Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    208,371
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dearborn Mayor John O'Reilly Jr. has strongly condemned a Facebook post demeaning Muslims that was allegedly written by a city employee, launching an investigation into the source of the offensive remark. Source: Hiiraan Online
  2. MOGADISHU, (Xinhua) — Somali security forces apprehended four al-Shabab militants in an operation conducted last week in the capital, Mogadishu, officials said. Source: Hiiraan Online
  3. MOGADISHU—Ibrahim Hirei had been driving back to Mogadishu with two friends on March 18 when his car was hit in an American airstrike. Hirei, who had spent the day in the village of Muuri inspecting his family’s farm, was killed, along with a second man in the car. The third passenger died later in the hospital. Source: Hiiraan Online
  4. Rammadan Mubaarak: wali waxaan xasuusnahay oo aan marna qalbigayga ka go’in weedho uu igu yiri nin ka mid ahaa diplomats-iyiintii wax ka qaban qaabinayay shirkii Soomaalida loogu qabtay Kenya sanadkii 2002dii, waxaase iigu darnayd oo mar kasta oo la gaaro bisha Rammadaan si gaar ah dib ugu soo noqda xasuustayda weerihii u dambeeyay sheekadii aniga iyo ninkaas ina dhex martay. Bishii Oktoober bartamaheedii isla sanadkaas bay ahayd, maalmihii uu shirkaas bilowday, waxaan isugu nimid dhismaha wazaaradda arrimaha dibadda dalka Kenya, intii uu ii waramayay ninkaas wax farxad i geliya marna iima sheegin, waxaana innagu soo fool lahaa bishii Nofeember oo horaanteeda (afarteeda ama shanteeda) ay ku beegnayd bishii barakaysnayd ee Ramadaan, markaan ka tagayay baan malaha si gocosha ah aadna moodayso inaan wali isaga la hadlayo ama aan sheekadii la sii wado waxaan iri “Waa soonkii 12aad oo ay ummdda Soomaaliyeed colaado iyo dagaalo ku soomayso!” markaasuu intuu garabka iga dharbaaxay si uu i sagootinayo oo dhowr talaabo albaabkii xafiiskiisa i soo dhaafiyay i yiri “Waan ka xumahay inaan sidaas ku iraahdo, adigu soonkii 12aad baad ka hadlaysaayee waad arki doontaa iyadoo soonkii 20aad colaado iyo dagaalo ku soonta!”…Maanta waxaa inoo curaty bishii barakaysnayd ee Ramadaan waana Soonkii 29aad!…Ramadaan Mubaarak!… Sida muuqata shirkan Garowe laysugu yimid wuxuu ku soo aaday shin-khayr, wuxuu ku soo aaday bishii barakaysnayd ee Rammadaanka!…bil ay muhiim tahay inuu qofka muslimka ah wanaagga labo jibbaaro, xumaanta iyo beentana ka fogaado, shacabkuna waxay qabaan rajo weyn oo ah inuu shirkaan ka duwanaan doono dhammaan shirarkii ka horeeyay ee dhex maray xukuumadda federal-ka iyo madaxda maamul goboleeddada, waxayna rajaynayaan in go’aannada ka soo baxaya shirka Garowe ka socda ay noqon doonaan kuwo looga gudbo danaha shaksiyadeed isla markaasna soo dedjiya in shirku garowsado sidii looga gudbi lahaa xaaladda qalafsan ee dadka iyo dalka ku suganyihiin, isla markaasna uu soonkaan noqdo kii is af-garadka iyo nabadda ay ka bilaabanayeen. Hasa yeeshee waxaa rajada natiijo wanaagsan oo shirka ka soo baxda ay dhab ahaan ku xirantahay hadba sida ay xukuumadda federal-ka ama madax-weyne Farmaajo iyo ra’iisal wazaarihiisa KHeyre u tanaazulaan, iyadoo waliba sida laga war qabo ay xukuumadda federalka si weyn ugu tagri fashay awooddeeda lana oran karo dalka waxay dib ugu celisay heer uu mar hore so dhaafay oo ah sharci daro iyo in qofka madaxda ah uu ka sareyn karo sharciga. Waxaa iyadana xusid mudan in madax-weynaha iyo ra’iisal wazaaraha ay iyaga noqdeen golihii xeer dejinta oo ay soo jeediyaan waxa qaynuun noqonaya iyo wixii aan noqonayn, golohooda waziiradana ay u ansixiyaan, lana inkiray hay’adihii shaqdaas lahaa, waana arrintaas sababta ugu weyn ee madax-weyne Farmaajo iyo ra’iisal wazaare KHeyre aysan khaladkooda u fahmi karayn. Waxaa iyadana tallaabo wanaagsan ah mowqifka ay qaateen maamul goboleeddada si ay u xaqiijiyaan in qawaaniinta dalka u taala lagu dhaqmo, xukuumaddana lala xisaabtamo, waayo