-
Content Count
206,207 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Meteorologists tracking Sagar, a relatively rare tropical storm that strengthened as it crossed the entire Gulf of Aden, are expecting landfall on Saturday near the Djibouti-Somalia border. It has potential impacts for Ethiopia too as it reaches the Horn of Africa. Source: Hiiraan Online
-
After forming a tripartite port development agreement with the United Arab Emirates (UAE) and Ethiopia, the Government of Somaliland, which is yearning to gain an international recognition, has made arrangements to commence the construction of new port facilities at the Port of Berbera. Source: Hiiraan Online
-
'It’s a blessing to have two countries – I can say I have Wales and all its traditions and culture but I have that as a Somali as well' Source: Hiiraan Online
-
NEW YORK - US Secretary of State Mike Pompeo has assured President Uhuru Kenyatta of the country's continued support for Kenya's security and economic development. Source: Hiiraan Online
-
It's been an unlikely journey from a Somali refugee camp in Kenya to the Minnesota State House of Representatives, but 36-year-old Ilhan Omar's historic rise as the first Somali American legislator in the United States is a beacon of hope for Muslims - particularly Muslim women - worldwide. VOA's Kane Farabaugh has more from St. Paul, Minnesota. Source: Hiiraan Online
-
Sir Mo Farah insisted on Friday that he has never experienced any of the shady drug- testing practices exposed by the Asbel Kiprop saga. Source: Hiiraan Online
-
Istanbul (PP) ─ Madaxda Dalalka Islaamka oo shir ku yeeshay Magaalada Istanbul ee dalaka Turkey ayaa ku baaqay in la sameeyo ciidamo difaaca shacabka Falastiin ee gumaadka iyo tacadiga ay ku hayaan ciidanka Israa’iil. Shirka Ururka Islaashiga Islaamka ayaa waxaa iclaamiyay dowladda Turkiga, kaddib markii ciidamada Isaa’iil ay todobaadkii hore xasuuqeen dad 60 ruux ka badan oo Falastiin ah, kuwaasoo ka Dibad-bax ka sameeyay Tallaabada Mareykanka uu safaaraddiisii ugu raray magaalada barakeysan ee Qudus. War-murtiyeed kasoo baxay shirka Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa waxaa lagu eedeeyay xukuumadda Israa’iil inay si naxariis-darro ah u laysay dad reer Falastiin ah oo aan waxba galabsan. Sidoo kale, Ururkan Iskaashiga Islaamka oo ay ku Midoobeen 57 Dal, ayaa wuxuu sheegay in shacabka Falastiiniyiinta ay u baahan yihiin ilaalo caalami ah, waxayna ku baaqeen in deegaanada Falastiiniyiinta loo daad-gureeyo ciidammo gaar ah oo ilaaliya shacabka Falastiin. Dhanka kale, Ururka ayaa wuxuu ku eedeeyay Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu ka qayb-qaatay dilalka loo gaystay dadka Falastiiniyiin iyo inuu Israa’iil ku taageeray in safaaraddii Mareykanka laga soo raro magaalada Tel Aviv oo la geeyo magaalada Qudus. Tallaabadan ay ku dhawaaqeen Madaxda Dalalka Islaamka ayaa imaanaysa iyadoo Qaramada Midoobay ay doonayso inay qabato shir looga hadli doono dhibaatooyinkii ay Yuhuuddu ka geysteen dhulka Falastiin. Ugu dambeyn, Xiisadda keentay in lagu baaqo in sla sameeyo ciidammo ka ilaaliya shacabka Falastiin dhibaatooyinka ay Yuhuddu u geysanayso, ayaa waxayna imaanaysaa xilli dalal badan oo Reer Galbeed ah ay kasoo hor-jeesteen go’aanka Mareykanka uu safaaraddiisii uga raray Tel Aviv. PUNTLAND POST The post Ciidan gaar ah oo ilaaliya Shacabka Falastiin oo lagu baaqay in si dhaqso ah loo sameeyo appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hubeysan iyo dilal xalay siyaaba