Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,499
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. (CNN)A federal appeals court ruled against the latest version of President Donald Trump's travel ban on Thursday, holding that it "continues to exhibit a primarily religious anti-Muslim objective." Source: Hiiraan Online
  2. MOGADISHU, Feb. 15 (Xinhua) -- Somali forces backed by African Union forces destroyed Al-Shabaab bases in the Lower Shabelle region in southern Somalia, the military said. Source: Hiiraan Online
  3. 6 kamid Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo maantay shir saxaafadeed ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay in Canshuurta laga daayey doonta Xafiis oo badbaadinteed lagu guulaystay. Wasiirada Shirka jaraa’id qabtay oo kala ah Wasiirka Maaliyadda,Cabdullaahi Siciid Carshe(Dhaqaaje) ,Wasiirka Ganacsiga Cabdiweli Xirsi Cabdulle(Indha-guran),Wasiirka warfaafinta Cabdi Xirsi Cali(Qarjab),Wasiirka Amniga Axmed Cabdullaahi Yusuf(Dowlad),Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdirashiid Maxammed Xirsi,Wasiirka iyo Wasiirka Haweenka,Maryan Axmed Cali ayaa dhammaantood si weyn u soo dhoweeyay dadaalka Shacabka iyo maamulka goboka Bari ay u galeen badbaadinta hantidaasi. Hoos Ka Daawo Muuqaalka. Puntlandi.com
  4. The Prime Minister of Ethiopia, Hailemariam Desalegn, has resigned, the country’s state TV reported. No reason has yet been given for the decision. Mr Hailemariam also stepped down as chairman of the country’s ruling coalition. His departure comes amid months of anti-government protests in Ethiopia’s largest regions, Oromia and Amhara. In the latest violence, 10 people were killed and dozens more injured following an opposition protest. The BBC’s Emmanuel Igunza, in the capital Addis Ababa, says the government has released thousands of opposition supporters from jail in recent weeks, but still the protests continued. Ethiopia has witnessed repeated violent demonstrations since 2015, with protesters calling for political and economic reform, and an end to state corruption. The ongoing disturbances have led to deep divisions in the governing coalition, says Mary Harper, Africa Editor for the BBC World Service. Some of Ethiopia’s powerful elites have come to see the prime minister as weak and lacking in direction, she says. A weak and turbulent Ethiopia is risky for the entire Horn of Africa, our correspondent adds, as this normally stable state is seen as key to holding the region together. Source: – BBC NEWS The post Breaking News: Ethiopia prime minister resigns amid political turmoil appeared first on Caasimada Online.
  5. (Left) -Col. Mohamed Adan Jimale (Kofe), the Director of Somali Immigration and Somalia’s Foreign Minister Ahmed Isse Awad Somalia’s Foreign Minister Ahmed Isse Awad has said that his government supports open borders in the IGAD region, despite government officials voting down a measure that would seek to achieve those goals on Monday. Speaking to Africa 24 TV on Wednesday evening, Minister Awad said that he supports the IGAD proposal, saying that Somali’s would benefit greatly from free movement. “We’re comfortable (with the open border) in fact we encourage it, we welcome the region’s borders to be open, the economy of the countries in the region to be integrated. Somalis & Somalia will benefit very much from such open border”. He went on to say that he believes open borders should extend beyond IGAD and be discussed at the AU level to include the entire continent. However, the Minister’s statements contradict a decision reached by the Somali government to not sign a deal that would allow the free movement of people. Col. Mohamed Adan Jimale (Kofe), the Director of Immigration told reporters on Monday that the proposal was not in the best interest of Somalia since Somalia does not fully control it’s borders and lacks the proper legal structure. Two of Somalia’s five borders are currently controlled by Somaliland.South Sudan, another IGAD country currently mired in conflict has also voiced concerns about the open border plan saying that such a move would not be in the nations best interest. The post Government sending mixed signals on IGAD free movement proposal appeared first on Caasimada Online.
