Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,275
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Aqalka Sare ee dalka ayaa ka hadlay arrimaha xajka iyo lacagaha tirada badan ee Xujeyda Soomaaliyeed laga qaado iyo sida loo kala goosto. Muuse Suudi Yalaxow, waxa uu sheegay in dadka doonaaya inay xajiyaan ay la darisaan dhibaatooyin badan, hase ahaatee ay meesha ka maqan tahay doodii labada Gole looga fadhiyay inay ka keenaan dhibaatada ay tabanayaan dadka xajka doonaaya. Muuse Suudi Yalaxow, waxa uu si dadban u weeraray mas’uuliyiin badan oo ka tirsan dowlada iyo kuwa wakiilka uga ah dalka Sacuudiga. Qaar badan ayuu sheegay inay dhexda u fadhiyaan dhaqaalaha ay wataan Xujeyda, hase ahaatee waxaa caqabad ku ah kuwo kale oo kasoo horjeeda dhaqanka ceynkaasi ah. Arrin xaaran ah ayuu ku sheegay in la niyad jabiyo dadka doonaya inay xajiyaan, waxa uuna ku baaqay in dhibka laga dhaafo xujeyda. Mas’uuliyiinta ka tirsan dowlada ee ku shaqada leh howlaha Xajka ayuu ugu baaqay inay qaadan talaabo lagu badbaadinaayo hantida ay wataan xujeyda. HOOS KA DAAWO MUUSE SUUDI OO KA SHIFAYO ARRIMO BADAN
  2. Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa ka hadlay Qodobadii kasoo baxay shirkii golaha Amniga ee lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur-gabeed. Axmed Madoobe ayaa sheegay inay muhiim tahay in la dhaqan-geliyo qodobadii kasoo baxay shirka loona baahan yahay in dhammaan madaxda Dowladdda iyo kuwa Dowlad-goboleedyada ay ka shaqeeyaan dhaqan gelintooda. Sidoo kale, Axmed Madoobe wuxuu sheegay in la xoojiyo Qodobbada amniga iyo siyaasadda oo uu ku sheegay inay ahaayeen qodobadii ugu muhiimsanaa ee shirka kasoo baxay. “Qodobbadii kasoo baxay shirkii Amniga ee Baydhabo lagu qabtay waxay u yihiin guul Soomaali oo dhan, waxaana ku talinayaa in laga shaqeeyo sidii loo dhaqan-gelin lahaa,” ayuu yiri Axmed Madoobe. Dhanka kale, Axmed Madobe ayaa ku baaqay in laga wada-shaqeeyo sidii loo heli lahaa xasillooni siyaasadeed iyo midnimada umadda Soomaaliyeed oo uu tilmaamay inay tahay tan ugu muhiimsan ee ay doonayaan inay ka hir-gasho waddanka oo dhan. Shirkii lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Baydabo ayaa qodobbadii kasoo baxay waxaa ka mid ahaa in la xoojiyo awoodda ciidamada xoogga dalka iyo in doorashada dhacaysa sannadka 2020-ka ay noqoto mid qof iyo cod ah. Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo uu Kismaayo ku qabtay, kaddib markii uu maanta dib ugu laabtay halkaas. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay siduu Akro Qodobbadii kasoo baxay shirkii Amniga appeared first on Puntland Post.