kala duwan uga dhacay xaafado katirsan degmooyinka gobolka Banaadir. Xalay Fiidkii ayay xoogag hubeysan waxay weerar ku qaadeen laba saldhig oo Ciidamada DF-ka ee loo yaqaan Xasilinta caasimadda ay uga sugnaayeen Baar Ubax. Weerarka hore oo ka dhacay agagaarka Hoteelka Salaama waxaa loo adeegsaday Bambaano nuuca gacanta laga tuura ah, ugu yaraan hal askari ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhaawacmay weerarkaasi. Isgoyska Baar Ubax weerar toos ah ayaa lagu qaaday ciidamo ku sugnaa saldhigga Jiingadda waxaana weerarkaas ku dhintay inta la hubo 2 askari waxaana dhaawac garaab ah uu gaaray taliyihii ciidamada Xasilinta ee isgoyska Baar Ubax. Dhinaca kale xoogag hubeysan ayaa xalay fiidkii degmada Shibis ku dilay sarkaal sare oo katirsan dowladda Federaalka, goob joogayaal ayaa warbaahinta uxaqiijiyay in xoogag hubeysan ay sarkaalka qeybaha sare ee Jirka kala heleen rasaasta. Gaari nuuca raaxada ah oo uu watay sarkaalka ladilay ayaa rogmay sida ay sheegeen dadka deegaanka iyadoona xoogagii weerarka geystay ay si Nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqeen. Al Shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyadda weerarada Muqdisho ka dhacay sida ay baahisay idaacadda Andalus ee Afka Xarakada ku hadasha. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Tukeraq (Caasimadda Online) – Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa saakay sheegaya in degaankaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Puntland. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada labada dhinac oo ku hubeysan boqolaal gadiidka dagaalka ah wali isku hor fadhiyaan goobihii lagu dagaalamay, waxaana jirta cabsi laga qabo dagaal mar kale ka dhici kara deegaanka. Ciidamo badan oo kala yimid Soomaaliland iyo Puntland ayaa saacadihii ugu dambeeyay la geeyay degaanka Tukaraq ee gobalka Sool. Shacabka ku nool degaaanka Tukaraq ayaa cabsi badan ka muujiyay xiisadan dagaal ee saakay ka taagan degaankaasi, iyagoona qaarkood bilaabay in ay ka sii barakacaan degaanka Tukaraq ee gobalka Sool. Waxaa jiray Dadaalo la doonayay in lagu xaliyo xiisada dagaal ee ka dhax aloosan Puntland iyo Soomaaliland balse marar badan fashilmay. Waxaana labada dhinac dagaalka soo cusboonaaday degaanka tukaraq mid waliba ku eedeeyay dhinaca kasoo horjeeda. Madaxda Puntland iyo Soomaaliland ayaa dhowr jeer waxaa ay warbaahinta isku mariyeen hadalo xanaf ah, taasi oo sii abuuri karta in dhibaato hor leh ay ka dhacaan Degaanada ka tirsan gobalka Sool. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Dowladda Puntland ayaa maamulka Somaliland ku eedaysay in uu gabbaad u yahay ururada Al-shabaab iyo Daacish ee dhibaatada baahsan ku haya xasiloonida iyo amniga Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa sidoo kale lagu sheegay, in Somaliland ay agab-dagaal siiso malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish,islamarkaana u soo gudbiso dhinaca buuraleeyda Puntland. Xukuumadda Puntland ayaa dhinaca kale Somaliland ku eedaysay,in ay soo qortay warqad been abuur ah oo lagu sheegayo in madaxweyne Gaas uu dagaalkii Tukaraq warbixin ka siiyay, madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warqadda lagu been abuurtay madaxweyne Gaas ayaa lagu sheegay in uu dagaalka Tukaraq taageero uga dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya. Halkaan ka akhriso qoraalka oo dhammaystiran PUNTLAND POST The post Puntland oo Somaliland ku eedaysay in ay gabbaad u tahay Al-shabab iyo Daacish appeared first on Puntland Post.
