-
Content Count
207,464 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Dawladda itoobiya oo 27kii sano ee ugu dambeeyey faragalin cad ku haysay dalka Soomaaliya, ayaa dib u bilowday faragalintii iyo la dagaalankii qaranimada dalka Soomaaliya. Abiy Ahmed, Raysal Wasaaraha itoobiya wuxuu dhawaan ku dhawaaqay in uu xurmaynayo Madax-banaanida dalka Soomaaliya, uuna quudaraynayo in ay Somalia iyo Itoobiya yeeshaan iskaashi dhanka ganacsiga iyo amniga. Hadaba, Arintaas waxaa ka baxay Raysal Wasaaraha itoobiya kadib markii uu Dalka Soomaaliya u soo magacaaabay Sadex Safiir oo u kala fadhin doona Hargaysa, Garowe iyo Muqdisho, arintaas ayaa waxay markhaati ka tahay weerarka uu Raysal-wasaare Abiy dib ugu bilaabay dalka Soomaaliya. Sidoo kale, Raysal wasaarabe Abiy wuxuu shalay martiqaaday Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee dalka Soomaaliya, kaasi oo la sheegay in uu la galay heshiis badda Soomaliya iyo iskaashi deegaanka iyo dalka itoobiya. Dhanka kale, itoobiya waxay weerar dhul-boob ah ku haysaa Deegaanka Soomaali Galbeed arrintaas oo ilaa iyo hadda wax ka hadlay uusan jirin. Damaca itoobiya gaar ahaan Qoomiyada Oromo oo ah tan hadda talada dalkaasi haysa ayaa sidii dalka itoobiya loogu heli lahaa deked, taasi oo qorshaha itoobiya uu yahay in marka hore la kala qaybiyo Soomaalida kadibna la taageero qayb-ka mid ah si qaybta itoobiya ay taageerto ay uga hesho dhul-badeed itoobiya ay leedahay. Madaxweynaha Deegaanka Oromiya oo dhawaan la weydiiyey Ciidamada badda ee itoobiya, maadaama ayna bad itoobiya lahayn, ayaa ku jawaabay “Yaa og in Mustaqbalka ay Itoobiya bad-yeelan-doonto iyo in kale. Ugu dambayntii shacabka Soomaaliyeed iyo Dawlada dhexe ee Soomaaliya waxaa la gudboon in ay difaacdaan dalkooda bad iyo barinba weerarka lagu soo qaaday ayna ka gudbaan is-qabqabsiga dhexdooda ah, haddii kale cadow aadan waligaa iska dulqaadi Karin ayaa dalkan la wareegaya. W/Q: Ahmed Mohamed ahmedaftaag@gmail.com Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Dhuusamareeb (SMN)- Ciidamada amaanka ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulkaasi ay ku qabteen hub loo siday Al-shabaab. Saraakiisha amaanka ee Galmudug ayaa tilmaamay in ay gacanta ku dhigeen hub isugu jiray noocyo fara badan iyo gaarigii waday oo ka yimid sida ay sheegeen magaalada Boosaaso isla markaana ku sii jeeday deegaano ay maamulaan Al-shabaab. Sidoo kale taliska booliiska magaalada Dhuusamareeb ayaa shaaca ka qaaday in ay wadaan baaritaano dheeraad ah oo ku aadan hubkaasi isla markaana ay warbaahinta la wadaagi doonaan waxa ka soo baxa baaritaankaasi. Sarkaal ka tirsan Booliiska Galmudug oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in ay aaminsanyihiin in hubkaasi loo waday qeybo kamid ah maamulka Galmudug iyo gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Ma jiro wax war oo ka soo baxay Al-shabaab oo ku aadan lahaanshaha hubka lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb,sida ay sheegeen ciidamada amaanka Galmudug. The post Maamulka Galmudug Oo Hub Ku Qabtay Dhuusamareeb appeared first on Shabelle. View the full article
-
Mareykanka oo shaaciyay Cadadka dhaqaallaha uu Somalia ku maal-galinayo sanadkan 2019-ka Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ku maalgalin doonto boqolaal milyan oo dollar oo loogu tala galay in sare loogu qaado Kabayaasha dhaqaallaha iyo Arrimaha Gargaarka. Qorshahan ayaa qeyb ka ah qorshe ballaadhan oo dowladda Mareykanka ay ugu tala gashay dalal ay ka mid ah tahay Soomaaliya oo ay ka jiraan dhibaatooyin ay ka mid yihiin dhanka Ammaanka iyo Xasilooni daro. War kasoo baxay Waaxda Arrimaha dibadda ee dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in sidoo kale lacagtaan ay ka qeyb ka tahay la dagaalanka Al-Shabaab. “Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo USAID waxay ku maal-galin doonaan in ka badan $ 500 milyan Soomaaliya sanadkan. Taasi waxay ku darsan tahay in ka badan $ 1 bilyan oo ka mid ah gargaarka Qaramada Midoobay. Mid waliba waxan rajeynaynaa in maaliyaddani ay dib u soo celiso barwaaqo iyo xasilooni Soomaaliya”ayaa lagu yidhi Warka kasoo baxay Mareykanka. Dowladda Mareykanka ayaa sidoo kale sheegtay in ay hubin doonto halka ay ku baxayso lacagtaan iyo in ay gaahdo meeshii loogu tala galay. “Waxaan hubin doonaa in lacagtaan ay marto Waddo sax ah oo keeni karta xasillooni iyo Al-qaacida laga tirtiro geeska Afrika” ayaa lagu yidhi warka kasoo baxay Mareykanka. Horaantii toddobaadkan ayaa sidoo kale Mareykanka waxay shaaciyeen lacag kale oo middan ka baxsan taasi loogu talo-galay in lagu caawiyo shirkadaha yaryar ee Soomaalida, si maal gelin loogu sameeyo. Qaran News
