Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,374
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. TORONTO (HOL) - HILAAC FC of Toronto were winners of the 2018 Annual SomaliWeek Soccer Tournament held at Centennial Park Stadium in Toronto after beating BANAADIR FC of Toronto to 4-0 Source: Hiiraan Online
  2. Kismaayo (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar isugu jira Qaraxyo iyo mid toosa ku qaaday Saldhiga ay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ku leeyihiin deegaanka deegaanka Baar Sanguuni. Weerarka ayaa la sheegay inuu ku bilowday gaadiid laga soo buuxiyay walxaha Qarxa waxaana xigay dagaal toosa oo maleeshiyada Shabaab ay la galeen ciidamada. Maleeshiyada Shabaab waxa ay sheegtay in dagaalka kadib ay la wareegeen gacan ku heynta degaanka Baar-sanguuni, kadib markii ay tilmaameen ciidankii halkaasi joogay qaarkood inay dileen halka qaar kalena ay u baxsadeen dhanka degaanka Buulo-guduud. Maleeshiyada waxa ay sheegtay in dhowr gaari ay ku gubeen weerarka oo socday saacado, waxa ayna ku goodiyeen inay soo bandhigayaan sawirada. Saraakiisha maamulka ayaa beeniyay warka Shabaab ee ah inay la wareegeen degaanka, waxa ayna tilmaamen inay ku guul dareysteen dagaalka, oo ay dib u laabteen. Sidoo kale, wuxuu sheegay inuu jiro khasaare labada dhinac ah balse hada aanan la xaqiijin karin khasaaraha dhabta ah, wuxuuna intaas raaciyay inay gacanta ku hayaan fariisiinka uu dagaalka ka dhacay. Dhinaca kale, labada dhinac ayaa kala sheeganaaya khasaaro kala duwan waxaana lasoo sheegayaa in maleeshiyaadka al-Shabaab ay gubeen Gaadiid raaxo iyo kuwo dagaal. Caasimada Online Xafiiska Kismaayo Caasimada@live.com
  3. Somalia’s al Shabaab group said on Monday its fighters had attacked a military base in the south of the country, killing 27 soldiers. Source: Hiiraan Online
  4. Heavily armed Al-Shabaab militants have attacked Somali military base in Southern Somalia. Source: Hiiraan Online
  5. Heavily armed Al-Shabaab militants have attacked Somali military base in Southern Somalia. Source: Hiiraan Online
  6. Nigeria’s U-15 team, Future Eagles Djibouti 5-0 in their second group game of the 2018 African Youth Games (AYG) played on Saturday, July 21. Source: Hiiraan Online
  7. Gunmen in South Africa have killed 11 taxi drivers in an ambush, police say. Source: Hiiraan Online
  8. Bosaso[Puntland Post]-Ilaa Lix qof ayaa shalay ku qariqmay xeebaha Badda Puntland, kuwaasi oo Hal Doon wada saarnaa, sida uu Puntland Post u sheegaya Gudoomiyaha degmada Gunbax oo ka tirsan gobalka Gardafuu ee Puntland Guure Cali Cumar. Dadaalo badan oo la sameeyay kadib waxaa lagu guuleystay in la soo helo meydka Hal ruux oo Badda ay soo caariday, waxaana lagu ogaaday raggan inay Badda qaaday, kadib markii la waayay xilligii ay shaqada ka soo bixi jireen. Weli waxaa la la’yahay Shantii qof iyo Doonidii ay wateen, waxaana socda dadaalo badan oo dadkaasi lagu raadinayo, xilliyadan oo kale waxaa jira Dabeylo aad u xoogan oo dhanka Badda ah, taasi ayaana sababtay in dadkan la wayo. http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/07/degmada-gunbax-.mp3 Cabdiqani Boos Puntland Post The post Ilaa shan Qof oo kaluumaysato ah oo lagu laa yahay Xeebaha Puntland appeared first on Puntland Post.
  9. Two Cuban doctors posted in Mandera County, an area branded Kenya's hotbed of insecurity, have opened up about their two-week stay. Source: Hiiraan Online
  10. A campaign against female genital mutilation (FGM) in Somalia involving Irish people is hopeful of winning a strong endorsement this weekend from religious leaders in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  11. The Somali National Army (SNA) destroyed al-Shabab militants' networks on Saturday in locations near Qoryoley town in lower Shabelle town in southern Somalia, officials said Sunday. Source: Hiiraan Online
  12. Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay fal aad looga naxay. Dhacdadaan ayaa aheyd kadib markii Macalin Dugsi qur’aan uu dilay Gabar yar uu macalin u ahaa. Falkaasi ayaa ka dhacay Xaafada Xamar Jadiid Degmada Warta Nabada ee Magaaladatan Muqdisho. Macalinka ayaa Gabadha dhimatay la sheegay in dilkeeda uu yimid kadib markii macalinku uu ul madaxa kaga dhufatay sidaasina ay u geeriyootay. Dhacdadaasi murugada badan ayaa si aad ah looga hadal hayaa gudaha Xaafada Xamar Jadiid Degmada Warta Nabada Ex Wardhiigleey Muqdisho. Macalimiinta dugis qur’aanada qaarkood ayaa falal garaacis xad dhaaf ah mararka qaar u geeystay ardayda iyada mararka qaarna ay garaacistaada ay sababto dhibaato soo gaarta ardayda. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Macalin Dugsi Qur’aan oo Gabar yar Ardaydiisa kamid aheyd ku Dilay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  13. Londan (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Odayaal Dhaqameed u dhashay Beesha waceeysle ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada London Ee Dalka Ingariiska waxaa uu kusoo dhamaaday Natiijo La’aan waxaana ay ku kala Tageen Caay iyo Aflagaado. Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa u sheegay Jaaliyadda Waceeysle ee London Ku sugan in ay Yihiin Dad dhimtay islamarkaana ayna Xitaa u qalmin kasii mid ahaanshiyaha Maamulka Galmdug Maadaama aysan laheeyn Dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo muuqda islamarkaana Xildhibaanadoodu ay u Hiiliyeen Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaasi Maxamed Xaashi Carabeey Iyo Gudoomiye Cali gacal casir. Waxgaradkii ka qeeyb-gaalayay Kullan ayaa iska istaagay iyagoo u sheegay Xaaf in aysan dhanka Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaasi Maxamed Xaashi Carabeey Iyo Gudoomiye Cali gacal casir Taageerayaan islamarkaana aysan Aqbali doonin kulan kale oo ay yeeshaan Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Beesha Waceeysle ayaa Kol Hore Ku dhawaaqday in ay ka Baxday Maamulka Galmudug Ka dib Kullan dhowr bil ka hor ka dhacay Cadaado. Madaxweyne Xaaf ayaa khilaaf muddo soo jiray uu kala dhaxeeyaa madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka inkastoo dhawaan la shaaciyey in heshiis laga gaaray arrintaas iyadoo aan la caddeyn waxa lagu heshiiyey. Maamulka Galmudug ayaa noqday mid fadhiisad ah mana uusan qaban wax shaqo ah tan iyo markii la abuuray. Maamulka Galmudug ayaa tan iyo markii la dhisay ku jiray Khilaaf iyo loolan u dhaxeeyo madaxda ugu sareyso. Galmudug ayaa hadda Caasimad looga dhigay Dhuusa Mareeb sida uu qabo Dastuurka Maamulkaas kadib muddo Cadaado loogu shaqeeyey si kumeel gaar ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimda@live.com
  14. Hargeysa (Caasimada Online) – Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Dr Sacad Cali Shire,waxayna si adag uga jawaabeen eedo uu Golayaasha Sharci dejinta uu u soo jeediyey, iyagoo xusay in Siyaasadii Arrimaha Dibaddu uu dib u dhac balaadhani ku yimid. Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiiladu ayaa ugu horeyn, wuxuu tilmaamay in Siyaasadii Arrimaha Dibaddu ay noqotay fadhiid, isla markaana laga leexday dariiqii saxda ahaa, waxaanu tilmamaay inay Golaha uga yeedhi doonaan Wasiir Sacad. Waxa uu yidhi “Anigu Guddoomiyihii Guddida Arrimaha Dibadda, ayaan ahay, Guddida Arrimaha Dibadda ee Wakiilada iyo Wasaaradda Arrimaha Dibaddu wey wada shaqeeyaan, mar haddii aanu nahay Guddidana dad badan baa na weydiiya oo nagu yidhaahda isma soo tarayaan Arrimihii Dibadda ee maxa dhacay, arintaasina wey jirtaa oo ma dafirayo, ee waa wax isa soo tarayey, laakiin maxa sababay ayaa muhiim ah, waa wax isa soo taraayey oo soo socday, waxaana sabab u ah Siyaasadeenii hore ee soo jirtay, ee Arrimaha Dibadda, oo khaldanayd, dariiq khaldan bay haysay, intii hore Dawladda Somaliya awood daradeeda ayeynu ka faa’iidaysanay, oo aynu meelahaas carcaranaynay, laakiin imika Somaliya Dawladnimadeedii wey soo koraysaa, wax badan bay gacanta ku qabanaysaa, dabadeedna albaabo badan iyo meel badan bay doonaysaa inay inaga xidho, qoladii hore ee joogtay iyo qoladana waa sii kala jaad, oo kuwii hore waxay ahaayeen niman doonaya inaynu heshiino, ama wax wada yeelano, ama si wanaagsan u kala tagno, qoladana waa reer xamar yar yar oo dunidu siday tahay waxba ka garanaynin, waxayna ka helayaan anigaa Madaxweyne ah anigaa Madaxweyne ku xigeen ah”. Xildhibaan Kijaandhe mar uu ka hadlaayey Shirarka loo qabto Somaliya ee Somaliland qaadacdo, ayaa yidhi “Waxaan leeyahay Sacad yaanu waxba yaabin,Siyaasadeenii Arrimaha Dibadda ee aqoon raadsigu waa qardo jeex, Somaliya in shirarka looga yaaco may ahayn, ee waxay ahayd in lala fadhisto, oo dhinaca la qabsado, oo la yidhaahdo anaga oo aad na kala saartaan mooyaane waxba ma sameeysmayaan, Shirkii Carta waa la inooga yeedhay, Shirar kale waa la inooga yeedhay, maalintii aanay awooda lahayn haddii aynu qabsan lahayn, maanta arinkeenu halkaas muu soo gaadheen, dadkii yidhi Somaliya cidna kala hadli mayno waa muqadas, waa siyaasad khaldan, waa inaynu cid walba kala hadalnaa qadiyadeena, waa in Shirarka muhiimka ah aynu tagnaa, ee Somaliya arimaheeda lagaga hadlayo, waxba yaanu Sacad Barlamaankiisa ku soo noqonin, ee isaga laftiisu waa anbad, bari hore ayaanu ku nidhi sidan waxba ku iman mayaan ee wax ka bedel, oo dib aynu ugu noqono Siyaasadeena arrimaha dibadda”. Mar uu ka hadlaayey Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa yidhi “Xukuumadda waxaan leeyahay, Muuse waxaan leeyahay Sacad waxaan leeyahay aynu isku nimaadno, oo aynu dib u eegno Siyaasadeena Arrimaha Dibadda, oo shaqeyn mayso oo waa madhalays, ee waxba yaanu Sacad Barlamaanka ku soo meeraysanin, kuna gafin, isaga ayaa lacagtii haya, anagu lacag ma hayno, Baarlamaanku lacag ma hayo, Sacad laba milyan baa loo dhiiba, oo lacag ka badan baa Ictiraafka loogu dhiibaa, jeebka dambe ayuu ku haystaa, qaar uu adeer u yahay iyo macalimiin bari hore wax u dhigi jiray ayuu yidhaahda wax qor qora, cidna waxba kama siiyo, Siyaasada Arrimaha Dibaddu wey khaldan tahay, dariiq khaldan bay haysaa, waa in inaga Shirarka la inooga yaaca, waa in la yidhaahda maxay Somaliland u imanaysaa, laakiin inagii baa fursad siinaynaa, Sacad Cali Shirena, Golaha ayaanu uga yeedhi doonaa”. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog, ayaa isna dhankiisa dhaliilo u soo jeediyey Wasiir Sacad, waxaanu xusay in Wasiir Sacad loo dhiibin Wasaaraddii ku haboonayd, waxaanu yidhi “Marka hore Ixtiraam badan baan u hayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire, laakiin Wasaaradda Arrimaha Dibaddu maaha Wasaaraddii ku haboonayd, ee Sacad Cali Sihre waxaa ku haboonayd in loo dhiibo Wasaaradda Qorsheynta ama Wasaaradda Ganacsiga,maxa yeelay 2010, markii Dawaladdii Kulmiye, ay qabsatay dalka, Wasiirkii ugu horeeyey ee Arrimaha Dibadda ee Maxamed Cabdilaahi Cumar, ee aanu dhaliili jirnay, ayaaba dhaamay oo odhan jiray meeqaam sare ayaa lanagu qaabilay, dhaq-dhaqaaq buu sameeyey, fashilaada iyo dib u dhaca ku timid Wasaaraddiisa yaanu waxba Sacad kula soo galgalan Barlamaanka, anagu xaq baanu u leenahay, in aanu dhaliilno, in aanu toosino, in aanu wax u sheegno, Dawladii UDUB, ee Dawladii Kulmiye xilka kala wareegtay, markii ay joogtay wuu soo uraayeyy Aqoonsigu, wuu soo ifaayey, waanu soo bidhaamayey, Dawladdaas UDUB, ee ay iskaga dambeeyeen ALLE ha u naxariiste Maxamed Xaaji Ibraahim CIgaal iyo Daahir Rayaale Kaahin, waxa go’aan lagu gaadhay in aan la hor fadhiisan Somaliya, oo haba yaraate aan waxba lala wadaagin, Wadankuna uu qabooba, oo waxba la inama siin jirin, Deeqna Caalamku inamuu siin jirin, haddana dadku wey noolaayeen, oo dabkay shidanayeen, ilaa markii dambe la gaadhay Daahir dabadii daba lama shidan, oo qaybo ka mid ah dalkii waxa loo xidhay Ajaanib, ama Dekad ha la siiyo ama Saldhig ha la siiyo, wax alaale waxaynu weydaarsanayna ma jiraan, Sacad Cali Shire ama ha ka galgasho ama yaanu ka galgalinine, wuxuu ku suntan yahay ninkii dhaxal wareejiyey Berbera, inuu dilaalay Dekadii Berbera DP World, reer Berberi ilaabi mayaan, barigii aanu ku jirnay dooda Dekadda, waxaanu ku cel-celin jirnay DP World waxba inoo qaban mayse, sidii ay u soo xidhay Dekadaha la tartamaya ee mandaqada, ayuun bay tana u xidhaysaa, saddex sanno ayey ku dhaw dahay markii ay Dekadda la wareegtay, waxay tidhi wax baan balaadhinayaa, may balaadhin, Berbera Corridoor, waxaa lagu soo daray dhammaan mashaariicihii iyo heshiisyadii kala duwanaa, ee ay ku qaateen xaqul qalinka, ee uu afkiisa ka qirtay Sacad Cali Shire, ee uu yidhi xaqul qalin ayaanu qaadanay, anaguna barigii Barlamaanka ee dooda lagu jiray waxaan idhi Xaqul qalinka macnihiisu waa laalush, 15 milyan ayey wadankii dhammaa siisteen, waxaana leeyahay Sacadaw falaadhi gilgilasho kagama go’do, waxaanad ku sun tahay ninka albaabada u soo xidhay Siyaasadii Arrimaha Dibadda Somaliland, ee ceebtaada waxba ha kula soo galgalan Golayaasha Sharci-dejinta, anagu xeerar baanu dajina, adigana waanu kugu ilaalinaa, wakhtigii UDUB, Basaboorka Somaliland waxaanu ku tagnay dalal badan sida Ghana, Tansaaniya, Ruwaanda,Kenya, Uganda iyo wadamo badan oo kale, wufuuda Xildhibaadu wey is weydaarsan jireen, Jendayi Frazer (Sarakaaladii Maraykanka u qaabilsanayd Afrika) ayaa dalka timid, oo taariikh ahayd, Midawga Afrika ayaa qoray warbixin ah inay Somaliland istaahisho in la aqoonsado, laakiin maanta waxaanu maraynaa meel aad u liidata”. Dhinaca kale Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog, ayaa wax aad loola yaabo ku tilmaamay in Barlaaman, aan ahayn Barlamaanka Somaliland, ay ku shiraan dalka gudihiisa, gaar ahaan Magaalada Laascanood, waxa kale kale oo uu Madaxweynaha ugu baaqay inuu saami qaybsiga uu ka badheedho, isla markaana wax haboon aanay ahayn in Madaxweynuhu uu Golaha u soo gudbiyo in Doorashada lagu galo sidii hore. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – War gaar ah oo ay heshay Caasimada Online, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo uu amar ku bixiyay in dhamaan Isgoosyada Muqdisho lagu wareejiyo ciidamada Militeriga. Wararku waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Farmaajo uu amarkaasi duldhigay Taliyaha ciidamada Militeriga iyadoo sugida amniga magaalada Muqdisho ay banaan joog ka noqon doonaan ciidamada Xasilinta. Ciidamada ugu badan ee ka tirsan Militeriga ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee caawa lagu wareejin doono Isgoosyada iyaga oo looga danbeyn doono wixii khuseeya amniga Muqdisho. Taliyayaasha Ciidamada xasilinta ee laga raray wadooyinka ayaa si hoose uga amarqaadan jiray Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Kheyre. Saraakiisha Ciidamada Xasilinta ayaa loo heystaa kiisaska dhowr weerar oo ka dhacay magaalada Muqdisho, waxa uuna qorshuhu yahay in xalka amni ee magaalada Muqdisho lagu tijaabiyo ciidamada Militeriga, gaar ahaan qeybta cusub ee la yiraahdo October. Sidoo kale, ciidamada laga raray wadooynka iyo kuwa la filaayo in lagu daadiyo isgoosyada Muqdisho ayaa khilaaf hoosaad ka dhex abuuray Madaxda ugu sareysa dalka maadaama Hay’adaha khuseeya amniga gudaha ciidamadooda laga qaaday wadooyinka. Si kastaba ha ahaatee, magaalada Muqdisho ayaa marti galineysa xaalado amni darro oo isugu jirta dilal ay geystaan ciidamada iyo Qaraxyo tuhunbadan dhaliyay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Michael Keating, ayaa ka hadlay suuragalnimada inay isku soo dhawaadan dowlada Somalia iyo maamulka Somaliland. Michael Keating, waxa uu sheegay adduunka oo idil inuu ka simanyahay inaan la kala jarin Somalia, balse si wada jira looga shaqeeyo midnimadooda. Waxa uu tilmaamay in QM aysan ka suuroobeynin inay u ololeyso go’itaanka