-
Maanta oo Sabti ah oo ku beegan 19-ka May ayaa lagu wadaa in koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya uu ka biloowdo imtixaanka Shahaadiga ah ee dowlada Soomaaliya ay qaadeyso. Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in imtixaankaan uu maanta ka bilaaban doono Muqdisho iyo Gobolada koofurta iyo bartamaha Soomaaliya. Goobo badan oo ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa maanta loo calaamadeeyay kuwaasi oo imtixaanka uu ka bilaaban doono amaanka ayaana si aad ah loo adkeeyay. Masuuliyiinta Wasaarada waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in markii ugu horeysay ee imtixaanka dowlada lagu daabaco dalka ay tahay sanadkaan. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post 27,600 oo Arday oo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya maanta u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Hogaamiyaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay wararka sheegaya inay qabsanayaan magaalada Garoowe. Waxa uu Biixi sheegay inaanu u socon magaalada Garoowe, isla markaana aysan dooneynin inay ku xad dudbaan dhul aan iyaga khuseyn. Waxa uu Biixi sheegay in Soomaaliland ay mar walba diyaar u tahay in ay iska difacdo cidkasta oo deegaanadeeda kusoo duusha, sida uu hadalka u dhigay. Hogaamiye Muuse Biixi ayaa sheegay in Soomaliland ay diyaar u tahay in ay tallaabo ka qaado cidkasta oo diidaa Nabada,balse marka hore ay siin doonaan digniin tan xigtana ay noqon doonto in ay la-daagalamaan. Biixi waxa uu tilmaamay in marwalba Soomaaliland ay diyaar u tahay in ay nabada qaadato hase ahaatee aysan ogolaan doonin in deegaanadooda lagu soo xadgudbo. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Somaliland ay gaarto xuduudeeda rasmiga ah ee uu sameeyay Gumeystihii Ingariiska. Waxa uu intaa ku daray in Somaliland ay dooneyso in nabad lagu dhameeyo Khilaafka ka dhaxeeyo Somaliland iyo Puntland. Haddalka Biixi waxa uu imaanayaa xili Maamulada Somaliland iyo Puntland ay hawadda isku mariyeen Hanjabaado saacaddihii lasoo dhaafay ka dib markii dagaal culus oo ku dhexmaray degaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa intiisa badan gacanta ku haya ciidamada maamulka Puntland oo dagaal kaga qabsaday maamulka Somaliland, waxaana iminka is horfadhiya labada ciidan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
ISTANBUL- Muslim leaders called on Friday for an international force to be deployed to protect Palestinians after dozens of protesters were shot dead by Israeli forces on the Gaza border this week. At a special summit in Turkey convened by President Tayyip Erdogan, they also pledged to take “appropriate political (and) economic measures” against countries that followed the United States in moving their Israel embassies to contested Jerusalem from Tel Aviv. Erdogan, who is campaigning for re-election next month, used the summit to verbally attack Israel, comparing the actions of its forces to Nazi Germany’s treatment of Jews in World War Two, when millions were killed in concentration camps. He also castigated the United States, saying its decision to move its embassy had emboldened Israel to put down the protests at the border with Gaza with excessive force. Most countries say the status of Jerusalem – a sacred city to Jews, Muslims and Christians – should be determined in a final peace settlement between Israel and Palestinians and that moving their embassies now would prejudge any such deal. U.S. President Donald Trump’s step to recognize Jerusalem as Israel’s capital and move the embassy there reversed decades of U.S. policy, upsetting the Arab world and Western allies. Guatemala this week became the second country to move its embassy to Jerusalem, and Paraguay said it would follow suit this month. The final