-
Content Count
203,123 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Bosaso-[Puntland Post]-Maxkamada danbiyada culus ee Dawladda Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3 April 2018 waxay xukun dil ah ku ridey danbiile Maxamed Maxamuud Guure, kaasoo 21 March 2018 kala baxsadey ciidamada Puntland gaari tikniko ah oo qalabaysan. Xukunka ayaa waxa uu ka dhacay xarunta maxkamada danbiyada culus ee Ciidamada qalabka sida ee Dawladda Puntland, halkaas oo uu goob joog ka ahaa Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladda Puntland G/sare Maxamuud Faarax Maxamed iyo Guddoomiaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladda Puntland S/Guuto Saciid Abyan Cigaal. Dhinaca Kale xukunka la guridey xukumane Maxamed Maxamuud Guure ayaa waxaa Maxkamada ka hor akhriyey Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladda Puntland G/sare Maxamuud Faarax Maxamed waxaana lagu ridey xukun dil toogasho ah, maadaama lagu soo eedeeyay qodobada kala ah 221, 222, 223, xeerka ciqaabta Soomaaliyeed iyo xeerka 186, xeerka ciqaabta ciidmada qalabka sida, dilkaasna waxaa lagu fulinayaa markii gacanta lagu soo dhigo, waxayna maxkamadu fartay dhammaan ciidmada qalabka sida in danbiilahaas meelkasta uu joogo gacanta lagu soo dhigo. Ugu danbeyn Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladda Puntland S/Guuto Saciid Abyan Cigaal ayaa maxkamada ka hor sheegey in xukumane Maxamed Maxamuud Guure uu yahay danbiile Qaran oo khiyaanay dalkiisa isla markaana waxaa uu Guddoomiyuhu sheegey in qofkii soo qabtaa in uu leeyahay abaal marin. Cabdiqani Boos Puntland Post- Bosaso The post Puntland Oo Dil Toogasho Ku Xukuntay Askari Gaari Kala Fakaday appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (PP) ─ Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in siddeed sano kaddib ay soo gaba-gabeysay hawlgalkii ay ku tababaraysay ciidamada Soomaaliya, dhammaan ciidamadeeda ku sugan Soomaaliyana ay dib ugu laabanayaan saldhigga ciidamada Jarmalka ee Bundeswehr. Dib u laabashada ciidamada Jarmalka ee Somalia ku sugnaa, ayaa waxaa xaqiijiyay afhayeeka wasaaradda gaashaandhigga ee Jarmalka oo Maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Baarliin. Afhayeenka ayaa sheegaey in xukuumaddiisu ay bishii Feberaayo sheegtay inay ciidamadooda la baxayaan, kaddib markii ay dhibaatooyin kala kulmeen tababarka, isagoo intaa uu ku daray inay bixitaankooda qayb ka tahay amni-darro ka jirta Soomaaliya. “Waxyaabaha nagu kallifay inaan ka baxno Somalia waxaa ka mid ah iyadoo uu jiro muran siyaasadeed oo soo jiitamayay iyo iyadoo aan la hayn qalabkii lagu hubeyn lahaa ciidamada Soomaalida, kaddib marka la tababaro,” ayuu hadalkiisa ku daray. Ciidamada Jarmalka ayaa waxay tan iyo bishii Maarso ee sannadkii 2010-kii ka mid ahaa ciidamada Midowga Afrika ee tababarrada siiya ciidamada DF,si dowladda Somalia looga taageero inay ammaankeeda iyada sugato, marka ay dalka ka baxaan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Dhanka kale, Afhayeenka ayaa sheegay in Jarmalka uu dhanka siyaasadda ka taageeri doono hawlgalka lagu tababarayo ciidamada xoogga Soomaaliya, isla markaana ay rajeynayaan in ciidamada Somalia uu dhismo. Ugu dambeyn, Tallaabadan ay qaaday dowladda Jarmalka ayaa imaanaysa iyadoo hawlgalka Midowga Yurub ee Somalia waqtigiisa laga dhigay 31-ka December 2018-ka, si tababarka ciidamada Somalia loo sii wado. PUNTLAND POST The post Xukuumadda Jarmalka oo ka dhawaajisay in ay Ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
-
Maxkamada dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3 April 2018 waxay xukun dil ah ku ridey dambiile Maxamed Maxamuud Guure, kaasoo 21 March 2018 kala baxsadey ciidamada Puntland gaari tikniko ah oo qalabaysan. Xukunka ayaa waxa uu ka dhacay xarunta maxkamada danbiyada culus ee Ciidamada qalabka sida ee Dawladda Puntland, halkaas oo uu goob joog ka ahaa Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladda Puntland G/sare Maxamuud Faarax Maxamed iyo Guddoomiaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladda Puntland S/Guuto Saciid Abyan Cigaal. Dhinaca Kale xukunka la guridey xukumane Maxamed Maxamuud Guure ayaa waxaa Maxkamada ka hor akhriyey Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladda Puntland G/sare Maxamuud Faarax Maxamed waxaana lagu ridey xukun dil toogasho ah, maadaama lagu soo eedeeyay qodobada kala ah 221, 222, 223, xeerka ciqaabta Soomaaliyeed iyo xeerka 186, xeerka ciqaabta ciidmada qalabka sida, dilkaasna waxaa lagu fulinayaa markii gacanta lagu soo dhigo, waxayna maxkamadu fartay dhammaan ciidmada qalabka sida in danbiilahaas meelkasta uu joogo gacanta lagu soo dhigo. Ugu dambeyn Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladda Puntland S/Guuto Saciid Abyan Cigaal ayaa maxkamada ka hor sheegey in xukumane Maxamed Maxamuud Guure uu yahay danbiile Qaran oo khiyaanay dalkiisa isla markaana waxaa uu Guddoomiyuhu sheegey in qofkii soo qabtaa in uu leeyahay abaal marin.