Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    207,282
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The U.S. military on Saturday said it had carried out its deadliest airstrike in Somalia in months, killing 52 al-Shabab extremists after a “large group” mounted an attack on Somali forces. The U.S. Africa Command said the airstrike occurred near Jilib in Middle Juba region. There were no reports of Americans killed or wounded. The U.S. statement did not say whether any Somali forces were killed or wounded by the al-Qaida-linked extremists. Al-Shabab via its Shahada news agency asserted that its attack on two Somali army bases killed at least 41 soldiers. It described the location as the Bar Sanjuni area near the port city of Kismayo. There was no immediate comment from Somalia’s government. In neighboring Ethiopia, state television cited the defense ministry as saying more than 60 al-Shabab fighters had been killed and that four vehicles loaded with explosives had been “destroyed.” Ethiopia contributes troops to a multinational African Union peacekeeping mission in Somalia and has troops there independently under Ethiopian army command. A Somali intelligence officer said al-Shabab had been amassing fighters for more than a week to launch a major attack against Somali and Kenyan forces in order to disrupt a planned offensive against the extremists. The officer said some 400 extremists, including foreign ones, had been prepared, including two suicide car bombers. The officer spoke on condition of anonymity because they were not authorized to speak to reporters. Al-Shabab controls large parts of rural southern and central Somalia and continues to carry out high-profile suicide bombings and other attacks in the capital, Mogadishu, and elsewhere. The Islamic extremist group claimed responsibility for the deadly attack on a luxury hotel complex in the capital of neighboring Kenya on Tuesday, the latest high-toll assault inside that county in retaliation for Kenya sending troops to Somalia to fight al-Shabab. The extremist group finds itself under pressure at home on a number of fronts, including from a small presence of rival fighters linked to the Islamic State organization, which has begun challenging al-Shabab in recent months. The United States has dramatically stepped up airstrikes against al-Shabab in Somalia since President Donald Trump took office, carrying out at least 47 such strikes last year. Some have targeted top al-Shabab leaders or key financial officials; the extremist group funds its attacks with an extensive network of “taxation” and extortion. In October, the U.S. said an airstrike killed about 60 fighters near the al-Shabab-controlled community of Harardere in Mudug province in the central part of the country. The airstrikes hamper the extremist group but have not “seriously degraded al-Shabab’s capability to mount strikes either inside or outside Somalia,” Matt Bryden of Sahan Research, an expert on the extremists, told The Associated Press after the Nairobi hotel attack. Airstrikes alone cannot defeat the extremists, Bryden said and must be combined with more ground-based attacks as well as a non-military campaign to win over residents of extremist-held areas. The U.S. on Saturday said it is committed to “preventing al-Shabab from taking advantage of safe havens from which they can build capacity and attack the people of Somalia.” The post US airstrike in Somalia kills 52 al-Shabab militants appeared first on Shabelle. View the full article
