-
Content Count
206,416 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Ex-madaxweyne Xasan Shiikh wuxuu mudooyinkii dambe ku noolaa Turkiga iyo Tanzania, halkaas oo ay labadiis xaas degan yihiin. Maalmihii lasoo dhaafay wuxuu waday kulamo siyaasadeed oo xoogan waxaana la hadal hayaa inuu dhowaan imaan doono Muqdisho. Waxaa la filaayay inuu Xasan Shiikh asbuucan imaan doono Muqdisho balse waxaa safarkiisa loo badalay asbuuca soo aadan. Xubno ka tirsan kooxdiisii Qabyo iyo shacab taageersan xukunkisii hore ayaa abaabul iyo diyaar garoow ka wada Muqdisho. Imaatinka Xasan ayaa kusoo aadaya iyadoo bisha soo aadan uu dib u furmi doono Baarlamaanka Somalia, sidoo kale waxaa la filaya inuu bilaabi doono olole ka dhan ah Dowlada hada jirta. Bilihii lasoo dhaafay shirar ka dhacay Nairobi iyo Ankara ayaa lagu gorfeeyay sidii loo mideyn lahaa aragtida mucaaradka Somalia. Ilo muhiim ah ayaa sheegaya in Xasan Shiikh uu si ku meel gaar ah u hagi doono qorshaha mucaaradka. Dadka aadka ula socda howlaha isbaheysiga mucaaradka ayaa sheegaya in Xasan uu imaanayo bilaawga kacdoon siyaasadeed oo ka dhan ah Kheyre iyo Farmaajo, sidoo kale waxaa la filaya in lasoo cusbooneysiiyo dooda maqaamka caasimada oo aad u xooganeyd xiligii uu Xasan xafiiska joogay. Kulan dhex mari doona isaga iyo odeyaasha dhaqanka ayaa laga yaabaa in arrintan lagu gorfeeyo. Waxaa la aaminsanyahay inuu duulanka Xasan Shiikh waqtigiisii kasoo hormaray marka la eego xilliga la joogo iyo qofka uu Xasan yahay. Dad badan ayaa rumeysan in Xasan ay la gudboon tahay inuu sannad kale ka aamuso taliska madaxweyne Farmaajo oo aan wali u dhaqaaqin sidii loo bahnaa. Waxey dad badan tusaaleynayan in arrintan ay sawir qaldan ka bixin karto shaqsiyada Xasan Shiikh Maxamuud. W/Q: Abdullahi Osman Farah
-
Gaza (Caasimada Online) – Suxufi Israeli ah oo lagu magacaabo Edy Cohen ayaa shaaca ka qaaday in duuliye u dhashay dalka Imaaraadka Carabta uu ka qeyb-galay duqeyn ay ciidamada Yahuuda u geysteen marinka Gaza, sadeex toddobaad ka hor. Suxufiga ayaa sheegay in duuliyaha duqeynta geystay uu tababar ku qaadanayey sida loo duuliyo diyaaradda F-35 ee Mareykanka uu sameeyo, balse Israel ay bareysay duuliyayaasha Imaaraadka, kadibna uu garaacay Gaza. Qoraal uu soo dhigay twitter-ka ayaa Cohen waxa uu kula loolamaye ku xigeenka madax booliiska iyo amniga dadweynaha Imaaraadka Carabta General Dhahi Khalfan inuu beeniyo in duuliye Imaaraati uu ku jiray hawada markii ciidamada Israel ay duqeeyeen Marinka Gaza, saddex toddobaad ka hor. هل ينكر ضاحي خلفان تميم وجود طيار إماراتي شارك ضمن سلاح الجو الاسرائيلي في القصف على الإرهابيين في غزة قبل ثلاث أسابيع .. وهو يتدرب على طائرات f35 الإسرائيلية عندنا .. !؟ أتحداه أن ينكر ذلك .. @Dhahi_Khalfan — ايدي كوهين אדי כהן (@EdyCohen) August 9, 2018 Hadalka Cohen ayaa yimid maalmo kadib markii Jeneraalka Imaaraatiga ah uu Carabta ugu baaqay inay dareemaan xaqiiqda in Israel aysan dooneyn wax aan ahayn inay burburiso Carabta. Cohen ayaa u muuqday inuu muujinayey inay laba kala yihiin hadallada iyo ficillada Imaaraadka. Cohen ayaa sidoo kale tweet-kiisa shaaca uga qaaday in Jeneral Khalfan uu ku lug lahaa khaarijintii sanaddii 2010 magaalada Dubai loogu geystay hoggaamiyihii Xamas Mahmoud Mabhouh. Imaaraadka iyo Sacuudiga ayaa bilihii dhowaa si hoose xulufo ula ahaa Yahuudda, sida ay shaaca ka qaadee warbixinno dhowr ah. Caasimada Online Xafiiska Qaahira Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia uu kusoo fool leeyahay madaxweynaha dalka Eriterea Isias Afewerki. Wararku waxa ay sheegayaan in Isias Afewerki uu casuumaad ka helay dhigiisa Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo oo waayadan siyaasad ahaan aad isugu dhow. Casuumadan ayaa la sheegay inay tahay mid asbuuci hore gaartay xafiiska madaxweyne Isias Afewerki. Magaalada Muqdisho waxaa hadda ku sugan wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha dibadda Eriterea iyo La-taliyaha Madaxweynaha Ereterea Yemane Gebreab oo safar laba cisho ah ku joogi doono Muqdisho. Xogtu waxa ay tibaaxeysaa in wafdiga Wasiirka ay hordhac u yihiin Madaxweynaha Eriterea Isias Afewer, wallow aan la ogeyn xaqiiqda imaanshaha madaxweynaha. Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad oo wax laga weydiiyay wararka sheegaya in madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo uu casuumaad u fidiyay dhigiisa Eriterea ayaa ka gaabsaday inuu turxanbixiyo hadal heynta imaanshaha Isias Afewer. Sidoo kale, Wasiir Cawad, waxa uu tilmaamay in su’aashasi tahay mid uusan kasii hordhici Karin, balse wixii jiraa ay banaanka usoo bixi doonaan. Si kastaba ha ahaatee, waxaan la ogeyn xaqiiqda wararka sheegaya in magaalada Muqdisho uu kusoo fool leeyahay Madaxweynaha Eriterea Isias Afewer oo wafdi dalkiisa ka socda ay hadda ku sugan yihiin Muqdisho, waxaana xusid mudan DFS ay ka gaabsatay arrintaas. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
