Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,271
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Uganda’s President Yoweri Museveni said on Wednesday the East African country would revive its defunct national carrier to share in the region’s growing aviation business and invigorate its services sector. Source: Hiiraan Online
  2. Two years ago, Ilhan Omar made headlines when she became the first Somali-American elected to a U.S. state legislature. She was chosen to represent Minneapolis, a city in the upper Midwestern state of Minnesota. Now, she is running for a seat in the U.S. Congress. Source: Hiiraan Online
  3. ADDIS ABABA, June 7 (Xinhua) -- The UN migration agency, International Organization for Migration (IOM), announced on Wednesday that it had repatriated 233 Ethiopian migrants over the past week from war-torn Yemen. Source: Hiiraan Online
  4. Forty-six Ethiopians drowned and 16 are missing after a human smuggler's boat carrying at least 100 refugees capsized as it approached Yemen. The vessel left the port of Bossasso in Somalia on Tuesday with 83 men and 17 women on board. They were hoping to find work in Yemen and the Gulf, the International Organisation for Migration (IOM) said in a statement on Wednesday, citing information from survivors. Source: Hiiraan Online
  5. The UN migration agency said it has begun installation of 10-digit biometric fingerprint readers at Mogadishu's international airport and its seaport as part of efforts to boost Somalia's border management. Source: Hiiraan Online
  6. Kacdoon ka dhan ah Somaliland bartama Laascaanood 28 May 2018 Dowladda Puntland ayaa mar kale ku celisay in aan la sii fiirsan Karin cabudhinta ay Somaliland ku hayso shacabka ku nool degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Shirkii Golaha xukuumadda Puntland ee Khamiista maanta ah oo uu guddoomiyay,madaxweyne Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa lagu sheegay ,in shacabka magaalada Laascaanood oo astaan u ah midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed ay haatan ka imaanayso qayla-dhaan ku aaddan in laga soo gaaro maamulka Somaliland. Shirka ayaa sidoo kale warbixin looga dhegaystay,madaxweyne Cabdiweli Gaas oo ka warramay heshiiskii maalin ka hor lagu gaaray magaalada Baydhabo ee ku saabsanaa amniga dalka,waxaana madaxweynuhu sheegay in lagu heshiiyay”dhisidda ciidan astaan qaran leh oo ka fog hayb iyo gobol”. Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa dhinaca kale xusay in is-faham laga gaaray habka wadaagga khayraadka dalka,gaar ahanna macdanta iyo shidaalka oo uu sheegay in loo marayo hannaan Federaal ah. Dhinaca kale Golaha xukuumadda Puntland ayaa intii shirku socday loo qeybiyay,xeerka biyaha Puntland oo qeexaya beekhaaminta kaydka khayraadka biyaha,islamarkaana si gaar ah u xoojinaya maareynta iyo horumarinta adeegga biyaha Puntland. Halkaan ka akhriso War-muriyeedka. PUNTLAND POST Cabdiraxmaan Ciise Cumar The post Puntland oo ku celisay in aan la sii fiirsan karin cabudhinta shacabka Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  7. Guddiga horumarinta caasimadda Puntland ayaa maanta qabtay kulan ku saabsanaa dib u eegista qaabka loosoo xulayo xubnaha golaha degaanka ee degmada Garowe. Kulankaan oo lagu casuumay nabaddoonada gobolka Nugaal, Isimo iyo masuuliyiin katirsan dowladda Puntland, ayaa lagaga tashanayay dhismaha golaha degaanka Garowe iyo sidii wax looga badeli ahaa qaabkii loosoo xuli jiray, si ay caasimaddu u yeelato gole degaan oo uqalmo, kana shaqeeya baahida shacabka iyo rabitaankooda. Guddoomiyaha guddigaan Cabdi Salaad Cali, ayaa sheegay guddigaan oo ku dhismay isxilqaan, inuu ka shaqeynayo sidii magaalada Garowe u yeelan lahayd gole degaan oo hufan islamarkaana dadka ku jira ay noqdaan kuwo aan shaqo usoo raadsan, isku filan kuna shaqeeya tabaruc. Cabdi Salaad, waxaa uu sheegay in il gaar ah lagu hayndoono odayaasha soo xulaya golaha degaanka, isaga oo cadeeyay ujeedadu inay tahay inaanu mar dambe soo laaban dhibaatadii ka taagnayd golaha degaanka iyo qaabkii looso xuli jiray. “Counil waxaa kamid noqda, dadka hantida magaalada ku leh, dadka ka shaqeysta, dadka aqoonta leh, dhaqaatiirta, Engineerada IWM, waana inay wax ka qaban karaan, amniga, muranada dhulka, wadooyinka iyo nadaafada, “ayuu ydihi Cabdi Salaad. Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kulankaan ka hadlay ayaa nabadoonada u sheegay in laga rabaa inay kasoo baxaan masuuliyada saaaran iyagoo eegaya awooda bulshadu siisay iyo sida loo karaamaeeyay. ” Nabaddoonow waxaa la idinka rabaa inaad noo keentaa wax idin qanciya anagana aan ku qanacno, sababta la idinkugu yeeray oo aad magacaan u huwan tihiin waa inaad bulshada u keentaan cid uqalanto,” ayuu Islaanku kula dardaarmay nabaddoonada kulanka yimid. Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Puntland, Cabdulaahi Maxamed Xaashi (Qoob deero), ayaa sheegay in loo baahan yahay gole degaanka oo wax ka qaban kara baahida bulshada, loomana baahna ayuu yidhi in maalin kasta la kala ceyriyo ama lakala diro. Wasiir ku xigeenku waxaa uu nasiib darro ku tilmaamay in gole degaan kasta oo loosoo dhiso Garowe intiisa badani isagoo aan dhameysan xilligiisa in lakala diro, taasoo uu sheegay inay muujinayso qaabka loosoo xulay inuu qalad weyn ka jiray. Inta badan, nabaddoonadii kulankaan ka hadlay, ayaa soo dhoweeyay aragtida guddiga horumarinta caasimadda, iyagoo sheegay inay diyaar u yihiin dadaalada loogu jiro in Garowe hanato gole degaan oo uqalma. Halkaan ka eeg sawirada PUNTLAND POST The post Sidee Garoowe ku yeelan kartaa gole degaan oo u qalma? appeared first on Puntland Post.
