Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,698
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Shirkada Facebook ayaa shaaca ka qaaday in la jabsaday Facebuugyada (50 milyan) oo qof kuwaa oo lagala wareegay gacan ku heynta boggooda. Maamulka Shirkadda Facebook ayaa sheegay in milkiilayaasha Boggagaasi la gala wareegay xogahooda oo dayacnaa, wallow ay tilmaameen in taasi ay ku timid cillado farsamo oo xagooda ah. Facebook waxay sheegtay in dadka xogtaa jabsaday ay ka faa’iidaysteen nugaylka qodobka ilaalada ee la yiraahdo “View As” taas oo u sahashay in ay si fudud u helaan xogta dadka. Dadkaasi ayaa inta badan ka macaasha la wareegida Boggaga aysan laheyn, waxa uuna weerarkooda ka bilowdaa kuna dhamaada Internerka. Maamulka Facebook ayaa sheegay in dadka adeegsada shabakada ay suurto galka tahay in ay arintaani saamaysay ayaa isla markiiba Jimcihii lagu wargeliyey in ay xiraan bogagooga oo hadana dib u furaan. Waxaa sidoo kale la sheegay in dadka laga jabsaday Facebook ay ku jireen mas’uuliyiin kuwaa oo waayay xogahooda. “Xal ayaan u helnay cilado saacado kooban nasoo foodsaartay milkiilayaasha la dhacay dib ayey u hanteen Boggagooda” Sidoo kale, madaxa waaxda ilaalada xogta ee shirkadda ayaa sheegay inay ka fiirsan doonaan dayacaada dhacday waxa uuna meesha ka saaray inay soo laaban doonto. Haddalka maamulka iyo qoraalka lagu baahiyay boobka Boggaga Facebook ayaa kusoo beegmaya xili uu hoos u dhacay sicirka saamiyadeed ee Facebook. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  2. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta golaha shacabka ee Muqdisho waxa ay ku yeelanayaan kulan ay kaga hadlayaan xeer-hoosaadka Baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa soo waday kadoodista xeer-hoosaadka Baarlamaanka muddo ku dhow isbuuc. Siyaasiin iyo Xildhibaano ayaa sheegay in xildhibaanada lagu mashquulinayo ka doodista xeer-hoosaadka Baarlamaanka. Wixii ka dambeeyay doodii xasaasiga aheyd oo ay yeesheen Baarlamaanka islamarkaasina looga hadlayay arimaha amniga ayeey arintu u muuqataa in gudoonka Baarlamaanka uu u weeciyay sii wadista ka doodista xeer hoosaadka Baarlamaanka. Arbacadii la soo dhaafay waxaa kooram la’aan u baaqday fadhigii Baarlamaanka kadib markii xildhibaano farabadan ay ka maqnaayeen fadhigii Baarlamaanka. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Xildhibaanada oo lagu mashquulinayo ka doodista xeer-hoosaadka appeared first on Puntland Post.
  3. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in shacabka B/weyne aanay u dacwad doonan karin Xarakada Al-shabaab. Waxa uu sheegay guddoomiyaha in cid walbo oo lagu helo in Al-shabaab deegaannada ay ka joogaan Hiiraan u dacwad doonato ay xabsi Saddex bil ah dhigi doonaan, sidoo kalena ku ganaaxi doonaan lacag dhan 5 kun oo doolarka Maraykanka ah. “Waxaa badatay in loo dacwad doonto Booca, ciidamada amniga waxaan leeyahay ciddii ka baxda B/weyne ee aadda Booca una dacwad doonata nabad diidka muddo Saddex bil ah ayaan xireynaa 5 Kun oo doolarna waa lagu ganaaxayaa” ayuu yiri guddoomiyaha. Dhanka kale, Dabageed ayaa sheegay in cid walbo aadda deegaannada Al-shabaab maamusho ay deegaannadaasi joogi doonaan ama haddii ay yimaadaan u diyaar garoobaan xabsiga iyo ganaaxa. B/weyne ayaa caadi ka ah in dadka ay u maxkamad doontaan Xarakada Al-shabaab, ayna aadaan deegaannada Booca iyo Luuq Jeelow ee gobolkaasi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  4. Cadaado (Caasimada Online)-Xildhibaanada maamulka Galmudug ee ku sugan magaalada Cadaado ayaa soo saaray qoraal ay ku bayaaninayaan dib u dhac ku imaaday doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi. Xildhibaanadan oo dhawaan sheegay inay xilkii ka qaaden Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in doorashadooda ay u dib dhacday isbedel ku imaaday Jadwalka. Xildhibaanada ayaa markii hore Doorashada madaxweynaha iclaamiyey inay dhaceyso 30-ka Bishaan September balse haatan dib loo dhigay. Waxa ay mar kale sheegen in doorashada ay qabsoomi doonto 6 Bisha soo socota ee Octoper 2018-ka. Sidoo kale, Xildhibaanada ayaa sheegay in sababta dib ugu dhacday doorashada ay tahay codsi ka yimid musharixiinta xilka Madaxweynaha Galmudug.
