dambeeysay ayaa waxaa soo if baxayay eedeeymo kala duwan oo loo jeedinayay dowlada wadanka Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay iyada oo isticmaaleeyso hanti in ay bur burineeyso dalka Soomaaliya. Hoos ka Dhageyso Codka Xildhibaanka http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/02/Cod-1-Xildhibaan-Dalxa.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Dalxa” Imaaraadka Dhaqaalihiisa yaanu ugu Faa’iideeysan Bur Burinta Soomaaliya” appeared first on Puntland Post.
  8. A gunman has injured six African migrants in the Italian city of Macerata in a series of drive-by shootings that appear to have been racially motivated. Source: Hiiraan Online
  9. Deputy President William Ruto has cautioned Opposition leaders to stop hoodwinking their supporters of a possibility of forming government before 2022 election. Source: Hiiraan Online
  10. Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi, UAE Ambassador to Somalia, Thursday met with Abdul-Rahman Omar Othman, the new Mayor of of Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  11. South Africa’s Jacob Zuma faces a no-confidence vote this month, a fresh attempt to unseat the president by opponents emboldened by splits within his own party. Source: Hiiraan Online
  12. Mogadishu has suffered more than two decades of war, and many of its young people were born and raised alongside violence and bloodshed. Source: Hiiraan Online
  13. INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAJCUUN. GEERIDU WAA XAQ Waxaa habeenkii xalay ee sabtida ee taariikhdu aheyd 03.02.2018 Magaalada Minnesota ee gobolka Minneapolis ee cariga Mareykanka ku geeriyootay Allaah ha u naxariistee marxuumad Khadiijo Cartan Shire. Allaah ha u naxariistee waxaa marxuumada Allaaha Raxiimka ah looga baryayaa dembi dhaaf iyo naxariis, qoyskii ay ka baxday ee reer Cabdullaahi Oorfane iyo reer Cartan Shire Guuye inuu Eebe ka siiyo samir iyo iimaan.
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa sii kordhaaya Xisbiyada Mucaaradka ee sida aadka ah uga soo horjeeda Siyaasada ay daadihineyso dowlada Federaalka ee uu Hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo. Xisbiyada oo inta badan ay liijaanka u hayaan shaqsiyaad aan kusii xil dheeren Siyaasada xiligaan ka dhaqangali karta Somalia, ayaa taargeed ka dhigtay is hortaaga talaabo waliba oo ay qaado dowlada Somalia. Xisbiyada oo dhaqaale aan sidaa loosii muujin ka qaata dalalka shisheeye sida Imaaraadka, Sacuudiga, Ethiopia, Kenya, Mareykanka iyo Britain, ayaa u muuqanaaya kuwo loo adeegsanaayo dhiciseynta dowlada la magacbaxday ‘’Nabad iyo Nolol’’. Shaqsiyaadka ka dhexmuuqda Mucaaradka dowlada ayaa qudhooda dhabaha u xaaraya guuldarada ay Xisbiyadooda kala kulmi karaan saaxada Siyaasada, waxaana cad in taariikhda ay u gashay xumo iyo wanaag aan sidaa usii kala badneyn. Xisbiyada Mucaaradka oo aan tirro ahaan qudhooda is aqoon ayaa waxaa hadana saaxada ka muuqda kuwa sida gaarka ay u wataan dowladaha aan ka raali aheyn in Somalia ka gudubto marxalada ah dhextaal. Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaan qudhooda aaminsaneyn Xisbiyada ka jira dalka markii laga soo tago caadifada qabiilka iyo mida kursi doonka oo inta badan ay dadka ku kasbadaan shaqsiyaadka Hoggaamiya Xisbiyada. Waxaa dhagaha shacabka kusoo dhacaaya goortii ay maqlaan magaca ‘’Xisbi Siyaasadeed’’ waxyaabo ay kamid yihiin ‘’burbur, dhibaato joogta ah, nolol xumo iyo wixii lahal-maala oo suuragalinkara dhibaato ku habsata dal iyo dadkiisa’’. Sidoo kale, Xisbiyadan ayaa kalsoonida shacabka ku waayay sababo dhowr ah, waxaana kasoo qaadan doonaa ilaa 5 Qodob oo kala ah: 1-Siyaasadooda oo ka bilaabata rabitaan kursi, kuna dhamaata ku goodinta qori caaradii. 