Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,386
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. A photogenic five-year-old from Nigeria has been dubbed the world’s “most beautiful girl” after portraits of her went viral on social media. Source: Hiiraan Online
  2. When Mandera Governor Ali Roba was elected, he came face to face with realities of insecurity in his county when he was told that the swearing-in ceremony could not be conducted in public. Source: Hiiraan Online
  3. From the day a young Mohamud Siraji landed in Dadaab after fleeing war-torn Somalia in 1992, his only goal was to make it out of the massive refugee camp, no matter what it took. Source: Hiiraan Online
  4. By the time Abdi (not his real name) was 9 years old, he had already joined al-Shabab, the al-Qaida-affiliated terrorist organization in Somalia. He had taken part in several attacks, witnessed an assassination, and left the body of a young friend by the side of a road. Source: Hiiraan Online
  5. At least 166 irregular migrants were held across Turkey, security sources said on July 27. Source: Hiiraan Online
  6. Somali women have resolved to forge a united path on enhanced role in peace and reconciliation efforts in the Horn of Africa nation. Source: Hiiraan Online
  7. Some foreign fighters within Al Shabaab ranks are returning home in droves citing poor living conditions and mistreatment, according to intelligence reports. Source: Hiiraan Online
  8. Somalia and Eritrean leaders agreed Saturday to resume their diplomatic ties and open embassies in their capitals. Source: Hiiraan Online
  9. Dubai (Caasimada Online) – Isku soo dhowaanshaha Ethiopia, Eritrea iyo Imaaraadka Carabta ayaan ahayd wax si caadi ah ku yimid, balse waa siyaasad lasoo dhisay oo la doonayo in lagu dhaawaco Jabuuti iyo Soomaaliya, oo Abu Dhabi ay u aragto cadow halis ku ah. Ayada oo ay jirto in Imaaraadka uu muran dekadeed kala dhaxeeyo Soomaaliya iyo Jabuuti, saaxiibtinimada Abiy Ahmed iyo Imaaraadka ayaa dhaawici karta xiriirka Ethiopia la leedahay Soomaaliya iyo Jabuuti, oo sida ay hadda wax u socdaan aan ku faraxsnaeyn. Caasimada Online ayaa ka warhaysa in Soomaaliya, Jabuuti iyo Sudan aysan ku faraxsaneyn go’aanka deg degta ah ee Abiy ku ogolaaday in xayiraadda dhaqaale looga qaado Eritrea, taasi oo ay kasoo shaqeysay Imaaraadka Carabta. Haddii Imaaraadka Carabta uu gacanta ku dhigo Eritrea oo dekado leh, iyo Ethiopia oo ah dalka uga ballaaran uguna awoodda badan Geeska Afrika, wuxuu si darran oo siyaasadeed iyo dhaqaaleba u ciqaabi karaa Jabuuti, oo ka baxday heshiiska ay la gashay shirkadda DP World iyo Soomaaliya oo diidan heshiisyada dekadaha Berbera iyo Boosaaso. Dekadda Doraleh ee Jabuuti ayaa waxa ay si aad ah ugu tiirsan tahay dalka Ethiopia, oo 95% badeecadaha gala halkaas looga soo dejiyo. Sidaa darteed, Imaaraakda ayaa doonaya in badeecadahaas loo kala weeciyo dekadaha Berbera iyo Asssab, Eritrea, si dhaqaalaha Jabuuti dhulka loogu dhufto. Marka ay noqoto Soomaaliya, Imaaraadka ayaa Ethiopia iyo mamaul goboleedyada dalka Soomaaliya u adeegsanaya inaysan xasilooni siyaasadeed ka dhicin dalka, si aysan Soomaaliya halis dhaqaale u noqon, maadaama ay aad uga weyn tahay Eritrea, ugana dekado badan tahay. Ujeedka ugu dambeeyey ee Imaaraadka Carabta ayaa ah inay maamulaan dhammaan dekadaha iyo dhaqdhaqaaqyada dhaqaale ee gobolka, si dekadda Jabal Cali ee Dubai oo ah isha dhaqaale ee ugu weyn Imaaraadka aysan halis u gelin. