Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,328
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somali officials say the United States has deported 84 Somalis, including four women, back to their home country. Source: Hiiraan Online
  2. U.S. intelligence agencies believe North Korea has increased production of fuel for nuclear weapons at multiple secret sites in recent months and may try to hide these while seeking concessions in nuclear talks with the United States, NBC News quoted U.S. officials as saying. Source: Hiiraan Online
  3. Major General Abdweli Jama Hussein the commander of Somalia National Armed forces has paid a courtesy call on his Ugandan counterpart Gen David Muhoozi at UPDF Headquarters, Mbuya. Source: Hiiraan Online
  4. Qudus (Caasimada Online) – Sacuudiga, Jordan iyo maamulka Falastiiniyiinta ayaa uga digay Israel in saameynta Turkiga ee Bariga Qudus ay sii ballaaraneyso, sida uu shaaciyey waregyska Haaretz ee Israel. Warbixinta ayaa sheegtay in saraakiil sare oo carbeed ay Israel u sheegeen in saameynta Turkiga ay kusii fideyo xaafadaha Qudus, taasi oo ay sheegeen inay qeyb ka tahay qorshe madaxweyne Erdogan uu ku doonayo inuu ku sheegto lahaanshaha Qudus. Ilo-wareedyo Israeli ah ayaa sheegay inay ka warhayaan ballaarashada Turkiga, islamarkaana ay isha ku hayeen in ka badan sanad. Warbixinta ayaa sheegtay in saraakiisha Jordan ay ka carroodeen jawaabta Israel ay arrintan ka bixineyso oo ah mid soo daahday, sababtuna ay tahay in Israel ay ilaalineyso heshiis ay Turkiga la galeen 2016-kii. Maamulka Falastiiniyiinta ayaa sheegay in gargaarka Turkiga uu ka wado Qudus, oo ay ka dambeeyaan kooxo islaamiyiin ah oo ku xiran xisbiga Erdogan ee AKP, uu yahay qorshe lagu qabsanayo Qudus. “Turkish-ka ayaa hadda isku dayaya inay guryo ka iibsadaan Qudus, si awooddooda halkaas ay u baalaarato” ayuu yiri sarkaal ka tirsan booliska Israel. Jordan ayaa ka walaacsan in saameynta Turkiga ay meesha ka saari karto booska Jordan oo isku haysata inay ilaalo ka tahay dhulka saddexaad ee ugu barakeysan Islaamka. Dhinaca Sacuudigana, waxay ka walaacsan yihiin in damaca Erdogan ee Qudus uu sare u qaadi karo magaca uu ku dhex leeyahay carabta iyo islaamka, taasi oo ka dhigi karta in loo aqoonsado hoggaamiyaha kaliya ee Islaamiga ah ee u babac dhigi kara Mareykanka iyo Yahuudda. Caasimada Online Xafiiska Qaahira caasimada@live.com
  5. Garoowe (Caasimada Online) – Warar laga heley ilo kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland cabsi ka muujiyey ciidamo gobolka Karkaar dhowaan kaga soo biirey degaanka Tukaraq oo ay Colaadu ka taagan tahay. Kulan golaha xukuumada Puntland isugu yimadeen khamiistii ayaa warar aan ka helney waxay sheegayaan in Madaxweyne Gaas Wasiirada kasoo jeeda gobolka Kar-Kaar u sheegey in ciidamadii ka yimid magaalada Qardho ahaayeen kuwo dano gaar ah laga leeyahay. Gaas ayaa sida aan xogta ku heleyno si gaar ah cabasho ugu gudbiyey Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo agaasimaha guud ee Wasaarada arimaha gudaha kuwasoo u sheegey dareenka uu ka qabo imaanshaha ciidaankaan. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdulahi Shiikh Axmad oo ka hadlay kulanka golaha ayaa Madaxweyne Gaas u sheegey in ciidamadaan dowladu ka codsatey beelaha dagan gobolkaas islamarkaana aysan aheyn kuwo dano gaar ah laga leeyahay. Colaada Tukaraq ayaa asbuucyadii ugu dambeeyey waxaa kaalin wayn ka qaadanayay abaabulkeeda beelaha dagan Puntland kuwasoo jiida hore ku soo gurayey ciidamo. Cabdiweli Gaas oo inta uu talada hayey hoos u dhigey tayada ciidamada maamulkaan ayaa dadaalada beelahu kaga qayb qaadanayaan difaaca Puntland waxaa uu ku raadinayaa inuu ku sameysto kororsiimo sharci daro ah sida ilo lagu kalsoon yahay u sheegeen warsidahaan. Cabsida uga weyn ee Madaxweyne Gaas muujinayo ayaa ah xiligaan in jiida Tukaraq ku soo gurmaan ciidamo beeleedyo aan isaga ka amar qaadan kuwasoo suurtagal tahay iney ka hor-yimadaan hadii uu ku dhawaaqo kororsiimada sharci darada ah ee uu qorsheynayo. Dhinaca kale wararka la xaqiijiyey ayaa sheeegaya in Madaxweyne Gaas ka cago jiidayo in dagaalka Tukaraq xal nabadeed iyo mid colaadeed mid uun ku dhamaato tan iyo inta qorshihiisa kororsiimada meel marayo. ” Siyaasiyiinta iyo qaar ka tirsan odayaasha gobolka Sool oo ololaha ugu jira in waqti loogu daro Xilli madaxeedka Cabdiweli Gaas waxaysan ogeyn in talabadaan sharci darada ah ay khalkhal ku keeneyso midnimada shacabka ku midoobey maamulkaan.”sidaas waxaa sheegey siyaasi ku sugan magaalo madaxda Puntland ee Garoowe. Cabsida Madaxweyne Gaas ka muujiyey ciidamada ka yimid gobolka KarKaar ayaa sidoo kale waxaa sabab u ah, madaama qaar kamid ah musharaxiinta xilka Madaxweynaha u taagan ay kasoo jeedaan degaanadaas. Puntland ayaa sanadihii u dhexeeyey 2000-2003 waxaa ka dhacey dagaalo sokeeye kadib markii Madaxweynihii xilka hayey waqtigaas sameeyey korirsiimo sharci daro ah. Xigasho: Garoowe Online