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa ku kala qeybsamay kulanka maalinta berri oo Arbaco ah loo balansan yahay, kaasoo qorshihiisa yahay in la geeyo Mooshinka, iyadoo laga cabsi qabo in buuq iyo fowdo uu ka dhasho. Arrintan waxaa ay soo baxday kaddib markii qaar ka mid ah Xildhibaannada Mooshinka ka wada Jawaari ay soo jeediyeen in maalinta Berri oo Arbaco ah ay qabanayaan kulanka Golaha shacabka ee mooshinka Jawaari. Qaar kale oo ka mid ah XIldhibaannada Mooshinka wada ayaa iyana ku doodaya in ay muhuumtahay in Xildhibaannada mooshinka wada ay tahay in ay ka war sugaan dhex dhexaadinta uu wado Madwxeynaha iyo wadahadallada lagu ballamay wixii ka soo baxa. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in maalinta Berri ah ay Mooshinka geynayaan Golaha shacabka islamarkaana Guddoomiye Jawaari uu leeyahay wixii u soo baxa. Dhinaca kale Xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha shacabka ee Mooshinka ka wada Jawaari ayaa Xildhibaannada ay isku aragtida ka yihiin Mooshinka ku dhaliilay go’aanka ay berri ku geynayaan Golaha shacabka Mooshinka ka dhanka ah Jawaari. “Anaga waxaa qabaa in laga war sugo dhex dhexaadinta Madaxweynaha wado, dadka dhahaya Mooshinka Arbacada la keenayaa waa degdegsan yihiin, qaarkood waxay rabaan intii arrintan jiitami laheyd dhaqse lagu kala baxo, waana ra’yi shaqsiyadeed”ayuu yiri C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo la hadlayay Radio Mustaqbal. Waxaa uu sheegay in wada hadalka uu ku rajo weynahay in laga gun-gaaro, isla markaana si aqbalaad leh ay arrinta ku dhamaato. Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil ayaa wali ku doodaya in Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Muudey uu wali haayo howsha maamulka, maadaama uu Guddoomiye Jawaari mooshin ka yaalo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Garowe (Puntlandi) Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland, Cabdulaahi Xirsi Cali ayaa sheegay inaanu aqbalayn khilaaf iyo is qabqabsi xilligaan ka dhex bilowda golaha degaanka Garowe, kadib markii maanta xildhibaano golaha degaanka katirsan ay sheegeen inay xilkii ka qaadeen duqa Garowe Xasan Goodir. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay Puntland inay ku jirto xaalad dagaal ayna iskuna diyaarinayso inay ka jawaabto duulaanka lagusoo qaaday dhulkeeda, sidaasi darteed wuxuu golaha degaanka Garowe ugu baaqay inay dib isugu laabtaan oo khilaafkooda xal ka gaaraan. “Garowe ma noqondoonto Xamar, waxaan idiin sheegayaa Puntland inay ku jirto xaalad dagaal islamarkaana aysan aqbalidoonin khilaaf waqtigaan ah. Goor dhow la socda codka wasiirka. Puntlandi.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka aynu ka heleyno Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in dadka Degmadaasi ay Saakay arkeen Meydka qof Dhaawacyo ka muuqdo oo aanan la bargaran. Dadka deegaanka oo Mustaqbal la hadlay ayaa sheegay in Jismi ahaan uu isbadalay qofka Meydkiisa ay ku arkeen Degmadooda, jirkiisana ay ka muuqdeen Dhaawacyo jirdil kaga soo gaaray sidoo kalane uu ka muuqdo Xarig u ekaa in lagu xir-xiray. Waxa ay intaa raaciyeen in uu bararsanaa qofkaasi ayna sheegeen in uu ula muuqday qof la dilay Maalin kahor. Ciidamada Degmada Kaaraan ayaa kolkii dambe gaaray Laanta Nageele Degmada Kaaraan oo lasoo dhigay Meydka qofkaan. “Haa walaal saakay ayaan xaafadeena waxaa la soo dhigay nin meyd ah oo uu jirdil ka muuqdo,walal waa xaafad u dhaxeysa Masjidka Xaaji Culumo iyo burka diikow inta u dhaxeysa,meydkana weli wuu yaalla waana la yaabanahay oo mala aqoonsan mana ogin cida dishay laakin isaga oo meesha yaalo bis ayaan aragnay ayuu yiri qof ka mid ah dadka deegaanka” Sidoo kale waxa uu sheegay in jirkiisa sidoo kale lagu arkay waxyaabo dab u eg,isla markaana ay Ciidamo saakay u yimaadeen kadibna ay ka tageen. Weli dhacdaan ah Meydka saakay lagu arkay Xaafad ka mid ah degmada Kaaraan kama hadlin maamulka degmada,iyada oo dadka deegaanka ay weli hadal hayaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Riyadh (Caasimadda Online) – Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan ayaa qiray in Israa’iil ay xaq u leedahay in ay dal yeelato. Arrintaas ayaana u muuqata isbadal lataaban karo oo ku yimid meeshii uu Sacuudigu taagnaa markii hore. Amiir Maxamed ayaa wargayska Maraykanka ka soo baxa ee Atlantic u sheegay in Falastiiniyiinta iyo Israa’iilba ay si siman ugu qalmaan in ay yeeshaan dhul ay leeyihiin. Sacuudigu si rasmi ah uma aqoonsana dawladda Israa’iil, laakiin waayadan dambe waxaa soo hagaagayay calaaqaadkooda dahsoon. Sacuudiga iyo Israa’iilba waxay halista ugu wayn ee dibadda kaga soo fool leh u arkaan Iiraan iyo malayshiyaadka Jihaadddoonka ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Abaanduullaha Ciidamada dowladda Fadaraalka Soomaaliya General Cabdullaahi Cali Caanood oo Warbaahinta kulahadlaya Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sharaxaad uu ka bixiyay khasaarihii ka dhashay Weerarkii Qorshaysnaa ee Al-shabaab shalay ay ku soo Qaadeen Ciidamadii ku sugnaa Deegaanka Buulo- Maree ee Gobolka Shabeelaha hoose. Abaanduulaha ayaa sheegaya in Al-shabaab Weerarkaasi lagu jabiyay ayna uga dileen 66 Malayshiyaadkooda ka tirsanaa iyo Madaxdii hogaaminaysay . Waxa uu Abaanduullaha uu sheegay in dhankooda Weerarkan ay ka ga dhaawacmeen sadax Askari. Halkan ka dhagayso Abaandule caanood