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  10. Asmara (Caasimada Online) – Dowladaha Soomaaliya iyo Eritrea ayaa isku raacay inay dib usoo celiyaan xiriirkooda diblomaasiyeed, ayaga oo dib u furaya safaaradihii labada dal ee labada caasimad, kadib is-afgarad taariikhi ah oo ka dhacay kulankii labada hoggaamiye ee labada dal. Go’aankan ayaa lagu gaaray kulankii ugu horreeyey ee madaxweynaha Soomaaliya uu magaalada Asmara kula yeesho dhiggiisa dalka Eritrea Isiais Afwerki, isaga oo ku guda jira booqasho saddex maalmood qaadan doonta oo uu ku joogo magaalada Asmara. Soomaaliya iyo Eritrea ayaan lahayn wax xiriir diblomaasiyeed ah, muddo 15 sano ah. Wasiirka warfaafimnta Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle ayaa yiri “Waxaad waqti aan dheereyn arki doontaan safiirada Soomaaliya iyo Eritrea oo ku kala sugan magaalooyinka Asmara iyo Muqdisho” Geelle ayaa sidoo kale sheegay in labada hoggaamiye ay sidoo kale ka wada hadleen ammaanka gobolka, iyo xiriirada is-bedbedelaya ee dalalka Geeska Afrika, oo sandihii dhowaa ay aad u saameysay siyaasadda dalalka khaliijka oo ku loolamaya. Wada-hadallada Farmaajo iyo Afwerki ayaa sii socon doona maanta, waxaana dhammaadka booqashada Farmaajo ee Asmara laga soo saari doonaa war-murtiyeed faahfaahsan oo ay ku qeexan yihiin dhammaan wixii ay ku heshiyeen labada dal. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo Ra’isul wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre uu amar ku bixiyay in Garoonka cayaaraha Muqdisho laga saaro ciidamada AMISOM ayaa waxaa hadalkaasi jawaab ka bixiyay Taliska ciidamada AMISOM ee Muqdisho. Taliska ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ka bixitaanka Garoonka cayaaraha Muqdisho uu yahay mid khuseysa Taliska isla markaana ay ciidamada ka saari doonaan xiliga qorshahaasi la dajiyay. Taliyaha howlgelinta Ciidamada AMISOM Korneyl fabian oo arrintaan ka hadlay ayaa sheegay in kabixitaanka Ciidamada AMISOM Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho uu yahay qorsho hor yaala Taliska Ciidamada AMISOM islamarkaana ay horay u dajiyeen. Korneyl fabian waxa uu sheegay inay muhiim tahay in laga shaqeeyo amniga caasimada maadaama ay wakhti qaadan doonta inay faarujiyaan Garoonka Cayaaraha Muqdisho. Sidoo kale, Korneyl fabian ayaa tilmaamay in ciidamada AMISOM ay ka bixi doonaan garoonka hase yeeshee ay qaadan doonto muddo. Hadalka korneyl fabian oo ah Taliyaha howlgalinta Ciidamada AMISOM ayaa imaanaya kadib markii Ra`isul wasaare Xasan Cali Kheyre uu ku amray in si dhaqsi ah ay uga baxaan Ciidamada AMISOM Garoonka Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  12. Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo waxaa shalay dalka Eritrea uga bilowday saddex maalmood oo booqasho rasmi ah. Waxaa casumaadda fidiyey madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki iyada oo ay tallaabadan ku soo aaday kaddib markii ay dhawaan heshiiyeen dalalka Itoobiya iyo Eritrea. Soomaaliya xiriir diblomaasiyadeed lama lahayn dhawaantan dalkan ku go’doonsanaa Bariga Africa muddo sanado ah. Waxyaabaha go’doomiyey waxaa ka mid ahaa in lagu eedeeyey taageerida kooxaha argagixisada ah ee ka dagaalama Soomaaliya iyo u soo dejinta hub iyo sanaad xilli ay Qaramada Midoobay Soomaaliya saareen cunaqabaten dhinaca hubka ah. Sidoo kale Eritrea waxa ay dagaallo kula jirtay wadamada jaarka la’ ah sida Itoobiya iyo Jibuuti. Hase ahaatee, bishan waxaa ka curtay Geeska Africa hir siyaasadeed oo aan hore loo arag hormuudna u yahay Ra’iisul Wasaaraha da’da yar