Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,225
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Nairobi governor Mike Sonko has nominated Miguna Miguna as his deputy. Source: Hiiraan Online
  2. Nyeri Town MP Ngunjiri Wambugu has asked Northeastern politicians to clearly state if they want non-locals to work in the area. He condemned the regular attacks in Northeastern that have left tens of Nyeri people dead and others injured. Source: Hiiraan Online
  3. Hundreds of thousands of residents in Garndersville, a Monrovia suburb, including businesses along the Somalia Drive are breathing relief in the wake of the nearly completion of phase one of rehabilitation works on the route from Freeport to Redlight under the auspices of the Government of Japan. Source: Hiiraan Online
  4. Kismaayo (Caasimada Online) – Laamaha amaanka Jubbaland ee Axmed Madoobe, ayaa Xabsiga u taxaabey Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Daraawiishta maamulkaasi, kadib markii uu si kulul uga hadlay dil loo geystay Gabar Soomaaliyeed. Dilkan loo geystay gabadhan, oo lagu magacaabi jiray Taysiir Food Maxamed Salaad ayaa ka dhacay todobaadkan magaalada Qabri-Dahar ee Ismaamul-goboleedka Soomaalida Itoobiya, kaasoo ay geysteen Ciidamada maamulka. Caro badan ayuu dilka Taysiir ka dhex-abuur bulshada Soomaaliyeed, wuxuuna ka dambeeyay kadib markii ay Hoygeeda kala baxeen ciidanka Liyuu Boolis, kuwaasoo dilay, islamarkaana inkiray inay khaarijiyeen. Laakiin, baaritaano dheer kadib waxaa lasoo ogaaday kuna cadaatay in iyaga ay dileen Gabadha, inkastoo ay ku doodeen inay iyada ay is-dishay, hasa-yeeshee waxaa ugu dambeyn ku cadaatay inay si bareer ah u dileen. Sarkaalka lagu xiray Kismaayo ayaa waxaa lagu maagcabaa Mukhtaar Bedal Goobse, iyadoona xarigiisa uu ka dambeeyay kadib markii uu Muuqaal uu iska soo duubay ku cambeereeyay falka dilka ah ee Taysiir loogu geystay Qabri-Dahar. Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Sarkaalka ay u xireen inuu gudaha Kismaayo ku cambaareeyay, islamarkaana wax uu ka sheegay Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, oo Axmed Madoobe xiriir fiican kala dhaxeeya. Mukhtaar ayaa lagu xiray mid kamid ah Xabsiyadda Ciidamada Nabad Sugida Jubbaland, mana la oga waxa ay ka yeeli doonaan, iyadoo dadka ehelkiisa ah ay walaac ka muujiyeen xarigiisa. Maamulka Jubbaland ee uu majaraha u hayo Axmed Madoobe ayaa lagu eedeeyay inuu cuburiyo dadka dhaliila, gaar ahaan Odayaasha dhaqanka, Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta madaxa-banaan. Isha: Radio Garowe
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Xubno ka tirsan baarlamaanka 10aad ee federaalka ah, gaar ahaan Gudiga Baarlamaanka ee la socodka iyo korjoogteynta dib u eegista dastuurka, ayaa xaqiijiyay in guddigooda ay la shaqeeyaan xubnaha 6da ahaa ee matalayey dowlad goboleedyada. Hadalkan waxaa uu meesha ka saarayaa, qoraal shalay ka soo baxay golaha dowlad goboleedyada oo shirkoodii Baydhabo ku sheegay in aanay shaqeyn xubnihii dowlad goboleedyadu u soo kala magacaabeen Gudiga Madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka iyo Gudiga Baarlamaanka ee la socodka iyo korjoogteynta dib u eegista dastuurka. Qoraalka ayaa u qornaa sidan “2.9 Waxaa jira in aan wali la hawl galinin xubnihii dowlad goboleedyadu u soo kala magacaabeen Gudiga Madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka iyo Gudiga Baarlamaanka ee la socodka iyo korjoogteynta dib u eegista dastuurka. Sidaas darteed Goluhu waxuu si adag ugu wargalinyaa Wasaarada Dastuurka ee Dowlada federalka in aysan Gudiyada dastuurku bilaabin wax shaqo ah oo aysan kamid ahayn Xubnaha Dowlad Goboleedyadu. Hadadaba waa kuwan liiska iyo magacyada dowlad goboleedyada ugu jira Gudiga Baarlamaanka ee la socodka iyo korjoogteynta dib u eegista dastuurka.
