Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    208,297
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Egypt’s Prime Minister Mostafa Madbouli urged opening a branch of Banque Misr in Somalia, as it will have positive repercussions on trade and financial transactions between the two countries. Banque Misr is an Egyptian bank founded by industrialist Talaat Harb in 1920. This came during a Sunday meeting in Cairo with Somali Foreign Minister Ahmed Isse Awad, Assistant Foreign Minister for African Affairs Ambassador Abu BakrHefny, and Somalia’s Ambassador to Egypt Abdul Ghani Mohamed Waeis. The Egyptian prime minister affirmed Egypt’s assistance to the Somali government, and highlighted the efforts aiming at achieving progress, and boosting security and stability across Somalia, Nader Saad, Egyptian Cabinet’s spokesman said. Madbouli also expressed readiness to meet the needs of the Somali government regarding technical support, training and scholarships, in order to help Somali cadres who are capable of building their state to graduate. Moreover, Madbouli underscored the need to work to increase the volume of trade exchange between the two countries, especially through taking advantage of the livestock Somalia enjoys, and increasing Egypt’s imports of meat, the spokesman said. For his part, the Somali foreign minister affirmed his country’s appreciation of its historic relations with Egypt, noting that Egypt has always supported Somali people throughout history. Awad said that Egyptians have sacrificed for the independence of Somalia. The Somali minister praised the prime minister’s remarks about Egypt’s readiness to enhance support to the Somali people to achieve development, lauding the growing keenness of the Egyptian Foreign Ministry on strengthening cooperation with Somalia over the past few years. Awad affirmed that his country prioritizes cooperation with Egypt, and is working to strengthen cooperation between the business sectors of both countries, according to the spokesman. The minister added that Somalia relies on Egypt’s support for Somalia in international forums. View the full article
  2. Buulo-Mareer (Caasimadda Online) – Maxamed Ibraahim Abuukar oo ahaa wade Mooto bajaaj ayaa xalay Askeri ka ritsan ciidanka Dowladda waxa uu ku dilay Degaanka Buulo-Mareer ee Gobolka Shabeellada Hoose. Qoyska marxuum Maxamed oo ayaa sheegay in Askeriga uu wiilkooda ku dilay bar-koontorool oo ku taalla deegaanka Buulo-Mareer uuna u dilay Shan kun oo shilin Soomaali ah. Askerigii dilay Wiilkooda ayay sheegeen inuu ubaxsaday dhanka degaanka Shalaanbood ayna doonayaan in loosoo qabto, Cadaaladana la horgeeyo. dilalka loo geysto wadayaasha Mooto Bajaajta ayaa soo badatay mudooyinkii danbe mana jirto cid loo soo qabtay dilkooda. Markii hore dilalka Bajaajyada ayaa ku ekaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya balse waxaa hadda muuqato inay noqotay mid federal ah oo meel kasta lagu ugaarsanayo. Bajaajyada Muqdisho ayaa maalmo ka hor gadood sameeyey kadib markii laga dilay Darawal waxayna taas keentay in Bajaajleyda loo ogolaado inay isaga gudbaan Jidadka xiran ee Muqdisho kadib markii ay sheegeyn inaysan Canshuur bixin doonin haddii jidadka loo diido. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  3. Wasiirka deegaanka beeraha iyo waraabka Puntlans Ismaaciil Diiriye Gamadiid oo maanta waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa waxa uu kahadlay kormeer uu ku marayo [...] Source
  4. Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee M/Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ku sii jeeda magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar, sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya. Xubno ka tirsan golayaasha dowladda ayaa Madaxweyne Farmaajo ku wehlinaya socdaalkaasi. Lama shaacin waxa uu salka ku hayo safarkan, balse Madaxweynaha ayaa la sheegay in kulamo gaar gaar ah uu la qaadan doono madaxda sare ee dalkaasi. Masar ayaa ka mid ah dalalka saaxibada la ah Soomaaliya, iyadoona dhinacyo dhowr ah ka taageerto dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. View the full article
