Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    206,599
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) - The Minister of Foreign Affairs Ahmed Isse Awad has received a copy of the credentials of the new Ambassador of France to Somalia Ms. Aline Kuster-Menager. Source: Hiiraan Online
  2. Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo fadhigooda uu yahay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay gelinkii dambe ee maanta doorteen guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, kadib markii kal hore ay sheegeen inay xilkii ka qaadeen guddoomiye Cali Gacal Casir. Kulanka baarlamaanka oo uu shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa waxaa la sheegay inay xaadireen 137 mudane. Musharaxiinta ku tartamay kursigan oo Saddex ahaa ayaa lagu kala magacaabaa Xildhibaan Ismaaciil Cabdulle Axmad oo helay 93 cod, Xildhibaan Aadan Xaaji oo helay 37 cod iyo Xildhibaan Salaad Caynte oo helay 5 cod, wareegga Koowaad ee doorashada. Wareegga Labaad inta aan loo gudbin ayaa waxaa tanaasulay labada musharax ee laga cod badiyay, waxaana sidaasi ay guddoomiye baarlamaan ugu doorteen xildhibaanada musharax Ismaaciil Cabdulle Axmad oo helay 93 cod. Isla xarunta baarlamaanka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa lagu dhaariyay Xildhibaan Ismaaciil Cabdulle Axmed oo xildhibaanada Galmudug garabka Dhuusamareeb u doortay guddoomiyaha baarlamaanka. Xildhibaanada baarlamaanka ayaa laba u kala jabay qeybta ku sugan Dhuusamareeb waxa ay ka amar qaataan madaxweyne Xaaf, halka qeybta kale ee iyaguna ku sugan magaalada Cadaado ay hoostagaan madaxweyne kuxigeenka Maxamed Carabey. Waxaa muuqata in dowladda federaalka gaar ahaan aqalka sare uu ku fashilmay inuu qaboojiyo xiisada u dhaxeysa madaxda sare ee Galmudug, maadaama weli ay taagan tahay arrinta ah inay xilka iska qaadaan iyo inay doorasho cusub sameeyaan madaxda Galmudug. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  3. Kadib doorasho ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug ayeey Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Gal-Mudug ku doorteen Gudoomiye Cusub. Xildhibaanada ayaa u doortay Ismaaciil Cabdulle Axmed in uu noqdo gudoomiyaha Baarlamaanka Gal-Mudug. Guddiga Doorashooyinka ayaa sheegay in Ismaaciil Cabdulle Axmed uu helay 93-cod sidaasina uu ku guuleeystay. Xildhibaanada Baarlamaanka Gal-Mudug ayaa kala noqday labo garab halka xildhibaano kalena ay ku suganyihiin Magaalada Cadaado. Arintaan ayaa u muuqata in ay sii hurineeyso khilaafkii u dhaxeeyay maamulka Gal-Mudug. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Xildhibaano katirsan Gal-Mudug oo Gudoomiye ku Doortay Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.