declaration of the meeting of the 57-member Organisation of Islamic Cooperation described the killing of 60 Palestinians, protesting the embassy move on Monday, as “savage crimes committed by the Israeli forces with the backing of the U.S. administration”. It said the violence should be put on the agenda of the U.N. Security Council and General Assembly, and called on the United Nations to investigate the killings. The summit was attended by Jordan’s King Abdullah, a U.S. ally whose Hashemite dynasty is custodian of Muslim sites in Jerusalem. Abdullah said the U.S. decision five months ago to recognize Jerusalem as Israel’s capital had “weakened the pillars of peace … and deepened the despair that leads to violence.” Iran’s President Hassan Rouhani called on Muslim countries “to totally cut their relations with the Zionist regime (Israel) and also to revise their trade and economic ties with America”. A populist with roots in political Islam, Erdogan has described Israel as “terrorist state”. “The children of those being subject to all sorts of torture in concentration camps during World War Two are now attacking Palestinians with methods that would put Nazis to shame,” Erdogan said on Friday shortly after addressing a rally of thousands of people in support of Palestinians. The United Nations must send “an international peace force to the people of Palestine, who are losing their young children to Israeli terror every day,” Erdogan said, comparing the proposed deployment to peacekeeping forces sent to Bosnia and Kosovo in the 1990s. The violence in Gaza led to Turkey and Israel expelling each other’s senior diplomats this week. Erdogan has also traded barbs on Twitter with Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu. Israel, however, was the 10th-largest market for Turkish exports in 2017, buying some $3.4 billion of goods, according to IMF statistics. “We have excellent economic ties with Turkey. And these relations are very important for both sides,” Israeli Finance Minister Moshe Kahlon told Israel Radio on Friday when asked if Israel should break ties with Turkey. The plight of Palestinians resonates with many Turks, particularly the nationalist and religious voters who form the base of support for Erdogan, who has been in power for 15 years. Source: – Reuters
-
HAVANA – More than 100 people were killed in a fiery crash of a Boeing 737 passenger plane in Cuba on Friday, with just three seriously injured survivors in hospital after being pulled from the wreckage, officials and state media said. The aircraft, on a domestic flight to Holguin in eastern Cuba, crashed shortly after taking off from Havana at 11 a.m. (1500 GMT). There were either 104 or 105 passengers, including five children, plus nine crew members, various state media said. Five of the passengers plus the crew were foreign, media reports said. The Mexican government said Mexicans citizens were among the dead, without providing further details. “We should expect that the news will not be good, as there are a high number of people who appear to have been killed,” President Miguel Diaz-Canel said in broadcast comments. The fire from the crash had been put out and authorities were identifying bodies, the president said. The cause of the crash was not immediately known and Diaz-Canel said authorities were investigating. “We heard an explosion and then saw a big cloud of smoke go up,” said Gilberto Menendez, who runs a restaurant near the crash site in the agricultural area of Boyeros. The Boeing 737-201 aircraft was built in 1979 and leased by Cuban airline Cubana from a small Mexican firm called Damojh, according to the Mexican government. That would make it significantly older than most planes in service. Damojh in Mexico said it did