Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,274
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. OTTAWA (CP) - A Somali man convicted of taking Amanda Lindhout hostage has lost a court bid for confidential information he says could help with a possible effort to overturn the guilty verdict. Source: Hiiraan Online
  2. Somali civil society has played an important role in service delivery for decades, but is beset by challenges that have hindered progress on a number of issues. Feysal Osman argues that there are three key areas that need to be addressed. Source: Hiiraan Online
  3. War-saxaafadeed ay soo saareen Masuuliyiinta Golayaasha Federaalka ugu Jira Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Puntland ,waxay ka hadleen dagaalka Tukaraq, iyagoo sheegay in ay uga digayaan Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi joogitaanka iyo sheegashada Gobolka Sool. Masuuliyiintan oo isugu Jira Xildhibanada labada aqal iyo wasiiro ayaa war-murtiyeedkooda ku sheegay in dagaalka Somaliland kusoo qaaday degaanka Tukaraq uu yahay mid qaawan oo uu Madaxweyne Muse Biixi ku doonayo dhul balaransi. Qoraalka ay warbaahinta la wadaageen waxaa warfidiyeenka lawadaagay Xildhibaan Sharmake Garaad Saleeban.
  4. Bosaso[Puntland Post]-Taliyaha Ciidamada Badda Puntland Cabdirisaq Diiriye Faarax oo shir,Jaraaid ku qabtay Magaalada Bosaso ee Xarunta Goblka Bari,ayaa Faah-Faahin ka bixyay Weerarkii ay dhawaan ku soo qadeen Ururka Al-shabaab ee ka dhacaya Deegaanka Bilkhadar oo ka tirsan Gobalka Bari. Hoos ka Daawo Faah-Faahin intaa ka badan. Cabdiqani Boos Puntland Post The post Taliyaha Ciidamada Badda Puntland: ‘’Waxaanu jab u geysanay shabaabkii nasoo weeraray” appeared first on Puntland Post.
  5. Muqdisho (Caasimada Online)-Dagaal u dhexeeyay ciidamo kawada tirsan dowlada ayaa waxa uu ka dhacay Degmada Dharkiinleey ee Gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa waxa uu si gaara uga dhacay waaxda 3-aad ee Degmada, kaa oo si gaara ugu dhexeeyay ciidamada Xasilinta iyo kuwa Militeriga ee deegaanka ku ah Degmadaasi. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Xasilinta ay howlgalo amni ka sameynayeen Waaxda, waxa ayna dagaal kala kulmeen ciidamada Militeriga. Ciidamada Militeriga ayaa ka shakiyay ciidamada Xasilinta oo iyagu hub ka dhigis kawada magaalada Muqdisho, waxa ayna taasi dhalisay in ciidamada Militeriga ay rasaas ku bilaaban ciidamada Xasilinta. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dhashay khasaaro kala duwan, iyadoo inta la xaqiijiyay ay ku geeriyooden laba ruux oo midi uu yahay Askari iyo Haweene kamid aheyd dadka deeganka. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda isku dhaca ciidamada tan iyo markii ay dhalatay bisha ramadaan. Dhinaca kale, Hay’adaha amaanka Dowlada ayaa dhowr jeer kadigay in lala dagaalamo ciidamada dowlada xiliyada ay ku guda jiraan howlahooda amni. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  6. The United States is considering a sharp reduction in its special forces operations in Somalia and other African countries, the New York Times reported on Monday. As many as half of the US counter-terrorism troops based on the continent could be withdrawn over the next three years, the report states. A total of roughly 6,000 American soldiers are currently assigned to several African countries, according to the US Africa Command (Africom). About 500 of those commandos, trainers and logistics specialists are based in Somalia, where they assist African Union and Somali national forces in carrying out attacks on al-Shabaab. DRONE STRIKES US military action in Somalia mainly takes the form of drone strikes that are said to have killed dozens of Shabaab militants in the past year. But some US troops operate on the ground in an advisory capacity, and a steep reduction in their numbers could have negative consequences for the 11-year-long war against al-Shabaab. The contemplated reduction in US troop levels in Africa is mainly a product of two factors, the Times reports. One is the political furore that erupted following the killing of four US soldiers last October during a counter-insurgency operation in Niger. RISK-TAKING A Pentagon investigation into that attack “exposed a