  3. Al-Shabab, meaning the The Youth, is an armed group in Somalia. It launched operations in 2006 as a splinter group of the Islamic Courts Union, which has ceased to exist. Source: Hiiraan Online
  4. ETHIOPIA has announced it will fully accept a peace deal to see an end to its long-running border dispute with Eritrea after the government voted to accept the terms of the agreement. Following a lengthy meeting of its 36-member executive committee session yesterday, the ruling Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) accepted the outcome of the Algiers peace agreement brokered in 2000. The peace accord followed a two-year deadly border war which saw tens of thousands killed in fighting between the two countries. Both agreed to accept the outcome of the Eritrea-Ethiopia Boundary Commission established as part of the peace agreement as “final and binding.” However, then Ethiopian prime minister Meles Zanawi backtracked, leaving the countries on a war footing. The commission ruled in 2002 that the disputed town of Badme should be returned to Eritrea, but Ethiopia refused to withdraw its troops from contested areas, leading to accusations they were illegally occupying Eritrean territory. Ethiopia’s new Prime Minister Abiy Ahmed promised he would make peace with Eritrea which had refused to negotiate with Addis Ababa until it agreed to the border findings “unconditionally.” “The Eritrean government should take the same stand without any prerequisite and accept our call to bring back the long-lost peace of the two-brother nations as it was before,” an EPRDF government statement said. In another development the government announced It was opening up the state-run telecoms monopoly and Ethiopian airlines to the private sector in a bid to attract foreign investment. The ruling coalition said state-run companies, including “railways, sugar, industry, hotels and various manufacturing firms,” would be fully or partially privatised. Morning Star
  5. MOGADISHU—Somalia’s law makers called on Puntland to cease the hostilities it is fueling in the border regions with Somaliland. The MP’s have further suggested that the Somali authority must do all they can so as to diffuse the escalating tensions between Somalia and Somaliland. They said that using a barrel of gun would not end the war that broke out in Tuka Raq between Somaliland and Puntland. Somaliland leveled accusations against the Somalia authority of inciting the unrest in the region. The lawmakers from both houses in Somalia accused Puntland of waging the war under the pretext of ethnic kinship and claiming of territory which is not under its control and belonging to Somaliland in terms of geography and border demarcations which dates back to the colonial era. The MP’s have reiterated that the the greater Somalia came into being after the merging of Somaliland with Somalia in the 1960’s.
  6. The government of Somaliland has accepted the call by the international community concerning the war between Somaliland and Puntland in Tukaraq town. The international community had issued a stern warning to the Puntland militia to stop the constant attack on Somaliland. The minister of foreign affairs and international cooperation Mr.Sa’ad Ali Shire speaking to a local English daily newspaper the Horn Newspaper accused the Somalia sponsored Puntland administration for constant incursions into Somaliland territorial borders to initiate attack on Somaliland armed forces guarding her international borders. Addressing the international community Dr.Sa’ad stated “I urge the community of nations to exert pressure on Puntland and her sponsor Somalia to stop the naked interferences on Somaliland internal affairs. I call on the international community to urge Somalia to intervene so that Somalia quits her constant attacks and propagations of anarchy in Sool region of Somaliland.” Minister Sa’ad revealed that the people of Sool are thirsty and need development, hospitals, schools, jobs. Sool province is located in Somaliland and her people are Somalilanders. “Somalia should disengage from fueling fire in Somaliland. I send my congratulations to Somaliland armed forces for the spirited fight to defend their people and country from the invading Somalia/Puntland militias. This is an army that day a night loses sleep to defend their country and sovereignty. Speaking about the Tukaraq war Mr.Sa’ad “The war that has transpired is an insult to Somaliland because the country boundary is well known inherited from the British colonial masters. We did not create it. It was created by the British and the Italians; furthermore it is an international border just like the one Somalia has with Kenya and Ethiopia. “ In another development the minister of foreign affairs talked about the recent visit by the H.E president Musa Bihi Abdi in the western coastal plains regions of Somaliland that were hit by cyclone. “We toured four towns they are as follows Asha-ado, Gargaar Bari,Lughaya and Sayla’a. The people we met told us many livestock died, many farms were destroyed and upto 31 people lost their lives as a result of the cyclone disaster. These people need emergency relief aid; they need water, food stuff and humanitarian assistance. They lost their livelihood and now live in destitution. I call on the local people who have resources to help their brothers who have been afflicted by the cyclone disaster. International and local humanitarian organizations should come to the peoples’ rescue.” Dr.Sa’ad said. The foreign minister also revealed that the UAE sent two Chinook helicopters to reach the marooned people of the cyclone disaster. They distributed basic disaster relief aid to the western coastal plains. The government of Djibouti also helped with a aero plane that ferried the president of Somaliland H.E Musa Bihi Abdi to tour the affected region. Hornnewspaper
  7. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta shir gudoomiyay shir looga hadlayo Mashaariicyada horumarineed ee Dalka laga fuliyo iyo u diyaar garowga shirka ka dhici doona Magaalada Brussels ee cariga Belgium-ka Bishan dhammaadkeeda, kaasi oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Shirkan Waxaana ka qeyb-galaya qaar ka mid Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Madax ka socota Maamul-Gobolleedyada iyo Beesha Caalamka. Shirka Waxyaabaha sida weyn looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah muhiimada ay u leeadahay Mashaariicda hormaruneed ee hadda laga wado dalka iyo qorshayaasha lala hortagi lahaa Shirka looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya ee ka dhacaya Dalka Belgium-ka inta u dhaxeysa 25—26 bishan June 2018-ka. Xukuumadda Soomaalia ayaa dhawaanahaanba dadaal iyo diyaargarow ugu jirtay qaabkii iyo qorshayaashii lala hortagi lahaa shirka la Iclaamiyay ama loo asteeyay inuu ka dhaco Magaalada Brussels ee Dalka Belgium-ka inta u dhaxeeysa 25 ilaa iyo 26-ka Juun ee sanadkan, kaasoo looga hadli doono arrimaha Soomaaliya, waxaana ka qeybgali doona Wufuud ka kala socota Xukuumadda Soomaaliya, Maamul-goboleedyada Dalka iyo Xubno ka kala socda Beesha Caalamka.
