Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,082
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. In the last week, Kenya surprisingly seem to have heavily adopted a Machiavellian foreign relation that a state touching once own should be considered as one to be subdued. Kenya is currently embroiled in a bitter diplomatic fallout with the Republic of Somalia over maritime territorial border on the Indian Ocean, accusing Somalia of auctioning oil blocs to prospective bidders on a disputed territory. Kenya went ahead recalling its ambassador for further consultation which was in order but erred in sending the Somalia ambassador to Kenya back to his home country – a hostile gesture used to demonstrate intent of a country to scale down diplomatic relations with the other. That was not all, Kenya issued a strongly worded statement lacking the magnanimity of diplomacy and friendly relations, threatening to defend its territorial integrity at all cost saying it considers those involved directly and indirectly in the oil bloc auction on its borders as enemies of the State and adversaries of the Kenyan people. More shocking, these harsh words depicting drums of war are coming out despite the fact that this territorial dispute is already before an international arbiter, the International Criminal Justice. In the same Machiavellian foreign relation script, Kenya seem to have also adopted the concept Nixon and Kissinger perfectly executed with China against Soviet Union that a distant state that borders the “enemy” should be considered a friend. Kenya is set to open a diplomatic office in Hargeisa the capital of break-away Somaliland – which Somalia has vehemently rejected its call for independence and international recognition, a move that undermines Republic of Somalia’s one Somalia policy. It is not the first time that Kenya finds itself in a territorial dispute, it already has one with Uganda over Migingo island on Lake Victoria and South Sudan over the Elmi triangle but has chosen to use peaceful and diplomatic dispute resolution. So why has Kenya surprisingly chosen to go wildly combative and confrontational in the case of Somalia?? In 1954, the term “blowback” was first used by CIA in a report about the agency’s secret involvement the previous year in replacing Mohammed Mossadegh with Reza Shah Pahlavi as the leader of Iran. The word refers to the unintended consequences of a covert action that ultimately undercuts the effort’s intent – an eventuality that came to pass in Iran when hostility towards the Shah regime led to Ayatollah Khomeini’s revolution. To this day, the US is paying a steep price for its role in trying to manipulate Iran affairs more than five years ago. It’s this kind of blowback price that awaits Kenya for courting hostilities with Somalia and failing to analyze the sensitivity needed to handle this territorial dispute. In their book “Inside Al-Shabaab” Harun Maruf and Dan Joseph quote French analyst Roland Marchal that Ethiopia’s major blunder was the failure to analyze its historical tension with Somalia stemming from differences over territory, resources and regional power when it went into to stabilize Somalia in 2007. Their presence was a provocation to locals who many believed were just scheming to take over the country playing into Islamist hands who saw an opportunity to plant seeds of suspicion and distrust in the locals by playing those fears and called on Somali people to fight forces that want to change the map of Somalia. Many Somalis even in the diaspora closed ranks with the Islamic militant making Al Shabaab a powerful militant movement. Kenyan has its soldiers in Somalia and such aggression is likely to provoke emotions of local perceiving them as occupational forces, a blow back to stabilizing Somalia, stemming Islamic radical extremism and securing regional stability. The long-term interest of Kenya lies in having the Republic Somalia as a friendly neighbour and at the same time act as one just as it relates with its other neighbours because history explicitly has it that it’s costly to be a hostile neighbour. Source: Business Daily Africa