15, Agoosto 1984, ayaa la asaasay Jabhada Wadaniga xoreynta Ogadeeniya, (JWXO) (Ogaden National Liberation Front) waa ururkii ugu muddada dheera ee ka daggaalama Dhulka Soomaali Galbeed. Bishii Janaayo sannadkii 1992dii ayaa Magaalada Garbo ee Gobolka Nogob waxaa lagu qabtay Shirwenihii koobaad ee Dalka Gudihiisa ay ku yeeshan ONLF. Waxaana lagu dhisay Gole dhexe oo ka kooban 45 xubnood oo uu xog haye guud u ahaa ANH Shiikh Ibraahim Cabdalla Muxamed oo markii dambe noqday Guddoomiyaha Jabhadda JWXO. 22 Febraayo sannadkii 1994kii Ciidanka Malitariga Itoobiya ayaa weerar ku qaaday Guddoomiyihii Jabhadda ONLF Shiikh Ibraahim Cabdalla Muxamed oo socdaal ku jogay Gobolka Doollo xaruntiisa Wardheer. Lagasoo bilaabo 1994, Ururka hubaysan ee (ONLF) wuxuu bilabay daggaal hubaysan oo uu kala soo horjeeday Dawladda Itoobiya qadiyadda Jabhaddu waxay ahayd inay xornimo iyo madax Bannani garsiiyan Dhulka Soomaali Galbeed ee hada lamagac baxay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. 34,Sanno kadib Jabhadda Wadiniga Xoraynta Ogadeeniya waxay ku dhawaaqaday Xabbad joojin rasmiya taaso dhaqan gashay 12, 08/ 2018. Waxan u aragnaa in Xabbad joojintu ay Dadkeenna maslaxad u tahay”, sidaa waxaa yiri Cabdulqaadir Xasan Hirmooge (Caddaani), afhayeenka ONLF, oo (BBC) u warramayey isagoo jooga Nairobi. Xabbad joojinta ONLF) waxay kusoo aaday iyadoo siyaasaddii Dalka Itoobiya isbedel weyn ku yimid Ururka ONLF-na laga saaray liiska Ururada argagaxisada uuna furmay jawi wada hadal iyo isu soo dhawaasho dhanka Madaxda Itoobiya iyo Hoggaanka ONLIF. Xabbad joojintu waxay kusoo aaday iyadoo Gobolka Soomaalida Itoobiya laga helay Shidaal cayriin Waana mida soo dadajisay in Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo Albaabada u furo dhamman Jabhaddihii Dawladda Itoobiya daggaalka kula jiray. Xabbad joojinta Jabhadda (JWXO) waxay kusoo aaday iyadoo Waddamada Itoobiya iyo Eratariya oo daggaal muddo dheer socday lasoo afjaray lagana heshiiyey Itoobiyana ay ka tanaasushay Dhulkii la isku haystay, waxa xusud mudan in Jabhadda wadaniga xoraynta Ogadeniya ay Dawladda Eratariya gabbaad siin jirtay. ONLF, Daggaalka ay muddada dheer kula jiren Itoobiya wuxuu sababay in Ismaamulka Soomaalidu noqdo dhul Ciidan Milatari xarumo u ah inta badan hase yeeshee 10kii sanno , ee ugu dambeysay Ismaamulka Soomaalida waxa laga asaasay Ciidan Boolis Milatar ah loona yaqan Liyuu boolis kuwas oo si xasaasi ah ula daggaalamay Jabhadda ONLIF, wiiqayna Dhaqdhaqaqii Jabhadda ee Dalka Gudihiisa ahaa. Ugu dambayntii waxaa lasoo gaaray waqtigii ONLF ay Itoobiya la heshiin lahayd waxayna ku dhawaqeen Xabbad joojin iyo isu soo dhawaasho waxana la filaya in ONLF iyo xukumadda Itoobiya ay wada garan heshiisyo muhiima. Soomaalidu waxay ku maahmaahda, haddii (Dhayda la wayo Ciirtu waa dhadhata oo dheylo waa subagsiin) waxan ula jeeda haddii Madax bannaani la wayey waa in (ONLF ) ay qeyb ka noqoto isbedelka Bariga Afrika ee loo raadinayo xasilooni iyo degganaasho si loo cirib tiro faqriga iyo colaadaha. W/Q: Cabdinuur Faarax Maxamuud Abdinuur02@gmail.com Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo inta badan baraha bulshada aad looga hadal hayo Khilaafka diblumaasiyadeed ee ka dhexeeya Dowladaha Iran iyo Mareykanka ayaa waxaa arrintaasi markii ugu horeysay ka hadlay Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei. Khamenei, ayaa sheegay inay la socdaan hadal heynta baraha bulshada ee ku aadan wadahadal dhexmaraa Iran iyo Mareykanka oo uu khilaaf u dhexeeyo. Khamenei ayaa meesha ka saaray wadahadal ay xukuumada Iran la gasho maamulka madaxweyne Donald Trump, waxa uuna tilmaamay inay aad u adkaan doonto xiriir diblumaasiyadeed oo Iran ay la gasho maamulka Trump. Khamenei ayaa sheegay in aysan dhici doonin arimaha maalmihii la soo dhaafay lagu buun buuniyay baraha bulshada oo aheyd wadahadal dhexmara labada dowladood waxa uuna hadal heyntaasi ku sheegay mid mugdi un sii galineyso rajadii laga qabay isku soo dhawaanshaha. Waxa uu sheegay hadii ay dhacdo xitaa wadahadal in ay la galaan mareykanka aysan noqon doonin waqtigan taasi oo uu ula jeeday in aysan diyaar u aheyn la macaamilka xukuumada hada Jirta. Mr Khamenei, waxaa uu sheegay in Iran muhiimada ay saari doonto oo kaliya heshiiskii ay la gaartay dowladaha caalamka oo mareykanka uu qeyb ka yahay sanadii 2015-kii kaasi o quseeyay Arimaha Nuclear-ka Iran. Sidoo kale, Khamenei waxa uu ku goodiyay in daandaansiga Trump uu sabab u noqon doono xasil darro ka dhacdo dalka Mareykanka. Si kastaba ha ahaatee, hadalkan ayaa waxaa jawaab cad oo kama danbeys ah u yahay war horay uga so baxay madaxweyne Trump oo ahaa in uu diyaar u yahay wadahal uu la galo madaxda maamulka Iran. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