  4. The U.S. ambassador to the United Nations, Nikki Haley, is resigning “to take a little time off” and will leave at the end of the year, President Donald Trump said on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  5. U.N. Ambassador Nikki Haley has resigned, a personal familiar with the situation said on Tuesday, and the White House said she would appear with President Donald Trump at an event later in the morning. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – 14-ka October 2017-ka waa maalin xusuus iyo murugo ku reebtay Soomaalida. Waa maalintii babauur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa uu ku qarxay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Qaraxaasi dadka ku dhintay iyo iyo kuwa ku dhaawacmay waxay gaarayaan 1000 qof. Guddiyada qaabilsanaa gurmadka iyo tabarucaadka waxay sheegeen inay diiwaan-geliyeen dhiamshada ugu yaraan 587 qof oo ku dhimatay qaraxaasi. Waxaa kale oo guddiyadu aamisan yihiin in boqollaal ka mid ah dadka geeriyooday aan la helin maydkoodii ama laga helay wax aan badnayn, oo dadkii ay ka dhasheen iska sabreen. Dadka nolol iyo geeri la lagu la’yahay ama la helay kaliya cadad ka mid ah jirkooda, waxa ay gaarayaan illaa laba boqol qof. Waxaa taas ka xanuun badan inay dadka dhintay ka tageen kumanaan caruur oo agoon ah, oo qaarkood iyo hooyo iyo aabe aan lahayn. Dhinaca kale, caruurta agoonka ah ayaa weli aan helay kafaalad qaad nololeed, oo ay u sameeyeen dowladda federaalka, dowlado kale oo carbeed iyo hay’ado dadka caawiya. Haaruun Macruuf ayaa barnaamijka Galka Baarista ku eegaya dhibaatada dadka aan weli helin maydkii ehelladooda inkastoo ay aamisan yihiin uun inay ku maqan yihiin masiibadaasi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  7. Riyadh (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Riyaadh ee dalka Boqortooyada Sucuudiga, kadib casuumaad rasmi ah oo uu Ra’iisul Wasaaruhu ka helay dalka aan walaalaha nahay. Ra’iisulwsaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa soo dhoweeyay mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Boqortooyada, iyada oo booqasho laba maalmood ah ay halkaas uga billaabaneyso. Ra’iisulwasaaraha ayaa kulamo la yeelan doono mas’uuliyiinta ugu sarsareysa dowladda aan walaalaha nahay ee boqortooyada Sucuudi Carabiya, si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha iyo aminga. Ugu dambeyn, Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale kulamo la qaadanaya madaxda Bangiga horumarinta Islaamka oo ay ka wada hadlayaan horumarka dhaqaalaha Soomaaliya, maal-gelinta iyo dib-u-habaynta lagu sameeyay hannaanka maamulka maaliyadda dalka. PUNTLAND POST The post Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqasho Rasmi ah ay uga Billaabatay Waddanka Sucuudiga appeared first on Puntland Post.
  8. Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Dastuurka Somalia, ayaa qabatay kulan dood wadaag ah oo ku saabsan isla jaanqaadida dib-u-eegista Dastuurka iyo doorashoooyinka, kulankaan waxaa ka soo Qayb-galay masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada dalka iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada. Wasiirka Arimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo kulanka furay ayaa sheegay in Wasaaradda ay dhiiragelineyso in dadweynaha ra’yigooda