  2. (SLT-Hargeysa)-Wasiir hore ee wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, Halkan hoose ka DAAWO Source
  3. Inta uu labada jilib dhulka dhigay ayuu haddana kambadhuudhsi iyo kuududsi waxaan loo kale garaynayn u fadhiistay. Labada dhafoorna wuu qabsaday isaga oo niyad jabsan ayuu hoos eegay. Waxa uu isku qabtay labada indhood qalbigiisiina waxa uu ilbidhiqsiyo gudahood ka fekeray oo uu muuqaalkooda isu keenay waxaanu sannado arkeen. Samada waxa kaga soo degay humaag sida heeryada fuulay uu qalbigiisa u diiday in uu kor u ruqaansado. Waxaa is tusay in uu meel madhan taaganyahay. Waxa uu arkay fooqyo dhaadheer oo hareerihiisa ka yagleelan. Waxa soo hormaray dad nolosha heer ka gaadhay oo maalin walba uga sheekeeya sida ay ku gaadheen. Waxa sida shilinka hor wareegay hayntiisa yar ee uu maanta haysto. Waxa uu is barbardhigu ka sameeyey boqolaal hayntoodu fiicantahay oo sida libaaxa u nool iyo isaga oo qaadaa-ma-dherge ah, laakiin waxbartay. Waxa ka soo mudhtidhi ilmo waaweyn oo sida mudaca isha gubaysa. Waxay qoysay labadiisa indhood. Waxay ka gashay afka. Waxa ku abuurmay xanuun aanu garaynayn oo layidhaahdo “Alle waadka quusatay, balse, ma ogsoonid adigu”. Shaydaankuna waxa uu dhegta ugu tuuray, “Adduunyadan nasiib kuma lihide tolow Alle muxuu kuu keenay arladan?. Kama danbaystii waa uu tahriibay. Waxaanu ku dhintay badweyntii. Haseyeeshee, waxa uu garanwaayey bar cidla ah u bax oo tusbaxaagana qaado. Muuqaalkan Alle-keen-ka ahna daalaco. Deegaan dabiiciya oo cagaaran. Dhulkuna uu mugdiyahay. Xiddigaha samada ku xardhanina si’ toosa u muuqanayaan. Bar kasta oo cirka ahna kaaha ka soo baxayaa kale geddisanyahay. Si’ kale jaadana uu u kale weynyahay xiddigaha kaahoodu. Mid baa sii dhacaysa. Qaar baa kaaya oo kolba naaqusmaaya. Qaar baa dhaw. Qaarkale ayaad dirqi ku arkaysaa. Dhammaan cirka iyo xiddigu waxay kuu bixinayaan deegaan qurxoon oo bilaa xasarada. Intaad tusbaxaagii la soo baxday ma ka fekertay booqashada sagaalka meere ee la sheego!. Ugu horrayn, intaad indhaha isku qabatay ma gaadhay meeraha Saateen(Saxal). Markiiba ma aragtay sawir sida kubbada oo kale ah. Laakiinse, leh giraamo si’ xarrago ah u wareegaya. Ma ku soo dhowaatay oo ma dhugatay deegaankiisa ka kooban qabawga, barafka, iyo hawdiisa teenne ka geddisan. Judhiiba ma la tacajubtay giraamaha ku wareegsan ee qurxinaaya sida gabadh maxajabada oo faraatiyo isku qurxisay. Giraanka kamid ma dul fadhiisatay adoo faraxsan. Ma kula wareegtay oo ma xasuusatay awoodda Allahii sidan quruxsan u abuuray. Hareerta bari ma ka istaagtay oo ma daawatahay dayaxyada duldawaafaya ee sida bilaa dhibta ah ku wareegaya. Adoo heehaabaya ma ragtay wax dhagax u eeg oo geeska sare kaa xiga. Intaad duushay ma is-tidhi bal waxan eeg oo ma isu beddelay muuqaal aanad weliga arag. Ma dul is-taagtay. Isla bartii ma sii dhugatay. Wardigii intaanad dhammayn cadceeda kaaheedu geeskaas ma ka soo muuqday oo ma aragtay. Deegaan qurxoon, arlo aanad weliga ku fekerin in ay jirto. Allaha intaas oo deegana lihi in uu qalbigaaga daalacanaayo ma ogaatay. Haa!. Ma xasishay oo qalbigaagu Alle si’ toosa ma ugu xidhmay. Ugu danbayn, nolosha haka quusan Allahii intaas oo duniya iyo inta aynaan malaysan karin abuuray ayaa inoo noole. Isaga ayaa ku nooleeyey adiga oo aan wax la sheego ahayn. Sadam Osman kaabash Hargeisa, Somaliland. Biomedical Scientist. sadamkabash99@gmail.com Source