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Xog dheeri ah ayaa kasoo baxaysa khilaaf aan jirin oo baraha bulshada lagu baahiyey inuu u dhaxeeyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Dadka faafinaya warkan ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay waxay wadeen olole ka dhan ah Ra’iisul waasare Xasan Cali Khayre, oo lagu eedeynayay in uu madaxweynaha khiyaamay, isla markaana uu doonayo inuu madaxweyne isku sharraxo 2020-ka. Xog aan helnay ayaa sheegeysa in ololaha ay horboodayaan siyaasiyiin iyo ganacsato ay isku heyb yihiin madaxweynaha oo aan la dhacsaneyn awoodda shaqo ee badan ee uu Farmoojo siiyay Ra’iisul Wasaarihiisa, marka ay timaado maamulka hay’adaha dowladda. Siyaasiyiintan iyo ganacsatadan ayaa u arka, maadaama ay madaxweynaha ku beel yihiin, in ay xaq u leeyihiin helidda qandaraasyo waa weyn oo la filayo in ay dowladdu bixiso, taasi oo ra’iisul wasaaraha aanu ku raacsaneyn, islamarkaana uu doonayo in loo maro nidaam sharci ah. Caasimada Online ayaa la socotay kulamo is daba-joog ah oo siyaasiyiintan ganacsatada ah la yeesheen madaxweynaha, kuna wargeliyeen in aysan aqbali karin sida uu ra’iisl wasaaruhu u qoondeeyay in loo bixiyo qandaraasyada oo ku saleysan mid daah-furan. Ra’iisul wasaaraha ayaa toddobaadkii hore soo saaray wareegto uu ku sheegay in aysan jirin hay’ad ama wasaarad iskeed qandaraas u bixin karta iyada oo aan la soo marin golaha wasiirrada iyo hay’adaha ay khuseyso. Wareegtadan ayaa ahayd dhammaadka wadahadal ay ganacsatada madaxweynaha la heybta ah ay ka qabeen in Khayre lagu qanciyo. Siyaasiyiintaan ayaa kaidb ololahaan u qaaday in ay ra’iislu wasaaraha cadaadis ku saaraan iyaga oo kaashanaya warbaahin ay lacago siiyeen iyo baraha bulshada, si ra’iisul wasaaraha loo cabsi geliyo. Si kastaba, Kheyre ayaa taagero weyn ka helay Soomaalida, gaar ahana dadka adeegsada baraha bulshada, oo xitaa kuwa horey u mucaaradsanaa ay taageereen, markii ay dareemeen in waxyaabaha lagu eedeynayo xittaa haddii ay sax yihiin ee ah “hami siyaasadeed” aysan waxba ku jabneyn. Caaismada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  3. Wasiirka Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Dowladda Puntland ayaa shaacisay xilliga la soo dhisayo gollaha degaanka degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa lagu wargeliyay maamulka gobolka Mudug kan degmada Gaalkacyo iyo dhammaan nabaddoonada gobolka in ay u diyaar-garooban dhismaha gollah degaanka Gaalkacyo. Wasaaradda ayaa sheegtay in 25-ka Maarso ee sannadkan 2019 ay u qorshaysay dhismaha gollaha degaanka Gaalkacyo waxaana ay maamulka iyo dhaqanka degmadaasi ku wargelisay in ay sii diyaariyan xubnihii beelaha u mateli lahaa gollaha ka hor 25/3/2019. PUNTLAND POST The post Puntland: Gaalkacyo maamul cusub loo dhisayo appeared first on Puntland Post.
  4. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnamijka Qubnaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Bar____Qubanaha-250219.mp3 View the full article
  5. Taliska ciidamada Mareykanka Afrika ee loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa sheegay in 24-kii bishan ay duqeyn ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyeen meel 23 mile u jirta magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. AFRICOM ayaa sheegtay in duqeyntaasi lagu dilay 35 ka mid ah maleeshiyada kooxda Al-Shabaab, ayada oo wax khasaare ah aysan kasoo gaarin shacabka. Mareykanka ayaa sheegay in weerarkan lala helay koox mintidiin ah oo Shabaab ka tirsan xilli ay isaga gudbiyeen laba deegaan oo baadiye ah oo ku yaalla gobolka Hiiraan. “Weerarkaas waxa uu ka hor-tagay halis ku wajahneyd saaxiibadeenna iyo shacabka Soomaaliyeed, ka hor inta Al-Shabaab aysan awood u yeelan inay is abaabusho” ” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Maj. Gen. Gregg Olson oo ah agaasimaha howlgallada AFRICOM. “Waxaan sii wadi doonnaa inaan taageerno saaxiibadeenna Soomaaliiya, gaar ahaan marka howl-galladooda ay na siiyana fursad aan dagaalka ugu billowno Al-Shabaab, taasi oo qeyb ka ah xeeladdeena” ayuu yiri. VOA
  6. Madaxweynaha dowladda Puntlans Siciid Cabdullaahi Maxamed ayaa ka tacsiyeeyay geerida Caa’isha Ilyaas Aadan oo si arxan-darraa looogu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa tacsi loogu diray dhammaan shacab weynaha Soomaaliyeed gaar ahaanna eheladii qaraaabadii iyo qoyskii ay ka baxday Caa’isha. Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa sidoo kale ku amray hay’adaha amniga in ay si deg deg ah uga hawlgalaan baarista dilka marxuumadda. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Puntland oo amray in baaritan deg deg ah lagu sameeyo dilka Caa’isha appeared first on Puntland Post.