  8. Alle ha u naxariiste, waxaa maanta magaalada London ee dalka Ingiriiska ku dhintay rugcaddaaga weyn ee dhinaca Saxaafadda Maxammed Aadan Xirsi(Teerre) oo haatan ahaa agaasimaha television-ka dowladda Puntland ee qaaraddaYurub. Geerida weriye Teerre ayaa lagu xaqiijiyay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada dowladda Puntland,waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyay madaxweyne Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas). Marxuum Maxamed Aadan Teerre ayaa saxaafadda ku soo biiray sannadkii 1973,isagoo agaasime ka soo noqday Radio Muqdisho,sidoo kalena xilal ka soo qabtay Wasaaradda Warfaafinta dalka Soomaaliya. Halkaan ka akhriso war-saxaafadeedka Tacsida PUNTLAND POST The post Rugcaddaa Saxaafadeed Maxamed Aadan Teerre oo ku dhintay dalka UK. appeared first on Puntland Post.
  9. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay doorashada la filaayo inay ka dhici doonto dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa xaqiijiyey in dalka ay ka dhici doonto doorashada xor ah sanadka 2020, waxa uuna tilmaamay inay noqon doonto doorasho taariikh ah. Madaxweynuhu waxa uu tilmaamay in dowladihii hore looga bartay inay soo baraarugan xilliga ay doorashada soo dhowdahay kadibna qaban qaabo la bilaabo, hase yeeshee ay tani ka duwan tahay, isla markaana wixii dadaal ah ay bilaaben xili hore. Waxa uu Farmaajo sheegay in dowladiisu ay howlaha doorashada bilowday iyadoo Sanad iyo bar jirta, taasina ay daliil u tahay inay u diyaar garooben qabashada doorasho nin iyo codkii ah. Nuqul kamid ah haddalka Farmaajo ayaa ah “Waxaa caado ahaan jirtay in marka doorasho ay soo dhowdahay in markaasi la ordo oo qaban qaabo la galo, kadibna wax walbo faraha ka baxaan, laakiinse annaga oo Halsano oo Afar ama Shan Bil joogna ayaan go’aan ku qaadannay inaan ka howlgalno qaabkii iyo habkii doorashooyinka loo geli lahaa 2020, arrintani waxay ku timid midnimo iyo hoggaan sax ah oo ka yimid hanka dowlad goboleedyada”. Sidoo kale, madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in muhiim ay tahay in dalkaan ay ka dhacdo doorasho qof walba uu ka qeybqaato, si loo helo isbedallo. Haddalka Madaxweyne Farmaajo ayaa imaanaya xili sanadka 2020 la filayo in dalka ay ka dhacdo doorashada qaabka xisbiyada, iyadoo ay ka qeybqaadan doonaan shacab badan oo Soomaaliyeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  10. The president of Somaliland H.E Musa Bihi Abdi last night hosted a Ramadan dinner for religious leaders from all regions of the country. The (Iftar) dinner was held at the presidential palace in Hargeisa. Present at the function was the second and the fourth vice presidents of Somaliland Mr.Abdirahman Aw Ali Farah and Mr.Ahmed Yusuf Yassin respectively. Also occasioning the event was opposition chief Mr.Faisal Ali Warabe and government ministers. This information was disseminated by Somaliland News Agency (Solnanews.com). The president held this dinner so that he could get to know the religious leaders and see the best way they could work together to further develop righteousness in Somaliland. Some renowned names in Somaliland religious circles such the former minister of religious endowment Sheikh Mohammud Suufi Muhumed, Sheikh Ali Jowhar and Sheikh Abdirizak Albani congratulated the president for continuing the tradition of having a good rapport with the religious establishment. Former vice president Abdirahman Aw Ali Farah stated the link between the president and the religious leaders should be strong. He warned about the civil war in El-Afweine could steer uncertainty into the future and all and sundry should work together to put out the fire. The opposition boss Mr.Faisal Ali Warabe encouraged the good relations between the religious leaders and the president. He called on the mullah to work to eradicate immoral behaviors within the populace. The minister of religious endowment Sheikh Khalil stated that this meeting would help to bring consultations and networking between the head of state and the religious leaders The president asked the religious leaders to help put out the El-Afwein conflict by preaching sense into the warring functions. “Allah willing get ready after the holy month of Ramadan, I want you to engage with the El-Afwein people to find a lasting solution to this recurring conflict.” The president said. SOLNA
  11. Afghanistan’s President Ashraf Ghani announced on Thursday a temporary ceasefire with Taliban until June 20, though it was not immediately clear if the armed group had agreed. In a televised address, Ghani said that fighting against other armed groups such as Islamic State of Iraq and the Levant (ISIL) will continue. The Afghan president told security forces to cease operations against the armed group until June 20 after fasting month ends. The ceasefire will last “from the 27th of Ramadan until the fifth day of Eid-ul-Fitr,” the president tweeted from an official account, indicating it could run from June 12-19. “This ceasefire is an opportunity for Taliban to introspect that their violent campaign is not winning them hearts and minds but further alienating,” he said in a Tweet. “With the ceasefire announcement we epitomise the strength of the Afghan government and the will of the people for a peaceful resolution