Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    207,204
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Xildhibaan Xaamid Ismaaciil Xirsi oo kamid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in guddiga doorashada Baarlamaanka ee maanta la doortay waqtigooda ay ku egtahay maalinta [...] Source
  2. Somaliland ayaa sheegtay in ay ka xuntahay go’aanka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay dalka uga ceyrisay Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha debadda Somaliland ayaa lagu sheegay in go’aankaasi uusan khusayn Somaliland,islamarkaana ay si buuxda ula shaqeynayso Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay,Mr Haysom. Sidoo kale war-saxaafadeedka ayaa lagu ammaanay doorka Ergeyga Qaramada Midoobay ka qaatay nabadeynta Soomaaliya iyo xal u raadinta khilaafka Somaliland iyo Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Somaliland oo ka horjeesatay go’aanka dalka looga eryay Nicholas Haysom appeared first on Puntland Post.
  3. Garoowe ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha KMG ee golaha wakiilada Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maaamulkaasi. Guddigan oo ka kooban illaa 7 xubnood ayaa waxaa guddoomiye u ah Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Abtiile, waxaana ay ka shaqeyn doonaan diyaarinta doorashada guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Puntland. Baarlamaanka cusub ee Puntland oo ka kooban 66 Mudane ayaa guddoomiye cusub dooran doono 4 bishan January oo ku began maalinta Jimcaha ee soo socota. Sidoo kale doorashada guud ee hoggaanka Puntland ayaa la filayaa in ay dhacdo 8 bishan, taas oo si weyn qaban qaabadeeda looga dareemyo deegaanada maamulkaasi. In ka badan 20 Musharrax ayaa u taagan qabashada xilkaaasi, kuwaas oo ku loolami doono doorashada Madaxweyne ee Puntland. Halkan hoose ka Akhriso:- The post Guddiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo la magacaabay appeared first on Shabelle. View the full article
  4. New York ( Sh. M. Network )-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guteress ayaa si kulul u camabaareeyay weerarkii Hoobiyeyaasha ahaa ee shalay gelinki dambe lagu qaaday xarunta Xalane degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Mr Guteress ayaa caafimaad deg deg ah u rajeeyay labo ka mid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay kuwaasi oo ku dhaawacmay weerarkaasi. Waxaana uu ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay baaritaano dheeraad ah ku sameyso dhacadadaasi. Sidokale Xoghayaha QM ayaa xoosta ka qariiqay in ficilada nuucaasi aysan aheyn kuwo wax u dhimaya taageerada ay siiyaan Soomaaliya, siina wadi doonaan. Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkaasi lala beegsaday xarunta Xalane oo ah fadhiga ugu weyn ee QM iyo sidoo kale taliska Midowga Africa ee AMISOM. Taallabadan ayaa imaaneysa, xilli DFS ay ku eedeysay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nikolas Haysom in uu ku xadgudbay madax banaanida Soomaaliya, kana ceyrisay guud ahaan dalka. The post QM Oo si kulul u cambaareysay weerarkii Xalane appeared first on Shabelle. View the full article
  5. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab. PM Njuguna oo ah afhayeen u hadlay ciidanka difaaca dalka Kenya ayaa jariiradda Daily Nation u sheegay in howlgalkaasi uu ka dhacay deegaanka Taabto ee gobolka Jubbada Hoose. Wuxuu sheegay Afhayeenka in halkaasi ku dileen 7 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab sidoo kalena kusoo qabsadeen hub badan. Hubka ay soo qabsadeen ayuu ku kala sheegay 9 qori oo AK-47, rasaas badan iyo Bambooyin. Dhankooda ayuu sheegay iney uga dhaawacmeen oo kaliya Labo askari, howlgalkana uu ahaa mid qorsheysan. Ugu dambeyn, Afhayeenkan u hadlay ciidanka difaaca Kenya ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan weerada ay ku qaadayaan Al-shabaab. Dhanka Xarakada Al-shabaab wax war ah kama aanay soo saarin wararkan sheegaya in laga dilay dagaallamayaal lagana qabsaday hubkaasi. Source: goobjoog.com