  8. Kismaayo (Caasimada Online)-Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha Amniga ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in shirka uu ahaa mid ahmiyad gaara u leh guud ahaan Somalia, waxa uuna cadeeyay inuu kusoo dhamaaday guul, sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu Hoggaamiye Axmed Madoobe sheegay in ay muhiim tahay in la dhaqan geliyo dhammaan qodobadii ka soo baxay Shirka loona baahan yahay in dhamaan madaxda dowladdda iyo kuwa dowlad goboleedyada ay ka shaqeeyaan dhaqan gelintooda. ‘’Shirka waxa uu kusoo dhamaaday guul, waxaan is leeyahay nasiib daro waxa ay dhaceysaa marka laga weecdo qodobada aan gacanteena ku xariiqnay’’ ‘’Waxaan ku baaqeynaa in si rasmi ah loo dhaqan galiyo qodobada, waayo shirka waxaa ahmiyadiisa la arki karaa marka lagu shaqeeyo wixii kasoo baxay’’ Axmed Madoobe, waxa uu sidoo kale sheegay inay muhiim tahay in la xoojiyo qodobada amniga iyo Siyaasada oo uu ku sheegay in ay ahaayeen qodobadii ugu muhiimsanaa ee Shirka ka soo baxay. Sidoo kale, Madoobe ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeyo sidii loo heli lahaa Xasilooni Siyaasadeed iyo midnimada umadda Soomaaliyeed. Dhinacakale, haddalka ayaa imaanaya ka dib markii uu maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo isaga oo ka soo laabtay Magaalada Baydhabo oo lagu soo gabagabeeyay shirkii Golaha Amniga Qaranka. Caasimada Online Xafiiska Kismaayo Caasimada@live.com
  9. Kenya ayaa ka carootay in garoonkeeda caalamiga ah ee Nairobi lala barbadhigay Soomaaliya waxayna dalbatay raaligelin. Hadalka waxaa toddobaadkii la soo dhaafay jeediyay guddoomiyaha dallada shirkada diyaaradaha ee Australia kaddib markii shirkadda dulimaadka Qantas lagu khasbay diyaaradeeda inay bixiso $18,000 oo ganaax ah maadama ay si aan qorsheysnayn uga dagtay garoon ku yaalla dalka Australia. Diyaaradda ayaa loo weeciyay garoonka Canberra oo ay muddo 8 daqiiqo ah ku sugneyd, maadaama ay hawada ay ku duuleysay xumeyd. Mr. Graeme Samuel, oo ah guddoomiyaha waaxda oo ka hadlayay kulan ku saabsanaa duulimaadyada oo Australia ka dhacay ayaa ka carooday ganaaxa diyaaradda lagu soo rogay, isagoo yiri: “Diyaarad si aan qorsheysnayn uga dagtay garoon ayaa lagu horgooyay gaari si aysan u duulin laguna khasbay inay $18,000 bixiso. Ma qiyaasi kara meel dunida ka mid ah oo arrintan oo kale ay ka dhici karto, malaha marka laga reebo Soomaaliya iyo Nairobi”, ayuu yiri Samuel. Samuel ayaa intaasi ku daray in arrintaa lagu matali kara dhaqanka burcad badeedda Soomaalida oo kali ah. Safiirka Kenya u fadhiya dalka Australia ayaa warqad cabsho ah u qoray wasaaradda arrimaha dibedda ee Australia, wuxuuna caro ka muujiyay arrintan wuxuuna sheegay “inay nasiib darro tahay in garoonka sida wayn loo qaddariyo ee Jomo Kenyatta aan lagu matali karin dhaqanka burcad badeedda.” Wuxuuna sheegay in ”Kenya ay kumanaan ciidan u dirtay Soomaaliya si ay gacan u gystaan soo celinta nabadda dal ay dunida inteeda badan xaaladiisa iska indha tirtay’.’ Graeme Samuel ayaa markiiba raalgelin ka bixiyay dhacdadaasi, wuxuuna sheegay inuusan u gol lahayn inuu xummaan u soo jiido garoonka Kenya. Warqad uu u qoray safaaradda Kenya ee Australia ayaa ku sheegay inay wax ka khaldanaayeen xulashada erayadiisa. Isha: BBC Somali