  4. Waxa Muuqata In Daqanka Soomaalida Ay Kusoo Biirtay Dhaqanka Ah Xoolaha Dawladu Leedahay Waa Hanti Lawada Leeyahay ! Dhawaaqa Shacabku Ku Ceceliyo Ee Ah Waa In Cadaalad Bulsho La Helaa , Waa Doonitaan La U Wanaagsan In Ay Kacaaan Fac Ku Niyad-san Dadkooda Iyo Dalkooda Oo Faqri Iyo Baahi Ka Xor Ah Cudurada Faqrigu Keeno Ee Ay Ka Digaan Culumada Islaamka Iyo Ku Diraaseeya Arimaha Bulshada Iyo Siyaasadda Waxaa Ka Mid Ah “Hadii Xil Loo Magacaabo Qof Baahi Kusoo Koray Uu Kaga Aarsado Xilkaa“Power Abuse” Tagrifal Awoodeed Ku Sameeyo XILKAA Ha u Badnaato Mid Maaliyadeed eh Hadii Uu Aqoon u Leeyahay Ninkaa Baahani Xilkaa Waa Ta Ugu Daran ! Wuxuu Tagrifalkiisu Gaadhayaa Heerka Ugu Sareeya Dadka Aan Baahida Arag Badanaa Magac Iyo Maamuus Ayay Siyaasadda Usoo Galaan Iyo Bulshada Oo Ugu Yaraan Wax Lagu Celiyo Siyaasiyiinta Ladnaanta Ku Dhashay Sida “Ina Cigaal” Oo Kale Wuxuu Aqoon u Lahaa Baahiya Bulshada Waxaase u Darnaa Awood Kursigu Inay Isaga Ku Ururto Iyo Inuu Magac Ka Tago. Faqrigu Fayow-Qabka Naf Ahaaneed Ayuu Dhaawacaa Markaa Muwaadinku Wuxuu U Qaaddaa Bulshada Kale Calool Xumo Tacliin Iyo Daryeel Caafimaad Iyo Baahiyihii Muwaadinku Xaq u Lahaa Ma Helo, Hadii La Fogeeyana Wuxuu Noqdaa Budhcad Bahal Ah Oo Dadka Ku Dhex Nool !!! Sidaa Awgeed Dadka Hogaanka Siyaasadda u Haya Somaliland Madaxweyne Iyo Xisbiyo Iyo Weliba Ururada Bulshada Rayidka Ah Waxaa Ku Waajib Ah In Lala Dagaalamo Dawlad Xun Oo Faqriga Abuurta Si Looga Nabad Galo Qarax Ka Dhaca Bulshada Dhexdeeda Madaxweynaha Barnaamijkiisa Waxa U Badan Xukuumad Dadka u Adeegta Iyo Bulsho Aan Kala Tagin “Inyar Wax Kasta Haysata Iyo In Badan Oo Waxba Hayn” Maxamed Xoosh mxoosh09@gmail.com Source
  5. Sawirro: Askari British ah oo Al-Shabab kula dagaalamay hotelka DusitD2-Nairobi oo Khalad dhacay Darti Kenya looga saarayo Saraakiil u hadashay dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijiyay in cabsi darteed ay dalka Kenya kaga saarayaan askari ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Ingiriiska ee badbaadada dadka la afduubto iyo la dagaalanka Argagixisada oo loo yaqaan Special Air Service (SAS). Askarigan ayaa la arkay wajigiisa, kadib markii Al shabaab ay weerareen hotelka Dusit ee magaalada Nairobi, waxaana la sheegay in loo baqayo xaaladiisa dhanka amaanka sidaasina looga saarayo dalka Kenya. Askariga ayaa la sheegay in xiliga weerarka dhacayay uu ku maqnaa dukaameysi, balse markii uu maqlay weerarka ayaa la sheegay inuu soo qaatay qalabkiisa, waxaana la arkay isaga oo dad kasoo badbaadinaya hotelka. Mid kamid ah Kaamirooyinka wariyaasha ay wateen ayaa si qalad ah u qabatay muuqaalka askariga ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Ingiriiska, waxaana uu qabsaday baraha bulshada, taasi oo dhalisay in loo cabsado amaankiisa, maadaama la arkay wajigiisa. Askariga ayaa la arkay isaga oo gudaha u galay goobta la weeraray, waxaana durba uu bilaabay inuu soo badbaadiyo dad badan oo ku go’doonsanaa Hotelka, gaar ahaan dabaqa hoose. Baraha Bulshada ayuu caan ka noqday, waxaana la sheegay inuu noqday geesi soo badbaadiyay dad badan noloshooda. Caasimada Online Xafiiska Kenya Caasimada@live.com Qaran News
  6. (SLT-Hargaysa) Golaha Guurtida Somaliland ayaa isu diyaarinayaa muddo kordhinta markii saddexad ay u samaynayaan Golaha Wakiilada . Hoos ka DAAWO Source
  7. (SLT-Hargaysa) Xukuumadda Somaliland ayaa markii Ugu horaysay ka hadashay Is hortaagi xuduudka ee Cali Seenyo . Hoos ka DAAWO . Source
