-
Content Count
206,434 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
MOGADISHU (Caasimada Online) -Uganda forces with African Union peacekeeping mission known as “AMISOM” has handed over the country’s biggest football Stadium to Somali government. The move is said to be as part of African Union forces’s transitional plan in Somalia. The mission says its Ugandan forces finalized plans to hand over Mogadishu Stadium which has been under its control for the past 7 years. The hand over function was attended by Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo. President has thanked Ugandan forces in Somalia for the brotherly “sacrifice and patriotism”, while being part of fighting against Al Shabaab. For his part, deputy AU envoy to Somalia, Simon Mulongo, said the handover of Mogadishu stadium is a major step in the process of AMISOM’s transitional plan. The stadium was liberated from Al-Shabab on 6th September 2011 by Uganda’s Battle Group VII,VIII and Somalia National Army (SNA) during offensive operations that were aimed at liberating Mogadishu from the Al-Shabaab. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Dowladda Mareykanka ayaa tababar cusub u soo xirtay Ciidamo Soomaali ah oo ka tirsan qeybta sida gaarka ah u tababar ee Danab. Ciidamadan oo ay ku jiraan kuwa u booda goobaha halista iyo guryaha ayaa waxaa tababarka loogu soo xiray Muqdisho. Ciidamadan oo sidoo kale loo tababaray fulinta howlgallada qorsheysan, ayaa ka howlgali doona Saldhigyada uu Mareykanka ku leeyahay Somalia. Sarkaal ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay 31 askari oo ka tirsan ciidamada Danab ayaa tababarkan la siiyay. Ciidamadan ayaa loo dhameystiray saanad ciidan ee askari u baahan yahay, waxaana taasi sii dheer in askartan la siiyay gaadiid ay ku hawlgalaan. Sidoo kale, Saldhiga ugu wayn ee Ciidamada Danab lagu tababaro, ayaa wuxuu ku yaalla Garoonka Diyaaradaha Ballidoogle ee Gobolka Shabellaha hoose, hayeeshe ciidankaan ayaa intii uu tababarka u socday, waxa ay ku qaadanayeen Xerada Xalane oo Saraakiisha Mareykanka ay joogaan.
-
MOGADISHU (Caasimada Online) – Islamic State of Iraq and the Levant ( ISIL) has claimed responsibility for killing a security officer in the heart of Somalia’s capital Mogadishu. The group made the claim in an English statement Tuesday through an ISIL-controlled media outlet, Amaq News Agency. “Our fighters shot and killed a security officer in the city’s Wardhiglei area”, the group said. The group says its fighters would continue targeting government soldiers in the capital Mogadishu. It says the group’s assassins escaped from the crime scene. The Somali security forces started security operation over the latest killing in Mogadishu. The ISIL group has carried out similar attacks in the capital Mogadishu for the past months. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
-
MOGADISHU (Caasimada Online) – Over 204,000 people were forcibly removed from their homes this year, nearly double the same period last year, with many people made homeless multiple times. “Tens of thousands of people who fled drought and violence are being forced from their homes again, only this time from forced evictions. Many of these families were forced to leave with little or no notice. Some have been evicted multiple times, without due process. This is unjust, and violates their rights,” said Evelyn Aero, Norwegian Refugee Council (NRC) Adviser for Information, Counseling and Legal Assistance. Last year’s drought and conflict, plus flooding this April, led to a massive migration to urban areas. But the shelter situation was already critical, with limited public land available to establish new settlements. Many people who ended up as squatters on public or private land have been evicted in Mogadishu due to a building boom. Displaced families who occupy dilapidated