  10. American Islamophobia opens with its author, Khaled A. Beydoun, coming to a tragic realization: Converting to Islam is a dangerous proposition for anyone living in the United States. Source: Hiiraan Online
  11. Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay isku dhacyada dhex-mara Ciidanka Dowladda Somalia, kaasoo muddooyinkii dambe kusoo kordhayay Muqdisho. Guddoomiyaha Maxkamadda darajawada koowaad ee Ciidanka Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay inaan loo dulqaadan doonin isku dhacyada ciidamada dhex-mara, kuwaasoo ay khasaare kasoo gaarto dad rayid ah. Sidoo kale, Shuute wuxuu ka dalbaday laamaha baarista DF in ay sida ugu dhaqsiyaha badan kusoo caddeeyaan cidda ka mas’uulka ah isku dhacyada iyo waxyeelada dadka rayidka ka soo gaartay. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay inay diyaariyeen qaabkii lagula xisaabtami lahaa cid walba oo ku lug yeelata isku dhacyada, isla markaana tallaabo cad looga qaadi lahaa. “Ciidamada Amniga Muqdisho sugayay iyo kuwa kale ee xeryaha ku jira ma ahan shaqada loo diray inay dadka shacabka ah dilaan. Sidoo kalena meel ay sharciga kasoo gasho in qof shacab ah la dilo ma jirto,” ayuu yiri Shuute. Isagoo sii hadlaya ayuu mar kale yiri. “Marka qof la dilo, ruuxaas la dilayna uu noqdo qofkii shacabka ahaa ee loo adeegayay arrintu intaas waa mid aad u daran oo aan la aqbali karin.” Dhanka kale, Labadii Todobaad ee u dambeeyay ayaa waxaa xaafado Xamar ka tirsan ka dhacay iska hor-imaadyo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda FS, waxayna sababtay dhimashada dad rayid ah oo aan waxba galabsan. Ugu dambeyn, Tan iyo markii ay billaabatay bisha Ramadaan waxaa aad u sii kordhayay dilalka ka dhaca Muqdisho, kuwaasoo ay geysanayaan ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo kooxo kale oo hubeysan, kuwaasoo ay ku jirto Al-shabaab. http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/06/Guddoomiye_Shuute_Muqdisho.mp3 PUNTLAND POST The post Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee DF oo ka Digtay Dilalka loo Geysanayo Shacabka appeared first on Puntland Post.
  12. Two more people have died of suspected Rift Valley fever (RVF) in Wajir, bringing death toll to four as panic grips the county. Source: Hiiraan Online
  13. Sanguuni (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal xoogan oo socday saacad iyo wax ka badan, kaasi oo ka dhacay deegaanka Sanguuni ee duleedka Magaalada Kismaayo, una dhaxeeyay ciidamada Dowladda iyo kuwo ajaanib ah oo isku dhinac ah iyo ururka Al-Shabaab. Dagaalyahano ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa waxa ay weerareen deegaanka Sanguuni oo maanta barqadii ay gaareen Ciidamo ka tirsan kuwa Mareykanka iyo kuwa Kenya, iyadoo ciidamada Jubbaland ay wehliyaan. Khasaare kala duwan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhashay dagaalkaasi oo dhinacyada halkaasi ku dagaalamay soo kala gaaray, inkastoo illaa hadda aanan si dhab ah loo ogeyn tirada dhimashada iyo dhaawaca ee dagaalkaasi ka dhashay. Al-Shabaab ayaa Baraha Internet-ka ee ay wararka ku faafiyaan ku soo qortay gaari ay wateen ciidamada Mareykanka inay ku gubeen dagaalkaasi, inkastoo uusan jirin ilo madax banaan oo warkaasi xaqiijinaya. Saraaakiisha ciidanka Jubbaland oo aan la xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay weerarkan, waxayna tilmaameen in ay wadaan hawlgal ay uga daba tagayaan raggii weerarkan ka dambeeyay. Ururka Al-Shabaab ayaa inta badan weerarada noocaan oo kale ah ku qaada ciidamada Mareykanka, xilliyada ay dhaq dhaqaaqyada Militari ka sameynayaan duleedyada Magaalada Kismaayo. Caasimada Online Xafiiska Kismaayo Caasimada@live.com