risk-taking culture among commandos,” the Times reported on Monday. And that finding strengthened US Defence Secretary James Mattis’s inclination to reduce counter-insurgency missions in Africa, the newspaper said. At the same time, the US is putting greater emphasis on responding to perceived military threats posed by Russia, China, North Korea and Iran. A share of the special forces currently based in Africa would be reassigned to missions elsewhere in the world in accordance with that strategic reassessment, the Times said. CIVILIANS Last year, President Donald Trump loosened restrictions on US military operations in Somalia that the Obama administration had put in place with the aim of avoiding civilian casualties. An escalation in drone strikes ensued, along with an increase in the number of US military personnel inside Somalia. The Defence Department maintains there is no evidence that US forces have killed any Somali civilians since field commanders were given greater leeway in ordering attacks on Shabaab targets. MONITORS That assertion is included in a Defence Department report to Congress last week that acknowledges “credible reports of approximately 499 civilians killed” in US military operations in 2017 in Iraq, Syria, Afghanistan and Yemen. Reports of another 450 civilian casualties remain under investigation, the Defence Department added. One of those open inquiries pertains to an attack in Somalia. Independent monitors as well as local Somali officials have charged that civilians have been killed as a result of some US air strikes as well as in the course of ground battles in which US troops played an advisory role. Source: – Daily Nation
  7. Somalia’s militant Islamist group al Shabaab retook a small town in the middle of the country after it was abandoned by government troops, residents said. Fighting broke out in Muqokori, north of Mogadishu, on Friday almost a month after government troops ousted insurgents. “Al Shabaab attacked from various sides. After an hour of fighting, government forces left and al Shabaab seized control,” Hussein Nur, a local elder, told Reuters. The militant group claimed 47 government soldiers died in the fighting. “We have their dead bodies,” said Abdiasis Abu Musab, al Shabaab’s military operations spokesman, adding they captured four vehicles and dozens of weapons. The military said the insurgents were not in full control and soldiers were withdrawn for tactical reasons. “There were only a few soldiers there and they left the town for tactical reasons,” Major Abdullahi Aden told Reuters, adding their positions were being reinforced. Aden did not give details of casualties. Al Shabaab militants are fighting to topple Somalia’s Western-backed central government and to rule the Horn of Africa country according to a strict interpretation of Islamic sharia law. The group was ejected from Mogadishu in 2011 and has since been driven from most of its other strongholds across the country. It remains a formidable threat, with fighters frequently carrying out bombings against civilian and military targets in Mogadishu and other towns. Separately the group attacked a military base in the semi-autonomous region of Puntland the same day, killing several soldiers. Source: – Reuters
  8. U.S. forces conducted an airstrike in Somalia on June 2, killing 27 militants associated with the al-Qaeda affiliate al-Shabaab, U.S. Africa Command said. “In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. forces conducted an airstrike targeting al-Shabaab militants approximately 26 miles southwest of Bosasso, Somalia, on June 2, killing twenty-seven (27) terrorists,” Africom said in a Monday, June 4 release. “We currently assess no civilians were killed in this airstrike.” The U.N. Security Council reauthorized the African Union Mission in Somalia on May 15. It was first launched in 2007 to defend the internationally-backed government against al-Shabaab, and more than 22,000 personnel are deployed on the mission. AFRICOM works with AMISOM on both advise-and-assist missions as well as air support missions to target al-Shabaab’s forces, but has drawn controversy from strikes that have killed civilians. On May 11, AFRICOM launched a review on a raid after locals near Bulcida claimed civilians had been shot dead in an operation involving two military helicopters and special forces. Prior to that, an AFRICOM airstrike took out a vehicle-borne improvised explosive device near Jana Cabdalle, although in a statement Africom said no militants or civilians were killed in the process. The strikes are the latest in an increasing number of U.S. airstrikes against al-Shabaab and Abnaa ul-Calipha, Islamic State’s affiliate in Somalia, in recent months. Source: The Defense Post