  6. Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax gaari ayaa waxa uu maanta ka dhacay degmada Waaber ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan Waaxda Horseed. Qaraxa oo aad u xooganaa ayaa waxaa laga wada maqlay inta badan Xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaana lasoo sheegayaa in Gaariga Qarxay uu noociisa ahaa Spacio. Gaariga ayaa xiliga uu Qarxaayay yiilay xaafadda Via Liberia gaar ahaan meel aan sidaas uga fogeyn Hotelka Maleyka. Nooca Qaraxan ayaa la sheegay inuu yahay midka dhajiska ah ee Baabuurta lagu xiro, kaasi oo inta badan lagu xiro Baabuurta ay wataan shaqsiyaadka Dowladda Federaalka ka tirsan ee Magaalada dhex jooga. Gaariga Qarxay ayaa waxaa lahaa Askari ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka, waxaana xusid mudan in xilliga uu Qaraxa dhacayayna uusan saarneyn Askariga. Sidoo kale, khasaaraha Qaraxa ayaa ahaa mid ku koobnaa hal qof oo shacab ahaa oo xilliga uu Qaraxa dhacayay Aaggaasi ka agdhowaa. Dhinaca kale, Qaraxa noocaani ayaa noqonaaya mid kasii dhamaanaya magaalada Muqdisho, isla markaana kusii badanaaya Gobolada dalka, gaar ahaan Puntland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin kasoo baxeysa Qaraxa Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  7. GTS had already implemented the project of changing manual log book to a computerized electronic card. By: Gulaid Dalha VP of Somaliland H.E. Abdirahman Zeili has officially launched government vehicle registration at the presidential palace. The project was implemented by Global Technology Solutions (GTS) together with the Ministry of Transport. Speaking at the ceremony, Hon. Ismail said, “I hereby ascertain that that the project of registering government transport has officially commenced. This is aimed at knowing the exact number of vehicles we have as a government; the effective transport and non-effective vehicles.” The vice president has also stated that knowing the number of government vehicles will facilitate the budget allocations. “This project will allow us to take the number of vehicles we have into account and bear in mind the effective cars, while repairing the non-effective ones, “said Hon. Abdirahman. Urging the facilitation process, the VP called the ministries to closely work with the implementers – GTS towards the acquisition of relevant date pertinent to the government transportation. “Launching this exercise at the Presidency depicts the priority of this task to the nation. So I urge all ministries to participate and closely work with the implementers, “said the vice president of Somaliland. In his remarks, the minister of Transport and Roads Development Hon. Abdillahi Abokor revealed that the exercise will be carried out at various ministerial headquarters and all government institutions. Hon. Abokor said, “In accordance with the Ministry of Transport Act which was endorsed by the Parliament, we have decided to undertake the registration of government vehicles – and with due its priority, we have launched the exercise at the Presidency. In the first phase, we will register government vehicles and will launch private vehicles inshaa Allah.” Stressing the vitality of the task, Hon. Abokor, said, “The exercise will provide relevant data pertinent to the government vehicle conditions, and in 5 minutes time, the system will know the location of every vehicle. The non-effective vehicles will be auctioned and the project will last on 28 days.” The minister of Transport and Roads Development, Hon. Abokor thanked GTS for undertaking this huge project. Said he, “I must take this opportunity to thank GTS for its help and relentless efforts for carrying out this huge project.” The move comes portrays as part of the accomplishments of President Bihi for his first three months in office. Addressing at the ceremony, the Director General of the Presidency, Mrs. Kadra H. Geidh has remarked an extraordinary task for the nation. “This is a reached milestone. The data of government transport will be available in due time.” Somalicommentator
  8. Golaha Wasiirada dowladda Puntland ayaa maanta beddelay magacii Wasaaradda Degaanka,Duurjoogta,Daaqa, iyo Dalxiiska,sida ku cad Warsaxaafadeed laga soo saaray Shirkii Khamiislaha ee wasiirada Puntland. Magaca wasaaradda ayaa loo beddelay,Wasaaradda Degaanka iyo Is-beddelka Cimilada,waxaana qoraalka lagu sheegay in arrintaasi loo sameeyay si wax looga qabto waxyeellada Is-beddelka Cimilada ee degaannada Puntland. Wasaaradda haatan magaca laga beddelay ayaa u xilsaaran ilaalinta degaanka, iyo xayawaanka duurjoogta ah ee ku nool dhul weynaha Puntland. PUNTLAND POST The post Wasaaradda Degaanka Puntland oo magacii laga beddelay. appeared first on Puntland Post.
  9. Xarunta hay’adda shaqaalaha rayidka ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qaaday imixaan toos ah (Interview)-ga ee loogu tartamayey dhowr boos/jago oo ka bannaan qaybo kamid ah hay’adaha dawladda ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda ee Baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland. Tababarka ayaa waxaa soo xaadiray dhammaan tartaayaashii iyadoo si toos ah loo weydiinayey su’aalo afka ah oo la xiriira aqoonta iyo khibradda ay u leeyihiin arrimaha la xiriira boosaskaan la qaadanayo. Imtixaankaan afka ah ayaa waxaa qaadayey guddi kala duwan oo loo xilsaaray inay ilaaliyaan bed-qabka imxaanka, bulshadana kalsoonidooda ilaaliyaan isla markaana ay daacad ka ahaadaan habsami usocodka imtixaanka. Heerka shaqo ee boosaskaana ayaa ah agaami waaxeed, taas oo looga golleeyahay in la dar-dargeliyo hawlaha shaqo ee muhimka ah ee dawladda iyo tayaynta aqoonta shaqaalaha dawladda . The post Xubno u tartamayey Agaasime waaxeeddo oo laga qaaday imtixitaan toos ah (Interview) appeared first on Puntland Post.