to the Afghan conflict.” The surprise move comes days after a gathering of Afghanistan’s top religious leaders in the capital, Kabul, issued a fatwa – a religious edict issued by an expert in Islamic law – against suicide bombings and attacks. The religious gathering was attacked by a suicide bomber in which at least seven people were killed. Ghani in February offered recognition of the Taliban as a legitimate political group in a proposed political process that he said could lead to talks to end more than 16 years of war. Ghani proposed a ceasefire and a release of prisoners among a range of options including new elections involving the armed group, and a constitutional review in a pact with the Taliban to end a conflict that last year alone killed or wounded more than 10,000 Afghan civilians. Source: – Aljazeera
  12. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararka ku heleyno cabsi xooogan ayaa laga dareemayaa inta badan magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, taa oo la xiriirta falal amni darro. Xogta aan heleyno ayaa muujineysa in maleeshiyaadka al-Shabaab ay qorsheynayaan weeraro lagu carqaladeynaayo amniga magaalada Muqdisho. Xogtu waxa ay intaa kusii dareysaa in maleeshiyada ay ku goodisay in saacadaha soo socda ay magaalada Muqdisho ka geysan doonto weeraro lagu sheegay in lagu sii xoojinaayo dhiig dadka sooman ee bisha barakeysan la daadiyay. Gaadiid laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ayaa lasoo sheegayaa inay ku jiraan gudaha magaalada Muqdisho, iyadoo taargeedkooda lagu sheegay Xarumaha dowlada iyo Hoteelada waaweyn ee magaalada Muqdisho. Cabsida jirta aawgeed waxa ay dowlada Soomaaliya, gaar ahaan Hay’adaha amaanka xireen dhammaan laamiyada magaalada Muqdisho, iyadoo gaadiidka raaxada iyo kuwa BL-da laga mamnuucay inay koraan laamiga. Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa jaray dhamman waddooyinka gala laamiga Makka Al-Mukarama, waxa ayna gaadiidku marayaan waddooyinka jid cadayaasha xaafadaha. Cabsida ugu badan ayaa ka jirta Garoonka Aadan cadde ilaa Madaxtooyada Somalia, waxaana xusid mudan in laamiga Makka al-Mukarama lagu daadiyay ciidamadii ugu badnaa oo hubeysan. Sidoo kale, Hay’adaha amaanka dowlada ayaa bisha barakeysa ee Ramadaan xakameysay Qaraxyadii ka dhici jiray magaalada Muqdisho, inkastoo ay kordheen dilalka. Ma cadda sida uu xaalku noqon doono waxaana jira cabsi weyn oo laga qabo in maleeshiyada ay geystaan weeraro adag. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  13. DOHA: Qatar Charity (QC) distributed food baskets to 500 families affected by the Cyclone Sagar, which hit the coasts of northern Somalia. The food aid was provided immediately after the disaster occurred. The charity is also preparing to distribute more food baskets soon. Director of the QC office in Somalia, Abdel Nour Mirsal said Qatar Charity was the first organization to respond to the relief appeal made by local authorities in Somaliland. Food baskets were distributed in the village of Bakki and surrounding villages in northern Somalia on May 26, 2018, targeting families who lost their homes, livestock and property due to the Cyclone Sagar, Mirsal said in a statement. He noted that the food baskets included basic food items such as rice, wheat, sugar, dates and dried milk to be used by affected families in the holy month of Ramadan, which coincided with the cyclone. Mirsal pointed out that Qatar Charity intends to distribute 1,150 additional food baskets to the victims of Cyclone Sagar in the coming week. The basket will be sufficient for a family for a month. Within three months, three artesian wells as well as a number of surface wells will be drilled, Mirsal added. Mirsal also said the Ramadan food aid distributed by QC office during the second half of Ramadan included those previously affected by floods and drought. He noted that the office will distribute 2000 food baskets to 2000 families affected by flood in the Hirshabelle State and to people displaced due to drought in Baidoa in addition to the families of orphans and poor families. A total of 3,650 food basket will be distributed the holy month of Ramadan. The United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UNOCHA) said 669,000 people had been affected by the cyclone in Somaliland, with numbers likely to rise as information arrives from areas that are now inaccessible. “80 per cent of livestock in affected areas were killed. Reports indicate that some 700 farms have been destroyed in Somaliland,” UNOCHA said. Peninsular
