-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha xalay loo diray xildhibaannada waa akhrinta sharciga Batroolka oo dhowaan ay xukuumadda federaalka ah wax ka badalkiisa soo gudbisay. Dhinaca kale, warar ay Goobjoog News ka heshay magaalasa Garoowe ayaa sheegay in madaxda dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada isku afgarteen in dib loo dhigo sharciga, laakin golaha ayaa muuqato in aaney arrintaas la socon. Isniintii ayey golaha shacabka ku balansanaayeen in la akhriyo sharcigan balse waxaa uu u baaqdey kooram la’aan, taasi oo keentay in maanta mar kale la soo celiyo. Sharciga Batroolka waxaa horay uga soo horjeestay Puntland iyo Jubbaland iyaga oo sheegay in aan lagala tashan markii hore. Waxaa kale oo shaki laga qabaa sababta sharci horay loo ogolaadey ay wasaaradda Batroolka usoo celisay, iyada oo wax ka badalka aan cidnka kala tashan, oo isku keli yeeshay. Goobjoog News ayaa wasiirka Batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed wax ka weydiisay hannaanka sharciga Batroolka, dedejinta, kala tashi la’aanta dowlad goboleedyada iyo haddii shirkado ajnabi ku lug leeyihiin, laakin Axmed waa diiday inuu ka hadlo isaga oo yiri” Ciddii sheegtay information”kaas haloo raadiyo”., Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Nugaal ayaa lagu mamnuucay in la qabto shirar iyo kulamo aysan ka war-hayn maamulka gobolka Nugaal [...] Source
-
Muqdisho (SMN) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya oo howlgallo ka sameeyay degmada Wadajir ayaa saacadihii la soo dhaafay gacanta ku dhigay Wiil iyo Aabihiis oo dhac ka geysanayay gudaha degmadaasi. Cabdraxmaan Maxamed Macalin Cali guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir oo shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa sheegay in labada qof ee la soo qabtay ay ka tirsan yihiin Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa magacyada raggaasi ku kala sheegay Cumar Qaboobe Xasan iyo Khadar Cumar Qaboobe oo labaduba ah Wiil iyo Abihiis. Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in raggani ay ku wareejiyeen xeer ilaalinta Qaranka, si loo horkeeno cadaaladda. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/cod-guuleed.mp3 View the full article
-
Somaliland: Saudi Arabia Eager To Facilitate Any Future Somaliland-Somalia Talks Hargeisa,(Qaran newa)-The Kingdom of Saudi Arabia has clearly stated it’s desire to hold and facilitate any future Somaliland-Somalia talks. The Saudi Arabian government recently sent the ambassador accredited to neighbouring Somalia on a visit to the Somaliland capital, Hargeisa, to meet and discuss areas of mutual interest with the administration of President Muse Bihi Abdi. On of the areas discussed between Somaliland and Saudi Arabia was the possibility of any future Somaliland-Somalia talks taking place in the kingdom. There are many countries actively jockeying for the opportunity to holds these talks that are expected to determine the future relationship between the two countries. Previous talks held in Turkey have failed due to the inability of the Turkish government to enforce any of the basic agreements, such as the air space issue, and the unwillingness of the federal administration in Somalia to adhere to a single undertaking from the Istanbul accords. A recent delegation from Turkey to Somaliland was told in no uncertain manner that ” the international community must be involved in any future talks between Somaliland and Somalia, since Turkey has not proved itself to be an impartial arbiter”. Several countries, including, Eritrea, Ethiopia, and Djibouti have also shown keen interest in facilitating these prospective talks. Qaran News
-