Somaliland isaga oo carab ***** in go’aanka QM ee midnimada Somalia ay dhowr jeer gaarsiiyen Somaliland. “Qorshaha waxa uu yahay in laga fogaado wixii ka fog midnimada Somalia, waxaa lama huraan ku ah Soomaalida inay xal u helaan khilaafkooda oo ay ka shaqeeyan midnimada, waxa uu go’aanku yahay keliya in lamideeyo Somalia” “Somalia iyo Somaliland wey isaga dhowyihiin sidii hore waxaan dooneynaa keliya in la dardar galiyo wadahadalada si loogaaro xalka aan fileyno” Michael Keating, waxa uu sheegay in wadada keliya ee Somalia u furan ay tahay inay xal ka gaaran khilaafka fogaaday, waxa uuna meesha ka saaray iney jirto rajo muujineysa in Somaliland lagu taageero gooni isku tag. “Adduunku waxa uu ku dhiiranayaa inay midooban oo tuulooyin leysku bedelo, Somaliland-na waxa ay hamineysaa gooni isku tag, taasi ma suuroobi karto waxaanu dooneynaa Somalia oo nabad ah” Sidoo kale, Michael Keating, ayaa dowlada Somalia ugu baaqay inay xal degdeg ah u raadiso tabashooyinka Somaliland, waxa uuna cadeeyay in QM ay kaalin weyn ka qaadan doonto xal u helida muran Siyaasadeedka taagan. Haddalka Michael Keating, ayaa kusoo beegmaaya iyadoo dhawaan Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ballanqaaday xal u raadinta tabashooyinka Somaliland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  17. 23-kii Feberweri 2012-ka ayaa magaalada London lagu qabtay shir ballaadhan oo lagu soo-jeediyay in ay Somaliland iyo Soomaaliya wada hadlaan. Waxa ay labada dhinac magacaabeen guddi u qaabbilsan wada-hadalka. Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ergadiisa ku daray xubno ka soo jeeda Somaliland, qodobkaas oo la saluugay ayaa hakad-geliyay ambaqaadkii wada-xaajoodka. 27-kii Abril 2012-ka ayuu Eng Faysal CaliWaraabe magaalada Dubai kula kulmay Madaxweynihii Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, waxaanu Shariifku aqbalay in uu dadka Somaliland ka soo jeeda ka reebo guddida wada-hadalka. Waagaas ma arkin cid dhibsata kulanka Faysal iyo Shariif. Ugu yaraan waxa madashaas lagu af-jaray is-diiddo u dhexaysay labadii xukuumadood ee talada hayay. 11-kii Mey 2013-ka ayuu Faysal Cali-Waraabe carriga Ingiriiska kula kulmay Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wasiirkii Arrimaha Dibadda Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan. Waxa uu Faysal kulankaas ku sheegay bariido. In ay lahaayeen xaflado ka dhacaya goobo isu dhaw oo uu sidaas awgeed ugu leexday markii loo yeedhay ayuu caddeeyay. Falkaasi wuxuu sababay in ay kala fogaadaan Xukuumaddii Siilaanyo iyo Faysal. Waxyaabaha uu sababay waxa ka mid ahaa: 1. In wasiirro iyo masuuliyiin badani dhaleecayso Faysal 2. In laga reebo guddidii wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya. Walaw ay xukuumaddu oggolayd in cid UCID ahi raacdo, Faysal ayaa diiday in uu xubin kale u xulo kaalinta laga saaray 3. Wuxuu Faysal ka mid noqday Golaha Wadatashiga iyo Toosinta oo lagu qoonsaday magaca “Gole”, guddida diiwaan-gelinta ururrada iyo ansixinta xisbiyadu waxa ay UCID ugu baaqeen in tallaabo laga qaado Faysal. Aniga oo markaas Golaha Dhexe ee UCID ka mid ahaa, rag ayaa waagaas soo jeediyay in Faysal shir degdeg ah xilka lagaga qaado, xukuumadda/guddiga diiwaan-gelinta iyo maxkamadduna way ansixin lahaayeen kollay. Laakiin laguma raacin. Kanshadii ugu maangalsanayd ee guddoonka UCID lagu afgemiyi lahaa ayay ahayd. 4. Si gaar ah waxa ay hadallo taagtaagani u dhex mareen Wasiirkii Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo uu Faysal ku tilmaamay Raiisal-wasaare Is-fahanka xukuumaddii Siilaanyo iyo Faysal waxa uu soo laabtay Nofember 2015-ka. Akhriste, malee waxa isu soo dhaweeyay labada dhinac ee dabka cas kala bixinayay? Kulanka 18kii Juun 2018ka Dr Cali Khaliif Galaydh, Engineer Faysal Cali-Waraabe iyo Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo) ku dhex maray Beljimka waxa aan is leeyahay waxa lagu soo qaaday: 1. Sidii loo amba-qaadi lahaa wada-hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya oo buray markii ay Soomaaliya fulin weyday heshiisyo lagu galay Turkiga 2013 iyo Jabuuti 2014. Sida qaraarkii la isku af-gartay ee samaynta guddi dhex ah oo hawada maamusha, fadhigooduna Hargeysa yahay iyo in aan la siyaasadayn wixii mashaariicda horumarinta. Way adag tahay in waanwaanta la curiyo iyada oo goaannadii horeba noqdeen hal bacaad lagu lisay. 2. In la isu kaashado deminta colaadda Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland (Soomaaliya). Hawshani waxa ay ka go’daa Dr Cabdiweli Maxamed Cali-gaas. 3. In Soomaaliya ka laabato isku-daygeedii weecinta qaadhaanka caalamku siiyo Soomaalilaand 4. Eng Faysal Cali-Waraabe iyo Dr Cali Khaliif Galaydh oo beryahan meelo Jarmalku ka mid yahay u maray wax loogu yeedhi karo “dilaallid siyaasadeed” waa ay codsadeen ama xantoobsadeen wixii Eebbe ka siiyay ama uga qoray Soomaaliya iyo Caalamka. 