  10. Somaliland President His Excellency Musa Bihi Abdi met with Danish ambassador to Somalia, Mette Knudsen and flanked by Head of Danish Development Cooperation (Danida), Anne Elisabeth at the presidential palace on Thursday. Issues that were high on the agenda include the drought, parliamentary and local council election, boosting the freindly relations between the two countries, and the resumption of Somalia-Somaliland dialogue. The President has condoled the Danish government over the death of the husband of the queen of Denmark. The Head of State has expressed thanks to the Danish government for its contribution to the aid its gives to Somaliland.
  11. Dowladda Puntland ayaa Galabta ku dhawaaqday in gebi ahaanba Canshuurtii laga dhaafay hantida laga soo badbaadiyay doontii dhowaan ku caariday xeebta magaalada Boosaaso. Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe(Dhaqaaje) oo Galabta ka hadlay shir jaraa’id oo ay qabteen lix kamid ah Golaha Wasiirada Puntland ayaa shaaciyay in gebi ahaanba aan wax canshuur ah laga qaadi doonin hantida laga soo badbaadiyay doomtaasi oo gaaraysa $7 malyan oo Dollar. Wasiirada Shirka jaraa’id ka hadlay oo kala ah Wasiirka Maaliyadda,Cabdullaahi Siciid Carshe(Dhaqaaje) ,Wasiirka Ganacsiga Cabdiweli Xirsi Cabdulle(Indha-guran),Wasiirka warfaafinta Cabdi Xirsi Cali(Qarjab),Wasiirka Amniga Axmed Cabdullaahi Yusuf(Dowlad),Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdirashiid Maxammed Xirsi,Wasiirka iyo Wasiirka Haweenka,Maryan Axmed Cali ayaa dhammaantood si weyn u soo dhoweeyay dadaalka Shacabka iyo maamulka goboka Bari ay u galeen badbaadinta hantidaasi halkaan ka daawo Shirka jaraa’id ee Wasiirada. PUNTLAND POST The post Dowladda Puntland oo canshuurtii ka dhaaftay hantida laga soo badbaadiyay doontii caariday. appeared first on Puntland Post.
  12. Wadahadalada Nairobi uga socdey Ururka ONF iyo Dowlada Itoobiya ayaa gabi ahaan la hakiyey kadib markii Raysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn uu ku dhawaaqay inuu iscasilayo oo Xilka baneynayo. Wararka Puntlandi ka helay Nairobi ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mudane Cabdi Maxamed Cumar oo hogaaminayay Wafdiga Dowlada Itoobiya uu Shirka hakiyey,Mana jiro Wakhti lagu balamay in dib la isugusoo laabto. Shirka gabi ahaan hakad ayuu galay, Madaxweyne Cabdi ayaana amarkaas bixiyey, waxaa sidaas Puntlandi u sheegay Sargaal u dhuun daloola Wadahadalka labada dhinac uga socdey Kenya. Sargaalku wuxuubkaloo noo sheegay in Madaxweyne Cabdi uu maanta durba u duulay Adis ababa si uga qayb waayo kulamada iyo gorgortankaas Xukuumada badali doonta Raysal wasaaraha iscasilay Mudane Hailemariam Desalegn. Raysal wasaarihii Itoobiya ayaa maanta wuxuu ku dhawaaqay inuu iscasilayo si Dalka Xasilooni daro aysan ugu dhicin. Puntlandi Nairobi
  13. Somaliland President H.E. Musa Bihi Abdi held official talks with French delegation led by Ambassador Mr. Antoine Sivan, at the Presidential Palace in Hargeisa on Thursday. First of all, President Bihi has appealed to the French ambassador to Somalia to direct aid from the French Development Agency (AFD) thorough the Somaliland Development Fund (SDF). Hon. Bihi has praised the official visit embarked by the French delegation headed by ambassador Antoine to Somaliland. He briefed the delegates on the history of the country, its progress towards peace state building and the flourishing of democracy in Somaliland. The Head of State has not hesitated to clarify Somaliland’s stance of being an independent state that has nothing to do with Somalia. Hon. Musa Bihi has appealed to the French govt to support Somaliland’s quest of getting an int’l recognition from the world. Somaliland President has briefed the visiting French delegation on his National plan which aims to create jobs for the youth, and the improvement of social services. The President has raised with the delegation the drought which is hitting hard western regions in the country and urged to respond to the humanitarian catastrophe. He said that the country will hold the parliament and local council elections in early 2019. Hon. Musa has said that the stalled Somalia-Somaliland talks to resume soon but added that Somaliland prefers the talks to be hosted by a neutral country. Members of French Delegation:- French ambassador to Somalia/Somaliland, Mr. Antoine Sivan 2. Emmanuel Dagon 3. Colonel Ducharme, 4. Abdehnor Brahmi 5. Jean Pierre Tutin