  14. ST. PAUL, Minn. (AP) — Democratic Rep. Keith Ellison, the first Muslim elected to Congress and a top official with the Democratic National Committee, filed to run for Minnesota attorney general Tuesday in a last-minute move triggered by the incumbent's decision to run for governor. Source: Hiiraan Online
  15. Earlier this spring, I was invited to participate in the launch of Pathways for Peace, an important study jointly developed by the UN and World Bank. Based on extensive research of what has ‘worked’ in different countries, the study sets out recommendations for how development processes can better interact with security, diplomacy, mediation, and other efforts to prevent conflicts from becoming violent. Addressing exclusion, including of women and youth, is central to these efforts. Source: Hiiraan Online
  16. Five GSU officers have been killed in Liboi, Garissa County after their vehicle ran over an improvised explosive device. Source: Hiiraan Online
  17. Baydhaba (Caasimada Online) – Waxaa xalay saqdii dhexe magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay shirka amniga qaranka, shirkan oo 2 maalin halkaasi ka socday waxyaabaha lagu heshiiyay waxaa ka mid ahaa Heshiiska Lahaanshiyaha, Maamulka iyo Wadaagga Dakhliga Kheyraadka Dabiiciga Ah Ee Dalka(Shidaal iyo Macdan). Haddaba, waxaan akhristayaasheena usoo gudbineynaa heshiiska Kheyraadka Dabiiciga ah kaas oo ay saxiixeen madaxdii shirka ka qeybgalashay. Qodobka 1aad: Lahaanshaha Kheyraadka Dabiiciga Ah Kheyraadka macdanta iyo shidaalka ee ku jira dalka, bad iyo bariba waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed, waxaana wakiil uga ah dowladda federaalka ah iyo dowlahada xubnaha ah iyo kuwa ka noqon-doona. Qodobka 2aad: Maamulka Kheyraadka Maamulka Kheyraadka shidaalka iyo macdanta: waxaa si wadajir ah u maamulaya dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah ama ka mid noqon-doona, waxaana la dhisi-doonna hey’ado ka shaqeyn-doona arrimaha shidaalka iyo macdanta ay ka mid yihiin. Golaha Kheyraadka Dalka: Golaha Kheyraadka Dalka waa golaha ugu sareeya ee lagu lafa guro ee u baahan in laga heshiiyo, loona noqdo wixii lagu xallin waayo gobolayaasha maamul ee kale, waxaa uuna ka kooban yahay madaxda fulinta ee heer federaal iyo heer maamul goboleed. Wasaaradda Betroolka iyo Macdanka Federaalka Ah: Diyaarinta hindise sharciyeedka, dejinta siyaasadda, qorshaha iyo saxiixa shatiyada ee la xiriira arrimaha macdanta iyo shidaalka ee heer federaal waxaa mas’uul ka ah wasaaradda macdanta iyo shidaalka iyo wadatashi kala sameyneysa hey’adaha shidaalka ee dowlad goboleedyada. Wasaaradaha/Hey’adaha Shidaalka ee Dowlad Goboleedyada: Diyaarinta hindise sharciyeedka, siyaasadda iyo qorsheynta la xiriira Batroolka iyo macdanta ee heerkooda