-
The port’s annual capacity is 150,000 TEUs (containers); 15 million metric tonnes (general cargo, bulk and break bulk); and 4 million head (livestock). Berbera (Somaliland): “Had you come a day earlier, you’d have seen us loading camels onto ships heading to the Middle East. Somalia as a whole has the world’s largest number of camels, at six million,” said Ali Esmail Mahmoud, Head of Operations at DP World Berbera, as he took visiting journalists on a tour of the port. “Since DP World took over the running of the port, there have been many changes,” Mahmoud said. “We’ve added a lot of equipment. We’ve ordered three mobile harbour cranes. Six reach stakers have been added, with three more on the way, along with empty container handlers, mobile cranes, internal terminal vehicles and forklifts.” He also said the port was using a new software, Sodiaz, which is also used in many other DP World ports. “People were trained on the software outside the country, including in Thailand.” In 2016, the Somaliland parliament voted in favour of granting DP World, the world’s fourth biggest port operator, a 30-year concession with an automatic 10-year extension for the management and development of the port at Berbera, in a move not recognised by the Federal Republic of Somalia. As per the deal, DP World will invest $442 million (Dh1.62 billion) in the port, controlling a 51 per cent stake in the project while the Somaliland government will control 30 per cent. As part of another deal announced last month, Ethiopia will become a 19 per cent stake holder in the port. Land in the area is also going up in value. The infrastructure in the region is improving and many companies are coming here to do business” – Ali Esmail Mahmoud | Head of Operations at DP World Berbera That deal was also bitterly opposed by the Somali government in Mogadishu. Speaking to journalists, Somaliland’s Foreign Minister Dr Sa’ad Ali Shire said no one had the authority to interfere in a deal between Somaliland and DP World. “This is an economic and commercial deal that will benefit everyone in the Horn of Africa region. Somalia’s claims are baseless, and don’t change anything on the ground.” Somaliland is a self-declared independent republic that is not recognised by the international community but has all the trappings of a state, including its own parliament, judiciary, currency and armed forces. It also holds elections that are seen as being free and fair, and issues its own passports. The government of the region sees Somaliland as the successor state to the colonial-era British Protectorate of Somaliland. Somaliland is also far more politically and economically stable than Somalia. The port provides jobs to 780 local people. And has clearly benefited the economy of the region; the construction sector has been given a fillip due to the planned expansions and improvements already made to the port. “Land in the area is also going up in value,” Mahmoud said. “The infrastructure in the region is improving and many companies are coming here to do business.” The port’s annual capacity is 150,000 TEUs-twenty-foot equivalent units (container); 15 million MT (general cargo, bulk, ad break bulk); and 4 millon heads (livestock). DP World Berbera also provides assistance to the tune of $4800 a month to the nearby Berbera Maritime and Fisheries Academy, which was established in 2012 and has graduated 85 students, including 12 women. The port has also donated $770,181 in the past 12 months to educational institutions, mosques and hospitals in the region and built five water wells for the community. Mahmoud added: “We are currently working on a three-phase basis: Phase zero, phase one, and phase two. As part of phase zero, we are developing the existing terminal. We’ve made many changes, including to infrastructure, electricity, training facilities etc. Phase one begins in five months, and is expected to be completed in 2020.”
-
Ciidamada Amniga ee Gobolka bari ayaa Howlgalo lagu xaqiijinayay Amniga waxa ay xalay ilaa iyo saakaba ay ka sameeyeen Xaafadaha ku yaala dhanka Bari ee Magaalada Bosaaso. Ciidamada ayaa si gaar ah u bar tilmaameed sanayay Gaadiidka Dhexmara Xaafadaha Magaalada Bosaaso iyo dadka shacabka ah eee lugaynayay ,waxayna Ciidamada ay Gaadiika ay ka fiiqayeen Bacaha Madow Ciidamada Amniga ayaa sidookale baarayay Guryaha iyadoona dadka dagan xaafadaha ay ugaleen Ciidanku waydiinayay halka ay ka shaqeeyaan . Howlagalkan ayaa ahaa mid maalmahanba ay Ciidamadu ay ka wadeen Xaafadaha Magalaada kadib markii Magalada Bosaaso ay ka dhaceen falal lidi ku ah Amniga oo isgu jiray dilal qorshaysnaa iyo Weeraro toos ah oo lala bartilmaameed saday qaar kamid ah Xarumaha dowladda. Taliyaha Qaybata Boliska ee Gobolka bari Cabdixakii Yuusuf Xuseen ayaa dhawaan sheegay in Howlgalkan uu noqon doono mid joogto ah
-