golayaashii shacabka sida muuqata xukuumadda waxay ku soo hubsatay xabaasha, guddoomiyihii golaha shacabka Max’ed Cabdi-Raxmaan Mursal wuxuu si dadban laakiin muuqata u oqday ninka seddexaad ee golaha xukuumadda, waana midda keentay in golaha fulinta uu si aan baqdin ku jirin ay u bedelo qaabkii doorashada, diyaariyana sidii ay muddada u kororsan lahaayeen. Madax-weyne Farmaajo iyo ra’iisal wazaare KHeyre illaa iyo hadda sida muuqata shirka waxay ku joogaan qaab ay is leeyihiin ama ay doonayaan inay iska hor keenaana maamul goboleeddada. Maamullada Koonfur-Galbeed iyo Hir-SHabeelle oo iyagu la rumaysanyahay inay taageersanyihiin madax-weyne Farmaajo iyo xukuumadda KHeyre ayeey haboonaan lahayd inay ka fiirsadaan taageeradooda inay waafaqsantahay dastuurkii lagu heshiiyay, taasoo macnaheedu yahay inay danta ummadda ku jirto iyo in kale, waana inay ka fekeraan natiijada ka soo baxaysa inay ka go’aan golaha maamul goboleeddada, waayo waxay dhaawac ku keeni karaysaa isu soo dhowaanshihii dad-weynaha ku kala nool maamulada kala duwan. Muddo kororsi marna sharci kuma noqdo xaalad deg-deg ah oo uu wadanku galo, maxaa yeelay qawaaniinta dalka ayaa hagaya dhammaan xaaladaha dalka la soo gudboonaada, xaaladdaha degdegga ah waa qayb ka mid ah arrimaha dastuurka uu qeexayo,waliba dal kasta, waxaana sida mararka qaarkood dhacda aad arkaysaa dal xaalad degdeg ah soo rogaya laakiin soo maray sababaha sharciga ah ee dastuurku siiyay adeegsanayana awoodda uu qaynuunka u xaddiday ee xaaladdaas la dhamaanaysa iyadoo aan waxba muddo la kordhin…Donald Trump baaba caqli dhaamay oo hadalkii mid ka mid ah taageerayaashiisa oo yiri “Trump waxaa ka khasaaray labo sano oo Muller uu baaraayay sidaas daraadeed waa in loo gudaa labadaas sano” jeer soo dhigay tweeter-ka laba jeer, anigu maba is lahaynba nin ka sarrigasha Trump baa jira. Waxaa intaas oo dhan ka daran madax-weynaha iyo ra’iisal wazaaraha maba oggolaba in awood iyo is maamul hoose ay leeyihiin maamul-goboleeddada waxayna doonayaan inay marin habaabiyaan dadka shacabka oo intooda badan aysan wali fahmasanayn nidaamka lagu soo heshiiyay iyo waxa uu uga duwanyahay kii hore ee ay yaqaaneen, waxayna macanihii ku soo koobeen inu yahay nidaam wax kala qaybinaya oo keliya iyagoo aan marna sheegayn intiisa fiican iyo sida dadku wax u wada leeyihiin iyo in nidaamku diidayo awood marooqsi iyo keli talisnimo sida ay hadda rabaan inay dalka ku maamulaan Farmaajo iyo KHeyre iyo ku fikirka ah. Waxaana sida hadda la ogyahay ay Farmaajo Kheyre hadda soo galeen heshiisyo aan waafaqsanayn dastuurka dalka waxayna markii horaba garbo duubeen golayaashii la xisaabtami lahaa, dagaalka ay ku jiraan waa mid indho sarcaadin ah inta ay wax uga fulayaan, waxyaabaha ay heshiisyada ku soo galeen waxaa ka mid ah badaha iyo dekadaha, kheyraadka dalka, dhammaantoodna waa heshiisyo wasakh ah oo aan la hor keeni karin umadda…Farmaajo wuxuu Itoobiya kula soo heshiiyay 4 dekedood oo Soomaaliya ah qaabkee buu ugula heshiiyay lama yaqaan, waan ognahay Itoobiya iyadii baa baqtinaysa oo dalkeedii maal gelin u raadinaysa… way ina weydiisan kartaa inay dekedaheen wax uga soo degaan kana dhoofsadaan annagoo kula heshiinayna hadba xaaladda suuqa sida ay tahay!…… KHeyre, shidaalkii dalka oo dhan buu suuq geeyay laakiin waxay su’aashu tahay talo aysan maamul goboleeddadu wax ka ogeyn, golayaasha kale ee dowladuna aysan ansixin waxba kama soconayaan, ama mugdi ha lagu soo heshiiyo ama arkab dushiisa ha lagu soo kala qorto, dadka Soomaaliyeed iyagay u taalaa siday badahooda iyo kheyraadkooda u ilaashan lahaayeen, walaacna kama qabaan inay ilaashan karaan… dowladaha raba inay saxiixyo dad daneystayaal ah ku boobaan kheyraadka ummadda waxba kama qaadayaan shacabka Soomaaliyeed. Way fiicnaan lahayd, aad bay u fiicnaan lahayd Farmaajo iyo saaxiibkiis KHeyre inay iimaanka isku sugaan oo dadka aysan kala fogeyn, waxaa hubaal oo aan cidna ka qarsoonayn maamul