-
Content Count
206,901 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha wasiirrada ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2019 oo dhan US$ 340,060149 (Sedax Boqol iyo Afartan Milyan, Lixdan Kun Boqol iyo Afartan iyo Sagaal Doolar). Wasiirka maaliyadda, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa sheegay in kulanka golaha oo uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre si aqlabiyad leh loogu meel mariyay miisaaniyadda oo ka badan Miisaaniyaddii sannadkii hore oo ahayd 274.6 Milyan. Wasiirka ayaa sheegay in ilaha laga helayo dhaqaalaha miisaaniyadda loo qorsheeyay 2019 ay ugu wayntahay dakhliga gudaha laga soo aruuriyo, waxa uuna u mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed oo dawladda kala shaqeeyay canshuur aruurinta si loo gaaro isku filnaansho dhaqaale. “Waxa aan ku faraxsanahay in golaha wasiirradu ay ansixiyaan miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2019. Miisaaniyaddennu waxa ay gaartay $340 Milyan. Horumarkani waa natiijadii ka dhalatay dib-u-habaynta dhaqaalaha iyo sare u qaadidda dakhliga gudaha”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre. Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa miisaaniyadda ay ansixisay waxa ay u gudbinaysaa golaha sharci dejinta dalka si ay u meel mariyaan. Meelaha laga filayo Dakhliga Dawladda ayaa dhaqaalaha loogu tala galay miisaaniyadda 55.8% (189.9 Milyan) waxa ay ka filaysaa gudaha dalka, 44.2% (124.6 Milyan) waxa ka filaysaa deeqaha dawladda lagu caawiyo. Dakhliga Gudaha Dakhliga gudaha laga filayo ayaa isugu jiraa canshuur lasoo aruuriyay iyo qayb aan canshuur ahayn. Canshuuraha waxaa laga filayaa 135.2 Milyan iyada oo dakhliga aan canshuuriga ahayn la filayo uu yahay 54.7 Milyan oo dollar. Deeqaha dawladda la siiyo Deeqaha dawladda la siiyo wax ay isugu jiraan deego laba dhinac ah iyo deeqo dhinacya badan, waxaana 30 Milyan oo kamid ah la filaayaa in ay ka timaaddo deeqda laba dhinac la ah, 120.2 Milyan ee kalana waxa ay ka imaanaysaa deeqaha dhinacyada badan. Miisaaniyadda cusub ayaa ah tii ugu badneyd ee ay ansixiso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana xusid mudan in dhaqaalaha usoo xaroodda xukuumadda uu marba marka ka dambeysa sii kordhayo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Golaha wasiirrada ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2019 oo dhan US$ 340,060149 (Sedax Boqol iyo Afartan Milyan, Lixdan Kun Boqol iyo Afartan iyo Sagaal Doolar). Wasiirka maaliyadda XFS, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa sheegay in kulanka golaha oo uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre si aqlabiyad leh loogu meel mariyay miisaaniyadda oo ka badan Miisaaniyaddii sannadkii hore oo ahayd 274.6 Milyan. Wasiirka ayaa sheegay in ilaha laga helayo dhaqaalaha miisaaniyadda loo qorsheeyay 2019 ay ugu wayntahay dakhliga gudaha laga soo aruuriyo, waxa uuna u mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed oo dawladda kala shaqeeyay canshuur aruurinta si loo gaaro isku filnaansho dhaqaale. Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa miisaaniyadda ay ansixisay waxa ay u gudbinaysaa golaha sharci dejinta dalka si ay u meel mariyaan. Dawladda ayaa dhaqaalaha loogu tala galay miisaaniyadda 55.8% (189.9 Milyan) ka filaysa gudaha, 44.2% (124.6 Milyan) waxaa ay ka imaanaysaa deeqaha dawladda la siiyo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Dhowaan madaxda maamulad ayaa dhistay xisbi cusub oo siyaasi ah oo la yiraahdo (National Progressive Party) kaas oo ay madaxda maamuladu sheegeen inuu ka shaqeyn doono arrimaha siyaasada loo dhan yahay ee 2020. Xisbigaan oo banaanka soo dhigay damaca qarsoon ee mdaxda maamulada qaarkood, ayaa dhanka kale waxaa gadaal ka taagan ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake. Madaxweynaha Puntland, Dr Cabdiwali Gaas iyo ex-ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa laga cabsi qabay iney isku jabaan doorashada Puntland ee 2019, balse Gaas ayaa Cumar ku qanciyay inuu dhisaayo xisbi siyaasi ah oo ay xubno ka yihiin madaxda maamul goboleedyada kadibna uu isagu xisbigaas hogaamiyo kana taasulo doorashada Puntland ee 2019. Sida ay xubno xogogaal ah xaqiijiyeen ,Cumar Cabdirashiid ayaa aqbalay qorshaha Gaas isagoo kalsooni badan ku qaba inuu Gaas ka cilmi iyo curin badan