  14. By Ahmed Abdi Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn submitted a letter of resignation, the state-affiliated Fana Broadcasting Corporate station reported on Thursday. “I see my resignation as vital in the bid to carry out reforms that would lead to sustainable peace and democracy,” PM Hailemariam Desalegn said on Thursday. The elites of the ruling party of Tigray People’s Liberation Front (ONLF) accepted his resignation very quickly. The resignation of Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn comes after two years’ political turmoil caused by mistrust between the ruling party of Tigray Peoples Liberation Front and Amhara. With the help of the giant Oromo nation, Amhara wants to defeat their traditional rival of Tigray, once for all, to form a centralized government after a quarter-century of Federalism. The roots of the present Tigray-Amhara conflict goes back centuries of supremacy and language imposition as well as force intermarriage from the Amhara raw-meat eaters. Tigray’s main concern is that if their former master took the power they will likely be subject to humiliation. They have legitimate grievances after living under repressive Amhara rulers for centuries. Tigray exit is the only solution that can save Tigray people from extermination. But that seems too late now. The roots of the present Oromo-Amhara conflict lie in the late 1800s when the independent Oromo nation was conquered by Abyssinians who were creating an empire. Menelik executed millions of Oromos but that was only the beginning of centuries’ subjugation.Oromo ethnicity survived from the lowest point of modern day slavery. But their struggle seems to continue till an independent state of Oromia. Ogaden region has always been a foreign issue in terms of Ethiopian politics and ONLF sit down with TPLF generals this week to gain its main goal: Referendum. Afar-land, Gambella, Sidama and Benishangul leadership is muted these days. They are waiting to speak out when their time is right. I don’t think that they will accept another century of Abyssinian repression.
  15. FILE PHOTO – Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn FEBRUARY 15, 2018 / 12:52 PM / UPDATED 25 ADDIS ABABA (Reuters) – Ethiopia’s Prime Minister Hailemariam Desalegn said on Thursday he had submitted his resignation as both premier and the chairman of the ruling coalition in an effort to facilitate reforms following years of widespread unrest. “Unrest and a political crisis have led to the loss of lives and displacement of many,” Hailemariam said in a televised address to the nation. “I see my resignation as vital in the bid to carry out reforms that would lead to sustainable peace and democracy,” he said. The prime minister leads the nation under Ethiopia’s political system. Hundreds of people have died in violence sparked in 2015 and 2016 in the country’s two most populous regions – Oromiya and Amhara. The unrest began as opposition to an urban development plan for the capital Addis Ababa, but morphed into public demonstrations against political restrictions, land grabbing and human rights abuses. Some foreign-owned firms were attacked in the violence, which dented investor confidence in East Africa’s largest and fastest growing economy. Hailemariam said he would stay on as prime minister in a caretaker capacity until the ruling Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) and the country’s parliament accepted his resignation and named a new premier. The ruling coalition has accepted his resignation, state-affiliated outlets said. It was not immediately clear when a new premier was to be announced. His resignation follows lingering violence that pressured the government to release more than 6,000 of political prisoners since January. Most of the released prisoners, which included high level opposition figures and journalists, were detained for alleged involvement in the mass protests. The prime minister had pushed for even more releases, said a regional analyst familiar with Ethiopian politics. He asked not to be named in order not to jeopardize his relationship with the government. “He (the Prime Minister) wanted more prisoners released – I think he wanted to empty the jails of all political prisoners. Remember he also ordered the closure of this notorious prison in Addis. This was a PM who wanted some major changes but sadly didn’t get all that he wanted,” the analyst said. However, the resignation did not necessarily mean reforms would stop, the analyst said. “It looks like there is a political power struggle and this has been ongoing for a while. I don’t think the resignation is a sign that the hard-liners have won. They will probably continue on the path of reform, albeit not to the scale and speed that people want. They realize that there is no option.”