ee Itoobiya Dr Abiy Ahmed. Waxaa dib u soo laabtay xiriirkii diblomaasiyadeed ee labada wadan Eritrea iyo Itoobiya oo uu ka dhexeeyey dagaalkii ugu mudada dheeraa qaaradda Africa, taas waxa ay iyana dhabbaha u xaartay in uu haatan Madaxweynaha Soomaaliya booqdo Asmara dibna u soo celiyo cilaaqaadka labada dal! Hadaba sidee ayey Soomaaliya uga faa’idetsan kartaa dib u soo noleynta cilaaqaadka ay la leedahay Eritrea? Dowladda Federal-ka ah ee Soomaaliya waxaa ugu jirta faa’ido weyn dib u soo nooleynta xiriirka diblomaasiyadeed ee dalka Eritrea isla sida ay dowladda Asmara ugu tahay mid ahmiyad weyn. Asmara waxa ugu weyn ee ay ka faa’idi karto waa in ay Soomaaliya ku qanciso in ay Qaramada Midoobe ku garab siiso in laga qaado cunaqabateynta saaran iyo furidda wadahadallo ay la gasho Jabuuti oo ay dhul isku hayaan. Dhinaca Soomaaliya waxa ay arintaas uga faa’ideysan karaan laba arimood Midda Kowaad: In ay Eritrea kala hadlaan joojinta taageerada ay siiyaan Al-Shabaab. Taas, waxa ay dowladda u sahleysaa in la wiiqo awooddii kooxda dagaalka kula jirta ee Al Shabaab Midda Labaad Arrinta labaad ee ay dowladda Farmaajo ka faa’idi karto cilaaqaadka Eritrea waa in ay ka codsato ciidamo yimaada Soomaaliya kuwaas oo xoojiya SNA iy AMISOM si loo dar dar galiyo dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab. Xataa haddii, ay dowladda Federal-ka ah u heli weyso dhaqaale calaami ah, waxa ay Eritrea ka codsan kartaa tiro ciidamo military ah oo ay Muqdisho bixiso mushaarkooda, Soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Eritrea soo dowladda madaxweyne Farmaajo uma aha hal dhagax oo ay ku dili karto laba shimbir!? W/Q: Safiya Cabdullaahi Garaad Muqdisho, Soomaaliya Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  13. Asmara (Caasimada Online) – Iyadoo uu Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu booqasho Seddex cisho ah ku joogo magaalada Asmara ee dalka Eriteria ayaa waxaa booqashadaasi ka hadlay jabhada ONLF. Afhayeenka jabhadda ONLF Caddaani Hirmooge, ayaa sheegay in safarka Madaxweyne Farmaajo ee magaalada Asmara uu yahay mid muhiim u ah labada Shacab Eriteria iyo Somalia. Caddaani Hirmooge, waxa uu sheegay in dowlaha Somalia iyo Eritrea uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireyn ah balse hadda la doonaayo in mar kale la cusbooneysiiyo xiriirka. Caddaani Hirmooge, waxa uu tilmaamay in Somalia ay ku noolyihiin shucuub badan oo kasoo jeeda dalka Eriteria, halka Eriteria-na ay ku noolyihiin shacab Soomaaliyeed oo la doonaayo inay kawarqabto dowladooda. “Waa arrin fiican in labada dal ay ka shaqeeyan sida lagu hagaajin lahaa xiriirkii soo jireenka ahaa waanu taageersanahay isbedelka ka jira Gobolka” Sidoo kale, Caddaani Hirmooge ayaa sheegay inay rajeynayaan inay la kulmaan Madaxweyne Farmaajo maadaama ay ku wada sugan yihiin Asmara. Haddalka Afhayeenka ONLF Caddaani Hirmooge ayaa kusoo beegmaya iyadoo dhawaan dowlada Somalia ay shaacisay in Jabhada ONLF ay u aqoonsan yihiin urur argagixiso. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/07/f79a5e6d-5cea-442e-813b-931ca49186f0_48k.mp3 Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Somalia Danjire Micheal Keating ayaa sheegay inay ku guuleysteen xalinta Colaada ka taagan deegaanka Tukaraq ee u dhexeysa Somaliland iyo Puntland. Danjire Micheal Keating, waxa uu sheegay in Colaada labada dhinac ay ku dhamaaden dad shacab ah, sidaa aawgeed QM ay xooga saartay sida lagu hakin lahaa dhiiga daadanaaya. Waxa uu Danjire Micheal Keating cadeeyay in QM ay wakhti badan ku bixisay xalinta colaada, waxa uuna sidoo kale sheegay inay harsan tahay waxyar oo aan sidaa usii buurneyn. “Inta badan xal ayaan u helnay colaada labada dhinac waanu kala hadalnay waxbadan ayaana isla qaadanay waxaanu rajeyneynaa in waxayar ee harsan aanu xal u helno” Sidoo kale, Danjire Micheal Keating ayaa Puntland ugu baaqay inay hakiso siqida ay ciidamadeeda kawadan jiida dagaalka waxa uuna carab ***** in ciidamada Puntland ay ku haminayaan dhul balaarsi hase yeeshee aanu la aqbali doonin. Geesta kale, waxa uu ballanqaaday in xalinta harsan ay kusoo dhameyn doonaan muddo kooban, balse ay u harsan yihiin kulamo kooban oo labada dhan ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  15. Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dhibaatooyin badan ay Al-Shabaab ku hayaan dalkiisa. Uhuru Kenyatta oo Madaxtooyada kula kulmaayay Saraakiil cadaan iyo kuwo kasoo jeeda dalkiisa ayaa sheegay inay dhif tahay Gobol aysan ku sugneyn Shabaabka Somalia. Gobolada qaar ayuu sheegay inay ku yaalan Xerooyin ay si caadi ah u dagan yihiin maleeshiyaadka, waxa uuna dalbaday in lagala shaqeeyo sida loo soo afmeeri lahaa Al-Shabaab. Uhuru Kenyatta, waxa uu saraakiisha u sheegay inay muhiim tahay in laga hortago dhibta guracan oo ay ku hayaan shacabka Kenyanka, gaar ahaan kuwa ku nool Gobolada dalka. “Wey adkaaneysaa xaalada amni ee Gobolada dalkeena waa inaanu la imaana ka hortaga Al-Shabaab, waad la soctaan dhacdooyinka is xigxiga ee kadhacaaya Gobolada” Uhuru Kenyatta, waxa uu saraakiisha amaanka ee qeybta ka ahaa kulanka faray inay qaadan duulaan lagu baacsanaayo Shabaab ka hor inta aysan soo qaadin. Sidoo kale, Uhuru Kenyatta ayaa saraakiisha cadaanka ah ee qeybta ka ahaa kulanka ka dalbaday inay kala shaqeeyan amniga ka hor intaanu Al-Shabaab kusii baahin dalka ayuu ku yiri. Dhinaca kale, Uhuru Kenyatta ayaa aad u amaanay sida shacabka Kenyanka ula shaqeeyan Hay’adaha amaanka si looga gaashanto weerar kaga imaada Shabaab. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Sida aad la socotaanba Taliye-xigeenkii NISA C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo horaantii bishan shaqada looga eryey eedeymo dowladdu ay ku sheegtay musuqmaasuq iyo xatooyo Xoolaha Dowladda ayaa waxaa maalmaha soo socda lagu wadaa in uu ka soo muuqdo Madaxkamada Ciidan Qalabka side ee Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo. Xubno ka tirsan dowladda ayaa sheegay inay jirto caddeymo muujinaya mushahar shaqaale oo Jaamac lagu tuhmayo inuu qaatay. C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) lagu tuhmayaa inuu NISA ka lunsaday 3.6 million oo ah mushaar ka ciidanka NISA iyo 1.2 million oo ahaa lacagta howlaha xafiiska. Dad ka tirsan dowladda ayaa sheegay in Jaamac uu Guriga weyn ka iibsadey Degamada Cabdicasiis ee Gobalka Banaadir gaar ahaan Xaafadda Marinayo, kasoo horjeedka safaaradda Dowladda Djibouti. Guriga uu iibsadey C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa qiime ahaan waxaa lagu qiyaasey sidan iibka dhulka USD$87,000 sideetan iyo Todoba kun oo Doolarka Mareykan ah, Cabirka waa 20X20. Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac waxaa uu horey uga tirsanaan jirey Kooxda Al-Shabaab ka hor inta uusan ka mid noqon Dowladda Federalka ah Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Mar walba waxay sheegaan in ay la dagaalanayaan musuqmaasuq iyo Xoolaha Dowladda iyo kuwa dadweynaha, in ka kastoo uu musuqmaasuq dartiisa u ay u soo xireen agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka, Hana la arki doonee talaabta ay ka qaadaan Taliye-xigeenkii NISA Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo musuqmaasuq baahsan darsiisa shaqada Hay’adda looga eryey.