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in Xukuumada Somalia ay bilowday wada-xaajood ay xal ugu raadineyso Khilaaf Siyaasadeedka kala dhexeeya Dowlada Imaaraadka Carabta. Wararku waxa ay sheegayaan in wada-hadalka ay bilowday Wasarada Arrimaha Dibadda Xukuumada Somalia oo iyadu ku shaqo leh howlaha dibadda ee khuseeya Somalia. Xiriirka lagu doonaayo in lagu xaliyo Khilaaf Siyaasadeedka oo markiisa hore ka imaaday dhanka Dowlada Imaaraadka ayaa waxaa la xaqiijiyay in iminka uu maraayo bilow. Wada-hadalka ayaa si toosa ugu dhexeeya Wasaaradaha arrimaha Dibadda Somalia iyo Imaaraadka, waxaana jira warar hordhac ah oo sheegaya in leysku fahmi la’yahay qodobo dhowr ah oo ku-xeeran madax-banaanida Somalia. Qodobada ay difaacaneyso Wasaarada Arrimaha Dibadda ayaa waxaa kamid ah in Somalia looga danbeeyo wixii khuseeya masiirka dalkeeda iyo in la kala qaado caawinaada iyo faragalinta joogtada ah. Qodobada ay difaacaneyso Somalia ayaa waxaa sidoo kale kamid ah inaanu Imaaraadka gali Karin Heshiis aan soo marin Dowlada Somalia iyo in Dowlada dib loo hoos keeno dhammaan Heshiisyadii uu Imaaraadka la galay Maamul Goboleedyada ka jira dalka. Wasiirka Arimaha Dibada Dowladda Soomaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa dhawaan sheegay in Dowlada Somalia ay xal u raadineyso Khilaafka kala dhexeeya Imaaraadka, waxa uuna cod dheer ku sheegay inaanu xirneyn Heshiis. Docda kale, waxa uu sheegay in Imaaraadka laga doonaayo keliya inay u hogaansamaan wixii ku aadan Maslaxada Qaranka Somalia. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  7. Doxa (Caasimada Online) – Wasiirka arimaha dibada Qatar Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-thani, ayaa ka digay in faragalin Siyaasadeed iyo mid Amni lagu sameeyo Somalia. Wasiirka oo magaalada Dooxa kula hadlay saxaafada maxaliga xili uu dhaweynaayay wafdiga Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in Qadar aysan ka waaban doonin isgarabtaga Somalia. Waxa uu sheegay Wasiirka in Qadar ay diyaar u tahay ilaalinta Madax-banaanida Somalia, sidoo kalane ay difaaceyso Qaranimada Somalia, sida uu hadalka u dhigay. ‘’Qadar kama raali noqon doonto faragalin lagu sameeyo Somalia waana ka digeynaa in lagu xadgudbo amuuraheeda gaarka ah’’ Wasiir Maxamed Bin Cabdiraxmaan, waxa uu sheegay inay jiraan wadamo badan oo aan ku raali aheyn horumarada ay tiigsaneyso Somalia, hase ahaatee arrinka noocaasi ah aan la aqbali Karin. Qadar ayuu sheegay inay isgarabtaagi doonto Somalia inta ay ka hiigsato mustaqbalkeeda waxa uuna si gaara mahadcelin ugu jeediyay Dowlada Somalia. Sidoo kale, Maxamed Bin Cabdiraxmaan ayaa carab ***** in Somalia ay ka gudbi doonto xiliga qaraaran oo ay ku jirto, waxa uuna cod dheer ku sheegay inay ka saacidi doonaan Amniga, Dhaqaalaha iyo Horumarka. Haddalka Wasiir Maxamed Bin Cabdiraxmaan, ayaa kusoo beegmaaya xili Dowlada Qadar ay qaab Siyaasadeeysan Somalia ugu adeegsaneyso Imaaraadka oo uu Khilaaf kala dhexeeyo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  8. GAROWE, Somalia (Reuters) - Dozens of people have been killed in clashes between troops of Somalia’s breakaway region of Somaliland and its semi-autonomous region of Puntland, medical workers and military officials... Source: Hiiraan Online
  9. National Union of Somali Journalists (NUSOJ is dismayed by the arbitrary arrest and continued detention of a local journalist by the Somaliland police in Las Anod town in Sool region. Source: Hiiraan Online
  10. Somalia’s Minister of Planning, Investment and Economic Development Gamal Mohamed Hassan said the talks between His Highness the Amir Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani and Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo were constructive. The talks were held in a brotherly atmosphere which proves the trust and depth of the relations between Qatar and Somalia, he said. Speaking to Qatar News Agency (QNA), the minister said the Somali president’s visit to Qatar is a reaffirmation of the continuous communication and consultation between the leaderships of both countries. The minister highlighted the willingness of the two countries’ leadership to improve relations between Doha and Mogadishu in all fields. newsinideThe minister said the talks were comprehensive and covered all bilateral, regional and international issues of common interest. This confirms a sincere desire and the political will to move forward for the benefit and interests of both countries and peoples, he added. In addition, the minister praised the vision of His Highness the Amir, stating that under his leadership Qatar is moving in the right direction, steadily and confidently towards development, modernisation and growth. The minister said the Amir is a friend of the Somali leadership and people, thanking him for his interest in Somalia and his support and assistance to its people. The Somali people are aware of this and thank the Amir and the Qatari people for their support, assistance and for standing by them, the minister said. He stressed that Qatar’s support to Somalia is clear and continuous in all fields adding that the future is promising for relations between the two countries. The minister said Somalia is satisfied with Qatar’s support and with the Amir’s interest in the country, its development and the prosperity of its people. With regard to Somalia’s vision of the Gulf crisis, the minister said Somalia is neutral, supports the Kuwaiti mediation and hopes for its success, calling for resolving the situation peacefully through dialogue and diplomatic methods. The minister said the GCC states are brothers and they should sit at the negotiating table to resolve this crisis and any other differences. He called for the establishing peace through negotiation and dialogue. The Somali Minister of Planning, Investment and Economic Development Gamal Mohamed Hassan stressed the need to spare the region from any conflicts, and focus instead on the challenges the area faces, including terrorism represented by “Al Qaeda and the ISIS.” On his views on the so-called Republic of Somaliland and its decisions and agreements, the minister said that “Somaliland” is part of the motherland, and that Mogadishu does not recognise any agreements and steps without the consent of the Somali federal government, in that regard, the Somali parliament rejects any agreements signed with any party. Regarding the Somali government’s stance on the subject of the relocating the US embassy in Jerusalem, the minister said that his country’s stance is the similar to that of the Arab League and the Organisation of Islamic Co-operation. In response to a question on the role of Somalia as a member of the Arab League, he said that the member-states should intensify their efforts to overcome the problems they face. In response to a question on the internal affairs in Somalia, the minister said that things are improving and will be better. He said that President Farmajo met the Somali community in Qatar and heard from the members their praise of and gratitude to Qatar, the leadership of Qatar and the people for their assistance, support and brotherly relations. The minister stressed that the issue of sovereignty and territorial integrity and non-interference in the affairs of others is a priority of Somali politics.