  8. Muqdisho (Caasimadda Online) – Sida ay xogta ku heshay Caasimada Online, labada sano ee soo socoto lama qaban doono mooshin ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo sida ay ku heshiiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan iyo Madaxweyne Farmaajo. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa noo sheegay in labada mas’uul ay ku heshiiyeen in muran siyaasadeed oo kale uu dhaawac xooggan gaarsiin doono dowladnimada, sidaas darteed la isku raacay inaan la qaban mooshin ka dhan ah Madaxweynaha ama Guddoomiyaha Baarlamaanka inta ka dhiman waqtiga Dowldda Nabad iyo Nolol. Guddoomiye Mursal ayaa beddelkeeda loo ballan qaaday in kaalin weyn laga siiyo go’aanada siyaasadeed ee dowladda, oo markii hore uu u muuqday nin dibad joog ka ah, sidoo kalena dad ku dhow xilal loo magacaabo. Guddoomiye Mursal ayaa sidoo kale loo saxiixay in hadda wixii ka dambeeyo lagala tashan doono go’aanada ay dowladda ka qaadan doonto Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddoomiye Mursal ayaa dhankiisa ballan qaaday inuu kasoo bixi doono heshiisyadaas isla markaasna uu si wanaagsan ula shaqeyn doono Dowladda Soomaaliya. Mursal ayaa sidoo kale loo xil saaray in Beelaha diiday Madaxweyne Lafta Gareen lagu qanciyo inay taageeraan, wuxuuna durba bilaabay inuu la kulmo odayaasha Beelaha Koonfur Galbeed. Heshiiskaan ayaa imaanayo xilli dhawaan uu dhashay khilaaf xooggan oo ku saabsanaa Mooshin uu qabtay Mursal kaasoo ka dhan ahaa Madaxweyne Farmaajo. Guddoomiye Mursal ayaa mooshinkaas qabtay kadib markii Dowladda Soomaaliya ay soo xirtay Mukhtaar Roobow iyadoo aan lagala tashan Guddoomiye Mursal oo deegaan ahaan halkaas kasoo jeedo, sidoo kalana waxaa la isku qabtay kala diristii Guddigii Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya. Khilaaf dheer kadib Guddoomiye Mursal ayaa lagu qanciyey inuu burburiyo mooshinka kadib kulan xasaasi ah oo dhex maray isaga iyo madaxda ugu sareyso dalka. Mursal oo markii horeba ay keentay Dowladda Soomaaliya ayaa ka cabanayey inaysan Dowladda kala tashan go’aankii ay ka qaadatay Maamulka Koonfur Galbeed. Lama ogo sida uu heshiiskaan ku hirgeli karo maadaama ay dowladda leedahay mucaarad aad u xooggaan oo mar kasta isku dayi karo inay mooshin ka keenaan madaxda ugu sareyso dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  9. Beyruut ( Sh. M. Network )-Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah madax ka socota ururka Jaamacada Carabta ayaa ka furmay magaalada Beyruut ee caasimada dalka Lubnaan. Waxaana diirada lagu saarayay sidii dhaqaale loogu uruurin lahaa dalalka ay dagaallada la dageen ee Jaamacadda Carabta, sida uu sheegay xoghayaha ururkaasi. Shirka ayaa la filayaa in sii gaar ah diirada loogu saaro dalalka Siiriya, Soomaaliya,iyo Yemen oo ka mid ah dalalka ugu daran ee ay ragaadiyeen colaadaha iyo dagaaalada sokeeye. Axmed Aboul Gheit xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta ayaa xusay in dhaqaalaha ka soo baxa dalalka Jaamacada Carabta lagu gargaari doono dadka ay saameyeen colaadaha ka taagan saddexdaasi dal. Sidoo kale wax uu xusay in dhaqaalahan qeyb ka mid ah loo adeegsan doono dib u dhiska dalalkaasi oo si weyn ugu burburay dagaalada. Dalalka Jaamacadda Carabta ayaa si weyn u garab istaa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, iyagoona ka tageera dhinacyo kala duwan. The post Shir dhaqaale loogu uruurinayo Somalia oo ka furmay Lubnaan appeared first on Shabelle. View the full article