2-Nin jecleysi, Tirro koob la’aan xubnaha iyo shaqsiyaadka Hogaamiyaha oo Siyaasadooda ay tahay mid ku xeeran keliya mustaqbal aan fogeyn. 3-Aaminsanaanta ‘’Haddii aan danteyda waayo ana taadi diiday’’. 4-Siyasada Xisbiyada mucaaradka oo aan ku jirin ‘’mashruucyo dal dhis’’ ah, sida lagu yaqaan Xisbiyada mucaaradka ee ka jira caalamka intiisa kale. 5-Hogaamiyayaasha Xisbiyada oo aan dhaafin 2 shaqsi iyo xuduuda Xoriyada oo aan u cayineen. Dadka qaar ayaa aad u dhaliila habdhaqanka shaqsiyaadka Hoggaamiya Xisbiyada Mucaaradka, kuwaa oo maslaxada dalka iyo dadka ka hormariya danaha gaarka ah, waxa ayna taa daaqada ka saartay rajadii laga qabay. Si kastaba ha ahaatee, Xisbiyada Mucaaradka ayaa waxaa la gudboon in ahmiyada ay siiyan kasbashada shacabka iyo inay ka qeybqaatan dhismaha ka socda dalka sida waddooyinka sida lagu yaqaan Xisbiyada mucaaradka ee ka jira dunida. W/Q: Xuseen Cabdullaahi Axmed Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid The post 5 qodob oo xisbiyada mucaaradka DF ay ku waayeen kalsoonida shacabka appeared first on Caasimada Online.
  15. Dar-es-Salaam (Caasimada Online) – Sida ay kusoo waramayaan illo ku dhow dhow Koox Siyaasadeedka Damul-Jadiid, waxaa shir Khaasa oo ay isugu yimaaden Xildhibaano ka tirsan Damul-Jadiid uu kusoo xirmay magaalada Dar-es-Salaam ee dalka Tanzania. Shirkan oo ay ka qeybqaaten Xildhibaano dhan ilaa Toban ayaa waxaa hogaaminaayay Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo isagu saldhigtay dalka Tanzania. Shirka oo ahaa mid khaas ah ayaa waxa ay Xildhibaanada ku kala qaaten macluumaad ku saabsan halka ay iminka taagan tahay Siyaasada Somalia iyo kaalinta kaga aadan kasoo dhexmuuqashada Dowlada loogu wanqalay Nabad iyo Nolol. Xildhibaanada qeybta ka ahaa shirka ayaa u badnaa kuwa baarlamaanka Somalia oo uu ka dhexmuuqday Xildhibaanka gacanta midig u ah Xasan Sheekh ee Faarax C/qaadir iyo dhibaano kale oo dhowr ah. Xildhibaanada qeybta ka ahaa shirka ayaa gabi ahaantooda xilal kasoo qabtay dowladii hore ee uu Hogaaminaayay Xasan Sheekh. Mid kamid ah Xildhibaanada qeybta ka ahaa shirka ayaa inoo xaqiijiyay in is aragooda uu ahaa mid iyaga u gaar ah, isla markaana uusan shirkooda aheyn mid lid ku ah dowlada Somalia Somalia. Xildhibaankan ayaa sheegay inay marti u ahaayen Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo carab ***** inay kawada hadleen sida looga qeybqaadan lahaa keliya horumarinta Siyaasadooda Khaaska ah. Qorshooyinka lagu dajiyey shirka aan lasii shaacin ayaa waxaakamid ahaa dib-u-soo nooleynta qorshooyinkooda Siyaasadeed,Kasbashada Xildhibaanada mucaaradka iyo kuwa Madaxabanaan iyo in xooga la saaro ku dhex milmida Xukuumada hadda jirta si looga dhexmuuqdo Siyaasada. Sidoo kale, Xildhibaanadan ayaa lagu wadaa inay kamid noqdaan Wafdi uu Hogaaminaayo Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Swedan uga qeybgalaaya shirka Hey’adda Caalamiga ee Olof Palmes oo lagu casuumay garabka Xasan Sheekh. Xasan Sheekh iyo wafdi xildhibaano ah ayaa ka qeyb gali lahaa shir ka dhacaya Sweden oo ay ku casuuntay Hey’adda Caalamiga ee Olof Palmes oo ah urur aan dowli aheyn oo ku xiran Xisbiga Shaqaalaha Sweden. Dhinaca kale, Xisbiga Damul-Jadiid oo saameyn ku dhexlahaa Siyaasada afartii sano ee tagtay ayaa iminka ololo ugu jira sida ay mar kale u hanan lahaayen dowlada la filaayo 2020 iyo wixii ka danbeeya. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com The post Xildhibaanada Damul-Jadiid oo uu shir khaasa ugu soo xirmay dalka Tanzania appeared first on Caasimada Online.