5. Dawladda Soomaaliya waxa ay heshay fursad ay dunida ugu muujiso in shir iyaga u gaar ah ay dhex fadhiyaan Guddoomiyaha Xisbi qaran oo Somaliland ka dhisan iyo Madaxweynaha Khaatumo oo heshiis aan dhammayn (incomplete agreement) kula jira Somaliland. Waa madal ay DFS ku muujin karaan in Somaliland ku qaybsan tahay sii-waditaanka hadalka, aragtida midnimada iyo danaha ay Muqdisho ka leedahay soo-celinta isu-taggii labadii gobol ee midoobay 1960kii. Mudane Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaya xaflad lagu lafa-guray heshiiska lala galay DP World ee marsada Berbera oo 8dii Sebtember 2016ka lagu qabtay Hargeysa ayaa yidhi “Wax lacag ah ma aannu soo qaadin. Imakaba ha noo soo shaxaad tegina. Dad moodaya in wax na loo soo dhiibay ayaa taleefanno nagu wareeriyay”. Waxa qosol raftay Muhannad Xaashi Cabdi oo madasha joogay. Imakaba yaan Guddoomiyaha UCID iyo Dr Cali Khaliif Galaydh wax duunyo ah la weydiinnin. Saddexdaas madar (shir) ee aan faalleeyay ma gef baa mise waa gar?. Waxa aragtidaas falanqayn doona xeeldheereyaasha aqoonta u leh sharciga. Kollayba gobannimada Somaliland waxa aan u arkaa mid ka weyn wax ay qof ama kooxi majare-habaabiyaan, duwaan, leexiyaan ama ku takri-falaan. W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr siciidgahayr@gmail.com Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  18. Biyahu waxay ka mid yihiin xuquuqda aadanaha ee aasaasiga ah ee ay tahay inuu qof walba haysto laakiin haddii aad tahay Maraykan nasiib ayaa leedahay haddiiba aad ku hesho qiimo aad ku iibsan karto. Arrintaan waxaa laga yaabaa inay qariib kula noqoto, inay kula noqonaysana waa sababta aan u jeclaystay inaan kula wadaago. Sidee waddanka dunida ugu hormarsan xagga nolasha, dhaqaalaha, ciidan iyo ilbaxnimada sheegtana inuu yahay aabbaha dunida xorta ah ay suuragal ku tahay in dadkiisu biyo la’aan hayso? Dhabta ayaa ah in nolosha quruxda badan ee aan aragno yaysan wada haysan ree Maraykan, qaar badan oo ka mid ah haddaysanba ahayn intooda badan ay ku noolyihiin nolol xuquuq la’aan. Waxaan halkaan idinkula wadaagi hal tusaale oo ku saabsan sida loola dhaqmo dadka saboolka ah ee Maraykan ku nool iyo cidda leh awoodda dalka. Flint waa magaalo ku taal gobal Mishigaan. Dadka saboolka ah ee daggan dagmadaas ayaa lagu qasbay inay isticmaalaan biyaha caagadaysan ee suuqayada lagu iibiyo. Dhammaan waxyabaha ay biyuhu daruuriga u yihiin sida cunta kariska, cabbidda, iyo xataa qubayska ayay noqotay inay u istcmaalaan biyaha sajalka ah ee qaaliga ah. Waxay rumaysanyihiin in biyaha ka socdo tuubbooyinkooda ay astaahilaan falaashka musqusha wax kasoo harayna aan loo isricmaali karin. Dhibka biyaha dagmadas ayaa bilowday sanadki 2014ki ka dib markii halka ay biyaha ka heli jireen lagu baddalay isticmaalka biyaha wabiga maro Flint. Hasa ahaate wabigaan ayaa ahaa sanado badan meel lagu qubo wasaqda ka timaado warshadaha ku yaal gobalka oo dhan taasoo sababtay in dhammaan biyihiisu noqdaan kuwa sumaysan. Marki ay muddo aad u yar isticmaalayeen biyaha wabiga, dadka deegaanku waxaa soo wajahay xanuunno ay ka mid yihiin kuwa maqaarka ku dhaco. Sidoo kale, rag iyo dumarba waxaa ku bilowday timo-jaran ka dib marki ay ku mayrteen biyaha ka yimaado wabiga. Dhibka ugu daranse waxaa yimid markii dumarki billaabeen inay dhiciyaan. Caddadka dhiciska ayaa kor u kacay 58% muddo kooban. (FG: biyaha guryaha tuubooyin ayaa keeno ee isha ay ka yimaadaan ayaa wabiga ah). Dhibkaan ayaa isla markiiba soo jiitay indhaha madaxda Marayka. Waxaa markiba booqday madaxweynihi markaas talada hayay Barrak Obama iyo Hilary Clinton. Sidoo kale waxaa dagmada iska xaadiriyay jilayaal caan ah oo uu ka mid yahay Will Smith. Masuuliyiintaan ayaa muujiyay inay garab taaganyihiin dadka deegaan waxayna ku deeqeen kumannaan liitar biyo caagadaysan ah inta xal loo helayo oo ula muuqatay maalmo. Dadaalki iyo garab istaagi ay muujiyeen masuulyiintaas waxba kama baddalin dhibki haystay ree Flint. Afar sano ka dib marki guryaha loo galiyay biyo sumaysan, dadka deegaan ayaa wali ku tiirsan biyo caagadaysan oo aad ugu qaali ah. Sanadki 2017ki amar kasoo baxay maxkamad ka dib, maamulka gobal ayaa sheegay inay u qoondeeyay $97 milyan oo doolar oo biyo caagadaysan ay ugu iibin doonaan 18000 qoys ilaa sanadka 2020ka. Hasa ahaatee 12000 oo dadkaas ka mid ah biyahaas waxba kama gaarin. Wax yar ka dibna maamulka gobalka ayaa joojiyay bixinta biyahii uu ballan qaaday isagoo ku dooday in tayada biyaha guryaha ku jiro la hagaajiyay. Hasa yeeshee khubarada caafimaadka ayaa isku raacay inaan biyahaan la cabbin karin. Waxaa la xajiiyay inay 886 jeer ka tayo hooseeyaan heerki laga rabay biyaha nadiifka. Dhaqaatiirta aya sheegtay in caruurta cabto ama ku korto biyahaan ay wajahayaan caafimaad darro kala duwan sida maskax hoosayso, dug-la’aan iyo fadaqnimo, marar badan ay suuragal noqon karto inay sababaan dhaawac maskaxda ah oo keeno curyaanimo abid ah. Ma biyo la’aan ayaa jirto maxaa dadka sunta loogu qasbayaa? Maya xaqiiqdi. Masaafo u jirto labo saac inta loo socdo dagmadaas, waxaa ku yaal il qulqusho oo laga dhaliyo biyaha caagadaysan laakiin waxay u xiran tahay shirkad ganacsi oo cid kale ma cabbi karto. Shirkadda Nestle ayaa ishaas ka burqiso malaayiin liitar oo biyo maalin walba. In ka badan boqol kun oo jeer celceliska biyaha uu u baahanyahay qoyska daga Flint, ayay shirkaddaas ku iibisaa hal doolar oo kaliya. Waxaa kaaga daran gobalku lacag kama helo biyaha dadkiisu ka baqtiyeen. Shirkaddu sanadki oo dhan waxay gobalka siiyaa labo boqol oo doolar