Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    208,369
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Boorka kulanka la joojiyay Xukuumadda Puntland ayaa madaxweynaha Soomaaliya ka joojisay , kulan dadweyne oo uu xalay ku qaban lahaa, hotel ku yaalla magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Kulankan oo sida boorkiisa ku xusan ay soo qaban-qaabisay, xarunta cilmi-baarista ee Center For Policy Alternatives oo fadhigeedu yahay Garoowe, ayaa sida la sheegay ku saabsanaa, hannaanka doorashooyinka dalku wajahayo iyo doorka bulshada rayidka ah. Balse, warbaahinta Puntland Post ayaa ogaatay in xafiiska madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dabada ka riixayay kulankaasi uu qorshe hoose ka watay, balse ay ka sii war heshay xukuumadda Puntland, islamarkaana ka joojisay. Ilo’ xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Xafiiska madaxweyne Farmaajo oo dabada ka riixayay kulankaasi, uu doonayay in uu ku soo bandhigo ismuujin siyaasadeed iyo taageerayaal la soo abaabulay, kuwaasi oo aad ugu sacabbiya madaxweynaha, si weji-gabax loogu rido xukuumadda Puntland,xilli aan weli laga heshiin khilaafka labada dhinac. Sidoo kale, kulankaasi ayaan lagu war-gelin mas’uuliyiinta Puntland, inkastoo sida la sheegay ay ka sii war hayeen. PUNTLAND POST The post Garoowe: Madaxweyne Farmaajo oo laga joojiyay kulan dadweyne appeared first on Puntland Post.
  2. Three weeks ago, crowds of mostly Sidama women held a protest to demand Sidama’s constitutional right for a state and expressed dissatisfaction with the delay in organizing the referendum. Unless the regional and federal governments act in little more than two months, more radical action may be taken. While the Sidama people await a response, the implication of Gaado Furra demonstration and two previous Gaados—at Hawassa International Stadium, and Gaado II which was a three days stay-home protest—are that this issue must be swiftly addressed. If the referendum is not held before July 19, Sidama people may push for unilateral self-declaration, a position that was backed by Sidama Zone’s government. The July 18, 2018 decision was made after all 19 woredas and 2 city administrations in the zone voted to push the case for a Sidama state. Through the demonstrations, Sidama people have shown its peaceful opposition to the government failure to undertake referendum. The protest was named Gaado Furra after the ancient Sidama queen. The message on April 9 was that the government must listen to the people and Sidama expect their sacrifices to be finally rewarded with self-rule of their own state. Placards said: “We love Ethiopia but we ask Sidama people’s right”, and “We Sidama support federalism and oppose unitarianism”. The young, mothers, and even grandmothers carried signs stating: “We will not forget the loss of our children, husband and brothers life while marching for referendum”. The march showed women can go to the streets and fight for the community’s right. This latest protest is expected to be the final signal to the government to respect its constitution. The Sidama people have been repeatedly demanding their own region for last 27 years since EPDRF came to power. The latest response has been silence, although the constitution says a referendum should be conducted within a year. Youth movement Ejjeetto is driving the campaign. Under the federation’s founding document, to achieve statehood, two-thirds of the legislature of the relevant district must vote for the move, and then the next tier of government, in this case the SNNPRS administration, must organize a “referendum” within one year of receiving the request. Sidama is Ethiopia’s most populous zone and the autonomy demand goes back many generations. The Sidama are a Cushitic people whose territory was conquered during Shewan military campaigns in late 1800s. A large majority are Christian and they make-up around half of the population of Hawassa, which is the capital of SNNPRS and Sidama