yahay madaxda kale ee maamulada. Hada Cumar isma sharaxi doono sida aan xogta ku helnay wuxuuna diyaar u yahay inuu dhiso Cabdiwali Gaas kadibna Cumar la dhiso doorashada Soomaaliya ee 2020. Heshiiska labada wiil ee Maxamuud Saleebaan ayaa ilaa hada ku socda sidii ay u qorsheeyeen taas oo ka dhigan in xubnaha kale ee Dowlad-goboleedyadu aaney waxba ka aheyn dhismaha xisbiga cusub ee NPP iyo hiigsigiisa mustaqbalka dhow. Axmed Madoobe waxaa lagu abuuray dagaal caadifi ah (Mareexaan v Ogaadeen), Shariif Xasan waxaa la saaray masuuliyad uusan qaadi karin oo ah gudoomiya GIDG, halka Xaaf ay ku filan tahay in loo difaaco madaxtinimadiisa Gal-Mudug. Arrimuhu ilaa hada waxaa ay u socdaan sidii uu rabay jilaaga qarsoon ee Filimkaan oo ah Cumar Cabdirashiid, laakiin dadka wax indha indheeya waxa ay aaminsan yihiin in ugu dambeyn la isku soo jeesan doono hadii Gaas looga adkaado doorashada Puntland ee dhici doonta horaanta bisha Janaayo ee 2019. Waxaa su’aal saaran tahay Axmed Madoobe ,Shariif Xasan iyo Xaaf oo la galiyay dagaal aaney aragti badan ka heysan ,sidoo kalana aaney qiyaasi karin gunaanadkiisa. W/Q: Mohamed Osman Falanqeeye Siyaasadeed Nairobi-Kenya
-
MOGADISHU (Caasimada Online)—EU NAVFOR military personnel has on Sunday seized an active Pirate Action Group (PAG) whaler and destroyed it off the coast of Somalia. EU NAVFOR says the operation followed a sustained period of surveillance after a piracy attack was conducted against the Hong Kong-flagged Bulk Carrier KSL Sydney. EU navy is committed to disrupting PAG’s wherever and whenever the opportunity arises and Sunday 28th October was one such occasion, according to a statement. The attack against the KSL Sydney took place on 16th October 340 Nm off the coast of Somalia. Rear Admiral Alfonso Perez de Nanclares, the EU NAVFOR Force Commander, ordered counter-piracy forces to the area for further investigation. EU NAVFOR Spanish Maritime Patrol and Reconnaissance Aircraft (MPRA) flew over the area to gain as much detailed information on suspected pirate activity as they could. The ability to deploy aircraft and ships immediately to this area proved vital in identifying this latest PAG. The information the MPRA provided made it apparent that PAG whalers were active in the area, which would be used to launch further attacks on maritime shipping transiting the area. The suspicious whaler identified by the MPRA was later tracked down by the crew of ESPS Castilla to a small bay just off the Somali coast. The Force Commander then ordered it to be seized and towed out to sea where it was safely destroyed. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
-
Wakiilka cusub ee xoghayaha guud Qaramada Midoobay Nicholas Haysom iyo dhiggiisa midowga Afrika Ambassador Francisco Madeira ayaa waxa uu haatan kulan kula leeyihiin magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Haysom iyo Madeira ayaa maanta gaaray magaaladaasi, waxaana kulanka uu la qaadanayo Madoobe looga hadlayaa arrimo ay ugu horreyso khilaafka DFS iyo maamul goboleedyada. Ma jirto faah faahin intaan ka dheer oo laga helay kulankan ka soconaya magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose. Waxaa sii xoogeystay khilaafka ka dhaxeeye dowlad goboleedyada iyo sidoo kale dowladda dhexe, iyadoo wadahadal uu ku baaqay madaxweynaha DFS, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay rag hubeysan halkaasi ku dileen Nuur Kheyre Guutaale oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News, in raggii dilkaasi geystay ay goobta isaga baxsadeen waxaana halkaasi gaaray ciidamada DFS. Ciidamadan ayaa wada howlal ballaaran oo la sheegay iney ku baadigoobayaan raggii dilkaasi ka dambeeyey. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