not immediately have any more information. Cubana declined to comment. Cubana has been the subject of complaints over service and delays in recent months. Blackened wreckage of Flight CU972 was strewn over the crash site area 20 km (12 miles) south of Havana, a Reuters witness said. Its destination Holguin is the capital of a province that is popular with tourists for its pristine beaches. Carlos Alberto Martinez, the director of Havana’s Calixto Garcia hospital, told Reuters that four victims of the accident had been brought there. One had died and three others, all women, were in a serious condition, he said. “She is alive but very burnt and swollen,” said a distressed relative of one of the survivors at the hospital. The reason for the plane going down was unclear. “During take-off (the plane) apparently suffered a problem and dived to the ground,” the Mexican transport department said on its website. Most aircraft accidents take months of investigation to explain and are typically caused by a cocktail of different factors, according to aviation experts. CUBANA COMPLAINTS Boeing Co (BA.N) said in a statement its technical team stood “ready to assist as permitted under U.S. law and at the direction of the U.S. National Transportation Safety Board and Cuban authorities”. The United States has a decades-old trade embargo on the island. Boeing 737 aircraft use engines made by CFM International, the supplier of the world’s most-used engines, built by a joint venture of GE (GE.N) and France’s Safran (SAF.PA). On Thursday, Cuba’s First Vice President Salvador Valdés Mesa had met with Cubana bosses to discuss public complaints about its service, according to state-run media. Problems included the cancellation of numerous domestic flights this year, and long delays which the company said were caused by technical problems with its aircraft. Earlier this month, the company was ordered to suspend flights by its six Russian built AN-158 aircraft, of which most had reportedly already been grounded. The last fatal crash in Cuba was in 2017, the Aviation Safety Network said. It was a military flight that killed all eight on board. In 2010, a commercial Aero Caribbean plane crashed in central Cuba. All 68 people on board were killed. The latest available information on Cuba from U.N. safety aviation agency ICAO, dating back to 2008, ranks it above the global average, though that preceded the latest three crashes.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Sida ay qoreen Wargeysyada waxaa burburay Diyaarad ay la socdeen dad shacab ah taa oo ku burburtay meel u dhaw Garoonka Caalamiga ah ee Marti Havana ee dalka Cuba. Diyaaradan oo gabi ahaan burburtay ayaa waxaa la socday 110 kuwaa oo gabi ahaan la xaqiijiyay inay ku nafwaayen burburka Diyaarada markii laga reebo Seddex garaab ah. Diyaarada ayaa aheyd Boeing 737 waxaana gabi ahaan raqdooda la waayay Rakaabka iyo dhammaan wixii saarnaa diyaarada. Wararka qaar ayaa sheegaya in diyaarada ay ka badbaadeen keliya Saddex qof, balse ay xaalad adag ku jiraan, isla markaana laga deyrinaayo xaaladooda caafimaad. Wargayska Cuban Party Granma oo xiganeysa shirkadda Mexican oo diyaaradda laga kireystay ayaa sheegay in dadka la socday Diyaarada ay ahaayen 110 rakaab iyo shaqaale. Dadka dhintay ayaa waxaa lagu dhawaaqay in loo qabanaayo 2 maalmood oo barooranimo qaran ah, waxaana hoos loo dhigi doonaa calanka dalkaasi.
-