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Is-beddelo amni oo waa weyn ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, oo maalmihii dhowaa dowladda ay ka wadday qorshooyin amni oo cusub, kadib fashilkii ku yimid qorsheyaashii hore. Xog goordhow ay heshauy Caasimada Online ayaa sheegeysa in is-beddelada dhacay ay ka mid yihiin in gebi ahaanba la baabi’iyay taliskii ciidanka Nabad-sugida gobolka Banaadir oo ahaa ciidan muuqday. Nabad-sugidda gobolka Banaadir ayaa hadda kadib noqon doonta kaliya kuwa dharcad ah, oo aan muuqan, kana shaqeeya arrimaha sirdoonka, halka markii hore ay ka ahaayeen ciidamo hubeysan oo wata baabuurta dagaalka iyo qoryo. Ciidamada nabad-sugidda gobolka Banaadir ayaa si aad ah ugu xirnaa ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, oo ay saaxiibo dhow ahaayeen ninkii madaxda ka ahaa ciidankaasi ee Saadaq John. Saadaq John, ayaa loo magacaabay Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, isagoo laga soo wareejiyay Taliskii uu madaxda u ahaa ee Nabad-sugida Gobolka Banaadir, maadaama la baabi’iyay. Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Jen. Maalin ayaa loo magacaabay iosna inuu noqdo Taliyaha Taraafikada Gobolka Banaadir. Dhowaan ayaa sidoo kale ciidamadii xaslinta ee uu sameeyey ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre laga wareejiyey maamulka amniga Muqdisho ayada oo lagu beddelay ciidamo milatari ah, gaar ahaan qeybta 14-ka October. Tallaabadaas ayaa waxaa amray madaxweyne Farmaajo. Xog dheeri ah oo arrintan ku saabsan naga filo dhowaan, insha Allah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  18. Asmara (Caasimada Online) – Si rasmi ah looma sheegin waxyaabaha ay salka ku hayso booqashada Farmaajo uu ku tegey dalka Eritrea oo ka yara dheer booqashooyinka ay madaxdu ku tagaan dalalka ay deriska yihiin. Waa markii ugu horraysay ee uu madaxweyne Soomaaliyeed tago Eritrea. Isaias Afwerki oo tan iyo 1994 dalkaas xukumayey, isaga qudhiisa wuxuu muujinayaa inuu yahay hogaamiye madaxda gobolka martigelin kara oo masiirka gobolka wax ka arrimin kara. Faysal Rooble wuxuu ka faalloodaa arrimaha geeska Afrika, wuxuuna qabaa 2 qodob in ay booqashadan salka ku hayso. -In Afwerki uu doonayo inuu Farmaajo kala hadlo sidii loo xallin lahaa khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Iimaaraadka. -In uu ka dhaadhiciyo in aysan waxba ka jirin in Eritrea ay hubayn jirtay Al Shabaab, oo uu u tuso inay ahayd dacaayad ay ka fidiyeen Meles Zenawi iyo Maraykanka. Faysal Rooble wuxuu qabaa in fursaddan culaysyada looga qaaday Eritrea ay u saamaxayso inay mar kale faraha la soo gasho arrimaha Soomaaliya. Haddaba faa’iidada Soomaaliya ugu jirta inay la heshiiso Eritrea intee le’eg tahay? “Labada shacab xiriir walaaltinimo oo dheer ayaa ka dhaxeeyey, xurguftu waxay ka dhaxaysay madaxda, haddii intaa la daweeyo anigu ka baqan maayo Eritrea sida aan uga baqanayo Itoobiya” ayuu yiri Faysal Rooble. Dhinac kale marka laga eego, dadka siyaasadda gobolka indha indheeya waxay qabaan in dabayl isbeddel oo xawli ku socota ay ka dhacayso, taasoo ay Itoobiya iyo Eritrea oo dhawaan heshiiyey ay garwadeen ka yihiin. Welise ma cadda sida ay Soomaaliya u saamayn doonto dabayshaas, inkastoo aad loo sii saadaaliyey in Itoobiya ay noqon doonto irridda laga soo galo geeska Afrika. Isha: BBC Somali