  16. Muqdisho (Caasimada Online)-Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Micheal Keating ayaa sheegay in lasii ambaqaadayo wadahadalka dowlada Somalia kala dhexeeyay maamulka Somaliland. Micheal Keating, waxa uu sheegay in dib usii wadida wadahadalka ay kala hadleen labada dhan, isla markaana ay diyaar u yihiin dowlada iyo maamulkuba. Micheal waxa uu sheegay inay muhiim tahay in lasii wado wadahadalka, si buu yiri wax muuqda looga bedelo mowqifka Somaliland. Micheal Keating oo ka hadlaayay Madasha Golaha xiriirka Dibadda ee CFR ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ay diyaar u yihiin in dib loo billaabo wada hadallada dowladda Federaalka ah iyo Somaliland. Keating, waxa uu farta ku goday in wadahadalka labada dhinaca uu noqonayo mid looga hadlaayo iskaashiga ammaanka,abaaraha,burburka degaanka ,Badaha,iyo maamulka Hawada. Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah iyo Somaliland ay muhiim u tahay iska kaashiga argagixisada iyo burcad badeedda. Saciid,waxa uu intaas ku daray in ay muhiim tahay in Somalia aqoonsato Somaliland,taas oo uu sheegay in ay dan ugu jirto labada dhinac. Geesta kale, Shirkan lama sheegin goobta iyo goorta uu furmayo hayeeshee waxaa jira warar sheegaya in Somaliland diiday in gogosha wada hadallada ee taalla Istanbuul Turkiga ay halkaas sii ahaato. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Keating oo ka xog waramay dib furitaanka wadahadalka DF & maamulka Somaliland appeared first on Caasimada Online.
  17. The Inaugural Uganda Somali Community Futsal League has climaxed at the International Futsal Courts in Kisenyi Kampala, with Galmudug Futsal club emerging the overall winners. Source: Hiiraan Online
  18. By: M. A. Egge The President of the Republic who is also the Commander-in-Chief H.E. Musa Bihi Abdi of the National Armed Forces yesterday paid a glowing tribute to the department of defense for their diligence, accountability and management in his speech the Armed Forces Headquarters. The Head of State, who gave a fantastic round-up of over a whole century’s history of the multiple transitions of the path taken by the forces, was the guest of honour at the 24thCommemoration Day of the modern Somaliland National Armed Forces. H.E. Musa Bihi at the same time paid tribute to the leaders of both official opposition parties Messrs Abdirahamn Abdillahi Irro of Wadani and Feisal Ali Waraabe of UCID terming the vibrant democratic culture taking root in the country as a hallmark of developmental progress. He noted that the government would prioritize the welfare and the advancement of the institution of the forces at his behest hence pointed out that it was the best managed institution in the country. “It should be noted that both Abdirahman Irro and Feisal Ali are heroes who want the all the best for their country”, said the President. He cautioned way-warders not to be wary or jittery so as to fear polarization politics when diverse opinions are expressed. “We bask in the glory of having the opposition, the private media and both houses of parliament trying to put the government upright by way of check and balances”, said the President while adding that it was a healthy democratic scenario that nurtures development hence blended with the cherishing of a judicial system that can put the President in the dock. The Head of State taught the audience the history of the armed forces starting from the Kenya African Rifles in the early 19th Century to the custodial corps at the end of the second world war to the Somali scouts. He noted justifiably, “By the 1960 independence time the modern Somaliland forces had over two decades of experience”. The President noted that the doomed Somali Union was overly caused by the injection of a handful of inferior policemen from the south (13 individuals) who were made generals “with Abdillahi Congo made a second left tenant (two pipped) being the highest officer from Somaliland hence bringing a crisis (Somaliland-Somalia) which is still there up to today”. The President happens to be the most notable Somaliland leader to expound on the history of the country’s forces in such depth at such a podium to date. The President had earlier on cut the ribbon in a function inaugurating Guest Hostels at the military compounds hence visited several departments in the barracks such as the military hospitals, academies and the officer’s mess. The Defence Minister Hon. Isse Ahmed Yusuf praised the forces for their steadfastness on their auspicious occasion. The commander of the Armed forces major General Ismael Nouh Tani