-
Muqdisho (SMN)- Ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee AMISOM ayaa ka walaacsan dhibaatooyin ciidamadooda ka haysta is gaarsiinta saadka Saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay uga doodeen sidii xal loogu heli in ciidamadooda ku sugan furuumaha dagaalka loo gaarsiin lahaa sahay ku filan. Andrew Alele oo ka tirsan saraakiisha AMISOM ayaa sheegay in caqabad weyn ay ka haysto sidii ciidamadooda ku sugan goobaha dagaalka ay ku gaarsiin lahaayeen shidaal iyo waxyaabaha kale ee muhiimka ah Waxaana uu intaasi ku daray in haddii aan la helin saad ku fulin ciidamooda ka ag dhaw aagaga dagaalka ay saameyn ku yeelanayso howlgaladooda Ciidamada AMISOM ayaa waxaa inta badan ay dhibaatooyin ka haysataa qaar ka mid ah wadooyinka deegaanada ay ku sugan yihiin halkaasoo oo ay Al-shabaab ku weeraraan sahayda u socota ciidamada AMISOM. The post AMISOM Oo Ka Walaacasan Gaarsiinta Saadka Ee Ciidamadeeda appeared first on Shabelle. View the full article
-
Baydhabo (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa waxaa caqabad weyn ka heysataa sidii Golaha Wasiirada ee uu dhawaan magacaabay loo hor geyn lahaa Golaha Baarlamaanka Maamulkaas. Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa cadaadis xoog leh kala kulmayo Beelaha deegaanadaas, waxaana soo baxayo beelo badan oo ku qanci waayey xilalkii loo magacaabay. Lafta Gareen ayaa hadda wado olole uu ku doonayo inuu Beelahaas ku qanciyo inay aqbalaan Wasiirada loo magacaabay. Beelaha qaar ayaa lasoo sheegayaa inay Lafta Gareen si cad ugu sheegeyn inaysan marnaba aqbali doonin wasiirada la siiyey waxayna u sheegeyn inay kalsoonida kala noqon doonaan. Bilowgii Bishaan ayu Lafta Gareen magacaabay Golihiisa wasiirada waxaana durba is casilay qaar ka tirsan Wasiiradii la magacaabay. Wasiirada is casilay qaarkood ayaa sheegay in xilka loo magacaabay uusan u qalmin beeshooda isla markaasna aysan qaadan Karin halka kuwa kalana ay sheegeyn inaan lagala tashan markii loo magacaabay sidaas darteedna aysan diyaar u aheyn inay qaataan. Sida ay xogta ku heleyso Shabakadda Caasimadda Online, haddii aan la qancin beelaha tabashada qabo waxaa macquul ah inuu Madaxweynaha Koonfur Galbeed mar kale dib ugu laabto Xukuumadda oo uu isbadal ku sameeyo dibna uu usoo dhiso mar kale. Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa la aaminsan yahay inu taageero weyn ka heysto Villa Soomaaliya balse wuxuu hadda wajahayaa caqabado badan oo ay ugu horeyso sida uu Beelaha ugu qeybiyey Golihiisa Wasiirada. Caasimada Online Xafiiska Baydhabo Caasimad@live.com
-
Muqdisho (SMN)- Askari ilaalo ka ahaa isbitaalka ah u geestay mid kamid ahaa dhalinyarada ku shaqeysta moota Bajaajta. Dilka ayaa ka dhacay afaafka hore ee isbitaalka waxaana dilka uu yimid sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah dadkii ka ag dhawaa halka uu falka ka dhacay kadib ciriiri xooggan oo ka dhashay isbitaalka hortiisa ,taas oo keenta in askariga uu rasaas ku furo wadihii Bajaajta oo ugu danbeyn goobta ku geeriyooday. Saraakiisha Booliska Soomaaliya oo googta ka ag dhawaa ayaa la xaqiijiyay in gudaha isbitaalka ay ka soo qabteen ninka ilaalada ah ee dilka geystay. Ma ahan markii ugu horeysay oo wade mooto Bajaaj lagu dilo gudaha caasimada Soomaaliya ee Muqdisho,waloow inta badan cadaalada la horgeeyo dadka dilalkaasi geysta. The post Wade Mooto Bajaaj Oo Lagu Dilay Muqdisho appeared first on Shabelle. View the full article
-
Oslo (SMN)-Hay,adda Spectrum oo dowladda Soomaliya ay u xil saartay baaritaanka shidaalka Soomaliya ayaa beenisay hadalkii kasoo yeeray dowladda Kenya ee ahaa in dowladda soomaaliya ay shirkii London ku iib geysay dhul ay leedahay dowladda Kenya oo shidaal laga helay. Madaxweyne ku xigeenka shirkada Spectrum Graham Mayhew ayaa kashaaca ka qaaday in heshiis ay ku galeen in shidaal ay ka baraan kaliya dhulka Somaliya.slamarkaana ay ka fogaadeen dhulka Kenya. Ku xigeenka madaxweynaha shirkadani arrimaha shidaalka ee fadhigeedu yahay dalka Norway ayaa hoosta ka xariiqay in baaritanadaasi ay kasameeyeen dhul 20,185 km u jira xeebaha maamulka Puntland iyo Badda dhanka waqooyi uga beegan xadka ay wadaagaan Soomaliya iyo Kenya. Hadalka shirkada shidaalka Spectrum ayaa imanya xilli dhawaantan ay cirka isku shareertay khilaafka diblomaasiyadeed ee ka dhexeysa dalalka Soomaliya iyo Kenya kadib markii dowladda Kenya ay xukuumadda Soomaliya ku eedeysay in ay xarashaatay xirmooyin shidaal oo laga helay Badda ay leedahay Soomaaliya oo dowlada Kenya ay sheeganeyso. Sheegashada Kenya ee badda Soomaaliya ayaa haatan u muuqata mid fashilantay madamada shirkadii caalamiga ahayd ee baaritaanka sameysay ay qirtay in ay baaritaan ka sameysay dhulka Soomaaliya. The post Shirkada Spetcrtum Oo War Cusub Ka Soo Saartay Badda Ay Sheeganeyso Kenya appeared first on Shabelle. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Duhur. Hoos riix si aad u dhagyesato The post Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article