  11. A gang of Somalis allegedly traveled across state lines to terrorize a wedding party in New Hampshire. They are now in custody after being accused of opening fire on a vehicle at a Concord wedding. The New Hampshire Union Leader issued a report on the incident: Witnesses identified Salim Hussein as the man they saw shoot a pistol from a white Chrysler 200, which was rushing out of the parking lot at Bektash Temple when it was broad-sided by another vehicle early Sunday, police said. Five people climbed out of the Chrysler; witnesses told police at least one opened fire on the other vehicle, Lt. Sean Ford said Monday. “We knew people had fled into the woods and we were concerned for a while that we may have somebody injured out in the woods,” Ford said. “We had people coming out of the woodline for several hours after this thing, even at the break of dawn.” A caller first reported shots fired around 1:20 a.m. Sunday at the function hall at 189 Pembroke Road. Ford said officers arrived to a chaotic scene involving about 300 people.” The suspects names are Salim Hussein, Abdi Mohamed, Ali Hussein and Jafar Issak. Hussein allegedly drove from Tennessee through Ohio to pick up the accomplices. A follow-up article released by the New Hampshire Union Leader traced the animus back to Ohio street gangs. Columbus has seen a rise in migrant-related gang violence as it has become an enclave for Somali immigrants. Police have learned the following by studying the foreign criminal gangs: “Police in Columbus said several factors have come into play in the rise of Somalian-dominated street gangs: Somalians don’t forget tribal animosities just because they move to the United States, and at one point Columbus tracked 10 to 15 clans with histories of grudges and shifting alliances, said Khaled Bahgat, the new American diversity/inclusion officer for Columbus police. He added that those animosities seemed to have calmed in recent years. • Refugee families settle in inner-city communities, where youths find role models among street criminals. Recently, some Somalians have been robbing Columbus pharmacies and engaging in drug trafficking, Bahgat said. “Some, unfortunately, follow the path of whatever environment they’re in. Once they take that road, they become very bold. They feel like nobody can touch them,” he said. • When younger family members succumb to the lure of street crime, their strict, fundamentalist parents and older relatives shun them, which pushes them further toward delinquency.” Refugee resettlement watchdog Ann Corcoran says she knows who is to blame for third-world crime wave that is upending American communities: the NGOs soaking up taxpayer cash to resettle migrants here. “If you are looking to thank those responsible, look no further than Catholic Charities, Evangelicals at World Relief, Church World Service, and the Hebrew Immigrant Aid Society and others of the big nine resettlement contractors all of which have promoted the resettlement of over 100,000 Somalis to America in the last 3 decades,” Corcoran said in a blog post. Although President Trump has slowed the transfer of refugees into American communities, it is going to take a lot more than just that to reverse the damage that has already been done.
  12. Doha (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa ka dhoofay maanta. Madaxweynaha iyo wafdigiisa gelinka danbe laga sugayaa inay soo daaraan magaalada Muqdisho sida uu madaxweynaha warfidiyiinka u xaqiijiyay. “Waxaan soo gabagabeeyay booqashadii aan ku joogay Dalka aan Walaalaha nahay ee Qadar, waxaanan hadda kusii jeedaa Dalkeyga, wada hadalladii na dhex maray aniga iyo Walaalkay Ammiirka Qadar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani, waxay ahaayeen kuwo mira dhal ah oo kusoo dhammaaday guul”Ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya.Madaxweynaha ayaa u mahad celiyay shacabka iyo dowladda Qatar sida ay usoo dhoweyeen, isagoona sheegay in guul uu ugu soo dhamaaday safarkiisa.Intii uu madaxweynaha Doha ku sugnaa wuxuu la kulmay amiirka Qatar iyo wasiiro mug leh oo wafdigiisa ay kala saxiixdeen heshiisyo dhinacyada horumarinta quseeyo.
  13. Muqdisho (Caasimada Online)-Hoobiyayaal dhowr ah ayaa waxa ay Caawa ku dhacayaan qeybo kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir. Degmooyinka qaar ayaa waxaa ku dhacaaya Hoobiyayaal waxaana la arkayaa Qiic dul heehaabayo hawada sare ee Degmooyin Muqdisho qaarkood. Degmooyinka caawa lagu garaacayo Hoobiyayaasha ayaa waxaa kamid ah Degmada Hodan, Waabari, Howlwadaag, Xamar-weyne, Xamar jajab iyo Wardhiigley. Hoobiyayaasha qaar ayaa ku dhacaaya Isgoosyada magaalada Muqdisho, waxaana Jawi cabsi leh ay ku abuurtay inta badan shacabka ku nool magaalada Muqdisho. Dhawaqa Hoobiyayaasha caawa la maqlay ayaa kor u dhaafaya ilaa 12 Hoobiyo iyo Bamgacmeedyo dhowr ah oo lala eeganaayo ciidamada fadhiya Isgoosyada magaalada. Sidoo kale, waxaa la maqlayaa dhawaaqa rasaas ay ridayaan Ciidamada Dowladda ee ku sugan meelaha Qaraxyada lagu weeraraayo. Si kastaba ha ahaatee, waxaan si rasmi ah loo ogeyn Khasaaraha dhimasho iyo tan dhaawac ee kadhashay Qaraxyada Caawa loo qeybinaayo Degmooyinka magaalada Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  14. Nairobi (Caasimada Online)-Ciidamada dalka Kenya ayaa lasoo sheegayaa inay jir dil xoogan u geysteen Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo ka tirsan BFS, lana dhashay allaha u naxariistee Wasiirkii la dilay ee Cabaas Sheekh Maxamuud Siraaji. Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji, ayaa la xaqiijiyay in iminka la dhigay Isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana laga jir dilay qeybaha sare ee jirka, sida laga soo xigtay mid kamid ah qoyska uu kasoo jeedo. Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo hadda jiifa Isbitaal ku yaalla Nairobi, ayaa waxaa si gaara u jir dilay ciidamada Booliska kuwaa oo ku andacooday inay ka shakiyeen gaari uu saarnaa Xildhibaanka oo u muuqaal ekaa mid lasoo xaday. Qaar kamid ah Saraakiisha Booliska ee loo aaneynaayo inay goobjoog ka ahaayen Kiiska ayaa sheegay in xiliga ay Jir dilayeen Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji ay ku guda jireen baadi-Goobka Gaari la xaday. Qorshaha ciidamada Booliska Kenya ayaa la sheegay inuu ahaa inay toogtaan Xildhibaanka iyo dadkii kale ee la socday, hase ahaatee uu ka badbaadiyay kadib markii saaxiibkii uu kusoo dajiyay Xaafadda Westland ee magaalladda Nairobi. Gaariga uu la socday Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji ayaa noociisa ahaa ‘’toyota rav4’’, mana kala cadda sababta ay Boliska Kenya u beegsadeen. Sidoo kale, Gaariga ay baadi-Goobayeen ciidamada Kenya ayaa noociisa ahaa ‘’toyota lexus’’ oo loo sheegay in laga soo xaday Kiambu. Docda kale, Dowlada Somalia iyo Safaarada Somalia ee Kenya ayaan weli ka hadal dhibaatada loo geystay Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraajioo hadda yaal Isbitaal ku yaalla Nairobi. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