si waafaqsan shuruucda iyo siyaasadda guud ee dalka. Hey’adda Batroolka Soomaaliya: waa mid loo dhan yahay oo lagu dhisi-doonno sharci goonni ah, waxaa ay ka shaqeyn-doontaa wada hadallada heshiisyada iyo diyaarinta shatiyada, kormeerka, hubinta iyo hirgelinta sharciyada Batroolka, Maamulka hey’adda waxaa uu ka kooban yahay 2 xubnood oo matalada dowladda federaalka ah iyo min hal xubin oo matala maamul goboleedyada, xubnaha hey’adda ka mid noqonaya waxaa ay noqon-doonaan xubno aqoon, xirfad, karti iyo hufnaan lagu soo xulay. Shirkadda Shidaalka Soomaaliyeed: Waxaa la aasaasi-doonnaa shirkad ganacsi oo ay wada yeelan-doonaan dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ah ama ka mid noqon-doona taas oo yeelaneysa xermooyin(blocks) shidaalka dalka iyaga oo kaligood ah ama la wadaagaya shirkadaha caalamiga ah ee mas’uulka ka ah sahminta(upper stream), dhismaha kaabayaasha shidaalka, sifeynta(mid-stream) iyo suuq-geynta wax-soo saarka shidaalka, maamulka shirkadda waxaa uu ka koobaanayaa 2 xubnood oo matalaya dowladda federaalka ah, min hal xubin oo matalata maamul goboleedyada, raasmaalka iyo wadaagga saamiga waxaa lagu faafin-doonaa sharci gaar ah. Shirkadaha Shidaalka Dowlad Goboleedyada: Sidoo kale, dowlad goboleedyadu waxaa ay yeelan-doonaan shirkado ganacsi ee ka shaqeeya danahooda ganacsi, arrimaha shidaalka, waxay dowlad goboleedyadu u matalaan saamiga ay ku leeyihiin shirkadda shidaalka Soomaaliyeed, shaqadeeduna waxaa ay noqoneysaa dhisidda iyo maamulka kaabayaasha shidaalka ee heer maamul goboleed(down-steam) iyo suuq-geynta cadadka shidaalka ah ee wadanka gudahiisa lagu isticmaali karo ama isaga oo sifeysan dibadda loo iib-geyn karo. Qeybta 3aad: Wadaagga Dakhliga Dakhliga ka soo baxa macdanta iyo shidaalka waa wadaag, waxaa si isku dheelli-tirsan loogu qeybinayaa dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah iyo kuwa ka noqon-doona Maamulka Maaliyadda Ee Dakhliga Shidaalka iyo Macdanta: Keydinta iyo maamulka dakhliga ka soo xarooda shidaalka iyo macdanta waxaa lagu keydin-doonaa xisaab gaar ah oo laga furi-doono bangiga dhexe ee Soomaaliya, waxaa xisaabta lacag looga saari karaa go’aan golaha kheyraadka dalka iyadoo la raacayo hannaanka maamulka maaliyadda ee dalka.
  18. MINNEAPOLIS (WCCO) — The dominoes continue to fall after U.S. Rep. Keith Ellison withdrew from his re-election campaign to run for Minnesota Attorney General. Source: Hiiraan Online
  19. Mas’uuliyiinta dalka Guatemala ayaa sheegay in ugu yaraan 70 ruux ku dhimatay,in ka badan 190 kalena lagu la’yahay foolkaano weyn oo Axaddi ka qarxay gudaha dalkaasi. Foolkaanaha oo la magac baxay Fuego ayaa la sheegay in uu saameeyay dad kor u dhaafaya 1.7 malyan oo qof,islamarkaana uu burburiyay tuuloooyin badan oo saarnaa dhulka taagagga ah,sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Guatemala. Dad gaaraya 3000 oo ruux ayaa laga daad-gureeyya degaannadii ay ku noolaayeen,waxaana foolkanahan lagu qiyaasay ilaa 10km oo hawada sare ah in uu gaaray. Shaqaalaha wax badbaadiya ayaa sheegay in ay raadinayan dad badan oo weli halkaasi lagu la’yahahay. PUNTLAND POST The post Foolkano ka qarxay Guatemala oo waxyeelleeyay in ka badan 1.7 malyan oo ruux appeared first on Puntland Post.