-
Baardheere (Caasimada Online) – Al-Shabaab ayaa si buuxda u sheegatay mas’uuliyadda qaraxyo ciidamada Itoobiya shalay lagula eegtay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Warbaahinta Al-Shabaab ayaa sheegatay in kooxda ay ciidamada Itoobiya la beegsatay qaraxyada xilli ay ka biya dhaansanayeen gudaha magaalada, islamarkaana ay ahaayeen qaraxyo is xig-xigay. Al-Shabaab ayaa warbaahinteeda ku sheegatay in sagala askari oo Itoobiyaan lagu dilay qaraxyada. Qaraxa koowaad ayay sheegtay inay ku dishay afar askari. “Markii qaraxa koowaad uu dhacay ayay ciidamo farabadan kusoo xoomeen goobta iyagoo ku mashquulsan daabulidda dhaawacyada iyo meydadka ayuu mar qura qarax kale qabsaday ciidamada Itoobiya waxaana qaraxa dambe ku dhintay 5 askari” Ayaa lagu yiri qoraal ay baahiyeen warbaahinta Al-Shabaab. Ma jirto cid si madax banaan u xaqiijin karta sheegashada Al-Shabaab. Toddobaad ka hor ayay aheyd markii sidoo kale weerar is-miidaamin ah lala eegtay Itoobiyaanka ku sugan garoonka diyaaradaha Baardheere. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaal-ka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo maamuuska lahayd ee ay u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga ballaadhan ee uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay soo dhawaynaysaa, lana qabtaa Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed in Geeska Afrika noqdo meel nabad ah. Dalalka Geeska Afrikana iyadoo mid walba la qadarinayo jiritaankooda dhuleed iyo madax-bannaanidooda qarannimo, in ay iska kaashadaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo horumarka mandaqadda. Shirkii weftiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha dalka Ethiopia waxa la isku af-gartay in arrimaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya lagu xalliyo wada-hadal iyo fagaare caalami ah, lagana fogaado wax kasta oo keeni kara colaado cusub iyo xasarado hor-leh oo ka curta Gobolka Geeska Afrika, gaar ahaanna dalalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya oo ay hore u dhex-mareen colaado lagu hoobtay. Jamhuuriyadda Somaliland waxay ku aas-aasantay go’aan shacbi, waxaanay tixgelinaysaa deris-wanaagga iyo nabad ku-wada-noolaanshaha waddamada deriska ee geeska Afrika iyo kuwa beesha caalamka. Balse wada-hadal iyo nabad waarta waxay ku imanayaan Soomaaliya oo ka waantowda been abuurka, cadaawadda, iyo colaadda ay u hayso shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo horumarkooda Qaran News
-
Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareegto ku magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq ee Gedo, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore. Maxamed Xasan Cismaan ayaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Luuq, iyadoo guddoomiyahii horena loo bedalay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha oo uu ka shaqeynayo. Halkaan hoose ka akhriso: Source: goobjoog.com
-
Hargeysa (SMN)- Maamulka Somaliland ayaa qoraalka kasoo saaray booqashada Madaxweyne Biixi uu ku tegay magaalaa Addis Ababa iyo kulamada halkaasi ka socda. “Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaal-ka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo maamuuska lahayd ee ay u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga ballaadhan ee uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Somaliland waxa ay soo dhawaynaysaa, lana qabtaa Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed in Geeska Afrika noqdo meel nabad ah. Dalalka Geeska Afrikana iyadoo mid walba la qadarinayo jiritaankooda dhuleed iyo madax-bannaanidooda qarannimo, in ay iska kaashadaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo horumarka mandaqadda. Shirkii weftiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland uu la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha dalka Ethiopia waxa la isku af-gartay in arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya lagu xalliyo wada-hadal iyo fagaare caalami ah, lagana fogaado wax kasta oo keeni kara colaado cusub iyo xasarado hor-leh oo ka curta Gobolka Geeska Afrika, gaar ahaanna Somaliland iyo Soomaaliya oo ay hore u dhex-mareen khilaafyo siyaasideed. Somaliland waxay ku aas-aasantay go’aan shacbi, waxaanay tixgelinaysaa deris-wanaagga iyo nabad ku-wada-noolaanshaha waddamada deriska ee geeska Afrika iyo kuwa beesha caalamka”. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa waxaa diirada lagu saaray sidii meesha looga saari lahaa khilaafka Somaliland iyo Soomaaliya. Warbaahinta Itoobiya oo wax ka qortay kulankan waxaa ay sheegtay Somaliland in ay aqbashay wada hadal y la yeelato dowlada Somaliya. The post Somaliland Oo Ka Hadashay Kulan Dhex Maray Madaxweyne Biixi Iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya appeared first on Shabelle. View the full article