  15. Muqdisho (Caasimada Online)-Maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab ayaa caawa weerar Bambaano ku qaaday Hooyga uu Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ka degan yahay Taliyihii hore ee ciidamada Xasilinta NISA Maxamed Cali Jacfar. Weerarka bambaano ayaa waxaa geystay laba dhalinyaro oo min Hal bam ku tuuray Hooyga Jacfar oo dhinaca ku haya Iskuulka Dhagaxtuur. Weerarka ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaaro kala duwan, waxaana Qaraxyada kadib la maqlaayay rasaas xoogan oo ay ridayeen ciidamada ka agdhawaa Hooyga Jacfar iyo ilaaladiisa. Qaraxyada oo ahaa laba ayaa waxaa dadkii ku dhaawacmay kamid ahaa Askar iyo dad shacab ah, waxaana xusid mudan in Qaraxyada kadib ay halkaa kusii socdeen Gaadiidka Ambalaasta ee gurmadka ah. Sidoo kale, waxaa Qaraxyo ka dhashay Bam gacmeed caawa lagu weeraray ciidamo karsan Dowlada oo ku sugnaa Isgooska Bakaaraha iyo Degmada Waabari, waxaana la xaqiijinayaa inay ka dhasheen Khasaarooyin kala duwan. Maleeshiyaadka al-Shabaab ayaa horay u sheegay in Bisha Ramadaan ay magaalada Muqdisho ka fulinayaan Qaraxyo, maadaama ay tahay bil cibaado. Si kastaba ha ahaatee, Qaraxyada Caawa ka dhacay qeybo kamid ah Degmooyinka ayaa kusoo beegmaaya xili ay Caawa tahay koowga Bisha Ramadaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  16. Muqdisho (Caasimada Online)-Gen. Cabduweli Jaamac Gorod Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si kulul uga hadlay qashinka tuban qeybo kamid ah Xaafadaha iyo Waddooyinka magaalada Muqdisho. Gen. Cabduweli Jaamac Gorod , ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay bilicdeeda qarisay wasaq badan oo u muuqata inay ka dhalatay nadaafad daro iyo inaanu jirin is xilqaam. Gen. Cabduweli Jaamac Gorod , waxa uu tilmaamay in magaalada Muqdisho aysan iska xilsaarin shaqsiyaadka ku magacaban, waxa uuna cadeeyay in qashinka uu qeyb ka yahay amni darada ka jirta magaalada Muqdisho. ‘’Waxaan la socnaa in goobaha uu qashinku ku badan yahay lagu aaso miinooyin, sidaa aawgeed waxaanu dooneynaa in lagala xisaabtamo dadka ku shaqada leh’’ Gen. Cabduweli Jaamac Gorod, waxa uu soo jeediyay in Degmadii lagu arkaa qashin badan loo xiraa Guddoomiyaha ka mas’uulka ah, maadaama uu dayacay mas’uuliyadii saarneyd. “Waxaad arkeysaa qashin iyo biyo dhex yaallo magalada gudaheeda,waxana mas’uul ka ah gudoomiyaasha,taasi waxay tahay waa in la xiraa guddoomiyihii qashin lagu arkaa degmadiisa’’ Sidoo kale, Gen. Cabduweli Jaamac Gorod , waxa uu ku baaqay in maamulka Gobolka Banaadir qudhiisa lagula xisaabtamo bilicda magaalada waxa uuna cadeeyay inaanu jirin mas’uuliyad u muuqata. Si kastaba ha ahaatee, haddalka Gen,Cabduweli Jaamac Good ayaa imaanaya xili laamiyada waaweyn iyo kuwa yaryar ee magaalada Muqdisho ay dhex tuban yihiin wasaq, halka qaarna ay yihiin kuwo aan laheyn leyrar. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  17. Funding is overseen as per strict standards to guarantee that there is tight control over how funds are utilized and that the money spent in a transparent, accountable 7manner. The European Union provides funding for broad ranges of programmes and projects which covering different areas for instance, humanitarian aid, research and development, nongovernmental organizations, agriculture and rural development, maritime and fisheries policies, regional and urban development, employment and social inclusion. So what do they have in common all this NGO’s, farmer, researcher, and young people, fisheries? All these programs are all eligible for European Union funding, which is available in number of different fields, whether it is agriculture and rural development, employment and social inclusion, urban and regional development, maritime affairs and fisheries, humanitarian aid and etc. The financial aid and packages vary from one area to the next. But there are three common principles, the subsidies supplement other funding: the European Union will not fund 100% of a project. Their objective of these programs should not to create profit for the beneficiary but just to help them strike a financial balance. And, subsidies cannot be granted retroactively for activities that have already been finished. More than three quarters of the European Union budget is managed jointly with national and regional authorities via five large structural and investment funds. These are in line with the European Union’s Europe 2014 to 2020 strategy for growth, the European regional development funds 199.4 billion euro, the European social fund: 88, 8 billion euro, the European agricultural funds for rural development: 85 billion euro, the European maritime and fisheries fund: 6, 4 billion euro, and the cohesion funds, whose aim is the economic convergence of regions within the EU. The European parliament debates and votes on all these budgets, the national and regional authorities in charge of managing the funds can be called on to advise on maximizing their use. The European Union itself manages other funds directly. Grants from these go directly to specific projects or organizations according to the EU’s policies, and this includes areas such as agriculture, economy, the youth to benefit from these grants, applicants have to answer calls for proposals. And finally, there is also micro financing. Self employed people and businesses with fewer than 10 employees can benefit from microcredit that is loans of up to 25.000 Euros As a group, the 28 EU commissioners have the last political obligation regarding guaranteeing that European Union funds are really spend properly. But since the greater part of the funding is managed within the beneficiary countries, duty regarding for directing checks and also yearly reviews lies with national governments. More than 76% of the EU budget is controlled in partnership with national and regional authorities through a system of shared administration, to a great extend though five major funds the structural and also investment funds. Altogether, these help to actualize the Europe 2020 strategy. European regional development fund. European regional development funds goals to fortify economic and social cohesive in the EU by adjusting irregular characteristics between it is regions. A European regional development fund focuses its focuses on a few key needs regions. This is known as topical concentration. The digital agenda, innovation and research, the low carbon economy, support and small medium enterprises. The European regional development funds resources allotted to these priorities will rely upon the class of the region. The European regional development fund allocates a total of 199, 4 billion euro. At more developed districts, at least 80% of the funds must focus on at least two of these priorities. And in transition regions this consideration is for 60% of the funds. And 50% have less developed regions. The European