ay ka dhiibtaan arrimaha masiiriga ah ee quseeya dib-u-eegista Dastuurka. “Wasaaradda waxay aas-aastay Madasha ka qeybgalka Dadweynaha taasoo marba looga doodo arrimaha taagan ee quseeya dib-u-eegista Dastuurka. Maanta waxaa miiska noo saran isla jaanqaadida dib-u-eegista Dastuurka iyo doorashoooyinka, waxaan soo dhaweyneynaa aragtiyada iyo su’aalaha ay qaabaan dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed,” ayuu yiri Wasiirka. Sidoo kale, Ka-qayb-galayaashii kulanka ayaa soo jeediyeen aragtiyo iyo su’aallo ku saabsanaa dib-u-eegista Dastuurka iyo doorashoooyinka, Waxaana su’aalahaas si wadajir ah uga jawaabay Wasiir Cabdi Xoosh, Xildhibaan Fawsiya Xaaji Aadan, La-taliyaha Madaxaweynaha DF Maxamed C/risaaq iyo La-taliyaha Ra’iisulwasaaraha Avv Cumar Dhageey. Ugu dambeyn, Wasaaradda Dastuurka ayaa sii wadi doonta qabashada kulamada noocan oo kale ah ee shacabka ay fikradooda uga dhiibanayaan arrimaha masiiriga ah ee quseeya dib-u-eegista Dastuurka. PUNTLAND POST The post Shir looga hadlay Dib-u-eegida Dastuurka iyo Doorashoooyinka oo lagu qabtay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  9. .S. forces carried out an airstrike near Kunyo Barrow, killing a suspected al-Shabaab militant, U.S. Africa Command said. Source: Hiiraan Online
  10. Mas’uuliyiinta Somaliland iyo Puntland ayaa si yaabo kala duwan uga warbixiyay dagaal xalay ka dhacay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool,halkaasoo ay isku’hor fadhiyaan ciidamada labada dhinac. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland,Maxamed Muuse Abees oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ciidamada Puntland ku eedeeyay in ay weerar ku qaadeen taliska ciidamada Somaliland ee Tukaraq. Wasiir Abees wuxuu sheegay in hal askari oo ka tirsan ciidamada Somaliland uu ku dhintay weerarka oo dhinaca Puntland laga soo qaaday,sida uu hadalka u dhigay,balse Somaliland ay iska’ difaacday weerarkaasi. Hase yeeshee wuxu intaas raaciyay in aysan ka warhayn khasaaraha gaaray ciidamada Puntland. Sidoo kale Abees wuxuu ku hanjabay in Somaliland dulqaadkii ka dhammaaday oo haatan wixii ka dambeeya aysan nabad qaadan doonin,maadaama sida uu sheegay ay Puntland jebisay xabbad-joojin ay beesha Caalamku garwadeen ka ahayd. Dhinaca guddoomiyaha gobolka Sool ee Puntland ,Abukar Cabdi Geelle oo Puntland Post wareysi siiyay ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay xalay weerar arbushaad ah ku qaadeen taliska ciidamada Puntland ee Tukaraq,islamarkaana ay ku fashilmeen weerarkaasi. Geelle wuxuu sheegay in ciidamada Somaliland dagaalka looga dilay 4 askari,halka 14 kalena laga dhaawacay,3 gaadhina laga gubay,laakiin aan dhanka Puntland wax khasaare ah soo gaarin,sida uu hadalka u dhigay. Warar madax-bannaan oo aan halkaasi ka helayno ayaa sheegayaa in ciidamo degaanka u dhashay oo taageersan Puntland ay weerarka ku qaadeen taliska ciidamada Somaliland ee dhinaca Koonfureed ka xiga degaanka Tukaraq. Taliska la weeraray ee ciidamada Somaliland ayaa ka durugsan jiidda hore ee Tukaraq,sida ay xaqiihinayan ilo ka madax-bannaan labada dhinacba. Laakiin xog sugan lagama hayo khasaaraha ka dhashay dagaalka. PUNTLAND POST The post Puntland iyo Somaliland midba dhinac ku eedeeyay dagaal ka dhacay Tukaraq appeared first on Puntland Post.