  14. Canada is providing clean water and sanitation support to residents in Somaliland after an entire year’s worth of rain fell in just one day. Tropical storm Sagar drenched the country with 300 mm of rain per hour and pounded the coastline with winds reaching up to 120km/h. At least 25 people died and close to 700,000 people are in need of humanitarian assistance. “The storm affected already vulnerable populations displaced by drought and insecurity,” said Rachel Logel Carmichael from Save the Children, which, as a member of the Humanitarian Coalition, is responding thanks to funding from the Canadian Humanitarian Assistance Fund. “These funds allow us to respond quickly to the needs of these crisis-affected people and ensure we can provide life-saving aid immediately.” The drought only exacerbated the situation, as the arid, dry terrain was unable to absorb the large amounts of water. Instead, the ground acted like a concrete floor, allowing water to accumulate above ground and causing flash floods throughout the area. Thousands of homes have been destroyed, while health facilities, schools, water sources and other public properties were damaged. In addition, estimates show 80% of livestock in the affected areas were lost. Save the Children Canada will help survivors recover and prevent the spread of disease. With $278,340, Save the Children will rebuild and rehabilitate water and sanitation facilities and provide clean water to the most vulnerable people, particularly women and children. Staff will also distribute household and personal hygiene items. The current situation in the country often means men migrate from rural areas to main towns to seek employment. This results in a massive increase in the number of female-headed households. As a result, Save the Children is making particular effort to target female-headed households with its response. The Canadian Humanitarian Assistance Fund is a joint mechanism financed by Global Affairs Canada, the Humanitarian Coalition and its member agencies. RW
  15. HARGEISA– The president of Puntland Mr.Abdiweli Gaas has called on the international community to intervene and ask Somaliland to return some military armor and prisoners of war captured from the Puntland administration during last week Tukaraq war. A letter written to foreign diplomats based in Nairobi suggested that the Tukaraq war will only stop if Somaliland accomplishes two demands the first being that Somaliland should return the spoils of war from the Tukaraq war between Somaliland army and Puntland militia. Somaliland repossessed many military hardware from the ragtag militia of Somalia they consist of armored mounted vehicles,rocket propelled grenades, a tank and many small arms. Also many prisoners were captured from the Somalia funded Puntland militia. Another point in the letter was that Somaliland army should leave Tukaraq. According to information the Horn Newspaper obtained from Garowe confirmed that president Abdiweli Gaas is fight tooth and nail to save his skin following mounting public pressure following the heavy losses he incurred at the hands of Somaliland army. Our sources confirmed many military officers from the elite Puntland army died in the war amongst them was the well known presidential palace commandant Mr.Hussein Tooray. All in all the people of Puntland have called on Mr.Abdiweli Gaas to stop the senseless war he is initiating against the Republic of Somaliland. However the Puntland president has other thing in mind he wants to benefit from the political opportunity created by the Tukaraq war to continue clinging to power. Horn
  16. Kismaayo (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa sheegtay inay weerar ay iska kaashadeen ciidamada kumaandoosta Somalia, ciidammo Mareykan ah iyo kuwa maamulka Jubbaland lagu burburiyay saldhiga ay kooxda Al-shabaab ku lahayd deegaanno ku dhaw magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Taliska ciidamada xoogga dalka Somalia ayaa sheegay in Weerarka uu isugu ciraka iyo dhulka, isla markaana ay u suuro-gashay ciidamadii fulinayay inay burburiyaan saldhigyadii Al-shabaab ee deegaannada; Kamsuuma, Jamaame Kaban iyo Sanguuni ayna ku dileen 25 xubnood oo isugu jiray Saraakiil iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab. Sidoo kale, Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in weerarkan uu daba-socday weerar ay shalay kooxdu ku qaadeen ciidammo halkaas u tagay sahan, ayna khasaare badan u geysteen Al-shabaab iyo xarumihii ay ku lahaayeen deegaannadaas. Jen. Cismaciil Saxardiid oo ah taliyaha Qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo la hadlay Warbaahinta ku hadasaha afka millateriga Somalia ayaa sheegay in Hawl-galada ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Danab ee ka tirsan millateriga Somalia ciidammo Mareykan ah. Al-shabaab ayaan dhankooda weli ka hadlin weerarkan la sheegay in looga dilay tiro saraakiil iyo ciidammo ah ee ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan deegaanno ku dhaw Magaalada Kismaayo. Dhanka kale, Warar ka madax-bannaan kjuwa dowladda Soomaaliya – ayaa ku warramaya in dagaalkan dhinaca ciidamada kumaandoosta Somaila looga dilay dhawr askari, sidoo kalena dhawr kale looga dhaawacay, inkastoo aan la ogeyn tiradooda saxda ah. Shacabka ku nool Deegaannada ay dagaalladu ka dhaceen ayaa sheegaya in ay maqleen daryanka madaafiic culus oo qaarkood ay aad u cuslaayeen ayna u maleynayaan inay ahaayeen gantaallo diyaarado ay tuurayeen. Ugu dabeyn, Dagaalka culus ee Maanta ka dhacay gobolka Jubbada Hoose ayaa kusoo beegmaya iyadoo sidoo kale dagaal noocan oo kale ah uu saaka ka dhacay deegaanka Daynuunaay oo 26-km Bari uga beegan Magaalada baydhabo, kaasoo aan illaa hadda la ogeyn khassaaraha ka dhashay, inkastoo ay Al-shabaab muddo kooban gacanta ku haysay deegaankaas oo ay ciidamada dowladdu ku lahaayeen saldhigyo. PUNTLAND POST The post Dowlada Somalia oo sheegtay inay burburisay saldhiga ay Al-shabaab ku lahayd Jubbooyinka appeared first on Puntland Post.