Zone. SNNPRS, which amalgamated five provinces of the Derg military regime overthrown in 1991, has 56 ethnic communities that comprise around one-fifth of Ethiopia’s 100 million people. The country’s smallest region, Harari, has less than 200,000 people, compared to the approximately four-million strong Sidama, according to a 2015 estimate. There are nine regions listed in Article 47 of the Constitution, which also details the process for forming a new regional state. The federal government is responsible for all laws governing elections and the National Electoral Board of Ethiopia (NEBE) for conducting all national and regional elections. NEBE has not yet decided a date During discussions with Sidama elders, academics, and others, the Prime Minister showed his government’s commitment to address the question. Yet NEBE has not yet decided a date nor responded to a letter requesting assistance from SNNPRS Council office. NEBE spokesperson Soleyana Shimeles said on April 23 that the Sidama question requires further preparation because it is the first referendum on statehood. The Council could have decided the date it was going to organize the referendum and notified NEBE, asking only for logistical support. Chief of Sidama Zone Administration, Karre Chawicha and the Council representatives pressed NEBE, but they came back empty handed. The delay is apparently partly as the board is in the process of being reestablished. But there is no formal need for negotiation with or recognition from the central government. The Ethiopian constitutional arrangement, unlike many, does not give any power to the federal authority to decide on the formation of new regions. So ultimately, Sidama people could unilaterally declare their own state because of the unjustified delay in providing assistance for a referendum Ethiopia Insight Qaran News
  3. US forces conducted an airstrike on Sunday, May 5, in southern Somalia, killing three al-Shabaab militants, the U.S. Africa Command said on Saturday. Sunday’s airstrike was conducted in coordination with Somali forces, and was the second by the U.S. forces in two weeks. The attack was carried out in the vicinity of Tortoroow. Africom said its assessment had showed that no civilians were killed on injured in the airstrike. The agency hailed the coordination between the U.S. and Somali forces. “This airstrike is an example of the niche capabilities we provide our Somali partners as they take the fight to al-Shabaab,” said U.S. Marine Corps Maj. Gen. Gregg Olson, U.S. Africa Command director of operations. “Our precision strike capabilities support our Somali partners as they continue to lead operations against the terrorist network.” Africom pledged to continue working together with Somali forces to rid the country of terrorists, even as it prepares for the exit of foreign troops. “U.S. Africa Command will continue to work with its partners to transfer the responsibility for long-term security in Somalia from AMISOM to the Federal Government of Somalia and its Member States. In support of the Federal Government of Somalia, U.S. forces will use all effective and appropriate methods to assist in the protection of the Somali people, including partnered military counter-terror operations with the Federal Government of Somalia, AMISOM, and Somali National Army forces,” Africom said. Source: CGTN Africa
  4. © Greg Nash Conservatives slam Omar over Gaza tweet: 'How many times will Omar rush to the defense of terrorists? Source: Hiiraan Online