  10. Nairobi ( Sh. M. Network )-Ciidamada Booliska Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen labo nin oo Soomaali ah, islamarkaana hubeysan, kuwaas oo doonayay in ay gudaha u gaalaan dalkaasi. Saraakiisha Booliska Kenya ayaa sheegay in Raggani nin Dawaral ah uu ka soo qaaday deegaanka Hoosingow ee gobolka Jubbada Hoose, islamrakaana ay ka codsadeen in uu geeyo deegaanka Hamay ee xadka dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Sidoo kale waxa ay saraakiishu intaasi ku dareen in markii ay tageen halkaasi ay dalbadeen in markale la geeyo deegaanka Xagadheera ee Kenya, islamarkaana uu marsiiyo wado qardo jeex ah arrintaasi oo shaki galisay Dawaralkii waday Gaariga oo Booliska Kenya aysan shaacin magaciisa sababo amni darteed. Booliska ayaa sheegay in Darawalkii uu labadaasi nin si lama filaan ah uu u geeyay saldhig ay lahaayeen Ciidamada Booliska, kuwaasi magacyadooda lagu kala sheegay Aadan Xasan Maxamed iyo Ibraahim Cali Guyo. Saraakiisha Booliska ayaa xusay in Raggaasi lagu qabtay Hub ay ka mid yihiin Bistoolado iyo sidoo kale Raasaas fara badan iyo Budo Cad, taas oo ay haatan u direen Sheybaarka si baaritaano loogu sameeyo. Ugu dambeyn Booliska ayaa sheegay in xubanahani looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Xarakada Al Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya Dhawaantan ayey aheyd markii Al Shabaab ay weerareen hoteel nuuca raaxada ah oo ku yaalla magalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. The post Kenya Oo Rag hubeysan ku qabatay xadka Soomaaliya appeared first on Shabelle. View the full article
  11. The U.S. military on Saturday said it had carried out its deadliest airstrike in Somalia in months, killing 52 al-Shabab extremists after a “large group” mounted an attack on Somali forces. The U.S. Africa Command said the airstrike occurred near Jilib in the Middle Juba region. There were no reports of Americans killed or wounded. The U.S. statement did not say whether any Somali forces were killed or wounded by the al-Qaida-linked extremists. Al-Shabab via its Shahada news agency asserted that its attack on two Somali army bases killed at least 41 soldiers. It described the location as the Bar Sanjuni area near the port city of Kismayo. There was no immediate comment from Somalia’s government. In neighboring Ethiopia, state television cited the defense ministry as saying more than 60 al-Shabab fighters had been killed and that four vehicles loaded with explosives had been “destroyed.” Ethiopia contributes troops to a multinational African Union peacekeeping mission in Somalia and has troops there independently under Ethiopian army command. A Somali intelligence officer said al-Shabab had been amassing fighters for more than a week to launch a major attack against Somali and Kenyan forces in order to disrupt a planned offensive against the extremists. The officer said some 400 extremists, including foreign ones, had been prepared, including two suicide car bombers. The officer spoke on condition of anonymity because they were not authorized to speak to reporters. Al-Shabab controls large parts of rural southern and central Somalia and continues to carry out high-profile suicide bombings and other attacks in the capital, Mogadishu, and elsewhere. The Islamic extremist group claimed responsibility for the deadly attack on a luxury hotel complex in the capital of neighboring Kenya on Tuesday, the latest high-toll assault inside that county in retaliation for Kenya sending troops to Somalia to fight al-Shabab. The extremist group finds itself under pressure at home on a number of fronts, including from a small presence of rival fighters