goboleeddadu waxay taaganyihiin meeshii u dambaysay oo ay uga go’i lahaayeen xukummadda federal-ka ah. DHibaatadaba waxay ka timid guddoomiyaha golaha shacabka Mursal oo kaalintiisii u hadiyadeeyay Farmaajo iyo KHeyre oo awooddoodii inay ku tagri falaan u saamaxay xummaan kasta oo timaadana isaga ayaa qayb ka ah, hadana shirka lama keenin, sababta laysaga reebayna ma uu garanayo…sida hadda wax ku socdaan waxay tagaysaa in wax Beesha Caalamka isugu yeera ay mar kale ay soo dhex galaan labada dhinac, taasin danta ummadda kuma jirto… Sow ma fiicnaan lahayn marka Farmaajo iyo saaxiibkiis KHeyre inay intaas fahmaan soonkaan uu noqdo kii ugu dambeeyay ee shacabka Soomaaliyeed ay ku soomaan is-qab-qabsi iyo khilaaf oo aan lagu darin soonkii soddonaad oo colaad iyo lagu khilaaf iyo dagaal lagu soomo!… W/Q: Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
  5. Mawqifka Xisbiga Waddani ee Wada Hadalka Somalia Shir jaraa’id oo Dr Cabdiraxmaan Cirro qabtay 30-kii bishii April wuxuu shuruudo ku xidhay wada hadalka Soomaaliya oo uu sheegay in aanay suuro gal ahayn in xilligan oo aanay bulshada Somaliland gudaha ka midaysnayn lala galo xukuumadda Muqdisho “Dal shacbigiisu marka uu aammino dawladdiisa iyo hay’adihiisa dawladda dhammaan wuxuu u hoggaansama amarrada iyo shuruucda ka soo baxda laakiin, marka uu lumiyo aamminaadda xukuumadda waxa bilaama burburka dalalkaas waanay soo wada mareen (Dunida). Xukuumadda Somaliland iyada oo leh boqolkiiba konton(50%) shacbiga waan ka maarmay oo aan rumays nahay 50%-ka ay tirsanaysaana in aanay maanta kalsooniba ku qabin waxaan qabaa in aanay ahayn wakhtigii ugu haboona ee ay bilaaman wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya. Xisbi ahaan Anaga oo mabda ahaan ogol in la wada hadlo haddana waxa ka horeeya in aynu gurigeena hagaajino, in aynu shacbiga midayno, in aynu tacadiga, xeer jebinta iyo ku tumashada shuruucda, jidh dilka shacbiga iyo xadhigga ka dayno oo inaga oo midaysan oo shacbigu gudaha ka midaysan yahay ayuu gali kara in uu la hadlo. Marka ay ku haboonaato in wada hadal la galo waxa loo baahan yahay in qorshihii hore iyo istaraatijiyaddii hore wax laga bedelo loona diro dad ka midho dhalin kara, wada hadal kasta oo la galayana waa in ay u dhammaadaan metelayaasha shacbiga oo uu ka mid yahay xisbiga WADDANI,” ayuu yidhi Dr Cabdiraxmaan Cirro Qaran News
  6. Garoowe (Caasimada Online) – Wasiirka Caddaalada iyo arrimaha Diinta Puntland, Cawil Sheikh Xaamud Maxamed ayaa ka soo horjeestay guddi qaabilsan kala saarista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada xajka ee sannadkan, oo ay dhowaan magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka waxaa uu sheegay in aan laga tashan Wasaaradda diinta ee maamul goboleedyadda, islamarkaana wasaaradda ay qaadatay go’aankaan si kalinimo ah. Waxaa uu sheegay in xukuumadda Puntland ay si cad uga horjeeddo guddiga ay magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya ee loo xilsaaray kala xulista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada Xajka ee sannadkan. “Waxaannu dareemaynaa, in wax badan oo isdaba-maris ah ay jiraaniin, wax badan oo daacadnimaa in ay meeshii ka maqantahay, ballantu sidii ay ahayd in wasaaraddu oga soo baxdo ayaan rabnaa oo ay nagu soo wareejiso, wasaaradda Caddaalada ee Dowladda Puntland ay ku soo wareejiso, si iyadu markaa arrimihii Xajka iyo Shu’uunteeda ay u qunto” ayuu yiri wasiirka. Cawil ayaa dladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay musuq-maasuqday qoonadii Puntland ka heshay 11500 (kow iyo toban kun iyo shan boqol) oo xujeey ah, kuwaasi oo Sacuudigu u xadidday in ay Sannadkan ka soo xajiyaan gudaha Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