  7. Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa soo saartay warghalin ku socota maamulka gobolka Mudug iyo degmada Gaalkacyo, wargalintaas oo ku saabsan in lasoo dhiso golaha deegaanka [...] Source
  8. Muqdisho (SMN) – Taliska Mareykanka ee qaarada Afrika ayaa xaqiijiyay in diyaaradahooda ay fuliyeen duqeyntii xalay ka dhacday degaanka Hees oo 28 mile dhinaca barri uga aadan magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan. AFRICOM ayaa sheegtay in weerarkaasi cirka ah ay la beegsadeen dagaalamayaal ka tirsan Shabaab oo ku socdaalayey tuulooyinka miyiga ah, ayna ku dileen 35 xubnood, sida ku cad war-saxaafadeedka. “Illaa iyo haatan waxaan xaqiijin karnaa inaanu jirin waxyeelo dad shacab ah kasoo gaartay howlgalkaasi,” ayaa lagu yiri bayaanka. Ma jiro jawaab oo ku saabsan sheegashada dowladda Mareykanka oo kasoo baxay dhanka xarakada Al-Shabaab. Axadii ayey aheyd markii Mareykanka uu sheegtay in labo xubnood oo Al-Shabaab ah uu ku dilay kadib afar duqeymo oo uu ka geystay degaanada Awdheegle, Janaale iyo Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose. View the full article
  9. (SLT-Hargeysa)-Hadal uu shalay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka sheegay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxa uu muran xooggan ka dhex abuuray bulshada reer Somaliland. Xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa si adag u naqdiyay hadalkaa ka soo yeedhay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Dadka buraha bulshada wax ku qora ayaa si weyn u qaada dhigay hadalkan Madaxweynuhu ka sheegay Magaalada Boorama iyada dadka qaar sheegayaan in hadalkaasi uu ahaa mid lagu kala qaybinayo bulshada Somaliland iyo mid qadaf ku ah bulshada reer Somaliland ee gobollada Bariga Somaliland, dad qaar ayaa waxa ay sheegayaan in hadalkaasi uu meel ka dhac ku ahaa meeqaamka Madaxweyne Muuse Biixi maadaama oo uu yahay Madaxweyne ka soo jeeda galbeedka Somaliland meesha uu hadalka ka sheegayna ay ahayd galbeedka Somaliland. Halkan hoose ka DAAWO hadalka Madaxweynaha iyo qaabka ay uga hadleen xisbiyadda UCID iyo WADDANI Source
  10. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa sheegaya in la weysan yahay gabadhii labaad oo ah gabar la da’ ah gabadhii saaka meydkeeda la helay. Qoyska Gabadha ay ka maqan tahay ayaa shaaciyay inay ka maqan tahay gabadhooda seddexdii maalin ee lasoo dhaafay, waxaana hadda ay dalbadeen in lala baadi goobo. Walwal hor leh ayaa soo wajahay qoyskaan, kadib markii waaberigii saaka magaalada Gaalkacyo laga helay meydka Gabar yar oo lagu magacaabo Caaisha oo jirdil badan uu ka muuqday jirkeeda. Gabadha maqan ayaa magaceeda lagu sheegay Hani Maxamed Warsame waana 13 sano jir, iyada ehelka ay sheegeen inay doonayaan cid walbaa inay ka qeyb qaadato baadi goobka gabadhooda maqan. Hooyada dhashay gabadha oo lagu magacaabo Sahro C/Nuur ayaa ka dalbaday Shacabka Gaalkacyo inay la xiriiraan haddii ay meel ku arkaan Gabadhooda. Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa saacado kadib ka hadlay dhacdadii xanuunka badneyd ee ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wuxuu hadalka jeediyay kadib markii uu ka qeyb galay musaanad arday badan ku qalin jibinayeen, wuxuuna sheegay in laamaha amaanka eee Puntland uu rajeynayo inay talaabo cad ka qaadi doonaan dadkii falkaasi ka dambeeyay. Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ayuu ugu baaqay inay ka dhiidhiyaan falalkaasi oo kale, maadaama sida uu sheegay in Caa’isho ay aheyd gabar aad u da’yar oo fal xanuun badan lagu sameeyay. Sidoo kale Wasiirka arrimaha gudaha Puntland ayaa arintaan ka hadlay, isaga oo sheegay inay socdaan baaritaanadii ugu dambeeyay oo lagu baadi goobayo dadkii falkaasi ka dambeeyay. Caasimada Online Xafiiska Gaalkacyo Caasimada@live.com