linked to the Islamic State organization, which has begun challenging al-Shabab in recent months. The United States has dramatically stepped up airstrikes against al-Shabab in Somalia since President Donald Trump took office, carrying out at least 47 such strikes last year. Some have targeted top al-Shabab leaders or key financial officials; the extremist group funds its attacks with an extensive network of “taxation” and extortion. In October, the U.S. said an airstrike killed about 60 fighters near the al-Shabab-controlled community of Harardere in Mudug province in the central part of the country. The airstrikes hamper the extremist group but have not “seriously degraded al-Shabab’s capability to mount strikes either inside or outside Somalia,” Matt Bryden of Sahan Research, an expert on the extremists, told The Associated Press after the Nairobi hotel attack. Airstrikes alone cannot defeat the extremists, Bryden said, and must be combined with more ground-based attacks as well as a non-military campaign to win over residents of extremist-held areas. The U.S. on Saturday said it is committed to “preventing al-Shabab from taking advantage of safe havens from which they can build capacity and attack the people of Somalia.” Source: AP
  12. Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wararka naga soo gaaraya Garoonka Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde ee M/ Muqdisho ayaa ku warramaya in saacadihii la soo dhaafay nin Ajnabi ah oo looga shakiyay in uu sido walxaha qarxa lagu qabtay Garoonkaasi. Ninkan ayaa la sheegay in lagu qabtay qeybta ugu dambeysa ee baarista Garoonka, xilli uu doonayay in uu ka dhoofo halkaasi. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in ninkani uu ku qornaa Flight-ka diyaarada Ethiopian Airlines, iyadoona la soo warinayo in laga reebay duulimaadkaasi. Ciidamada amniga ayaa gacanta ku dhigay ninkaasi, iyagoona u soo gudbiyay qeybta dambi baarista CID-da ee magaalada Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegaya in ninkani dhalasho ahaan uu ka soo jeedo dalka Koonfur Africka. Ma jiro illaa iyo hadda wax faah faah faahin ah oo ay saraakiisha laamaha amnigu ka bixiyeen ninkaasi. DFS ayaa wax badan ka bedashay amnigao Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, si loola socda dhaq dhaqaaqa dadka ka dhoofaya Garoonka iyo kuwa ka soo dagaya intaba. The post Nin Ajnabi ah Oo lagu qabtay Garoonka Muqdisho appeared first on Shabelle. View the full article
  13. Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle, Cali Guudlaawe ayaa ugu baaqay beello ku dagaallamaya gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe in ay xabadda joojiyaan. Guudlaawe ayaa sheegay in dedaal walbo ku bixinayaan sidii loo soo gabagabeyn lahaa colaadahaasi, isaga oo dhanka kale waxgaradka ugu baaqay iney ku baxaan beelahan is haya. Sidoo kale, madaxweyne Guudlaawe ayaa sheegay in ka maamul ahaan diyaar u yihiin sidii gogol nabadeed loogu fidin lahaa beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya xadka gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan. Dagaal beeleedyo ayaa kusoo noq-noqday deegaanno ka mid ah Hirshabelle, welina ma jirto wax xal ah oo laga gaaray. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/WAR-JOWHAR-CALI-GUUDLAAWE-OO-KU-BAAQAY-IN-LAJOOJIYO-DAGAAL-BEELEEDKA-XADKA-HIIRAAN-IYO-SH-DHEXE.