regional development funds likewise gives specific regard for particular regional characteristics. European regional development funds activity is intended to reduce economic problems, social issues, and environmental problems in urban zones, with a unique spotlight on supportable urban improvement. European social fund. European social funds invests mostly in people, with an attention to developing of education and employment opportunities that across EU. It additionally intended to enhance the situation of the circumstances of the most vulnerable people at risk of poverty. And the European social funds investments cover all European Union regions. So more than 88, 8 billion euro is reserved for human capital investment in member states which between the 2014to2020, with an additional of in any event of 3.2 billion euro apportioned to the youth employment initiatives. For the 2014to2020 period, the European social funds will focus on around four of the cohesive policies topical objectives: investing in education and skills and lifelong learning, promoting social inclusion and combating poverty, advancing work and supporting labour mobility, upgrading institutional capacity and an effective public administration. More than 20% of European social funds will be focused on activities enhancing social inclusion combating poverty. And this is knows as topical focus. Cohesion fund. A cohesion fund is goal for a member states whose gross national income per inhabitant is under 90% of the European Union average. It plans to decrease social disparities and economic to advance continuous development. For the 2014to 2010 period, the cohesion funds concerns 15 EU member countries such as Cyprus, Bulgaria, Croatia, Hungary, Czech Republic, Malta, Poland, Romania, Latvia, Lithuania, Slovakia, Slovenia, Portugal, Greece, Estonia. The cohesion fund dispenses a sum of 63, 4 billion euro to activity under the fallowing types. Trans European transport systems, especially greatest important projects of European interests as distinguished by the European Union. The cohesive fund will bolster the infrastructure programs under the connecting Europe facility. The cohesive funds can also bolster the programs which related to transport and energy, use of developing rail transport, renewable energy, strengthening public transport and etc. The financial assistance of cohesion fund can be suspended by a council decision which taken by qualified majority if a member of states demonstrate excessive public deficit and also if it has not resolved the situation or has not taken appropriate action to do so. European agricultural fund and rural development. The European Union’s rural development policy supports the rural areas of the European Union to meet the extensive variety of economic, social challenges and environmental of 21 century. Rural development procedures share various objectives with other European structure and also investment funds. There are 118 different rural development programs in 28 member countries for this period, with 20 national programmes and eight members opting to have two or more regional programmes. The rural development priority are separated in two focus regions, for instances, the need of recourse efficiency includes focus regions, decreasing greenhouse gas and also ammonia emissions from agriculture and also fostering carbon conservation and sequestration in fostering and agriculture. European maritime and fisheries fund. The common fisheries policy is a set up of principles for controlling European fishing fleets and for saving or protecting fish stocks. Intended to deal with a typical resource, and it gives all European fishing fleets equal access to European union waters and fishing grounds and allows fishermen to compete fairly. The common fisheries was first introduced in 1970’s and went through successive updates, the most recent of which effect on 1 January 2014. The common fisheries policy plans to guarantee that aquaculture and fishing are economically, environmentally and socially sustainable that they give a source of health food for all European Union citizens. It is aim is probably encourage a dynamic fishing industry and guarantee that a fair standard of living for all fishing communities. The common fisheries policy has four main important policies such as, A: international policy, B: fisheries management, C: marketing and trade policy. D: funding of the policy. The common fisheries policy includes rules on stakeholders’ involvement and aquaculture. Finally, the European Union manages some other funds directly, Grants from these go directly to specific projects or organizations according to the EU’s policies, and this includes areas such as agriculture, economy, the youth to benefit from these grants, applicants have to answer calls for proposals. And contracts issued by the European union institutions in order to buy in services, works, and goods that they need for their operations such as training, IT equipments, studies, and also conference organizations. small businesses can apply for funding and can obtain European union funds through the grants, loans and guarantees, grants provides direct support, for while other funding is available through programmes managed nationally. Nongovernmental and society organizations can apply for funding and may be eligible for funding, and provided they are active in European Union policy areas and on non profit basis. Young people can also apply for funding, and there are two main types of funding, A: education and training: study opportunities through Erasmus, and support for pupils nearing the end of secondary education, and vocational training in another country. B: youth co funding of projects which also encourage civic involvement, a broader multicultural outlook, and volunteer work. Farmers and rural businesses can apply for funding; most farmers in the European Union are eligible for direct income support payments. Farmers also can receive money which based on the amount of land that they hold again in return for employing eco friendly farming methods that preserve biodiversity, water and soil quality which keep emissions low. European Union also helps farmers train in new techniques and restructures of their farms. It is also applied more broadly to improve life in rural areas, by creating jobs and also providing basic services. In addition, under rural development, young farmers can also benefit from specific support for setting up their business as well as from higher support rates for investment that they make in the business. So as i mentioned before, young people, small and medium sized businesses, NGO’s programmes, researchers and innovation programmes, farmers, fisheries, and public bodies are all eligible for EU funding where their areas of activity related to the European union policies. Prepared by: Sadia Ali Ismail. Student of Istanbul Aydin University.