Hargeisa – A high-level police conference was held in the “Somaliland” capital of Hargeisa yesterday and focused on strengthening the “Somaliland” Police Force. The conference discussed the implementation of comprehensive reforms that would complement the Police Act, which was recently signed into law by the President of “Somaliland” Muse Bihi Abdi. Participants included the Ministers of Interior and Justice, the Deputy Minister of Planning & Development, “Somaliland” police chiefs, senior government officials, the United Nations and other representatives of international community, as well as members of local civil society organisations. The United Nations’ senior representative at the conference was Staffan Tillander, Director of the Rule of Law and Security Institutions Group of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM). “I welcome efforts taken by President Muse Bihi, the ‘Somaliland’ Parliament and the Minister (of Interior) in passing the new Police Act,” said Mr. Tillander in his opening remarks. He expressed optimism that the reforms which are intended to safeguard and further enhance the security of “Somaliland” would also bolster the rule of law in the region. He called on government officials to lead the reform initiatives. “The existence of a functioning justice chain with effective police, justice and corrections sectors is absolutely crucial in ensuring the rule of law and upholding human rights, including ensuring freedom of expression and freedom of media,” said Mr. Tillander, adding that the reform process should ensure enforcement of other relevant legislation and policies, including the bill criminalizing rape and gender-based violence against women. UNSOM Police Commissioner Lucien Vermeir affirmed the UN’s support for the reforms, which are intended to help the police force attain its key priorities for growth. “I heard your call, you will have my support, and UNSOM Police will be more present to make that possible and assist you,” said Mr. Vermeir. In his remarks, the “Somaliland” Deputy Police Commissioner, speaking on behalf of the Police Commissioner Gen. Abdilahi Fadal, highlighted a series of recent achievements in the security sector that included the approval of the Police Act, the creation of a police structure and ranking system, improved capacity building for police officers, and enhanced security in the region. “I am grateful for the support that development partners and international agencies have extended to ‘Somaliland’ Police,” he said. The “Somaliland” Minister of Interior Mohamed Kahin Ahmed opened the day-long conference by promising the police force’s active involvement in counter-terrorism efforts. During the conference, ministry officials expressed their commitment to reduce human rights violations and enhance community policing by 2021. Facilitated by UNSOM and the UN Development Programme, the conference took place two months after a similar forum was held to outline priorities for the development of the “Somaliland” justice and corrections sectors. IOM
-
Muqdisho (PP) ─ Wargeyska The Observer ee kasoo baxa dalka Uganda oo soo xiganayay Wargeyska Guardian oo ayaa baahiyay in 46-askari oo u dhashay dalka Uganda, qaybna ka ah Hawl-gala Midowga Afrika lagu dilay weerarkii toddobaadkan ay Al-shabaab ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Jariidadda Guardian oo soo xiganaysay sarkaal Soomaali ah oo ku sugnaa saldhig ku dhaw saldhigga la weeraray ee Buulo-mareer ayaa sheegay in askarta lagu dilay weerarkaas ay qaarkood ahaa rag ay si wanaagsan isku yaqaaneen. Col. Cabdi Nuur Xaashi oo ah sarkaal u waramay wargeyska Guardian oo ka soo baxa isla Uganda ayaa sheegay in weerarkan uu ahaa mid xoog leh oo lagu dilay askar badan oo dalka Uganda u dhashay, sidoo kalena lagu dilay goobta xoogag badan oo Al-shabaab ka tirsan. “Inta badan askarta lagu laayay weerarkan Buulo-mareer waxaanu ahayn saaxiibbo, kuwaasoo aan wadaagi jirnay cunnada iyo cabitaanka,” ayuu ku iri wargeysiga, isagoo intaas ku daray. “Waanu ku guul-darreysanay inaanu caawinno askartaas, waayo saldhiggeenna ayaa lagu soo weearray gaadiid qaraxyo lagu soo raray.” Sidoo kale, wuxuu hadalkiisa ku daray in askartan la dilay kaddib markii ay waayeen wax gurmad ah, waayo waxaa isku hareereeyay xoogaggii goobta weearray. Dhanka kale, Col. C/llaahi Cali Caanood oo ka tirsan saraakiisha sare ee ciidamada xoogga dalka oo u warramayay Idaacadda VOA-da ayaa isagana sheegay in 66-Al-shabaab ah lagu dilay weerarkaas, sidoo kalena ciidanka Uganda ay ka dhaawacmeen askar aan badnayn. Geesta ka kale, Afhayeenka ciidamada Uganda ayaa isagana horay u sheegay in afar askari oo qura weerarkaas looga dilay, iyaguna ay dileen tiro badan oo Al-shabaab ah. Ugu dambeyn, Al-shabaab ayaa dhankeeda sheegtay inay weerarkaas ku dileen 59-askari oo ciidamada Uganda ka tirsan, iyagana ay ka dhinteen 14 ka mid ah xoogaggoda, inkastoo aan sheegashooyinkan la kala saari karin. PUNTLAND POST The post Wargeys kasoo baxa Uganda oo sheegay in 46 Askari lagu dilay Weerarkii Buulo-mareer appeared first on Puntland Post.