  17. Itoobiya waxay shaaca ka qaaday inay u hoggaansamayso heshiiskii sannadkii 2002-dii ee lagu doonayay in xal kama damabays ah lagaga gaaro dagaalladii xadka ee ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca Afrika oo u dhexeeyay Itoobiya iyo Eritrea. Kummanaan shacab ah ayaa ku dhintay dagaalka 2 sano ka socday xadka labada dal. Eritrea waxay dalbanaysaa in ciidamada Itoobiya ay ka baxaan deegaanka lagu muransan yahay. Heshiiska ma dhab ayuu noqon doonaa? Waxay u muuqata inuu noqon doono mid dhab ah. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka dhawaajiyay maalinkii loo caleemo saarayay xilka bishii April in tallaabooyinka xukuumaddiisa ay noqon doonto ka shaqaynta xallinta kala duwanaanshaha u dhexeeyo labada dal islamarkaasna sheegay inay yihiin labo dal oo deris ah oo dadkiisuna ay isla dhasheen. Hadda xisbiga ka arrimiyo dalka Itoobiya ee EPRDF ayaa shaaca ka qaaday inay aqbalayaan heshiiska ayna ka shaqaynayaan sidii loo dhaqan gelin lahaa heshiiskii 2002-dii looga gollahaa soo afjaridda dagaalka xadka. Abiy Axmed wuxuu sheegay in ciidammada ku sugnaa magaalada lagu muransan yahay ee Badme ay soo wajahday xannuuno dhanka maskaxda ah, sida laga soo xigtay warbaahinta Fana ee taabacsan dowladda. Ra’iisul wasaaraha wuxuu yiri” waa in aan soo afjarnaa dhibaatadan si aan dib ugu laabano dhabaha nabadda” Hoggaamiyeyaashii soo maray dalka Itoobiya waxay horraan sheegeen inay aqbalayaan heshiiskii nabadda 2002-dii balse weligood ma aysan dhaqan gelinin. Hadalka Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa imaanaya xilli dhawaan xabsiyada dalka Itoobiya laga soo daayay kummaanan siyaasiyiin, dadka u dooda bulshada rayidka iyo dibadbaxyaal oo uu kamid yahay Andargachew Tsege oo horraan xukun dil ah lagu riday. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya wuxuu ballan qaaday inuu isbeddello ballaaran ka hergelin doono dalkiisa. Eritrea maxay ka tiri? Eritrea kama aysan hadlin hadalka kasoo yeeray Itoobiya balse wasiirka warfaafinta dalkaasi Yemane Gebre Meskel ayaa mar sii horreysay BBC-da u sheegay in heshiiska uu dhaqan geli doono waa haddii Itoobiya ay ciidamadeeda ka saarta deegaannada lagu muransan yahay. Weriyaha BBC Tigrinya Tesfalem Araia wuxuu yiri “Hadda kubadda waxay taalla dhanka Eritrea” Tesfalem wuxuu intaasi ku daray ‘in Eritrea ay ku jirta dagaal waxaana arrintaasi caddaynaya in dad badan si xoog ah lagu qasbay inay ku biiraan ciidamada kuwaaso dagaal uu kala dhexeeyo Itoobiya’ Dadka lagu khasbayo inay ku biiraan ciidammada waxay noqotay sababta ay kumanaan Eritrean ah inay dalkooda ka qaxaan si ay u galaan safar khatar ah ilaa dalalka Yurub. 24 May 1993: Eritrean waxay xoriyadda ka qaadatay Itoobiya. 6 May 1998: Dagaalkii xadka ayaa billaabmay. 18 June 2000: Itoobiya iyo Eritrea waxay kala saxiixdeen heshiis lagu soo afjarayo dagaalka. 12 December 2000: heshiiskii nabadda ee Algiers ayaa lagala saxiixday. 