Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    208,150
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Indian Prime Minister rescues Hyderabad woman who was held captive in Somalia Prime Minister Narendra Modi’s personal intervention has led to the rescue of an Indian Muslim woman who had been held captive and tortured in Somalia by her in-laws since July 2018. The 31-year-old woman, Afreen Begum, was rescued from her captivity at Mogadishu in Somalia on March 28. She and her three daughters will land at the Mumbai airport on April 2. As India doesn’t have an embassy in Somalia, ground operatives of Indian High Commission in Nairobi conducted the rescue operation with the help from police in Somalia. However, according to the Somalian law, a mother cannot travel out of the country with children without permission of the kids’ father. It is at that point PM Modi intervened and spoke to the Somalian authorities and ensured safe and immediate return of Afreen Begum to her home in Hyderabad. Her parents live in Basharath Nagar in Hyderabad. Afreen Begum’s story unfolded in 2013 after she married one Mohamed Hussein Duale. At that time, Duale was working in a private firm in Hyderabad. Though a Canadian passport holder, Duale’s entire family lived in Somalia. Duale and Afreen lived in Hyderabad till July 2018 when Duale expressed his desire to visit his family in Somalia with Afreen and their three daughters. The couple left India on July 4 last year. For the next eight months, Afreen’s family could not contact her. They would get occasional WhatsApp calls that Afreen made with the help of a woman in the neighborhood where she lived in Somalia. Eventually, in mid-February 2019, Afreen’s father Syed Gafoor Ali, who is an auto-rickshaw driver, approached the External Affairs Ministry (EAM), which alerted the Indian High Commission in Nairobi-nearly 2,000 km away from where Afreen had been held captive. The search to spot Afreen and her location began immediately. “It was a blind case. We did not have her house address in Somalia. Mogadishu is a place where bomb blasts occur almost every 10-15 days. Besides, the family of Afreen’s husband was kind of warlord over there. It was a very difficult operation and we had to get all the paperwork ready before her actual rescue. It was impossible for us to keep her in Somalia for long,” an operative involved in Afreen’s rescue operation said. After the rescue, Afreen could not be moved out of the country because the Somalian immigration officials were not allowing her to take her three daughters. Finally, after the intervention of PMO, the four were allowed to fly out of Somalia at 2.40 pm IST by Ethiopian Airlines from Mogadishu to Addis Ababa. From there, they would take a flight to Mumbai at 10.50 pm and will land in Hyderabad on April 2 morning. “We are anxiously waiting for Afreen to land in India. Only then we will be able to smile. We are extremely grateful to the External Affairs Ministry and especially the prime minister. It was because of this concerted effort that we would be able to see Afreen and her daughters again,” Afreen’s brother Syed Raheem Ali said. Qaran News
  2. Qaramada Midoobay ayaa maanta cambaareysay sharciga Islaamiga ah ee ku dhaqankiisa uu toddobaadkan ka hir-galayo dalka Brunei, kaasi oo ay ku qeexday “mid arxan darro ah, oo ka baxsan bani’aadannimada.” Sharcigan ayaa dil ku xukumaya dadka isku jinsiga ah ee isu galmooda, kuwa ku kaca zinada, iyo in gacanta laga gooyo qofkii xatooyo sameeya. “Waxaan dowladda ka codsanayaa inay joojiso dhaqan-gelinta sharcigan, kaasi oo haddii la fuliyo, dib u dhac ku keeni doona ilaalinta xuquuqda aadanaha dadka Brunei.” waxaa sidaas bayaan uu soo saaray ku yiri madaxa Xuquuqda Aadanaha QM, Michelle Bachelet. Brunei, oo ah boqortooyo uu muddo 51 sano ah xukumayey Sultan Hassanal Bolkiah, ayaa sheegtay in ku dhaqanka shareecada Islaamka ay dalkaas ka billaaban doonto maalinta arbacada ah. Brunei, oo ku taalla Koonfur Bari Asia, ayaa markii ugu horreysay sharcigan ku dhowaaqday sanaddii 2013, hase yeeshee fulintiisa ayaa waxaa dib loo dhigay dhowr mar, kadib markii ay si aad ah u mucaaradeen kooxaha xuquuqda aadanaha. Sharciga ayaa qoraya in xukun dil ah lagu fuliyo dadka gaysta ficillada ay ka midka yihiin kufsiga, zinada, galmada laga sameeyo wixii ka baxsan xubinta taranka ragga ama dumarka, dhaca, iyo aflgaadeynta nebi Muxamed nabad-galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee. Waxa uu sidoo kale sharciga qorayaa in la karbaasho dumarka iska rida ilmaha iyo in gacan laga gooyo dadka ku kaca xatooyada. Sharciga ayaa dhinaca kale dhigaya dambi tahay in caruurta dalka Brunei lagu bar-baariyo diin aan ahayn tan islaamka. Qaran News
  3. Facebook oo kashifeysa sirteeda Shirkadda Facebook ayaa dhawaan daahfureysa barnaamij cusub oo sharraxaya sida ay u go’aansato waxyaabaha kasoo muuqda bogagga hore ee dadka isticmaala adeeggooda. Batoon cusub oo ay ku qoran tahay su’aasha ku saabsan sababta aad waxyaabaha uga aragtid shaashadda ayaa kuu caddeyn doona tallaabooyinka ay facebook u qaadday in ay kuu soo muuqdaan. Waa markii ugu horreysay ee ay shirkaddan macaamiisheeda u oggolaaneyso inay wax ka ogaadaan macluumaadkeeda sirta ah ee la xiriira shuruucdeeda. Shirkadaha Facebook, Twitter, Youtube iyo kuwo kale ayaa horay loogu dhaliilay inay iska go’aansadaan waxyaabaha u soo muuqda macaamiishooda, iyagoo aan sharraxaad ka bixinin sida ay howlahaas u maareeyaan. Mas’uuliyiinta Facebook ayaa BBC-da u sheegay in adeeggan cusub uu maanta u furan yahay qaar ka mid ah macaamiishooda ku sugan dalka UK, balse waxay ballan qaadeen in dunida oo dhan si rasmi ah looga arki doono wixii ka billowda 2-da bisha May ee soo socota. Batoonka lagu ogaanayo sirtan ayaa kasoo bixi doona qeybta kore ee dhanka bidix ah. Facebook ayaa sheegtay in ay macaamiisheeda usoo bandhigi doonto siro kale oo ku saabsan habka ay u shaqeyso. Waxay dadka u oggolaan doonaan inay ogaadaan sababta ay u arkaan xayeysiimaha, oo soo muuqanayay ilaa sanadkii 2014-kii. Shirkaddan ayaa horay ula kulantay eedeymo fara badan oo ku saabsan in xog lagu xaday iyo in lagu faragaliyay hannaanka doorashooyinka ka dhacay dalalka qaarkood. Isbuucii lasoo dhaafay ayuu madaxa shirkadda Facebook Mark Zuckerberg ku baaqay in dowladaha ay sameeyaan sharciyo arrimahaas wax looga qabto, isagoo sheegay in shirkadaha kaligood aysan awooddaas yeelan karin. Qaran News