-
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwo la sheegay iney ahaayeen Maraykan ka fuliyeen deegaanka Baladul-amiin ee gobolka Shabellaha Hoose. Weerarkan oo dhacay xalay ayaa ugu horreyn diyaarado dagaal waxa ay duqeeyeen saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaankaasi. Duqeynta waxaa xigtay ciidan lug ah oo deegaanka galay, waxaana ay la dagaallameen ciidamada Al-shabaab, iyadoo halkaasi khasaare ay ka dhalatay. Lama oga illaa iyo hadda inta uu khasaaraha la egyahay, hase ahaatee saraakiil u hadashay ciidanka xoogga dalka waxay sheegeen iney dileen xubno ka mid ah Al-shabaab. Al-shabaab dhankooda waxay sheegeen iney iska caabiyeen ciidankii soo weerareen, islamarkaana khasaare ay soo gaarsiiyeen. Marar badan sidan oo kale, ciidanka xoogga dalka iyo kuwo ajaaniib ah ayaa weeraro uga fuliyey deegaanno ay ku sugnaayeen Al-shabaab. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Somaliland ayaa war kasoo saartay arrimaha wadahadalka ee ku aaddan dowladda federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale safarkii madaxweyne Muuse Biixi ku tagay magaalada Addis Ababa. War-saxaafadeedka ayaa sidan u qornaa: Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaalka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo maamuuska lahayd ee ay u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wafdiga ballaaran ee uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Somaliland waxa ay soo dhawaynaysaa, lana qabtaa Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed in Geeska Afrika noqdo meel nabad ah. Dalalka Geeska Afrikana iyadoo mid walba la qadarinayo jiritaankooda dhuleed iyo madax-bannaanidooda qarannimo, in ay iska kaashadaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo horumarka mandaqadda. Shirkii wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland uu la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha dalka Ethiopia waxa la isku af-gartay in arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya lagu xalliyo wada-hadal iyo fagaare caalami ah, lagana fogaado wax kasta oo keeni kara colaado cusub iyo xasarado hor-leh oo ka curta Gobolka Geeska Afrika, gaar ahaanna Somaliland iyo Soomaaliya oo ay hore u dhex-mareen colaado lagu hoobtay. Somaliland waxay ku aas-aasantay go’aan shacbi, waxaanay tixgelinaysaa deris-wanaagga iyo nabad ku-wada-noolaanshaha waddamada deriska ee geeska Afrika iyo kuwa beesha caalamka. Balse wada-hadal iyo nabad waarta waxay ku imanayaan Soomaaliya oo ka waantowda been abuurka, cadaawadda, iyo colaadda ay u hayso shacbiga Somaliland iyo Horumarkooda. Source: goobjoog.com
-
Balcad(SMN)- Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Al-shabaab ay weeraran ku qaadeen saacadihii la soo dhaafay fariisimo ciidanka dowlada Soomaaliya ay ku leeyihiin dhanka galbeed degmada Balcad ee gobolkaasi. Ilo dadka degaanka ah ayaa shabelle usheegay in dagaalka uu socday ku dhawaad hal saac isla markaana ay jiraan qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ma jirto wax war oo ka soo baxay maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe iyo saraakiisha amaanka ee dowlada Soomaaliya. Dhinaca kale Al-shabaab ayaa barahooda Internet-ka ku sheegtay mas’uuliyada weerarkaasi ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. The post Warar Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaya Dagaal Ka Dhacay Balcad appeared first on Shabelle. View the full article