  5. Garoowe (Caasimada Online) – Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa ka socda shirka madaxda Dowladda Soomaaliya iyo maamul Gobaleedyada, waxaana wararku ay sheegayaan in aan ilaa hadda la isku mari la’yahay hal qodob oo ah qodobka kaliya ee Shirkaan horudhaca ah. Sida aan xalay werinay waxaa shirka shalay oo dhan looga hadlay qodobka khilaafka dowladda iyo maamulka Galmudug, gaar ahaan madaxweyne Xaaf kadib markii madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ay soo jeediyeen inta aan la guda gelin shirka in marka hore laga hadlo khilaafka Dowladda iyo Galmudug kadibna la galo tabashooyinka kale oo ay ka siman yihiin dhamaan maamul Gobaleedyda. Maanta ayaa mar la isku dayay in qodobka Xafa gadaal loo dhigo, lagana hadlo arrimaha wada quseeya dhinacyada, hase yeeshee waxaa taas diiday Xaaf. Waxaa kadib dib loo guda galay arrinta Xaaf. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre ayaa ogolaaday inay la heshiiyeen Xaaf, hase yeeshee waxaa kadib la isku mari waayay aragti ay soo jeediyeeen saddexda Madaxweyene Gobaleed taas oo aheyd in dowladda Soomaaliya u hogaansanto qodobadii heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-Sunna ee shirkii Jabuuti ka dhacay. Kheyre iyo Farmaajo ayaa diiday in ay qorsahhaas taageeraan, sababtoo ah Xaaf markaas waxay u ogolaaneysaa inuu Madaxweyne sii ahaado Afar sano oo heshiiskaas ka bilaabaneysa ama 3 sano oo hadda dhiman. Farmaajo iyo Kheyre ayaa ogolaaday inay la heshiiyaan Xaaf, islamarkaana dowladda ay dagaalka ka dayso, balse waxay ku adkeysteen in waqtigiisa kasoo billowdo xilligii uu beddelay Cabdikariin Guuleed, sidaas darteedna ay qasab tahay in sanadkan doorasho dhacdo. Qodobkan oo ah qodob ay ku adkaysanayaan madax goboleedyada in xal laga gaaro marka hore, ayaa caqabad ku noqday in ajandayaasha kale ee Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in uu jiro muran iyo doodo xoog leh oo arintaasi ka taagan waxaana macquul ah in shirka lasoo afjaro ayada oo aan xilka Xaaf go’aan laga gaarin. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
  6. WASHINGTON (Reuters) - A Virginia man who worked as an FBI interpreter in counterterrorism cases, and whose sons were also investigated by U.S. authorities, has been arrested and charged with federal crimes, the Justice Department said in a statement on Monday. Source: Hiiraan Online
  7. Balcad (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dagaal maanta gelinkii dambe dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab, meel dhinaca waqooyi bari ka xigta magaalada Balcad. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dawladda ay weerar ku qaadeen fadhiisin ay ku sugnaayeen maleeshiyada Al-Shabaab oo ku yaalla goobta lagu magacaabo Ceel-Geelow una dhow degaanka Yaaqle. Dagaal qaraar oo halkaasi ka dhacay kadib ayaa la sheegay in ciidamada dawladda ay dib usoo gurteen. Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa la sheegay in baabuur ay saarnaayeen saraakiil ay ku qarxiyeen miinooyinka dhulka lagu aaso. Wararka hordhaca ayaa sheegaya in ilaa afar askari ay dhinteen. Sida ay sheegayaan wararka dhinaca amniga waxaa sidoo kale ku dhaawacmay laba ka mid ah saraakiisha ciidanka iyo xubno ka tirsan ciidamada dawladda. Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalkaasi ay ku dileen abaanduulihii guutada labaad ee ciidamada xooga dalka oo magaciisa lagu sheegay Cali Khaliif iyo ku xigeenkiisii oo magaciisa lagu koobay Cabdikariin Hilowle. Qoraal kasoo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in dagaalka maanta ay ku dileen 11 kamid ah ciidamada xooga dalka, isamarkaana ay ku gubeen seddex kamid ah gaadiidka dagaalka ee Tiknikada loo yaqaan. Deegaanka maanta dagaalka uu ka dhacay ayaa ku dhow deegaanka Xawaadleey oo horaantii bishii Maarso Al Shabaab ay qabsadeen. Waa weerarkii ugu horeeyay oo Al Shabaab ay qaadeen bishaan Ramadaan oo maanta kow aheyd. Ma jiro wax war ah oo ilaa iyo hadda kasoo baxay dhanka dowladda Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Balcad Caasimada@live.com
  8. Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in iska horimaad uu maanta gelinkii dambe dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab, meel dhinaca waqooyi bari ka xigta magaalada Balcad. Read More
  9. NewAGE has discovered 1.6 trillion cubic feet of natural gas in a locality called Elkuran, according to the private weekly newspaper in Ethiopia, The Reporter. Source: Hiiraan Online