-
The president of Somaliland Musa Behi Abdi has effected major changes in his administration more so as pertains a number of Ministry’s Director Generals whom were fired and replaced immediately. Changes contained in the presidential decree # JSL/XM/WM/222-70/042018 also touches on the diplomatic corps as well as regional administration The president who justified his decision to powers conferred him by article90, section 3 of the Somaliland constitution said Upon guidance of the constitution and having satisfied that credentials to hold senior public offices avail I hereby appoint below mention persons to indicated positions within governement that take effect immediately. Abdinasir Ahmed Hirsi Mohamed Director General Ministry of Foreign Affairs and intl cooperation Ali Hussein Nuur Beegsi Director General Ministry of livestock and Fisjeries Dr. Ahmed Ali Maah Warsame Director General Ministry of Agricultire Mukhtaar Mohamed Ali DG Regional Administration Ministry of interior Prof. Abdi Nuur Ahmed (Abdi Guray) DG Security Ministry of interior Hussein Mahmud Mohamed Hasan DG ministry of justice Dr. Osman Husein Warsame Abdi DG Ministry of Commrce, industry and Tourism Eng. Abdirahman Mohamed Mahmud DG Ministry of energy and minerals Elmi Abdirahman Ashuur DG Ministry of public works, lands and housing Mohamed Elmi Adan (Ilka Case) DG Ministry of Social Services and employement Abdirizaq Jama Nuur Naakhuude DG Ministry of environment and rural development 12 Jamaal Abdi Muuse Diiriye DG Ministry of Water Developmemt Abdirahman Sheekh Hasan Ismaaciil Bile DG Ministry of Finance Ali Mohamed Ali Nuur DG Ministry of information, culture and guidance Mohamed Hussein Ahmed Dhabbeeye DG Ministry of councils coordination and constitutional affairs Ahmed Muse Muruud Muhumed DG Higher Studies Ministry of education and science Abdikarim Hussein Saeed DG Ministry of youths and sports Abdilahi Mohamed Haji Duale Ambassador to the African Union Mohamed Osman Haji Ahmed (Indha-balac) Governor of Gabile Region Ahmed Osman Hasan Elmi (Tima-cadde) Governor of Sahil Region Mustafe Andi Muuse Nuur Governor of Buhoodle Region Khadar Baaruud Omar Obsiye Deputy Governor of Maroodijeeh Region Mahmud Ibraahin Ahmed Duale (San-dheere) Deputy Governor of Sahil Region Faysal Aw Jaamac Hirsi Xawte (Ilka-case) Deputy chairperson disaster preparedness and food security agency In conclusion the president thanked all those replaced for diligence to service during their stint in government
-
By Ahmed Abdi President of Somaliland appointed 24 directors Generals on Sunday. “After consulting with many parties and learning their competences, I have decided to appoint these Directors Generals,” Muse Bihi Abdi President of Somaliland said in a decree released Yesterday. Directors Of Ministries appointed by the president Abdi have included Foreign Affairs, Interior, Livestock husbandry & fisheries, agricultural development, Justice, Energy & Minerals, Public Works, Housing and Urban Development, Employment, Social and Family Affairs. Mr. Abdi also appointed new governors for Gabiley, Sahel, Buhodle, Maroodi Jeeh and Deputy-Chairman of Somaliland’s disaster emergency preparedness & food storage. Tir Magaca Xilka 1. Cabdinaasir Axmed Xirsi Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah 2. Cali Xuseen Nuur Beegsi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga 3. Dr. Axmed Cali Maax Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha 4. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 5. Prof. Cabdi Nuur Axmed (Cabdi Guray) Agaasimaha Guud ee Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 6. Xuseen Maxamuud Maxamed Xasan Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda 7. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska 8. Eng. Cabdiraxmaan Maxamed Muxummed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta 9. Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta 10. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska 11. Cabdirisaaq Jaamac Nuur Naakhuude Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga 12 Jamaal Cabdi Muuse Diiriye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha 13. Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil Bile Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda 14. Cali Maxamed Cali Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka 15. Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka 16. Axmed Muuse Muruud Muxumed Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska 17. Cabdikariim Xuseen Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha 18. Cabdillaahi Maxamed Xaaji Ducaale Safiirka Somaliland u fadhiya Midowga Africa 19. Maxamed Cismaan Xaaji Axmed (Indha-balac) Guddoomiyaha Gobolka Gabiley 20. Axmed Cismaan Xasan Cilmi (Tima-cadde) Guddoomiyaha Gobolka Saaxil 21. Mustafe Cabdi Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle 22. Khadar Baaruud Cumar Cabsiiye Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex 23. Maxamuud Ibraahin Axmed Ducaale (San-dheere) Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saaxil 24. Faysal Aw Jaamac Xirsi Xawte (Ilka-case) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda U-diyaar Garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka
-
Magaada Xaabo oo hoostimaada Degmada Caluula ee Gobolka Garda Fuu ayaa waxaa maanta laga bilaabay Olole Nadaafadeed oo ay iska kaashanayaan Maamulka iyo shacabka. Ololahan ayaa ujeedkiisu waxa ay ahayd sidii looga hortagi lahaa in ay cuduro ay ka dilaacaan goobaha Qashinka ladhigo , Maamulka Degmada Caluula ayaa sheegay in Isbitaalka Magaalada ay jiifaan ilaa iyo 500 oo qof oo la ildaran Cudurka Jadeecada ama Malaariyada sida ay hadaba dadku uyaqaanaan. Gudoomiye kuxigeenka Golaha Deegaanka ee degmada Caluula Ciise Maxamed Ciise ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan cida Qashika dhigta goobo aan loogu tala galin . Halkan ka dhagayso. Ciise Maxamed Ciise
-