  6. Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur ayaa wax laga xumaada ku tilmaamay go,aankii dowladda Soomaaliya ay shaqadii uga joojisay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom . [...] Source
  7. The interim speaker of the Puntland regional parliament, Hussein Yassin Haji Diriye has named a new committee to spearhead the election the of the speaker of Puntland regional parliament on Wednesday. The seven-member committee selected from the new lawmakers of the regional assembly will coordinate the election process of the new speaker and his deputies on Thursday. Hon. Ismail Abdi Abtile will chair the coordination committee assisted by the interim secretary general and his deputy. The members will also elect the presidential electoral committee who will preside over the upcoming presidential election slated for next Tuesday. Over 20 candidates have declared their interest to run for Puntland state presidency. Security of election hall and its environs has been stepped up as more soldiers were deployed in Garowe town and the entry points to thwart security threats during this electioneering period. The post Puntland parliament elects committee for speaker’s election appeared first on Shabelle. View the full article
  8. Gudoomiyaha KMG ee Golaha Wakiillada Xuseen Yaasiin Xaaji ayaa magacabay Guddiga ka shaqeyn laha Doorashada Gudoomiyaha Golahaasi. Sidoo kale waxuu Goluhu ansixiyey Habraaca ay ku shaqeyn lahaayeen Gudiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo loo qorsheyey in ay dhacdo 4/1/2019 oo ku beegan maalinka Jimcaha. Hoos ka akhriso: punt Source: goobjoog.com
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Xoghayaha Guud e Qaramada Midoobay Antonio Guatres waxa ay maalintii shalay ahayd u dirtay qoraal ay ku caddeyneyso in waxyaabaha ay ku eedeyneyso ergaygiisa ka hor inta aysan soo saarin qoraalka ergeyga lagu eryay. Caasimada Online ayaa heshay nuxurka qoraalka dowladda Soomaaiya ay u dirtay Qaramada Midoobay, waxaana muuqata in waxyaabaha lagu haysto Haysom ay ka weyn yihiin warqaddiiuu soo saaray 30-kii December ee uu wasaaradda amniga kaga dalbaday sharaxaadda wixii Baydhaba ka dhacay kadib xarigii Roobow. Nuxurka qoraalka ayaa waxaa ugu waa weynaa: Carqaldeynta xiriirka wanaagsan ee Hay’adaha QM iyo dowladda Soomaaliya: Qoraalku waxa uu Haysom ku eeddeeyay in uu gebi ahaanba joojiyay xiriirka dowladda Soomaaliya, isla markaana jaray in laga wada hadlo waxyaabaha labada dhinac ka dhaxeeyay, isaga oo doorbiday inuu hay’adaha dowladda xiriirka u marsiiyo warbaahinta, taas oo dowladda Soomaaliya ay u aragtay inuu ergaygu baal maray wadiiqooyinka diblumaasadeed ee xiirka caalamiga ah. U gefidda madax-bannaanida iyo sharafta ummadda Soomaaliyeed: Hadallo uu Ergaygu ka jeediyay Beydhabo iyo Kismaayo oo uu ku sheegay in “Soomaaliya aysan ahayn Muqdisho, Muqdishana aysan Soomaaliya ahayn” ayay dowladdu u aragtay inuu ku xadgudbay madaxbannaanida Soomaaliya. Kala irdheynta ummadda Soomaaliyeed: Ergayga ayaa lagu eedeeyay in uu kulamo aan rasmi ahayn oo qarsoodi ah uu la yeelanayay shaqsiyaad aan la magacaabin isaga oo kala hadlyay arrimo ka dhan ah midnimada dalka. Caasimadda Online ayaa fahansan in shaqsiyaadkiisa ay kasoo jeedaan Somaliland. Khalkhalgelinta xasillooda dalka: Dowaldda Soomaaliya ayaa qodobka “Taageeridda Argagixiso u aqoonsan” kulanka uu ergaygu la yeeshay Mukhtaar Rooboow iyo taageerada uu u muujiyay musharraxnimadiisa, maadaama ay dowladdu Rooboow u oqoonsan tahay inuusan wali ka tanaasulin fikirkii xagjirka ah. Baalmaridda shuruucda caalamiga ah: Ergayga oo ku xusub xafiiska ayaa waxyaabaha lagu eedeeyay waxaa kamid ah in uusan raacin habraaca hay’adaha QM ee soo jireenka ah. Iska horkeenidda beesh caalamka iyo Soomaaliya: Safiirka waxaa lagu eedeeyay in uu xerada Xalane ka dhex billaabay ole ole dowladda Federaalka ka dhan ah, taas oo wiiqi karta xiriirka dowladda iyo deeq bixiyeyaasha oo ay dhaqaale ahaan dowladdu ku tiirsan tahay. Kala fogeynta dowladda Federaalka iyo dwolad goboleedyada: Dowlad goboleedyada oo khilaaf xooggan uu kala dhaxeeyo dowladda Federaalka ayuu ergaygu isku dayay inuu xriir la sameeyo, sida qoraalka lagu yiri, sidaas darteed dowladdu waxa ay u aragtay inuu halis ku yahay madaxbannaanida Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  10. Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageyso:- http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/Warka-Duhur-020119.mp3 The post Dhageyso Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article