public buildings also risk being forcefully evicted, as many are being rebuilt. Most evictions are done without due process, including without prior notice. Over 204,000 people were evicted between January and July, almost double the 122,000 evicted over the same period last year, according to the Housing Land Property Sub-Cluster of Somalia. This surpassed the total evicted for all of 2017. Fadumo Noor, a pregnant mother of four, endured four evictions from Mogadishu settlements. “This is the worst eviction I ever faced. I was at my uncle’s funeral when my family was being evicted. I came home and saw all my children outside, holding pieces of our shelter and belongings. We weren’t given any prior warning.” Similarly, Halimo Sidow’s family had no time to pack up before leaving: “I faced evictions twice before, however we expected those. This one was unexpected and it’s very difficult to come to terms with. I wasn’t home when the eviction took place, I came back to see my children on the street.” Halimo a farmer with eight children in Mogadishu, had fled drought in Lower Shabelle. “The Somali authorities and landowners must protect citizens’ rights to adequate shelter and housing. Displaced families should not be forced from their shelters with nowhere to go. They should follow due process, and be given sufficient advance notice to relocate with dignity. These families must be resettled to locations where they can access decent shelter and humanitarian aid. We also urge international donors to increase shelter and housing funding, so more displaced families will have secure homes,” said NRC’s Aero. While the government has taken note of the crisis and taken steps to address this problem, more efforts are needed. These include developing policies and laws on land, improving access to land for displaced families, and strengthening protection for people displaced. PRESS RELEASE BY NCR
-
Drivers of the three trucks intercepted at the Kenya Somalia border earlier in the week have been charged at a Wajir court for tax evasion. Source: Hiiraan Online
-
Addis Ababa (Caasimada)-Wararka aan ka heleyno Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka DDSI ayaa sheegaya in Ra’isul wasaarihii hore ee Ethiopia Hailemariam Desalegn uu ku hingoobay qorsho lagu sii deyn lahaa Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Cumar oo shalay Xsi la dhigay. Ra’isul wasaarihii hore ee Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa dadaal dheer kadib ka gaabsaday qorsho dib xoriyadiisa loogu soo celin lahaa Cabdi Cumar oo ku xiran Xabsi ku yaala magaalada Addis Ababa. Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Soomaalida oo aan xiriir la sameynay ayaa inoo xaqiijiyay in Hailemariam Desalegn uu arrintaasi kala hadlay Ra’isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, hase yeeshee Abiy uu ka cudur daartay dalabkaasi, isaga oo soo jeediyay in sharciga loo madaxbaneeyo arrinta Cabdi Cumar. Ra’isul wasaarihii hore ee Ethiopia Hailemariam Desalegn, waxa uu Abiy usoo bandhigay in Cabdi Cumar lasiiyo xoriyad uu ku dhex joogi karo gudaha dalka isagoo ay ku socto dacwada ku furan, hase yeeshee waxaa arrinkaasi diiday Abiy Axmed oo ka hor imaaday in Xabsiga iyo goobaha sharciga laga wado Cabdi Cumar inta ay arintiisa meel u dhaceyso. Hailemariam Desalegn, ayaa xiriir wanaagsan waxa uu kala dhexeeyay Cabdi Cumar waana sababta keentay inuu ka shaqeeyo xoriyadiisa, wallow uu ku guul dareystay. Sidoo kale, Abiy Axmed ayaa ballanqaaday in Cabdi Cumar uu dhadhamin doono sharciga saxda ah, isagoo ka digay in faragalin lagu sameeyo arrinta Cabdi Cumar ilaa iyo laga soo taagayo Maxkamad. Dowlada Ethiopia ayaa Cabdi Cumar wali ku heysa baaris ku aadan inuu geystay tacadiyo isugu jira dil iyo boob dhul iyo mid dhaqaale, waxaana la ogeyn natiijada kasoo bixi doonta barista socta ee sababi doonta in lasoo taago Maxkamad. Caasimada Online Xafiiska Addis Ababa Caasimada@live.com