gave a recap of the forces history for the past 24 years. He noted that they have since established three major recruitment schools and two academies for officers and commanders. He said that of 200 students they sent abroad 189 were already back and the remaining 11 were pursuing masters courses; in the meantime, he says, some 125 were sent for health associated courses. General Tani revealed that ample military supplies and kits were received a weak ago. The occasion was graced by immediate past President Ahmed Silanyo, past vice Presidents Hassan Issa Jama, Abdirahman Aw Ali Farah and Ahmed Yusuf Yasin, both leaders of the official opposition parties and several eminent personalities, all service commanders etc. This is the first time that past leaders wholly attended such a function, an act that the President described as one of expression of unity and stability
  19. HARGEISA–A conference which will be discussed measures aimed to crack down overloaded trucks opens in Somaliland. The gathering is funded by German Development Agency (GIZ) and saw the attendance of Somaliland Y-PEER, truck drivers, experts and Road Authority. The Transport Minister, Hon. Abdilahi Abokor Osman has said that the rule is to deal with overloaded trucks which pose threat to safe driving on roads and reduce road accidents which is on the increase in Somaliland according to the country’s department of traffic police which release the accidents that transpire on yearly basis. As Somaliland spends a large amount of money on the construction of its roads then the rule to crack down overloaded trucks will be prevent from wear and tear of Somaliland roads. The overloading will have huge negative impact on the roads unless there is a law in place which administers once truck drivers violate its compliance. The Somaliland road authority has said that the rule is the first to be introduced in Somali inhabiting regions and would curb road traveling and safety. The move which is spearheaded by the transport ministry is to curb the menace in Somaliland as far as driving safely in the country is concerned.
  20. Students at Tabantabo school sit down for Breakfast feeding Two schools funded by the business community and from diaspora remittances are giving free education opportunities to some of the growing numbers of orphaned and vulnerable children in the city of Burao in Somaliland. In the last four months, 110 children aged six to 14 have been enrolled and another 270 have registered and are on the waiting list for places at the primary schools, one for boys and the other for girls. Afifa Hasan Nur, the head teacher of Tabantaabo girls’ school, said they are providing school meals after witnessing the conditions that displaced children and others from poverty-stricken families are living in. She said most do not get regular meals and parents or guardians are unable to cope, especially if they are displaced. The surrounding Toghdeer region has suffered heavily from the prolonged drought and huge numbers of pastoralist families have lost their livelihoods and migrated to urban areas in search of assistance. The Commissioner of Burao district, Mohamed Diiriye Hayd, told Radio Ergo there are around 3,500 children in four large IDP camps around the town who have no access to education. Some are orphaned, whilst others have parents with minimal income. Local government schools charge fees of $10 and private schools in the area charge $30. Saado Dhuux Hawd, 35, a single mother displaced from Duruqsi village, along the Ethiopian border, where she lost all her 180 goats, said her eldest daughter, aged nine, had been enrolled at Tabantaabo school. Her younger son and daughter were waiting for places. “The children used to graze the animals and take care of the livestock, but now we don’t have any animals so they just play around and have nothing to do,” Saado said. Tabantaabo’s first batch of 20 girls graduated last September. The school opened in 2010 and now has 220 students. The head said they will be taking in more new girls once the next grade eight students have graduated. The head of Abubakar Sadiq boys’ school, Mohamud Mohamed Hersi, told Radio Ergo they have been talking to the Somaliland government and local business people to help expand the schools. The school has 10 classrooms and 12 teachers. There are 170 students, including 50 recently displaced by the drought, who are accommodated in dormitories with food and stationery. Some orphaned children who completed primary are now being supported through secondary school by benefactors.