  6. Tan iyo markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu Ra’isul wasaare u magacaabay Mudane Xasan Cali kheyre waxaa xukuumadii uu soo dhisay Ra’isul wasaaraha laga diiwaan geliyay khaladaad shacabka Soomaaliyeed aaney iloobeynin. Bishii February 2017-kii waxa uu Ra’isul wasaare Kheyre shir jaraa’id ku qabtay bartiisa baraha bulshada Facebook-ga waxaana uu sheegay markii uu magacaabay Madaxweynaha kadib hadii Baarlamaanka ay ansixiyaan in uu soo dhisi doono dowlad ka turjumeysa shacabka Soomaaliyeed iyo Hadafyada Madaxweynaha. Mudada ku dhaw labada sano ee uu xafiiska Joogo’ Ra’isul wasaaraha waxaa xukuumadiisu ay ku dhaqaaqday khalaad aaney jecleysan Madaxweynaha Iyo Shacabka waxaana ilaa imika laga sugayaa balanqaadyo farabadan oo shacabka uu u sameeyay, sida ilaalinta Cadaaladda iyo amaanada umadda. Magacaabista wasiiro horay la tijaabay oo aaney dalka waxba ku soo kordhin ayaa kamid ah waxyaabaha hoos u dhigay wax qabadka Xukuumadda iyo shaqo ka ceyrinta wasiirada la ceyriyay iyo kuwa iscasilay. Khilaafka kala dhaxeeya xukuumadda inta badan Madaxda Maamul Goboleedyada oo isku siyaasad iyo isku argti toona aaney aheyn waxeey cuuryaamin karaan aragtida fog ee dalka uu ka leeyahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya taa oo ah wada shaqeyn ,wax wada qeybsi iyo dib u heshiisiin dhab ah, waxaana xukuumadda dhowr jeer qaar kamid ah madaxda maamul Goboleedyada ku eedeeyeen faragelin iyo ku xadgudub siyaasadeed oo maamuladooda lagu hayo. Xukuumaddu waxeey ka gaabsatay in dhiibistii Cabdikarim Sheekh Muuse Qalbi Dhagax kadib ay ka qaadato go’aan wanaagsan oo shacabka ku raali noqdaan maadama isla xukuumadda ay u gacan gelisay Itoobiya, balse taasi waa ay ku guul dareysatay oo waxaa xukuumaddu sheegtay in Qalbi Dhagax oo Ah Sarkaalka ONLF in uu liddi ku yahay nabad galyada gobalka waxaana uu la shaqeeyaa Argagixisada, sidaas waxaa lagu soo saaray war-murtiyeedka shir deg deg ahaa oo golaha wasiiradda xukuumadda isugu yimaadeen, waana mid kamid ah khaladkii ugu weynaa ee Xukuumadda gasho. Sidoo kale xukuumadda Soomaaliya waxaa la fahasanyahay in ay caburin ku hayso siyaasadaha ka soo horjeeda (Mucaaradka) waxaana arintani ay kaga duwan tahay dhamaan dowladihii dalka soo maray oo xor ka dhigay mucaaradka iyo in ay dalka la hadlaan. Bishii August 2017-kii Qoraal ka soobaxay xafiiska Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka waxaa wasiirada looga mamnuucay in howlaha ay mas’uulka ka yihiin ee wasaaradaha xukuumadda la xiriira i n aysan kaga waramin dhamaan qeybaha kala duwan ee warbaainta kadib markii 25-kii August 2017 -dhacdadii lagu laayay dadka shacabka ah ee ka dhacday deegaanka Bariire oo katirsan Gobalka Shabeelaha Hoose , dhowr wasiir ay siyaabo kala duwan uga hadleen waxaana meesha kabaxday hanaankii ahaa in wasiiradda bulshada u soo bandhigaan wax qabadkooda si loola socdo islamarkaana ugu kalsoonaadaan xukuumadda. Xukuumadda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Ra’isul wasaare kheyre ilaa imika ma aysan shaacin xuquuqda Muqdisho/ Maqaamka Gobalka Banaadir oo ismaandhaaf siyaasadeed ka taagan yahay tan iyo xiligii uu Gudoomiyaha Gobalka Ahaa Taabid Cabdi. Howlaha xukuumadda ayaa sii luminaya kalsoonidii iyo Taageeradii Shacabka ay ku qabeen dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo, oo laga rabay in ay ka shaqeyso sidii lagu sii kasban lahaa taageerada Shacabka iyadoo loo sahlayo adeegyada bulshada sida Caafimaadka iyo Waxbarashada. Hadaba Su’aasho waxeey tahay muxuu noqon doonaa Kkahaldka xiga ee xukuumadda Xasan Kheyre. W/Q: Safiya Cabdullaahi Garaad Muqdisho, Soomaaliya Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Sarkaalka ONLF Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo muddo sannad ku dhow ku jiray gacanta dawladda Ethiopia ayaa iminka laga sii daayay Xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Deysmada Qalbi-dhagax, ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada iyo