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. Taliska ciidanka Asluubta ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney ku raad Joogaan Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga magaalada B/weyne. Taliyaha ciidanka Asluubta ee Hiiraan, Korneel Faarax Cali Macow ayaa u sheegay Goobjoog in maxaabiistaasi oo gaareysa Lix ay jabsadeen Darbiga sidaasina ugu suurtagashay iney baxsadaan. Waxa uu sheegay taliyaha in hadda ay raadinayaan maxaabiistaan, islamarkaana ay dib ugu soo celin doonaan xabsiga. Dhanka kale, taliyaha ayaa sheegay in xabsiga dhexe ee B/weyne uu yahay mid u baahan dayactir xooggan, islamarkaana xilli walbo la filan karo in falalkan oo kale dhacaan. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/CODKA-XABSIGA.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  15. Baydhabo ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiracmaan oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Kulan gaar ah la qaatey Guddi Ka socda Golaha Odayaasha dhaqanka ee koonfur Galbeed. Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo wajihi lahaa howlaha dib u heshiisiinta ee Maamulka cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed uu ka bilaabay deegaanada maamulkan. Odayaasha dhaqanka ayaa Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed u gudbiyay xaaladaha guud ee deegaanadan iyo sida ay muhiim u tahay dib u heshiisiin dhab ah oo deegaanada maamulkan ka hirgasho. Sidoo kale odayaasha dhaqanka waxay sheegeen in ay diyaar u yihiin sidii loo xalin lahaa tabashooyinka ay qabaan dadka deegaanadan iyo la shaqeynta Madaxweynaha cusub iyo maamulkiisa. Dhinaca kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa odayaasha dhaqanka uga mahad celiyay Sida ay uga go’antahay horumarka iyoMaamul wanaaga deegaanadan, Isagoo balan qaaaday in mamulkiisa uu diyaar u yahay in uu la fariisto cid walba oo tabasho qabta si loo xaliyo deganaanshaha deegaankana looga wada shaqeeyo. Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa u mahad celiyay odayaasha dhaqanka iyo guud ahaan bulshada deegaanadan, Wuxuuna kula dardaarmay in wax walba laga horumariyo danta dadka deegaanka ayna la shaqeeyaan maamulka cusub ee dowlad goboleedka koonfur Galbeed, si dadka dowlad Goboleedkan ay u helaan nabad gelyo waarta iyo maamul wanaagsan. The post Guddoomiyaha G/Shacabka Oo kulamo ka wada Baydhabo appeared first on Shabelle. View the full article
  16. Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxa ay kusoo qabteen waxyaabaha Maanka dooriya. Ciidamadan oo ahaa kuwa Booliiska ayaa qabtay nin la sheegay inuu waday 28 KG oo ah maandooriyaha loo yaqaan xashiishka. Saraakiisha Booliiska Kismaayo oo maanta la hadlay saxaafadda waxa ay sheegeen in cadaaladda la horkeeni doono shaqsigii waxyaabahan watay. Marar badan ciidamada Jubbaland ayaa sidan oo kale waxa ay usoo qabteen rag watey waxyaabaha Maanka dooriya. Source: goobjoog.com
  17. Addis Ababa ( Sh. M. Network )-Milateriga dalka Itoobiya ayaa sheegay in Ciidamadooda ku sugan gudaha Soomaaliya ay ka qeyb qaateen howlgal ka dhan ahaa Al Shabaab oo shalay ka dhacay deegaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Wasiirka gaashaandhigga Itoobiya ayaa xusay in howlgalkaasi ay iyagu iyo Ciidamada DFS oo iskaashanaya ay ku dileen 60 Dagaalyahan oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab. Telefishinka Qaranka Itoobiya ayaa sheegay in xilliga uu howlgalka dhacayay ay Al Shabaab doonayeen in weerar qorsheysan ay ka fuliyeen deegaanadkaasi. Sidoo kale wasiirka Difaaca Itoobiya ayaa hoosta ka xariiqay in Ciidamadooda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay dhawaan qaadayaan duulaan ka dhan ah Al Shabaab. Itoobiya ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga illaa iyo afar kun oo Askari oo qeyb ka ah howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMSIOM. Al Shabaab ayaa dhawaan weerar khasaare geystay ku qaaday kolonyo ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo marayay degmada Buurhakaba ee gobalka Baay. The post Itoobiya Oo ka qeyb qaadatay howlgalkii Baarsanguuni appeared first on Shabelle. View the full article