  11. Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay. Shirk ayaa looga hadlay xulashada hannaanka federaaleynta Maaliyadda, Qaan-gaarsiinta Maamul gobaleedyada, Hannaanka iyo qorshaha dhab-u-heshiinta qaran, Qiimaynta iyo maal-gelinta Halbeegyada Tubaha Qaranka. Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa ka qayb galayaasha shirka usoo jeedisay xulshooyinka hannaanka Federaalaynta Maaliyadda Dalka arrintaas oo si qota dheer looga hadlay intii uu socday shirka. Dhanka kale, Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa guddoomiyay shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada. Shirkaasi looga hadlay dib-u-habaynta iyo tayeeynta adeegyada caafimaad ee isbitaalka Banaadir, qorshaha tayaynta shaqaalaha rayidka iyo qorshaha ololaha isxilqaan ee 2019 lagu dhisayo Jamaacadda Umadda, Bangiga dhiiga, Isbitaalka Xooga, Maktabadda, Madbacadda Qaranka, taallooyinka taariikhiga ah iyo jardiinooyinka magaalada Muqdisho. View the full article
  12. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad u dhageysato http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Warka-Habeen-250219.mp3 View the full article
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu berri safar ugu baxo magaalada Doha ee dalka Qatar, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Villa Somalia u xaqiijiyeen Caasimada Online. Safarkan ayaa la sheegay inuu daba socodo laba safar oo hore oo madaxweynaha uu ku tegay dalka Qatar oo saaxib dhow la ah dowladda. Sida aan xogta ku helnay madaxweynaha ayaa madaxda dalkaas kala hadli doona xiriirka labada dal, iyo fulinta mashaariic iyo barnaamijyo ay horey ugu heshiiyeen labada dal, kuwaas oo lagu caawinaya Soomaaliya. Safarkan ayaa imanaya, ayada oo uu madaxweynaha isla maanta uu dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkiisii shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar. Shirka Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub ee sannadkan waxa lagu lafo-guray arrimaha ay wadaagaan labada dhinac iyo xal-u-helidda dhibaatooyinka tahriibka, xasilooni darrada iyo isbeddelka cimilada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  14. (SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ah xisbi xaakimka KULMIYE ayaa waxa uu ka hadlay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo maanta xorriyadiisa dib u helay. Siyaasi Cali Guray ayaa waxa uu sheegay in markii hore uu xadhigiisu ahaa sharci-darro, sababta loo xidhayna ay ahayd cid uu ka cadhaysiiyay. Cali Guray ayaa qoraal uu arrintaa kaga soo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook waxa uu ku yidhi: “MAXKAMADDA GOBOLKA WAAN HAMBALYAYNAYAA Marka horeba xadhigiisu sharci muu ahayn ee cid ayuu ka cadhaysiiyay waana lagu cadho-burburay. Markaa xaq buu u lahaa inu xoriyadiisa dib u helo. Waxa fiican in sharcigu sareeyo sharcigana loo wada sinaado mar kasta si xukunku u noqdo qaynuunka. Go’aanka Maxkamadda Gobolku waa mid sharci oo cadaalad ah” Source
  15. (SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdi Maxaed Sammaale ayaa si cadho leh uga jawaabay su’aal maanta laga waydiiyay siyaasiyiin hore looga caydhiyay xisbiga KULMIYE, Halkan hoose ka DAAWO Source
  16. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Hooyada dhashay gabadhii lagu dilay magaalada Gaalkacyo markii la kufsaday kadib ayaa xog dheeri ah ka bixisay qaabka ay ku waayeen gabadhooda iyo sida loo dilay. Hooyada oo lagu magacaabo Seynab C/Wahaab ayaa sheegtay in Gabadheeda Caaisha ay weysay gelinkii dambe ee shalay markii ay u dirsatay inay suuqa hilib kasoo iibiso, balse la arkay meydkeeda markuu waaga baryay. Seynab C/wahaab ayaa sheegtay in falka uu ka dhacay agagaarka xerada Siinaay oo ku dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxayna sheegtay in dhaawac uu ka muuqday qaarka sare ee jirkeeda. Waxay sheegtay in arintaan ay aheyd fal ay aad kaga naxeen, iyadoo sheegtay in dhaawac daran uu kamuuqday