-
qaar kamid ah golaha cusub ee Garowe Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka degmada Garowe ayaa maanta oo Tallaado ah lagu dhaariyay guriga gobolka Nugaal. 26 Xildhibaan oo kamid ah 27-ka Xildhibaan ee golaha deegaanka degmada Garowe ayaa la dhaariyay, waxaana dhiman 1 xubin oo lagu wado in saacadaha soo socda lagu soo daro. Golaha cusub ee degmada Gorowe ayaa u badan dhalinyaro, waxaana ku jira 3 dumar ah, sidoo kale qaar kamid ah xubnihii hore ayaa soo noqday waxaan kamid ah duqii hore ee Xasan Maxamed Ciise (Goodir). Doorashada duqa cusub ee Garowe ayaa lagu wadaa in ay dhacdo horaanta bisha soo socota ee September oo maalmo ka harsan yihiin. Ilaa iyo hadda labo musharax ayaa shaaciyay in ay u taagan yihiin duqa degmada Garowe, kuwaas oo kala ah Axmed Siciid Muuse iyo Axmed Abshir Jaamac. Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxammed Cali Gaas 5-tii April ee sanadkan ayaa lagu kala diray golahii hore degmada Garowe, kadib markii lagu eedeeyay in ay shaqadoodii gudan waayeen, islamarkaaana ay ka bixiwaayeen is-qab-qabsi joogta ah. Sidoo kale Madaxweyne Gaas ayaa isla maalintaas magacaabay maamul ku meel gaar ah wuxuuna duqa u magacaabay Axmed-deeq Ayax, oo dhawaaan ka haray tartanka duqa degmada Garowe . Isla bishaas April qoraal ka soo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu shaacisay in golaha deegaanka cusub ee loo soo xulayo Garowe ay mamnuuc ka yihiin dhammaan xubnihii ka tirsanaa golihii hore. Balse waxaa muuqata in amarkaasi shaqeyn waayay, kadib markii golaha cusub ay ka soo muuqdeen qaar kamid golihii hore ee degmada Garowe. PUNTLAND POST Garowe The post Xildhibaanada cusub ee degmada Garowe oo la dhaariyay appeared first on Puntland Post.
-
August 28, 2018 (KHARTOUM) - The head of the Sudanese intelligence and security services Salah Gosh is visiting Mogadishu for talks with his Somali counterpart. Source: Hiiraan Online
-
Bosaso-[Puntland Post] Taliyaha qeybta Booliska gobalka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaa dhaliil u jeediyay maxkamadaha ku yaala magaalada Boosaaso. Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaa sheegay in danbiilayaasha ay soo qabtaan islamarkaan ay maxkmadaha geeyan aan la marin sharcigu waxa uu ka qabo xukun kooda, taa badalkeedana looga dhigo in magaalada lagu soo fasaxo. ”Maxkamadaha waxaanu geynaa danbiilayaal dawlada danbi ka galay, mana jirto sharci la mariyo maalinta danbana waxaanu ku argnaa danbiilihii oo suuqa maraya, waxaanu maxkamadaha ka codsanaynaa in waxaanu u keeno ay sharciga mariyaan , hadii sharciga la marin waayo danbiilayaasha ayaa badanaya” sidaas wax yiri Taliyaha qeybta Booliska gobalka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen. Cabdiqani Boos Puntland Post- Bosaso The post Taliyaha qeybta Booliska Bari oo dhaliil u jeediyay maxkamadaha Bosaso appeared first on Puntland Post.
-
"Tens of thousands of people who fled drought and violence are being forced from their homes again, only this time from forced evictions. Many of these families were forced to leave with little or no notice. Some have been evicted multiple times, without due process. This is unjust, and violates their rights," said Evelyn Aero, Norwegian Refugee Council (NRC) Adviser for Information, Counseling and Legal Assistance. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xasan Cali Kheyre wuxuu doonayaa inuu eryo xubno cusub oo ka tirsan wasiiradiisa, waxaa la sheegi jiray iney jiraan xubno saaxiibadiis ah oo ay adag tahay inuu badalo laakiin waxaa tusaale noogu filan wasiirkii hore ee waxbarashada. Xukuumada Kheyre waxey caan ku tahay xilka qaadis, inta badan wasaaradaha waxaa ka dhacay isbadal mudadii ay xukuumadaan jirtay, taasoo ah iney ehel u tahay khilaaf iyo is qab qabsi, hadii aanu khilaaf jirin ama uu kheyre nin quman yahay intaan oo qof shaqada lagama eryeen. Sida xogta lagu helayo ku dhawaad afar wasiir ayaa laga yaabaa iney shaqada ka baxaan ama laga eryo xukuumadda kheyre, xubnaha la hadal hayo iney bixi doonaan waxaa ka mid ah Wasiirka Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar, Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Deeqo Yaasiin Xaaji, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wasiirka Batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed. Sidoo kale wararku waxey sheegayaan iney suuragal tahay inuu baxo wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale, laakiin waxaa loo badinayaa in loo wado dhanka duqa magaalada Muqdisho, balse hubanti isloow wax badan kama uusan qaban amniga dalka, waxaana xeel dheerayaashu ay aaminsan yahiin inuu mudan yahay in xilka laga qaado. Ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre wuxuu sheegaa ineysan is khilaafeynin isaga iyo madaxweyne Farmaajo laakiin mar walba wuxuu shaqada ka eryaa qaar ka mid ah wasiiradiisa taasoo salka ku heysa khilaaf. Haddaba inuu dalka shaqeeyo miyaa muhiim ah mise in la ilaaliyo khilaafka kheyre iyo Farmaajo, hadii uu dalka muhiimsan yahay waxey aheyd in waqti fiican loo siiyo wasiirada shaqadooda si ay dalka cagaha ugu dhigaan, balse hadda waxaa muuqata on masiirka guud ee dalka ay ka muhiimsan tahay ineysan Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha is khilaafin. Hadii isku shaandheyntaan ay dhacdo waxey ka dhigan tahay in 85% xukuumadda Xasan Cali Kheyre isbadal lagu sameeyay.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Taliska ciidamada AMISOM ee Somalia ayaa isbedel ku sameeyay qaabka loo geli jiray xarunta xerada Xalane ee Muqdisho. Xarunta Xalane oo deris la ah garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa Saldhig u ah ciidamada AMISOM iyo kuwa reer galbeedka. Taliska ciidamada AMISOM oo ka duulaya xaaladaha amni daro ee ka taagan magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in la xiray dhammaan albaabada laga galo xerada Xalane. Taliska ayaa sheegay in wixii xiligan ka danbeeya Xirada Xalane laga gali doono keliya irida Madiina Gate ee xigta dhanka Galbeed, sida lagu sheegay qoraal ay soo saartay AMISOM. Qoraalka Taliska ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in la xiray wadooyinka kale ee Xalane sida qeybta Isbitaalka Bukaan socod eegtada ee Xalane ku yaalla iyo irdaha kale ee muhiimka ah. AMISOM ayaa sheegtay inay bilaabi doonaan in si buuxda ay ula shaqeyn doonaan dhammaan dadka rayidka ah sida shaqaalaha iyo qandaraaslayaasha ka hawlgala Xalane. Sidoo kale, AMISOM ayaa sheegtay in Sababta ugu weyn ee loo xiray Albaabada Xirada ay tahay mid la xiriirta amni daro iyo in la adkeeyo amniga xirada iyo Garoonka Miqdisho oo daris la ah xirada. Si kastaba ha ahaatee, maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dhawr jeer isku dayay inay weeraro ku qaadaan Xarunta Taliska ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee Xalane oo ah goob amnigeeda si wayn loo adkeeyay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay gacan bidixeysay maamulkooda. Waxa uu tilmaamay madaxweyne Xaaf in dowladda federaalka aanay ka hayn muwaacinno iyo dhaqaale. Sidoo kale, Xaaf ayaa ugu baaqay shacabka Galmudug iney isku tashi sameeyaan islamarkaana ay ka shaqeeyaan dib u dhiska iyo bixinta canshuuraha. “Dowladda Federaalka aad ayeey inoo gacan bidixeysay, wax mucaawino ah kama hayno, dhaqaale kama hayno, hadda ka bacdi yeenaan ku tashan ee aan isku tashan, aan ka shaqeyno sidaan canshuur u uruurin lahayn, sidaan dib u dhis u sameyn lahayn, haddi beel caalam ka timid dowladda federaalka ayaa dhexda u joogta , noomana gacan furna” ayuu yiri madaxweyne Xaaf. Madaxweynaha Galmudug ayaa marar badan ku dhaliilay dowladda federaalka arrimo ku aadan farogelin iyo wixii la mid ah.