  9. Baydhabo (Caasimada Online)-Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta shir uga qayb galay magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed. Shirkaani oo ka duwanaa kuwii hore ayaa waxaa looga hadlaayay arrimaha Amniga, Khayraadka Badda, Caddaalada iyo doorashada 2020. Axmed Madoobe,ayaa khudbadiisa shirka diirada ku saaray Amniga iyo Khilaafka Dowlada Somalia kala dhexeeya maamul Goboleedyada ka jira dalka. Axmed Madoobe, waxa uu sheegay inay muhiim tahay in Dowlada Somalia ay culeyska saarto sida dalka looga dhaqan galin lahaa amni iyo xasilooni gaarta dhammaan dalka. Amniga ayuu sheegey inay tahay waajib na wada saaran sidii looga xoreyn lahaa nabadiidka gobolada iyo deegaanada ay gacanta ku hayaan. Waxa uu sheegay in amniga dalka uu yahay mid xiligaan hordhac u ah rajooyinka laga qabo inuu soo hagaago dalka, waxa uuna meesha ka saaray inuu jiro wada shaqeyn ka dhexeysa Dowlada iyo maamulada dalka. Mar uu Axmed Madoobe, ka hadlaayay xiriirka ka dhexeeya Dowlada Somalia iyo Maamul Goboleedyada ayaa waxa uu sheegay in Dowladu ay qabto degdeg, isla markaana aysan maamul jira u aqoonsaneen maamul Goboleedyada. ‘’Dowladu waxa ay maamulada u aragtaa xisbi siyaasadeed la tartamaaya, waxaa marka adkaaneysa in xal laga gaaro Khilaafyada ka dhexeeya labada dhinac’’ Wax uu sheegay in Khilaafyada ay yihiin kuwo soo laalaabta sidaa aawgeed la doonaayo in laga gaaro Heshiis aan ka weecasho laheyn. Maamul Goboleedyada ayuu sheegay inay xaq u leeyihiin inay is difaacan, hase ahaatee is difaacidooda ay mushkilad u aragto Dowlada. Sidoo kale, waxa uu ku baaqay in Dowlada Somalia laga doonaayo inay tixgalin siiso maamul Goboleedyada, si iyana loo siiyo tixgalin, ayuu yiri. Si kastaba ha ahaatee, Madoobe ayaa sheegey inay muhiim tahay in lagu dadaalo in meesha laga saaro kala aragti duwanaanta siyasadeed ee ka dhaxeysa Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyad taas oo dhabaha u xaari karta in horay loo socdo. Caasimada Online Xafiiska Baydhabo Caasimada@live.com
  10. U.S. forces conducted an airstrike in Somalia on June 2, killing 27 militants associated with the al-Qaeda affiliate al-Shabaab, U.S. Africa Command said. Source: Hiiraan Online
  11. Baydhabo (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxa maanta magaalada Baydhabo ka furmay shirka amniga qaranka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta ka furmay xarrunta Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed, islamar’ahaantaana ay ka soo qayb galeen Madaxda Dawladdaha xubnaha ka ah DFS iyo Hogaamiyayaasha Dawladdaha xubnaha ka ah DF Soomaaliya iyo sidoo kale taliyayaasha ciidamada iyo mas’uuliyiin kale. Shirkaan oo ah kii Afraad oo ay yeeshaan madaxda Dawladda DFS iyo madaxa Dawladdaha xubnaha ka ah DF ee Soomaaliya ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda Amniga Soomaaliya, Khayraadka Badda, Caddaalada iyo doorashada 2020. Hogaamiyayaasha shirka ka hadlay ayaa waxaa kamid ahaa Hogaamiyaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbadiisa diirada ku saaray Hanaanka ugu sahlan ee lagu sugi karo amniga dalka. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxa uu Khudbadiisa kaga hadlay inay muhiim tahay in dib loo dhiso ciidamadii Qaranka Soomaliyeed uu lahaa. Waxa uu sheegay in dhisida Ciidamada Qaranka Soomaaliya ay sahli karto in dalkaan Soomaliya uu noqdo mid amni ah. Nuqul kamid ah Khudbadiisa ayaa aheyd “Haddii la rabbo in la helo Soomaaliya Adag oo ah dal dhisan, xudduudihiisuna sugan yihiin, in ay lagama maarmaan tahay in la dhiso Hay’adaha kala duwan ee dawligga ah iyo dib u dhis lagu sameeyo Ciidamada Qaranka Soomaaliya’ Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxa uu sidoo kale sheegay inaanu Soomaaliya ka hana qaadi doonin halka ay iminka taal, waa haddii aan laga dhabeyn dhismaha ciidamo dhan waliba ka dhameystiran. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxa uu sidoo kale Madaxda dalka ugu baaqay in ay wajahaan ama ay ka dhabeeyaan hadalkii ahaa in muhiimada koowaad ay siinayaan dhisida Ciidamada. Sidoo kale, Gaas ayaa sheegay in Puntland ay u jilicsan tahay aqbalaada wado waliba oo lagu gaari karo Qaranimo buuxda, waxa uuna ballanqaaday inay kaamili doonaan daldalool waliba. Haddalka Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa kusoo beegmaaya xili dowlada Somalia ay weli ka dhabeyn la’dahay dhismaha ciidan Qaran oo dhameystiran. Caasimada Online Xafiiska Baydhabo Caasimada@live.com
  12. Jabuuti (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in howlgal looga fasax qaatay dowladda federaalka Soomaaliya ay ciidamadeeda ka fuliyeen degaano ka mid ah maamulka Puntland. Qoraal kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in ayada oo lala shaqeynayo dowladda federaalka Soomaaliya ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyeen meel 26 mile u jirta Koonfurta Galbeed ee magaalada Boosaaso. Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in weerarka oo dhacay labadii June lagu dilay 27 argagixiso. Qoraalka laguma sheegin in weerarkan lagala tashaday maamulka Puntland, hase yeeshee sida ka muuqata qoraalka waxaa la weydiiyey kaliya dowladda federaalka. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in weerarka aysan wax khasaare ah kasoo gaarin dad shacab ah. AFRICOM waxa ay sheegeen inay sii wadi doonaan inay qaadaan tallaabooyinka ku habboon ee saxda ah, si loo ilaaliyo danaha dadka Mareykanka, loona baabi’iyo argagixsada. Tani waxaa qeyb ka ah, ayaa lagu yiri qoraalka, in ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Amisom lagula midoobo howlgallada ka hortagga argagixisada, lana beegsado goobaha ay ku tababartaan ee Soomaliya iyo gobolkaba.
  13. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ayada oo la shaqeyneysa dowladda federaalka Soomaaliya ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay meel 26 mile u jirta Koonfurta Galbeed ee magaalada Boosaaso. Read More
  14. The United States is considering a sharp reduction in its special forces operations in Somalia and other African countries, the New York Times reported on Monday. Source: Hiiraan Online
  15. Mas’uuliyiinta Golayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya ugu jira gobolada Sool,Sanaag,iyo Cayn ayaa cod midaysan ku sheegay in ay si buuxda u taageersan yihiin dagaalka ay dowladda Puntland ku soo celinayso degaannada ay Somaliland ka haysato goboladaasi. War-murtiyeed ka kooban sagaal qodob oo ay soo saareen xubnaha Golayaasha dowladda Federaalka ku matala gobolada Sool,Sanaag,iyo Cayn ayaa lagu caddeeyay in uusan jirin heshiis ay dadka degaannadaasi kula midoobeen maamulka Somaliland oo ku saabsan kala goy’nta qaranka Soomaaliyeed. War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in maamulka Muuse Biixi uu xadhig,cabudhin iyo bahdil ku hayo saxaafadda,maatada,iyo dadka jilicsan ee gobolka Sool,islamarkaana u diiddanyahay rabitaankooda ku aaddan midnimada jamhuuriyadda Soomaaliya. Xubnahan ayaa ka digay in haddii uu sii socdo tacaddiga lagu hayo dadka reer Sool ay ka dhalan karto,caaqib xumo iyo dagaallo lagu raagta. Sidoo kale mas’uuliyiinta Golayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya ugu jira gobolada Sool,Sanaag,iyo Cayn ayaa war-saxaafadeedka ay soo saareen ku sheegay in ay si buuxda u taageersan yihiin dagaalka ay dowladda Puntland ku soo celinayso degaannada ay Somaliland kaga sugantahay,Sool,Sanaag iyo Cayn. Shacabweynaha goboladaasi ayaa dhankooda loogu baaqay in garab istaagan dowlada Puntland,si ay ugu fududaato soo celinta degaannada maqan. Ugu dambeyntii, mas’uuliyiinta ayaa Beesha Caalamka uga digay in aysan keenin talo aan xal nabadeed ka dhalan doonin,waxayna codsadeen in gurmad ballaadhan la gaarsiiyo dadka ku bara-baxay colaadda gobolka Sool. Halkaan ka akhriso War-murtiyeedka. PUNTLAND POST Cabdiraxmaan Ciise Cumar The post Xubnaha gobolada SSC ku matala Federaalka oo war ka soo saaray Colaadda Sool appeared first on Puntland Post.