Garoowe (Caasimada Online)-Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Roobab dabeylo wata oo kusoo rogmaday qeybo kamid ah deegaanada maamulada Soomaaliland iyo Puntland. Roobabka Duufaanada wata ayaa la sheegay in ay geysteen Khasaarooyin naf iyo maalba leh oo ka dhacay deegaanada ku dhow dhow xeebaha gobolka Bari, waxaana lasoo sheegayaa in daad xoogan uu kusoo rogmaday Qardho. Roobabka iyo Duufaanada ayaa waxaa sidoo kale lagu la’ yahay dooman iyo shabaagyo oo ay la haayeen kalluumeysato,sidoo kale wadada isku xirtay Boosaaso iyo magaalooyinka kale ee Puntland ayaa go’doonsan kadib markii daadab ka dhashey roobabkaasi dabeylaha watay ay gooyeen. Deegaanada ay ka da’een roobabka dabeylaha wata ayaa waxaa kamid ah deegaano kuyaala gobolada Sanaag iyo Bari oo ka kala tirsan maamulada Soomaaliland iyo Puntland. Waxaa sidoo kale lagu la’ yahay Duufaanta iyo Roobabka dad farabadan oo la sheegay inay u badan yihiin Kaluumeysato, Gaadiid iyo Guryo aad u badan oo gabi ahaan la sheegay inay dhulka galeen. Maalmahan waxaa jirtay digniino ay soo saarayaeen quburo ku xeel dheer arrimaha cimilada,kuwaasi oo sheegay in laga yaabo roobab duufaano wata oo ku dhuftay qeybo kamid ah Soomaaliya. Duufaantan oo loogu magac daray Sagar ayaa qeyb ka ah dabeylaha loo yaqaan Maansoonka, gaar ahaan waxey ka soo farcantay sida ay baahiyeen qaar ka mid ah wargeysyada Carabta duufaan weyn oo loo bixiyay One oo ka soo kacday waqooyiga Badweynta Hindiya. Duufaantan ayaa roobab xoog leh ku hoorin doonta maalmaha soo socda xeebaha Soomaaliya, kuwaas oo shalay ka billowday xeebaha Puntland. Dadaalo ku aadan u gurmashada dadka ay saameeyeen roobabka wata duufaanada ee ku dhuftay Soomaaliland iyo Puntland ayaa ka socda halkaasi, iyadoo dowlada goboleedka Puntland sheegtay in ay jiraan qasaarooyin ka dhashen musiibooyinkaasi. Sidoo kale, wasaaradda arrimaha Gudaha Puntland ayaa shaacisay in ay diyaariyeen dad kala duwan oo isugu jira mas’uuliyiin iyo quburo,kuwaasi oo si koox koox ah u soo qiimeyn doonaa baaxadda saameynta dabeylahaasi. Si kastaba ha ahaatee, Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqday in gurmad deg deg ah loo sameyn doono dadka ay saameyeen Daadadka gobolka Bari,islamarkaana wafdi qiimeyn ah maanta ay tagayaan Magaalada Qardho. Caasimada Online Xafiiska Garoowe Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Warbixin kasoo baxday Hay’adda QM ayaa waxaa lagu sheegay inuu socdo qorsho lagu doonaayo in ciidamada Kenya ee ku sugan Koonfurta Somalia dib loogu celsho dalkooda. Warbixinta waxaa lagu sheegay in qorshahaani socda uu qeyb ka yahay qorshaha dhimista Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgalla Gudaha Soomaaliya. Saraakiisha iyo Ciidamada Difaaca Kenya, ayaa la qorsheynayaa in ay ka baxaan guud ahaan Somalia muddo 2 sano ah ka dib. Sida ku cad wakhtiyada ay soo diyaarisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa waxaa lagu sheegay inaanu wakhtigaasi ku imaan doonin isbedel. Qorshaha ka bixitaanka Somalia ayaa imanaya 7 sano kadib markii ciidamada KDF ay soo galeen Soomaaliya ka dib markii ay bateen Weeraradda Al-Shabaab ay ka geysanayaan Gudaha dalka Kenya. Dowlada Kenya oo ka duuleysay weerarada kaga imaanaya al-Shabaab ayaa ku dhawaaqday xilligaasi Howlgalka Linda Nchi 14-kii Oktoobar 2011-kii oo lagu raadinayay shaqaalaha gargaarka iyo dalxiisayaasha Waqooyi Bari ee Kenya ay ka Afduubteen Al-Shabaab. Sida ku cad qoraalka Golaha Ammaanka ee QM ee 2372 (2017), ciidamada Kenya ayaa Soomaaliya ka baxaya bisha Disembar 2020-ka. Taliska ciidamada Kenya ayaa sheegay inay heleen wargalin la xiriirta in 2 sano gudahood ay kaga baxaan Gudaha Soomaaliya. Sidoo kale, Taliyaha Guud ee ciidamada Kenya ayaa sheegay in lagu wargeliyay inay isku diyaariyaan ka bixitaanka Somalia. Go’aankaan ayaa noqonaaya kan ugu danbeeya oo Somalia looga saarayo ciidamada Kenya, waxa ayna dib uga howlgali doonaan Xuduudaha dalkooda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
LONDON - The United Kingdom has commended Uganda Peoples’ Defence Forces (UPDF) for its role of establishing peace in both Somalia and South Sudan. Source: Hiiraan Online