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxtooyada Somaliland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in Somaliland ay diyaar u tahay in arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya wada-hadal iyo fagaare caalami ah lagu xaliyo. Somaliland ayaa sheegtay in Abiy Ahmed ay isku afgarteen in laga fogaado wax kasta oo keeni kara colaado cusub iyo xasarado hor-leh oo ka curta Gobolka Geeska Afrika, gaar ahaanna Somaliland iyo Soomaaliya oo ay hore u dhex-mareen colaado lagu hoobtay. Si kastaba, Somaliland ayaa ku digtay “wada-hadal iyo nabad waarta waxay ku imanayaan Soomaaliya oo ka waantowda been abuurka, cadaawadda, iyo colaadda ay u hayso shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo horumarkooda” Hadalka Somaliland ayaa u muuqda mid daba socda kii xalay kasoo baxay Villa Somalia oo ay ku sheegtay inay soo dhoweyneyo “In maamulka Somaliland uu ka aqbalay Abiy Ahmed inuu wada-shaqeyn la yeesho dowladda Soomaaliya”. Hoos ka aqri war-saxaafadeedka Somaliland WAR-SAXAAFADEED: 21/02/2019 Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaal-ka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo maamuuska lahayd ee ay u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga ballaadhan ee uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay soo dhawaynaysaa, lana qabtaa Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed in Geeska Afrika noqdo meel nabad ah. Dalalka Geeska Afrikana iyadoo mid walba la qadarinayo jiritaankooda dhuleed iyo madax-bannaanidooda qarannimo, in ay iska kaashadaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo horumarka mandaqadda. Shirkii weftiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha dalka Ethiopia waxa la isku af-gartay in arrimaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya lagu xalliyo wada-hadal iyo fagaare caalami ah, lagana fogaado wax kasta oo keeni kara colaado cusub iyo xasarado hor-leh oo ka curta Gobolka Geeska Afrika, gaar ahaanna dalalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya oo ay hore u dhex-mareen colaado lagu hoobtay. Jamhuuriyadda Somaliland waxay ku aas-aasantay go’aan shacbi, waxaanay tixgelinaysaa deris-wanaagga iyo nabad ku-wada-noolaanshaha waddamada deriska ee geeska Afrika iyo kuwa beesha caalamka. Balse wada-hadal iyo nabad waarta waxay ku imanayaan Soomaaliya oo ka waantowda been abuurka, cadaawadda, iyo colaadda ay u hayso shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo horumarkooda. ALLAA MAHAD LEH Maxamuud Warsame Jaamac Af-hayeenka Madaxweynaha JSL. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
-
U.S. Africa Command has begun cutting up to 10 percent of its forces from the continent in response to U.S. security challenges elsewhere, the top U.S. commander for Africa told reporters at the Munich Security Conference. There are approximately 6,000 U.S. troops and 1,000 DoD civilians or contractors based throughout Africa, who are primarily tasked with training and exercising with partner African forces, said AFRICOM commander U.S. Marine Corps Gen. Thomas Waldhauser. AFRICOM has been chronically under resourced despite a host of terror groups on the continent. Over the last two years, the U.S. has increased its efforts against the Islamic State, particularly in Somalia and Libya. However security gaps remain, highlighted by the 2012 fatal attacks on the U.S. consulate in Benghazi and again during the failed 2017 raid in Niger. But AFRICOM will not be growing. Instead it has been tasked to cut its forces in order to shift resources to prepare for potential future conflicts against Russia or China. “We all realize, you know, Africa, with regards to the prioritization of our national interests … there’s no doubt about the fact that that it’s, you know, it’s not number one on the list,” Waldhauser said. An internal Pentagon review determined that the terrorism threats rooted in Africa did not have the capability to impact the homeland, “so it was determined that … we as the United States could perhaps accept some risk inside the continent with regards to our forces,” he said. A total of about 600 forces will be cut, in two phases, Waldhauser said. The first cuts will be complete by June 2020, the second by January 2022. AFRICOM has prioritized keeping medevac and ISR capabilities, and anticipates that about 300 will come from special forces and 300 from conventional forces. They are also preparing the command to expect that the lean times for AFRICOM will continue, Waldhauser said. “One of the things we have to combat [is the mindset] that we’re probably never going to get any more, and we might get less. So we’ve got to stop whining and you just got to get on with it,” he said. Ironically, AFRICOM’s cuts come as China ramps up its own presence on the continent. It is providing roughly 2,200 troops to the U.N. peace-keeping mission there. But its most obvious efforts are economic. Through development loans, China already owns more than 80 percent of the foreign-owned debt in Djibouti, where both the U.S. and Chinese maintain military bases, Waldhauser said. It has used a similar loan approach in Kenya, where the potential default