  19. In the early morning hours of July 18, Mahmood Salem told his family over the phone that he had a gun in his hand and was going to kill himself. Source: Hiiraan Online
  20. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalka Eriterea maanta gaaray Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo. Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka kusoo dhaweeyay dhigiisa Eriterea Isias Afawerki, waxaana intaa kadib loo galbiyay aqalka looga arimiyo dalka Eriterea. Madaxweyne Isias Afawerki iyo dhigiisa ayaa kawadahadlay arrimaha Siyaasada, Amniga, Xiriirka,Dhaqaalaha, La-dagaalanka argagixisada iyo Qowmiyadaha labada dal ee ku kala nool magaalooyinka Asmara iyo Muqdisho. Isias Afawerki, waxa uu dhigiisa Somalia u sheegay inuu aad uga mahadcelinaayo aqbalaada casuumada uu u fidiyay, waxa uuna sheegay in Eriterea ay tahay dal u taagan hormarka Somalia iyo in leyska caawiyo amniga iyo dhaqaalaha. Isias Afawerki, waxa uu Madaxweyne Farmaajo sidoo kale uga mahadceliyay sida wanaagsan oo soo dhaweynta ay ugu sameeyan shacabka kasoo jeeda dalkiisa ee ku sugan Somalia, waxa uuna sidoo kale u sheegay in dalka Eriterea ay ku noolyihiin Soomaali badan. Isias Afawerki iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa intaa kadib isla fahmay inay muhiim tahay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo dhinacyada Siyaasada, Amniga, Dhaqaalaha iyo Horumarka. Farmaajo iyo Isias Afawerki, waxa ay sidoo kale soo wada dhaweeyen in dib loo soo nooleeyo xiriirka oo muddo badan ahaa mid aan wanaagsaneyn, waxa ayna isla qaaten inay muhiim tahay in la sameeyo iska warqab. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah uu booqdo Xarumo dhowr ah oo ka tirsan kuwa dowlada Eriterea iyo goobaha dhaqanka. Geesta kale, labada mas’uul ayaa lagu wadaa in si wada jira ay ula hadlaan Saxaafada iyadoo la sharixi doono waxyaabaha ay ku heshiiyen labada Madaxweyne ee Somalia iyo Eriterea. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  21. Somali soldiers on Friday killed six al-Shabab militants and injured several others during an operation near Wajid, a town in the southwest Bakool region, officials said. “Southwest State Special Forces killed senior al-Shabab official Moalim Derow and five other fighters,” Security Minister for Southwest State in Somalia Hassan Hussein Mohamed told reporters. “Several others were injured and the forces recovered eight AK-47 rifles at Lafale location near Wajid district in Bakool region this morning,” he added. The military operations to flush out militants would continue, Mohamed said. Source: – Xinhua
  22. The Ethiopian federal police unveiled details about the murder of Ethiopian Grand Renaissance Dam Project Manager Engineer Simegnew Bekele, who was found dead in his car on Thursday, Sky News reported. Bekele died of a gunshot in the head, in his car in Meskel Square, Addis Ababa. A pistol was found near his right hand, Ethiopian police commissioner Zeynu Jemal said. He added that investigations are still ongoing, and that a number of individuals are being interrogated over the incident – including workers in all locations where the victim worked. The police commissioner reported that some workers saw Bekele at 7:30 AM at the dam’s site, before entering his office. Photos published by news agencies showed a Toyota Land Cruiser vehicle surrounded by police, who were trying to disperse a crowd from the scene of the incident. Bekele is credited with building hydroelectric dams in Ethiopia and used to manage the Grand Ethiopian Renaissance Dam project, the largest infrastructure project in Ethiopia’s history, before his death. Source: – Egypt Independent