  21. Feysal Abshir, 25, a former camel keeper, has been earning his living as an electrician for the last few months after his family lost all their livestock in the prolonged drought. Working in Lasanod, Sool region, Feysal is able to earn around $15 a day doing electrical repairs and wiring jobs. He takes calls from customers in Lasanod, and places like Tukaraq, Yagori, and Hudun, between 50 and 100 km away. He is also on call for work from two local electrical companies. Feysal, the eldest son, sends a portion of his earnings to his family living in IDP camps in Awrbogeys, 160 km away. His family lost 180 goats and 15 camels in the drought. He told Radio Ergo his new skill had created fresh hope for his family, who were fed up relying on aid handouts. “I send them a decent amount to cover food, clothing and health needs for the family. I am also trying to save money to buy new livestock so the family can reclaim our proud heritage of pastoralism in the rural area,” Feysal told Radio Ergo. As the prolonged drought has hit pastoralist families so hard, finding alternative livelihoods and learning new skills has become an increasing priority. Feysal learnt his skill at the school run by a distant relative, Ali Hersi Jama, who offers vocational training courses in Lasanod. The school charges $25 to students but does not charge drought-hit pastoralists who lost their livestock. Courses include electronics, construction and house painting. Ali Hersi, an electrical engineer, told Radio Ergo 90 drought-hit students have benefited from the school that he opened a year ago. Sixty are working in electronics and construction jobs in the city. He currently has 400 students enrolled and more arrive every day. This month the school took 23 more students and had to turn others away until it can add more capacity. Numerous other drought-affected people, men and women, have turned to work in hotels and restaurants in Lasanod as waiters and cleaners. Some attend part-time classes at night to improve their skills, in the hope of finding new livelihoods.
  22. Keyd/Geel ruqo ah oo ku sugan deegaanada abaartu ka jirto ee Togdheer/Sidiiq/Ergo The Somaliland drought response committee has reported a severe water shortage and food scarcity critically affecting Lughaya and spreading across all districts of Awdal region in the country’s northwest. The committee carried out a survey in 12 districts, where rain has not fallen for two years. They recorded the displacement of almost 2,500 families after losing all their livestock. Some families are moving towards Lughaya to access water wells in the hope of saving their last few animals. Feysal Ali Sheikh, director of the drought response committee, said he and the survey team visited IDP camps in Lughaya, Gargaara, Abdi Geedi and Jidhi, where scores of drought-hit pastoralists were arriving every day. The director said aid supplies were needed in the IDP camps to avert a humanitarian crisis. He said they saw rotting animal carcasses along the road indicating large scale livestock deaths. Abshir Obsiye Egal, a pastoralist, migrated to Lughaya with his seven children and remaining livestock in December. He brought 18 goats and eight camels to the camp, but 11 goats and four camels died whilst they were in the camp. He told Radio Ergo he joined the camps to get assistance but they had only received small handouts from locals. He said their plight was worsening by the day and he was worried his children might starve to death, as he got not get enough food for them all. Abshir lost 80 goats and seven camels back in his village, about 15 km from Lughaya. When he came to the IDP camp he tried to sell off his last animals to feed his family but no buyer was interested in his skinny livestock. There is no access to grazing or animal fodder in the camps. Local people cannot support this influx of people. The animals are continuing to die and the people fear it will be the children next. Amina Hassan Obsiiye told Radio Ergo she woke up on 22 January to find five of her animals had died overnight. “Only God knows if my remaining livestock will survive till the end of this month,” Amina said. Her last 10 goats have had no water or pasture for the past three days. Amina and her four children trekked for three hours from the rural outskirts of Lughaya district to the town on 9 November. She said the family lost 80 goats during the last months of drought. The drought response committee reported that the worst affected parts of Somaliland are Togdheer region and the coastal areas of Awdal, Sanaag and North West region.