Siyaasiyiin madax-banaan oo dhamaantooda aad u dhaliilay degdega markii hore lagu xiray Qalbi-dhagax. Qaarkood ayaa dowlada Somalia oo mar sii horeysay iska fogeysay dhiibista Qalbi-dhagax dusha ka saaray in si ula kac ah ay Sarkaalkan ugu gacan galisay Ethiopia. Xildhibaan Mahad Salad oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegay in Qalbi-dhagax uu ka badbaaday halista xabsiga Ethiopia. Waxa uu Xildhibaanku tilmaamay in Qalbi-dhagax markiisa hore lagu dhiibay sifo khaldan, hase yeeshee iminka uu dib u helay xorriyadiisa isaga oo caafimaad qaba. Mahad Salaad oo qoraal ku saabsan deysmada arrinta Qalbi-dhagax kusoo daabacay beejkiisa ayaa yiri “Allahii kaasoo badbaadiyay ciilkii iyo calool xumadii lagu baday ayaa mahad iska leh ee Rabbi ku xamdi Qalbi-dhagax” Waxa uu intaa raaciyay mudanaha “Kuwii damiirkoodu siiyay in ay dhoofiyaan Abdikariin maanta iyaga ayaa ceeb, ciil iyo calool xumo qaba, waxaan leeyahay ilaahey u toobad keena” Waxa uu intaa raaciyay “Waxaan idin leeyahay Umadda Soomaaliyeed iyo miskiinkaas aad dulmiseen cafis weydiista” Xildhibaan Mahad Salad ayaa horay uga mid ahaa Xildhibaanadii Baarlamaanka ee sida weyn uga soo horjeestay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax. Sidoo kale waxaa uu horay u duray in qaraarkii Baarlamaanka Federaalka ee sharci darro ka dhigay dhiibidiisa aan lagu lifaaqin mas’uuliyadda cida leh. Si kastaba ha ahaatee, Xildhibaan Mahad Salad oo kaalmaha hore uga jira liiska Mucaaradka dowlada ayaa la rumeysan yahay in kiiska Qalbi-Dhagax uu uga faa’iideysanaayo danihiisa Mucaaradnimo ee gaarka ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Inta badan baraha bulshada waxaa aad loogu hadal hayaa deysmada C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ah Sarkaal sare oo katirsan Jabhada gobonima doonka ONLF. Hadal heynta deysmada Qalbi-Dhagax waxaa ka qeybqaadanaya Xildhibaano iyo shaqsiyaad kale oo aad uga faaloonaaya sida lama filaanka ah oo dowlada Ethiopia ay kusii deysay Sarkaalka. Qalbi Dhagax oo arintaani laga wareystay ayaa sheegay in amarka lagu sii daayay uu lahaa Ra’isul wasaaraha isbedel doonka Ethiopia Abiy Axmed Ali. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Somalia ayaa kamid ahaa mas’uuliyiinta ka hadlay deysmada Qalbi-Dhagax. Fiqi waxa uu sheegay inuu aad usoo dhaweynaayo deysmada Qalbi-Dhagax, waxa uuna tilmaamay in tani ay cashar u noqon doonto dowlada Somalia oo uu sheegay inay ka danbeysay deysmadiisa. Fiqi waxa uu carab ***** inuu aad uga xun yahay in Qalbi-Dhagax oo markiisii hore laga dhiibay Somalia, ay maanta u danqatay Ethiopia isla markaana lagu sii daayay si sahlan oo aan loo marin dhibtii lagu dhiibay mar hore. Axmed Fiqi, Isagoo ka hadlaayay xarigii hore iyo deysmada maanta lasiiyaay ayuu yiri “Waa damiir xumo shalay marka uu walaalkiis u jeebaysnaa si Ethiopia loogu dhiibo iyo maanta markii Itoobiyadii loo dhiibay ay asagoo xor ah sii daysay” “Runtii wuu ka sii farxad iyo qurux badnaan doonaa marka uu dhulkiisa iyo dadkiisa dhex yimaado Qalbi Dhagax, waxaase aad u niyad jaban kuwii shalay dhiibay muwaadinka” Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in mas’uuliyiintii shalay Qalbi Dhagax u gacan galiyay Ethiopia xitaa aysan ka qeybqaadan dadaalkii lagu sii daayay, waxa uuna tusaale arrintaa ku saabsan usoo qaatay Suldaan Fowzi oo kamid ah shaqsiyaadka iminka gacanta ku haya Qalbi-Dhagax kaa oo warbaahinta u sheegay in Dowlada Somalia aysan kaalin ka qaadan deysmada Qalbi dhagax. Sidoo kale, Xildhibaan Fiqi ayaa dowlada Somalia ugu baaqay inay qaado talaabo lagu raali galinaayo muwaadinka Qalbi-Dhagax iyo qoyskiisa oo la galiyay xaalad adag mudadii uu ku jiray gacanta Ethiopia. Dhinaca kale, Dowladda Soomaaliya ayaa la xusuustaa in bishii August ee sanadkii hore u gacan gelisay Ethiopia, waxaana tallaabadaas la xusuustaa in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inay ku weysay inta taageeradii shacabka Soomaaliyeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  9. Isbadallo xoogaan ayaa ka dhacay dalalka bariga iyo geeska Africa waxaa Heshiiyay Mucaaradka iyo madaxda dalalka Kenya, Itoobiya iyo Koofurta Suudaan iyo dalalkoo dhaca Africa oo u tanaasulay danaha qarankooda iyo dadkooda si looga fogaado dagaalo dhiig ku daato iyo in Qarankooda uu ragaadiyo horumar la’aan dhan walbo ah. Dagaalo Sokeeye ayaa ka qarxay Soomaaliya waxii kadambeeyay 1990-kii, xiligaas oo ay burburtay dowladii dhexe ee uu hogaaminayay