  18. Jigjiga (Caasimada Online) – Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ka mid ah Wariyeyaasha Soomaaliyeed ayaa lagu xiray degmada Gaashaamo ee Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Wariye Coldoon ayaa lagu yaqaano nin si weyn uga hadlay dhibaatooyinka dadka Soomaaliyeed ay kala kulmeen maamulkii Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Cabdi Maxamuud Cumar. Maalmihii lasoo dhaafay ayuu ku sugnaa Magaalada Jigjiga, waxaana uu soo tabinaayay warar ku saabsan tacadiyadii loo geystay Soomaalida degan Itoobiya. Isaga iyo labo wariye oo kale ayaa dhawaan laga qabtay degmada Gaashaamo, waxaana xiray Ciidanka Liyuu Boolis, ugu dambeyntiina waxa ay ku wareejiyeen Ciidanka Federaalka Itoobiya. Qaar ka mid ah waxgaradka Gaashaamo ayaa warbaahinta u sheegay in si wanaagsan loola dhaqmay , islamarkaana Ciidanka Federaalka ay u sheegeen in ay su’aallo ay weydiinayaan ka dibna ay soo deyn doonaan. Caasimada Online Xafiiska Jigjiga caasimada@live.com
  19. Kismaayo( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee Jubbaland ayaa saacadihii la soo dhaafay gacanta ku dhigay waxyaabaha Maanka-Dooriya, kadib howlgal ay ka sameeyeen gudaha magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Saraakiisha amniga ayaa 28 KG oo ah waxyaabaha Maanka-Dooriya iyo ninkii siday ku soo bandhigay xarunta Booliska ee magaaladaasi. Sidoo kale Booliska ayaa sheegay in la qabtay Raggii Maan-Dooriyahaasi soo galiyay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland. Kaptan Cumar Xujaale Cabdi oo ah madax baarista ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ka warbixiyay howlgalkaasi, Waxaana uu sheegay in Maandooriyaha ay gacanta ku dhigeen laga keenay gudaha magaalada Muqdisho. Ammaanka Kismaayo ayaa maalmihii la soo dhaafay si aad ah loo adkeeyay, iyadoona Ciidamada amnigu ay howlgallo ka wadeen magaaladaasi. The post Jubbaland Oo Kismaayo ku soo bandhigtay Maandooriye appeared first on Shabelle. View the full article
  20. New York ( Sh. M. Network )-Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyntii shalay ka dhacday deegaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubadda Hoose, taas oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Dagaalyahannada Xarakada Al Shabaab. War qoraal ah oo ka soo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay duqeyntan ay jawaab u aheyd weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen saldhig Ciidan oo ku yaalla deegaankaasi. Mareykanka ayaa shaaciyay in duqeyntaasi ay ku dileen 52 ka tirsanaa Al Shabaab, kadib markii gantaal lala helay Gaari ay saarnaayeen, sida lagu yiri qoraalkan Sidoo kale Mareykanka ayaa sheegay in uu sii wadi doono duqeymaha ka dhanka ah Al Shabaab ee ka socda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Muddooyinkii la soo dhaafay dowladda Mareykanka ayaa kordhisay duqeymaha dhanka cirka ah ee ay ka fuliso gudaha Soomaaliya. The post Mareykanka Oo duqeyn ku dilay 52 ka tirsanaa Al Shabaab appeared first on Shabelle. View the full article