ADDIS ABABA, Aug 13 (Reuters) - At least 40 people were killed by paramilitary forces in eastern Ethiopia over the weekend, a senior regional official said on Monday, in the latest spate of violence driven by ethnic divisions. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa shaaca ka qaaday inay fashilmeen wada-hadallo u socday isaga iyo dowladda oo xal looga gaari lahaa weerarkii ay ciidamada NISA ku qaadeen gurigiisa 17-kii December, 2017. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qoraal uu soo dhigay facebook ku sheegay inay jireen dadallo ay wadeen xubno uu ka mid yahay wasiirka arrimaha dibedda Soomaalida iyo saraakiil kale balse ay fashil kusoo idlaadeen. Waxa uu ku eedeeyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu isaga is-hortaagay in arrintan xal laga gaaro. Hoos ka aqriso qoraalka uu soo dhigay facebook. “Ilaa iyo maanta dawladu baaritaan kama samayn weerarkii lagu qaaday 17 December ee sanadkii tegey hoygayga, kaa soo lagu dilay 5 will oo ciidanka Xooga Dalka ka tirsan, kabahoodana lagu xabaalay. Ma jirto cid lagala xisaabtamay, loo xiray ama xil looga qaaday falkaas. Waxaa jiray dadaal uu waday Wasiirka Arrimaha Gudaha, iyo saraakiil kale oo iskood isku xilqaamay oo doonayey in arrinka xal laga gaaro. Waxay ku guuleysteen in la bixiyo diyadii shanta wiil. Hantidii la burburiyey, tii la dhacay iyo xadgudubkii kale ee loo gaystay xubnaha Xisbiga Wadajir weli dawlada garawshiyo kama bixin, lamana xalin. Waxaa la ii sheegay in Madaxweynaha uu yahay ninka howshaas hor istaagay” Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaara dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaa lagu dilay qaar kamid ah Saraakiisha ku howlan dhismaha darbiga kala beyra xadka Somalia iyo Kenya. Saraakiisa laamaha amaanka ee ismaamulka Mandera ee gobolka waqooyi bari kenya ayaa sheegay in Saraakiishaasi oo ahaa Seddex lagu dilay weerar u muuqday mid laga soo shaqeeyay. Paul Kemei oo ah Gudoomiyaha ku-xigeenka dhanka amniga ee bariga mandera ayaa sheegay in qaraxan uu ahaa mid niyad jabiyay Saraakiisha iyo shaqaalaha kale ee ku howlan dhismaha darbiga. Xiliga la dilaayay shaqaalahaani ayaa kusii socday howlahooda shaqo waxaana gaariga ay wateen lala beegsaday qarax sida uu sheegay sargaalkan taasi oo keentay in sadex ruux ay ku geeriyoodaan. Shaqaalaha kale ee ku dhaawacmay qaraxan ayaa waxaa la dhigay isbitaalka magaalada Mandera sida uu sheegay Mr Kemei. Si kastaba ha ahaatee, Saraakiisha ayaa tibaaxay in qaraxan xilli hore ay dagaal yahano ka tirsan ururka al shabab ku aaseen. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Minneapolis (Caasimada Online) – Warbaahinta Mareykanka ayaa ku warantay in Koox Cunsuriyiin ah oo kasoo horjeedda dadka Muslimiinta ah in ay Carqaladeeyeen Xaflad Olole oo ay qaban rabeen Ilhaan Cumar iyo Gabadh u dhalatay Falastiin oo u sharaxan Koongareeska Mareykanka. Ilhaan iyo Rashida Tlaib Waxa ay ku tartamayaan kuraas kala duwan,waxaa ay Minnesota ku qabsadeen xaflad ololaha doorashada ay kula hadli lahaayeen taageerayaashooda. Warbaahinta Mareykanka ayay u sheegeen Rashida Tlaib iyo Ilhaan Cumar in ay hor istaageen kooxda cunsuriyiinta ah oo ay hoggaamineysay Haweeney lagu magacaabo Laura Loomer, oo uu Muslim naceybka ku badan yahay. Ciidamada Booliska ayaa la sheegay in ay soo gaareen goobta Markii Kooxdaasi ay bilaabeen in ay Carqaladeeyaan Xafladda Ololaha labadda Gabdhood ee Muslimiinta ah. Gabadha Reer Falastiin ee Rashida Tlaib,waxaa u tartameysaa Kursiga Kongareeska ee Gobolka Michigan,halka Ilhaan Cumar ay u tartameyso Kursiga Kongareeska ee Gobolka Minnesota. Dadka Muslimiinta ah ayaa la kulmaya dhibaatooyin badan oo kaga yimaada Kooxaha Cunsuriyiinta ah ee kasoo horjeedda xilliyadda ay Mareykanka isku soo taagaan xilalka waa weyn. Doorashadda dhexe ee Mareykanka ayaa waxaa ka dhiman wax ka yar 100 Maalmood, waxaana hadda socda Olole xooggan. Caasimada Online Xafiiska Minneapolis Caasimada@live.com
-