on a soon-to-come-due balloon payment for a Chinese railroad loan there could mean China ends up taking over part of the Port of Mombasa. Waldhauser stressed that the U.S. influence in the region is not carried by the military alone but by diplomatic engagement and U.S. investment. However he conceded that the draw down creates the need to reassure African partners that the U.S. is committed to them. Waldhauser said their people would have to make their own judgement on how significant the cuts are. “Is that a withdrawal from the continent? Is that going to allow the Chinese and Russians to have more influence?” “Those are the questions you have to ask and our job, I think, is … certainly in terms of the relationship-building, is to ensure our partners, through our actions, that, you know, we are not abandoning them.” The post Understaffed AFRICOM cutting hundreds more troops appeared first on Shabelle. View the full article
-
Armed militants from the Al-Qaeda-affiliated Al-Shabaab have staged an overnight attack on a Somali military outpost near Mogadishu. Local residents in Bal’ad district, about 30Km north of the capital said the fighters encountered resistance as they tried to storm the army base. The attack has led to an hour-long gun battle between Al-Shabaab combatants and Somali government forces, which caused heavy casualties. The raid was the latest in a series of attacks by Al-Shabaab in the country amid ongoing military operations to flush out the militants from their bases. The post Al-Shabaab attacks Somali army camp outside Mogadishu appeared first on Shabelle. View the full article
-
Hub lagu qabtay Dhuusamareeb Ciidamada amniga maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ku soo ku soo bandhigay hub ay sheegeen in loo waday Al-shabaab. Ciidamada amniga Galmudug ayaa sheegay in hubkaas oo rasaas iyo qalab kale oo ciidan isu jiray lagu waday gaari Bus ah oo ka yimid dhinaca gobolka Bari ee Puntland, isla markaana uu u socday deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo ay gacanta ku hayaan Al-shabaab. Ciidamada amniga Galmudug ayaa faahfaahin intaas dheer ka bixin hubka ay qabteen, balse waxay sheegeen in ay baaritaan ku wadaan, isla markaana wixii kasoo baxa ay la wadaagi doonaan warbaahinta. Al-shabaab ayaa gacanta ku haya deegaano badan oo ka tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud ee Galmudug, kuwaas oo marar badan la sheegay in ay hub kala soo dageen deegaanada xeebaha. PUNTLAND POST The post Galmudug oo sheegtay in ay qabatay hub ka yimi Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helaya ciidamo Mareykan ah ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen gudaha deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeellada hoose. Al-shabaab ayaa gudaha deegaanka Baladul Amiin waxa ay ku lahaayeen saldhigyo iyo xarumo, waxaana howlgal ku burburiyay ciidamada Danab iyo ciidamada Mareykanka oo is kaashanaya. Saraakiil ka tirsan ciidamada Danab ayaa sheegay in howlgal xalay saqdii dhaxe ay ciidamada Danab iyo ciidamo Mareykan ah ay ka fuliyeen gudaha deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeellada hoose. Saraakiisha Danab waxa ay sheegeen in howlgalka lagu burburiyay saldhigyada Al-shabaab ay ku lahayeen deegaankaas Sidoo kale waxa ay sheegeen saraakiishu in dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab lagu dilay howlgalkaasi. PUNTLAND POST The post Ciidamo Mareykan iyo Soomali ah oo burburiyay fariisimo Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
-
Washington DC (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ku maalgalin doonto boqolaal milyan oo dollar oo loogu tala galay in sare loogu qaado Kabayaasha dhaqaallaha iyo Arrimaha Gargaarka. Qorshahan ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo dowladda Mareykanka ay ugu tala gashay dalal ay ka mid ah tahay Soomaaliya oo ay ka jiraan dhibaatooyin ay ka mid yihiin dhanka Ammaanka iyo Xasilooni daro. War kasoo baxay Waaxda Arrimaha dibadda ee dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in sidoo kale lacagtaan ay ka qeyb ka tahay la dagaalanka Al-Shabaab. “Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo USAID waxay ku maal-galin doonaan in ka badan $ 500 milyan Soomaaliya sanadkan. Taasi waxay ku darsan tahay in ka badan $ 1 bilyan oo ka mid ah gargaarka Qaramada Midoobay. Mid waliba waxan rajeynaynaa in maaliyaddani ay dib u soo celiso barwaaqo iyo xasilooni Soomaaliya”ayaa lagu yiri Warka kasoo baxay Mareykanka. Dowladda Mareykanka ayaa sidoo kale sheegtay in ay hubin doonto halka ay ku baxayso lacagtaan iyo in ay gaarto meeshii loogu tala galay. “Waxaan hubin doonaa in lacagtaan ay marto Waddo sax ah oo keeni karta xasillooni iyo Al-qaacida laga tirtiro geeska Afrika” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Mareykanka. Horaantii toddobaadkan ayaa sidoo kale Mareykanka waxay shaaciyeen lacag kale oo middan ka baxsan taasi loogu talo-galay in lagu caawiyo shirkadaha yaryar ee Soomaalida, si maal gelin loogu sameeyo. Halkan ka aqriso. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Profiles of key suspects in last month’s terror attack in Nairobi point to the worrying rise of a new generation of Kenyan jihadists, analysts say. Police are hunting Ali Salim Gichunge, the suspected mastermind of the January 15 attack on the Dusit hotel and office complex that left 21 dead, and Violet Kemunto Omwoyo, described as a Christian convert to Islam. Their background and ethnic origins are starkly different from that of typical Kenyan members recruited in the past by Al-Shabab. Somalia’s Al-Qaeda affiliate has mainly used recruits from Kenya’s ethnic Somali community or coastal Muslim communities. In addition, Shabab’s major previous attacks in Kenya, against the Westgate shopping mall in 2013, which left 67 dead, and the University of Garissa in 2015 in which 148 people died, were planned in Somalia. “Unlike previous attacks that had aspects of external planning and involvement, this particular incident points to local planning,” and includes converts from Christianity, a senior police officer told AFP on condition of anonymity. Gichunge, believed to be aged about 23, is from central Isiolo and is the son of a Kenyan soldier. His name is from the country’s largest ethnic group, the Kikuyu. Omwoyo, aged in her late twenties, is believed to be from Kisii in western Kenya. The pair shared a home in Ruaka, northwest of the capital, where police say they found guns stashed in a hole in one of the rooms. Police found the hideout after Gichunge was identified as the owner of a vehicle which transported the attackers to the hotel and office complex. He was initially thought to be among those killed. But it emerged both he and Omwoyo were on the run at the time of the operation, and had put household items up for sale in the days before the attack. Somalia remains epicentre However, there are still similarities with the Westgate and Garissa attacks. The five Dusit attackers were all killed during the attack, and at least three of them were from Kenya’s ethnic Somali community, one came from the coastal region and another has yet to be identified. The weapons they used were transported from Somalia via Lamu county where the Islamist group has long held a strong presence in the Boni forest, or via the Mandera town border with Somalia, according to police sources. Investigators say that Gichunge spent time training in Somalia. “Somalia remains the epicentre of the Shabab movement,” said Matt Bryden, an analyst with the Sahan think-tank. However as Shabab has spread into the region — hitting five countries with terrorist attacks — it “has evolved a lot”, said Bryden. In 2015, Sahan warned that to escape scrutiny, the jihadists had shifted their recruiting drive in Kenya away from the big cities of Nairobi and Mombasa to new areas, including the Rift Valley and the west of the country. The report also noted the increasing recruitment of Christian converts, notably due to the granting of bursaries for Islamic Studies, and of girls and young women. In this light, Bryden said the involvement of suspects such as Gichunge and Omwoyo was not a surprise but rather a sign that Shabab’s recruitment strategy in Kenya was paying off. “What we have is a generation that is coming of age. They have just proved that they are able to organise rather complex operations,” he said. Anti-Somali rhetoric The jihadists were recruited by the Kenyan branch of Shabab, known as Al-Hijra, which the US State Department says has openly recruited in Kenya and facilitated transport to Somalia for “terrorism purposes”. “These are people who know Kenya well, they know the language well, and they can move around the country quite easily,” as they do not look ethnically Somali, a Kenyan human rights activist said on condition of anonymity. The Somali people mainly live in Somalia, but large populations also live in Kenya, Ethiopia and Djibouti. The new jihadists are radicalised in “areas which are not closely watched” and “they use hideouts in places where the police will not expect them,” the source said. They can do this because of what Human Rights Watch researcher Otsieno Namwaya said is the “ethnic profiling” of jihadists in the country. “In the minds of many Kenyans, Shabab are necessarily from the Somali community. The reason for this is they have been blinded by the anti-Somali rhetoric of the government,” said Nanwaya. He referred, among other things, to the government’s efforts in 2016 to justify closing the Dadaab refugee camp in the east of the country — home mostly to Somalis — by claiming it was there the Westgate attack was planned. “We’re not having the discussions we should have about the reasons that push some Kenyans to radicalise, precisely because we’re not asking the right questions,” said Namwaya. © Agence France-Presse