Allaha U Naxariistee Jaale Maxamed Siyaad Barre. Waxaa Dagaalamay xiligaas kooxo siyaasad ahaan iska soo horjeeda iyo Qabaa’ilo Soomaaliyeed, tan iyo xiligaas wax talaab ah looma qaadin dib u heshiisin dhab ah oo dadka Soomaaliyeed dhexmarta oo la rabay Madaxda dalka iney hormuud ka noqdaan. Hadda Soomaalidu weey kala qeybsantahay iyadoo dalalka Africa iyo dalalka dunidu horumartay u midoobeen mustaqbalka umadooda iyo dalalkooda. In Soomaalidu heshiiso waxaa habeen iyo maalin hortaagan faragelin shihseeye oo ka imaaneysa dalalka deriska la ah Soomaaliya, Beesha Caalamka iyo kuwa carbeed kana soo horjeeda midnimada Soomaaliya iyagoo danahooda fiirsanaya kana shaqeeya sidii loo sii kala fogeyn lahaa Soomaalida oo hadda maamul maamul u qeybsan. Waxaa la ogyahay in Shacabka Soomaaliyeed meel walboo ay joogaan in ay israbaan waana heshiis wax walba wada qeybsada, kala ganacsada waxna isla barta, laakiin Madaxda hogaamisa ay isku khilaafsan-yihiin siyaasadda iyo fikirka taas oo ah halka ay sarta ka quransantayahay iyadoo ay xusid mudantahay in afaaro qabiilka uu sii dhamaanayo maadaama mirihii laga dhaxlay ay noqdeen kuwo qaraar, shanta Soomaaliya si ay u midowdo waa in madaxda dalka, Mucaarad iyo Muxaafadba ay eegaan wixii na soomaray iyo mustaqbalka jiilka dambe iyo dalka. W/Q: Abdiaziz Hassan Ibrahim (Loyal) Email: Abdiazizh99@gmail.com
  10. Poly-GCL Petroleum Investment Limited today officially kick start crude oil production test in Ogaden Region of Ethiopia. The test production came after the heads of the company have met with Prime Minister Dr Abiy Ahmed yesterday. The two have talked about the prospect of commercial quantities of crude oil in the region. Source: Hiiraan Online
  11. Magaalada Muqdisho oo kasoo kabanaysa sanado badan oo dagaalo sokeeye iyo bur ah ayaa waxaa ka soconaya dadaalo dib loogu dayactirayo qeybihii muhiimka ahaa ee magaalada, mana ahan mid shacab iyo dowladba ay u kala hareen. Dowladda Soomaaliya ayaa isku dayaysa in ay dib u dayactirto goobaha uu caanka ku yahay dalka, inkasta oo ay waqti dheer qaadan doonto in sidii ay horey u ahaayeen dib loogu soo celiyo. Dowladda oo kaliya ma ahan dadka kaliya ee ku hawlan dib usoo celinta bilicdii iyo astaamihii magaalada, waxaa jira urur dhalinyaro oo iskood isu xilqaamay , shaqooyinka ay qabtaan waxaa ka mid ah dhireynta magaalada iyo bilic soo celinteeda. Waddooyinka ugu waaweyn magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dareemi karaa isbedel muuqda waxaana xiliyada Maqribka ilaa Subixii socda Gaadiid noocyo kala duwan leh oo ay leeyihiin dad shacab ah, waxaana waddooyinka ku sugan ciidamo khaasa oo xiliyada habbeenkii suga amniga. Maqribka ilaa Subixii waxaa sidoo kale si caadi ah u furan goobaha qaar ee ganacsiga, iyadoo ay xusid mudan tahay in goobaha caafimaadk ay shaqeeyan 24 saac, halka xiligii hore albaabada loo xiri jiray maqribka ka hor. Sidoo kale, dadka shacabka iyo Hay’adaha amaanka ayaa sida uu nidaamku yahay gudanaaya shaqooyinkooda amni, waxaana ka dhexeeya wada shaqeyn joogta ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA LAGA QAADAY BILICDA MUQDISHO
  12. Between 2013 and 2016, Somalia experienced the hype and disappointment of “Vision 2016,” metaphor for “political reform” that prioritized three tasks: 1. the review and completion of the Provisional Constitution; 2. the establishment of Federal Member States (FMS) Source: Hiiraan Online
  13. HARGEISA– Health Ministry has apprised of private clinics in Somaliland to share patient health records and the people that they offer treatments. This was disclosed by the health minister, Dr. Hasan Ismail Yusuf who has reiterated the importance of sharing the health records treated in private clinics so that the ministry has to know which diseases are rampant in Somaliland. The minister has said that the mission behind this is to provide the right medications for tackling such diseases that are widespread in the country. Somaliland’s minister for health has made the above remarks during a speech that he has delivered at the official opening of a private clinic inaugurated in Hargeisa. The minister has informed all private clinics across the country to bring patient health records to ministries regional offices in the country. Somaliland which is internationally recognized does not provide its citizens to free healthcare although the country is run by a meager budget generated from taxes paid by its nationals.