  11. United Nations Secretary-General António Guterres strongly condemned Tuesday’s attacks against the UN compound in Mogadishu, the capital of Somalia, saying that intentionally attacking UN personnel may constitute “a violation of international humanitarian law.” Seven mortars landed inside the compound, injuring two UN staff members and one contractor. None of the injuries is life-threatening. Mr. Guterres wished the injured a speedy recovery and urged the Somali authorities to “investigate the attacks and swiftly bring those responsible to justice.” The Secretary-General reaffirmed that “such acts will not diminish the strong resolve of the United Nations to continue supporting the people and Government of Somalia in their efforts to build peace and stability in the country.” Meanwhile, Nicholas Haysom, his Special Representative in the country and head of the Assistance Mission UNSOM, condemned the attack “in the strongest possible terms.” Al-Shabaab has reportedly claimed responsibility for the attack. Deploring the “unwarranted act of aggression against our personnel,” Mr. Haysom stressed that “no political agenda can be served through violence that deliberately targets staff members of international organizations who are supporting the consolidation of peace and the strengthening of governing institutions in Somalia.” Hours later, news media reported that the Somali Government declared Mr. Haysom persona non-grata and asked him to leave the country, saying that he violated international diplomatic norms by interfering in the State’s national sovereignty. The unfolding news reports detailed that on Monday, the UN diplomat wrote the Somali government a letter asking it, among other things, to explain the legal basis for arresting Mukhtar Robow, the former al-Shabab deputy leader who was the main challenger in the South West State elections for the regional presidency. The post UN chief condemns mortar attack on its compound in Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
  12. Kadib markii xalay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay ka dhigtay ergeyga gaarka ee xogheyaha qaramada midoobey Nicholas Haysom “Persona non grata, codsateyna inuu dalka ka baxo, waxaa ay ku sababeysay inuu ku-xad-gudbay madaxbanaanida Soomaaliya, Haddaba, waxaa timid su’aal ah; Haysom maku tuntay qarannimada Soomaaliya mise waxaa uu qabsaday shaqadiisa? Sida ku qoran Mandate-ka UNSOM ay ku joogto Soomaaliya, xafiiskan waxaa uu Soomaaliya ka taageerayaa arrimaha ilaalinta sharciga, dib u habeynta laamaha amniga, dowlad wanaagga, la dagaalanka musuqa, dhismaha dowlad goboleedyada, dastuurka, doorashooyinka, haweenka , xuquuqul insaanka, arrimaha banii’aadnimada iyo qaar kale. Qaramada midoobey marka xafiiskan laga soo tago, waxaa ay qaabab kala duwan u taageertaa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaa ay ka mid tahay hey’adaha ay ka go’do talada Soomaaliya, mana aha markii ugu horeysay oo ay ka hadlaan siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha gudaha Soomaaliya. Haddaba, Waxaa Halkan Ku soo Koobeynsaa Sida Ay Beesha Caalamka u Taageerto Soomaaliya? Amniga: AMISOM waxaa ay dalka ku joogtaa ogolaashiyo ay siisay qaramada midoobey, UN-ka waxaa ay bixiyaan mushaarka 21,000 oo ciidamo AIMISOM ah, waana lacag ka badan 17 Milyan oo dollar bishii, waxaa intaas dheer lacag malaayiin doolar ah oo ku baxda dayactirka