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Barqanimadii Maanta ayaa askari ka tirsan Ciidamada kuwa Cansuurta qaada ee Minashiibiyada waxa uu agagaarka Isgoyska dabka ee degmada Waaberi uu ku dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa, kaas oo lagu Magacaabi jiray Ibraahim Aways Maxamed. Dilka Marxuumka ayaa waxaa ka dhashay banaanbaxyo rabashado watay oo saacado badan ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir, kuwaas oo sababay in ay mudo hakad galaan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan. Aabe Aways Maxamed oo ah Aabaha dhalay Marxuum Ibraahim Aways Maxamed ayaa sheegay in wiilkiisa uu u Shaqeyn jiray Qoys 7 ruux ka badan hooyadiis waa hore ay ka geeriyootay, isla markaana Galabta ay kusoo aaseen Khabuuraha Barakaat ee Magalada Muqdisho. Sidoo kale waxa uu sheegay in uu rajo ka qabo in cadaalada la horkeeno askarigii ka dambeeyey dilka wiilkiisa, waxaana uu ugu baaqay guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Madaxda dalka inay ka dhabeeyeen balanqaadii ahaa inay sharciga marsiiyaan ninkii dilay Wiilkiisa. Labadii sano ee la soo dhaafay waxaa Magalada Muqdisho kusoo batay dilalka loo geysanayo Dhalinyarada ku Shaqeysata Mooto Bajaajta, waxaana weli jirin cid dilalkaas Maxkamada loo soo taagay. Hoos ka dhageyso Aweys https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/04/Aabaha-wiilka-1.mp3Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  5. Dalal Yurub Qaarkood oo shaaciyey in aqoonsadeen Baasaboorka Somalia Laba ka mid ah wadamada Yurub aya waxaa ay s irasmi ah ugu dhawaaqeen inay aqoonsadeen baasaboorka dalka Soomaaliya, kaas oo tan iyo wixii ka dambeeyey burburkii dalka laga aqoonsanaa kaliya dalal kooban. Dalalka ku dhawaaqay inay aqoonsadeen baasaboorka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah wadamada Belgium iyo Luxembourg, kuwaas oo hadda kadib lagu tegi karo baasaboorka Soomaaliya, nooca diblomaastiga iyo kan shaqaalaha dowladda. Qofka sida baasaboorka Soomaaliga, ayaa si kastaba weli uu baahnaanaya Visa, si la mid ah baasaboorada kale ee caalamka. Arrintaan ayaa sida la sheegay waxaa si wadajir ah ay uga shaqeeyey wasaaradda arrimaha dibedda iyo hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya. Labadaan wadan ayaa waxaa ku nool Soomaali badan oo dhibaato ku qabay arrimaha baasaboorka iyo socaalka, taasi oo hadda ay xalin doonto aqoonsigan cusub. Horay ayaa waxaa baasaboorka Soomaaliya u aqoonsaday wadamo badan oo uu ka mid yahay dalka Norway, waxaana dowladda Soomaaliya ay horay u sheegtay inay dadaal u galeyso sidii wadamada kale ee qaarada Yurub u aqoonsan lahaayeen. Qaran News
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Sii-hayaha taliyaha hay’adda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dharcada ee magaalada Muqdisho oo magaciisa lagu soo koobay Weeyax. Wareegto ka soo baxday xafiiska Fahad Yaasiin, ayaa xilka looga qaaday Weeyax, waxaana lagu badalay Ibraahim Macalim Cabdullaahi Joqof. Joqof ayaa la dhashay Barafasoor Cabdiraxmaan Macalim Baadiyoow oo mar isu sharaxay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Sababta xilka looga qaaday ayaa lagu sheegay in dib u habeyn lagu sameyn doono ciidamada dharcada ee loo yaqaano Ciidamada amniga caasimadda kadib markii uu xumaaday amniga Muqdisho. Caasimada Online ayaa ogaatay in Fahad Yaasiin iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay doonayaan in la dhiso Ciidamo dharcad ah oo ka shaqeeyo xaafad kasta oo kamid ah magaalada Muqdisho waxaana in badan oo kamid ah Ciidamadii hore ee NISA qaarkood loo badalay dharcad kadib markii Ciidamadii NISA ee hubeysnaa Madaxweynaha baabi’iyay. Tallaabadan ayaa la sheegay inay qeyb ka tahay is-beddelada cusub ee dowladda ay waddo ee la doonayo in lagu wanaajiyo amniga caasimadda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  7. Hargeysa (Caasimada Online) – Wararka ay helayso Caasimada Online ayaa sheegaya in Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi, ay bixisay amar lagu soo qabanayo Ganacsade weyn oo kamida ganacsatada Somaliland. Wasaarada Cadaalada Somaliland ayaa soo saartay warqad amar ah oo kasoo baxday Xafiiska Wasiirka, taasi oo lagu amrayo qabashada Axmed Cismaan Geelle oo ah ganacsade weyn oo reer Somaliland. Warqadan qabasho ee kasoo baxday xafiiska wasiirka Cadaalada ayaa waxa lagu sheegay in Ganacsade Axmed Geelle uu fal-dambiyeed ka galay wadanka Jabuuti, loona dhiibi doono dalkaas. Ganacsade Axmed Geelle ayaa hadii lagu guuleysto soo qabashadiisa, waxa loo dhiibi doona dowladda Jabuuti, taasi xukuumada Biixi ku andacooneyso in uu fal-dambiyeed ka galay dalkaas. Geesta kale, Beesha Arab ee uu kasoo jeedo Ganacsadahan ayaa xalay kulan balaadhan oo ay iskugu yimaaden magaalada Hargeysa, ugu baaqay in Madaxweyne Biixi uu fiiro-gaara u yeesho arintan wasaarada Cadaaladu ku dooneyso in ganacsade Axmed Geelle loogu gacan galiyo Dowladda Jabuuti, iyagoo ku hanjabay haddii wax laga qaban waayo arrintan ay nabadgelyadu khal-khal geli doonto. Halkan hoose ka akhriso warqada Wasaarada Cadaaladu ku amrayso qabashada Ganacsadahan.