  16. Adis Ababa (Caasimadda Online) _ Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa iscasilay, sida laga baahiyay telefishinka qaranka Itoobiya. Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka dambaysa is casilaadiisa. Hailemariam Desalegn ayaa sidoo kale la sheegay in uu iska casilay gudoomiyanimadii xisbiga haya talada dalkaasi ee People’s Revolutionary Democratic Front. Iscasilaadiisa ayaa ku soo beegmaysa ka dib muddo bilooyiin ah oo ay dalkaasi ka socdeen dibadbaxyo dowladda looga soo horjeeday. Dibadbaxyada ayaa intooda badan ka socday gobolada Oramada iyo Amxaarada. Dibadbaxyadii ugu dambeeyay ayaa waxaa ku dhintay 10 qof tira kaalana waay ku dhaawacmeen. Wariyaha BBC Emmanuel Igunza, oo ku sugan caasimadda Addis Ababa, ayaa sheegaya in toddobadyadii ugu dambeeyay dowladda ay xabsiyada ka siidaysay kumannaan ah taageerayaasah mucaaradka , balse ay wali dibadbaxyada ay sii socdaan. Dalka Itoobiya ayaa tan iyo 2015 waxaa ka socday dibadbaxyo ay dadka ku dalbanayeen isbadalo siyaasadeed iyo mid dhaqaale iyo in la soo afjaro musuqmaasuqa. Xisbiga haya taladda dalka Itoobiya ayaa ku kala qaybsamay qaabka loo wajahayo dibadbaxyada socda., sida ay sheegayso tafaftiraha BBC ee Afrika Mary Harper. Qaar ka mid ah hogaamiyayaasha Itoobiya ayaa u arkayay rai’sul wasaaraha mid jilicsan oo jahwareersan, ayay intaa ku dartay, waxaana arrintaas loo arkaa sababta ka dambeysay inuu xilka iska casilo. Itoobiya oo wiiqanta islamarkana ay xasilooni daro ay soo wajahdo ayaa waxay halis ku tahay guud ahaan gobolka geeska Afrka sida ay wariyahayaga ku waramayso. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Hal sabab oo Hailemariam ku qasabtay inuu is casilo iyo dhibaatada ka dhallan karto haddii ay wiiqmato awooda Itoobiya! appeared first on Caasimada Online.
  17. Addis Ababa (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa iska casilay xilkii ra’iisul wasaarenimo iyo kii xisbiga uu ka tirsanaa, kaddib mrkii ay kordheen rabshadaha sannadaha ka socday dalka Itoobiya, kuwaas oo sababay khasaare nafeed oo aad u fara badan. Is-casilaaddiisa ayaa kusoo beegmaysa iyadoo weli ay rabshado u dhexeeya xukuumadda iyo kooxo mucaarad ah ay ka socdaan dalkaas tan iyo 2015-kii, kuwaasoo geystay dhimashada boqolaal ruux oo shacab iyo ciidammo isugu jira. Rabshadihii ugu dambeeyay ayaa lasoo sheegayaa inay sababeen geerida in ka badan 15-qof, kuwaasoo lagu dilay gobolka ugu weyn dalka Itoobiya ee Oromia, waxaana tani ay imaanaysaa kaddib markii dhawaan boqolaal ruux oo maxaabiis ah laga sii daayay xabsiga Itoobiya si rabshadaha loo hakiyo. “Deggenaasho la’aanta siyaasadeed iyo rabshadaha ka socda Itoobiya ayaa sababay dhimashada dad badan iyo barakaca kuwo kale,” ayuu Hailemariam ku yiri hadal uu ka jeediyay Telefishinka Qaranka dalkiisa Maanta oo Khamiis ah. Isagoo sii hadlaya ayuu intaas ku daray. “Qorshaha is-casilaadeyda waxay qayb ka tahay hannaanka dib u habeynta siyaasadda dalka, si waddanku u helo deggenaasho siyaasadeed iyo dimuqraadiyad.” Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ee xilka iska casilay, ayaa sheegay in xilka uu sii haynayo tan iyo inta xisbiga talada dalkaas haya ee EPDRF uu ka aqbalayo is-casilaaddiisa, lana soo magacaabayo ra’iisul wasaare cusub oo xilka kala wareega. Dhanka kale, Rabshadaha ka socda Itoobiya ayaa sannadihii lasoo dhaafay si aad ah cirka isugu sii shareerayay, kuwaasoo keenay in xabisga la dhigo tiro badan oo siyaasiyiin ah, inkastoo qaarkood lasii daayay bishii lasoo dhaafay. Ugu dambeyn, Hailemariam Desalegn ayaa xilka kala wareegay mas’uulkii ka horreeyay ee Meles Zenawi oo muddo xanuunsanayay, iyadoo wixii xiligaas ka dambeeyay ay kacsanayd siyaasadda gudaha Itoobiya. PUNTLAND POST The post Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay sababta keentay inuu maanta xilkiisii iska-casilo appeared first on Puntland Post.
  18. Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in rai’sul wasaaraha dalka uu gudbiyay iscasilaadiisa. Hailemariam Desalegn ayaa sidoo kale la sheegay in uu iska casilay gudoomiyanimadii xisbiga haya talada dalkaasi ee People’s Revolutionary Democratic Front. Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka dambaysa is casilaadiisa. Boqolaal qof ayaa ku dhintay kumannaan kalana waa la xirxiray saddexdii sano ee ay socdeen dibadbaxyadii looga soo horjeeday dowladdiisa. Xisbiag haya taladda dalka Itoobiya ayaa ku kala qaybsamay qaabka loo wajahayo dibadbaxyada socda. Cabdiqani Boos Puntland Post The post Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo is casilay appeared first on Puntland Post.