gaadiidka, hubka, diyaaradaha iyo agabka ay isticmaalaan ciidamada AIMISOM. Isla arrimaha ammaanka, waxaa ay beesha caalamka tababaraan ciidanka SNA, waxaa ay taageeraan ciidamada iyo booliiska dowlad goboleedyada, waa barnaamij loo yaqaano joint patrol program iyo ka caawinta dowladda ee counter-terrorism. Dhaqaalaha: Misaaniyadda sanadkan 2019-ka, beesha caalamka waxaa la sugayaa inay bixiyaan $150,216,501, oo isugu jira deeqo labo dhinacle ah oo $30 Milyan ah iyo $120 Milyan oo deeqo dhinacyo badan ah. Banii’aadnimada: Howlaha banii’aadnimada ee ay beesha caalamka u taageeraan hey’adaha caawiya dadka dhibaateysan waa arrin kale oo muhiim, qiyaas ahaan 5 Bilyan ayaa ku baxdo taageerada arrimaha banii’aadnimada, taas oo aan jirin 5 sano ka hor. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  13. At least seven terrorists have been shot dead by the Kenya Defence Forces (KDF) during a military operation sanctioned by the African Union Mission in Somalia (AMISOM). Several other suspected al-Shabaab militants were wounded in the deadly fire exchange and nine AK 47 rifles, grenades, rocket-propelled grenade launchers and other war paraphernalia seized. A statement sent to newsrooms from the Ministry of Defense indicated the Kenyan soldiers operating under AMISOM faced off with the militants along the Tabda-Delahola supply route. “Today at around 11 a.m., KDF soldiers operating under AMISOM engaged Al-Shabaab militants at a location along Tabda–Delahola supply route. In the ensuing gunfight, seven (7) Al-Shabaab terrorists were killed and an unknown number escaped with injuries,” the statement said. According to the KDF Spokesman PM Njuguna, two soldiers sustained minor injuries during the Wednesday morning shoot-out. Njuguna assured Kenyans the KDF soldiers will nevertheless remain vigilant and will continue to relentlessly pursue terrorists, to ensure peace and security of Kenya. He added the Kenyan soldiers will also continue to support AMISOM operations to stabilise Somalia. The terror group al-Shabaab has in the past few years made several attempts to infiltrate Kenya through the porous border between the country and Somalia. The militia group has previously launched several attacks in Kenya mostly in the North Eastern and Coast regions. The militants still control remote areas in southern and southwest areas of Somalia. AMISOM forces with the help of the Somali national army and US forces have been conducting joint military operations to eliminate the terror groups from the areas. The post Kenya says its troops in Somalia killed seven Al Shabab members appeared first on Shabelle. View the full article
  14. Somalia’s government has ordered the UN top envoy to the troubled country to leave, accusing him of “deliberately interfering with the country’s sovereignty.” The order comes days after the official, Nicholas Haysom, raised concerns at the action of Somalia’s UN-backed security services in recent violence that left several people dead. “The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Haysom, is no longer welcome in Somalia and cannot operate in the country,” the foreign ministry said in a statement late Tuesday. There was no immediate reaction from the UN mission in Somalia. Somalia’s security forces used force to put down three days of demonstrations in the south-western town of Baidoa on 13-15 December, with at least 15 people killed and 300 people arrested, according to the UN. Protesters were angry at the arrest of Mukhtar Robow, a former Islamist leader who was vying for the post of regional presidency. Robow, who defected from the jihadist Al-Shabaab movement in 2017, was detained by the government accused of seeking to “undermine stability”, and flown to the capital Mogadishu. Robow’s run for office exposed the tensions between Somalia’s federal states, which want greater autonomy from a national administration keen to safeguard its central powers. The UN mission in Somalia is tasked with supporting