  5. Xamar Jajab (SMN) – Cudurkan loo yaqaano Daacuun Caloolaha ayaa ka dilaacay xaafado ka tirsan degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Ruqiyo Nuur Cali oo ka mid ah dadka ku nool xaafadda Buulo Gaal Jecel ee degmadaasi ayaa Shabelle u xaqiijisay in uu cudurkan soo ritay illaa sadex caruur ah oo haatan la’il daran xanuunka Daacuun Caloolaha. Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan maamulka gobolka Banaadir ayey ka dalbatay in ay wax ka qabtaan Qashin ay sheegtay in uu dhex ceegaago xaafadaasi. Sidoo kale waxa ay Ruqiyo intaasi ku dartay in ay baqdin xoog leh ka qabaan in uu sii faafo cudurkani, madaama nadaafad darro baahsan ay ka jirto halkaasi. Inta badan marka la gaaro xilliyada kuleelaha ayaa waxaa gudaha Soomaaliya ka dilaaca cuduro uu ka mid yahay Shuban Biyoodka. View the full article
  6. Baladweyne (SMN) – Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka HirShabelle oo ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare,ku xigeenkiisa Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ku dhaliilay in ay wax ka qaban la’yihiin dhibaatooyinka dhanka nolosha ah i o mid amni ee haatan ka taagan gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Xildhibaan Duniyo Daahir Dhicisow iyo Xildhibaan Tariik Ibraahim Axmed oo si wadajir ah Warbaahinta ula hadlay ayaa waxa ay sheegeen in Madaxda sare ee HirShabelle aanu waxba u qaban dadka degan gobolladaasi, tan iyo markii loo doortay hoggaanka mamulkaasi. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen in ay indhaha ka laabteen dhibaatooyinka haatan ka jira guud ahaan dowlad goboleedka HirShabelle. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, xilli xaalado daran oo dhinac nolosha ah ay ka taagan yihiin deegaano ka kala tirsan gobollada Hiiraan iyo Sh/ Dhexe ee maamulkaasi. View the full article
  7. Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda ku wajahan dalka Masar. Ilo ka tirsan waaxda Warfaafinta Madaxtooyada ayaa Shabelle u xaqiijiyay safarka uu Madaxweynaha ku tagayo dalkaasi. Xubno ka mid ah golayaasha dowladda ayaa la sheegay in Madaxweynaha ay ku wehlinayaan socdaalkaasi. Lama shaacin u jeedada rasmiga ah ee ka dambeysa booqashada Madaxweyne Farmaajo ee Qaahira. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaga sii horreeyay Masar, kaas oo kulamo la qaatay madax ka tirsan dalkaasi. Masar ayaa ka mid ah dalalka saaxibada la ah Soomaaliya, iyadoona ka taageerto dhinacyo dhowr ah. View the full article
  8. Muqdisho (SMN) – Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa lagu saxiixay heshiis Wasaaradu ay ku wareejisay 7-gaari oo looga talagalay howlawadeenada canshuuraha gobolka Banaadir, Dowlad goboleedyada Koofur galbeed iyo Hirshabeelle. Waxaanna madashii lagu saxiixayay goobjoog ka ahaa Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yariisow), ku-xigeenkiisa Maaliyadda iyo Wasiiradda Maaliyadda Dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo furayaasha gawaarida ku wareejiyay mas’uuliyiinta Dowlad goboleedka iyo gobolka Banaadir ayaa sheegay in Dowlad goboleedyada harayna ay ku wareejin doonaan gaadiid loo qoondeeyay oo diyaarsan ujeedkuna yahay xoojinta Hay’adaha canshuuraha heer gobol. Wasiirka Maaliyadda Maamulka Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle oo ku hadlayay Afka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa uga mahad celiyay Wasaaradda Maaliyadda Gaadiidkani looga talagalay canshuur qaadista. Gaadiidkani ayaa qeyb ka ah dadaalo ay ku doonayso Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku horumariso Hay’adaha Maaliyadda ee heer gobol si loo gaaro isku filnaan ku dhisan iskaashi. View the full article