JAKARTA (Caasmada Online)–A brand new Indonesian Lion Air plane carrying 189 passengers and crew crashed into the sea Monday, officials said, moments after it had asked to be allowed to return to Jakarta. The Boeing-737 MAX, which went into service just months ago, vanished from radar 13 minutes after taking off from the Indonesian capital, plunging into the Java Sea. Disaster agency spokesman Sutopo Purwo Nugroho tweeted pictures of debris, including what appeared to be an emergency slide and various parts of a smashed mobile phone. Authorities were still searching for the remains of the plane, which lost contact with air traffic control around 6.30 am (2330 GMT), en route to Pangkal Pinang city, a jumping off point for beach-and-sun seeking tourists on nearby Belitung island. “The plane crashed into water about 30 to 40 metres deep,” Search and Rescue Agency spokesman Yusuf Latif told AFP. Images filmed at Pangkal Pinang’s main airport showed families of passengers crying, talking frantically on their mobiles phone and hugging each other. Indonesia’s National Transportation Safety Committee (NTSC) said there were 178 adult passengers, one child, two infants, two pilots and six cabin crew on board flight JT 610. AFP / HADI SUTRISNO Distraught family of passengers gathered at Pangkal Pinang airport, where the plane had been headed The transport ministry had initially said there was a total of 188 people on board. The finance ministry said around 20 of its employees were on the plane. It was not immediately clear if any foreigners were on the downed plane, which Lion said was a new, airworthy plane that had only gone into service in August. Source: AFP
-
MOGADISHU (Caasimda Online)—A Somali businessman has been shot and killed on Sunday, the latest in a string of assassinations in the capital of Mogadishu. The victim, whose name has been released as Nour Kheir was gunned down by unknown men, armed with pistols at Baraka market in the capital, a witness said. He says Kheir has been working for Somali meat company based. It is unclear the motive behind for his assassination. The killers escaped from the crime scene, according to a witness, who spoke to Caasimada Online on condition of anonymity. Somali police soldiers arrived at the area and launched an operation over the Khair’s murder. No arrests have been made over the assassination. There was no immediate claim of responsibility for Sunday’s killing in the capital of Mogadishu. Somali capital has been witnessing series of assassinations against Somali soldiers, civil servants, and other senior government staff members as some of the attack were claimed by Al Al Shabaab. Somali has been without a central authority since the overthrow of the late ruler Mohamed Siyad Barre in 1991 when the country plunged into chaos and lawlessness. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
-
Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda federaalka Axmed Ciise Cawad oo maanta hortagay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa hadlay shaqada wasaaradda, kala horeynta xiriirka dalalka, caqabadaha hor-yaallo iyo wada-shaqeynta kala dhaxeysa aqalka sare. Axmed Ciise Cawad, waxaa uu wasaaradda arrimaha dibadda ku sheegay inay tahay kaabadda isku xirta Soomaaliya iyo caalamka, albaabka dalalka iyo hey’adaha dowliga ahi kasoo galaan dalka, kalana soo xiriiraan dowladda Soomaaliya, wasaaradda hagta safaaradaha, ergooyinka iyo qunsuliyadaha iyo inay si hab sami leh caalamka ugu bandhigto danaha Soomaaliya, si Soomaaliya ay u kasbato saxiibo cusub, oo ay sidaas ku abuuraan maalgeshi iyo horumar. Arrimaha kale uu wasiirku sheegay inay wasaaraddu qabato waxaa ka mid ah: xaqiijinta qaranimada dalka, gacan ka geysashada si deegaannada gobolku nabad u noqon lahaa, balaarinta baaxadda siyaasadeed iyo dhaqaale ee Soomaaliya iyo u khidmeynta muwadiniinta Soomaaliyeed ee dibadda ku nool. Mr. Cawad waxaa uu soo hadal-qaaday sida ay u kala horeeyaan ama u kala muhiimsan yihiin xiriirada, in laga bilaabo xoojinta xiriirka dalalka dariska ah iyo IGAD, waxaa xiga xoojinta xiriirka dalalka Afrika, sidoo kale xoojinta dalalka aan saxiibada dhow nahay sida Turkiga, Khaliijka, isaga oo intaasi raaciyey in wasaaradiisu ay xoogga saari-doonto xoojinta xiriirka Shiinaha. Wasiirka arrimaha dibadda waxaa kale uu hadlay inay ku howlan yihiin dhismaha machadka tababarka diblomaasiyiinta oo ay Qatar maal-gelineyso, dhowrista hab maamuuska qaranka, dhaqan-gelinta sharciga sharciga arrimaha dibadda, dib u uruurinta iyo keydinta heshiisyada ay Soomaaliya qeyb ka tahay, casriyeynta xusuus dhowrka wasaarada, dardar-gelinta iyo sare u qaadista qalabka safaaradaha, tirakoobka hantida guurtada iyo ma guurtada ah ee wasaaradda ku leedahay dibadda, Passporada diblomaasiyiinta iyo midka shaqaalaha iyo arrimo kale. Dhinaca kale, wasiirka arrimaha dibadda Axmed Cawad, waxaa uu ka sheekeeyey caqabada hor-yaallo wasaaradiisa sida: inay ku yar yihiin dad aqoon leh, miisaaniyadda oo ku yar, oo qaar safaaradaha ka mid ah aaney mushaar qaadan 9 bil. Ugu dambeyntii, Wasiirka Arimaha Dibada ee Dawladda Federaalka Axmed Ciise Cawad mar uu ka hadlayey wada shaqeynta wasaaradda iyo aqalka sare waxaa uu sheegay in golaha marka laga soo tago kormeelka iyo sharci-dejinta inay mas’uuliyad ka saarantahay hubinta shaqada hey’adaha dowladda, inay jiraan sharciyadii ay ku shaqeyn lahaayeen. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi ay koox hubeysan ku dileen Nin Ganacsade ahaa. Ganacsadaha ayaa Magaciisa lagu sheegay Nuur Kheyr,kaas oo ilo ku sugan suuqa Bakaaraha sheegeen in uu ka mid ahaa saamileyda mid ka mid ah sharikadaha Hilibka ee ka jira Muqdisho. Qof ka mid ah Shaqaalaha Sharikadda SOM Meat oo uu ka tirsanaa Nuur ayaa xaqiijiyay in lagu dilay Bakaaraha. Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegayaa in ay isaga baxsadeen halkii ay dilka ka geysteen oo ah Waddada 2aad ee Suuqa Bakaaraha. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay ,iyaga oo goobta ka qaaday meydka Marxuumka. Weli macada dadka ka dambeeya dilka Ganacsadaha iyo sababata loo dilay,balse dilkaan ayaa waxa uu ka mid yahay dilalka mar walba ka dhaca Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Ciidamo farabadan oo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa todobaadyadii la soo dhaafay lagu soo daadiyaya xaafadaha Magalada Muqdisho taas oo keentay in amaanka uu soo hagaago. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
MOGADISHU (Caasimada Online)—The United Nations ambassador, Nicholas Haysom and African Union special envoy for Somalia Francisco Madeira have travelled to the coastal town of Kismayo, some 500km south of Somali capital Mogadishu. Heysom and Madeira were warmly welcomed and started talks to weigh in on the ongoing political crisis in Somalia. The spat between central government based in Mogadishu and its state-members has been escalating for the past weeks after the state leaders announced to have suspended all relations. A serious Twitter posts, UN says its envoy held talks with Jubaland leader, Ahmed Madobe to hear about local progress and challenges. The UN and AU chiefs in Somalia are set to visit the state governments, in a bid to resolve the latest political tension and the grievance of the state-members. The visit paid by UN and AU chiefs comes after Somali President has again called on his state-members for a consultative conference in Mogadishu to resolve the current political differences. He called on the leaders to respect the interest of the people and to accept the demands of the Federal government to strengthen the latest efforts to ensure unity and cooperation. However, UN says the decision by the five regional presidents could embolden Al Shabaab and negate the gains made by the African Union Mission in Somalia. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
-
Kismaayo (Caasimadda Online) – Wakiilka cusub ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaliya, Nicholas Haysom, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Magaalada Kismaayo waxaa ku qaabilay Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam,kaas oo ay ka wada hadleen xaaladda guud ee Jubaland iyo khilaafka Golaha Iskaashiag Dowlad Goboleedyada kala dhaxeeya Dowladda Federaalka ah. Wakiillada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ayaa shalay la kulmay Madaxda Golaha aqalka sare ee dalka,waxaana ay kaddib sheegeen in ay ka qeybqaadanayaan xal u raadinta khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada. Booqashadooda ugu horreysa ayey maanta ka billaabeen Magaalada Kismaayo,waxaana la filayaaa in ay booqdaan Magaalooyinka kale ee Xarumaha u ah dowlad Goboleedyada dalka. Khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda ayaa xoogeystay maalmihii lasoo dhaafay ka dib markii Madaxda maamul goboleedyadda ay ku dhawaaqeen in ay hakiyeen xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda dhexe. Caasimada Online Xafiiska Kismaayo Caasimada@live.com
-