  11. Cadale (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay si ficil ah uga jawaabtay inay garab istaag u sameyso ciidamada is abaabulay ee Al-Shabaab dagaalka kula galay qeybo kamid ah Gobolka Shabeelada Dhexe. Ciidamadaan oo ku caan baxay Magaca Macawiisleyda ayaa dagaal culus la galay Kooxda Al-Shabaab halkaas oo ay ku waayeen taliyahoodii iyo ku xigeenkiisii oo ahaa laba nin oo ay ka go’neyd inay Al-Shabaab la dagaalaan kadib markii ay kooxdaan bilowday inay afduubato ilmaha yar yar ee Gobolkaas ku sugan. Ciidamaan ayaa waxay ku sugan yihiin deegaanka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Xaaji Cali oo hoosta degmadaas, waxaana Maanta halkaas ku booqday wafdi ka koobnaa Mas’uuliyiin ka kala socday Hirshabelle iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Wafdiga Dowladda ka socdo ee halkaas gaaray ayaa waxay dowladda ka wadeyn deeq la siinayo ururka Macwiisleyda oo Al-Shabaab kula dagaalamay deegaano hoostaga Degmada Cadde. Wafdiga ka socday Dowladda ayaa ciidamadaas uga mahadceliyey dadaalka ay Sameeyeen oo ah mid geesinimo ah hordhacna u ah in laga hortago Ururkaas oo dhibaato xooggan ku hayo Bulshada Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaa lagu wadaa in kulanka kadib Xildhibaanada Baralamaanka iyo madaxda ka socoto Hirshabeelle ay deegaanka Xaaji Calle kulamo gooni gooni ah kula yeeshan Ururka la magac baxay Macwiisleyda,si ay u dhiira geliyan Ururkaasi. Dhawaan ayay aheyd markii Ururka lamagac baxay Macwiisleyda iyo dagaalyahano ka tiran Al- Shabaab uu dagaal xoogan ku dhexmaray Degmada Aadn Yabaal oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe,kaasi oo sababay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  12. Hargeysa (Caasimada Online) – Somaliland ayaa sheegtay in hal askari oo ka tirsan ciidamada Milatariga uu kaga dhintay dagaal ay sheegeen in xalay ku soo qaadeen ciidamada maamulka Puntland ee ku sugan duleedka Tuulada Tukaraq ee Gobolka Sool. Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees ayaa sheegay in dagaal gaadmo ah ay ciidamada Puntland soo qaadeen, islamarkaana ay ka caabiyeen sida uu hadalka u dhigay. “Sagaalkii habeenimo oo roob da’ayo ayaa ciidanka lasoo weeraray, khasaaraha naga soo gaadhay waa dhimasho hal askari ah, waala jabiyay ciidankii weerarka soo qaaday”ayuu yidhi Maxamed Muuse Abees. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland waxaa uu xusay in ciidamada Dagaalka kusoo qaaday ee Puntland ay adeegsanayeen hubka casriga ee lagula dagaalamo argagixisada, wuxuu xusay in Somaliland Fulisay xabad joojin ay wadamada beesha caalamka iyo Urur goboleedka IGAD dhex dhigeen ciidamada is hor fadhiya balse ay arrintaasi ka baxeen. “Samirkii waa naga dhamaaday wax walba waanu ogolaanay laakiin waala joogsan waayay, Beesha caalamka iyo kuwa daneeya nabada waxaanu u sheegaynaa inaanaan maanta laga bilaabo dib ugu noqonay dagaal amma xabad joojin la sameeyo”ayuu yidhi wasiirka u hadlay Somaliland. Somaliland iyo Puntland ayaa isku horfadhiya Tuulada Tukaraq ee Gobolka Sool taasi oo dhinac walba gooni u sheeganayo, waxaana hadda deegaankaasi ka taliya ciidamada Somaliland ee jooga Gobolka Sool. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa caasimada@live.com
  13. Criminal networks are using Iran as a transit point for illicit Somali charcoal exports that earn Islamist militants al Shabaab millions of dollars annually in tax, U.N. sanctions monitors said in a report seen by Reuters. Source: Hiiraan Online
  14. MOGADISHU (Caasimada Online)–Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire has flown to Saudi Arabia on Tuesday after receiving an official visit at the invitation from the Kingdom of Saudi Arabia. Somali PM says he hold talks Saudi Arabia’s officials for bilateral talks to enhance relations between the two brotherly countries. Khaire’s visit is said to be trying to mend frayed ties between both sides after Somalia insisted of its neutral stands last year in the ongoing Gulf crisis. Last year, The President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo has left Mogadishu for Jeddah, Saudi, with an especial National flag carrier plane sent by King Salman. The two leaders discussed on ways to strength bilateral relations, the fight against terrorism and the crises in Arab world, including the three-month running diplomatic rift between the Gulf countries. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  15. Amina Yusuf Abdi and her seven children are living in a flimsy hut she wove together from pieces of cloth, paper bags and twigs on open land after being evicted from the house in Burao, Somaliland, where they had lived in for 20 years. Source: Hiiraan Online