Saudi Arabia’s crown prince said Israelis are entitled to live peacefully on their own land in an interview published on Monday in U.S. magazine The Atlantic, another public sign of ties between Riyadh and Tel Aviv appearing to grow closer. Asked if he believes the Jewish people have a right to a nation-state in at least part of their ancestral homeland, Mohammed bin Salman was quoted as saying: “I believe the Palestinians and the Israelis have the right to have their own land. But we have to have a peace agreement to assure the stability for everyone and to have normal relations.” Saudi Arabia – birthplace of Islam and home to its holiest shrines – does not recognize Israel. It has maintained for years that normalizing relations hinges on Israeli withdrawal from Arab lands captured in the 1967 Middle East war, territory Palestinians seek for a future state. “We have religious concerns about the fate of the holy mosque in Jerusalem and about the rights of the Palestinian people. This is what we have. We don’t have any objection against any other people,” said Prince Mohammed who is touring the United States to drum up investments and support for his efforts to contain Iranian influence. Increased tension between Tehran and Riyadh has fueled speculation that shared interests may push Saudi Arabia and Israel to work together against what they see as a common Iranian threat. “There are a lot of interests we share with Israel and if there is peace, there would be a lot of interest between Israel and the Gulf Cooperation Council countries”, Prince Mohammed added. Saudi Arabia opened its airspace for the first time to a commercial flight to Israel last month, which an Israeli official hailed as historic following two years of efforts. In November, an Israeli cabinet member disclosed covert contacts with Saudi Arabia, a rare acknowledgment of long-rumored secret dealings which Riyadh still denies. Saudi Arabia condemned U.S. President Donald Trump’s move to recognize Jerusalem as the capital of Israel last year, but Arab officials told Reuters at the time that Riyadh appears to be on board with a broader U.S. strategy for an Israeli-Palestinian peace plan still in its early phases of development. Reporting by Stephen Kalin; Editing by Robin Pomeroy Source: – Reuters
-
The army has refuted reports of a possible al-Shabaab attack on Kampala just days after four UPDF soldiers under AMISOM were killed and six others injured in battle which left 30 suspected al-Shabaab militants also dead. The army Spokesman Brigadier Richard Karemire on Monday assured Ugandans of safety as UPDF continues to mourn the loss of their soldiers. “As we continue to mourn the death of our four gallant soldiers in AMISOM, the public is assured that there is no any possible attack on Kampala as some media houses like …….have alleged. UPDF assure the public that Kampala is safe,” said Brig Karemire on Monday evening. He further noted that the six soldiers injured in the attack are now stable. Heavily-armed Al-Shabaab militants attacked an African Union military camp outside Mogadishu on Sunday, killing four Ugandan peacekeepers. Local sources said a massive blast was heard in the Bulomarer district, around 150 kilometres (93 miles) south of Mogadishu, and fighting broke out after dozens of heavily armed al-Shabaab militants stormed the base. Brigadier Karemire on Sunday said that 30 al-Shabaab militants had been killed, while the Islamists claimed in a statement to have killed 59 Ugandan soldiers. The Al-Qaeda linked al-Shabaab was pushed out of the Somali capital in 2011 — and subsequently other towns and cities — by soldiers from the African Union Mission in Somalia (AMISOM). But the Islamists still hold sway in large parts of the countryside and launch regular gun and bomb attacks on government, military and civilian targets in Mogadishu and ambushes on military convoys and outposts. East African leaders contributing to the 22,000-strong AMISOM force last month called for the United Nations to reconsider plans to withdraw troops by December 2020, saying the timeline was unrealistic and could lead to a reversal of gains. Source: – Daily Monitor
-
Dowladda Uganda ayaa sheegtay in afar kamid ah saraakiisha ciidankooda lagu dilay weerar Alshabaab kusoo qaadeen oo ka dhacay gobolka Shabellada hoose. Sida lagasoo xigtay afhayeenka ciidanka Milatariga Uganda, saraakiishaan ayaa qeyb ka ahaa howgalka Amisom, waxayna naftooda ku waayeen weerarkii degmada Buula Mareer ka dhacay. Uganda ayaa sidoo kale sheegtay inay iyaguna dileen in ka badan 30 Shabaabkii weerarka soo qaaday. Waxaa kaloo ay sheegeen inay gacanta ku dhigeen hub iyo rasaas sidoo kalena ay burburiyeen sideed gaari oo ay labo kamid ah ay qaraxyo ku xirnaayeen. Warbaahinta gudaha ayaa soo bandhigtay sawirro lagasoo qaaday goobtii uu weerarku dhacay halkaas oo lagu arkay maydad badan oo Shabaabku ka carareen iyo Saanad ciidan. DAAWO SAWIRRADA.
-
On the night of March 22 this year, a convoy of ten 25-tonne trucks carrying sugar smuggled from Somalia was stopped by Kenya Police Reservists (KPRs) on a smugglers’ route in Wajir East constituency. A stand-off ensued after the drivers and loaders refused to open the cabin doors as they made frantic phone calls. The eight KPRs stood their ground and refused to let the vehicles leave. But not long after they received a phone call, reportedly from a senior police officer, that made them change their minds. The truck drivers, it emerged, contacted a notorious smuggler who enjoys the protection of local officials and secured the intervention of the senior police officer. The Standard has obtained an audio clip of the telephone conversation in which the officer is heard instructing the KPRs to negotiate with the smugglers and let the vehicles through. “Elewana na huyo mtu na uache hizo magari (reach a agreement with the smuggler and let the vehicles through),” said the senior officer. One of the KPRs said they were ordered not to interfere with the convoy. A smuggler in a refugee camp who spoke on condition of anonymity said about 60 lorries, each carrying 500 sacks of sugar (each weighing 50kg) cross the Kenya-Somali border at Dobley every week. Other contraband Usually, the trucks, popularly known as ‘miguu kumi’ (10 wheels), ferrying sugar and other contraband come from Diif, Somalia, some 40km from the border. The cartels use 165km of dirt road routes from Diif-Ibrahim Ure-Hambalash-Wajir town of Wajir South, and in Wajir East. Konton-Riba-Qarsa-Riba-Wajir (185km). A two-week investigation by this reporter established other popular sugar smuggling routes are the border towns of Liboi, Mandera, El Wak and Hullugho. “We don’t know what these vehicles are carrying. They may be transporting arms and even facilitating