  7. Baydhabo (Caasimadda Online) – Waxaa fashil kusoo dhamaaday wadahadalo lagu doonayo in lagu sii daayo Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo mar xubin sare kasoo noqday Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalamo Soomaaliya iyo wadamo ka tirsan geeska Africa. Waxaa si rasmi ah u xaqiijiyey inuu isku daygaan fashilmay guddi loo xil saaray inay ka qeyb qaataan dadaaladaas lagu soo sii deyn rabay Roobow. Guddiga oo Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed kulan ku yeeshay ayaa sheegay inuu fashilmay wadahadalkaas, waxayna Mas’uuliyadda fashilkaas dusha uga tuureen Dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay inay suurtageli weysay ballan qaadkii ay sameeyeen Madaxweynaha Koonfur galbeed iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ahaa in lasii deyn doono Roobow ama ay iyaga ka tanaasuli doonaan xilka ay hayaan. Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay inay suurtageli weysay ballan qaadkii ahaa in magadhow laga bixin doono dadkii ku dhintay rabshadihii Baydhabo. Malaaq Cali Boor iyo Xildhibaan Maxamed Cadow oo ka mid ah Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay ka quusteen soo deynta Roobow Abuu Mansuur. Waxay labadaba Dowladda ku eedeeyeen inay ka baxday ballamo badan oo ku aadan sidii xoriyadiisa dib loogu soo celin lahaa Roobow. Halkaan hoose ka dhageyso hadalka kasoo baxay Guddiga https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/05/Dhageyso-Wadahadallo-lagu-sii-deyn-lahaa-Muqtaar-Roobow-oo-fashilmay-Radio-Risaala-Somali-News-Online.mp3Caasimada Online Xafiiska Baydhabo caasimada@live.com
  8. To celebrate World Press Freedom Day and the 'Global Conference for Media Freedom' (#DefendMediaFreedom), to be hosted by the governments of the United Kingdom and Canada in July 2019, the British Embassy Mogadishu is delighted Source: Hiiraan Online
  9. The U.S. government has revoked the U.S. citizenship of the former imam of Portland’s largest mosque after he arrived in Somaliland last week. Mohamed Sheikh Abdirahman Kariye is on the government’s no-fly list, but the government arranged for him to travel back to his homeland after reaching a settlement with Kariye in January. Under the deal, Kariye agreed not to challenge an order revoking his citizenship and acknowledged having provided false information to immigration officials in July 1997 when he had applied for U.S. naturalization. The settlement appeared to be briefly in jeopardy Monday morning when Kariye’s lawyers asked to rescind it after learning that Kariye had been detained during a stopover at the Dubai airport. Kariye, 57, boarded a flight last Wednesday from Seattle for a 14-hour flight to Dubai and a planned flight four days later to Somaliland. He arrived in Dubai as scheduled, according to court records, but soon sent his Oregon-based lawyers a text from the airport that read, “something is wrong.’’ Kariye was detained and interrogated for seven hours in the Dubai airport by United Arab Emirates officials and questioned about the “Portland Seven,’’ the As-Saber Mosque in Southwest Portland and others who may have attended services there, according to his lawyers. He wasn’t allowed to contact his attorneys during the questioning and all his personal belongings were seized, according to his lawyers, Philip Smith and Nicole Nelson. In October, federal government lawyers told a federal appeals court that Kariye was placed on the no-fly list based on his history as a “mujahedeen fighter in Afghanistan against the Russians,” as well as his expressed support for “violent jihad” in conversations recorded between a cooperating informant and two members of the Portland Seven. They were a group of American Muslims from the Portland area who were prosecuted and convicted of trying to join al-Qaida forces in their fight against the United States military and coalition forces in Afghanistan. The U.S. sought to strip Kariye of his U.S. citizenship because he “provided false information and both willfully misrepresented and concealed material facts’’ when applying for naturalization to the United States. During