  10. The Somali Police Force is redefining its policing priorities as it strengthens its law enforcement capabilities. Source: Hiiraan Online
  11. Al Shabaab’s Disturbing Threat Causes Panic Among Lamu Residents Source: Hiiraan Online
  12. Muqdisho (Caasimadda Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in sanadkaan Shirkadaha Diyaaradaha ee qaada Xujeeda loo sameyn doono tartan furan oo ku aadan ciddii qaadan laheyd qandaraaskaas. Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya oo war saxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in shirkadaha daneenayo fursadaan ay u furan tahay inay soo gudbistaan codsiyadooda ugu dambeyn 9-ka Bishaan. Wasaaradda ayaa sheegtay in codsiyada ay Shirkadaha soo gudbistaan ay go’aan ka gaari doonaan guddi ka socdo Wasaaradda oo ka kooban Culimada iyo Bulshada rayidka ah. Tallaabadan ayaa ka dhigan in daabulida Xujeyda aaney ku koobnaaneyn oo kaliya shirkadaha Jubba Airways, Daallo Airlines, Freedom iyo East Africa oo oo sanadkii hore ay Dowladda u xirtay Mashruuca lagu geynayo dalka Sucuudiga Soomaalida Xajineysa. Halkaan hoose ka akhriso Guddiga shaqadaan loo xil saaray C/Xakiin Xasan Ibraahim Ashkir Wasiiru dowlahha Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya. Sheekh Cali Maxamuud Xasan Wajiis (Cali Wajiis) Culumo Sheekh C/qaadir Maxamed Soomoow-Culumo Sheekh Cumar Maxamuud Wardheere-Culumo Sheekh Cabdi Qani Qorane Maxamed-Culumo Maxamed Cabdi Xaliim Sheekhoow-Bulshada Rayidka Xamdi C/raxmaan Ismaaciil-Bulshada Rayidka Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  13. MOGADISHU, May 6 (Xinhua) -- International charity NRC on Monday called on the world to scale up humanitarian response in Somalia to help avert food crisis due to severe drought ravaging the country. Source: Hiiraan Online
  14. GAROWE (HOL) - The conference between Federal and State government leaders has entered its second day. Source: Hiiraan Online
  15. Hargeysa (Caasimada Online) ― Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Dalka Masar, Ambassador Hamdi Loza iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimid Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Mudane Cabdulqaadir Cumar Jaamac iyo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda horumarinta caafimaadka, Mudane Liibaan Yuusuf Cusmaan ayaa madaarka Hargeysa ee Cigaal International ku soo dhoweeyay wafdigan ka socday dawlada Masar. Wafdigan uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Masar Ambassador Hamdi Loza, ayaa booqasho dhowr maalmood ah ku joogi doona Somaliland. Wafdigan ayaa inta ay ku suganyihiin magaalada Hargeysa waxay kulamo kala duwan la yeelan doona Madaxda Somaliland, iyagoona booqashooyin muhiima samayn doona mudada ay ku suganyihiin Caasimada Somaliland. Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibeda ee Masar ayaa ka mid ahaa Masuuliyiin Masaari ah oo sannadkan gudihiisa uu Wasiir ku-xigeenka Caafimaad Somaliland kula kulmay Magaalada Qaahira, isagoo xiligaasi ahaa Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibedda. Socdaalka ay maanta ku imaaden Somaliland Wafdigan uu hogaaminayo Ambassador Hamdi Loza ayaa ku soo beegmaya xili uu shalay magaalada Hargeysa u soo gaadhay Wefdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Mr Olusegun Obasanjo. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  16. Saacado ka hor xidhashada Ramadaanta. Hadalkii maanta uu jeediyay Madaxweyne Muuse waxa uu u ekaa mid ka yimid madaxweyne wakhtigiisu gabaabsi yahay oo ay haystaan kacdoono shacab. Sida ka muuqatay madaxweyne Muuse markii uu la hadlaayay reer Sanaag waxa uu u dhacaayay in go’aankii buray ee xukunka degdega ah uu dhaawac ku keenay kalsoonidii shacabka ka soo jeeda deegaankaasi, isagoo dadkana uga digay inay dhageystaan nimaan hadhow u furi doonin. Mudane Muuse waxa kale oo aad uga waaniyay qaranimada iyo wadajirka shacabka qolyaha warbaahinta iyo kuwo uu ku sheegay aftahamo dadka waxgelin kara, waxana uu u ekaa in warbaahintii iyo aftamahamada kaleba ay shacabka iyo xukuumaddii kale fogeeyeen, waxana