kaliya. Hadda waa labo boqon oo kaliya. Waa lacag u dhiganto biilka biyaha ee uu bixiyo qoyska daggan Flinta saddexdi biloodba. Sanadki 2016ki biyaha ay shirakddu iibisay ayaa ku istagay $7.4 bilyan oo doolar. Waxaa xusid mudan in isla sanadkaas shirkaddu codsatay in loo kordhiyo caddadka biyaha ay dhurato 60% taasoo maamulka gobalkuna aqbalay halka dadka deegaanka lagu qasbahayay biyo sumaysan oo wasaq ah. Dhibkaan gooni kuma aha dagmada Flint ee waa mid ku baahsan dalka Maraykanka oo dhan. Baaritaan ay samaysay wakaaladda wararka ee Reuters sanadki 2016ki ayay ku heshay in ilaa 3000 oo dagmo iyo tuullyin ah ay biyahoodu sumaysanyihiin qaarkoodna kasii liitaan kuwa Flint. Waxaa laga yaabaa inaad la yaabbantahay waxa keenay in dadkaan sidaan loola dhaqmo. Jawaabta aya ah in Maraykanka nolosha ka jirto dadka kala gaysay. Tayada noloshaada waxaa go’aaminayo qabiilka aad ka dhalatay iyo maalka aad leedahay. Dhammaan dadka ay hayso dhibka biyaha waa madow ama hisbaanic. Sidoo kale waa dad dhaqaale hooseeyo oo ay dowladdu kabto. Ilmaha dugta beelayo maahan canug cad. Midka fadaqa noqonayo ee noloshiisa xabsiga ku dhammaysan doono ama la dili doono isagoo yar maahan canug caddaan ah. Hablaha ilmihu kasoo dhacayaan iyo hooyinka timuhu ka buubeen biyahaas dartood maahan kuwa caddaan ah. Sidaas darteed sharciyada xuuqul insaanka, caddaaladda iyo sinnaanta Maraykanku ku faano waxay gaar u yihiin dadka cad. Obaama iyo Wil Smith inta isu tageen waa keeni waayeen in biyaha shirakadda u xiran dadka baaba’ayo wax laga siiyo. Ugu danbayn ujeedka aan qormadaan idiinla wadaagay ayaa ah inaan fahamno dhibaatooyinka kala duwan ee bulshooyinku dalalkooda ku qabaan. Caddaalad darrada taal dalkeenna si guud iyo midda dadkeenna qaar si gooni u haysato, waa mid aan la qabno dadyow aad u tiro badan oo qaarkood ku noolyin dal Maraykan oo kale ah. Haddii ninki madoobaa ee qabiil ahaan loo yaqaan Maraykan Madow (Black American) sidaa loola dhaqmayo maxaad mooddaa mid Soomaaliga ah ama Afrikaanka ah ee shalay tagay? Taasi kama dhigna inaan leeyahay aan ka raali noqonno caddaalad darrada na halakaysay ee waxaan leeyahay yaysan noqon caddaaladda aan raadinayno midd Maraykanka oo kale. Qormadaan oo ku qoran Ingriis waxaa lagu daabacay bogga Aljazeera halkaan ayaadka ka daalacan kartaa: https://www.aljazeera.com/indepth/opinion/owns-america-water-180607123435697.html W/Q: Ibrahim Aden Shire ishire86@gmail.com kala soco: https://ibrahim-shire.blogspot.com/
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Shirka wadatashiga ee xoojinta wadashaqeynta iyo dhammeystirka habka mideynta canshuraha dalka oo Muqdisho laba maalmood uga socday, wasiirka maaliyadda xukuumadda FS iyo Wasiirada Maaliyadda Gawlad Goboleedyada ayaa dhammaadkiisa laga soo saaray war murtiyeed ku aadan waxyaabahii la isla meel dhigay, waxaana ka mid ahaa. 1-In madasha wasiiradda maaliyada ee dalka ay ahmiyad gaar ah siiyaan habsami usocodka hawlaha guddiga si looga miro dhaliyo hadafka mideynta Maamulka Maaliyada ee dalka. 2-In la mideeyo sharuucada caanshuraha iyo siyaasadooda guud kaaso ka soo bilaabanaya golayaasha dowlad goballeedyada ka hor inta aan la horgeynin golayaasha Dowladda waana inuu waafaqaa sharuucda maaliyadeed ee dowlad goballeedyada. 3-In shir deg deg ah wasiiradu ay isugu yimaadaan bisha Augost dhexdeeda si looga arrinsado qodobada ku jira sharciga canshuuraha. 4-In la casiriyeeyo dhammaan maamulka iyo maaraynta canshuuraha (Automation of Inland Revenue). 5-In la dhiso xubno loo tababaro arrimaha la xiriira furdooyinka, kuwaasoo noqonaya 12-xubnood oo min 2-xubnood uga kala imaanaya dawlad goboleedyada iyo Dawladda Federaalka. Ku simaha guddoomiyaha Gobalka Benaadir ahna Gudomiyaha ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda Xuseen Maxamed Nuur ayaa shegaay in ka gobal ahaan ay aad uu soo dhawenayaan in la mideyo canshuuraha dalka si loo gaaro nidaam Maaliyadeed oo daah furan, islamarkaana samaynaya kobac dhaqaale. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shegaay iney diyaar u yihiin dhammeystirka mideynta caanshuraha dalka, taasoo horumarineysa nidaamka dhaqaale ee dalka.
  20. Wararka naga soo gaaraya Magaalo Xeebeedka Baraawe Gobolka Sh/Hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab Galinkii dambe ee Galabta ay Madaafiic ku weerareen Markab Taagnaa Xeebta magaaladaasi. Markabkaan ayaa la sheegay in saanad ciidan uu u siday Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya. Dadka deegaankaasi ayaa ku waramaya in madaafiic dhowr ah ay Al-Shabaab la bartilmaameedsadeen Markabkaasi lamana oga qasaare in uu soo gaaray iyo inkale. Ciidamada AMISOM ayaa jawaab cilin ka bixiyay hoobiyaashaasi iyaga oo Madaafiic ku riday goobaha ay ka soo dhaceen madaafiicdaasi. Al-Shabaab ayaa waxa ay ku suganyihiin meel aan sidaasi uga fogeeyn Magaalo Xeebeedka Baraawe Waxaana magaaladaasi ay xarun ama caasimad u tahay maamulka Koonfur Galbeed inkastoo uu maamulkaasi ku shaqeeyo hadda Baydhabo. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Al-Shabaab oo Madaafiic ku weeraray Markab Taagnaa Xeebta Baraawe appeared first on Puntland Post.