-
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa eedeen culus u jeediyay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya. Xaaf oo shalay ku laabtay Magaaladda Dhuuso-mareeb ee Caasimadda Galmudug,ayaa sheegay in aysan wax gargaar ah ka helin Dowladda Soomaaliya, islamarkaana ka horistaagtay gargaarkii ay beesha caalamka ugu talagaleen Galmudug. “Dowlada Federalka aad iyo aad ayay noo gacan bidxeysay mucaawino kama hayno dhaqaale kama hayno aan isku tashano wax aan sugno beesha caalamka dowladaa dhexda u joogto, noomana gacan furno.”ayuu yiri Axmed Ducaale. Dhanka kale Madaxweynaha Galmudug ayaa ka hadlay waan-waantii laga dhex waday isaga iyo garabka Magaaladda Cadaado ee Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug. Waxa uu sheegay in heshiis la gaaray horaantii bishii hore ay wax iska bedeleen xilli uu ugu maqnaa safar dalka Magaaladda Brussels ee xarunta dalka Belgium-ka. “Runtii markii aan ka soo laabtay shirkii Belgium-ka waxa uu qorshuhu ahaa aniga iyo Madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka inaan dhuusamareeb tagno laakin wey suurtageli weysay,sababta ay u suurtagali weysay runtii waa waxyaabo iska jira laakin waa laga guuleysan doona “, ayuu yiri Madaxweyne Xaaf. PUNTLAND POST The post Xaaf oo Dhaliilay Dowladda Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Somalia Mahad Cabdalla Cawad oo ka hadlaayay furitaanka 4-aad ee golaha shacabka ayaa sheegay in kalfadhiga uu furmi doono dhawaan. Guddoomiye Cawad oo ku hadlaayay magaca Guddoonka golaha shacabka ee Baarlamaanka ayaa sheegay in ka hor furitaanka kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka ay muhiim tahay inay la kulmaan Saraakiisha DFS iyo kuwa AMISOM u qaabilsan amniga Xarunta. Guddoomiye Cawad, waxa uu sheegay in sidaa aawgeed uu Guddoonka Golaha shacabka BFS u yeerayo dhammaan Saraakiisha ciidamada DFS u qaabilsan Xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Waxa uu Cawad sidoo kale sheegay in Guddoonka Golaha uu sidoo kale isugu yeeray Saraakiisha waaweyn ee ka tirsan Taliska ciidamada AMISOM, qeybta ciidamada dowlada ka Caawisa amniga xarunta Golaha. Waxa uu Guddoomiye Mahad Cabdalla Cawad tilmaamay in mar waliba uu guddoonka diyaar u yahay in ciidamada ammaanka ee qaabilsan amniga xarunta kala shaqeeyan dhan waliba oo ku xeeran duruufaha shaqo. Waxa uu sheegay in ahmiyada ay isugu yeerayaan Saraakiisha ay tahay in la dardar geliyo amniga maadaama uu dib u furmi doono kalfadhiga baarlamaanka. “Waa khasab in furitaanka kalfadhiga ka hor aan la kulano Saraakiisha DFS iyo kuwa AMISOM u qaabilsan amniga xarunta, waayo furitaanka ka hor waa in la adkeeya amniga xarunta” Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa si wada jira u ilaaliya ciidamada dowlada qeybta Booliska iyo kuwa AMISOM oo iska kaashta sugida amniga xarunta. Haddalka Guddoomiye Cawad ayaa kusoo beegmaya iyadoo 10-ka bisha September ee soo socoto la iclaamiyay in Madaxweynaha JFS Mudane C/laahi Farmaajo uu si rasmi ah u furi doono kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Qoraal ay soo saartay Hay’adda Human Rights Watch ayaa waxaa lagu taageeray xariga Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar oo shalay la xiray. Hay’adda ayaa sheegtay in Madaxweynihii hore ee DDSI uu galay danbiyo ka dhan ah xuquuqda aadamiga isla markaana ay muhiim tahay in lagu sameeyo baaritaan dheer. Warbixin ay soo saartay Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch bishii July ee sanadkan ayaa lagu muujiyay falalka lidiga ku ah xuquuqda