  18. Ceeljaale (Caasimadda Online) – Mintidiinta Al Shabaab ayaa sii hurinayaan colaadaha iyo midnimo la’aanta ka dhex jirto qabiilada Soomaaliya, waxayna ka faa’iideesanayaan xaalad jah wareer ay ka dhex abuureen qabiilada kadibna waxay Shabaab ciidan ka helayaan xaalada qabiilada ka dhex jirto si ay ciidamada AMISOM ula dagaalaan. Korneel Bonny Bamwiseki oo ah abaan duuliyaha Guutada 22-aad ee AMISOM xaruuntooda tahay Ceel Jaale ee Marka ayaa sheegay in Shabaab isku diraan qabiilada Soomaaliyeed si ay isku dilaan marka ay arkeen inu guul dareesteen askareynta caruurta si ay colaada kaga faa’iideestaan. Ceeljaale waxay ku taalaa gobolka Shabeelada Hoose ayadoo 120km u jirto magaalada Muqdisho. Laakiin ciidamada AMISOM qaybta Uganda ee loo yaqaan Uganda People’s Defense Forces (UPDF) waxay dadka ku dhiiri galiyaan kuna wacyi galiyaan in dagaalada la joojiyo nabadna lagu wada noolaado, sidoo kalena dib u heshiisiin ayay u bilaabeen qabiilada Al Shabaab isku direen. Korneel Bonny Bamwiseki wuxuu sheegay in kaabo qabiilada iyo odey dhaqameedyada ay ogaadeen dhagarta Al Shabaab iyo inay qabiilada isku diraan. Todobaad walbo duqoyda iyo kaaba qabiilada waxay ku kulmaan xarunta Ceel Jaale AMISOM ku leeyihiin waxayna ka wada hadlaan sidii horey loogu socon lahaa loogana hortagi lahaa kicinta Al Shabaab wadaan oo ay qabiilada isku dirayaan. Sidoo kale odayaasha waxay ogaadeen in dib u heshiisiinta ay AMISOM wado dan ugu jirto dadkooda oo dhibaatada iyo colaada ku raagtay, sidoo kalena si nabad galo ku dheehan u wada ganacsan karaan. Wacyi galintan iyo kulamadaan joogtada ah waxay sababtay dadkii qabiilka u dagaalamayeen iskana soo horjeedeen inay midoobeen haatana hal caddow yeesheen kaasi oo ah sidii Al Shabaab ay u cirib tiri lahaayeen. Dagaalka qabiilada ka dhex dhaco asal ahaan wuxuu salka ku haayay muranka ah hantida dhulka madaama la isku dagaali jiray milkiyada iyo maamulida dhulka la beeran karo ee dalaga kasoo go’aan. Korneel Bonny Bamwiseki wuxuu sheegay kala jabsanaantii qabiilada dhex taalay inay sababtay in laga guuleesan waayo Al Shabaab madaama ay qabiilada isku dirayeen hadba mid garab siinayeen sidoo kalena ay sii wadan jireen weeraradooda gaadmada ah ay AMISOM ku hayaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  19. Warar madax banaan oo ay warbaahinta PUNTLAND POST ka helayso Aaga Tukoraq oo shalay dagaal culus ku dhexmarey ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in maanta xaaladda labada dhinac degan tahay oo aanu jirin jawi dagaal. Qaar ka mid ah dadka deegaanka Tukoraq ayaa u sheegay PUNTLAND POST inay dib uga ruqaansadeen subaxnimadii horre ee maanta ciidamo ka tirsan Puntland saldhigyo ay galinkii dambe ee shalay ka qabsadeen Somaliland sida Buundada magaceeda la yiraahdo kun jeer aniga ku jecel iyo buurta laba madaxleey oo dagaalkii shalay looga qabsadey Ciidanka Somaliland. Faahfaahin rasmiya lagama hayo sababta ciidanka Puntland uga laabteen goobo kaabiga ku haya magaalada Tukaraq oo ay ku qabsadeen dagaalkii shalay dhexmaray ciidanka Somaliland. Dhinaca kale wararka ayaa intaas ku daraya ciidanka Somaliland inay isla maanta kusoo fideen goobaha ay si nabadgalyo ah uga baxeen ciidanka Puntland. Sidoo kale waxaa maanta soo gaarey Tukaraq wafti wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland kuwaas oo wararku sheegayaan inay halkaas ku qabteen shir jaraa’id oo ay kusoo bandhigayaan guulo ay sheegeen ciidankoodu inuu ka gaarey dagaalkii shalay sida gadiid ciidan oo laga qabsadey Puntland iyo waxyaabo kale. Jawiga Tukoraq ayaa muuqda mid ku jira xaalad dagaal oo xilli kasta la filan karo dagaal labaad oo ka dhex qarxa labada ciidan ee isku horfadhiya. Aaga Tukoraq PUNTLAND POST The post Tukoraq: Puntland oo dib uga soo baxday goobo ay shalay ka qabsatay Somaliland appeared first on Puntland Post.