the process, the FBI informed U.S. Justice Department attorneys that Kariye had coordinated with Osama bin Laden and other known terrorist leaders and was associated with terrorist organizations including Makhtab Al-Khidamat, or MAK, a designated terrorist organization and pre-cursor to al-Qaida. “The parties agreed denaturalization was appropriate, following which Kariye agreed to depart the United States,” said Kevin Sonoff, a spokesman for the U.S. Attorney’s Office and the U.S. Department of Justice. Kariye ultimately was able to fly to Hargeisa, Somaliland. He arrived last Friday. His lawyers alleged the questioning in Dubai amounted to a “breach’’ by the government. “It is inconceivable that UAE officials would have interrogated Defendant about the Portland Seven and activities at the As-Saber Mosque in Portland without having received information directly from” the government, Smith wrote to the court. Kariye’s lawyers urged the court either to compel the government to explain why Kariye was detained Dubai or allow him to renounce his U.S. citizenship, instead of having it revoked, and withdraw his admission that he had lied previously to U.S. immigration officials when he obtained his naturalization certificate. In a brief hearing before U.S. District Judge Robert E. Jones, attorney Christopher W. Hollis of the U.S. Department of Justice said by phone that he had no communication with the United Arab Emirates about Kariye. Kariye’s lawyer said Hollis could have been kept in the dark, but the U.S. government still could have communicated with the United Arab Emirates about their client. Smith noted that the government had three months of advance notice of Kariye’s scheduled flight and itinerary. “Plaintiff had a responsibility to not simply be silent but to inform the UAE that he is coming through and it is OK for him to fly,” Smith argued. Jones denied Kariye’s motion. The judge ordered the settlement to stand and signed an order revoking Kariye’s U.S. citizenship. The judge said it was “unfortunate” that Kariye was interrogated in Dubai, but that didn’t negate the settlement agreement. Jones said it appeared that the United Arab Emirates’ interrogation of Kariye was “done unilaterally” and that the “U.S. government played no role.” When Kariye had first sought citizenship, he had lied on his application to federal immigration officials about not being arrested in the past, failing to acknowledge a 1993 arrest in Pakistan, according to court documents. Under the settlement, Kariye is forever prevented from claiming any rights or benefits under any document that shows he had obtained U.S. citizenship on Aug. 14, 1998. He’s also been ordered to complete a form abandoning any lawful resident status in the United States and must send his U.S. passport by DHL Express to the government lawyer, no later than five days after his arrival in Somaliland. The revocation of Kariye’s U.S. citizenship falls at the start of the Muslim holy month of Ramadan. Calls to the Islamic Center of Portland were not returned on Monday. View the full article
  10. Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) said nine operatives from armed group al-Shabaab have surrendered in Gedo region last week. NISA added in a Twitter post that among them are two key figures holding senior positions. “Nine al-Shabaab members surrendered in Gedo region last week alone, one from the propaganda section and another from library department.” The Somali government has reiterated its calls for amnesty to al-Shabaab defectors since the group was pushed out of the capital in 2011. High profile figures gave up the idea since then including former leader Mukhtar Robow Mansour. The development comes as security agencies across the country heightened security during the holy month of Ramadan. Somali Police force foiled inland explosive devices near the capital Mogadishu. Security agencies said minibus with explosives was intercepted by the security officers before it exploded. Meanwhile, Somali Police Force Deputy Commander, Colonel Zakia Hussein train security agencies recovered arsenal in Marka. They seized a significant cache of landmines and IEDs following an operation, as many as 12 landmines and other explosives were recovered. View the full article