13 April 2002: Guddigii u qaabilsanaa xadka Eritrea-Itoobiya ayaa ku go’aamiyay heshiis kama dambays ah. Maxaa dhici kara marka? Haddii Eritrea ay aqbasho heshiiska, tallaabada xigta waxay noqon doonta in saraakiil ka socota labada dal ay tegi doonaan goobta la yiraahdo Badme si ay u kala saaran xadka labada dal. Hadda suuro gal ma ahaa in goobtaasi la tego maadama deegaanka uu yahay goob militari. Halka diiradda la saaraya ayaa ah magaalada Badme ee uu khilaafka ka taagan yahay inkastoo ay jiraan deeganno kale oo lagu muransan yahay. Maxaa ka socda magaalada Badme? Badme waa ku xoogan militariga, dhaqdhaqaaq bulshana kama jiro magaalada. In ka badan 1000 qof ayay hoy u tahay magaalada, dhaqdhaqaaqa bulshada waa mid xaddidan, sida uu kusoo warramaya weriyaha BBC-da Berihu Lilay oo bishii January halkaasi booqday. Wuxuu intaasi ku daray in ciidamada Eritrea iyo Itoobiya ay isku hor fadhiyaan deegannada xadka oo uu dhexeeyo kaliya ah dhowr Kiiloomitaro. Dadka deegaanka waxay rajo ku qabaan in nabad halkaasi ay ka dhalato. Waxay u muuqata in dalka Itoobiya ay ka dhacayaan isbaddallo ilaa markii uu xilka qabtay Ra’iisul wasaare Abiy Axmed. Itoobiya waxaa horraan ka dhacay dibadbaxyo ay wadeen qowmiyadaha dalkaasi ugu waawayn taaso ku qasabtay ra’iisul wasarihii dalkaasi Haile Marian inuu xilka ka dego. ISHA: BBC Somali
  18. Four Fishermen from the south eastern part of Iran who were taken hostages by Somali pirates were released on Thursday, a local official said. Source: Hiiraan Online
  19. Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 46 qof tahriibayaal ah una dhashay Itoobiya ayaa ku dhintay xeebaha Dalka Yemen, kaddib markii doon ay saarnaayeen ay la dagtay, sida ay shaacisay maanta oo Khamiis ah hayadda Socdaalka Dunida ee IOM. Tahriibayaashan, ayaa ka baxay Dekedda Boosaaso ee Puntland, waxayna qorsheynayeen inay gaaraan waddanka ay colaadaha ka socdaan ee Yemen, si ay ugu sii gudbaan dalalka kale ee Khaliijka Carabta. Waxayna IOM ay intaas ku dartay in 16 Ruux laga badbaadiyay doonta ay saarnaayeen tahriibayaasha ee ku dagtay xeebaha dalka Yemen. Sidoo kale, Dadka dhintay ayaa isugu jiray 37 rag ah iyo sagaal dumar ah; iyaoo weli ay maqan yihiin tiro dad ah oo ka mid ahaa dadkii doonidaas la socday, sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta hay’adda IOM. “Dadkii musiibadan ka badbaaday qaarkood ayaa waxay sheegeen inaysan wadan tahriibayaashu jaakadaha dabaasha iyo qalab kale oo ay ku badbaadi kareen haddii ay doonidu dagto,” ayaa lagu yiri warbixin ay IOM maanta oo Khamiis ah baahisay. Hay’adda IOM ayaa sheegtay in dadkii badbaaday qaarkood ay dhibaatooyin qabaan, ayna haatan la tacaalayaan xaaladooda, waxaana dadkii badbaaday qaarkood ay sheegeen inay rabaan inay u gudbaan dalalka kale ee gobolka si ay uga shaqeystaan. Dhanka kale, Maxamed Cabdi Ker oo ah madaxa hawlgallada iyo gargaarka deg-degga ah ee Hay’adda Socdaalka Qaramada Midoobay ee IMO ayaa isna u sheegay warbaahinta in bil walba ay 7,000 oo tahriibayaal ah isku dayaan inay u talaabaan dalka ay colaaduhu ka jiraan ee Dalka Yemen, kuwaasoo qaarkood u dhinta badda. Ugu dambeyn, Tahriibayaal iyo Qoxooti ka yimid Geeska Afrika ayaa Yemen u socdaalayay sanadihii lasoo dhaafay, Waxaana Yemen looga gudbaa inta badan badan Wadamada kale ee Khaliijka, balse waxaa ka jira dagaalo iyo xaalad bani’aadanimo oo aad u liidata oo ka jira dalkaas. PUNTLAND POST The post Itoobiyaan Fara badan oo Geeriyooday Kaddib Markii ay la Dagtay Doonni ay ku Safrayeen appeared first on Puntland Post.