  19. Gogol nabadeed oo la dhigay deegaanka Maygaagle Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa lagu guulaystey heshiis rasmiya oo la kala dhex dhigay colaada labo beelood oo walaalo ah oo muddo dheer ku dirirayay xadka u dhaxeeya Hawdka Gobolka Sool,Nugaal iyo Mudug. Heshiiska la kala dhexdhigay labada beelood waxaa goobjoog u ahaa Issimo gaaraya ilaa 14 issim,Odoyaal, Jaaliyaddo, Aqoonyahano, waxaana garwadeen ka ahaa labo guddi oo kala yimid Gobolladda Nugaal iyo Sool. Aadan Maxamed Ciise Gaadaale oo xubin firfircoon ka ahaa guddi bilihii u dambeeyay ka shaqeynayay xal u helida colaada labada beelood ee walaalaha ayaa sheegay in xal rasmiya laga gaarey colaadaas oo ay ku dhinteen dad tiradoodu gaareyso 81 qof islamarkaana heshiis loo kala saxiixay labada dhinac. Sidoo kale waxaa ka mid ahaa dadkii ka hadlay gogosha lagu soo afjarey colaadda labada beelood Issimo ay ka mid yihiin Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo hogaaminayay Guddiga ka socday Gobolka Nugaal,Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax, Garaad Jaamac Garaad Cali, Suldaan Siciid Cismaan iyo Dad kale oo miisaan ku leh bulshada. Daawo. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Heshiis nabadeed oo laga gaarey colaadii Gumburka Cagaarane. appeared first on Puntland Post.
  20. Raysal Wasaarihii dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa iyo sidoo kale hogaamintii xisbigiisa haya talada waddankaas ee EPRDF Iscasilaada Hailemariam Desalegn ayaa ku soo beegantay xilli uu waddankaasi cagaha kula jiro xiisado siyaasadeed iyo rabshado ka dhacay, kuwaas oo sababay in xabsiyada lagasii daayo kumanaan maxaabiis ah. Boqolaal dad ah ayaa ku dhintey rabshado ka bilaabmay qorshe horumarineed oo lagu dhisayay caasimadda Addis Ababa. “Deganaansho la’aanta iyo xiisaha siyaasadeed ayaa sabab u noqday dhimashada dad badan iyo barakaca kuwa kale,” ayuu yidhi, Hailemariam oo khudbad ka jeedinayay talefishinka qaranka dalkiisa. “…Waxaan u arkaa iscasilaadayda mid muhiim ah si loo sameeyo dib-u-habeyn, nabad waarta iyo dimuqraadiyad, “ayuu hadalkiisa ku daray. Hailemariam ayaa sheegay inuu xilka sii hayndoono illaa iyo inta xisbigiisa EPRDF iyo baarlamaanka Itoobiya aqbalaan istiqaaladiisa lana magacaabo Raysal Wasaare cusub. Puntlandi.com
  21. Adis Ababa (Caasimadda Online) – Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Ra’isulwasaraanimo ee dalka Itoobiya iyo xilka Guddoomiyaha ee xisbiga talada haya. Is casilaada Hailemariam Desalegn ayaa ku soo beegantay xilli uu dalka ku jiro xiisad Siyaasadeed kadib markii wadankaan dhaca Geeska Africa ay soo wajahday rabshado keenay in xabsiyada laga sii daayo kumanaan maxaabiis si loo yareeyo xiisadaha. Boqolaal qof ayaa ku dhimatay rabshado ka dhacay dalkaan, waxayna arrintaan imaaneyssa kadib markii ay dowladda bilowday qorshooyin hormarineed oo lagu dhisayo Caasimadda Adis Ababa, waxaana la aaminsan yahay inay sii xoogeysteen rabshadahaan laga soo bilaabo sanadihii 2015 ilaa 2016 waxaana ka dhalatay mudaaharaadyo, xayiraad Siyaasadeed iyo xad gudubyo ka dhan Xuquuqda aadanaha. “Xasilooni darada iyo dhibaatooyinka siyaasadeed waxay sababeen dhimashada dadweyne badan iyo barakaca dad aan yareyn,” ayuu yiri Ra’isulwaaraha xilkiisa iska casilay mar uu ka hadlayey TV-ga dowladda. Ra’isulwasaaraha Itoobiya ayaa is casilaadiisa ku sheegay inay sabab u tahay rabshadaha dalkaas hareeyey, wuxuuna tilmaamay inay is casilaadaan nabad joogta ah ka dhalin karto dalka Itoobiya, wuxuuna yiri “waxaan is casilaadeyda u arkaa mid dalka ku hogaamin karta nabad joogto ah iyo dimqoraadiyad” . Hailemariam ayaa sheegay inuu xilka Ra’isulwasaaranimo sii heyn doono inta ay ka aqbalayaan xisbigiisa talada haya ee Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) iyo Baarlamaanka lagana soo magacaabayo mid cusub. The post Ra’isulwasaarahii Itoobiya oo ku dhawaaqay sababta uu xilka isaga casilay appeared first on Caasimada Online.