  16. MOGADISHU (Caasimada Online) – Somali especial forces, along with US troops have carried out a joint raid on Wanlaweyn town. The operation was conducted last night in the town, about 90 km (55 miles) to the northwest of Somali capital Mogadishu. The coalition forces targeted a house inhibited by a well-known elder, whose name has been released as Mo’alim Nour Osman Bilal. Mo’alim Bilil was reportedly killed in the operation. Bilal was an Islamic preacher, according to a local resident, who spoke to Caasimada Online via phone from the town. It is unclear if Mo’alim Bilil is suspected to have links with Al Qaeda linked Al Shabaab group in Somalia. There was no immediate comment from local authorities over the operation. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  17. MOGADISHU (Caasimada Online) – Criminal networks are using Iran as a transit point for illicit Somali charcoal exports that earn Islamist militants al Shabaab millions of dollars annually in tax, U.N. sanctions monitors said in a report seen by Reuters. In the unpublished annual report to the U.N. Security Council, the monitors add that domestic revenue generation by al Qaeda-affiliated al Shabaab “is more geographically diversified and systematic” than that of Somalia’s federal government. The report says that since March the main destination for shipments – using fake country of origin certificates from Comoros, Ivory Coast and Ghana – has been ports in Iran, where the charcoal is packaged into white bags labeled “Product of Iran”. “The bags were then reloaded onto smaller, Iran-flagged dhows (boats), and exported to Port Al Hamriya, Dubai, UAE, using certificates of origin falsely indicating the ‘country of manufacture’ of the charcoal as Iran,” the monitors wrote. Iran became a transit point for the shipments — which breach a U.N. ban on Somali charcoal exports — after Oman tightened its customs procedures, said the report. The monitors, who track compliance with U.N. sanctions on Somalia and Eritrea, said Iran and the United Arab Emirates (UAE) did not “substantively engage” when the monitors raised concerns about the transshipment of Somali charcoal. The report estimated the wholesale value of illicit Somali charcoal to be $150 million a year in the UAE, where it is widely used for cooking and smoking shisha water pipes, also known as hookah or nargile. They also estimated that about three million bags of charcoal were exported from Somalia in the past year. “The charcoal trade continues to be a significant source of revenue for al Shabaab, generating at least $7.5 million from checkpoint taxation,” they wrote. UAE Ambassador to the U.N. Lana Nusseibeh said she could not comment because the report had not yet been published. “That being said, the UAE is fully aware of all Security Council resolutions and is in full compliance with the sanctions imposed,” she told Reuters. “We also reaffirm our continued cooperation with the Monitoring Group throughout its mandate.” The Iranian mission to the U.N. did not immediately respond to a request for comment. The U.N. Security Council banned charcoal exports from Somalia in 2012 in a bid to cut off funds for al Shabaab, an al Qaeda-affiliated group trying to topple Somalia’s Western-backed central government and impose its own rule based on its strict interpretation of Islam’s sharia law. The Security Council imposed an arms embargo on Somalia in 1992 to cut a flow of arms to feuding warlords, who ousted dictator Mohamed Siad Barre and plunged the country into war. “SOPHISTICATED ACCOUNTING SYSTEM” In addition to earnings from charcoal, al Shabaab is making