Jig-Jiga (Caasimada Online) – Masuul ka tirsan Dawlad goboleedka Oromada ayaa sheegay in 31 ruux oo Oromo ah la dilay ka dib markii ciidammada gaarka ah ee deegaanka Soomaalida ee Liyuu Booliis ay rasaas ku fureen dad shacab ah subaxnimadii Axadda. Arrintaas ayaa ka dhacday xadka gobolka Oromada iyo Soomaalida. Dadka dhintay waxaa ku jira carruur iyo ciroole, shan ka mid ahna waxaa lagu sheegay dumar. Ma jirto cid si madax banaan u xaqiijin karta sheegashada maamulka Oromada dalka Ethiopia Sidoo kale, Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka ciidammada Liyuu Booliiska ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada, ayaa waxaa bilihii dhowaa ka dhaxeeyey colaad sababtay dhimashada boqolaal qof oo labada dhinac ah, ayada oo xasuuqyo badan ay soo wariyeen labada dhinac. Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa dhowaan sheegay in ciidamada federaalka Ethiopia ay faro-gelin doonaan xiisadda, islamarkaana wax ka qaban doonaan, hase yeeshee illaa iyo hadda ma muuqato in arrintan ay kasoo raynayso. Caasimada Online Xafiiska Addis-Ababa Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wafdigan oo aad u kooban ayaa waxaa maanta Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka arrimaha dibadda Somalia Axmed Ciise Cawad. Wafdi ka socda Dowladda Eritrea oo uu hoggaaminaayo Wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi Cusmaan Saalax, ayaa waxaa qeyb ka ah la-taliyaha Madaxweynaha dalkaasi Afwerk kuwaa oo magaalada Muqdisho u imaaday arrimo muhiim ah, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Villa Somalia. Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Somalia Axmed Ciise Cawad oo goordhow la hadlay mid kamid ah Idaacadaha maxaliga ayaa uga waramay arrimaha ay magaalada Muqdisho u soo gaareen wafdiga Eritreaa. Wasiir Cawad oo faahfaahinaayay safarka ayaa waxa uu sheegay waxyaabaha ay wafdigan u yimaadeen Muqdisho inay ka mid tahay inay ka mahad noqaan booqashadii Madaxweyne Farmaajo ku tagay dalka Eritrea. Cawad, waxa uu tilmaamay in Madaxda Qaranka ay kala hadleen arrimo ay kamid yihiin xiriirka labada dal, dhaqan galinta Heshiiskii lagu wadagalay magaalada Asmara, Is weydaarsiga xogaha khuseeya furashada labada safaaradood iyo in la adkeeyo xiriirka labada dal. Waxa uu Wasiir Cawad tilmaamay in dowalada Somalia ay ahmiyad gaara siineyso dalka Eriterea oo uu sheegay inay kaga dhow yihiin dalal badan oo xiriirkooda uu yahay mid cusub. “Wafdiga caawa waxa ay ku hoyanayaan magaalada Muqdisho inta ay joogan waxa ay sii wadi doonaan kulamada kala dhexeeya madaxda Soomaalida maadaama booqashadoodu tahay laba cisho” Wuxuu sheegay in maanta wafdiga si weyn loo soo dhaweeyay, sidoo kalena magaalada Muqdisho ay booqasho ku joogi doonaan Laba maalmood. Cawad ayaa cadeeyay in dowlada Somalia ay si dhaqsi ah ku furan doonto Safaaradeeda Asmara oo uu tilmaamay inay ahmiyad gaara u leedahay Somalia, isla markaana safarkooda uu qeyb ka yahay sida ay ku xoojin lahaayen arrimaha Safaarada. Sidoo kale, Wasiir Cawad ayaa ka gaabsaday wararka sheegaya in magaalada Muqdisho uu kusoo fool leeyahay Madaxweynaha Eritrea, isla markaana safarka Wafdigaani uu hordhac yahay. Dhawaan ayay aheyd markii magaalada Asmara ee dalka Eriterea uu gaaray Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo oo halkaa heshiis kula soo galay dhigiisa Eriterea. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Socdaalkan wafdiga Ereteriya ku soo gaareen magaalada Muqdisho ayaa daba socda safarkii uu Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ay ku tageen magaalada Asmara dabayaaqadii bishii hore, halkaas oo ay labada Madaxweyne ku kala saxiixdeen heshiis lagu dardargelinayo iskaashiga labada dal. Qodobbadii ay labada Madaxweyne ku heshiiyeen waxaa kamid ahaa in labada dal ay si rasmi ah u yeeshaan xiriir dibloomaasiyadeed oo asaaskiisu yahay in la isweydaarsado safaarado iyo dibloomaasiyiin iyo in laga shaqeeyo, lana dhammaystiro hirgelinta qorshaha isdhexgalka dhaqaale ee Geeska Afrika. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey wafdiga socdaalka ay ku yimaaddeen Muqdisho, waxa uuna xusay mudnaanta uu iskaashigu u leeyahay horumarka Gobolka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey in dalalka Geeska Afrika aanay sinnaba u kala maarmi karin maadaama oo ay dano badan isaga xiran yihiin, wuxuuna ballanqaaday in dawladdiisu ay ka shaqaynayso sidii iskaashi buuxa u dhexmari lahaa dalalka Geeska Afrika. Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ka go’an soo celinta maqaamkii ay Soomaaliya ku lahayd Geeska Afrika, waxayna diyaar u tahay inay door weyn ka qaadato iskaashiga dhinacyada isdhexgelka dhaqaale, bulsho, iyo amni oo dhexmara dalalka Geeska Afrika. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Ereteriya appeared first on Puntland Post.
-