Garowe (SMN) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga ee Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Garowe ay ku wada qaateen wasiirada amniga ee maamul goboleedyada dalka. Wasiir Yuusuf ayaa sheegay in wasiiradu ay ku heshiiyeen in meel looga soo wada jeesto dhibaatooyinka amniga ee ka jira guud ahaan dalka, islamarkaana la’iska kaashado ka hortaga dadka dambiyada ka geysta deegaanada dowlad goboleedyada dalka, kuwaas oo qaarkood u baxsada gobollada kale. Sidoo kale waxa tilmaamay in arrintaasi ay muhiim u tahay amniga dhammaan maamul goboleedyada dalka. Arrintan ayaa waxa ay ku soo aadeysaa, xilli qaar ka mid ah deegaanada dowlad goboleedyada ay haatan ka jiraan dhibaatooyin ka dhan ah amniga. View the full article
-
US President Donald Trump's taxes show that he lost USD1.7 billion over a decade starting in the mid-1980s, The New York Times reported Tuesday. Source: Hiiraan Online
-
Somaliland: President Muse Bihi Receives Egyptian Delegation. Hargeisa,(Qaran news)-The Somaliland President Muse Bihi Abdi received a delegation from the Arab Republic of Egypt in Hargeisa. The Egyptian delegation is led by deputy Foreign minister, Ambassador Hamdi Loza paid a courtesy call on the president on Tuesday. Upon their arrival in Somaliland, the delegation was met at Egal International Airport by the Somaliland deputy ministers of Foreign and of Health, Abdilkadir Omar Jama and Liban Yusuf Duale. The Egyptian delegation are expected to holds talks with senior officials from the Somaliland government and visit some of the cultural centres of the country. Qaran News
-
Muqdisho (SMN) – Waxaa xalay tartan aqooneedka Shabelle ku loomay degmooyinka Kaxda iyo Baraawe oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose. Labada degmo oo ku wada jira Group-ka A ayaa xalay ku kulmay is araga koowaad ee tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan. Tartamayaasha labada dhinac ayaa soo bandhigay tartan xiiso badan, iyagoona kala keensaday 14 dhibcood oo ay heshay Kaxda iyo 8 buundo oo ay la timid Baraawe. Hayeeshee labada degmo ayaa jabiyay tiirar ka mid ah xeerka u yaalla barnaamijka tartan aqooneedka Shabelle, waxaana guddigu mid laba dhibcood ay ka jareen labada dhinac, waxaana natiijo ahaan tartanka uu ku soo gabagaboobay Kaxda oo keensatay 12 Dhibcood, iyo Baraawe oo la timid 6 Dhibcood. Sanadkan waxaa tartan aqooneedka Shabelle taaba gelinaya Shirkadaha BECO iyo Coca-Cola. View the full article
-
The revived Uganda National Airlines has secured seven regional routes. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho ( SMN) -Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/Warka-Subax-08052019.mp3 View the full article
-
Garowe (SMN) – Waxaa weli magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ka socda shirka wadatashiga dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka. Shirka oo galay oo maalintiisii 4-aad ayaa maraya gabagabo, waxaana la filayaa in laga soo saaro Warmurtiyeed la xariira waxyaabaha ay ka wada hadleen madaxda dalka. Ilo muhiim ah ayaa Shabelle u sheegay in is faham buuxa laga gaaray qodobo la’isku mari laa bilowgii shirkaasi. Arrimaha laga wada hadlay waxaa ugu mhiimsan wada shaqeynta DFS iyo maamul goboleedyada, si meesha looga saaro khilaafka u dhexeeya labada dhinac. Radioshabelle.com kala soco wixii soo kordha. View the full article
-
Muqdisho ( SMN) – Dhageyso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/Bar___Tartan-Aqooneedka-Degmada-Kaxda-Baraawe-070519-gg.mp3 View the full article
-
Ethiopia has formally charged a former intelligence chief widely reported to have superintended over systemic rights abuse during his tenure. Source: Hiiraan Online
-
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaan ayaa xildhibaanada Baarlamaanka waxa ay kaga hadlayaan hindise sharciyeedka Batroolka dalka Soomaaliya. Kulankaan ayaa Isniintii hore u bbaaqdaykooram la’aan . Gudoonka Baarlamaanka ayaa digniin u diray xildhibaanada aan ka soo qeeybgalin kulamada Baarlamaanka. Waxaa goor hore oo saakay ah la sii xiray wadooyinka soo gala xarunta golaha shacabka. Puntland Post The post Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ku leh xarunta golaha shacabka appeared first on Puntland Post.