  8. Hargeysa (Caasimada Online) ― Wararka ay helayso Caasimada Online ayaa sheegaya in maanta ay magaalada Hargeysa kusoo wajahan-yihiin Wefdi ka socda Midowga Yurub iyo dowladda Ingiriiska. Wafdigan lagu wado inay yimaadan caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa u badan safiiro kasocda wadamadaas, iyaga oo aan weli wax-faahfaahin laga helin intay ka koobanyihiin wafdigan. Sida ay Caasimada Online u sheegen xubno ka tirsan madaxtooyada Somaliland, ujeedka wefdigan ayaa ah sidii arrimaha doorashada Somaliland ugala hadli lahaayen xisbiyad iyo Xukuumad Somaliland, kuwaasi oo xoog ku saari doona sidii doorashooyinka deegaanka iyo baarlamaankuba ay wakhtigooga ku qabsoomi lahaayen. Wararka aan helayno ayaa sidoo kale sheegaya in ujeedka Wafdigan aysan ka madhneyn arrimaha wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Si kastaba, Wafdigan maanta iman doona Magaalada Hargeysa, ayaa kusoo beegmaya xili shalay uu xisbiga Waddani shaaciyey inay isku fahmi waayen arrimaha doorashooyinka xisbul xaakimka Kulmiye. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  9. Prime Minister Narendra Modi’s personal intervention has led to the rescue of an Indian Muslim woman who had been held captive and tortured in Somalia by her in-laws since July 2018. The 31-year-old woman, Afreen Begum, was rescued from her captivity at Mogadishu in Somalia on March 28. She and her three daughters will land at the Mumbai airport on April 2. As India doesn’t have an embassy in Somalia, ground operatives of Indian High Commission in Nairobi conducted the rescue operation with the help from police in Somalia. However, according to the Somalian law, a mother cannot travel out of the country with children without permission of the kids’ father. It is at that point PM Modi intervened and spoke to the Somalian authorities and ensured safe and immediate return of Afreen Begum to her home in Hyderabad. Her parents live in Basharath Nagar in Hyderabad. Afreen Begum’s story unfolded in 2013 after she married one Mohamed Hussein Duale. At that time, Duale was working in a private firm in Hyderabad. Though a Canadian passport holder, Duale’s entire family lived in Somalia. Duale and Afreen lived in Hyderabad till July 2018 when Duale expressed his desire to visit his family in Somalia with Afreen and their three daughters. The couple left India on July 4 last year. For the next eight months, Afreen’s family could not contact her. They would get occasional WhatsApp calls that Afreen made with the help of a woman in the neighborhood where she lived in Somalia. Eventually, in mid-February 2019, Afreen’s father Syed Gafoor Ali, who is an auto-rickshaw driver, approached the External Affairs Ministry (EAM), which alerted the Indian High Commission in Nairobi-nearly 2,000 km away from where Afreen had been held captive. The search to spot Afreen and her location began immediately. “It was a blind case. We did not have her house address in Somalia. Mogadishu is a place where bomb blasts occur almost every 10-15 days. Besides, the family of Afreen’s husband was kind of warlord over there. It was a very difficult operation and we had to get all the paperwork ready before her actual rescue. It was impossible for us to keep her in Somalia for long,” an operative involved in Afreen’s rescue operation said. After the rescue, Afreen could not be moved out of the country because the Somalian immigration officials were not allowing her to take her three daughters. Finally, after the intervention of PMO, the four were allowed to fly out of Somalia at 2.40 pm IST by Ethiopian Airlines from Mogadishu to Addis Ababa. From there, they would take a flight to Mumbai at 10.50 pm and will land in Hyderabad on April 2 morning. “We are anxiously waiting for Afreen to land in India. Only then we will be able to smile. We are extremely grateful to the External Affairs Ministry and especially the prime minister. It was because of this concerted effort that we would be able to see Afreen and her daughters again,” Afreen’s brother Syed Raheem Ali said. Source: India Today