Beledweyne (Caasimada Online) – Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa maanta lala beegsaday kolonyo baabuur ah, oo ay la socdeen ciidamada dalka Ethiopia ee xaafadda Ceel-Gaal, oo ku dhow magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Kooxda Al-Shabaab, oo sheegatay inay qarax fulisay, ayaa ku warrantay inay ku dishay 30 ka mid ah ciidamada Ethiopia. Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saartay ku tiri “30 askari oo xabashi ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax lagula eegtay deegaanka Ceel Muslim, kolonyada qaraxa lala helay ayaa ka baxday magaalada Beleweyne waxayna kusii jeedday dhanka Itoobiya” Dadka deegaanka oo la hadlay Caasimada Online, ayaa xaqiijiyey in qaraxa uu dhacay, hase yeeshee ma jirto cid si madax banaan u xaqiijin karta khasaaraha qaraxa. Sida ay sheegeen dadka deegaanka, qaraxa ayaa haleelay gaari Uuraal ah, oo ka mid ahaa kolonyada, kaasi oo gabi ahaantiis goobta ku basbeelay, waxaana la arkayey qiic iyo Uuro Madoow oo ka baxaya gaariga qaraxa lala helay. Qaraxa kadib ayay ciidamada Itoobiya waxay rasaas ku fureen wadada hareeraheeda balse illaa iyo hadda lamasoo sheegin wax khasaare ah oo dad shacab ah kasoo gaartay rasaasta. Caasimada Online Xafiiska Beledweyne Caasimada@live.com
-
MOGADISHU (Caasimada Online)—A self-declared republic in Somalia asked Ethiopia to reroute its nascent oil and gas exports via a proposed new pipeline, challenging Djibouti’s long-held plans for a conduit. The overture from Somaliland comes as Ethiopia begins exploiting an estimated 8 trillion cubic feet of natural gas and test-drilling for oil in its restive east. It’s the latest bid by the Somali territory, which has sought statehood for almost three decades and plans its own crude output, to leverage its strategic location near the Red Sea to attract major foreign infrastructure projects. “Why not send natural gas and crude oil from the Ogaden basin to Somaliland’s coast at Berbera?” Somaliland Minister of Energy and Minerals Jama Mohamoud Igel said in an interview, referring to the region’s main port. Such a pipeline would be more “cost-effective” at only 400 kilometers (249 miles), rather than the 700 kilometers to Djibouti, he said. Somaliland’s offer is a bold challenge to Djibouti, a tiny former French colony that’s benefited from its location on a global shipping choke-point to host the U.S. and China’s only official permanent military facilities on the continent. It comes as the broader Horn of Africa region sees dramatic changes, with landlocked giant Ethiopia promising multi-party democracy and peace with long-time foe Eritrea. Unrecognized State Somaliland, which unilaterally declared independence from civil war-ravaged Somalia in 1991, isn’t officially recognized by any other nation. Speaking in the self-proclaimed capital, Hargeisa, Jama didn’t specify which officials he’d made the suggestion to, saying “the decision is for the Ethiopian government.” The government will also approach GCL-Poly Energy Holdings Ltd., which is pumping the fuel, over its proposal, Jama said. A partnership between GCL-Poly and the closely held Hong Kong-based Golden Concord Group signed five production-sharing agreements with Ethiopia in 2013 to explore in the Ogaden basin. Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has said gas exports to Djibouti will begin in 2021, two years later than initially planned, and bolster what’s already Africa’s fastest-growing economy. The chairman of Djibouti’s ports authority, Aboubaker Omar Hadi, said he wasn’t aware of the offer, but GCL-Poly and his government had already signed the contract for a pipeline. “Business is about competition,” he said by email. Trade Flows An Ethiopian spokesman for the mines and energy ministry, Mikahil Mengesha, referred requests for comment to an official at the institution’s Petroleum Licensing & Administration Directorate, calls to whom didn’t connect. Tedla Minda, a senior accountant at GCL-Poly’s Ethiopian branch, said he would forward emailed questions to the general manager. Berbera in Somaliland is already the site of a United Arab Emirates military facility, as well as a port being built by DP World Ltd., which the Dubai state-controlled harbor operator says will help boost trade flows to the U.A.E. Somaliland, which is bigger than the U.S. state of Florida, is also planning its own oil production. Genel Energy Plc, an oil company founded by Nathaniel Rothschild and ex-BP Plc Chief Executive