peace efforts and the strengthening of government institutions in the Horn of Africa nation, which was left ruined by decades of civil war. As part of that, the UN supports police officers, including with stipend salary payments, logistics, uniforms and training. Haysom wrote to the Somali government on December 30, requesting details of the legal basis of the arrest of Robow, as well as calling for investigations into the deaths in the protests following his detention. The UN mission in Somalia faces frequent attacks. On Tuesday, three people were wounded including two UN staff members when gunmen fired a barrage of mortars into the main UN base in Mogadishu. The Shabaab, an Al-Qaeda affiliate fighting to overthrow the internationally backed government, claimed responsibility for the attack. Haysom, a South African lawyer and experienced diplomat who was previously the UN special envoy to Sudan and South Sudan, was appointed to the post in Somalia September 2018. The post Somalia orders top UN official to leave over ‘interference’ appeared first on Shabelle. View the full article
  15. Islaanka iyo afarta murashax ee la kulmay Islaanka guud ee gobolka Nugaal,Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa saaka kulan wada-tashi iyo xog-is weydaarsi ah la qaatay 4 murashax oo u tartamaya doorashada madaxtinimada Puntland ee 2019. Murashixiinta uu saaka la kulmay Islaanku oo kala ah;Cabdi Faarax Siciid (Juxaa), Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) Aadan Maxamed Ciise(Gaadaale) iyo Maxamed Xuseen Shoortaayo ayaa dhammaantood ka soo jeeda gobolka Nugaal. Mid kamid ah murashixiinta kulanka ka qeyb galay Cabdi Faarax Siciid(Juxaa) ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay Facebook-giis ku sheegay in kulankoodu ahaa wada-tashi iyo xog-isweydaarsi,balse faahfaahin kama sii bixin. “Musharaxiinta Gobolka Nugaaleed oo Kulan is-xogwaraysi iyo wadatashi ah kula yeeshay saaka Islan Ciise Islan Maxamed hoygiisa. Midig Abdi Farah Juxa, Gen. Saciid Maxamed Xirsi (Saciid-dheere), Islaan Ciise Islaan Maxamed, Sheikh Aden Maxamed Ciise (Gaadaale) iyo Prof. Maxamed A. Xuseen (Shortayo)” ayuu yiri Juxaa. Faahfaahinta kulan kala soco Puntland Post The post Islaan Ciise oo kulan la qaatay murashixiinta ka soo jeeda G.Nugaal appeared first on Puntland Post.
  16. Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegannada Galmudug ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog, waxa uu ka warbixiyey kulan uu shalay degmada Dhuusamareeb kula qaatay madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Waxa uu sheegay xildhibaanka in waxyaabaha ay ka wadahadleen madaxweyne Xaaf ka mid tahay arrimaha ku aaddan midnimada Galmudug. Sidii loo fulin lahaa ballamadii horey looga qaaday shacabka Cadaado iyo arrimo kale oo aad u muhiim ah. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/XILDHIBAAN-ODAWAAAA-.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  17. Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Barlaamanka Puntland Yaasiin Xuseen Xaaji Diiriye ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Barlamanka Puntland. Xildhibaanada barlamaanka ayaa meel mariyay guddigaan oo [...] Source
  18. Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Golaha wakiilada cusub ee dowladda Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay Guddiga doorashada guddoonka Baarlamanka. Guddiga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ka kooban 7 xubnood oo kala ah Xildhibaan Cali Axmed Saalax. Xildhibaan Cabdirisaaq Xuseen Ciise. Xildhibaan Fu’aad Abshir Axmed. Xildhibaan Cawil Xasan Daad Xildibaan Maxamuud Maxamad Barre Guddigan waxaa kaalinaya ku simaha xoghayaha guud Cabdirisaaq Xidig Warsame iyo xoghaynta Guddiga. Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland ayaa la qorsheeyay in ay dhacdo maalinta Jimcaha ee ku beegan 4-ta bishan Jannaayo 2019. PUNTLAND POST The post Gudiga doorashada G. Golaha wakiilada Puntland oo la magacaabay appeared first on Puntland Post.