  11. Wasiirka Caddaalada Puntland Cawil Sheikh Xaamud Wasiirka Caddaalada, arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Puntland, Cawil Sheikh Xaamud Maxamed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa ka soo horjeestay guddi qaabilsan, kala saarista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada xajka ee sannadkan, oo ay dhowaan magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wasiir Xaamud ayaa sheegay in xukuumadda Puntland ay si cad uga horjeeddo, guddiga ay magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya ee loo xilsaaray, kala xulista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada Xajka ee sannadkan, maadaama sida uu sheegay aan guddigaasi lagala tashan Puntland. Sidoo kale, mudane Xaamud ayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay, in ay maroorsatay qoonadii Puntland ka heshay 11500 (kow iyo toban kun iyo shan boqol) oo xujeey ah, kuwaasi oo Sacuudigu u xadidday in ay Sannadkan ka soo xajiyaan gudaha Soomaaliya. “Waxaannu dareemaynaa, in wax badan oo isdaba-maris ah ay jiraaniin, wax badan oo daacadnimaa in ay meeshii ka maqantahay, ballantu sidii ay ahayd in wasaaraddu oga soo baxdo ayaan rabnaa oo ay nagu soo wareejiso, wasaaradda Caddaalada ee Dowladda Puntland ay ku soo wareejiso, si iyadu markaa arrimihii Xajka iyo Shu’uunteeda ay u qunto” ayuu yiri wasiirka. Wasiirka ayaa sheegay in haddii aan Puntland loo soo wareejin qoondadeeda, ay ka soo baxayso in xukuumadda Federaalka aysan dhab ka ahayn, in ay wada-shaqeyn la yeelato dowlad goboleedyada dalka, waxaana uu dalbaday in si deg deg ah Puntland loogu soo wareejiyo qoondadaasi. PUNTLAND POST The post Puntland oo ka soo horjeesatay guddi ay magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumada Federaalka appeared first on Puntland Post.
  12. Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Xaley Madaxweyne Farmaajo ka hor istaagey Kulan Balaaran uu la yeelan lahaa Bilshada Rayidka ku sugan Garoowe ka dib markii uu Saciid Dani ku andacoodey in weli la dhameyn Khilaafkii Dowladda iyo Maamulkiisa Arrintaan waxay i soo Xasuusisey markii Dowlada Federaalka ay horey uga hor istaagtey Dhowr Shirar uu qabsan lahaa Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur marka sow uma muuqata kulanka Madaxweyne Farmaajo la joojiyey in uu soo dedejiyey Nabsigii laga galey Cabdiraxmaan marka wixii aad hore u sameyseen ayaa markiinii la idiin ku Sameeyey sidaa Darteed Mar waliba Caburinta ma fiicna Dhinaca Kale marna isma oran Madaxweyne Farmaajo ayaa Tuulo lagu Qash Qashaadi doonaa waana ayaandaro ku dhacdey Dowladnimadeenii in Madaxweynihii Qaranka laga hor istaago Kulan uu la qaadan Bulshada Rayidka Soomaalidu waxay Tiraahdaa Lax Waliba Shilalkey is dhigto ayaa lagu qalaa marka Madaxweyne adigaa la shirey Gudoomiyayaal Gobol ka Xaab Xaabi Qore: Amiin Yusuf Qasaaro Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  13. Shil gaari oo ka dhacay wadadada u dhexaysa Berbera iyo Magaalada Hargeysa ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay ku dhinteen 7 qof halka 4 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen. Shilkan ayaa dhacay kadib markii ay isku dhaceen gaari weyn oo ah kuwa xamuulka qaada iyo Gaari Bas ah oo rakaab waday. Dadkii dhaaqacmay ayaa loo qaaday isbiyaalka magaalada Berbera sida uu warbaahinta u sheegay isuduwaha caafimaadka ee gobolka Saaxil Dr. Bashiir Diiriye. The post Shil gaari oo dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay wadada Berbera – Hargeysa appeared first on Puntland Post.