Officer Tony Hayward, is preparing to drill as many as three wells in the territory’s east, where it has production-sharing agreements, Jama said. Genel will start drilling at one well in the fourth-quarter of 2019, near Burao in the Togdheer region, according to Jama and Genel’s communications head, Andrew Benbow. “There is oil for sure, but they have to come to know if this is viable for commercial business,” Jama said. Seismic processing is near-complete and preliminary analysis and interpretation underway, Benbow said. Seeking Jade RAK Gas LLC of the U.A.E., which has production-sharing agreements for two blocks south and east of Berbera, is in talks with Genel over co-drilling arrangements, according to Jama. The company didn’t respond to two emailed requests for comment sent to an address on its website. Three Chinese companies will explore with local partners for jade in southeast Berbera, between the Genel and RAK gas blocks and near the U.A.E. base, according to Jama. He said unidentified Canadian, Chinese, Norwegian and British companies are interested in exploring three offshore blocks on the approach to the Bab el-Mandeb, where the Red Sea meets the Gulf of Aden. Chinese and British companies are also in talks over two further onshore blocks at Somaliland’s border with Ethiopia. Sources: BLOOMBERG
-
Somalia’s al-Shabab says 30 AU soldiers killed in explosion
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
MOGADISHU (Caasimada Online)—The Islamist group al-Shabaab says it has carried out bomb attack on African Union soldiers’ personnel carrier in central Somalia. The Al Qaeda linked group has claimed to have killed at least 30 Ethiopian soldiers with African Union peacekeeping force in Somalia, following roadside bomb explosion. The explosion went off on Sunday near Baladweyne town, some 335km north of Somali capital Mogadishu. “We have killed 30 Ethiopian soldiers in landmine explosion, while travelling through El-Gel area near Baladweyne town”, the group said. There was no immediate comment from African Union mission over the claims. The group has been driven out of many urban areas since 2011, however it still controls territory in rural areas and carries out gun attacks and bombings on military and civilian targets. The African Union has a combined contribution of roughly 22,000 personnel to fight against the Al-Qaeda inspired group in Somalia. Somali has been without a central authority since the overthrow of the late ruler Mohamed Siyad Barre in 1991 when the country plunged into chaos and lawlessness. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com -
Xassan Cabdullaahi Maxamed Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa taliye cusub u magacaabay qeybta Booliiska gobolka Nugaal. Xeer madaxweyne oo soo baxay Isniinta maanta ah,kuna astaysan 29 October 2018 ayaa taliyaha Booliiska Nugaal loogu magacaabay, G/sare Xassan Cabdullaahi Maxamed oo horey u ahaa taliye ku xigeenka madaxtooyada Puntland ee Garowe. Madaxweynaha Puntland ayaa digreetooyin is-xigay oo uu soo saaray is-beddel ku sameeyay xaraakiisha ciidamada Puntland,waxaana taliyaal cusub loo magacaabay Booliiska iyo Daraawiishta. Sidoo kale waxaa shaqada laga rukhseeyay saraakiil ka kala tirsanaa ciidamada Booliiska iyo Daraawiishta oo lagu eedeeyay falal liddi’ ku ah jiritaanka Puntland iyo anshaxa ciidannimo. PUNTLAND POST Cabdiraxmaan Ciise Cumar The post Madaxweynaha Puntland oo taliye cusub u magacaabay Booliiska Nugaal appeared first on Puntland Post.
-
Police in Somalia are hunting for the gunmen who shot dead a local journalist, Mr Abdullahi Mohamed Hashi, on the outskirts of Mogadishu late on Saturday. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdixaashi Cabdulaahi ayaa maalmihii lasoo dhaafay laga dareemayay inuusan la jaanqaadi karin Villa Soomaaliya, waxaana xafiiskiisa kasoo baxay hadalo badan oo toos madaxtooyada ugu wajahan, oo dhaliil u badan. Madaxtooyada qaladaad hadii ay leedahay wax maanta bilaawday ma’ahan ,Cabdixaashi hadii uu daacad yahay xili hore ayuu wax dhaliili lahaa ama qeylin lahaa. Cabdixaashi oo bilaawgii hore ahaa siyaasi Farmaajo taageersan ayaa afar arimood lagu qeexay colaadiisa. Dad xogogaal ah ayaa sheegay in labad nin ay mudo sii kala jeedeen ,markii uu Cabdi Xaashi dano badan oo gaar ah ka waayay Farmaajo. Waxyaabaha khilaafka dhaliyay waxaa ka mida:- 1 – Magacaabista R/W Ku Xigeenka: Gudoomiyaha Aqalka Sare waxaa uu rajeynayay in laga talo galin doono qofka la siinayo booska Ra’iisul wasaare Kuxigeenka madaana ay reer ahaan isaga is xigaan, laakiin taas ma dhicin. 