uu u dhignaa hadalkaa Biixi in xukuumad ahaan ay tahli kari waayeen in ay kasbadaan kalsoonidii shacabka Somaliland. Durba waxa sida cadceeda u soo if baxday in Kornaylada bahwadaagta ahi ay ku fashilmeen inay kasbadaan,islamarkaana mideeyaan shacabka reer Somaliland, waxana ay u ekaadeen kuwo qaadi kari la’ mucaaridada hor u dhaca ah ee ka soo burqanaysa aqoon yahanka isugu jira kuwo qayb ka ah taageerdii uu xilka ku yimid madaxweyne Biixi,qaar aan markii horeba la socon iyo masuuliyiinta xisbiga weyn ee WADANI oo iyagu maalmahan galkii seefta ka soo saaray. Si kastaba xaalku ha noqdee anigu waxa hadalka madaxweynuhu I xasuusiyay khudbadii ugu danbeysay ee Jaale Siyaad amaba tii ay maalmihii ugu danbeysay wadeen madaxweynayaal badan oo ay galaafteen kacdoonadii carabtu, sida Qadaafi, Xusni Mubaarik iyo Albashiirkii dhawaa. Mustafe Isa ShiineWaxa hadalka madaxweynuhu i xasuusiyay khudbadii ugu danbeysay ee Jaale Siyaad Qaran News
  17. Waxaa magaalada Garowe ka soconaya maalintii 2aad shirka wadatashiga qaran ee madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleeyda iyo maamulka gobolka Banaadir. Ajendaha shirka lama soo bandhigin, waxaana socdo wadatashiyo u dhaxeeya madaxda federalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada oo la xiriirka hindise sharciyeedyo dhowaan la meel-mariyey sida axsaabta iyo doorashooyinka. Waxaa kale oo ay dood ka jirtaa arrimaha dastuurka, Kheyraadka sida shidaalka iyo xuduudaha taasi oo dhaceysa in xalkooda ay muddo qaadato. Madaxweyne Farmaajo iyo ra’isul wasaarihiisa Kheyre ayaa lagu cadaadinayaa iney qaataan dhabbo cusub oo dalka lagu hagayo dhanka siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa sanadkii afaraad caasimada Muqdisho ka furay tartanka kubbadda cagta Iskuulada Gobolka Banadir oo ay ka qeybgalayaan ilaa 14 Iskuul waxaana munaasabada lagu waynayay furitaanka iyo dhiiri gelinta dhalinta ka qeybgalaysa tartankan lagu qabtay garoonka Banaadir ee degmada Cabdi Casiis,iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyeenta xiriirka kubbadda cagta iyo maamulka Gobolka. Guddoomiyaha dhalinyarada Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cabdullahi Xirse Maxamuud oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in sanadkan uu tartanka wax badan ka badalanyahay sanadihii hore Iskuulkii ku guulaystana uu Xiriirka ka helayo abaal marino qaali ah. Guddomiyaha ciyaaraha Gobolka Banaadir ahna guddoomiyaha garsoorka Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish ayaa waalidiinta caruurta ka qeybgalaysa tartanka Iskuulka kula dardaarmay in ay ilmahooda ku dhiiri geliyaan ka qeybqaadashada tartamada ciyaaraha Soomaaliya. Guddomiyaha Xiriika Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cabdiqani Saciid Carab ayaa u mahad celiyay iskuuladii ajiibay ka qeybgalka ciyaaraha Iskuulada wuxuuna intaa ku daray in xiriirka uu iminka qaatay siyaasada ah in la helo ciyaartooy ku wanaagsan dhinac wax barashada iyo kubbadda cagta si dhalinyarada doonaysa ciyaaritsa kubbadda cagta loo dhiso mustaqbalka ciyaareed wanaagsan. saddexdii sano ee lasoo dhaafay uu xariirka hergeliyay tartanka da’yarta waxaa kasoo baxay tiro badan oo xirfadlayaal ah iminka waxa ay qeyb ka yihiin kooxaha kubbadda cagta gudaha iyo xulka qaranka Soomaaliya waxaana lagu xasuustaa da’yartii 17-jirada ee kaalinta 2aad ka galay ciyaarihi Bariga iyo Bartamaha Afrika 2018 ee ka dhacay wadanka Burundi. Basma Caamir Shakeeti oo ah guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka Gobolka Banaadir ayaa ciyartooyda ka qeyb galeysa tartanka kula dardaarantay in ay soo bandhigaan ciyaar wanaag. Si kastaba kulankii furitaanka waxaa wada dheelay iskuulada kala ah Cali Xuseen iyo Al Ansaar waxaana 2-1 ku guusha qaatay xidigaha Cali Xuseen oo ku yaalo degmada Wadajir. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Qaabka Oo U Furmay Tartanka Iskuulada 2019 W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  19. Garoowe (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoominaya shirka wadatashiga heer qaran oo maalintii labaad ka socda magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Madaxdu waxa ay ka wada hadlayaan arrimaha masiiriga ah ee dalka sida xoojinta wada shaqeynta, horumarinta dhaqaalaha iyo la dagaallanka argagixisada. Shirkan waxaa ka qeyb galaya Raiisul Wasaraaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani, Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle, Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Koonfur-Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan. Wararkii u dambeeyey ee haatan naga soo gaaraya shirkaas ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxda ay wadaan ka doodista qodobo ka mid ah ajandayaasha shirka, iyada oo la filayo in markii la soo geba gabooyo laga soo saaro war murtiyeed. War-Saxaafadeed uu saaoo saarey Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle xaaf ayuu ku sheegay in uu doonayo in xal- rasmi ah loo helo arinta Galmudug ka hor inta aan la guda-gelin wada-tashiga looga arinsanayo arimaha la xariira amniga qaranka, hannaanka doorashada iyo kheyraad wadaaga. Waxaa sidoo kale intaasi la raaciyey in Galmudug doonayso in ajandaha lagu daro xal u helista khilaafka iyo isdiidanaanta siyaasadeed u dhaxeysa Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Galmudug. War-Saxaafadeedkaan kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli weli uu taagan yahay khilaafka madaxda dowladda Soomaaliya iyo Galmudug kaas oo sababay in mudo dhowr bilood ah aysan dhexmarin wax wadashaqeyn ah. Caasimada Online Xafiiska Garoowe Caasimada@live.com
  20. Somali government forces backed by suspected US troops launched a raid on Al-Shabaab-controlled key town in Lower Shabelle region on Sunday night, residents said. The allied forces using attack helicopters swooped into Toratorow and subsequently engaged in a fierce battle with the militants in the area. There was no immediate report of the casualties on both sides and the civilians. Several business centers were burned and reduced to ashes during the combat. In the past few months, Somali and AU troops stepped up attacks against Al-Shabaab strongholds in Lower Shabelle region of southern Somalia. View the full article
  21. Muqdisho (Caasimadda Online) – Fadhigii 11aad ee Kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kooram la’aan u baaqday, kaddib markii ay soo xaadiri waayeen tiradii loogu tala galay inuu kulanka ku furmo. Kulankan ayaa ahaa kii ugu saacadaha badnaa ee loo sugo, si uu kooramka u buuxsamo ayaa waxaa soo xaadirtay 132 Xildhibaan, halka 7 xildhibaan ay ka dhineyd kooramka si uu u furmo kulanka. Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/Raxmaan ayaa sheegay in 132 Xildhibaan ay xaadirtay kulanka halka laga rabay ugu yaraan 139 mudane, waxaa maqnaa 143 mudane oo u dhiganta kooram dhameystiran. Waxaa uu Golaha ka hor aqriyay qaar ka mid ah magacyada Xildhibaannada maqan oo lagu sheegay in intooda badan ay joogaan Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa maanta u balansanaa akhrinta labaad ee Xeerka Batroolka, kaasoo ay soo meel marisay Xukuumadda, waxaa la filayaa in maalmaha soo socda laga doodo Xeerkan. Guddoonka ayaa ku dhawaaqay in kulankii maanta uu u baaqday Kooram la’aan kulanka Arbacadana ajendaha uu yahay midka maanta baaqday. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  22. Somali President Mohamed Farmaajo lauded Somali-Egyptian relations, asserting the importance of the historical ties binding both countries. This came during Farmajoo’s reception of Egyptian Deputy Foreign Minister for African Affairs Hamdi Sanad Loza at the beginning of his current visit to Mogadishu. Loza’s visit to Somalia comes as of part of his tour in the Horn of Africa which also includes Kenya. Egypt is keen on following up the latest developments in East Africa and the Horn of Africa in light of its presidency of the African Union in addition to boosting cooperation at the bilateral level at the different domains. View the full article