  10. Kenya prefers to have an African solution in its maritime border dispute with Somalia. According to documents in our possession, Kenyan authorities argue that Somalia ought to have engaged the East Africa Community first, then move to the African Union if the dispute escalated, instead of filing the case at the International Court of Justice (ICJ) in The Hague, Netherlands. Kenya’s position is that Somalia did not exhaust all dispute resolution mechanisms before going to The Hague based court which Kenya accuses of bias and links to the war-scarred country. “Is the ICJ the ideal place to resolve the maritime dispute between Somalia and Kenya? Was it procedurally right for Somalia to go to the ICJ while at the same time presenting for auction subjects of the maritime dispute?” states Kenya’s argument. “Why did Somalia not seek recourse at the African Union under the African Union Convention on Cross Border Cooperation? Was the Intergovernmental Authority on Development (Igad) not an option for Somalia to present its case? What of the East African Community?” the documents read in part. In the document, Kenya accuses Somalia of ignoring African dispute resolution methods. “Somalia played the race card by opting for a Eurocentric legal system as opposed mediation and conciliation as practiced within the African traditional methods of dispute resolution. What then would be the consequences of the ICJ favoring Somalia against Kenya in the maritime dispute?” states the writers. According to the documents, Kenya refers to its relationship with Somalia as that of Siamese twins sharing a common destiny. “The issue is that the two countries not only share a common heritage but Kenya has continued to play the role of protector and defender of the interests of the peoples of Somalia since time immemorial,” the documents read. President Uhuru Kenyatta early this month met Somali’s President Abdullahi Mohamed Farmajo to try and resolve the dispute. This closed-door session was mediated by Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. “The pair discussed extensively the matter. As an outcome, both agreed to work towards peace and to take measures in addressing particular issues that escalated the tensions,” said Ahmed on his Twitter account. While criticising Somalia for jumping the gun to file a case in ‘a Eurocentric court,’ Kenya argues that the United Nations Convention on the Law of the Sea (UNCLOS), which governs maritime dispute settlement mechanism, demands that countries should first consider general, then regional or bilateral agreements with each other. It vows not to honour the decision of the court as other UN member countries have brushed off its decisions in the past. It also argues that UNCLOS allows countries to try to resolve disputes through other means before submitting these to either the International Tribunal for the Law of the Sea (ITLOS), the ICJ or to any other arbitration tribunal. Source: Standard Media
  11. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/Bar___-Qubanaha-Wararka-Shabelle-01042019.mp3 View the full article
  12. Somali PM Hassan Ali Khaire has formally opened on Monday Somali Upper House’s fifth session during a colourful ceremony held at the Senate headquarters in Mogadishu. The session which was set to commence on 16th of last month was postponed due to the official state visit of Djibouti President, Ismail Omar Guelle. Abdi Hashi, the speaker of the Senate deliberated House business agenda including a draft constitution, security and upcoming elections will also be discussed during this 5th session. Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire and the mayor of Mogadishu have attended the opening ceremony of the country’s Senate. The Upper House has earlier this year blamed the Lower House of parliament for lack of cooperation in the national agenda and subsequently suspended all working together. View the full article
  13. The Somali government has called upon its counterparts in the Arab league to back its debt relief efforts. Speaking during the 30th annual summit of the Arab league in Tunisia on Sunday, Somali Foreign Minister, Ambassador Ahmed Isse Awad urged members to ease his country’s debt relief process by fulfilling pledges made during the last gathering. “I call upon our Arab brothers to implement the agreements made in the previous meeting that specifically concern Somalia including the debt relief, supporting Somali budget and reconstruction.” The minister said. Ambassador Awad similar reminded the Arab leaders about the promise made by 22 members state in respecting the unity and sovereignty of Somalia during last year forum held in Dhahran, Saudi Arabia on 15 April. “I urge the respected members to fulfil the outcome of the last summit on the supporting the unity and sovereignty of the Federal Republic and the rebuilding of various government institutions.” He said Golan Heights is an occupied Syrian Arab Republic land by Israel while underling Mogadishu’s unshakable support for independent Palestinian state. Somali Foreign Minister, Ambassador Ahmed Isse Awad condemned the growing Islamophobic and racist attacks across the globe while praising the response by the New Zealand government after Christchurch mosques attack. View the full article