  21. The father of a 10-year-old girl who died after undergoing female genital mutilation (FGM) in Somalia has defended the practice. Source: Hiiraan Online
  22. Wajir County woman representative Fatuma Gedi has cautioned chiefs against mediating in cases of sexual violence meted on schoolgoing girls. Speaking at Griftu Primary School, Ms Gedi said that all the perpetrators of sexual violence should be subjected to the law. Ms Gedi said chiefs play a key role in fighting the vice against girls since they are the first to receive such reports. The woman representative blamed maslaha, an alternative system of dispute resolution mechanism, on the rising cases of sexual violence in the county that she said have contributed to early pregnancies and high school dropout rates. “The more we employ the use of maslaha on issues of rape and other forms of violence, the more it becomes harder to prevent such incidences,” she said. Ms Gedi, further, promised to continue providing sanitary towels to school girls to ensure none of them miss classes. Source: – Daily Nation
  23. The prime minister of Ethiopia is expected to visit Minneapolis on July 30, and city officials are urging him to help end conflict between that country’s Oromo and Somali communities. Prime Minister Abiy Ahmed took office in April. His trip would mark the first time that an Ethiopian prime minister has visited the Twin Cities, according to Minneapolis City Council Member Abdi Warsame. Clashes between Ethiopia’s Somali and Oromo ethnic groups in recent years have resulted in hundreds of deaths, mass arrests and the forced displacement of thousands. Abiy has been praised as a reform-minded leader who this month vowed to end hostility between Ethiopia and Eritrea following a brutal border war two decades ago. Warsame recently raised a resolution condemning what he called a “humanitarian crisis” in Ethiopia. He urged the Ethiopian government to respect both the Oromo and Somali communities, and for Abiy to take actions to end national violence and return displaced people to their homes. The council adopted the resolution at its regular meeting July 20. “The communities have thought that this is a very important state to concentrate the new prime minister’s mind to the importance of the lives of our civilians back in Ethiopia,” Warsame said at the meeting. “This is a message of peace; it is a message of love.” Minneapolis school board member Siad Ali stood by Warsame in support of the resolution. “The Oromo and Somali communities are brothers and sisters and they share everything in life,” Ali said. “Therefore, it’s very important that we have to condemn the violence that’s going on in Ethiopia.” Minnesota is home to the largest diaspora of both Somalis and Oromos in the nation. Source: – Star Tribune
  24. Ethiopia must pursue multiparty democracy, the prime minister’s chief of staff said on Sunday in what could be the latest in a series of momentous changes sweeping the country. The country allows competing parties but all parliamentary seats are held by the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front, which has maintained control in the country of 100 million people since it fought its way to power in 1991. The ruling coalition has also presided over an economy that has grown faster per annum than any other in sub-Saharan Africa over the past decade. But since Abiy Ahmed became prime minister in April the government has instituted reforms including releasing political prisoners, diluting state control of the economy and making peace with northern neighbour Eritrea. Abiy was meeting national and regional parties on Sunday and his chief of staff, Fitsum Arega, said in a tweet: “PM Abiy concluded: Given our current politics, there is no option except pursuing a multiparty democracy supported by strong institutions that respect human rights and rule of law.” He said the parties appreciated Abiy’s political reforms and also wanted changes to electoral laws. The government this month lifted a ban on opposition groups that were considered terrorist groups. Elections are due in 2020. Source: – Reuters
  25. Michael Scott Moore is walking a bit gingerly these days, but it has nothing to do with the 2½ years he spent imprisoned by Somali pirates, the beatings he suffered, his time spent in chains or the lousy food that caused him to lose 40 pounds. “I got thumped by a wave surfing off Manhattan Beach the other day,” the author of “The Desert and the Sea: 977 days Captive on the Somali Pirate Coast” says with a sheepish grin. “I’ve got a cracked rib.” Otherwise Moore, freed by his pirate captors in 2014 after his mother raised a $1.6 million ransom, looks fine. He’s dressed casually in a dark blue shirt and jeans as he sits down in the shade of the century-old art-deco building that houses Los Angeles’ downtown library to talk about his latest book. “The Desert and the Sea” goes on sale Tuesday, and its 49-year-old author is about to embark on a cross-country tour of readings and signings. The page-turning thriller, published by Harper Collins, takes readers on a relentless journey as Moore reveals the squalid living conditions that nearly killed him, the beatings