-
Turkey’s interior minister on Wednesday criticized Europe’s current migration policies, saying they have to be updated. “Europe’s politics are being affected by migration … Its migration policies need to be updated,” Suleyman Soylu told the 6th Ministerial Conference of Budapest Process, an interregional forum on migration, in Istanbul. He said rising racism and discrimination had hampered European governments’ “well-intentioned efforts.” “Europe needs to take measures to fight racism and discrimination and needs to adopt the motto ‘integrity in diversity’ in tackling the migration issue,” he added. The Budapest Process, established in 1993, is a forum of over 50 governments and numerous international organizations, aimed at developing comprehensive and sustainable systems for orderly migration. In his speech, Soylu said no era in history had been free of the phenomenon of mass migration. “We should try to manage it together, instead of preventing it,” he said. Migration ‘security issue’ for Turkey Current efforts worldwide on the issue fall short, said Soylu. “Our goal is to reach the upper limit of what we can do, and a world where we can find only oyster shells and sea stars on our beaches,” he said, in an apparent reference to Aylan Kurdi, a Syrian toddler who washed ashore a Turkish beach in 2015, spurring an international outcry. Migration is a “big security issue” for Turkey as it fights terror groups such as the PKK, Fetullah Terrorist Organization (FETO), and Daesh within its borders, Soylu asserted. Citing the latest state figures, Soylu said Turkey hosts over 3.6 million Syrians granted temporary protection status — more than any other country in the world. The country has spent more than $37 billion of its own national resources to aid and shelter refugees since the beginning of the Syrian civil war in 2011. Soylu said today’s meeting aims to advance the 2013 Istanbul Declaration, which he called the “most far-reaching” declaration ever adopted by such a group of participants. The Istanbul Declaration on “A Silk Routes Partnership for Migration” was adopted in 2013 in Istanbul, at the last Budapest Process Ministerial Conference. The declaration promotes “further dialogue and mutual cooperation in managing migration flow taking place along the Silk Routes as the Budapest Process priority,” according to the website of the process. Hungary, Somalia and Serbia Also speaking at the event, Hungary’s Foreign Minister Peter Szijjarto called migration the world’s “most serious and complicated challenge.” Complaining that Hungary has faced “biased and unbalanced positions” in tackling migration, he said: “Our position is that we should leave hypocrisy and political correctness behind. We have to explore all aspects of migration in an honest manner.” “In this regard, we consider illegal migration a dangerous and harmful phenomenon which destabilizes countries of origin, of transit, and of destination as well,” he added. He also thanked Turkey for hosting around 4 million refugees. For his part, Mohamed Abukar Islow, Somalia’s minister of internal security, voiced his belief that that migration issue, which he called a global problem, could be resolved through a collective approach. Support from the international community will make us take important steps in this regard, Islow said.Serbian Interior Minister Nebojsa Stefanovic told the event that since the beginning of the migration crisis, more than a million irregular migrants have entered Serbian territory. “Our state reacted responsibly, trying to preserve the safety of its own citizens and at the same time respecting the basic human rights of migrants,” he said. He also stressed that Serbia provided the necessary medical care and accommodation to all migrants. The post Turkey says Europe needs updated migration policies appeared first on Shabelle. View the full article
-
Popular Contributors