millions of dollars annually via tolls on vehicles in areas where they man checkpoints and through taxes on businesses, agriculture and livestock. All this “generates more than enough revenue to sustain its insurgency”, the monitors wrote. Despite controlling far less territory than it did at the height of a decade-long insurgency, “the group’s “ability to carry out complex asymmetric attacks in Somalia remains undiminished”, the monitors wrote. Al Shabaab’s most lucrative checkpoint is about 160 km (100 miles) north-west of the capital Mogidishu on the road to Baidoa, the monitors said, citing an al Shabaab defector who reported that the location earns the group approximately $30,000 per day — $10 million a year. “Employing mafia-style tactics, the group is able to levy taxation via a network of hinterland checkpoints, with collection of taxes enforced through violence and intimidation,” said the monitors, adding that truck drivers risked execution if they tried to avoid checkpoints. Earlier this year the monitors obtained ledgers belonging to al Shabaab that were recovered after one of the group’s senior accountants was killed in an attack by the Somali National Army and African Union peacekeepers. They wrote that the ledgers detail al Shabaab’s revenue and expenses in one region, Hiran, in central Somalia, from October 2014 to March 2018 and “display a sophisticated accounting system” in which the militants transfer funds using the mobile money system operated by mobile network Hormuud Telecom. The monitors said that the militants’ tax generation system “is more geographically diversified and systematic” than that of the federal government, and that due to the militants’ provision of receipts, the taxation system is “accountable and predictable”, in contrast to the network of checkpoints manned by the government’s armed forces in some parts of the country. Under an International Monetary Fund program, the government in Mogadishu is implementing public finance reforms, and domestic revenues have quadrupled since 2012 to the end of 2017 according to the finance ministry. Reuters however reported last year that the United States had decided to suspend food and fuel aid to most of Somalia’s armed forces over corruption concerns. Sources: REUTERS
  18. Mogadishu (HOL) - Germany has announced that it will spend $100 million USD in Somalia to bolster policing programs in the horn of Africa country, German ambassador to Somalia has announced. Source: Hiiraan Online
  19. Gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kula kulmay ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom. Kulankaasi ayaa waxaa looga hadlay wada shaqeeyn dhexmarta aqalka sare iyo Qaramada Midoobay. Nicholas Haysom ayaa balan qaaday in uu si dhow u la shaqeeyn doono Xubnaha aqalka sare ee dalka. Nicholas Haysom oo ah ergeyga cusub ee Qaramada midoobay u qaabilsanaan doono arimaha Soomaaliya ayaa badalaya ergeygii hore ee Qaramada midoobay arimaha Soomaaliya Micheal keating. Hoos ka daawo sawirada. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Gudoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  20. Siyaasi Cabdi Barre ahna xildhibaan hore ayaa ku eedeeyey xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre in qarashaad ku bixinayo sidii ay wasiirada aan xildhibaannada ka midka ahayn u heli lahaayeen kursi Baarlamaan. Waxa uu sheegay siyaasigan in musuqa aanu ahayn oo kaliya lacag la lunsado ee sidoo kale musuqa qeyb ka yahay kuraasta lacagaha badan lagu bixiyo. Cabdi Barre ayaa sheegay in ay soo bandhigi doonaan lacago badan oo uu sheegay in musuq lagu sameeyey walibana ay dowladda si qaldan u adeegsatay waa sida uu hadalka u dhigaye. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Wareysi-Cabdi-Barre.