  14. Mudooyinkii u danbeeyey deegaanada Somaliland waxa ku soo badanaya shilalka gaadiika iyadoo 24-kii saacadood ee u danbeeyey ay ku waxyeeloobeen in ka badan toban qof kuwaasi oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Read More
  15. Garoowe (Caasimadda Online) – Wararka naga soo gaarayo Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa sheegayo inay Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ay inta badan isaga soo dhawaadeen qodobadii la isku heystay. Shabakadda Caasimada Online ayaa heshay qaar ka tirsan qaar ka mid ah qodobadii illaa hadda la isku afgartay in kastoo aysan weli aheyn kuwa la saxiixay balse la filayo inay kamid noqdaan qodobada war-murtiyeedka lagu soo saari doono. Mas’uul ka tirsan xubnaha ka qeybalayo shirka ayaa qodobadaan ku sheegay inay yihiin kuwa illaa xad la mabda’ ahaan la isku afgartay balse weli laga wada-hadlayo faa-faahinnada dheeraadka ah Qodobadaas ayaa kala ah: In dib loogu noqdo xeerarka doorashooyinka iyo Patrol-ka oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya lana horgeeyay baarlamaanka. In meel looga soo wada jeesto la dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish iyadoo ay hogaamin doonto Dowladda Soomaaliya. Sameynta Gole Iskaashi oo ay ku mideysan yihiin Dowladad Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada kuwaas oo 3dii bil mar kulma. In si deg deg ah loo bilaabo wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Somaliland si hore loogu socdo Dowladda Soomaaliyana ay dar dar geliso wadahadalada. In muddo kordhin hal sano ah looga daro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” lagana dul qaado culeeska ay ku heyso Dowladda Soomaaliya. In ay wadashaqayn dhow yeeshaan Wasaaradaha heer dowlad dhexe iyo heer federaal iyagoo qaadan doono kulamo joogto ah. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
  16. Mudooyinkii u danbeeyey dunida waxa sare u kacay weerarada lala beegsanayo goobaha cibaada, iyadoo la weeraray masaajido iyo waliba kiniisado. Hadaba iyadoo lagu guda jiro bishii Ramadaan ayaa muslimiinta ku dhaqan qaar ka mid ah dalalka reer galbeedku ay wadaan talaabooyin ay ku xoojinayaan amaanka masaajida. Sheekh Axmed-dayib Xuseen waxa uu kamid yahay culimada magaalada Birmingham ee dalka Britain waxaana uu Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu uga waramay sida uu ay u xoojinayaan, waxaana uu ugu horeyn weydiiyey waxa dareenka dhaliyey. Read More
  17. Barnaamijkii Galka Baadhista waxa uu maanta ku saabsan yahay xanuunada dhimirka, waxaana inoo soo diyaariyey islamarkaana inoo soo jeedinaya Haaruun Macruuf. Read More
  18. 07/05/2019 PRESS RELEASE British Embassy Launches Somali Journalism Prize Mogadishu: To celebrate World Press Freedom Day and the ‘Global Conference for Media Freedom’ (#DefendMediaFreedom), to be hosted by the Governments of the United Kingdom and Canada in July 2019, The British Embassy Mogadishu is delighted to announce the launch of Young Somali Voices journalism prize (YSV). We are seeking short videos and photographs from media students and early career journalists based in Somalia including which demonstrate a positive, original and unique story about Somalia. This award will highlight the importance of defending media freedom and demonstrate the key role that the media play in creating an inclusive and open society in Somalia. It will also seek to identify and project young Somali voices including Somaliland and positive stories about Somalia. The new prize was announced during World Press Freedom Day celebrations held at the British Embassy Mogadishu and co-hosted by Her Majesty’s Ambassador to Somalia, Ben Fender, and representatives from the United Nations office in Somalia. The event provided a platform for a cross section of Somali journalists to raise awareness of the challenges and opportunities they face with regard to media freedom in Somalia. Speaking after the event, the British Ambassador to Somalia said: “A free press is our best defence against corruption, extremism and abuse of power. Media freedom is under increasing attack in Somalia as journalists are rroutinely subjected to intimidation, harassment and persecution. I look forward to continuing our work with the media, civil society organisations, international partners and the Government of Somalia to address these challenges together. ” “The objective of the British Embassy’s Somali Journalism Award is to celebrate and promote the important role that a free media plays in Somalia and to identify and recognise emerging talent; we encourage all young Somali media students and new journalists to actively participate.” Criteria for entry · The competition is open to media students and early career journalists (3 years work experience and below, directly employed or freelance). · Applications from women and marginalised groups are particularly encouraged. · All entrants must be Somali nationals and have a valid travel