  23. Waasarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa Qabtay tababar ku saabasan Tayeynya Kormeerka , Tababarka ayaa Lagu Tabarayey dhamaan Sagaalka Gobol ee Kormeeryasahada Waxbarashada Gobolada Puntland. Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinata sare waxaa daah furay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Abshir Yuusuf Aw Ciise iyo Madaxa Kormeerka Cabadala Xuuxule. Ujeeddda Tababarka guud ayaa ah in kor looqaado Tayada Kormeerka heer Gobol iyo heer Degmo . Madaxa Kormeer waaxda tayo dhowrka Waxbarashada ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdala Xuuxuule ayaa sheegay in tayada Kormeerku uu yahay muhiimadda koowaad ee Wasaradda Waxbarashada, maadama madaxda ugu saraysa ee Wasaaradda ay balan qaadeen in kor loo qaadayo aqoonta waxbrasho ee kormeraayasha Waxbarashada . Madaxa kormeera Waaxda tayeynta Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliintsa sare ee Dawladda Puntland ayaa sheegay in sanadkaab dardar cusub la galin doono Kormeerkiisa iyo Maamulkiisa isla markaana uu sii socon doono Tababaro noocan oo kala ah oo kor loogu Qaadayo Tayayda kormeerka iyo shaqooyinka kale. Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare Abshir Yuusuf Ciise oo daahfuray Tababarka kormeerayaasha Gobolada waxuu kula dardar may kormeerayasha Gobolada inay cashar fiican ka barteen iyagoo aqoon ku filan ka qadan doona shaqadaa loo igmaday u soo qabtaan Wasaaradda iyo heer Gobol iyo heer Degmo. Ujeeddda Tababarka guud ayaa ah in kor looqaado tayada kormeerka Waxbarasho Maamulka dugsiga iyo Ardayga iyo mida deegaaneed. Ujeedooyinka kale waxaa ka mid ah, in Dugsiyada laga caawiyo Tex book, iyadoo kor loogu Qaadayo Waxbarashada Ardayga. In la abuuro Jawi iyo dhaqan is la xisaabtan iyo is qiimayn ka dhaxeysa Daneeyayaasha Waxbarashada, In la helo kormeer, saxid iyo Toosin. Muhiimada Tababarka kormeera ayaa ah, 1. In la helo Tex books u dhaxeeya Maclinka iyo Ardayga 2. Siyaasad Hagaajinta Maamulka Dugsiga. 3. Cashar eegista Fasalka 4. siyaasada isku xirka Waxbarashada Tooska ah iyo mida waawayn. 5. Siyaasada buugaagta luuqada wax lagu dhigo ee ardayga Wax laga baro.
  24. LAUNCH EVENT: The final report by the international observation mission to the Somaliland presidential election November 13 2017 (mission led by the Development Planning Unit at UCL and Somaliland Focus, and funded by the UK government) will be launched at a free public event with panel discussion, Q&A and refreshments afterward on 15 March 2018 6pm, UCL Elvin Hall, 20 Bedford Way, London WC1H 0AL. The launch will also feature a photographic exhibition by Kate Stanworth in conjunction with Saferworld. This is a free public event, and all are welcome.
  25. Taliyaha Militariga Somaliland,Gen. Nuux Ismaaciil Taani ayaa sheegay in militariga Somaliland inta badan uu qabsaday degaannada Sool iyo Sanaag,balse weli ay u hartay in ay soo taabtaan Xadkii ay ku taamiyeen ee Yoocada. Gen. Taani oo maanta hadal ka jeediyey Xuska Sannad-guurada 24 aad ee Ciidamada Somaliland ayaa sheegay in sannadkii 1997-dii ay aanu jirin ciidan Somalilan oo dhaafsan magaalada Burco ee gobolka Togdheer,halka maanta militariga Somaliland ku suganyahay degaanka Tukaraq oo u dhexeeya Garoowe iyo Laascaanood. Taliyaha ayaa sheegay in ay haatan ay u sii gudbayaan dhinaca Yoocada ee ay Somaliland sheegato in Xadkeedu ku egyahay,wuxuuna ku hanjabay in ay yoocada imaan doonaan ,iyagoo gudanaya waajib Dastuuri ah oo saaran,sida uu hadalka u dhigay. Halkaan ka daawo Gen.Taani PUNTLAND POST The post Daawo: Militariga Somaliland oo ku dhawaaqay in ay soo gudbayan Yoocada. appeared first on Puntland Post.