MOGADISHU, Somalia (Caasimada Online)— Kenyan troops have allegedly destroyed Hormud Telecom branch-building after crossing its border along Somalia. The Kenyan forces demolished the Telecom branch building with bomb explosions in Ali-Bulei area, some 30km north of border town of Dhobley, a witness, who asked to be anonymous said. He says heavily armed Kenyan military soldiers had raided on Hormud Telecom headquarters last night, and destroyed its antenna with bomb explosions. “I can only confirm you that Kenyan forces used RPGs and grenade bombs which tore down communication building near border town”, he said. Kenyan Forces crossing its border into Somalia have allegedly destroyed Hormud Telecom building There was no communication service into area after being cut off in an attack carried out by Kenyan forces, who crossed its border along Somalia. Last month, Kenyan forces destroyed Hormud Telecom branch building near border town, a witness Faisa Hussein said. Hussein says she had witnessed up to 10 people, who were shot and killed by Kenyan forces over unknown reason, after an attack on Hormud Telecom headquarters near border town. Two Hormud security guards were among those who were killed in the attack, according to Somali colonel Aden Rufle. He said the Kenyan forces serving under African Union mission in Somalia had also kidnapped 5 girls from Baladhawo town, and then raped in Kenya’s northeast town of Mandera. There was no comment from Kenyan Defense Forces’ command in Nairobi over the deliberately property destruction and sexually violence near Somali border along Kenya. In 2011, Nairobi has sent its troops into Somalia to fight against Al-Shabab in retaliation for a wave of kidnappings of foreigners that has blighted its tourism industry. Kenyan forces crossed its border into Somalia to launch operations against Al-Shabab, in a bid to thwart orchestrated attacks by Al Qaeda-inspired group in Somalia. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
-
Guddiga joogtada ee golaha shacabka ayaa maanta xarunta golaha shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Cilmi. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay halka ay marayaan hanaanka dib u eegista Dastuurka, wada shaqeynta guddiyada Dastuurka iyo wasaarada Dastuurka. Wasaarada Dastuurka ayaa soo bandhigtay intii uu kulanka socday cutubyada lagu guuleystay in dib u eegis lagu sameeyo iyo kuwa hada ay dib u eegista ku socdaan. Sidoo kale wasaarada Dastuurka ayaa soo bandhigtay jadwalka shaqada ee la xiriira howlaha dib u eegista iyo caqabadaha hor taagan in qodobada qaar dib u eegis lagu sameeyo. Wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuurka ee xukuumada Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Cilmi ayaa sheegay in wasaarada Dastuurka ay wado dadaaladii ugu dambeeyay ee dib u eegista loogu sameynayo. “Runtii wasaarada dadaal ayay wadaa, golaha shacabka waxaan ka codsanayaa in wasaarada Dastuurka iyo guddiyada dhisan inaad kala shaqeysaan howlaha culus ee horyaalla, si loogu guuleysto in Dastuur loo dhan yahay aan yeelano”. Ayuu yiri wasiir ku-xigeenka wasaarada Dastuurka. Xubnaha guddiga joogtada ee kulanka ka qeyb galay ayaa wasiir ku xigeenka iyo xubnihii la socday weydiiyay su’aalo ku saabsan cutubyada dib u eegista lagu sameeyay, sidoo kale waxa ay ku biiriyeen talooyinkooda. Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa kulanka ka sheegay in ay muhiim tahay in si wadajir ah loo wada shaqeeyo. “Wasaarada iyo qubaradu aad bey u mahadsan yihiin wixii xog ahaa wa la kala helay maanta waana la is wareystay, waxa aan ka hadleyno waa masiirka umadda Soomaaliyeed, hadii aan la iska kaashan oo aan la istaageerin laguma guuleysanayo howlahaan socda”. Ayuu yiri guddoomiye Mahad Cabdalla Cawad. Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo kulanka soo xeray ayaa ku dheeraaday muhiimada Dastuurka iyo dardar gelintya howlaha dib u eegista. Guddoomiyaha ayaa wasaarada Dastuurka faray shaqooyinka ay wadaan inay sii Labada jibaaraan, golaha shacabkana ay u soo gudbiyaan warbixin dhameystiran si waqtiga haray loogu faa’iideysto. “Golaha shacabka waxa uu matalaa shacabka Soomaaliyeed, warbixinta aad maanta na siiseen ma ahan mid aan ku qanci karno mana aqbaleyno in howsha dib u eegista ay sidaan ku sii socoto, waxa rabnaa inad la timaadaan qorshe cad, golaha shacabka waxa uu diyaar u yahay inuu idiinla shaqeeyo habeen iyo maalin”. Ayuu yiri guddoomiyaha golaha shacabka. Ugu dambeyn guddoomiye Mursal ayaa sheegay in guddiga joogtada ee golaha shacabka uu la xisaabtamayo wasaarada Dastuurka iyo guddiyada ku howlan dib u eegista Dastuurka.
-
UN says respect for human rights vital for future elections
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