  22. Ethiopia’s prime minister says he has submitted his resignation as both prime minister and the chairman of the ruling coalition. Hailemariam Desalegn’s announcement comes amid a political crisis and lingering unrest in the Horn of Africa country, which has been releasing thousands of prisoners to ease tensions. Hundreds of people have died in violence sparked initially by an urban development plan for the capital Addis Ababa. The unrest spread in 2015 and 2016 as demonstrations against political restrictions and human rights abuses broke out. “Unrest and a political crisis have led to the loss of lives and displacement of many,” Hailemariam said in a televised address to the nation on Thursday. “… I see my resignation as vital in the bid to carry out reforms that would lead to sustainable peace and democracy,” he said. Hailemariam has said he will stay on as prime minister in a caretaker capacity until the ruling Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) and the country’s parliament accept his resignation and name a new premier.
  23. Adis Ababa (Caasimadda Online) – Ra’isalwasaarihii Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa iska casilay xilkaas,waxaana uu warqaddiisa iscasilaadda u gudbiyay guddiga fulinta ee Xisbiga EPRDF ee dalka Xukuma. Dibadbaxyo ka dhan ah Dowladda Itoobiya ayaa ka socda Gobollada Amxaarada iyo Oromada,waxaana jirta in dowladda ay dhawaan xabsiga ka siideysay boqolaal Siyaasiyiin iyo dad u xir xiran kacdoonka ka dhanka ah dowladda. Wargeyska Adisababa Stanadard ayaa baahiyay is casilaadda ra’isalwasaaraha iyada oo aan wali la ogeyn in guddiga fulinta ee Xisbiga talada haya in ay aqbaleen iyo in kale. Warkan ayaa waxa baahiyay TV-ga dowladda maamusha ee EBC TV. Dowladda Itoobiya ayaa wajaheysay mucaarado xooggan iyo rabshado uga imaanayay qowmiyadaha ugu ballaaran dalkaas sida Oromada iyo amxaarada, iyadoo hey’adaha xuquuqda Aadanaha ay ku eedeeyeen xadgudubyo dhinaca bani’aadanimada oo ka dhacay dalkaas. Sanadkii hore ayaa laga qaaday xukun degdeg ahaa oo bilooyin saarnaa dalkaas iyo xanibaad la saaray qeybo ka mid ah dalkaas oo rabshado ay hareeyeen. Ma cadda sababta ka dambeysa is casilaaddan deg degga ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post DEG DEG: Reysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo is-casilay appeared first on Caasimada Online.
  24. Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay, Amniga Dalka, Shirkii Amniga Qaran, Nabadeynta Beelaha Deegaanka Cagaare, Xaaladda Bad-baadinta Doontii Caariday, Xeerka Nidaamka Cabashooyinka Puntland, Wax-kabadelka Magaca Wasaaradda Deegaanka iyo Warbiximo. Xaaladda Amniga Dalka: Golaha xukuumadda Dawladda Puntland ayaa warbixin ka dhageystay wasaaradda amniga Puntland oo sheegtay in ciidamada Puntland ku jiraan feejignaan joogto ah iyo sidii ay uga hortagi lahaayeen cadowga Puntland gaar ahaan Argagixisada caalamiga ah iyo kuwa ka geysta fal-danbiyeed-yada magaalooyinka waaweyn ee dalka. Shirkii Amniga Qaran: Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa uga warbixiyay golaha xukuumadda shirkii Amniga Qaranka iyo qodobadii ay isku raaceen gollaha Amniga Qaranku, wuxuuna u sheegay Madaxweynuhu golaha in xaalad adag laga marayo dhisme ciidan qaran oo la isku lahayn karo, taas awgeedna loo baahan yahay in waqti la geliyo dhisme ciidan qaran oo dalka lagu aamni karo dhinac walba, wuxuuna Madaxweynuhu usheegay gollaha in Madashu dadaal ugu jirto soo dhameystirka iyo sameynta ciidan qaran, sidoo kalena wuxuu Madaxweynuhu golaha uga warbixiyay heshiiskii laga gaaray kalluumeysiga Soomaaliya Nabadeynta