  20. Khilaafka diblomaasiyadeed ee dalalka Turkiga iyo Israel ayaa gaaray heerkii ugu xumaa kadib dilkii ciidamada Yuhuudda u geysteen bannaanabxayaashii reer Falastiin ee Marinka Gaza. Madaxweynaha Dalka Turkiga Racep Deyib Erdogan iyo Ra’iisal wasaaraha Israel Benyamin Netanyahu ayaa is weydaarsaday ereyo kulul oo ay isu mariyeem baraha bulshada, waxaana Turkiga uu dalkiisa ka saaray safiirkii Isreal ee Ankara. Erdogan ayaa sheegay in Ra’isalwasaaraha Israel uu yahay Nin dalkiisu gacanta dhiig kula jira oo gumeysi ku haya dadka reer Falastiin oo ah shacab aan iska difaaci karin, iyadoo dowladda Yuhuudda ku tilmamay mid ku dhisan Cunsuriyad oo aysan dembiyadeeda dagaal ku dabooli karin weerar ay ku qaado Turkiga, iyadoo muddo ka badan 60 sanadood jebineysay Qaraaradda Q/Midoobay. Intaas kaddib Ra’isal wasaaraha Israel ayaa ka jawaabay farriinta Twitter-ka ah ee Erdogan, wuxuuna ku eedeeyay in Erdogan oo laayey boqolaal Turki ah aanu Israel siin karin cashar akhlaaqda ku saabsan iyo hab dhaqanka ciidamada. Ra’iisal Wasaaraha Yuhuudda ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Erdodan inuu taageero ururka Argagixisada ee Xamaas, si fiicana u yaqaan argagixisada iyo xasuuqa, wuxuuna u soo jeediyay inuusan waano siin karin Israel. laakiin Madaxweyne Erdogan ayaa arrintaasi ugaa jawaabay in Xamaas aysan ahayn urur argagixiso islamarkaana yahay urur u dagaallamaya xorriyadda dalkoodana kana difaacaya gumeysiga Yuhuuda. Israa’iil ayaa sidoo kale ka carootay in safiirkeeda laga soo saaray Turkiga lagu baaray garoonka magaalada Ankara iyadoo muuqaallo laga duubayo taasoo xadgudub ku ah sharciga diblomaasiyadda. Xaaladda ayaa ka sii dartay waxayna dowladda Turkiga shaacisay in Israel iyo Masar ay diideen in fasax siiyaan diyaarad ay Turkiga leedahay oo dooneysay inay dadkii lagu dhaawacay Marinka GAZA loo qaado Turkiga si loogu soo daweeyo.
  21. Baydhabo (Caasimadda Online) – Madaxda Maamul Goboleedyada oo laba Maalin uu uga socday shir Xasaasi ah Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed ayaa maanta soo saaray war murtiyeed kulul. Haddaba waxaan idinla wadaageynaa Shanta qodob ee ugu kulul ee kamid ah qodobada kasoo baxay Kulanka Madaxda maamul Goboleedyada. Qodobada ugu kulul ayaa ku saabsan Dhaqaalaha soo galo dowladda dhexe, Amniga, Xiriirka sii xumaanayo ee ka dhaxeeyo Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta iyo sidoo kale culeys ay Maamul Goboleedyada qaar sheegeen inay kala kulmayaan dowladda dhexe. Halkaan hoose ka akhriso qodobadaas oo faahfaahinsan 1) lyadoo laga duulayo nooca dowladnimo ee dadka soomaaliyeed doorteen oo ah habka Federal, Goluhu wuxuu isla qiray in masuuliyada kowaad ee xal u helida dhibaatooyinka dhaqaale, amni, ganacsi iyo bulsho ee dadka dowlad goboleedyada haysta ama soo food saara, uu waajib ka saaranyahay hogaamiyeyaashooda, Sidaas darteed Goluhu wuxuu soo dhaweynaysaa cid kasta oo gacan tageero ka gaysan karta bahiyahooda. 2) Goluhu wuxuu walaac ka muujiyey xiriirka sii xumaanaya ee u dhaxeeya Dowlada Federalka Soomaaliya iyo wadamada isu tagga Emarat-ka Carabta iyo Boqortooyada Sacuudiga taas oo loo arko in dowladu dhinac la jirto, wayna cadahay in hadii uu khilaafkani sii socdo saameyn ku yeelan doonto xiriirka soo jireenka ah ee ganacsi, deegaan, dhaqaale iyo maaliyadeed ee sadexda dal iyo sadexda shacab wadaagaan. Sidaas darteed, Goluhu wuxuu ugu baaqayaa dowlada Federalka in ay ka shaqeyso dhankeeda hagaajinta xiriirka iyadoo la tixgalinayo danaha dadka iyo dalka Soornaaliyeed. 3) Waxaa jira dhaqaale badan oo ku aadan kabida miisaaniyada dalka oo dowlada dhexe ka hesho dalal iyo hay’ado kale ee deeq bixiyeyaal ah, mid marta xisaabta dhexe ee Dowlada dhexe ama ha noqoto mid aan soo marin, waxaase dhacda in dhaqaalahaas aysan waxba ka soo gaarin dowlad goboleedyada, sidaas darteed Goluhu wuxuu ku dhiiri galinyaa dalalkaas iyo hay’adahaas in ay sameeyaan qoondeyn ku salaysan labada heer dowladeed si loo xaqiijiyo midnimada iyo isku haynta dalka. 4) Goluhu wuxuu walaac ka muujiyey fara galinta mar walba lagu hayo hanaanka siyaasadeed ee dowlad goboleedyada taas oo keeni karta arnni daro baahda, sidaas darteed Goluhu ku baaqayaa in si deg deg ah loo joojiyo faragalintaas islamarkaana xooga la saaro la dagaalanka aragagaxisada iyo dib u dhiska wadanka. 