GENEVE (Caasimada Online) – A UN report has urged Somalia to build on the significant gains made in its peace process in the last five years and take steps to ensure future elections are not marred by the human rights violations and abuses committed during the 2016-2017 electoral process. The report* by the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) and the UN Human Rights Office details human rights violations and abuses by State security forces, including the police and intelligence agencies, and non-State actors, among them Al Shabaab, before, during and after parliamentary and presidential elections held in late 2016 and early 2017. Thirteen clan elders and two electoral delegates were killed between August 2016 and the presidential election held on 8 February 2017. Violent attacks on people involved in the election process continued after this, with the killing of 29 clan elders and electoral delegates, including three women. To date, only two of the 44 documented killings have been investigated and prosecuted. In addition, journalists, human rights defenders and political leaders were subjected to attacks, intimidation and other forms of harassment and interference. “This violence impeded the free flow of information, undermining the ability of citizens to benefit from and contribute to democratic processes by means of informed decisions on a wide range of issues,” the report says. The report notes that that the 2016-2017 electoral process took place at a time when Somalia had no political parties. Without the necessary conditions to apply universal suffrage, there was a system of indirect elections whereby 275 electoral colleges, each with 51 delegates, elected the 275 members of the House of the People, which then elected the new President on 8 February 2017. The result was a more diverse parliament with half its members newly elected and women’s representation up from 14 per cent in 2012 to 24 per cent. “We welcome this progress but more needs to be done. Women, persons with disabilities, minority clans and civil society groups had limited or no access to the electoral process as it was a political process based on clan distribution,” said Michael Keating, the UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia and head of UNSOM. “Looking ahead to elections due in 2020-2021, we are urging the Government to establish a system of representation that is inclusive of all citizens, based on the one person, one vote principle.” The report also includes a section on the 2017 presidential election in Somaliland on 13 November 2017, where a one person, one vote system was applied. The report details election-related human rights violations in Somaliland, including excessive use of force by security forces against demonstrators, which caused three deaths and injured 17. “Insecurity, weak justice institutions, and an insufficient human rights protection system contributed to the lack of accountability for human rights violations throughout Somalia,” the report says. It calls for prompt, independent and impartial investigations into human rights violations and abuses committed in the context of the electoral process. The report also urges the Somali Government to ensure that the national electoral legislation is enacted before the 2020 elections, and that it meets applicable international human rights standards. There should also be vetting of the human rights records of candidates. During the 2016-2017 electoral process, candidates included former warlords and a military commander accused of war crimes. “As Somalia continues the arduous task of building institutions and constructing peace, respect for human rights must be at the core of this enterprise. This includes guaranteeing all public freedoms, such as the rights to freedom of opinion and expression, and of peaceful assembly and association. It is essential that victims’ rights to remedy and reparation are respected,” said UN High Commissioner for Human Rights Zeid Ra’ad Al Hussein. Sources: UN -
Nairobi (Caasimadda Online) Siyaasiga caanka ah ee reer Kenya Faarax Macallin Dawaar ayaa daaha ka rogay tallaabo uu qaaday dhawaan madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland Axmed Madoobe. Faarax ayaa sheegay in Madoobe uu Itoobya aaday markii ay ciidamada Federal-ka ee dalkaas ay gudaha u galeen caasimadda Soomaali Galbeed ee Jigjiga kulana wareegeen xarumihii maamulka. Tallaabadaas kaddib waxaa xilkii iska casilay madaxweynihii Soomaali Galbeed ee Cabdi Maxamuud Cumar oo kaddib ay Itoobiyaanku u kaxeyeen Addis Ababa isaga oo xiran. Faarax Macallin oo boggiisa Twitter-ka soo dhigay ayaa sheegay in Axmed Madoobe lacag u qaaday Cabdi Maxamuud Cumar isaga oo isku dayey in uu taageero u muujiyo. Hase ahaatee, gudoomiye kuxigeenkii hore ee barlamaanka Kenya ayaa sheegay in uu Axmed Madobe bahdilaad kala soo kulmay Itoobiya oo lagu soo amray in uu ka tago dalka. HOOS KA AQRISO WIXII UU TWITTER-KIISA SOO DHIGAY FAARAX MACALLIN Madaxweyne maamul ka tirsan Soomaaliya ayaa u safray Addis Aababa isaga oo lacag wada si uu u taageero hiliblihii Jigjiga ee ka amar qaadan jiray saraakiisha TPLF. Waa la soo eryry. Dhammaan madaxweyne gobolleedyadan tuugta ah ha aadeen Mekele, Adwa ama Axum si ay u dhuuntaan.