  20. Shir ballaaran oo looga arrinsanayey barnaamijka dib u qaabaynta iyo dib u casriyaynta Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland oo ay iska kaashanayeen Wasaaradda Shaqa iyo Mashruuca tayanta shaqaalaha ee CIP ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland. Waxaana kasoo qayb galay kulanka 20 kamid ah xarumaha dawladda oo isugu jira Wasaaradaha iyo Hay’adaha madax bannaan ee dawladda Puntland kuwaas oo dhammaantood lagu samayn doono dib u qaabayn si’ay u noqoto mid la jaanqaadi karta nidaamka cusub ee hay’adaha dawladda. Dhammaan hay’adahaan dib u qaabayn lagu samaynayo ayaa mid walba waxaa dib loo raacayaa xeerkii lagu aas-aasay si loo kala saaro waajibaadka shaqo ee hay’adaha dawladda isla markaana ay shaqadu u noqoto mid kala qeexaan. Kaddib marka ay soo dhammaato barnaamijkaan dib u qaabaynta ayaa waxaa la qorshayn in qaar kamid ah 20-kaan hay’adood ay qayb noqon doonaan hay’adaha ka faaiideysanaya Mashruuca tayaynta shaqaalah ee CIP. The post Hay’ado cusub ka faa’iideysan doona Mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland appeared first on Puntland Post.
  21. Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socotay qeybta Mashaariicda Rayidka ah ee Dawladda Talyaaniga, waxuna uga mahadceliyey taageerada ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda. Guddoomiye Yariisow ayaa sheegay in agabka ay kala wareegeen Talyaaniga uu yahay mid casri ah oo gacan ka geysanaya Dab-damiska Caasimadda, waxuna xusay in maamulkiisu uu mudnaan dhow siinayo sidii adeegyada dabdamisku u noqon lahaayeen kuwa dhameystiran oo dabooli kara baahida shacabka. “Waxaan uga mahadceliyaa Saraakiisha ka socota Qeybta Mashaariicda Rayidka ah ee Dawladda Talyaaniga oo maanta noogu yimid xarunta Dawladda Hoose, si ay noogu wareejiyaan agabkan casriga ah ee lagu horumarinayo Dabdamiska Caasimadda, tani waa bilow waxaana rajeynayaa in waqtiyada dhow ay sii socon doonto kaalmada ay siinayaan shacabka Soomaaliyeed ee Caasimadda,” ayuu yiri Guddoomiye Yarisow. Ugu dambeyn, Sarkaalka ugu sarreeya Qaybta Mashaariicda Rayidka ee Talyaaniga ayaa xusay ujeedka qalabkan ay u keeneen inuu yahay sidii shacabka Caasimaddu ay uga caawin lahaayeen baahidooda dhinaca Dabdamiska ah. PUNTLAND POST The post Duqa Muqdisho oo Dawladda Talyaaniga kala Wareegay Qalab Dab-damis oo casri ah appeared first on Puntland Post.
  22. Muqdisho (Caasimada Online)-Dhaliilo hordhac ah ayaa waxa ay ka imaanayaan qodobada kasoo baxay shirka Golaha Amniga ee lagu soo afmeeray magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed. Dhaliilaha ugu badan ayaa ah in shirkaasi uusan laheyn mirro dhal, balse uu yahay mid aan dhaafsiisaneyn halka uu ka dhacay. Dadka qaar ayaa qaba inuu yahay mashruuc lagu indha sarcaadinaayo adduunka, hase ahaatee uusan laheyn horu socod. Qodobadii kasoo baxay shirarkii ka horeeyay kan iminka kusoo xirmay Baydhabo ayaan weli la dhaqan galin, waxa ayna taasi iftiimisay in shirkaani uusan waxba ka duwaneyn kuwii hore. Dowlada Somalia iyo Maamulada ka jira dalka ayaa shirkaasi u wada qabsada si wada jir ah, waxaana xusid mudan in mid waliba uu aad u dhaliilsan yahay kan kale, balse laga mideysan yahay in la shiro oo kaliya. Haddaba anagoo dhinacyo badan ka eegeyno shirarkii hore iyo kan hadda ayaa waxaan kusoo koobnay 9 qodob oo muujinaaya in shirka Baydhabo uu yahay mid fadhi ku dirir ah: 1- Guddiga amniga Qaranka oo u kala janjeera dowladaha is diidan ee Khaliijka. (DF oo Qatar taabacsan iyo maamulada oo ku garab ah Imaaraadka). 2- Guddiga amniga Qaranka oo aan laheyn yool Siyaasadeed heer Qaran ah, waxa ayna u muuqdan kuwo hankooda uu ku kooban yahay ilaalsiga xilkooda (Saldanadooda). 3- Guddiga amniga Qaranka oo aan laheyn marjac Qarameed loolabto, wuxuuna u muuqdaa mid 100% shabaha Golihii sare ee kacaanka (GSK). 4- Guddiga amniga Qaranka, waxa ay is hoga tusaaleeyen Siyaasad khiyaali ah, iyagoo sheegay inay diyaarinayaan shaxda doorashada ee sanadka 2020, xili ay ka dhamaan la’yihiin Khilaaf Siyaasadeed oo joogta ah. 5- Isqancinta xubnaha Golaha amniga Qaranka, marka dib loo jaleeco kulamadii ka horeeyay shirka Baydhabo waxaa ka muuqatay daldaloolo dhinaca ajandaha looga hadlaayay. 