  23. There is an endless number of problems and issues for German and Turkish leaders to discuss. Yet some in Germany may criticize rolling out the red carpet for the authoritarian Turkish leader. Turkish President Recep Tayyip Erdogan will come to Berlin in late September for his first official state visit to Germany in four years, Bild newspaper reported on Saturday. It would be Erdogan’s first state visit to Germany since he became president in 2014 and moved to cement his control over Turkey through a controversial referendum last year granting him sweeping powers. The planned visit, which Bild reported based on Turkish and German official sources, would include a military honor guard and state banquet. Neither government has confirmed the report. Dismantling rule of law The red carpet treatment would come months after Erdogan’s enhanced powers and the dismantling of the parliamentary system went into effect following June elections. Turkish-German relations nosedived following the July 2016 failed coup attempt against Erdogan. In the wake of the coup bid, the Turkish government has carried out a crackdown against real and imagined enemies, drawing concerns in Europe over the deterioration of human rights and the rule of law. The mass arrests have caught up German nationals, including Die Welt correspondent Deniz Yücel and human right activist Peter Steudtner. Escalating tensions between the two countries were somewhat eased after the release from prison of Steudtner in October last year followed that of Yücel in February. Much to discuss Turkey accuses Germany of harboring followers of the Gulen movement, which Ankara blames for the coup bid. Ankara also accuses Berlin of allowing the outlawed Kurdistan Workers’ Party (PKK) to operate in Germany. However, the planned visit would also come at a critical time in the civil war in Syria as the Assad regime regains control over large swaths of territory. The regime’s offensives could next pit it against Turkey, which has carved out zones of influence in the north of Syria and taken in more than 3.5 million refugees. Turkey is key to the European Union’s efforts to prevent uncontrolled migration from reaching the bloc. Separately, the visit would come as Turkey’s economy is under severe pressure, with double digit inflation, a widening current account deficit and a 20 percent loss of value in the lira since the start of the year. Germany and Turkey are major trade and investment partners. Erdogan will therefore be looking for signs of an improved relationship with Germany to give a boost to fading international confidence in thebeleaguered Turkish economy. Source: – DW
  24. Somalia President Mohamed Abdullahi Farmajo began an historic three-day visit to Eritrea on Saturday, where he holds talks with his counterpart in Asmara. Eritrea’s information minister announced on Friday that Somalia’s leader was invited by Eritrean President Isaias Afwerki. “Somalia is ready to write a new chapter of its relations with Eritrea,” Somalia’s presidential spokesman Abdinur Mohamed said Saturday on Twitter. The countries have not had any diplomatic ties for nearly 15 years, but the spokesman said the visit “will open the doors for diplomatic relations and new cooperation between the two