5) Sidoo kale Goluhu wuxuu niyad jab ka muujiyey in ilaa iyo hada Dowlada dhexe aysan wax tilaabo ah ka qaadin balan qaadkeedii ku xusnaa qodobka 1.2 ee heshiiskii Golaha Amniga qaranka ee la gaarey 10 bishii Febraayo 2018 kaas oo sheegayey “Dowladda federaalku waxay ko caawinaysaa aidamada Booliska Dowlachgoboleedyada oo ay kujiraan daraawishta (Hub, Saanad, Agab anion, Raashin, Dawo, Gunn Tababar iyo Tayayn), ee kala qeyb qaadan doom Ciidanka Xoogga Dalka Soornaallyeed (CODS) hawlgalada clidan ee lagula dagaalamayo argagixisada”. Sidaas darteed wuxuu Goluhu si adag ugu baaqayaa Dowlada dhexe in ay ka dhabeyso balanqaadkeedii ku aadanaa taakulaynta ciidamada Dowlad Goboleedyada gaar ahaan in la dardergaliyo qaybinta agabka ciidan ee hada yaaala, si hawlgalada ciidan ee xoreynta dalka loogu isticmaalo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  22. Baydhabo (PP) ─ Shirkii Madaxda Dowlad-goboleedyada Soomaaliya ayaa si weyn loogu dhaliilay Dowladda Federaalka ah ee Somaila iyo Qaabka ay ula dhaqanto Dowlad-gobooleedyada. Bayaanka laga soo saaray shirka ayay ka dalbadeen dowladda dhexe in la hubeeyo ciidamada maamul-goboleedyada, isla markaana qayb laga siiyo dhaqaalaha deeqaha ee Dowladdu hesho iyo in la fuliyo heshiisyadii hore. Shirkan oo socday muddo laba saddex ah ayaa waxaa looga dooday sida ay u wada-shaqeyn karaan maamullada dalka ka jira iyo Dowladda Dhexe oo ay ku eedeeyeen madaxdii shirka goobjoogga ka ahaa inaysan jirin wax wada-shaqeyn ah oo ay la leedahay maamulladooda. Sidoo kale, Goluhu waxay walaac ka muujiyeen Dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq oo ay sheegeen in Ciidamada Somaliland ay weerar kusoo qaadeen, ayna ka tirsan tahay deegaanada Puntland, iyagoo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalkaas. Madaxda Dowlad-goboleedyada waxay Dowladda Federaalka ku dhaliileen fulin la’aanta Qorshihii Amniga, waxayna sidoo kale aan wali la dhaqan-gein qodobadii kasoo baxay shirkii Golaha Amniga Qaranka ee dhacay 10-kii bishii Feberaayo ee sannadkaan ee ku saabsanaa dhismaha ciidamada booliiska iyo daraawiishta dowlad goboleedyada. Dhanka kale, Madaxdii shirkaas ka qayb-galay ayaa waxay walaac ka muujiyeen xiriirka sii xumaanaya ee Dowladda Federaalka, Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga, Waxayna tilmaameen in loo arko in Dowladda Somalia ay dhinac la safatay markii uu soo if-baxay muranka dalalka khilaafka Khaliijka. AKHRISO: Bayaanka laga soo saaray shirkii Maamul-goboleedyada; PUNTLAND POST The post AKHRISO: Bayaan ay Maamul-goboleedyadu ka soo saareen Shirkoodii Baydhabo appeared first on Puntland Post.
  23. Baydhabo (Caasimadda Online) – Goordhow ayaa waxaa Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay lagu soo gaba gabeeyey Shirkii Madaxda Dowlad goboleedayda kaas oo mudo Saddex cisho ah ka socday halkaasi. Shirkaas ayaa waxaa inta badan laga muujinayey walaac maadaama xubno ka mid ah madaxda Dowlad goboleedyada dalka ka jira uu khilaaf kala dhaxeeyo dowladda. Warmurtiyeedka laga soo saaray shirkaas oo dhowr qodob ka kooban ayaa waxaa ka mid ahaa in dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay taakuleynta Ciidamada Maamul Goboleedayda si ay door ugu yeeshaan la-dagaalanka Al-Shabaab. War-saxaafadeedka laga soo saaray shirka ayay ka dalbadeen dowladda Goboleedka in la hubeeyo ciidamada maamul Goboleedyada, qeyb laga siiyo dhaqaalaha deeqaha ee dowladdu hesho iyo in la fuliyo heshiisyadii hore. Haddaba halkaan hoose ka akhriso war murtiyeedka oo dhameystiran
  24. Tukaraq (Caasimadda Online) – Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa war uu kasoo saarey dagaalka dib uga soo cusboonaaday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasoo ay shalay illaa iyo xalay ku dagaalamayeen ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Somaliland. Wuxuu ugu baaqay dhinacyadda dirirtu ay u dhaxeyso in si deg deg u joojiyaan colaada, islamarkaana miiska wada-xaajoodka isugu yimaadaan, si ay ugada wada hadlaan wax kasta oo dhinac walba uu tabanayo. “Hawlgalka Mareykanka ee Soomaaliya waxay ku baaqeysaa xabad-joojin degdeg ah ee ku aadan arinta Tukaraq,” ayaa lagu yiri qoraal rasmi ah oo kasoo baxay Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya, kaasoo Baraha Bulshada lasoo dhigay. “Waxayna ku boorinaysaa maamulada Somaliland iyo Puntland wada-hadal iyo wadashaqayn dhab ah oo ku xiran dadka deeganka si loo soo afjaro colaadda [ka tagaan deegaanka Tukaraq[,” ayuu hadalkiisa kusoo koobay howlgalka. Geesta kale, wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Aaga lagu dagaalamayay ayaa waxay sheegayaan in xaaladu tahay mid degan, islamarkaana aanu jirin Saaka oo Arbaco ah wax dagaal ah, oo ka dhacay deegaanka Tukaraq. Dagaalka ayaa wuxuu reebay saameyn xoogan marka loo eego inuu barakiciyay dad badan kuwaasoo isku diyaarinaayy bisha Barakeysan ee Ramadan, waxaana sidoo kale uu geystay khasaaro maaliyadeed. Ilaa iyo hadda si rasmi ah loola oga khasaaraha nafadeed ee labada dhinac soo kala gaarey, dagaalka shalay ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasoo tan iyo 2002 ay isku haysteen Puntland iyo Somaliland. Warkaan kasoo baxay Xafiiska Mareykanka ee Soomaaliya ayaa wuxuu kusoo aadayaa iyadoo ay isa-soo tarayaan baaqyadda nabadeed ee loo jeedinayo dhinacyadda dagaalamaya, kaasoo ay usoo jeedinayaan madaxda dowlada, beesha caalamka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com