document. · The deadline for entries is 23:59 on Friday 7 June 2019. Any work submitted after this time will not be accepted. How to enter Submit either: · A video of up to 2 minutes highlighting a positive and unique story about any aspect of life in Somalia. The video can be in Somali but must have English subtitles or · a black and white or colour photograph depicting a positive and unique story about Somalia. The photograph should have a title or short caption. The video/ photograph should be sent via WeTransfer or Google Drive to UKinSomalia@gmail.com . If you have any questions, or problems with the submission process, please contact the awards team at UKinSomalia@gmail.com before Friday 7 June 2019. Include a one-page CV which includes your name, date of birth, education, employment history, copy of your travel document with your entry. Qaran News
  19. Golaha Horumarinta Qaranka (GHQ) ayaa shirkiisii labaad ee sanadkan 2019-ka ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland, kaas oo furmay Maajo 5, 2019 socdayna [...] Source
  20. Dadka la nool xanuunka HIV/AIDS ee ku dhaqan Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay xilligan wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Read More
  21. Shirkii maalmihii laso dhaafay ka socday magaalad Garoowe ee u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwo dowlad-goboleedyada ayaa waxaa is afgarad laga gaaray qodobadaan [...] Source
  22. Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku soo biirtay dalalka Geeska Afrika iyo kuwa beesha caalamka ee tar-tanka ugu jira dhex-dhaxaadinta Somaliland iyo Soomaaliya, gaar ahaana martigelinta wada hadaladii ugu horeeyey ee dhex-mari lahaa Xukuumadda Farmaajo Iyo Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Biixi. Tobaadkii hore ayey ahayd markii uu safiirka Sucuudiga u fadhiya dalka Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat uu booqasho ku yimid dalka Somaliland, kaasi oo kulamo la yeeshay Madaxweyne Muus Biixi iyo Xukuumaddiisa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo 2-dii bishan May Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sucuudiga u fadhiya dalka Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat oo booqasho ku yimid Somaliland, ayaa war-murtiyeed ay Maadaxtooyadda Somaliland kasoo saartay kullanka dhex-maray denjiraha Sucuudida u fadhiya Somaliya iyo Madaxweyna Somaliland ku sheegtay mid la isku afgradtay qodobo ay ka mid ahayeen siciid Sucuudigu gacan uga siin lahaa Xukuumadda dadka Abaaruhu Sameeyeen iyo sidii xayiraada xoolaha saaran laga qaadi lahaa, shuruudaha dawladda sucuudigu qabtana looga jawaabi lahaa. Dhanka kalene waxa xusid mudan in kulan-kaa uu Madaxweyne Biixi qasrigiisa Madaxtooyadda kula yeeshay danjire Dr Mohammed Abdi-kani Khayat aan lagu sheegin in ay ka wada hadleen in Dowlada sucuudigu ay danaynayso sidii wadda haddalada Somaliland iyo Somaaliya loo soo celin lahaa, isla markaana ay iyadu doonayso inay ku dhexdhaxaadiso. Geesta Kalene Dowlada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay Dowlada Sucuudigu kusoo biirtay dalalka doonaya inay dhex-dhexaadiyaan Somaliland iyo Soomaaliya ee rabba inay martigeliyaan wada hadaladii u dhaxeeyey Hargeysa iyo Muqdhisho, sidaana waxa sheegay Raysal Wasaare xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed “Horta runtii waddamada rabba inay Somaliland iyo Soomaaliya dhax-dhaxaadiyaan maanta wey badan yihiin Turkiga, Sucuudi Arabiya,Itoobiya Ereteriya iyo waddamo kale oo badan .” Qaran News
  23. Berbera (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Berbera ee maamulka Somaliland. Shilka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen gaari xamuul ah iyo Bas siday Rakaab, xilli ay marayeen inta u dhexeysa deegaanada Lafaruug iyo Xamaas. Ugu yaraan lix Qof ayaa ku dhimatay shilkaasi, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan, kuwaas oo dhaawacyadooda la geeyay gudaha M/ Hrageysa. Inta badan waxaa deegaanada Somaliland ka dhaca shilal geysta khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac intaba. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- View the full article
  24. Balcad (SMN) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku warramaya in maanta Ciidamada dowladda ay dhaq dhaqaaqyo iyo howlgallo Milatari ay ka wadaan deegaano hoostaga degmada Balcad ee gobolkasi. Howlgallada ayaa si gaar ah Ciidamadu waxa ay uga fuliyeen deegaanada Raas Qabow iyo Yaaqle ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Intii ay socdeen howlgalladan ayaa waxaa ay Ciidamada Milatarigu iska hor imaadyo kala kulmeen Dagaalyahannada Al Shabaab oo ku xoogan halkaasi. Lama oga illaa iyo haatan khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaallada dhex maray labada dhinac. Dhaq dhaqaaqyadan ayaa ku soo aadaya, xilli shalay Al Shabaab iyo Ciidamada dowladda ay ku dagaalameen duleedka degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe. View the full article