  16. Somalia’s militant Islamist group al Shabaab retook a small town in the middle of the country after it was abandoned by government troops, residents said. Source: Hiiraan Online
  17. Braying donkeys outside my makeshift accommodation unit woke me up from the deep sleep that had momentarily rested my fears of an attack by the Al-Shabaab militants. Source: Hiiraan Online
  18. Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Somalia ahna gudoomiyaha Guddiga qaran ee Gurmadaka Fatahaadaha, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sheegay in dowladda Federaalka Somalia $1,000,000 (Hal Milyan oo Doolar) ugu deeqday deegaannada fatahaaduhu saameeyeen ee Golalada Waqooyi ee Somalia oo loo yaqaan Somaliland. Mudane Mahdi Guuleed iyo xubno wasiirro ah oo oo Saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka hadlay hadlay dhibaatooyinka jira isaga oo codsaday in shacbiga Soomaaliyeed ay ka qayb-qaataan u gurmadashada dadka walaalahood ah ee dhibaatadu gaartay. “Hal milyan oo Doollar oo gar-gaar ah ayaa Dawladda Somalia ugu deeqday deegaannada goballada Waqooyi [Somaliland] ee fatahaadaha iyo duufaantu saameeyeen,” ayuu yiri Mudane Guuleed. Sidoo kale, Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Somalia ayaa sidoo kale sheegay in Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaaduhu ay meel wanaagsan marsiinayaan dadaallada loogu gurmanayo dadkii dhibaatadu kasoo gaartay fatahaadda Wabiyada iyo Roobabka. Dhanka kale, Gargaarka Maanta loogu deeqay Somaliland ayaa ka badan kuwii loogu deeqay maamullada kale ee dalka ka jira qaarkood, sida gobolka Hiiraan oo ay saameyn xooggan ku yeesheen fatahaadihii qaybo ka mid ah dalka ku dhuftay. Ugu dambeyn, Waxaa kaloo gargaarkan uu ka badan yahay midkii Dowladdu geystay deegaanno ka tirsan gobolka Gedo oo ay iyaguna dhibaato xoog leh u geysteen fatahaadaha, halka Puntland aan weli Dowladu wax Dhaqaale ah ugu deeqin. PUNTLAND POST The post DF Somalia oo Malyan Doollar siisay somaliland si loo caawiyo deegaanadii Fatahaaduhu… appeared first on Puntland Post.
  19. Buula Burte (Caasimadda Online) – Xarakada Al-Shabaab ayaa dhawaan gowracday laba nin oo dhallinyaro ah oo ku noolaa Magaalada Buura Burte ee Gobolka Hiiraan. Haddaba waxaa soo baxayo faahfaahin ku saabsan gowracaas iyo waxa ay ahaayeen labada nin ee Al-Shabaab gowraceen. Sida xogta lagu helay labadaan nin ayaa ka tirsanaan jiray Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan, waxayna isaga baxeyn muddo hadda laga joogo 6 sano. Labadaan nin ayaa ku noolaa degmada Buula Burte iyadoo aan ka tirsaneyn ciidamada dowladda muddo badan, waxayna dhawaan ku laabteen tuulada Weylo-Wad oo u dhow Buula Burte. Xarakada Al-Shabaab ayaa ka warheshay labadaan nin, waxaana laga afduubtay tuulada ay qoyskooda kula noolaayeen ee Weylo-Wad. Shabaab ayaa ugu dambeyntii labadaan nin ku gowracday tuulada kale ee la yiraahdo Yasooman, waxayna u dhinteen ciidamada dowladda oo ay muddo ka tirsanaan jireen. Waxaa muuqato inaysan Shabaab hilmaameyn askarta dowladda iyo dadka aad ku raadjoogaan, maadaama ay gowraceen laba nin oo 6 sano ka hor ka baxay Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Caasimadda Online ayaa isku dayday inay hesho magacyada labadaan nin balse ma aysan noo suurta gelin . Maalmo ka hor ayey aheyd markay Shabaab Muqdisho ku dileen askari ka tirsanaa dowladda Soomaaliya oo ay ku sheegeen inuu muddo ka hor dilay nin ka tirsanaa Al-Shabaab. Xarakada Al-Shabaab ayaa maalmihii ugu dambeeyey xoojisay dilalka ay ka geysaneyso Soomaaliya, weliba si gaar ah waxay xoogga u saartay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  20. Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Libiya ku xirnaa oo dalka dib loogu soo celiyay Puntland ayaa ka hadashay dhalinyaro reer Somaliland ah oo maalin ka hor laga soo dejiyay garoonka diyaarada magaalada Garowe, kadib markii Somaliland diiday in ay ka degto diyaaradii waday Hargeysa. Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab iyo afhayeen xukuumadda Puntland Cabdulaahi Quraan jecel ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Garowe kaga hadlay dhalinyaradaas oo wada hadal kadib shalay galinkii danbe ka degay garoonka diyaaradaha Hargeysa. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay in dhalinyaro reer Somaliland ah oo tahriibiyaal ah oo laga soo celiyay Liibiya oo hay’ada mujaahiriinta aduunka ee IOM diyaarad ugu kiraysay Hargeysa, balse loo diiday, Puntland lagu soo celayay ayna u ogalaadeen laguna soo dhaweeyay Garowe. Sidoo kale Wasiir Qarjab ayaa sheegay in muddo 24 saac ah IOM iyo Puntland wada hadal kula jireen Somaliland si dhalinyaradaas Soomaaliyeed ee ka soo jeeda deegaanada Somaliland looga dajin lahaa Hargeysa, ugu danbeyna ay ogolaadeen, wuxuuna Somaliland ku eedeeyay in ay marayaan heer ay dadkoodii diidaan. Dhanka kale afhayeenka xukuumadda Puntland Quraan Jecel ayaa sheegay in dhalinyaradaas ay aheen 53 reer Somaliland ah oo diyaarad Muqdisho ka soo qaaday loo diiday in ay ka soo degto garoonka diyaaradaha Hargeysa, kadib markii Somaliland sheegtay in ay yihiin Soomaali, wuxuuna sheegay in muddo 24 saac ah ay Muuse Biixi ka baryayeen in caruurtaas hooyinkood iyo guryahoodii loo celiyo. Sidoo kale Qaraan Jecel ayaa sheegay in dhalinyaradaas qaarkood ay xanuunsanayeen ayna ku booqdeen hoteeladii ay ka deganaayeen Garowe, wuxuuna sheegay in ay u diideen Warbaahinta in ay cod ka qabato, kadib markii ay codsadeen in ay ka baqayaan in ay dhibi uga timaado. Hoos ka daawo Qarjab iyo Quraan jecel oo arintaas ka hadlaya Dhalinyaradan 53 ahayd oo dhamaantood ka soo jeeday deeganada Somaliland ayaa ugu danbeyn shalay galinkii danbe ka degay garoonka diyaarada Hargeysa, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay ehelkoodiii iyo guddoomiyahay xisbiga mucaaradka ah Ucid Faysal Cali Waraabe. Waxaana dhalinyaradaas qaarkood ka muuday dhaawacyo iyo jir-dil soo gaaray in ay ku jireen tahriibka, waxayna qaarkood markii ay Hargeysa tageen ka hadleen dhabaatooyinkii soo maray. Hoos ka daawo mid kamid ah dhalinyaradii reer Somaliland oo ka hadlaya jirdil loogu geystay Libiya Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay dalka ku soo celiso boqolaal muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo ku xirnaa dadal badan oo Afrika iyo Aasiyaba ah. PUNTLAND POST The post Puntland oo Somaliland kala hadashay dhalinyaro reer Somaliland ah oo loo diiday in ay ka degaan Hargeysa appeared first on Puntland Post.