6- Daah-furnaan la’aanta kulamadooda, Hogaamiyayaasha Soomaalida ee xiligaan waxa ay ka didaan warbaahinta oo ay ku eegaan il cadowtinimo una dhiganta saska ay ka qabaan al-Shabaab. 7- Hogaamiyayaasha ku mideysan Golaha amniga Qaranka oo aan raali ka aheyn in tabin toosa lagu sameeyo kulamadooda. 8- Dadweynaha oo aan loo ogoleyn inay aragti ku yeeshaan shirka, waxa uuna u muuqanayaa afduubasho lagu sameynaayo Umaddii la maamuli lahaa. 9- Madaxdu waxa ay u muuqdaan kuwo u dhaqma sida indha ku garaadle, waayo ajandayaasha ay ka hadlayaan kama turjuma wadaniyad, waxaana nadir ku ah inay kulamadooda ay kaga hadlaan ‘’Midnimada Qaranka’’ iyo sida lagu qancin lahaa walaalaha irdhoobay ee Somaliland. Shirka Baydhabo waxa uu mar waliba qabsoomaa iyadoo qodobadii kasoo baxay shirarkii hore aan la dhaqan galin, waxaana xusid mudan in inta badan shirarka ka dhacay Somalia uu yahay mid shabaha mashruuc. Haddaba shirka Golaha amniga Qaranka waxaan ku micneyn karnaa oo aan la barbar dhigi karnaa heestii aheyd ‘’Shinbiryahow heesa’’ maadaama magaalada Muqdisho iyo Gobolada ay ka dhacaan dilal iyo Qaraxyo, xili amniga looga dodo si joogta ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  23. Afghanistan's President Ashraf Ghani announced on Thursday a temporary ceasefire with Taliban until June 20, though it was not immediately clear if the armed group had agreed. Source: Hiiraan Online
  24. Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo 2 maalin socday waxyaabaha lagu heshiiyay waxaa ka mid ahaa habka doorashada la doonayo in Soomaaliya ka dhacdo 2020-ka. Haddaba, Caasimadda Online waxaa ay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa nooca doorasho ee madaxda isku raaceen inay dalka ka dhacdo 2020-ka iyo sababta ay ku doorteen. Sida ku xusan qoraal ay aragtay Caasimadda, ka hor inta aanu golaha amniga qaranka go’aan gaarin waxaa uu xeeriyay qodbada soo socda. Nooca doorasho iyo deegaan doorasho uu dalku galayo qaadanayo waa in ay noqdaan kuwoo suuro-gelin kara in dadweynaha codkooda si xor ah(qof iyo cod) oo dimoqoraadi ah u dhiibtaan. Nooca doorasho waa inuu ahaado mid tixgelinaya xaaladda amni, dhaqaale iyo isku dheellitirnaanta metelaadda siyaasadeed. In nooca doorasho uu yahay mid dhiirigelinaya nidaamka siyaasadeed ee xisbiyada badan, kuna saleysan nidaam dimoqoraadi ah oo tixgelinaya dheelitirnaanta kuraasta beelaha ee liiska xiran ee xisbiyada. In nooca doorasho mid tixgelinaya hannaan lagu ilaalin karo matalaadda dadka laga tirada badan yahay iyo haweenka. Nooca doorasho waa inuu ahaado mid hoggaaminaya wadajirka, bulshada iyo muqadasnimada midnimada Soomaaliya. Nooca doorasho waa inuu yahay mid kalsooni gelin kara dadka Soomaaliyeed in danahooda ay si haboon u matalaan wakiillo ay iyagu doorteen. Haddaba, goluhu isaga oo ka ambaqaadaya qodobbada kor ku xusan waxaa uu ku heshiiyay: Qodobka 1aad: Habka Doorashadu dalku waxaa uu noqonayaa nidaamka matalaadda isku dheelitiran ee nooca liiska xiran(proportional representation-closed list). Qodobkan 2aad: Hannaanka doorashada waxaa uu tixgelinayaa isku dheelitirnaanta kuraasta beelaha ee liiska xiran ee xisbiyada. Qodobka 3aad: Dadweynaha Soomaaliyeed ee xaqa u leh inay codkooda dhiibtaan waa in la diwaan-geliyo, lana xaqiijiyo in ay codkooda u dhiibtaan si xor ah. Qodobka 4aad: Doorashadu waxaa ay ka dhaceysaa dhammaan dalka oo dhan, meel walbo oo ay suuragal ka tahay iyada oo dalku mideysan yahay. Qodobka 5aad: in qoraalka iyo ansixinta sharciga doorashooyinka lagu soo dhameeyo ugu dambeyn bisha December 2018. Qodobka 6aad: waxaa la farayaa hey’adaha ku shaqada leh arrimaha doorashooyinka inay dhaqan-gelinta heshiiskan u maraan hannaanka sharciga ee dalka. Xigasho: Radio Goobjoog Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  25. A senior Kenyan referee has been captured on camera receiving a Sh60,000 bribe in order to influence the outcome of an international football match. Source: Hiiraan Online