the crossing over of terror operatives,” said one of the KPRs. The Government has posted an additional 200 KPRs in centres along the porous Kenyan-Somalia border to beef up security but such interference by senior Government officials has undermined their operations. Sugar smuggling is a multi-billion-shilling business. High-level connections with the security apparatus, politicians and other institutions has ensured a thriving and untouchable syndicate. Once the trucks loaded with smuggled goods get to the border, the Kenyan dealers, who have established illicit relationships with Government officers and security agents, intercede. Five cartels led by a Hassan control the Wajir market. They pay the officials huge bribes so the trucks are allowed to cross the border. Hassan tried to bribe this reporter and his colleague with Sh100,000 each and when they rejected the bribes, he issued death threats. The journalists were helped by two KPRs to flee. They reported the matter to the county police commander. North-eastern Regional Commissioner Mohamud Swaleh promised to follow up the matter. One of the KPRs who aided The Standard’s investigation has since been deprived of his gun and suspended. “As an officer manning the porous border, I am now unarmed and have received numerous death threats from the cartels. I have also heard county security heads are planning to take my colleagues’ guns. I will pay with my life. We cannot allow sugar cartels to destroy our peaceful nation”, said the KPR. Smuggling has been a thriving business along the Kenya-Somalia border since the fall of Siad Barre’s regime in the 1990s. It has created an ‘untouchable’ community of millionaires, mainly Kenyan Somali traders, who are protected by a ragtag army. Corrupt Government officials receive huge kickbacks to let the goods in. Sugar production Kenya’s annual sugar production is 500,000 metric tonnes against a consumption of approximately 800,000 metric tonnes. The shortfall of 300,000 metric tonnes ideally should be plugged with imports from the Common Market for Eastern and Southern Africa region. It is this deficit that smugglers exploit. The smuggled sugar is cheap – by more than half the price of the commodity produced locally. The cost of sugar production in Kenya is about $600 (Sh51,000) per metric tonne, which is way above the average production cost of $400 (Sh34,000). Given the high cost of production, local sugar retails for up to Sh120 per kilo. The smuggled sugar costs as low as Sh50 a kilo in the towns of Wajir, Garissa and Mandera. Shops in Wajir are awash with goods from Somalia, whose quality has not been certified by the Kenya Bureau of Standards. This serves to knock Kenyan-made products off the market. The cheap sugar imports enter Somalia via the ports of Kismayu, Bosaso and Mogadishu, and mainly originate from Brazil, having been packaged in Dubai. Besides sugar, smuggled rice comes to Kismayu from Pakistan. Following frequent incursions by Al Shabaab militia into Kenya, a number of security border posts have been closed down. This has led to major security gaps at the border. Due to the increased sugar imports to Kenya during the last six months, retail prices have fallen slightly compared to the same period last year as reflected in the price of sugar in North Eastern region. The smuggling is perfected by cartels that operate from refugee camps through links with their clans in Kismayu. They raise money and send it to their relatives in Somalia through forex bureaus locally known as ‘hawalad’. After receiving the money, their contacts in Somalia load the ordered quantities of sugar onto waiting trucks for onward transportation to the border points. These brokers usually have good contacts and are highly trusted by Government and security personnel because of their long-established relationships. Bribes amounting to between Sh100,000 and Sh130,000 are paid to be shared among Government officials and security agents along the smuggling routes in northern Kenyan counties. Our investigations established there are about 25 organised brokers in the three counties whose responsibility is to ‘smooth’ the way for incoming trucks as soon as the drivers report their departure from Kismayu. The Kenyan brokers and many Somali nationals with illegally acquired Kenyan identification documents usually drive around in four-wheel drive vehicles with tinted windows. Preferential treatment They enjoy unlimited access to many security areas and get preferential treatment at police stations and Kenya Revenue Authority (KRA) offices. They move in and out of police stations, customs and KRA offices to pay bribes so that their vehicles are allowed to cross unimpeded. The vehicles travel in convoys of 10 to 20 lorries at night, when there is less movement along the routes, getting through security roadblocks uninterrupted and unchecked. Is Kenya totally unable to rein in this illegal trade? The challenge is not lack of enough of officers to deal with the unscrupulous merchants. The challenge is corruption, lack of patriotism and indiscipline among the officers deployed in the region. And as a consequence of illegal imports of arms and ammunition, banditry has remained rampant in the region for many years. Further, the illegal trade in charcoal and sugar is believed to be funding the activities of Al Shabaab. Abdiraman Hussein, a member of Peace Committee in Wajir, says the smugglers also bring in firearms and ammunition hidden underneath the smuggled foodstuff. They take advantage of the fact that Kenyan security officers do not inspect their vehicles. These firearms are later used in crime in Kenya. Asked about the smuggling of sugar, Wajir Police Commander Steven Ngetich said: “I have just heard about your encounter with the sugar cartels and KPRs. We will launch an investigation but so far, we don’t have a conclusive report that we can make arrests.” Source: Standard Digital