  14. Dubai Port World (DP World) has won a 30 years concession with 10 years [automatic] extension to develop and manage the Berbera Port of the Republic of Somaliland. In September 2016, DP World entered the agreement with the government of Somaliland and at a stake of 65% for the $442 million US dollars they pledged to invest in the port. Initially, Somaliland was to retain 35% of the deal where DP World agreed to upgrade Berbera Port into an international standard. “The investment will include a first phase of a 400 metre quay and 250,000 square metre yard extension, and gantry cranes and reach stackers to handle containers and cargo.” Reported DP World via a press statement published online. Berbera Port is located at a very strategic location at the Swiss Canal. It is a class A port that has been in operation for centuries but was only utilized in the early 1970s. There were many interests from many international port developers who pursued concessional agreement similar to the one entered with DP World. The government of Somaliland picked DP World to partner with in developing and managing Berbera Port. DP World Group Chairman and CEO Sultan Ahmed Bin Suleiman said in a statement published on the company’s website, “Our vision for Berbera is to make it a regional maritime hub in the Horn of Africa and its development will encourage growth for the region’s economy. It’s also a boost for local prosperity – jobs for the people of Somaliland and future generations. We look forward to bringing our global experience here and to help develop the Berbera Corridor, which is key to encouraging regional economic activity.” Berbera Port is a gateway to the millions of other East Africans who inhabit in landlocked Ethiopia, South Sudan and even further beyond. DP World, being an international ports pioneering company, foreseen the opportunity to invest in Berbera Port to reach millions of clienteles far beyond. It is this opportunity that they pursued a partnership with Ethiopia to close in a successful deal. On March 1st this year, Ethiopia attained 19% of the 30 years concession of Berbera Port and agreed to develop the Berbera Corridor; a motorway connecting Berbera to Ethiopia. Bin Suleiman, indorsing Ethiopia’s partnership in this deal, said, “I am so excited about the prospects of working with Ethiopia government; having the government of Ethiopia as a partner will enable DP World to support the government [Somaliland] in achieving its impressive development plans”. The Foreign Minister of the Republic of Somaliland, Dr. Saad Ali Shire, echoed Bin Suleiman’s statement and confirmed that this deal “will address some of the problems facing Somaliland concerning the employment and investment”. The Republic of Somaliland was an independent state for 28 years now. Although it hasn’t gained an international recognition, it nevertheless functions as a de facto state complete with its passport, currency, armies, and democratically elected president within international borders drawn prior to the decolonization era. The news of Ethiopia as a major shareholder in Berbera Port for the 30 years concession angered Federal Government of Somalia (FGS) headed by Mohamed Farmajo, who came to power in 2016. The FGS, who controls very few parts of Somalia due to the country’s mired security issue where different groups such as the notorious Al Shabab and the AU forces supporting the FGS army combat for control, has recently released a press statement read out by its Prime Minister, Mr. Khayre. Mr. Khayre stated that his government opposes the tripartite agreement between Somaliland, DP World and Ethiopia claiming the territory is within the FGS’s jurisdiction and therefore the deal is illegal since DP World deals wasn’t endorsed by the FGS. Later, Somalia’s parliament issued a decree banning DB World from operating in what they claim “only the Federal Government of Somalia can engage in international deals.” And that the Somalia parliament “banned this company [DP World] from operating in Somalia” as they accuse of it “internationally violated the sovereignty of Somalia.” Both Somaliland and the DP World were quick to respond to such hasty statement by the FGS and its parliament, which ironically has no legitimacy or influence over the Republic of Somaliland or anywhere other than parts of Mogadishu. Somaliland’s Foreign Affairs and International Cooperation’s Minister, Dr. Saad Ali Shire, reaffirmed that “the deal was bilateral one and initially between DP world and Somaliland. Both have the right to sell their shares if the other side agrees and Ethiopia was allowed to join under that those basis.” On 8th March, the President of the Republic of Somaliland, Mr. Muse Behi Abdi, while talking at an event celebrating the International Women’s Day, strongly condemned Somalia’s FGS’s invasion to Somaliland’s independence, where he stated that Somalia “declared war and we acknowledged it.” On the other hand, DP World also countered Somalia’s claims and empty threats; Bin Suleiman, while talking to UAE’s Dubai’s TV channel, said “we are not concerned with what the FGS is saying. Somaliland is a government that has been independent for 28 years now. It is a peaceful country that is democratic. Our project has been approved by Somaliland’s parliament. And the FGS cannot change anything about this.” Such strong exchanges over the Berbera Port deal led to create much more animosity between Somalia and Somaliland, where relations were sour before. Somaliland confirmed to have postponed the scheduled ‘Talks’ between Somaliland and Somalia that were meant to take place in Djibouti next month. Tensions rose even higher after Doha, who has shown signs of dissension over the tripartite agreement of DP World, Somaliland and Ethiopia, is claimed to have summoned the FGS President, Mr. Mohamed Farmajo, for an inadvertent meeting in Doha. Details of the meeting its agenda is yet to be disclosed by either partie. President Muse Behi Abdi concluded few weeks long heated exchanges between Somaliland and Somalia regarding the tripartite agreement between Somaliland, DP World and Ethiopia by telling the media in a press release this week in Dubai that Somalia’s decree to ‘ban DP World’ from operating in both Somalia and Somaliland a ‘joke’. President Behi expressed his delight in partnering with DP World and the United Arab Emirates for many areas including ‘security, trade, and cultural’. Emphasizing the two countries’; Somaliland and Emirates ‘long and historical relations’, President Behi confirmed ‘both our countries [Somaliland and Emirates] are ready’ for further collaborations.