  14. Nairobi (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa ku dhowaaqday inaysan aqbali doonin, islamarkaana ixtiraami doonin go’aan kasta oo maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ICJ ka gaarto kiiska badda Soomaaliya, sida ku cad dokumenti qarsoodi ah oo uu helay wargeyska The Standard ee Nairobi. Go’aanka Kenya ayaa imanaya ayada oo aad loo rumeysan yahay in Kenya looga adkaan doono kiiskan. Sida ku cad dokumentiga, Kenya ayaa dooneysa in ka hor inta kiiska badda Soomaaliya aysan go’aamin maxkamadda caalamiga ah ee cadaalladda, ay labada dhinac maraan marino kale oo ay ku xaliyaan murankooda. Kenya ayaa dalbaneysa in marka hore Soomaaliya iyo Kenya uu dhex-dhexaadiyo ururka Bariga Afrika ee EAC (East Africa Community), kadibna haddii wada-hadalladaas aan xal lagu gaarin ay mar labaad yeeshaan wada-hadallo uu dhex-dhexaadiyo ururka Midowga Afrika, markaas kadib un loo gudbo maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda. Kenya ayaa ku doodeysa in Soomaaliya ay marka hore qasab ku tahay inay ka quusato dhammaan xalalka kale ee furan, ka hor inta kiiska aysan guda galin maxkamadda ICJ, oo Kenya ay ku eedeysay inay dhinac u janjeerto, una xaglineyso Soomaaliya. “Maxaysan Soomaaliya xal uga raadin Midowga Afrika, miyaanay IGAD u furneyn Soomaaliya inay kiiskeeda u gudbiso, ka waran ururka EAC?” ayaa lagu yiri qoraalka dowladda Kenya ay sida qarsoodiga ah u diyaarisay. Kenya ayaa sidoo kale ku dooday in ururka QM ee badaha ee UNCLOS uu dalbanayo in dhinacyada is-haya ay marka hore isku dayaan inay murankooda ku xaliyaan habab kale, ka hor inta aysan u gudbin maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda. Dokumentigan ayaa Kenya ay ku eedeysay Soomaaliya inay iska indha-tireyso sida ay Afrikaanka wax u xaklistaan. “Soomaaliya waxay cayaareysa kaar jinsi, ayada oo Afrikanka ka doorbideysa hab sharciyeedka Yurub. Sidaas darteed maxay noqon kartaa cawaaqibka haddii ICJ ay u hiiliso Soomaalida” ayaa lagu yiri qoraalka Kenya. Kenya ma aysan shaacin sababta ay ugu maleeneyso in ICJ ay u xaglin doonto Soomaaliya, hase yeeshee waxay wacad ku martay inaysan aqbali doonin go’aanka maxkamadda, “si la mid ah dalal kale oo xubno ka ah QM oo horey u diiday go’aanada maxkamaddan.” Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
  15. Somalliland Xaaraan Bay ku Tahey In Ganacsade Loo Gudbiyo Jabuuti…W/Q Najiib Ismaaciil Maxamed Somalliland Xaaraan Bay ku Tahey In Ganacsade Loo Gudbiyo Jabuuti Oo Awood iyo Awood Loo Adeegsado Taasi Waxey dhaceysaa Marka laba Madaxweyne Talinayaan Xogtu Wey soo Korodhey, Tan iyo Intii ay Dibadda usoo Baxday in Xukuumadani Ku dhaqaaqdey Talaabo ay Ku Damacsan Tahey in Dalka Jabuuti loo gacan galiyo Ganacsade Axmed Geele kadib Markii ee sitoos ah loo arkey Waraaqaha laga soo Sexeexay, Wasaaradaha Cadaalada,Arimaha Dibadda,iyo Xeer Ilaalinta Waa Fadeexadii u Weyneyd ee Nooceeda ah oo dhacda Tan iyo intii Somaliland jirtey, Waxaaney arintani Ceeb ku tahey jiritaanka Qaranimada Somaliland Sharafta iyo Karaamada Shacabka intaba. Haddaba Waxaa hadda soo baxaya Sirta ku duugan Fashilaada ku Timid Mu.amaraadkan oo lasoo Maleegay Markii Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Maxamed Kaahin uu Dhawaan Tagey Dalka Jabuuti, taas oo uu Heshiis Lasoo galey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele in ay ka Xukuumad ahaan Gacanta u galiyaan Dawllada Jabuuti iyadoo la adeegsanayo Awooda Dawllada Waana Sababta Wasaraadaha Kala Duwan looga Saxeexay Waraaqaha aynu aragney iyadoo ay Ku Lifaaqan Tahey Waraaqdii Nuxur Qoraalka Maxkamada Jabuuti Waxa la.Xaqiijinayaa in Wasiirkii Xilka.laga Qaadey ee Gaashaandhiga Sababta dhabta ah ee Xilka.Looga Qaadey tahey Talaabadan iyo Dareenka uu Ka Bixiyay Markii ay Dalkaasi Jabuuti Wada Tageen Wasiirka Arimaha Gudaha ahna Raysalwasaaraha iyo haystaha Awoodii Madaxweyne Kuxigeenka isagoo Wasiirku kaga Dareen Celiyay.ka Dawlad ahaan in aaney Suurtagal aheyn in Ganacsade Somaliland Kasoo jeeda Loo Gudbiyo Dalka.Jabuuti Si loo Maxkamadeeyo. Sikastaba ha ahaatee, Waxeynu la yaabaneyn Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo ee Dalkaasi Jabuuti u gudbisey Muwaadin Miskiin ah oo kasoo Jeeda Somaliland kaas oo lagu Eedeeyay ama Dawllada Jabuuti ku Eedaynayso in ay ku haysato lacag ay ka Sarifteen Dad Jabuuti Qarax ka fuliyey taasaaba Dad Badani u arkayeen in ay aheyd Talaabo Qadaf iyo Xadgudub ku ah Jiritaanka iyo Dawlladnimada Somaliland Sheeganayso Laakiin hadda Waxey u Muuqataa hadey sii Go,dey Marba haddii Ragii Ganacsatada ahaa Sidaa loogu Badheedhayo, Waxaana Fajac iyo af kala Qaad ah oo Ceeb ah in Madaxweynaha Dalka haystaa la Shir yimaado anigu Ma oggi Miyaanay Noqonayn in uu Markii horeba Yidhi Maxamed