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena shalay ku sheegnay waxaa fashilmay wadahadalkii laga dhexwaday Guddoonka baarlamaanka Somalia iyo Xildhibaanada Mooshinka wada. Fashilka wadahadalka ayaa soo degdegay kadib markii garabka taabacsan Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Jawaari ay ka weecdeen qodobo loo jideeyay si xal waara looga gaaro buuqa ka dhashay Mooshinka. Wadahadalka u muuqda inuu fashilmay ayaa soo bilowday maalinta sabtidii aheyd ee la baajiyay kulanka codka loogu qaadi lahaa Guddoomiye Jawaari, waxaana shalay ilaa xalay soo baxaayay in wadahadalka uu ka socon waayay Jawaari iyo garabkiisa. Waxyaabaha wadahadalka raja beelka ku riday ayaa waxaa kamid ahaa in Xildhibaanada Jawaari ay weli Hoteelada Muqdisho ku qabanayaan kulamo lagu duraayo Madaxda dalka iyo Xildhibaanada Mooshinka kawada Jawaari, halka garabka kasoo horjeeda Jawaari ay xiisada hakiyeen wixii ka danbeeyay tallo soo jeedinta Madaxweyne Farmaajo ee lagu hakiyay kulanka Sabtigii lasoo dhaafay. Xildhibaanada garabka Jawaari ayaa ku goodinaaya in carqalad ka sameyn doonaan kulanka lagu balansan yahay maalinta bari oo ku beegan Arbaco, waa haddii Hoolka baarlamaanka la geeyo wax khuseeya Mooshin. Dhinaca kale Xildhibaanada difaacaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka, ayaa ka digaya suurtagalnimada in maalinta berri ah Baarlamaanka la horkeeno Mooshinka laga soo gudbiyay Gudoomiye Jawaari. Waxa ay ku goodinayaan in carqaladooda ay sii socondoonto inta uu taagan yahay Mooshinka Jawaari, hase ahaatee waxaan goodintaasi ka jawaab celin Madaxtooyada Somalia, oo rajo ka qabta in xal un loo helo xiisada taagan. Xildhibaanada qaar ayaa warbaahinta ka sheegay in Mooshinkooda uu yahay mid sax ah, maalinta Arbacada oo Berri ku beegana Baarlamaanka ay horgeynayaan si codka kalsoonida ah loogu qaado Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Maxamed Sheekh Cismaan ‘’Jawaari’’. Sidoo kale, Xildhibaanada Diafaaca baarlamaanka ayaa ku doodaya in la wado qorshe kulan hoosaasin ah inuu berri qabsoomo, waxayna sheegayaan haddii taasi ay dhacdo inay ka cabsi qabaan dalka inuu galo marxalad cusub oo foodo ah. Si kastaba ha ahaatee, waxaa aad looga cabsi qabaa in xiisada soo rogaal celisay ay kusoo baxaan Beesha Caalamka oo iminka laga dalbaday in xal u helida xiisada ay u madax-baneyso Madaxtooyada Somalia. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa daboolka ka qaaday inuu soo rogaal celiyay Mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaan Cabdi fitaax Axmed oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka ayaa sheegay in xiisada ka taagneyd Mooshinka ay dib ugu soo laabatay halkii ay horay u taagneyd. Waxa uu Xildhibaanku sheegay in Madaxda ugu sareysa ee dalka laga doonayo inay xoojiyaan dadaalada lagu doonaayo in lagu xaliyo xiisada soo rogaal celisay, waxa uuna si cad u sheegay in arrinku uusan aheyn mid sahlan. Xildhibaan Cabdi fitaax Axmed waxa uu intaa ku daray inay jiran xildhibaano yar oo fowdo ka dhex wada baarlamaanka Somalia, kuwaas oo doonaya in ay qabtaan kulan cod gacan tag ah loogu qaado Mooshinka gudoomiye Jawaari taasina ay ka digayaan. ‘’Waxaan ka digayaa inaan dalka lagu sii hogaamin boholo mugdi ah, waxaan ku baaqayaa in wadada saxda ah loo maro Mooshinka, si loo samatabixiyo dalka’’ Sidoo kale, Xildhibaan Cabdi fitaax Axmed, waxa uu sheegay in wakhtigaan ay ka digayaan in fowdo Siyaasadeed ay ka dhacdo kulanka Arbacada, islamarkaana Madaxweyne Farmaajo laga doonayo in xiisada Siyaasadeed ee taagan uu xalka keeno. Haddalka Xildhibaan Cabdi fitaax Axmed, ayaa imaanaya xili mar kale uu soo rogaal celiyay Mooshinka Guddoomiye Jawaari, wallow garabka iminka wada fowdada uu yahay kan Jawaari. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee loo yaqaan AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ku dileen Horjoogayaal ka tirsan al-Shabaab. Taliska ayaa sheegay in Duqeyntaasi ay gelinkii dambe ee Axadii ka dhacday meel u dhow degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, isla markaana ay ku dileen shaqsiyaad ay aad u baadi-goobayeen. Qoraal kasoo baxay taliska ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntaasi lagu dilay Shan Horjooge ka tirsan al-Shabaab, isla markaana duqeyn taasi aysan wax khasaara ah kasoo gaarin dad shacab ah. Todobaadkan weerar dhinaca Cirka ah oo ka dhacay degaanka Kaamjarroon ee Gobolka Jubada hoose ayaa lagu dilay dad rayid ah iyada oo ilaa hadda aysan jirin cid qaadatay mas’uuliyadda weerarkaas. Sidoo kale, Taliska Ciidamada Mareykanka ee howgallada kawada qaarada Afrika ayaa kor dhiyay weerarada duqeymaha ah ee ka geystaan qeybo ka mid ah gobolada Soomaaliya. Dhinaca kale Mareykanka ayaa sheegay inuu sii wadi doono talaabooyinka la xiriira Duqeymaha ay fulinayaan ee horey loo ansixiyay, si loo ilaaliyo ammaanka Muwaadiniinta Mareykanka iyo in la joojiyo khataraha Argagixisada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Cabdulaahi Cali Caanood ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaab cashar lama ilaaban ah loogu dhigay dagaalkii ay AMISOM kula galeen deegaanka Buula-mareer oo hoostagta degmada kuntuwaarey ee gobalka shabellaha Hoose. Abaanduulaha ayaa sheegay in weerarkaasi Buula-mareer laga war hayay islamarkaana ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM fashiliyeen. Cabdulaahi Cali Caanood, waxa uu intaa raaciyay in tirada guud ee dagaalka looga dilay al-Shabaab ay tahay 66 maleeshiyo oo ay ku jiraan Horjoogayaal dhowr ah, halka dhankooda waxyeelo ay kasoo gaartay ilaa iyo Seddex Askari oo dhaawac ah sida uu hadalka u dhigay abaanduule Caanood. Abaanduule Caanood, ayaa sidoo kale wuxuu sheegay Shabaab in xerada ay ku soo weerareen ilaa Saddex gaari oo midi uu soo gaaray ilinka hore ee xerada, iskuna qarxiyay, uuna dhaawacay Hal Askari, balse labada kale lagu qarxiyay meel aanan u dhaweyn xerada, sida uu hadalka u dhigay. Dowladda Federaalka ayuu sheegay in Saddex Askari ay ka dhaawacmeen oo haleelay qaraxa, kuwaasi oo hada xaaladooda caafimaad lala tacaalayo, diyaarna ay u yihiin in ay dalkooda u adeegaan. Abaanduule Caanood, wuxuu kaloo tilmaamay in dagaalka al-Shabaab looga furtay hub gaarayay 30 qori, kuwaasi oo kala ah 12 Qori AK-47 ah 20 Qori PKM ah iyo qori Dhashiiko ah. AMISOM iyo Ciidanka Dowladda oo isku dhinac ah iyo Shabaab guulo ayay ka sheegteen dagaalkan , kadib hadalo ay isku mariyeen warbaahinta, balse ma jirto ilo madax banaan oo xaqiijinaya sida ay wax uga dhaceen halkaasi. Si kastaba ha ahaatee, Cabdullaahi Cali Caanood Amaanduulaha ciidamada xooga dalka soomaliyeed ayaa sheegay in dhawaan dagaalka saf mareen ah lagu qaadi doono dagaalamayaasha al-Shabaab kaasi oo looga saarayo deegaanada iyo degmooyinka ay kaga suganyihiin dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com