  9. Qaahira (SMN) – Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa kulan la qaatay Ra’iisal wasaaraha dalkaas Mustafa Madbuuli, waxaana ay ka wada hadleen xiriirka Dawladaha Soomaaliya iyo Masar. Madbuuli waxa uu bogaadiyey dadaalada dib u kabashada ah ee Soomaaliya ay samaysay sanadihii dambe, waxaana uu balan qaaday inay sii wadayaan taageerada ay siinayaan dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Mudane Axmed Ciise Cawad, wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya waxa uu sidoo kale shir guddoomiyey kulanka wasiirada arrimaha dibadda dalalka Jaaamacadda Carabta oo looga hadlay qadiyadda Falastiin iyo xaaladaha wadamada ururka ku jira. View the full article
  10. Muqdisho (SMN) – Halkan Hoose ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos Riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/Warka-Duhur-22042019-we.mp3 View the full article
  11. (SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa go’aamiyay in dacwadda wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon lagu qaado Maxkamadda gobolka maroodi-jeex sida uu ii sheegay garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil oo u doodaya. Maxkmadda gobolka maroodi-jeex ayaa hore u diiday in ay dhagaysato dacwadda Coldoon, iyadoo ku doodaysa in lagu celiyo Maxkamadaha Burco oo ah halka laga soo qabtay. Xeer ilaalinta iyo Booliska ayaa ka codsaday Maxkabadda sare in Hargeysa lagu qaado dacwaddan sababo ammaan Aw-geed. Source
  12. Magaalada Nayroobi gaar ahaan Hotelka Pan Afrika waxa uu shir uga furmay maanta Xidibaano ka tirsan labada aqal ee Soomaaliya iyo siyaasiyiin xilal kala duwan [...] Source
  13. A Somali soldier holds a machine gun during a patrol in the streets of Merka, 90kms north of Mogadishu, on September 2, [...] Source
  14. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qiray inay Dowladiisa wajaheyso Xaalad dhaqaale xumo kadib laba sano oo uu dalka Madaxweyne ka ahaa. Madaxweynaha oo ka hadlayey Caqabadaha hor taagan Dowladdiisa ayaa soo bandhigay qodobo badan oo ay kamid aheyd dhaqaale xume, Siyaasiyiin dowladda ku kacsan iyo faragelin dhanka Beesha Caalamka. Isagoo ka hadlayay shirka Culimada ayaa sheegay in dhaqaale xumada heysata dowladnimada ay tahay canshuuraha oo aan loo qaadin sidii la rabay. “Waxaa intaas ugu daran dhaqaale xumo baahsan ayaa dowladda heysata, wax kale ma ahan aruurinta canshuuraha ayaa sidii la rabay aheyn”ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Hadalka Madaxweynaha ayaa dood badan dhalisay maadaama ay kusoo aaday xilli Ra’isulwasaare Kheyre iyo Wasiirka Maaliyadda ay isku raaceyn in sare loo qaaday Dhaqaalaha dalka isla markaasna horumar laga sameeyey Dhakhli uruurinta Gudaha dalka. Dadka Falanqeeyo Arrimaha Dhaqaalaha ayaa aaminsan in dhaqaale xumada soo wajahday Dowladda uu hoggaamiye Madaxweyne Farmaajo ay sabab u tahay dowlado badan oo Soomaaliya ka joojiyey caawinaadii dhaqaale oo ay siin jireyn. Sababta keentay inay dowlado badan joojiyaan Caawinaadda dhaqaale ee Soomaaliya siin jireen ayaa lagu micneeyey tallaabooyinkii u dambeeyay ee dowladdu qaaday ee la xiriiray siyaasadda Arrimaha dibadda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  15. Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa waraysi uu siiyay warsidaha Puntlandi.com waxa uu kaga hadlay qorshaha amniga magaalada Bosaaso iyo [...] Source
  16. (SLT-Hargeysa)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilaya Odayaal Ka Qayb-galay Doorashadii Maamulka Puntland, Halkan hoose ka DAAWO Source
  17. (SLT-Hargeysa)-Dood Xasaasi Ah Oo Ku Saabsan Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Xalay Lagu Qabtay Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO Source
  18. Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa ay haysato dhaqaale la,aan si ay ula sii dagaalamaan Ururka Argagixisada Al-shabaab . Farmaajo ayaa sheegay [...] Source