  20. Dawlada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay ogolaatay heshiiskii nabada ee gudiga xuduudaha caalamiga ay soo jeediyeen ayna ka bixi doonaan dhulkii uu gudigaasi u calaamadiyey Dawlada Ereteriya si ay dhulkeeda ula wareegto. Arintan ayey Dawlada Itoobiya ku macnaysay inay uga goleedahay si loo soo afjaro xiisadihii uu dhiigu ku daatay ee u dhaxaysay labada Dal. Labada dal ayaa colaad xoogan ay u dhaxaysay tan iyo xiliyadii uu muran dhuleedku bilowday. Itoobiyana waxay diiday inay aqbasho natiijadii kasoo baxday gudigii xadaynta xuduuda oo qayb ka ahaa heshiiskii la gaaray. Natiijadii ka soo baxday heshiiskaasina Itoobiya waxay diiday inay ciidankeeda ka saarto dhulka lagu muransan yahay, Ereteriyana waxay ku eedaysay Itoobiya inay xoog ku haysato dhulkeeda. Iminka Itoobiya waxay ciidamadeeda kala bixi doontaa deegaano ay ka mid tahay magaalada Badme. ‘Ereteriya waa inay qaado tilaabo noocan oo kale ah iyadoon wax shuruud ah ku xirayn ayna aqbasho baaqeenan si loo soo celiyo nabadii luntay ee labada dal ee walaalaha ah’ waxaa sidaasi lagu qoray bogga Facebooga ee ururka EPRDF. Ereteriya ayaa diiday inay wax wadahadal ah la gasho Itoobiya ilaa ay ka ogolaanayso shuruud la’aan natiijadii ay soo saareen gudigii xuduuda loo xilsaaray. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa balanqaaday inuu nabad ka keeni doono dalka Ereteriya markii uu xilka qabtay. Hadii Itoobiya ay ciidankeeda ka saarto xuduuda lagu muransan yahay waxay taasi muujin doontaa sida ay Itoobiya uga go’an tahay nabada ay sheegayso. PUNTLAND POST The post Itoobiya oo qaadatay go’aan taariikhiya oo ay Ereteriya ugu daysay dhulkii ay isku hayeen appeared first on Puntland Post.
  21. Two lawmakers from Somalia’s semi-autonomous Hirshabelle state were killed on Tuesday along with several of their bodyguards in an ambush near the Somali capital Mogadishu claimed by militant Islamist group al Shabaab. Major Abdullahi Abdirahman, a Somali army officer, said the lawmakers had been riding in a small car escorted by 10 soldiers in a military pickup truck when the ambush took place in the village of Elka Gelow some 45 km (28 miles) north of Mogadishu. “The lawmakers, Sheikh Dahir and Ismail Mumin, died in the fighting. Several of their bodyguards were also killed. Some bodyguards escaped into the jungle and are still missing,” Abdirahman told Reuters. However, a local resident said no one riding in the two vehicles had survived the ambush. “Al Shabaab hit the two cars with rocket-propelled grenades and the two lawmakers and their 10 bodyguards were all killed,” the resident, Ali Ibrahim, said. Al Qaeda-affiliated al Shabaab is trying to topple Somalia’s Western-backed government and establish its own rule based on a strict interpretation of Islamic Sharia law. The group also aims to drive the Africa Union-mandated peace keeping force AMISOM from Somalia. Abdiasis Abu Musab, al Shabaab’s military operations spokesman, told Reuters they had carried out the ambush and said they had killed all the occupants of the two vehicles. Last month the group killed another lawmaker from Hirshabelle state, also in an attack outside Mogadishu.
  22. Ethiopia’s governing coalition has announced it will fully accept and implement the peace deal that ended its border war with Eritrea. It says it will accept the outcome of a 2002 border commission ruling, which awarded disputed territories, including the town of Badme, to Eritrea. This will end a dispute with Eritrea that sparked Africa’s deadliest border war in 1998. Tens of thousands of people were killed in two years of fighting. The two sides have remained on a war footing as Ethiopia had, until now, refused to accept the ruling of the border commission, which was set up as part of a peace deal. As a result, Ethiopia had refused to withdraw its troops out of the disputed areas – leading Eritrea to accuse Ethiopia of forcefully occupying its territory. “The Eritrean government should take the same stand without any prerequisite and accept our call to bring back the long-lost peace of the two brother nations as it was before,” the ruling Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) wrote on Facebook. Eritrea had refused to hold any talks with Ethiopia until it agreed unconditionally to the border commission’s findings. Ethiopia’s new Prime Minister Abiy Ahmed had promised to make peace with the country’s northern neighbour after taking power earlier this year. BBC World Service Africa editor Will Ross says if Ethiopia does now remove soldiers from the disputed land, it would show it is serious about seeking peace. Source: – BBC