qeybaha hoose ee jirkeeda, iyada oo sheegtay in ugu yaraan rag badan loo malaynayo inay kufsadeen. Hooyo Seynab waxay sheegtay in hadda ay u joogaan 7 caruur ah, balse wali ay socdaan baaritaan isamarkaana aan wali la aasin gabadheeda yar oo 13 sano jir aheyd. Hoos ka dhageyso wareysiga https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/02/Hooyada-dhashay-gabadhabii-kufsiga-iyo-dilka-loo-gaystay-oo-la-hadashay-DMI.mp3Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  17. Gunmen in Somalia opened fire on Monday on a team of roadside workers, killing 9 and wounding several others, witnesses said. The workers, who included both men and women, were clearing scrubland alongside a road in the Hawa-Abdi area, some 18 kilometres (11 miles) north outside the capital Mogadishu. “Several gunmen attacked innocent civilians, who were clearing bushes along the road,” said Mohamed Adan, a local security official, saying eight people had been killed. Witnesses confirmed the incident, adding that several others were wounded by the gunfire. “It was a horrible attack,” said Fadumo Kulow, who passed by the site of the killing soon after. “Eight people were killed, and six others were wounded.” Ahmed Moalim, another witness, said the wounded were rushed to hospital in Mogadishu. No group has claimed responsibility for the killings, nor was it immediately clear why the workers were attacked. Somalia’s Al-Shabaab insurgents have carried out a string of attacks against those supporting the government. View the full article
  18. (SLT-Burco)-Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax-dhaqameedka gobolka Togdheer ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay hadal shalay ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO Source
  19. Gunmen in Somalia opened fire on Monday on a team of roadside workers, killing eight and wounding several others, witnesses said. The workers, who included both men and women, were clearing scrubland alongside a road in the Hawa-Abdi area, some 18 kilometres (11 miles) north outside the capital Mogadishu. “Several gunmen attacked innocent civilians, who were clearing bushes along the road,” said Mohamed Adan, a local security official, saying eight people had been killed. Witnesses confirmed the incident, adding that several others were wounded by the gunfire. “It was a horrible attack,” said Fadumo Kulow, who passed by the site of the killing soon after. “Eight people were killed, and six others were wounded.” Ahmed Moalim, another witness, said the wounded were rushed to hospital in Mogadishu. No group has claimed responsibility for the killings, nor was it immediately clear why the workers were attacked. Somalia’s Al-Shabaab insurgents have carried out a string of attacks against those supporting the government. Source: AFP
  20. (SLT-Hargaysa) Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxa uu si cad uga hadlay hankiisa siyaasadeed ee Xisbiga KULMIYE, qaabkii uu ku helay kaadhka golaha dhexe ee KULMIYE iyo waliba sida ay u dhacday in ay xubno wasiirradii hore ka mid ahaa maanta uga maqan yihiin shirka Golaha dhexe ee Boorama ka qabsoomay. Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi oo mar dhawayd qoraal kooban soo dhigay barta uu ku leeyahay mareegta xidhiidhka Bulshada ee Facebook waxa uu ku yidhi sidan: “Siyaasiyiinta degan ama xigmadda u saaxiibka ahi ma qariyaan hankooda iyo hilinka ay u marayaan, sidoo kalana waxa ay yaqaanaan hoos walba hadalka ku haboon, sidaas awgeed shirkan golaha dhexe sida qorshaysan lagu dooran maayo hogaanka sare ee xisbiga se’ waxa la qabyo tirayaa meelo yar-yar oo banaanaa ama aan gole dhexe ansixin anniga iyo ujeedadayda xisbigana “xaya-cala-salaah iyo hadeeda”. Siyaasiyiinta kamid ka ahaa xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee aan nasiibka u helin inay maanta ka soo qayb-galaan shirkan, ama ba’se aan helin kaadhka golaha dhexe waxaan jecelahay inaan cadeeyo in aan ujeedo gaara oo looga gol-leeyahay jirin, anniguba kuma jirin golaha dhexe laakiin boos banaan ayaan galay, wasiir Xagla-toosiye qudhiisu kuma jirin golaha dhexe balse nin baneeyay ayuu booskiisa galay, sidaas awgeed ma jirto faquuq u gaara siyaasiyiintaas aan helin kaadhka golaha dhexe hadii iyaga la cadaadinayo ama cidi faquuqaysana waan ka gil-gilan lahaa laakiin xisbigu xurmo iyo xaqdhawr iyo abaal-dahabi ah ayuu u hayaa siyaasiyiintaasi miisaanka ku leh bulshadda”. Ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Madaxtooyadu. Maalmihii ugu dambeeyey waxa si weyn loo hadal hayay halka ay marayso hanka siyaasadeed ee Siyaasi Xaashi iyo waliba arrimo kale oo la xidhiidha xaaladda xisbiga KULMIYE. Source
  21. (SLT- Venezuela)Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee waddanka Mareykanka, Mike Pompeo ayaa waxa uu sheegay in maalmaha u haray madaxweynaha Venezuela Nicolás Maduro “ay yihiin kuwo tirsan” kaddib iskudhacyo ay dad badan ku dhinteen oo ka dhashay gargaar bini’aadamnimo oo halkaas la gayn lahaa. “In la sheego maalinta rasmiga ah waa ay adag tahay. Waxaanse ku kalsoonahay in dadka Venezuela ay xaqiijin doonaan in maalmaha Maduro ay yihiin kuwo tirsan,” Mr Pompeo ayaa u sheegay warbaahinta CNN. Laba qof ayaa Sabtidii ku dhintay iskudhacyada u dhaxeeyay dadka rayidka ah iyo ciidamo daacad u ah Mr Maduro, kuwaas oo hor istaagay in gargaar halkaas la gaarsiiyo. Madaxweynaha ku meelgaarka ah ee iskii isku magacaabay Juan Guaidó ayaa sheegay inay qasab tahay in Mr Maduro uu iscasilo. dowladood u aqoonsadeen inuu yahay hogaamiye ku meelgaar ah, ayaa waxa uu dalalka kale ugu baaqay inay dib u eegaan “dhammaan tallaabooyinka” xilka loogaga qaadi karo Mr Maduro kaddib dedaalo uu mucaaradku horkacayay oo looga gol lahaa sidii gargaar lagu gaarsiin lahaa goobaha ay dhibaatooyinka ka jiraan. Waxaa kale oo uu sheegay inuu ka qeybgeli doono kulan ay tagayaan inta badan hogaamiyayaasha dalalka Laatiin Ameerika oo Isniinta ka dhacaya dalka Colombia, walow ay saaran tahay xayiraad dhanka socdaalka ah oo uu ku soo rogay Mr Maduro. Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence ayaa Washington ku matali doona wadahadallada Bogota. Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa Axaddii sheegay in Mr Pence uu qorsheynayo inuu wadahadallada Isniinta kaga dhawaaqi doono “tallaabooyin adag” iyo “ficil” wax looga qabanayo dhibaatada, waxaa sidaasi ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters. Dhanka kale, dalalka Colombia iyo Brazil ayaa waxa ay sheegeen inay sii kordhin doonaan cadaadiska ay ku hayaan Mr Maduro si uu xilka u banneeyo. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaanan meesha ka saarin quwad milateri in loo adeegsado dhibaatada Doonni sidday gargaar uu Mareykanka soo dhiibay oo ka soo kicitintay Puerto Rico kuna wajahneyd Venezuela ayaa waxaa lagu qasbay inay ku xirato dhulka ay Holland ka taliso ee Curaçao kaddib markii uu dhexda ku hakiyeen ciidammada badda ee Venezuela ee ku sugan xeebaha waqooyi ee dalkaasi, sida ay ku warramayso wakaaladda wararka ee AFP. Doonida ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay saaran yihiin sagaal konteenar oo laga soo buuxiyay cunno iyo dawooyin. Mr Maduro, oo sheegaya inuu yahay madaxweynaha saxda ah ayna baritaarayaan dalalka ay xulafada ku yihiin dhinaca dhaqaalaha ee ay ka midka yihiin Ruushka, Cuba iyo Shiinaha, ayaa waxa uu ka digay in keenista gargaar ajnabi ay wadadi u xaari doonto faragelin milateri oo uu Mareykanku soo qaado. Mr Guaidó, oo bishii la soo dhaafay ku dhawaaqay inuu yahay madaxweyne ku meelgaar ah, ayaa waxa uu ku doodayaa in eedaha ah in ay jireen wax isdaba marin ka jirtay doorashadii 2018 uu hogaanka Mr Maduro yahay mid aan sharci ku dhisnayn. Source