  19. Nairobi (Caasimadda Online) – Kulan magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ku yeeshay hugaanka sare ee Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyada siyaasadda ee dalka ka jira ayaa dib u balaarin ku sameeyay xubnaha Xisbiga. Xubnaha cusub ee ku soo biiray Xisbiga ayaa waxaa isugu jiraan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka hada jira, Xildhibaano hore iyo xubno dhalinyaro ah. Xisbigan oo saddex xubnood kaliya laga yaqaanay, kana dhex muuqdeen sanadihii u dambeeyay ayaa haatan is bedel lagu sameeyay, iyadoo la kordhiyay xubnaha Golaha Fulinta. Kamaal Daahir Gutaale oo ahaa Guddoomiyihii Xisbiga Wadajir ayaa xilka laga qaaday, iyadoona Guddoomiye loo magacaabay Saciid Cabdi Muuse Baalle. Halka Guddoomiye kuxigeenka Xisbigana loo magacaabay Sayid Cali Macalin Cabdulle oo horay u ahaa Xoghayaha Guud Xisbiga. C/fataax Ibraahim Geesey oo ah Xildhibaan iyo Wasiir hore ayaa loo magacaabay Xoghayaha Guud ee Xisbiga, halka C/weli Ibraahim Garyare uu yahay Kuxigeenka Xoghayaha Guud. Isbedelkaan lagu sameeyay hugaanka Xisbiga WadaJir ayaa u muuqda mid ka duwan hanaankii uu horay u dhisnaa Xisbiga oo hugaankiisu Sedax xubnood oo kaliya ku koobnaa. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
  20. The United Nations has resumed making refunds for Kenya troops in Somalia with a Sh3.75 billion pay in March, boosting Treasury’s cash reserves at the end of the third quarter of the current financial year ending June. Latest document on exchequer transactions by Treasury secretary Henry Rotich shows refunds from African Union Mission to Somalia (Amisom) stood at Sh3.757 billion as of March 29. The Treasury had only received Sh10.20 million in the seven months to February for a refund meant to be paid quarterly, drawing concerns from Nairobi. The March compensation by UN represents 44.2 percent of the Sh8.5 billion the Treasury has budgeted for the current year, which has two and a half months to run. The amount released in the three quarters is Sh922.87 million less than Sh4.68 billion in the same period in 2018. Kenya is demanding more compensation this year from the UN than Sh6.1 billion it has budgeted for in the last four years. The UN has, however, been facing a record cash crunch, which its boss Antonio Guterres warned July last year would affect the delivery of its mandate if not expeditiously addressed. “Our cash flow has never been this low so early in the calendar year, and the broader trend is also concerning: we are running out of cash sooner and staying in the red longer,” Mr Guterres warned in a letter to staff, appealing to member states to timely pay their assessments in full. He also pledged austerity measures for non-staff expenditures. About 4,000 Kenyan soldiers are part of Amisom. The international community pays $1,028 (Sh103,728) for each soldier per month. Their respective governments then deduct about $200 (Sh20,180) for administrative costs, meaning the soldiers take home about $800 (Sh80,722). The soldiers receive the funds through the government. Kenya formally sent 4,660 soldiers to Somalia in October 2011 after incessant attacks and kidnapping of civilians by Al-Shabaab militants within its territory. A year later, the UN Security Council gave Kenya the green light to join the African Union Mission to Somalia, a decision that meant the Treasury would not bear the full costs of the incursion. Amisom’s soldiers are drawn from Uganda, Burundi, Djibouti, Sierra Leone and Kenya. View the full article
  21. Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee caasimada Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu shir uga soconayo xubno siyaasiin ah oo mucaarad ku ah dowlada Soomaaliya. Shirkaasi ayaa waxaa goobjoog siyaasiin xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya xildhibaano labada gole ee Baarlamaanka katirsan. Waxaa shirkaasi ku sugan Cabdiraxmaan CabdiShakuur higaamiyaha xibsiga Wadajir ,Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi faarax Siciid Juxa, Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali, Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Kenya Maxamed Cali Ameerika iyo Wasiirkii hore ee Waxbarashada Cabdinuur. Siyaasiinta ayaa ka shiraya xaaladaha dalka Soonaaliya iyaga oo gaba gabada sshirkoodasoo saari doobo warsaxaafadeed ku saabsan waxa ay ka wada hadleen. Sidoo kale magaalada Nairobi wwaxaaku sugan qaar kamid mmadaxdamaamul Goboleedyada dalka sida madaxweyne Dani Xaaf iyo Axmed Madoobe. Puntland Post The post Siyaasiin mucaarad ah oo shir uga soconayo Nairobi appeared first on Puntland Post.