2 – Gudoomiyaha maxkamada Sare: Sida ay xogtu sheegeyso madaxweyne Farmaajo ayaan gudoomiye Cabdixaashi waxba ka weydiinin xil ka qaadistii gudoomiyihii maxkamada Sare Ibraahim Iidle iyo magacaabistii Baashe. Labada nin waxa ay isku reer yihiin Cabdixaashi. 3 – Golaha wasiirada: Xulista xubnaha wasiirada ee beesha Isaaq ayaan wax talo ah laga siinin Cabdixaashi taas oo caro badan ku abuurtay. 4 – Wiilkiisa: Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa la sheegaya in uu wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Koonshin Cabdixaashi uu la rabay booska agaasime guud, laakiin Farmaajo ayaa la sheegay inuu arrinkaas ka cudur daartay. Afartaan qodob ayaa sal dhig u ah hadalada xanafta leh ee maalmahan kasoo baxayay gudoomiyaha Aqalka Sare ee sida tooska ah ugu wajahan Farmaajo. Dadka qaar ayaa aaminsan iney wacan tahay in Farmaajo uu qoondo qabiileedka ka talo galiyo Cabdixaashi si colaadiisu u dhamaatay, laakiin hadana taasi waxey ka dhigan tahay in dhaqamadii hore lasii isticmaali doono. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiyiinta kasoo jeeda deeganada Gal-Mudug ayaa aad isha uga haya doorshada ka dhici doonta Puntland bisha Janaayo ee sanadka soo aadan. Marka laga tago in reer Gal-Mudug ay daris ahaan u eeganayan Puntland iyo qofka mudan 2019, hadana waxaa jira hal musharax oo ay xoog iyo xoolo isugu dareen sida aan xogta ku helnay. Cabdi Faarax Siciid ‘Juxa’ oo ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad doorashada Puntland ayaa heysta taageero badan oo ka baxsan gudaha Puntland iyo rabitaan guud, waxaase ay dad badan is weydiinayaan sababta uu Juxa u yahay mid meelo badan laga rabo gaar ahan Gal-Mudug oo kaabiga ku heysa Puntland. Si gaar ah, siyaasiyiinta Gal-Mudug aya la sheegay iney Juxa si weyn ula safan yihiin, waxaana kulamo dhowaan ka dhacay Nairobi oo u dhaxeeyay Juxa iyo siyaasiyiin miisaan culusleh oo kasoo jeeda Gal-Mudug, lagu go’aamiyay in Juxa la dhiso lana siiyo taageero maaliyadeed iyo mid farsamo. Caasimada Onine ayaa si madaxbanaan u baartay sababta siyaasiyiinta Gal-Mudug ku qasabtay iney Juxa garab istaagan, waxaana arrinta kusoo koobnay labbo arrimood. 1-Colaada Gal-Mudug iyo Puntland Waxaa ay dadbadan aaminsan yihiin in Juxa uu yahay siyaasi degan oo aragti dheer, aaminsana in Puntland iyo Gal-Mudug ay nabad iyo baraare ku wada noolan karaan, taas oo ka dhigtay mid aad loogu hanweyn yahay. 2-Abaalkii Gal-Mudug Wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa iska diiday qorshe la doonayay in lagu dumiyo Gal-Mudug intii uu wasiirka ahaa, arrintaas waxaa loo arkaa go’aan taariikh iyo mid uu ku kasbaday kumanaan reer Gal-Mudug ah. Waxaa dadka qaar aaminsan yihiin in arrintani ay tahay midii sababtay in Kheyre iyo Juxa isku dhacaan kadibna xilka laga qaado. Qodobkaan wuxuu reer Gal-Mudug ku qasbaya in ay Juxa ku garab istaagan ololihiisa doorashada. Caasimada Online Xafiiska-Muqdisho Caasimada@live.com
-
Deganaanshiyo aan cago badan ku taagneyn ayaa maanta laga soo sheegayaa degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay illaa iyo xalay ay ka dhaceen dagaallo u abaabulan qaab qabiil. Wariyeyaal ku sugan Wanlaweyn ayaa u sheegay Goobjoog in maanta ay xaaladda ka yara deggan tahay sidii shalay, waxaana wararku sheegayaan inuu jiro dhaq-dhaqaaq ay kala wadaan dhinacyadii dagaallamay. Dagaalkan ayaa markiisii hore waxa uu kasoo bilowday dhanka baadiyaha, hase ahaatee markii dambe magaalada ayeey Maleeshiyadii dagaallameysa isla soo galeen. Waxaa socda dedaallo badan oo ay wadaan waxgaradka ku dhaqan Wanlaweyn si loo qaboojiyo xiisadda halkaasi ka jirta. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Somaliland ayaa sheegtay inay tartan kula galeyso dalka Djibouti sidii dekadda Berbera looga dhoofin lahaa gaas-ka dabiiciga ah ee laga soo saarayo dhulka Soomaalida Itoobiya, Dalabka Somaliland waxaa uu imaanayaa kadib markii la sheegay in Itoobiya ka faa’ideysaneyso dhoofinta gaaska dabiiciga ah oo lagu qiyaasay lix-siddeed billion cubic feet, tayadoodana aad u sareyso. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in daaweynta qarashka ku baxaya xagga gudaha oo xooggan darteed, heshiis lala galay shirkad Shiinees ah, shirkadda Poly-GCL waxaa ay tubooyinka gaaska geyn-doontaa ilaa Djibouti. “Maxaa diidaya in gaaska dabiiciga ah ee laga soo saaro dhulka Ogaadeniya la marsiiyo dekadda Berbera” waxaa sidaasi yiri Jaamac Maxamud oo ah wasiirka tamarta ee Somaliland. Inkasta uu Jaamac sheegayo in go’aanka ay leedahay Itoobiya hadana waxaa uu intaasi raaciyey inay xiriir la sameyn-doonaan shirkadda Poly-GCL oo ah shirkadda tubooyinka gaas ah geyn-doonta dalka Djibouti. Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed waxaa uu sheegay inay Gaaska dabiiciga ah u dhoofin-doonaan dalka Djibouti 2021-da. Guddoomiyaha dekadda Djibuti Abuubakar Cumar Haadi ayaa dhankiisa sheegay in aanu la socon dalabka Somaliland isaga oo intaasi raaciyey in dalkiisu uu mar hore heshiis la galay shirkadda Poly-GCL, isla markaana uu soo dhoweynayo wixii tartan ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu Muqdisho kula kulmay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Sultan bin Sacad Al Muraikhi. Sultan bin Sacad Al Muraikhi, waxaa uu ugu horreyntii soo gaarsiiyey madaxweyne Farmaajo dhambaal uu ka siday amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani kaas oo horumar iyo barwaaqo u rajeeyey shacabka Soomaaliyeed. Dhankiisa, madaxweyne Farmaajo waxaa uu amiirka iyo shacabkiisa u rajeeyey barwaaqo iyo horumar isaga oo ka mahadceliyey taageerada uu siiyo Soomaaliya. Intuu uu kulanka socday waxaa kale oo ay labada dhinac ka wada hadleen xiriirka labada dal, taageerada ay Qatar siiso maamulka Farmaajo iyo sidii ay u sii xoojin lahaayeen. Dalka Qatar waxaa uu ka mid yahay dalalka ballan-qaaday maalgelinta mashaariic badan kuwaas oo weli laga sugayo, lama oga in kulanka looga wada hadlay goorta la fulinayo. May 24, 2017: Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa booqday Qatar, isaga oo halkaasi kulamo kula yeeshay Amiirka dalkaasi Tamiim. Wafdiga Wasiirrada ah ee la socday madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la kulmay dhiggooda Dalka Qatar, waxayna ka wada hadleen sidii iskaashi buuxa ay u yeelan lahaayeen Wasaaradaha ay kala matalaan ee Labada Waddan. November 28, 2017: Iyaga oo laga amba-qaadayo safarkii Farmaajo uu Qatar ku tagay May, waxaa Muqdisho yimid wafdi ka socday Qatar, iyaga oo xukuumadda Soomaaliya ka saxiixday heshiis ku kacaya $200 Milyan oo mashaariic la saxiixatay dowladda federaalka ah, waxaa ugu mihiimsan dhimsha waddada Muqdisho-Afgooye 30 KM, Wadada Muqdisho-Jowhar 90 KM iyo xarumo kale oo dowladeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka Soomaaliya ayaa ka soo horjeeystay shirkii uu markale ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Afhayeenka guddiga iskaashiga dowlad goboleedyada ahna wasiirka dastuurka maamulka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa ka hadlay warqadaasi ka soo baxday xafiiska madaxweynaha. “Warqadaasi annaga ma aanu arkin, balse baraha bulshada ayay dhex yaaceysaa, mar waxaa la leeyahay madaxweynaha ayaa qoray, marna wasiirka arrimaha gudaha ayaa qoray, annaga xafiiskeena weli ma soo gaarin warqadda, hadii ay soo gaarto ayaan ka hadli karnaa” ayuu Cabdullaahi Sheekh Xasan Waxa uu sheegay in ay ka war sugayaan aqalka sare go’aanka uu ka gaaro khilaafka maamul goboleedyada islamarkaasina hadda aanay diyaar u aheyn shirka uu ku baaqay madaxweynaha in ay ka qeeybgalaan. Dhowaan madaxweyne Farmaajo ayaa markale ku ciliyay in madaxda maamul goboleedyada ay shir isugu yimaadaan si xal looga gaaro khilaafka u dhaxeeya dowlada dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Golaha Iskaashiga maamul Goboleedyada oo ka soo horjeeystay shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo appeared first on Puntland Post.
-
Istanbul to unveil new airport, seeks to be world’s biggest
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
ISTANBUL (AP) — Recep Tayyip Erdogan has held plenty of grand opening ceremonies in his 15 years at Turkey’s helm. On Monday he will unveil one of his prized jewels — Istanbul New Airport — a megaproject that has been dogged by concerns about labor rights, environmental issues and Turkey’s weakening economy. Source: Hiiraan Online
-
Popular Contributors