  19. Garowe (Caasimada Online)-Waxaa goordhow la shaaciyay magacyada guddiga dorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland oo la doonayo in dhawaan lagu doorto magaalada Garowe. Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ka dhaceyso magaalada Garowe, waxaana ku xigta doorashada madaxweynaha maamulka Puntland. Waxaa gudigaasi Guddoomiye looga dhigay Ismaaciil Cabdi Abtiile, waxaana saacadihii ugu dambeeyay socday latashiyo ku saabsan guddigaasi iyo soo xulistiisa. Hoos ka akhriso xubnaha guddiga doorashada Guddomiyaha baarlamaanka. Caasimada online Xafiiska Puntland Caasimada@live.com
  20. Sida aynu guud ahaanba ka dharagsanahay jabkii ku dhacay qaranimadii Somalia waxa ka dhashay burbur haleelay meel kasta oo maankaga kuso dhacda, haday tahay dal [...] Source
  21. Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle, Cismaan Barre oo wareysi siiyey Goobjoog, ayaa ka warbixiyey dedaallo lagu doonayo in lagu xalliyo beello walaalo ah oo ku dagaallamay deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka la kala dhexdhigay beellihii ku dagaallamay deegaannada ku dhow degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Maamulkooda ayuu sheegay in dedaal ku bixinayo sidii loo dhammeyn lahaa colaaddan, islamarkaana haatan halkaasi ku sugan yahay guddoomiyaha gobolka Hiiraan. Guddoomiye Cismaan ayaa ugu baaqay waxgaradka gobolka Hiiraan iney kaalin mug leh ka qaataan xallinta arrintan. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/GUDOOMIYAHA-BAARLAMANKA-HIRSHABEELLE-.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  22. Garowe (Caasimada Online)-Muddo lix maalin ah ayaa ka harsan doorashada madaxweynaha maamulka Puntland oo dhawaan ka dhaceyso magaalada Garowe ee caasimada maamulkaasi. Dadka falanqeeya siyaasadda doorashada ayaa sheegaya inay jiraan caqabado keeni kara in madaxweyne Gaas uusan markale kusoo laaban xukunta deegaanada maamulka Puntland oo muddo shan sano ah maamulayay. Waxyaabaha la isleeyahay waxay dib u dhigeen rajooyinka dib usoo laabashada madaxweyne Gaas waxaa kamid ah:- In xildhibaanada baarlamaanka ee lasoo xulay dhamaantood yihiin kuwo cusub oo doonaya in isbadal dhaco, taasi waxay noqon karta caqabada koowaad ee C/Welli Gaas, laakiin waxaa xusid mudan in isaga uu keenay inta badan xildhibaanada. Arinta Labaad ayaa lagu sheegaa inay tahay xumeynta xiriirka kala dhaxeeyay dowladda Soomaaliya oo hor istaagay mashaariic badan iyo dhaqaalo la doonayay in lagu maalgeliyo deegaanada Puntland, sida dhawaan uu sheegay C/raxmaan Faroole. Arinta seddexaad ayaa lagu sheegaa inay tahay fulin la’aanta balanqaadyo badan oo uu u sameeyay madaxda odayaasha dhaqanka ee Puntland, waxaana kamid ah dib u qabashada deegaanada ka maqan gacanta Puntland. Xumaanshaha xiriirkii kala haxeeyay Isimadda dhaqanka Beesha Sool clan oo meesha ka baxay ayaa la sheegayaa inay tahay dhabarjab kale oo C/Welli Gaas kasoo wajihi kara doorashada Puntland. Laakiin waxaa jiro fursado uu ku guuleysan karo oo ay ugu horeyso saameyntii uu ku lahaa soo xulista xildhibaaada baarlamaanka iyo dhismayaashii uu isaga dhagax dhigay. Caasimada Online Xafiiska Puntland Caasimada@live.com
  23. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si xoogan u cambaareeyay weerar shalay lagu qaaday xafiiska Qaramada Midoobay uu ku leeyahay magaalada Muqdisho. António [...] Source