  22. HirShabelle State has launched the second phase of its police recruitment programme with the enlisting of 200 youths from Hiran region. The exercise was conducted in Beletweyne by Somali Police Force and African Union Mission in Somalia (AMISOM) officers. “We have a very good number of recruits, most important, we have a good percentage of women and they will be going in for medical checkups and other tests conducted by AMISOM Police,” said Superintendent of Police (SP) Philemon Dantim, AMISOM Police Team leader in Beletweyne. Of the 200 youths recruited, 125 are from Hiran region, while the remaining 75 came from Middle Shabelle region. HirShabelle State plans to recruit 800 police officers under a grand programme supported AMISOM, European Union and the UK Department for International Development. The current recruitment comes two months after the graduation of the first batch of police recruits who have since been deployed to various parts of HirShabelle to maintain law and order. SP Dantim noted that the recruitment and training exercise was aimed at establishing a strong police force capable of securing the region once AMISOM exits. Hiran Police Commander, Isak Ali Abdulle, said the recruits were selected not only on the basis of clan and regional representation but also on merit. “The recruits comprise both male and female. They were selected based on their merit. We allowed the clans to share the numbers so that we establish real federal police and not one from a particular clan,” said Mr. Abdulle. The youths were recruited from the districts of Belet Weyne, Mataban, and Mahas. Recruitment from other districts, mainly Bula-burde and Mataban, is planned for the 24th and 25th of this month. The recruits expressed their joy in joining the police force, saying they were ready for the three-month intensive training to be conducted by AMISOM officers. “I am pleased to be one of the new police recruits for HirShabelle State. [I am ready] to serve my region and apply what I learned so as to develop the state,” said Nasro Mohamed Elmi. Her sentiments were echoed by Urur Abdulle Mumin who said he will use his skills and education experience to contribute to the development of HirShabelle. Their colleague Yusuf Muhumed Mohamed added that it will be an honour to serve his community as a police officer. “The reason why I decided to join the police is due to the need for this region to have a trained police force that will effectively serve the community and meet needs of the residents,” said Mr. Mohamed. View the full article
  23. Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa maanta ka furmay kulan looga hadlayey wada shaqaynta wasaaradda qorshaynta iyo Hay’adaha caalamiga ah. Kulanka ayaa waxaa ka [...] Source
  24. Muqdisho (Caasimadda Online) – Siyaasiyiin horay xilal u soo qabtay, Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka, Madaxda qaar ka mid ah Xisbiyada siyaasadda ayaa shir uga furmay magaalada Nairobi. Shirkaan oo ka socda Hotelka Pan Afrika ayaa waxaa looga hadlayaa xaalada Siyaasadeed ee dalka uu xilligaan marayo,waxaana Xubnaha ugu caansan ee shirkaas ka dhex muuqday uu ka mid yahay Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame. Sidoo kale waxaa shirkaasi goobjoog ka ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi faarax siciid Juxa, Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali, Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Kenya Maxamed Cali Ameerika iyo Wasiirkii hore ee Waxbarashada Cabdinuur. Shirka ayaa inta uu socdo waxaa ay isla gorfeyn doonaan xaalada siyaasadeed ee dalka iyo nidaamka ay dalka ku maamuleyso dowladda Federaalka uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullahi Farmaajo, iyada oo geba-gabada laga soo saari doono War-murtiyeed. Shirkan ay leeyihiin Siyaasiyiinta ayaa ku soo beegmaya, iyadoo magaalada Nairobi ay ku sugan yihiin Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug, iyagoo wakiilada Beesha Caalamka kala hadlaya arrimaha Soomaaliya iyo sidii taageero gaar ah loo siin lahaa maamuladooda, halkii horay loogu soo marsiin jiray dowladda Federaalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com