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. Macallin Nuur Cismaan Bilaal oo ka mid ahaa culimada ugu caansan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu diley hoygiisa ku yaalla degmadaasi. Goob joogayaal ayaa sheegay in askar ka tirsan dowladda federaalka ay dilkaasi ka dambeeyeen, islamarkaana lama oga sababta ay u dileen Sheekhan. Shacabka degmada Wanlaweyn oo ka carreysan dilkaasi ayaa durba sameeyey dibabax xooggan oo arrintan uga jawaabayaan. Ma jirin wax ganacsi ah oo maanta ka jiray guud ahaan degmada Wanlaweyne, iyadoo dibadbaxayaasha ay ka codsadeen dowladda federaalka in lasoo qabto askartii dilka Sheekhan ka dambeysay. Ma jirto wax war ah oo maamulka gobolka Shabellaha Hoose ka yiri dilkan iyo sidoo kale dibabadxan maanta ka dhacay degmada Wanlaweyne. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/warka-Muuse-Dilka-Sheekha-degmada-wanlaweyn-iyo-banaanbax.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  22. Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhaqan-celin loo sameyn doono maleeshiyaad muddo ku dagaallami jiray magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Ibraahim oo ah guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose ayaa u sheegay Goobjoog, in maleeshiyaadkan ay hadda qeyb ka noqon doonaan xasilinta magaaladaasi iyo sidoo kale iney helaan dhaqan celin ah. Guddoomiyaha ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in mar kale magaalada Marka aanay ka dhicin dagaallo sokeeye. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Wareysi-Guddoomiyaha-Sh-Hoose-Maxamed-Ibraahim-Barre.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  23. Waxaa so baxaya xilligan khilaaf ka dhex jira wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland, iyadoo khilaafkan uu si gaar ah ugu dhaxeeyo wasiirka wasaaraddan iyo sidoo kale wasiir dowlaha. Maxamed Cabdi Kaliil oo ah wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Jubbaland ayaa sheegay in dayacaad amni uu sameynayo wasiirka. Waxa uu sheegay in wasiirka uu sidoo kale sabab u yahay in Al-shabaab ay xannibaan isticmaalka waddooyin badan oo Gedo ah. Kaliil ayaa sheegay in mas’uuliyadda dhanka amni darro uu qaadanayo Wasiir Janan oo isna dhankiisa aan wax jawaab ah laga hayn. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/WASIIRU-DOWLAHA-AMNIGA-JUBBALLAND.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  24. Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi, Ku xigeenkiisa 1aad mudane Abshir Maxamed Axmed, habdhowraha guud ee golaha iyo Senatarro kale ayaa maanta xarunta aqalka kula kulmay wakiilka cusub ee Xoghayaha guud ee Qaramada-midoobay Somaaliya Mudane Nicholas Haysom. Kullanka Aqalka sare iyo Nicholas Haysom ayaa looga wada-hadlay sidii ay u wada shaqayn lahayeen Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Dhinaca kale, kulan ay shalay yeesheen guddiga joogtada ah ee aqalka sare waxaa lagu go’aamiyey in kalfadhiga golaha uu furmo 15-ka bisha October 2018. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  25. Washington DC (Caasimada Online) – Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Sacuudiga inay taageeraan baaritaan cad oo lagu sameeyo suxufiga la la’yahay ee Jamal Khashoggi, kaasi oo aan la arkin tan iyo markii uu toddobaadkii tagey galay qunsuliyadda dalkaas ee Istanbul. Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay in Khashoggi lagu dhex dilay safaaradda, halka Sacuudiga ay sheegeen inuu si nabad ah uga baxay dhismaha. “Waxaan aragnay warar is-diidan oo ku saabsan ammaanka iyo halka uu jiro suxufiga caanka ah ee qoraalada ku daabaci jiray Washington Post, Jamal Khashoggi” ayuu yiri Pompeo oo bayaan soo saaray xilli dambe oo Isniintii ah. “Saraakiisha Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka waxa ay boqortooyada Sacuudiga kala hadleen arrintan ayaga oo maraya marinnada diblomaasiyeed”. Hadalka Pompeo ayaa yimid saacado kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu walaac ka muujiyey xaaladda. “Hadda cidna wax kama oga arrintan. Mana jecli” ayuu Trump weriyayaasha ugu sheegay Aqalka Cad. Turkey ayaa isniintii dalbatay fasax ay baaritaan ugu sameyso gudaha safaaradda, ayada oo raadineysa tilmaamo la xiriira suxufiga. Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa toddobaadkii tagey sheegay inuu soo dhoweynayo in Turkiga ay baaraan dhismaha qunsuliyadda. Si kastaba, waxaan caddeyn in yaboohaas uu weli taagan yahay, kadib markii Sacuudiga arrin aan “sal lahayn” ku sheegeen hadalka saraakiisha Turkiga ee ahaa in Khashoggi lagu dhex dilay qunsuliyadda. Isha: VOA