-
Yasmin Olaad looks straight at the camera and speaks confidently. She is wearing a pretty pink patterned headscarf and a bright pink lacy long-sleeved dress. She is part of an exhibition at Bristols' M Shed museum showcasing the stories of young Somalis in the city of Bristol, home to the fastest growing Somali community in the UK. Source: Hiiraan Online
-
Residents of Mandera County have hailed the on-going polio vaccination campaign in the country and vowed to mobilise all mothers in the area to surrender their babies for the exercise. Source: Hiiraan Online
-
Norwegian Investment Fund for Developing Countries, Norfund has, together with Shuraako, a program of One Earth Future, and the Danish development finance institution, IFU, have established a USD 10 million fund for supporting small and medium sized companies in Somalia. Source: Hiiraan Online
-
A present-day Lord of the Rings fan-film shot in Birmingham has had more than 230,000 views on YouTube in its first two weeks online. The Return of the Ring (LOTR fan film 4K) offers a new twist on the JRR Tolkien classic, which became a multi Oscar-winning hit for film director Peter Jackson. Fifteen years after his silver screen trilogy concluded with a box office worth more than $3 billion, The Return of the Ring has been set in modern-day Britain for less than £1,000. Shot in various city locations in just four days, the 22-minute film follows a resilient Elf who finds out the Ring has returned and sets out to re-claim it. Bporn in Mogadishu in Somalia but now living in east Birmingham, 28-year-old writer-director AR Ugas has moved on from wedding videos to start narrative filmmaking and screenwriting. Full name Abdul Rahman Ugas, he says: “I loved the Lord of the Rings films, but couldn't finish the book to be honest! "In a unique twist on the genre, my story does not take place in a medieval setting with horses and swords. “Rather it’s set in modern day Britain and follows a resilient Elf who finds out the Ring has returned and sets out to re-claim it.” James Alexander Barnett from Wolverhampton is the cinematographer on The Return of the Ring and the original score has been composed by Yunus Khan. AR, as he calls himself, was moved to Holland when he was a baby because of the civil war in Somalia and then went to Egypt for four years in his late teens. Thanks to his Dutch passport and the EU, he was able to move to Birmingham in 2009. Now working in a call centre and as a health care assistant, he dreams of emulating M Night Shyamalan (The Sixth Sense) as a filmmaker aiming for higher concepts than standard genres. "Once you live in the UK the world opens up to you," says AR, whose father buys and sells land in Ethiopia while mum lives in Brum. "If you make it here in the creative world, you can make it anywhere. "I may or may not make a Chapter 2 to this film, because you are not allowed to make a penny with fan films because you are dealing with somebody else's property. "But my next project is a feature film called We Have The President's Daughter - and a producer is lining up an Emmy winner to direct it. "Paul Wilmshurt has directed shows like Doctor Who and in 2006 he won an Emmy for the documentary Hiroshima." The original Lord of the Rings films, released from 2001-03, were called The Fellowship of the Ring, The Two Towers and The Return of the King. The trilogy won 18 Oscars from 30 nominations, including best picture at the 2004 Academy Awards. Born in 1892, the future author JRR Tolkien was a young boy when he lived at 5 Gracewell on Wake Green Road from 1896 to 1900. His playgrounds were the still-green spaces of Moseley Bog and Sarehole Mill. The Return of the Ring – story After the events in “The Return of the King” in which the Ring was destroyed and Sauron’s empire collapsed, peace was spread throughout Middle-earth. But that peace was not destined to last long. Incursions and raids by wild bands of Orcs and opportunistic land grabbing by the Dwarfs sends Middle-earth into a spiral of violence. A worn-out Aragorn, facing never-ending rebellions, war and famine decides to take drastic measures and launches a genocide campaign, cleansing Middle-earth of anything non-human. The Race of Man manages to end all the other races, slaughtering them and sending the survivors into a life of hiding and exile. They destroy any sign of their civilisations and thousands of year later there are no more traces to be found. Their history, lives and suffering are nothing more than fairy tales. That’s when AR's story starts. Illyandra, a young Elf, discovers that the Ring has made an unexpected return. She sets out to find it and use it to revive Sauron, now seen as a folk hero to the non-human races hiding in our society. The Ring was sent to John, a young man who will have to make a choice that will decide the fate of our world Five things director AR Ugas has said on Twitter during his The Return of the Ring journey 1. June 30 – after a long period of sporadic planning, shooting and editing, I can finally say that we’ve completed ‘The Return of the Ring’. 