aadamiga ee uu geystay Cabdi Cumar. Warbixinta oo ka koobneyd 88 bog ayaa lagu xariiqay tacadiyo kala duwan oo ay ku eedeysay Cabdi Maxamuud, kuwaa oo ay fuliyeen ciidamada Booliska DDSI ee loo yaqaano Liyuu ay ka geysteen Jeel ogaadeeniya. Human Rights Watch, ayaa Ra’isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ugu baaqday in baaritaano dheer lagu sameeyo Cabdi Cumar. Sidoo kale, Ra’i’sul wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia Abiy Ahmed Ali ayaa horay u qiray in mas’uuliyiintii hore ee DDSI ay geesteen tacadiyo badan oo xad dhaaf ah. Si kastaba ha ahaatee, Cabdi Cumar oo shalay loo gudbiyay Xabsiga ayaa loo aaneynayaa inuu geystay dilal, xarig iyo boob. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub,Cali Siciid Faqi ayaa Qoraal uu soo saaray ku wargeliyay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Waalidiinta caruurtooda ku xiran yihiin jeelasha waddanka Libya,in malayshiyaad ku dagaallamay magaalada Tripoli ee caasimadda dalkaasi ay xabsiyadii albaabada u fureen. Danjiraha ayaa sidoo kale sheegay in dhalinyaradii ku jirtay Xabsiyadda Tariqu Mataar iyo Salahu Diin ay kala carareen,iyadoo qaarkood ay soo gaareen Safaaradda Soomaaliya ee dalka Libya halka kuwa maqan baadi goob loogu jiro, iyadoo hal goob la iskugu keenayo dhamaan Dhalinyarada. “Waxaa dhamaan waalidiinta dhalinyarada ku xiran xabsiyada Libya la ogeysiinayaa in dagaal culus uu ka dhacay magaalada Tripoli, dhawr xabsi oo Soomalida ku sugneed ayaa irida loo balaqey, waxay safaarada ka shaqeynaysaa in dhalinyarada meel la isugu keeno” ayuu yiri Danjire Cali Faqi. Sidoo kale Safiirka ayaa xaqiijiyay in Dhalinyaradii ku jirtay Xabsiga Ain Zara ay wali meeshooda ay ku sugan yihiin oo aysan ka bixin. PUNTLAND POST The post Maxaabiis Soomaali ah oo ka baxsaday xabsiyada Libiya appeared first on Puntland Post.
-
In ka badan 40 mudane oo ka tirsan Baarlamanka Hirshabeelle ayaa mooshin ka gudbiyay madaxweynaha maamulkaasi,Maxamed Cabdi Waare,sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah xubnaha mooshinka keenay. Xildhibaannada mooshinka wada ayaa madaxweynaha ku eedeynaya waxqabad la’aan iyo fashil ay sheegeen in uu hareeyay maamulkiisa,gaar ahaanna arrimaha bulshada iyo amniga oo degaannada Hirshabeelle aad u hooseeya. Xildhibaan Aadan Cabdi Faarax oo ka tirsan mudanayaasha Hirshabeelle,kana mid ah xubnaha mooshinka wada ayaa Warbaahinta u sheegay in xildhibaannadu ay arkayaan duruufo adag oo ka jira Hirshabeelle,islamarkaana aysan waxba ka qaban xukuumadda Waare. Madaxda sare ee maamulka Hirshabeelle,sida madaxweyne Maxamed Cabdi Waare,guddoomiyaha Baarlamanka,Sheekh Cusmaan Barre Maxamed iyo madaxweyne ku xigeenka,Cali Cabdullaahi Xuseen(Cali Guudlaawe) ayaa dhammaantood haatan ku sugan magaalada Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegaya in madaxda maamulkaasi ee Muqdisho jooga ay kulamo la qaateen mas’uuliyiin ka tirsan Federaalka Soomaaliya. PUNTLAND POST The post In ka badan 40 xildhibaan oo mooshinka gudbiyay madaxweynaha Hirshabeelle appeared first on Puntland Post.
-
Politicians insult Canadians on refugee, citizenship issues
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
It was an eventful weekend for the political guardians and critics of Canadian citizenship. To kick things off, on Friday night, this newspaper brought remarkable news that our Minister of Immigration, Refugees and Citizenship thinks Canada’s capacity to deal with inland refugee claimants is “not sustainable.” Source: Hiiraan Online
-
Popular Contributors