nations.” Somali and Eritrean flags were placed along the streets of the Eritrean capital, Asmara, ahead of the visit. The visit by Farmajo comes after the long-time rivals Eritrea and Ethiopia restored diplomatic ties, a move that ended the regional and international isolation of Eritrea that lasted for nearly two decades. Proxy war For years, the tensions between Eritrea and Ethiopia had played out partly in Somalia as each gave military support to opposing sides in Somalia. In 2007, Eritrea had supported the Islamic Courts Union ICU, which ruled much of southern and central Somalia for six months before being ousted in a 2006 Ethiopian-led military offensive. In 2009, the United Nations Security Council imposed sanctions on Eritrea for its role in Somalia. Eritrea was accused of supporting Somalia’s al-Shabab group, a charge it had denied. Those sanctions could soon be lifted after Ethiopia’s prime minister recently asked the U.N. to remove the sanctions on Eritrea. Source: VOA
  25. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay Siyaasiga Mucaaradka ah ee C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa magaalada Ankara ee Dalka Turkiga kula kulmay Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Booqashada oo aheyd mid labada mas’uul ay ku balansanaayen ayaa waxa C/raxmaan C/Shakuur Warsame ku doonaayay inuu ku xoojiyo garabkiisa mucaarad, isagoo magaca uga faa’iideysanaayay Madaxweynihii hore. C/raxmaan C/Shakuur Warsame, ayaa booqasho ugu tagay Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ku wada tartameen doorashadii Muqdisho ka dhacday 8dii february taasoo uu ku guuleystay Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo). C/raxmaan C/Shakuur Warsame, oo bartiisa Facebook kusoo qoray qormo kooban ayaa waxa uu ku sheegay in isaga iyo Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada ahdleen Xaalada Dalku marayo iyo sida ugu Haboon ee mustaqbalka lagu wajihi karo. Nuqul kamid ah haddalka C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ahaa “Waxaan booqasho ugu tegey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud. Waxaan ka wada hadalnay xaalada dalku marayo iyo sida ugu haboon ee mustaqbalka lagu wajihi karo. Kulankeena wuxuu ku soo idlaaday isfaham iyo iskaashi.” C/raxmaan C/Shakuur Warsame, waxyaabaha sida gaarka ah uu kala hadlay Xasan Sheekh waxaa kamid ahaa in badbaado degdeg ah loo sameeyo dalka iyo in laga hortago wixii dhibaato ah ee kadhacaya dowlada hadda jirta, waxaana la garaneynin biyo dhaca labadaani qodob oo muujinaaya wajiyo qarsoon oo labada mas’uul mideynaaya. Madaxweynihii hore Xasan Sheekh iyo C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo Siyaasad ahaan aan la dhacsaneyn dowlada hadda jirta ayaa waxaa aad looga cabsi qabaa inay ka shaqeynayaan qorshooyin lagu caburinaayo dowlada. Xasan Sheekh Maxamuud iyo C/raxmaan C/Shakuur Warsame, waxaa la hadal hayaa in is aragooda uu caqabad hor leh u yahay dowlada Somalia oo cayaareysa Siyaasad ka duwan dowladihii hore. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa tan iyo markii uu xilka wareejiyay deegaan ka dhigtay magaalada Ankara oo ay qoyskiisa ku noolyihiin, isaga oo halkaa kulamo gaar gaar ah kula qaadanaayay dhinacyada mucaaradka. Dhinaca kale, kulankan labada Mas’uul ayaa ku soo aaday, xilli mowjado siyaasadeed uu dalka ka jiro, iyo olole ay wadaan isbaheysiyo mucaarad ah oo maalmihii la soo dhaafay shirar ku lahaa magaalada Nairobi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com