  15. The Somaliland government needs to encourage private banks, insurance companies and others to lend money to grow the economy, which is over-dependent on taxation. At present the Central Bank collects taxes from Berbera, ports and airports, fines from law infringements, driving licences, passports and the like. Some of that money “leaks” but this gap could be plugged if the government invested in sound financial infrastructure and developed a cadre of people to run it. We need to follow other countries and give individuals a tax number, which would at the same time encourage people to register and have an identity card. At present our taxation system is embryonic and our systems of recording data are weak. Upgrading this infrastructure should be a priority of the Minister of Finance to streamline tax revenue for the many projects the government intends to carry out. It would also strengthen the hand of the Central Bank, which would know in advance from the tax number system how much it will collect. But a singular weakness of our economy, as opposed to others that we would like to compete with, is the shortage of private capital in our financial systems. There are limited loans and savings facilities in the market and there is a shortage of the main instruments of the Islamic banking system, Murabaha and Mudaraba. Dahabshiil is the main supplier of formal financial services, offering remittances, checking and savings, debit cards and overdraft services and Islamic banking principles. But for our economy to prosper, we need more individuals to deposit funds and save so that these funds can be lent to the private sector, state sector and individuals who want to borrow money to start or maintain or expand an enterprise. All of these would underpin economic growth. But to even think about that we need to address the communications gap between the public and the financial sector. Banks need to communicate what they can offer and people need to understand how banking works and what their commitments are. This would create a competitive financial marketplace, something that we do not have at present. This means investing in the training of staff and customer relations employees and our Central Bank needs to be involved because this is a long-term project and the communications gap needs bridging for it to succeed. The public needs educating too on Understanding its own financial status, cash flow, savings and likely expenditure Buying insurance to protect against risk – such as drought Calculating and filing tax returns so that both the individual and the state can plan Savings and investments – making money grow for the individual and others Retirement planning – reaching a golden age with golden possibilities through savings This would mark a major shift in the way the country functions economically, but it is the way of the future and Somaliland lags far behind most of its neighbours. Somaliland Bankers Association
  16. Muqdisho (Caasimada Online)-Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in weerar ka dhacay nawaaxiga magaalada Jilib lagu bartilmaameedsaday Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al Shabab. Bartilmaamedkan oo ka duwanaa kuwii hore ayaa waxaa si wada jira u fuliyay ciidamada dowlada iyo kuwa Mareykanka. Sida laga soo xigtay Ilo wareedyo dhinaca amaanka ah sarkaalka la bartilmaameedsaday ayaa lagu magacaabaa Bashiir Maxamed Qoorgaba oo Al-Shabaab u qaabilsanaa ‘’Madaxa Kooxda Madaafiicda’’ kana mid ah Saraakiisha ugu miisaanka culus Xagjiriinta Somalia. Warar kani ka duwan ayaa sheegaya in Bashiir Maxamed Qoorgaba uu ka badbaaday weerarka balse uu soo gaaray keliya dhaawac aan sidaa usii buurneen, halka qaarna ay tibaaxayaan in la qaarijiyay. Hay’adaha amaanka dowlada Federaalka oo u waramay VOA ayaa rumeysan in Bashiir Maxamed Qoorgaba uu ku dhintay weerarka, wallow saraakiil ku sugan nawaaxiga magaalada Jilib la faray inay turxan bixiyaan xaqiiqda khasaaraha weerarka. Sidoo kale, Ciidamadan ayaa la aaminsan yahay inay howlgalka ka qaadeen Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah Maamulka Jubbaland, halkaasi oo Saldhig ay ku leeyihiin ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soomaalida ah ee sida gaarka ah u tababaran. Docda kale, Hawlgalkan qorsheysan ee Talaadadii ciidamada ay ku qaadeen nawaaxiga magaalada Jillib ayaa qayb ka ah hawlgalo sida la sheegay dhawaan gobolka ka bilaaban doona. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  17. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa gelinkii dambe ee maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo dagay diyaarad siday dhalinyaro farabadan oo dib looga soo celshay dalka Mareykanka. Mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in dad ka badan 83 qof oo laga soo masaafuriyey dalka Maraykanka ay kusoo dhaweeyen garoonka diyaaradaha eee Aadan Cadde. Waxa ay mas’uuliyiintani sheegen in dowlada Somalia ay si rasmi ah ula wareegtay xaalada dhalinyarada laga soo musaafuriyay Mareykanka maadaama qaarkood aysan deegaan ku aheyn magaalada Muqdisho inta ay dib ula midoobayan reerkooda. Dhalinyaradan laga soo celiyay dalka Mareykanka oo garoonka ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ayaa waxaa Dumar ka ahaa 4, halka 79-ka kalena ay yihiin Rag. Soo tarxiilida dhalinyaradan ayaa waxa ay qeyb ka aheyd heshiis ay horay u gashay Safaaradda Soomaaliya ee Washington markii uu safiirka ahaa Danjire Axmed Ciise Cawad oo hada ah Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya. Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Mareykanka ayaa Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ku eedeeyay in ay iska indha tirayaan in dalka dib loogu soo celiyo Dhalinyaro xaalad amni daro darteed u baqaya. Waa markii afraad ee tan iyo intii uu xilka qabtay madaxweynaha Maraykanka dad loo tarxiilo Soomaaliya. Bishii December ee aynu soo dhaafnay ayey ahayd markii dawladda Maraykanku ay ku guuldarraysatay inay Somalia ay ku celiso in ka badan 90 qof oo Soomaali ahaa kuwaasi oo laga soo celiyey dalka Senegal. Dadka saarnaa diyaaradaasi ayaa ku dacwooday in la xirxiray oo si xun loola dhaqmay.