Kaahin Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa Hawshaa Fulin.karayee isaga kasoo dhaadhiciya Waa Ninka labaad ee Dalka ila Maamulee Looma aabo Yeelin Qaranimadii looma aabo Yeelin Sumacad Xumada ay arintani ku Keenayso Xukuumada maadaama oo.Markii horeba lala Yaabanaa intaas oo arimood oo Dhamaantoodba Fashilaad ah, Waxey amuurtani isugu Soo Biyo Shubmaysaa Qormadii aan hore u Sheegay ee aheyd Madaxweyne Biixi iyo Wasiirkisa Arimaha Guduhu halka ay Taabtaanba Wey Soo Go,aysaa ma arintii Sool iyo Colaadii ayaynu Ogayn Ma Ceelafweyn ayaynu ogayn ma isku badelkan Golaha Xukuumada iyo Wasiirada la eryay ayaynu ogayn ma Boqol arimood ayaynu ogayn Tolow halkay una Gaadhsiin Gaadhigii Taayiraa Ka Qarxay Durba Sanad iyo Maalmaha ay Talada hayeen. Najiib Ismaaciil MaxamedSomaliland Gabiley0634466339 Source
  16. Waxaynu wada ognanahay inaynu KU dhaqano dhaqan JAAHILIGA ah ee Qurayshtii iyo Carabtiiba KU dhaqmi jireen diinta Ka hor weli Illaa yomanaa hadaa wax badani weli jiraan wax badanna Diinta Islaamka ay Ka baabisay Carabta. Inaga Somali sheegata dhaqankii JAAHILIGA ahaa ee Diintu Ka soo horjeeday OO weli xeerarka Somalidu KU dhaqanto ee nolosha dhinac kasta ood eegto hadday dhaxal Tay hadday dhiigtay, hadday IYO hadday dhaqaale tahay . U kuurgal dhaxalka waxaynu sidaynu yeello Diinta maba raacno ee xeer jajab la mida kii Qurayshtii iyo Carabtii Diinta Ka hor Isticmaali jireen baynu raacnaa. Dhiigga maba raacno sida Quraanku leeyahay ma yeelno umana dhowin ee dhaqankii JAAHILIGA ahaa baynu KU dhaqannaa , u fiirso magteenna haddii wax yar la bixiyo xittaa Sannaday qaadataa badina aar goosi dhaqan JAAHILIGA ah baynu KU dhaqannaa. Xagga shaqaalaha kii JAAHILIGA ayeynu KU dhaqannaa ee is boobka ,dhaca ahaa ( HA LA QADHAMSADO NIN QUWAAX HELA NIN ISKABA QADA). Nolosha aynu KU jirno dhaqan ahaan Distoor la xar xariiqay, Dimoqraadiyad la sheeg sheego, Dawladnimo lagu riwaayadeeyo waxaasoo dhan waxaa Ka adag oo hortaagan dhaqan JAAHILIGA aynu KU dhaqano marka la tooso Illaa la seexanayo. Madaxweyne kasta waxaa hor taagan oo Ka hor imanaya DHAQANKA JAAHILIGA ah ee ummaddu ee ummaddu (practice) to. Waxyaalaha dawladnimadeena hortaagani maaha Madaxweyne Xun ee waa dhaqan xumo jaahiliya oo Gidaar adaga. Nebi Mohamed (CSW) markii Diinta Allah KU soo dejiyey Wuxuu dagaal adag la galay dhaqan Xumadii JAAHILIGA ahayd oo weli Carabta oo weli (remnants) badani jiro illaa maanta inagana weli Diinta ummaddu aqoona Uma laha weynu Ka darannay Quraydii hadalada ahayd siday u noolaayeen baynu u dhaqannaa. Dumarka weli weynu yasnaa, dhacnaa iyo Caruurtaba iyo qof kasta oo laga Xoog weynyey meeshuu joogo waa sidaa dhaqankeenu maanta. Wadaadu ummadda way wacdiyaan oo wax way bar Baraan laakiin (effective) maaha umana dhowa in ay ummaddu wax Ka bedelaan si joogto ah laakiin Xoog ay dhaqan xumada JAAHILIGA ah KU suuliyaan ma HAYAAN hadaba halkan ay Dawladnimadeenu ka tallaabsan la day ee ay Ka tabaalaysantay waa DHAQANKA JAAHILIGA ah ee madaxyadeenna Ka buuxa, Xisbiyo ,qabiilooyinkeenu Ka waalan yihiin Dimoqraadiyad iyo waxaasi Ka dhaqaaqi la yihiin waa Casrul Jaahiliya baynu KU soconaynaa oobku noolahay. Xukuumadaa iyo maamuladu si kasta oo ay ugu daydaan Dawladaha horuumaray xagga Ismaamulka KU guulaystay oo si kasta oo dharkooda iyo (tie) qoorta la soo sudho shaqaynmayso. Waayo shacabkii iyo fikirkii Jaahiligii buu KU jiraa fikirkii jaahiligii buu KU qotomaa iyo reer Hebelkii ,ha la qadhamsadodii. Horuumar afkaa ha laga hadal hayo laakiin ummaddu kama sarfaafayso .ummaddii Dunida oo mandaqaddii Somalida KU Soo duulay baynu ARAGNAA oo iimaan laawayaal inaga ani hor kacayaan, xayaaanka inagoo so taagan baa la gurtaa iyo dhirtaba. United Arab Imarate waa Duullaan ee ummuu Iman inuu kula baayac Mushtareeyo, Jaahiliyadda dhulalka Somalida Ka jirta ayaa la dersay waxaan goaana in Somalida la dhaxal wareejiyo inta lacagtaa yar ee indha Sarcaadka ah la tuso iyi nolol (artificial) iyo debed wareeg sida reer Siilaanyo ba KU dambeeyeen. Suaal weeye Madaxweyne Muse Biixi miyuu isna u guuri doonaa Dubai beri dhaw. M Bashe qoranebashe@gmail.com Source
  17. (SLT-Bruseles) Laba ka mid ah wadamada Qaarada Yurub ayaa Sheegay inay aqbalayaan Dal ku galka qaybo kamid ah baasaboorka Dalkaaso Soomaaliya, kaas oo tan iyo wixii ka dambeeyey burburkii wixii la odhan jiray Jamhuuriyaddii Soomaaliya aan adduunka Gaar ahaan Yurub Si dhaba u aqoonsanayn. Dalalka ku dhawaaqay inay aqoonsadeen Baasaboorka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah Wadamada Belgium-ka iyo Luxembourg, kuwaas oo hadda kadib lagu tegi karo Baasaboorka Soomaaliya. Arrintaan ayaa sida la sheegay waxaa siwadajir ah uga shaqeeyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Baasabarooda la Sheegay inay Labadaas Dal ogolaadeen Dal ku galkiisa ayaa waxay kala yihiin Baasaboorka Diplumaasiga iyo ka shaqaalaha. In kasta oo wararkani soo baxeen Xukuumadda Soomaaliyana shacisay hadana wali lama oga siday u hirgalidoonaan.. Maadaama oo nidaamka bixinta Baasaboorka Soomaliya aanu Wali ahayn mid hufnaan iyo daahfurnaan leh. Source