2. Plan a project. Start a project. Work on said project & finish it. Too many people follow their own hype, announcing a new project every other week and not finishing a single one of them. You’ll get a reputation as not being serious which is destructive. Trust me. 3. Even the (worst) film can get accepted into any random Film Festival on the other side of the world (that was only set up to make money). You can trick your aunty and ex on Facebook but you won’t trick the industry. Message: don’t play yourself. 4. Don’t wait for people to become big before you start supporting them. 5. Some of the best films don’t make sense to a lot of people. Look at a man like David Lynch. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Socdaalkan wafdiga Ereteriya ku soo gaareen magaalada Muqdisho ayaa daba socda safarkii uu Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ay ku tageen magaalada Asmara dabayaaqadii bishii hore, halkaas oo ay labada Madaxweyne ku kala saxiixdeen heshiis lagu dardargelinayo iskaashiga labada dal. Qodobbadii ay labada Madaxweyne ku heshiiyeen waxaa kamid ahaa in labada dal ay si rasmi ah u yeeshaan xiriir dibloomaasiyadeed oo asaaskiisu yahay in la isweydaarsado safaarado iyo dibloomaasiyiin iyo in laga shaqeeyo, lana dhammaystiro hirgelinta qorshaha isdhexgalka dhaqaale ee Geeska Afrika. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey wafdiga socdaalka ay ku yimaaddeen Muqdisho, waxa uuna xusay mudnaanta uu iskaashigu u leeyahay horumarka Gobolka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey in dalalka Geeska Afrika aanay sinnaba u kala maarmi karin maadaama oo ay dano badan isaga xiran yihiin, wuxuuna ballanqaaday in dawladdiisu ay ka shaqaynayso sidii iskaashi buuxa u dhexmari lahaa dalalka Geeska Afrika. Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ka go’an soo celinta maqaamkii ay Soomaaliya ku lahayd Geeska Afrika, waxayna diyaar u tahay inay door weyn ka qaadato iskaashiga dhinacyada isdhexgelka dhaqaale, bulsho, iyo amni oo dhexmara dalalka Geeska Afrika.
-
Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyadda mucaaradka ayaa welwel xoogan ka muujinaya ciidamo uu ku uruursanayo General Caare bariga Gobolka Sanaag,kuwaas oo kasoo horjeeda maamulka uu majaraha u hayo Madaxweyne Muuse Biixi oo aan sanad jirsan. Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Somaliland Eng Faysal Cali Waraabe ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan waxa uu ku tilmaamay jahmad kasoo horjeeda jiritaanka Somaliland,wuxuuna ka codsadey General Caare inuu ogolaado wada hadalka uu ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. “Waxaa dhalisay inuu ciidanka ka goosto Caare, colaadii ka dhacdey Ceel-Afweyn,waxayna ahayd isagana in lagu daro dib u heshiisiinta,haddana waxaan leenahay Caare Somaliland wey jireysaa ma burburin karo Nin muluq muluq leh,waxaana foolxumo kuu ah iyo taariikh xumo inaad maanta tiraahdid waxaa saldhig isiiyay cadowgii kusoo duulay Somaliland”Ayuu yiri Faysal Cali Waraabe. Dhinaca Kale Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay safar uu ku tagey Nayroobi ayaa xusay arrimaha ay u tageen halkaas inay tahay sidii ay beesha caalamka uga soo dhaadhicin lahaayeen Sool iyo Sanaag inay yihiin Somaliland, Islamarkaana ay degaan beelo kala duwan. Wuxuuna intaas ku darey colaadda u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ee deegaanka Tukaraq inay beesha caalamku uga gudubto wada hadal ay u furto Muqdisho iyo Hargeysa. Waa markii ugu horeysay oo maamulka Somaliland ay ka goostaan saraakiil udub dhexaad u ahaa Xukuumadda Hargeysa.
-
The commander of the 21,000 AU (African Union) peacekeeper force has ordered peacekeepers to permanently attach themselves with army units and operate together as a joint force. This is another effort to deal with the poor discipline, corruption and uneven performance of Somali Army units. All the AU troops are African and, while Somalis have a high opinion of themselves, it will be interesting to see how they react to daily examples of other African soldiers demonstrating superior discipline and capability. This may be a cure, or a source of fatal friction between the Somali soldiers and the peacekeepers. Source: Hiiraan Online
-
Popular Contributors