Beelaha Cagaare: Gollaha Xukuumadda ayaa bogaadiyay Isimada iyo Wax-garadka deegaanka Cagaare oo soo af-meeray khilaafaadkii iyo isku dhacyadii deegaankaas, wuxuuna Madaxweynaha Dawladdu Puntland Dr.Cabdiweili Maxamed Cali Gaas u caddeeyay shacabka Puntland in Dawladdu ka qeyb qaadanayso fulinta iyo dhameystirka heshiiskaas, horeyna ay Dawladdu uga qay-qaadatay wuxuuna sidoo kale Madaxweynuhu bogaadiyay guud ahaan Isimada iyo Dawlad Deegaanka Ethiopia ee ka qayb-qaatay howshaas . Xaalada Bad-baadinta Doontii Soo Caariday: Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa ka dhageystay golaha xukuumadda xaalada bad-baadinta doontii soo caariday oo si ay weyn uga qayb-qaateen shacabka, shirkadaha dalka iyo dawladu-ba, wuxuuna Madaxweynuhu bogaadiyay dhammaan intii ka qayb-qaadatay howshaas, wuxuuna Madaxweynuhu amar ku siiyay Wasaaradda Maaliyada inaan laga qaadi karin hantidaas wax canshuur ah. Nidaamka Maareynta Cabashooyinka Puntland: Hay’adda Maamul wanaaga Puntland ayaa maanta hor keentay gollaha xukuumadda xeerar kala ah xeerka Nidaamka Maareynta Cabashooyinka iyo xeerka Axdiga Adeega Dadweynaha, xeerarkaan ayaa xoojinaya wada-shaqeynta Dawladda iyo Dad-weynaha. Wax-Badelka Magaca Wasaaradda Deegaanka: Gollaha Xukuumadda ayaa maanta ka badelay magacii hore ee wasaaradda Deegaanka, waxayna u badeleen Wasaaradaa Deegaanka iyo Is-bedelka Cimilada, si ay wasaaraddu wax uga qabato wax-yeelada is-bedelka cimilada deegaamada Puntland. War-bixin: Gollaha Xukuumadda ayaa war-bixin ka dhageystay Wasaaradda Haweenka oo shaqooyinka ka soo fulisay gobolka Mudug, wuxuuna Madaxweynuhu u sheegay golaha in gabdhaha Puntland yihiin halyeeyo meel-walba oo joogaan gaar ahaan kuwa ka shaqeeya Caafimaadka iyo Wax-barashada.
  25. Penang (Caasimadda Online) – Haweenay u shaqaynaysay qoys Malesian ah ayaa isbitaalka ku geeriyootay kadib markii sidii la sheegay ay si bini’aadanimada ka baxsan ula dhaqmeen, iyaga oo cunto fiican u diiday, islamarkaasna banaanka la seexiyay eeyaha. Adeegtadan oo lagu magacaabo Adelina, kana soo jeedda dalka Indonesia ayaa u shaqaynaysay qoys degan Penang, Malesia. Dhacdadan waxaa BBC-da u xaqiijiyay nin siyaasi ah oo ku jira siyaasada dalkaasi Malesia Steven Sim, kaas oo haweenayda usoo gurmaday. Waxaa lasoo badbaadiyay 10kii bishan, xiligaas oo la geeyay isbitaal si looga dhayo dhaawacyo aanan la daweynin oo kaga yiilay gacmaha iyo lugaha. Booliiska ayaa hadda baaraya haweenay 36 jir ah iyo walaalkeed oo ahaa kuwii ay u shaqaynaysay, waxaana lagu tuhmayaa dilka haweenaydan. Wali si rasmi ah looma shaacin sababta ay u dhimatay Adeline, balse waxaa jira tuhun ah in qaniinyada xayawaanka dhaawacyo ka dhashay oo aanan la daweynin ay u dhimatay. Waxaa la fahamsanyahay in dhaawacyada oo caabuqay awgeed ay saameeyeen xubnaheeda muhiimka ah ee gudaha, taasna laga yaabo in ay tahay sababta geerida keentay. Wasiirka arrimaha dibedda Indonesia Retno Marsudi ayaa sheegay in uu doonayo in ay caddaalad hesho Andeline. Malesia ayaa ah dalka ugu badan ee soo dhoofsada adeegtooyinka qaarada Asia. Illaa 2.5 milyan qof oo muhaajiriin ka yimid Indonesia oo ka shaqeeya Malesia. Soogalootiga kale waxa ay ka kala yimaadeen dalalka Myanmar, Philippines, Vietnam, Bangladesh, Laos, Cambodia, Sri Lanka iyo Thailand. Sharciga shaqaalaha Malesia ee la ansixiyay 1995-tii oo ay ahayd in uu difaaco xuquuqda adeegtooyinka ayaanan u aqoonsanaynin in ay yihiin shaqaale, balse u aqoonsan qaadimiin oo kaliya. Caasimada Online Xafiiska Kismaayo Caasimada@live.com The post Sawiro: Adeegto eeyo banaanka lala seexiyay oo dayac u dhimatay appeared first on Caasimada Online.