  18. (SLT-Jigjiga)Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Degaanka Soomaalida waxaa maanta ka furmay Shirweynaha Tobanaad ee Xisbiha haya talada dowlad degaanka. Isbeddellada shirkan laga filayo waxaa ka mid ah hoggaanka sare waxaana jira warar soo baxaya oo sheegaya in Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide loo dooranayo guddoomiyaha Xisbigaas halka Mustafe Cagjar uu noqonayo Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga. Labada mas’uul midkooda horay xisbiga uguma jirin haddii ay sidaasi dhacdana waxaa ay noqoneysaa in Xisbiga Dowlad degaanka Soomaalida uu isbeddelo hoggaankiisii iyo golihii xisbigaasi ka koobnaa. Shirkan waa kii ugu horreeyay ee la qabto tan iyo markii xilka Madaxweynaha laga qaaday Cabdi Maxamuud Cumar oo isku ahaa Guddoomiyaha Xisbiga iyo Madaxweynaha Dowlad degaanka. Shirka oo shalay ku billowday doodo ayaa soconaya ilaa 3da Bishan April,waxaa lagu dooranayaa Guddoomiyaha Xisbiga, ku xigeenkiisa, Guddiga fulinta Xisbiga iyo xubno kale. Bishii January ee la soo dhaafay labada Nin waa Mustafe iyo Axmed shidde ayaa isku dhacay,waxaana arrintaas farageliyay Ra’isalwasaaraha Itoobiya oo labadaba kulan kula yeeshay Adis ababa, halkaas oo lagu xalliyay khilaaf u dhaxeeyay. Sidoo kale gaba gabada shirka waxaa magaca looga beddeli doonaa Xisbiga oo laga reebayaa magaca Itoobiya oo horay ugu jiray lana dhihi jiriay ESPDP) iyada oo laga jarayo xarafka hore lagana dhigayo SPDP. Source
  19. (SLT-South Africa )Wasiirka xiriirka caalamiga ah ee Koonfur Afrika Lindiwe Sisulu ayaa la kulmaysa safiirrada dalal Afrikaan ah si ay oogala xaajooto weerarradii badnaa ee dhawaan lagu beegsaday dadka ajaaniibta ah ee Durban ku nool. Waddahadalladan ayaa imaanaya ka dib markii tiro dad ah oo reer Malawi u badan qasab looga saaray guryahooda, dad isa soo arruursaday oo ficilkaas ku kacay ayaa sidoo kale bililiqaystay dukaammo. Shaqo la’aanta dalka Koonfur Afrika ayaa ka sare martay 27% dad badan ayaana caradii kula dul dhacay shaqaalaha ajaaniibta ah, iyaga oo ku eedeeyay in shaqooyinkoodii qaateen. Arrintan ayaa mawduuc wayn ah iyadoo bisha May ay dhacayso doorasho. Xisbiga mucaaradka ah ee Democratic Alliance ayaa xisbiga talada haya ee ANC ku eedeeyay in siyaasaddiisu ay guuldarraysatay, waxayna ku eedeeyeen in uu jiro musuqmaasuq, habacsanaan dhanka xadka ah iyo dad badan oo ajaaniib ah oon sharci haysan. Wasiirka maaliyadda ayaa dhawaan sheegay in dalku uu u baahan yahay in uu soo jiito dadka xirfadaha sare leh, wuxuuna sheegay in dadka waddaniyadda ku kalax tagay ay carqalad ku yihiin dhaqaalaha. Balse loo baahan yahay in shaqo abuur badan la sameeyo si loo dhimo isir nacaybka. Source
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Laba ka mid ah wadamada Yurub aya waxaa ay s irasmi ah ugu dhawaaqeen inay aqoonsadeen baasaboorka dalka Soomaaliya, kaas oo tan iyo wixii ka dambeeyey burburkii dalka laga aqoonsanaa kaliya dalal kooban. Dalalka ku dhawaaqay inay aqoonsadeen baasaboorka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah wadamada Belgium iyo Luxembourg, kuwaas oo hadda kadib lagu tegi karo baasaboorka Soomaaliya, nooca diblomaastiga iyo kan shaqaalaha dowladda. Qofka sida baasaboorka Soomaaliga, ayaa si kastaba weli uu baahnaanaya Visa, si la mid ah baasaboorada kale ee caalamka. Arrintaan ayaa sida la sheegay waxaa si wadajir ah ay uga shaqeeyey wasaaradda arrimaha dibedda iyo hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya. Labadaan wadan ayaa waxaa ku nool Soomaali badan oo dhibaato ku qabay arrimaha baasaboorka iyo socaalka, taasi oo hadda ay xalin doonto aqoonsigan cusub. Horay ayaa waxaa baasaboorka Soomaaliya u aqoonsaday wadamo badan oo uu ka mid yahay dalka Norway, waxaana dowladda Soomaaliya ay horay u sheegtay inay dadaal u galeyso sidii wadamada kale ee qaarada Yurub u aqoonsan lahaayeen. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  21. (SLT-Hargeysa)-Wargeyska East African Business Week, oo ka soo baxa Uganda ayaa daabacay maanta warbixin uu kaga hadlay Jamhuuriyadda Somaliland oo cilaaqaad siyaasaddeed iyo Ganacsi la yeelanaysa Dalka Masar. Wargeysku wuxuu sheegay in wefti uu hoggaaminayey Wasiir ku-xigeenkii hore ee Arrimaha Dibadda Md. Liibaan Yuusuf Cismaan oo imika loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Horumarinta Caafimaadku uu booqasho ku tagay Masar oo ay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga labada dal. Siday baahisay Wakaallada Wararka Somaliland (SOLNA) oo xiganaysa Majallada East African Business Week, Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Khaarajiga Md. Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in socdaalkiisa Masar uu la xidhiidho sidii loo taabogelin lahaa xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee u dhexeeyey Somaliland iyo Masar. “Waxaanu falanqeynay doorka Masar ku leedahay Geeska Afrika iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan waxbarashadda, caafimaadka, horumarinta dhaqaalaha iyo ammaanka,”ayuu yidhi Wasiir ku-xigeenkii hore ee Arrimaha Dibadda Liibaan Yuusuf Cismaan oo la kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha dibadda Masar Mr. Hamdi Sanad Loza iyo Xoghayaha Guud ee Wakaallada Horumarinta u qaabilsan Masar. Waxa kaloo la sheegay in weftiga Somaliland muddadii ay ku sugnaayeen Qaahira ay la kulmeen Janaraalo ka tirsan wasaaradda Gaashaan-dhiga Masar. Source
  22. (SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Sheegay In Aan Gobolada Bariga Somaliland Aanay Galay Doorashooyinka, Halkan hoose ka DAAWO Source
  23. Muqdisho (SMN) –Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo wakiil ka aha madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta furay kalfadhiga 5-aad ee aqalka sare. Ra’iisul Wasaaraha ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasabadda waxa uu uga hadlay dib-u-habaynta kaabayaasha dhaqaalaha, hay’adaha amniga qaranka, u diyaar garowga doorashooyinka dalka , qaan-gaarsiinta federaalaynta, bixinta adeeegyada bulshada, la dagaalanka argagaxisada, qorshaha sugidda amniga caasimadda Amniga Ra’iisul Wasaaaraha Soomaaliya ayaaa khudbaddiisa ku sheegay in dawladdu ay xoogga saartay hir-gelinta qorshaha amniga qaranka, in la dardar-geliyay qorshaha isku-dhafka ciidanka qaranka, in lagu guulaystay tirinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, in dawladdu ku haminayso in sannadka dhammaadkiisa lasoo af-jaro dagaalka lagula jiro argagaxisada, in dawladdu ay dib ula wareeegtay xaruma markii hore ay gacanta ku hayeen ciidamada AMISOM iyo in Booliiska Soomaaliyeed uu diyaariyay qorsha cusub oo amngia caasimadda lagu sugayo lana rejeynayo in uu oo miradhal noqdo Ra’iisul Wasaaraha ayaa intaa raaciyay in iyada oo ciidanka xooga daku baacsanayaan nabad-diidka, hadana mawaadin kasta oo Soomaaliyeed laga doonayo in uu qaato dawrka uga aadan sudigga amniga dalka, si loogu guulaysto himilooyinka qaranka ee ah in dadka Soomaaliyeed ay helaan nabad waarta. Horumarinta Dhaqaalaha Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayr ayaa xusay in dawladdu kor u qaaday dakhliga gudaha kasoo xarooda, hagaajisay maamulka maaliyadda, samaysay Miisaaniyad isu dheelli tiran, ku guulaysatay in aan dayn dheeraad ah aysan qaadan, in dib u habayn lagu sameeyay hannaanka aruurinta canshuurta, in Qarashaadka dawladda laga bixiyo hal meel iyo dawladdu ay soo buuxisay dhammaaan shuruudihii cafinta daymaha mar dhawna ay dawladdu saxiixayso heshiiskii ugu dambeeyay ee daynta looga cafin lahaa, uuna rajaynayo in Dayn cafis hor-dhac ah Soomaaliya loo sameeyo ugu dambayn bilaawga sannadka 2020. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in isla xisaabtanka iyo hufnanta dawladdu ay keeneen in la aamino, Midawga Yurub iyo Bankiga adduunkuna ay siiyaan lacago toos loogu shubayo qasnadda dawladda. Qaan Gaarsiinta Federaalaynta Ra’iisul Wasaraha XFS ayaa sheegay in dawladda federalka iyo dawladaha xubnaha ka ah ay ka heshiiyeen hannaanka doorasho iyo deegaan doorasho iyo qaybsiga kheyraadka, in dawladdu diyaariyay dhammaan Xulashooyinka qodobada dastuurka ku jira ee lagala xaajoonayo dawlad gobaleedyada oo ay kamid yihiin Hannaanka cadaalada iyo asluubta, Qaab-dhismeedka hay’adaha qaranka iyo astaynta awooda dawladda, Hanaanaka dawladeed ee jamhuuriyadda, qaabaynta iyo qaan gaarsiinta dawlad gobaleedyada kumeel gaarka ah iyo Maqaabka magaalada Muqdisho ee ku yeelanayso federaalka. Waxa uu intaa raaciyay in xukuumaddu diyaarisay Hindise sharciyeedka doorashooyinka iyo sharciga axsaabta oo dib-u-eegis lagu sameeyay, dhawaanna la hor gaynayo baarlamaanka , waxa uuna baarlamaanka ka codsaday in ay meel mariyaan hindise sharciyeedka hor-yaalla oo muhiim u ah dib-u-dhiska dalka, nabadaynta iyo geedi socodka federaalaynta. Bixinta adeegyada bulshada Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay in dawladdu la wareegtay iskuulaad iyo isbitaallo ay horay gacanta ugu haayeen shaqsiyaad ama hay’ado gaar loo leeyahay, ayna billaawday in ay bixiso adeegyo waxbarasho iyo caafimaad, iyo in la helay dhaqaale lagu dhiso wadooyinka Muqdisho ku xira Jowhar iyo Afgooye lana dhisayo dhawaan. View the full article