he endured and the thoughts of suicide he weighed, along with other thoughts of grabbing one of his captor’s machine guns (they were careless about leaving them lying around) and seeing how many of them he could kill before they killed him. “I don’t know,” he says with a smile when asked how he survived it all. After several seconds of quiet contemplation, he adds that a combination of giving up any immediate hope of freedom and living in the moment helped. So did maintaining a sense of humor while trapped in a very unfunny situation. Thus, the book contains several darkly comic moments. Like the one when Moore hid the keys to the chains the pirates kept him in after he tried to escape by leaping from an old fishing vessel and attempting to swim to shore. They never could find them and had to buy a new set, something that delighted their captive. Or the time one of the friendlier pirates, knowing Moore holds dual U.S.-German citizenship, woke him one morning to say excitedly that Germany, that year’s World Cup winner, defeated Brazil 7-1 in the semifinal game. Moore dismissed the news as “more pirate bull—-,” replying that no team scores seven goals in a soccer game. Then he turned on the radio and learned it was true. Moore first thought of writing a book about modern-day piracy when he came across examples of it in coastal African and southeast Asian nations he visited while seeking out some of the world’s best surfing spots for a 2010 book. “Sweetness and Blood,” documenting how a loose-knit band of hippies, star-struck wanderers and U.S. military personnel helped turn an ancient Hawaiian sport into an international pop-culture phenomenon, has been hailed as arguably the best historical account of modern-day surfing. His plans to report on piracy weren’t sealed, however, until he covered the trial of 10 pirates captured after abducting a German cargo ship off Somalia in 2010. Their two-year trial, which Moore covered for the publication Spiegel Online, marked the first case of piracy prosecuted in Germany in nearly 400 years. “I really wanted to write a book that had material that I hadn’t seen. On pirates,” he says now. “And it became an obsession.” By the time he arrived in Somalia in January 2012, piracy had become a cottage industry for a nation plunged into poverty and lawlessness by years of civil unrest. Young men unable to find other work sailed the high seas in small skiffs looking for people to kidnap and hold for multimillion-dollar ransoms. Moore says he knew going to Somalia was dangerous, but he thought he’d taken all necessary precautions. A “fixer” with clan connections arranged the trip in which he was accompanied by a large contingent of machine-gun-toting guards. But a pirate leader Moore interviewed betrayed him, paying off most of his security team. Moore was captured on a dusty desert road by pirates who demanded a $20 million ransom. As his mother spent years negotiating the price and raising money from family and friends, Moore’s plight went largely unreported. His employer, Der Spiegel, asked other news organizations to withhold the story, fearing publicity would drive up the price. Almost all, including The Associated Press, complied. “Honestly, I don’t know if it was better or worse to keep it quiet,” he says now. Tall and trim with graying hair, Moore says he has fully recovered physically from his ordeal, although it took more than a year. He laughs when he recalls that several Asian fishermen he was held captive with remarked, “Michael, you got fat,” when they saw him during an emotional 2016 reunion. He still struggles with some emotional scars and takes part in a therapy called Eye Movement Desensitization and Reprocessing, which involves concentrating on what happened to you while focusing the eyes. “I don’t know if it’s trendy or cutting edge,” he jokes. “At times, I think he still has very much trouble sleeping, although he says he doesn’t have nightmares,” his 78-year-old mother, Marlis Saunders, says in a phone interview from the Redondo Beach home where her only child grew up and became an avid surfer. Another ex-hostage, former Associated Press correspondent Terry Anderson, says it’s unlikely anyone gets completely over such an ordeal. “That kind of an experience does damage to you that takes a long time to compensate for,” said Anderson, who was AP’s chief Middle East correspondent when he was abducted by Islamic militants in Lebanon in 1985 and held for nearly seven years. “You don’t forget it.” Anderson, 70, says he’s glad to hear Moore is getting counseling, adding he underwent it himself but still struggled to accept how emotionally damaging his experience was. For now, Moore is busy with his book tour and working on a feature story about three men recently convicted of plotting to blow up a Kansas apartment building housing Somali refugees. After that he’d like to get back to some of the travel writing that took him to many fascinating parts of the world when he was researching his surfing book. “I don’t want to give that up,” he says. Then he laughs as he quickly adds, “It doesn’t have to be dangerous travel.” Source: AP