  23. The head of the Turkish Red Crescent (Kizilay) Kerem Kinik said the aid agency aimed to reach a total of 10 million people during the Holy month of Ramadan. Speaking to Anadolu Agency in an exclusive interview, Kinik said Kizilay delivered aid and was operating in more than 35 countries. “We try to deliver aid to people in Turkey who are in need. On the other hand, we try to reach lots of areas that are suffering from poverty, war [and] natural disasters,” Kinik said. The head of the Turkish Red Crescent said the agency had helped a total of 145,000 families with 350 Turkish liras ($75). “This year our budget for domestic aid is 50 million Turkish liras ($10.8 million). We also deliver food to 200,000 families in Turkey. We organize iftar meals and break our fasts with families.” Kinik added that iftar meals were distributed to people in Syria, Somalia, Iraq, Myanmar’s Rakhine State, Bangladesh, Pakistan, in the Balkan countries and in the Caucasus region. The Turkish Red Crescent also delivered aid to Palestinians last month, especially at the beginning of Ramadan. Thousands of Palestinians had gathered on the Gaza Strip’s eastern border on May 14 to take part in protests marking the 70th anniversary of the founding of Israel — which Palestinians refer to as Nakba, Arabic for ” the Catastrophe” — and protest the relocation of the U.S. embassy from Tel Aviv to Jerusalem. According to the Palestinian Health Ministry, at least 60 Palestinian demonstrators were martyred by cross-border Israeli gunfire in one of the deadliest single-day massacres in the country’s history. The Turkish Red Crescent rushed to the Palestinian people’s help and the permanent representatives of the agency in Gaza and Jerusalem locally obtained $100,000 worth of emergency medical equipment and successfully delivered them to hospitals and to the Palestine Red Crescent throughout the night. Source: – – Anadolu Agency
  24. The mother of a man whose skeletal remains were found in a bush grave months after his killer fled Perth for Somalia has been awarded $23,000 in criminal injuries compensation. Abdullahi Mohamed Igal, 25, was found buried behind a sports centre in Mirrabooka in October 2015 after Cabdi Qadir Farah admitted to village elders in Somalia he had stabbed Mr Igal to death five months earlier. Mr Igal’s mother, Ruun Ahmed Awad, said the circumstances in which her son was found was distressing. “It’s the horrific condition of his remains that were found that really has have me bed bounded,” she said. Criminal Injuries Compensation chief assessor Helen Porter ruled Ms Awad had suffered psychological injury as a consequence of her son’s death. “There were additional significant stressors, which very likely contributed to her condition and for which I could not include compensation,” Ms Porter said. “These included the imprisonment of her (other) son, the death of other close relatives and conflict with the Somalia community in the aftermath of her son’s murder.” In a statement of material facts, police said Mr Igal and Farah had been friends for years and were drinking alcohol when they had an argument. It escalated into a physical confrontation and resulted in Mr Igal being repeatedly stabbed in the torso with an unknown weapon. Police have issued a warrant for Farah’s arrest, but Australia does not have an extradition treaty with Somalia. Source: – Nine News
  25. Garoowe (Caasimada Online)-Dhiilo colaadeed ayaa waxa ay weli ka taagan yihiin Gobolka Sool kaa oo u dhexeeya maamulada Somaliland iyo Puntland. Colaada oo dib usoo rogaal celineysa ayaa timid kadib markii maamulka Somaliland ay gaadiid dagaal iyo ciidamo hor leh saacadihii lasoo dhaafay geysay deegaano ka tirsan Gobolka Sool. Gaadiidka iyo ciidamada ayaa loola gol leeyahay in dib loogu soo nooleeyo dagaalka oo maalmahaani u muuqday mid laga caajisay,waxa ayna talaabadaani shaki galisay maamulka Puntland. Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey oo ah hogaamiye ku-xigeenka maamulka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa ay wado Somaliland uu noqon doono mid iyada ku laabta. Camey, waxa uu sheegay in dagaal hor leh ay ku qaadayaan fariisimaha Ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin gobolka Sool. Camey ayaa tilmaamay in ay sii wadayaan dagaalka ay kula jiraan Somaliland, tan iyo inta ay Ciidamadeeda ka baxayaan deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolkaasi. ‘’Somaliland wey ka sheekeyn doontaa Puntland qorshuhuna waxa uu yahay in dagaalka uu sii socon doono inta askari dhinaca kale ah uu ku sugan yahay Sool’’ Waxa uu intaasi ku daray in shacabka reer Puntland ay diyaar u yihiin in ay ka hor tagaan duulaan kasto oo kaga yimaada dhanka Somaliland. Sidoo kale, Camey ayaa ku goodiyay in Puntland ay u bareertay in Gobolka Sool ay saldhigyadeeda kusii lahaato inta uu maamulka jiro. Haddalka Camey, ayaa kusoo beegmaaya iyadoo maamulka Somaliland uu ku baaqayo wadahadal iyo in la qaboojiyo colaada. Caasimada Online Xafiiska Garoowe Caasimada@live.com