  21. Baydhabo (Caasimadda Online) – Madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa goor dhow magaalada Baydhabo ka furay shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ka qeyb galaan Madaxda ugu sareysa dalka, Maamul goboleedyada, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Gobolka Banaadir. Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu dambeyn shirka furay maanta duhurkii, waxaana saaka socday kulamo ay yeelanayeen Guddiyada farsamo ee shirka iyo Madaxda. Qodobada looga hadlayo waxaa ka mid ah amniga guud ee dalka,Isku dhafka Ciidanka iyo hirgelinta Nidaamka Federaalka ah ee uu hadda ku jiro dalka. Shirkan waxaa uu horudhac u yahay shir isla Bishan ka dhacaya Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka kaas oo looga hadlayo amniga Soomaaliya. Waxaa ay madaxda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada isla meel dhigayaan qorsha iyo ajendaha ay la hortagayaan Waddamada taageera Soomaaliya ee ka qeybgelaya Shirka Brussels ka dhacay. Waa shirkii Todobaad ee Guddiga Amniga Qaranka ay yeeshaan,waxaana uu dhacaa saddexdii biloodba mar iyada oo markan ay marti gelineyso Magaalada Baydhaba ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. Arrinta sida gaarka isha loogu haayo ayaa ah madaxda ka qeyb galeysa shirka oo xilligan xurguf siyaasadeed u dhaxeyso, gaar ahaan Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo dhowaan eedeymo u jeediyay dowladda Federaalka. Amaanka Magaalada Baydhaba ayaa aad loo adkeeyay waxaana la yareeyay dhaq dhaqaaqa Gaadiidka iyada oo meelaha qaarna la xiray si aanay u marin dadka iyo Gaadiidka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  22. Berbera (Caasimadda Online) – Ra’isalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyay in dalka Itoobiya uu sameynayo Maraakiib dagaal iyo ciidamada badda, si loo xoojiyo Ciidanka difaaca Dalka Itoobiya. Ra’isal wasaare Abiy waxaa uu shalay ka hor hadlayay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga ee Itoobiya, waxaana uu sheegay in dowladda Itoobiya gaar ahaan xisbiga talada haya uu dhisay Ciidamada Dhulka iyo Cirka ee ugu wanaagsan Afrika, haddana ay qorsheynayaan in ay dhisayaan Ciidanka Badda iyo Maraakiib dagaal. Haddaba Raage Oomaar oo ah Wariye caan ah oo Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday halka ay saldhigan doonaan Maraakiibta Dagaalka Badda oo ay yeelaneyso dowladda Itoobiya Raage Oomaar ayaa sheegay inay Maraakiibtaan saldhigan doonaan Dekadda Berbera oo ku taal dalka Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada uu ka arrimiyo Maamulka Soomaliland. Raage Oomaar ayaa sheegay inay arrintaas ka dambeyso kadib markii 19% laga siiyey Saamiga Dekadda Berbera, wuxuuna sheegay inaysan Itoobiya si toos ah arrintaas ugu dhawaaqi karin, maadaama laga yaabo inay ka dhalato carro iyo hadal heyn weyn oo dhanka Soomaalida ah. Wuxuu sheegay inaysan heysan dooq kale ama Dekad kale oo ay saldhigtaan, waxaana la tilmaamayaa inay arrintaas ugu wacan tahay Soomaaliya oo aan laheyn dowlad awood leh. Dad badan ayaa isweydiinaya halka Ciidanka Badda Itoobiya ay saldhigan doonaan maaddaama Itoobiya aysan Bad lahayn. Waxaa xusid mudan in Itoobiya uu ku yaallo machad dadka lagu baro cilmiga Badda iyo ilaalinta Xeebaha waxaana sanad waliba ka qalin jebiya 500 oo Qof. Itoobiya waxaa ay leedahay Harada Tana,taas oo ay inta badan ka howlgalaan dadka barta cilmiga Badaha ee u dhashay Dalka Itoobiya. Abiye waxaa uu sheegay in dadka ka qalin jebiya Machadkaas la gaarsiinayo 1,000 Qof Sanadkiiba,isaga oo xusay in dhameystir buuxa uu u baahanyahay difaaca Itoobiya. Dowladda Itoobiya waxaa ay heshiisyo dhinaca Dekadaha ah la gashay Dalalka Jabuuti,Suudaan,Kenya iyo Maamulka Somaliland ee Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  23. President Trump’s attorney Rudolph W. Giuliani publicly pressed Trump’s expansive view of executive power this weekend, arguing on two Sunday TV shows that the president probably has the sweeping constitutional authority to pardon even himself. Source: Hiiraan Online
  24. Sahal, a dairy farmer, is CEO of Bovine Industry, an urban dairy farm in central Mogadishu. The company cross-breeds Somali cattle with Jersey cattle to produce higher-quality milk. Source: Hiiraan Online