-
Following a bitter civil war that saw the forces of Somali President Mohamed Siad Barre cruelly bomb and strip the capital of Hargeisa, the Somali National Movement booted out the occupiers and set about creating the conditions for stability in Somaliland which have endured for nearly three decades. Source: Hiiraan Online
-
PRESS RELEASE UN and African Union in ‘common battle’ for development and climate change financing The UN chief emphasised the “alignment” between the UN’s and African Union’s respective plans to ramp up inclusive and environmentally responsible economic development NEW YORK, United States of America, May 7, 2019/ — UN Secretary-General António Guterres has called for a “quantum leap” in funding for development and climate change for Africa, speaking to journalists on Monday, following the plenary meeting of the latest United Nations-African Union (AU) Conference, which took place in New York. Mr. Guterres declared that the Organization’s work to promote peace and security, human rights, development and climate action, can only progress in Africa if the UN works hand in hand with the AU. The UN chief emphasised the “alignment” between the UN’s and African Union’s respective plans to ramp up inclusive and environmentally responsible economic development: the UN’s 2030 Agenda for Sustainable Development, and the African Union’s Agenda 2063. The common battle they face, he continued, is to secure the necessary financing for development, particularly for Africa. Mr. Guterres said that development there is a “fundamental precondition” for a more peaceful world, and for well-managed migration, and, therefore, that improved funding is “in the interests of the whole international community.” With regard to climate change, the Secretary-General warned that more ambition is needed, because “we are not winning the battle,” and Africa is disproportionately affected: “the African continent practically does not contribute to climate change, but the African continent is one of the areas of the world where the impact of climate change is more dramatic and devastating.” A joint communiqué released on Monday by the UN and African Union welcomed the “strong cooperation and collaboration between the two organizations”, and committed to continue to work closely together in addressing peace and security issues, and achieving sustainable development issues in Africa. The communiqué described the UN Climate Action Summit, which will take place in September, as “critical to mobilize the needed partnerships, resources” necessary to achieve international climate action goals, and noted the agreement of the leaders of both organizations to further strengthen their cooperation on adaptation for climate change ahead of the Summit and beyond. Distributed by APO Group on behalf of United Nations (UN). Qaran News
-
Roobab ma hiigaan ah ayaa xalay ilaa iyo saakay waxa ay ka da’ayeen magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda. Roobabkaan oo ahaa kuwo lagu diirsaday ayaa socoday saacado aad u badan. Sidoo kale roobabka ayaa ka da’ay qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya iyo duleedka Muqdisho. Dadka Muqdisho ayaa baryihii u dambeeysay waxa ay la kulmayeen kuleeyl aad u daran hayeeshee iminka ay qaboowsadeen. Ugu dambeeyntii roobabkaan ayaa saameeyn waxa ay ku yeesheen dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan Muqdisho. Puntland Post The post Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Muqdisho iyo duleedkeeda appeared first on Puntland Post.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Xogta aan ka heleyno shirka Garoowe ayaa sheegeysa in xalay aad la isugu qabtay qodobka la xiriira doorashada Soomaaliya ka dhaceysa 2021. Ilo-wareedyo ku sugan shirka ayaa Caasimada Online u sheegay in maamul goboleedyada ay dalbadeen in golaha wasiirada Soomaaliya ay dib ugu laabtaan waxna ka beddelaan sharciga doorashada ee ay ansixiyeen khamiistii tagtay. Shirciggan ayaa maamul goboleedyada ay ku doodeen inaan laga talo-gelin islamarkaana ay ku jiraan qodobo loo arkay in dowladda ay ku sharciyeysaneyso inay waqtiga kororsato. Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ayaa maamullada u sheegay in sharciggan la horgeeyo baarlamanka, ayada oo ay qireen inay ogyihiin inuusan ka gudbi doonin, markaas kadibna golaha wasiirada ay dib ugu laabtaan. Hase yeeshee maamullada ayaa ku gacan seeray taas, waxayna cabsi ka muujiyeen inaysan isku halleyn karin xildhibaanada, oo sharcigan laga yaabo inuu baaso. Xubno dowladda ku dhow ayaa sheegay in dowladda ay u aragto bah-dilaad in sharcigan golaha wasiirada lagu celiyo, ayada oo baarlamanka aan la horgeyn, waxayna ballan-qaaday inay ka shaqeyn doonto sidii loo diidi lahaa, si dib loogu saxo. Qodobkan ayaa caqabad hor leh ku noqday qodobo kale oo dhwor ah oo mabda’ ahaan la isku fahmay shalay sida aan qornay, waxaana maadaama uu yahay qodobka ugu muhiimsan aan suurta-gal ahayn in heshiis la saxiixo ayada oo aan meel la saarin. Mar kale ayaa la filayaa in qodobkan dib loogu laabto maanta, waxaana dhinacyada ay sheegeen inay rajaynayan in xal laga gaaro. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
-
The digital economy is a new concept in Somaliland (north Somalia) and the Somali regions. However, we can still find good examples that catch our attention; like zaad mobile money services in Somaliland, the e-commerce business Ari Farm in Somali, and many more e-commerce businesses by local nationals. Source: Hiiraan Online
-
From the moment we’re born, we’re all at risk of contracting diseases. So the question is, are we aware enough? Are we responsible enough? Are we immune enough? Not long ago infections like influenza, tetanus, chickenpox and measles were prolonged, painful illnesses, which often resulted in death. Immunization saves millions of lives every year and is widely recognized as one of the world’s most successful and cost-effective public health interventions. Source: Hiiraan Online
-
The European Union's compensation budget for Kenyan troops fighting Al-Shabaab in Somalia is set to start falling in the financial year beginning July, signalling the onset of gradual withdrawal from the war-torn nation. Source: Hiiraan Online
-
Qaran News