  18. Muqdisho (PP) ─ Jabhadda ka dagaalanta dalka Itoobiya ee ONLF, ayaa dhaliishay go’aanka ay Dowladda Itoobiya shidaalka uga soo saartay Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Afhayeenka ONLF, Caddaani Hir-mooge oo la hadlayay BBC-da ayaa wuxuu yiri. “Iyadoo aan la xallinin is af-garan-waaga muddada dheer soo taagnaa iyo arrinta siyaasiga ee dhextaalla Soomaalida Ogaadeeniya ku dhaqan iyo Itoobiya in hantidoodii loo gacan dhaafo oo lagu quudiyo dad kale oo Itoobiyaan ah waa gacan dhaaf waana diidannahay.” Xukuumadda Itoobiya ayaa markii ugu horraysay shidaal tijaabo ah kasoo saartay deegaanka Soomaalida Itoobiya, kaasoo intiisa badan loo isticaamli doono gudaha Itoobiya. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed oo Arrintaas ka hadlayana ayaa ka qaaday daboolka in maalin kasta lasoo saari doono 450 foosto oo shidaal cayriin ah, sannadka u horreeyana la filayo in ay ka faa’iidaan hal bilyan oo doollar. “Marka ay shaqadu dhamaato ee aan ka dhoofino Dekeddda Jabuuti Waxaan qiyaasaynaa inaan sannadkii ka heli doono siddeed bilyan oo Doollar,” ayuu yiri Abiy Ahmed. Sidoo kale, Hir-mooge ayaa la waydiiyay su’aal ahad; haddii Gobolku uu ka mid yahay Itoobiya qarashka lagu soo saarayna ay bixisay oo shirkad Qandaraas ku siisay hantida Itoobiya oo dhan baa leh, marka soo kama haboona in aad dadka u ogolaataan nolol iyo hormarkooda? Ayaa wuxuu kaga jawaabay. “Annagu Itoobi kama mid nihin, dhaqaalaheeda lama lihin, waxbana kuma lihin siyaasadda Itoobiya, dad la haysto ayaan nahay, dhulkeennana qori baa lagu qabsaday, walina waan diidanayn oo iska caabin baan wadnay waana sii wadi doonnaa, hantida shacbi Soomaaliyeed baa iska leh Itoobiyana ma laha,” ayuu yiri caddaani. Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa labadii bilood ee uu xilka hayay sameeyay is-bedello waa-wayn isagoo cafiyay maxaabiistii siyaasadda, jacayl iyo wada jirna ugu baaqay dadka Itoobiya. Wadamada dariska ah ayuu durba u safray oo heshiisyo la galay, wuxuuna si aan la filaynin gogol nabadeed ugu fidiyay Eritrea isaga oo ballanqaaday in uu ku wareejin doono dhulka ay ku muransan yihiin. Afhayeenka ONLF ayaa sidoo kale la weydiiyay sida diidmada jabhadda iyo Isbadalladaas Itoobiya ay isu waafajin karaan. Wuxuuna uga jawaabay; “Dadaal nabadeed mab’da ayuu naga yahay waana soo dhawaynaynaa, arrinta Ogaadeenyana in si nabad ah lagu xalliyo barnaamij siyaasi ah bay naga tahay.” Hoos ka dhageyso wareysiga BBC-da PUNTLAND POST The post ONLF oo dhaliishay qorshaha Itoobiya ay shidaalka uga soo saarayso deegaanka Soomaalida appeared first on Puntland Post.
  19. Muqdisho (PP) ─ Wafdi ka socday Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abuu-Mansuur] oo ka mid ahaa asaasayaashii Al-shabaab, balse dhawaan kasoo goostay oo ku sugnaa maalmihii lasoo dhaafay dalka Jabuuti ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho. Warar hoose oo la hadlayo ayaa sheegaya in wafdigan oo ka koobnaa Afar xubnood ay la kulmeen saraakiil Mareykan ah oo ka tirsan taliska Africom ee Mareykanka oo fadhigooda ahaa Jabuuti. Sidoo kale, Wararka ayaa sheegaya in wafdigaan oo Wakiil ka ahaa Sheekh Mukhtaar Roobow ay kala hadleen saraakiisha Mareykanka sidii ay isaga kaashan lahaayeen hawl-gallada ka dhanka ah Kooxda Al-Shabaab iyo sidii loo taageeri lahaa abaabulka dagaal uu wado Abu-Mansuur. Hoggaamiyahan kasoo goostay Al-shabaab ayaa wada abaabul dagaal iyo mid ciidan oo ka dhan ah ururka Al-Shabaab, waxaana muddooyinkii dambe uu safarro ku marayay magaalooyinka dalka si uu taageero dagaal ugu helo maamul-goboleedyada. Dhanka kale, wararka ayaa intaas ku daraya in dowladda Somalia ay waddo qorshe ay Abu-Mansuur ugu diyaarinayso inuu madaxeyne ka noqdo maamul-gobleedka Koofur-galbeed oo doorashadiisa ay dhici doonto bisha November ee sannadkan, waxaana jiray tallooyin loogu jeediyay inuu isi soo sharraxo. Sheekh Abuu-Mansuur ayaa sannadkii hore sheegay inuu isaga baxay ururka Al-shabaab, iyadoo malleeshiyo taageersan oo ku sugan Gobolka Bakool ay dhawr jeer dagaallo la galeen xooggag taabacsan Al-shabaab. Ugu dambeyn, Bishii lasoo dhaafay ayuu wadaadkan u aaday wadanka Saudi Arabia inuu soo cimraysto, safarkaasoo ahaa kii ugu horreeyay oo dalka uga baxo tan iyo markii laga saaray liiska argagixisada oo lagu daray markii uu ka mid ahaa hoggaanka sare ee Al-shabaab. PUNTLAND POST The post Sheekh Abu-Mansur iyo Mareykanka oo isla gartay sidii ay isaga kaashan lahaayeen… appeared first on Puntland Post.