  5. Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya isugu yimaadaan kulankoodii caadiga ahaa. Kulanka maanta ayaa looga hadli doonaa arrimaha xeer-hoosaadka golahan, kadib markii wax ka bedal lagu sameeyey. Arbacadii lasoo dhaafay, kulan ay xildhibaannada golaha shacabka ku lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa u baaqday Kooram la’aan. Maantana lama oga in si la mid ah Arbacadii oo kale ay dhici doonto, balse guddoonka golaha shacabka waxa uu ku wargeliyey xildhibaannada in ay waqtiga dhowraan oo ay kulamada golaha soo xaadiraan. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
  6. Premier League leaders Liverpool face unbeaten Chelsea for the second time this week in an early-season clash between two title contenders at Stamford Bridge. Source: Hiiraan Online
  7. ADDIS ABABA (Reuters) - Ethiopia’s attorney general on Friday filed terrorism charges against five suspects held for involvement in a grenade attack at a rally attended by Prime Minister Abiy Ahmed in June. Source: Hiiraan Online
  8. COPENHAGEN (Reuters) - Danish police briefly shut bridges and ferry links to Sweden and Germany on Friday as they widened their hunt for three people and a black Volvo in connection with a serious crime - a kidnapping according to Sweden’s Aftonbladet newspaper - to include the whole country. Source: Hiiraan Online
  9. Germany's foreign minister, Heiko Maas, has called on the United Nations to "stop beating around the bush" and start talks on reforming the Security Council. A push for change has been ongoing since the early 1990s. Source: Hiiraan Online
  10. A proposed regional security alliance bringing together the United States, Gulf allies, Egypt and Jordan, is at risk of credibility if a Gulf dispute is not resolved, Qatar’s foreign minister said on Friday. Source: Hiiraan Online
  11. Ethiopian officials have revoked land leases in Addis Ababa that were held by dozens of investors, including Ethiopian-born Saudi billionaire Mohammed Hussein al-Amoudi. Source: Hiiraan Online
  12. Turkish President Recep Tayyip Erdogan is set to open one of Europe's largest mosques in Cologne on Saturday as he wraps up a controversial visit to Germany, with police deploying in force amid planned protests. Source: Hiiraan Online
  13. Five men have been charged for terrorism after attempting to kill Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. Source: Hiiraan Online
  14. HANOI—Last month, Aung San Suu Kyi, Myanmar’s de facto civilian leader, appeared at a panel hosted by Singapore’s ISEAS-Yusof Ishak Institute. At the event, one attendee asked her what had surprised her most since taking power in 2016, citing a long list of struggles the country faces, from the sluggish economy to ethnic conflict. Source: Hiiraan Online
  15. National assembly majority leader Aden Duale has hit out at Amani National Congress party leader Musalia Mudavadi accusing him of overseeing the finance ministry during the Golden-berg. Source: Hiiraan Online
  16. The Supreme Court has allowed Wajir Governor Mohamud Abdi to file new evidence as he fights to retain his seat. Source: Hiiraan Online
  17. Kathryn Mayorga, 34, claims the Portuguese football player raped her in a Las Vegas hotel room, according to German media outlet Der Spiegel. The magazine says Ronaldo paid her $375,000 for her silence. Source: Hiiraan Online
  18. A reproduction of a 19th-century purple dress with white lace collar is positioned on a stand, as if waiting for its owner to slide it on. Source: Hiiraan Online
  19. President of the University of Jigjiga, Abdulaziz Ibrahim who sparked a storm of controversy by firing more than thirty staff a year ago has himself been let go. Source: Hiiraan Online
  20. Brett Kavanaugh may yet be confirmed. Senate majority leader Mitch McConnell may somehow find a way to unravel it, and President Trump could still balk. Source: Hiiraan Online
  21. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Friday awarded 30 police officers deployed in Somalia to boost stabilization efforts for their distinguished service. Source: Hiiraan Online
  22. A former head of Ethiopia’s Jail Ogaden and regional prison commissioner has been arrested by authorities, an activist in the country Somali Regional State, SRS, has reported. Source: Hiiraan Online
  23. The IFJ and its affiliate, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), have formally called on the UN Human Rights Council to take action to stop attacks against the country’s journalists. Source: Hiiraan Online
  24. Young married mother Duniyo Adan Mohamed, 19, breastfeeds her seven month-old son before she sets off for school in the southwestern Somali town of Baidoa in the morning. She leaves some bottled milk for the baby with her mother, who babysits until Duniyo gets back from class at noon. Source: Hiiraan Online
  25. Director of Public Prosecutions (DPP) Noordin Haji has publicly admitted to receiving ‘countless’ death threats since taking up office in April. Source: Hiiraan Online