  20. Muqdisho (PP) ─ Shirka Madasha shanaad ee ay ku mideysan yihiin Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo looga doodi doono qodobo badan ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka oo socon doona muddo labo maalin ah ayaa Wasaaradaha iyo Gobolka Banaadir ku soo bandhigi doonaan horumarka seddexdii bilood ee la soo dhaafay laga sameeyay arrimaha dib-u-eegista Dastuurka iyo howlaha hortabinta leh bilooyinka soo socoda ee la qaban doono. Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee DFS Mudane Dr Xuseen Cabdi Cilmi oo furay shirka ayaa ka hadlay ujeeddada shirka. “Waxaan marka hore Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir uga mahadcelinayaa sida wanaagsan ee ay Shirka Madasha uga soo qaybgaleen, shirkan shanaad ee madashan aan ku mideysannahay waxuu inoo leeyahay muhiimad gaar ah maadaama aan xog ku kala qaadaneyno si wadajir ahna aan uga heshiineyno waxa aan qaban doonno inaga oo si mideysan ugu soo guuleysanay qabashada Shir-weynihii Qaran ee Dastuurka” ayuu yiri Wasiir Ku-Xigeenka. Ugu dambayn, shirkan ayaa la soo xiri doonaa beri waxaana Madasha ka soo bixi doona war-murtiyeed ay isku raacsan yihiin dhinacyada ka qayb-galaya ee ka socda dowladda dhexe iyo maamul-goboleedyada. PUNTLAND POST The post Shirka Madasha Wasaaradaha Dastuurka DFS, D/Goboleedyada iyo G. Banaadir oo furmay appeared first on Puntland Post.
  21. Kismayo (Caasimada Online)- Maamul goboleedka Jubbaland ayaa joojiyay qorshe tuulooyin loogu badali lahaa degmooyin iyo degmooyin lagu soo daro maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa Warbaahinta u sheegtay in la joojiyay hirgelinta tuulooyin, degmooyin iyo magaalooyin lagu soo daro Jubbaland xiligaan. Maxamuud Sayid Aadan ayaa tilmaamay in Jubbaland ay sharci ka soo saareen arrintan loona baahan yahay in shacabka iyo madaxda kale ay u hogaansamaan. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in wasaarada arrimaha gudaha looga baahan yahay in sharciyada ay hirgeliso kana hortagto cid walbo oo dooneyso iney sharciga ka talaabsato. Odayaal, waxgarad iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Jubbaland ayaa mudooyinkii dambe waday olole magaalooyin iyo degmooyin cusub loogu soo darayo Jubbaland balse waxaa arrintaas ka soo horjeestay madaxda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Caasimada Online Xafiiska Kismaayo Caasimada@live.com
  22. Muqdisho (Caasimada Online)- Dabley ku hubeysneyd bastoolado ayaa barqadii maanta isgoyska afarta jardiino ku dilay labo askari oo ka tirsanaa dowladda hoose ee Muqdisho. Askartaan la dilay oo ku howlanaa qaadista canshuurta dowladda hoose ee shacabka laga qaado, waxaana la sheegay in dableyda geysatay dilka ay marka koowaad rasaas la dhaceen askari koowaad, midka kale ee la socdayna uu goobta ka cararay, waxaana isna rasaasta la dhacay kuwo kale oo ka daba cararay. Dableyda dilka geysatay ayaa goobta ka cararay, waxaana halkaasi gaaray ciidamada amaanka oo meydkii askarta goobta ka qaaday. Askarta la dilay ayaa la sheegay inay ku hubeysnaayeen bastoolado, hase ahaatee aysan aheyn kuwo digtoona. Weeraradaan ayaa waxayna ka mid yihiiin kuwo joogto ka noqday caasimada Muqdisho, intooda badana sheegta kooxda argagixisada Al-Shabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  23. Somali national accused of beating up a Wajir politician outside a Mosque in Eastleigh will go on trial before travelling out of the country. Jamal Mohammed had asked senior resident magistrate Eunice Kimaiyo to release his passport to enable him to travel to the UK to have a kid with his wife through surrogate. During the hearing on Friday, prosecution counsel Daniel King’ori opposed his application stating that he did not prove that he was a businessman and a frequent visitor to the country. “Your honour if the accused person is allowed to travel, he might not return as he faces a serious offence that if found guilty, he risks a life sentence jail term maximum”, King’ori told the court. The prosecution expressed that Jamal’s application was a delay tactic of the hearing that was so close to being heard. Jamal claims that he wants to have a kid with his wife through a surrogate in the UK. The prosecution added that the suspect is in no way involved in the said procedure as he has not shown any documents to prove in court. Jamal, however, said he was not a flight risk as he had another wife in the country. In his application, he had pleaded with the court to release his passport saying that his wife was in the UK and they have been trying to conceive a baby through natural means for years but in vain. He claimed they had scheduled a procedure medically to be done in the UK and were to meet the surrogate mother on June 21. Jamal who is also an American citizen is charged with assaulting and causing grievous harm to a former Wajir south aspirant Hussein Muhamed. He allegedly committed the offence on September 17 at Eastleigh 7th street in Kamukunji. He was also charged with being in Kenya illegally. Jamal denied all the charges and is out on a Kenyan surety bond of Sh300, 000. Police said the accused after committing the offence disappeared from his hotel room and only surrendered before police after he knew he was wanted and could not travel out of the country. The case will be heard on July 2. Source: Hiiraan Online
  24. When the Supreme Court decided to uphold President Trump’s travel ban on travelers from five Muslim-majority countries, Trump called the ruling, “a tremendous victory for the American people and our Constitution.” Source: Hiiraan Online
  25. When the Supreme Court decided to uphold President Trump’s travel ban on travelers from five Muslim-majority countries, Trump called the ruling, “a tremendous victory for the American people and our Constitution.” Source: Hiiraan Online