Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    208,510
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Guriceel (Caasimada Online) – Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan Cismaan (Masagawaa) oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la abaalmarinayo askartii ka qaybgashay howlgalkaas looga hortagay nin isku qarxin rabay Magaalada Guriceel. Wasiirka ayaa sheegay in madaxda sare ee Galmudug ay go’aansadeen in la dhiira-geliyo askartaas, maadaama Naftooda ay u hureen in ay qabtaan nin Walxaha qaraxa ku xirnaa sida uu hadalka u dhigay. Ciidamada Ammaanka Galmudug ayuu sheegay in ay sii wadi doonaan howlgalada lagu raadinayo dadka lagu tuhmayo kiiskaan in ay wax ka ogaayeen. Maxamuud Aadan Cismaan (Masagawaa) Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay kordhiyeen howlgalada iyaga oo kaashanaya shacabka. Waxa uu tilmaamay in Al-Shabaab Magaalada Guriceel ay hadda kahor isku dayeen in ay mar galaan, balse dhib lagu gaarsiiyay sida uu hadalka u dhigay. Ciidamada ammaanka Galmudug, tan iyo shalay waxa ay wadeen howlgalo lagu sugayo ammaanka Magaalada Guriceel, kadib markii nin Walxaha qarxa ku xirnaa oo galay Xarun ay ku sugnayeen Hogaanka sare ee Ahlu Sunna, waxaana ay ka qaybgalayeen askar kaga dhimatay dagaal sanado kahor Al-Shabaab ay kula galeen Guriceel. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  2. Hargeysa (Caasimada Online) ― Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa maanta ka hadlay dagaalka kasoo cusboonaday deegano ka tirsan gobolka Sanaag. Bulaale ayaa sheegay in dagaalkan dib uga dhex qarxay Somaliland iyo Puntland, ay ka dambeysay Puntland, taasi oo uu sheegay inay daan-daansi ku hayso xaduudaha Somaliland. Xildhibaan Bulaale oo ka hadlaya arrintaasi, ayaa wuxuu sheegay in Puntland ay wado fidno ay Somaliland waxba kaga qaadi kareyn, kaasi oo ugu baaqay inay joojiyo, wuxuuna yiri “Somaliland haddii aanu nahay mar walba waxaanu jecel nahay nabada, iyo in aanu cid kasta nabada kula noolano,xad gudbkaas ay Puntland ku soo xad gudubtay xadka Somaliland, wax faa’iido ah kamay dhaxlin”. “Maamul Goboleedka Puntland waxaanu leenahay xadkiina ku eekada, oo xad-gudubka aad ku soo xad gudubteen xuduuda Somaliland joojiya, Shacabka degan Badhan, Shacabka degan Dhahar, Shacabka degan Laascanood, iyo guud ahaan Shacabka degan Deeganada kala duwan ee Somaliland, waa dad asal ahaan Somaliland ah, wax walbana qaranimada ayaa ka weyn”. Wuxuuna intaas kusii daray “Fidnada ay Puntland wado waxaanu leenahay waxba ku qaadi maysaan ee joojiya, waxaana idin dhaqan noqday in bil kasta oo Ramadana aad fidno abuurtaan, ee fidnadaas iyo coladaas joojiya, oo xadkiina ku eekada, Ciidamada Qarankana waxaan ku hambalyeynayaa siday mar walba heegaanka u yihiin ee qarankooga uga difaacayaan cid kasta oo ku soo xad gudubta”. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  3. Sida umada reer Somaliland iyo Somalida kalaba ay ogyihiin Faysal Cali Waraabe wa nin aan qaranin maalinba ninka uu danihiisa gaarka ah ka waayo, Tusaale ahaan maalinta uu Farmaajo Telka ka qaban waayo, belo ayaa dhacda oo waa maalinta uu Somalida Koonfureed cagta mariyo . !!!. Hadaba waxaa beri aan sii fogeyn la ogaa iyadoo ay fiintu dhex miranayso Faysalka UCID iyo labada Askari ee Somaliland ka taliya ka dib markii uu Muuse Biixi Madaxtooyada ka soo xidhay Faysal Cali Waraabe oo aan jeclaynay in uu ka fogaado Aqalka Morgen dhisay oo Somaliland looga taliyo. “Dagaalkii Sokeeye waxaa riday Ina Muuse Biixi iyo Ina Kaahin”. “Taladii dalka wuu ku fashilmay hadii uu sidaa ku sii wadana waxaanu Insha Allah Tacaala qaban doona Shirbeeleed Qaran”. “Dalka ku eegimayno Muuse Biixi oo anagaa ka ilaalinayna in uu Somaliland dumiyo” Alla Alla waa kii Faysal cartamay Heego ay nacadashay, ee dadkuna ay hoosta iska wada gujiyeen!!!. “Armay run ka tahay” Arintaasi may sii waarin ee waa kuwan imika Faysal iyo labada Askari isku dhufayska ah ee ilaa xad kalgacalkoodu uu gaadhay in ay yidhaahdaan “Waxaanu dalka ka qabanaynaa doorasho labadayada Xisbi oo keliyi galaan oo aanu Xisbiga Wadani ku jirin” Hadaba suaashu waxay tahay maxaa labada Askari ku kelifay in ay Faysal u fuliyaan muraadkiisii ahaa inuu si dadban uga mid ahaado Golaha fulinta ee Dawlada Muuse Biixi, sida Wasiir Arima Dibadeed aan magacownayn, Afhayeen aan sharci aheyn, Wasiir Warfaafineed unlegal ah?. Jawaabta oo koobani waxa weeye Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro oo labada Askari ku soo karbaashay Siyaasadii Beesha caalamka iyo daneeyayaasha Somaliland. Markaa waxa Khasab moqotay in labada Askari ay isu dhiibaan Faysal Cali Waraabe maadama aanay waxba ka aqoonin Siyaasada caalamka iyo luqadaha lagula hadlo Diblimaasiyiinta aduunka . Wakaa!! halkaas ayuu Faysal labadii Askari ugu noqday Cabdi Turjumaankii SNM.ta iyo Xabashida u kala turjumi jiray berigii Dugsigii Tababarka ee Awaare uu furay CabdilQaadir Koosaar rabi Janada fardawsa ha ka waraabiyee. Imika Faysal waa Faysal Turjumaan intii imika ay Nairobi joogeena wuxuu Ina Kaahin ku sameeyay indha sarcaad isagoo kolba Gaalad ama Gaal cadaana baraayay oo lahaa “Tani waa Heblaayo oo waa Inkaar looga dambeeyo arimaha EU da” ” Kani waa Hebal oo wuxuu belaayo ku qaba arimaha Bariga dhexe iyo kuwa Geeska Africa”. Kani, Tani, kuwani. Ina Kaahin, Ina Cabdi Dheere iyo Sheikh Samalana waxay filma ku matalayeen sidii aan ahaa berigii aan Norway imid . Dhoorayaal V. Heegana waa Wadani dhaba ayay isla soo tubeen. Lakiin belaayo waxay joogta Maalinta ay Faysal ka soo xidhaan guriga!!!!!!! Alla Mahad leh Osman Omar Dool Oslo Norway Qaran News
  4. Representatives with the Council on American Islamic Relations is calling on the Minneapolis Park Police Department to release information about an incident last summer. Four Somali-American teens, who were 13- and 14-years-old... Source: Hiiraan Online
  5. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Gaalkacyo afur iyo Casho sharaf u sameeyey isimada gobolka Mudug. Kulanka afurka ah kadib Madaxweynaha [...] Source
  6. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula jooga Ciidamada qalabka sida ee ku sugan furimaha hore ayaa saaka khudbad [...] Source
  7. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo kulan kula yeeshay qaar ka mid ah dhallinyarada gobolka Mudug. Gudoomiyaha ururka dhallinyarada [...] Source
  8. Ethiopia has witnessed a threefold rise in cyberattacks in the third quarter of the fiscal year compared to the first and second quarters. The country's security agency has recorded 488 cyberattacks in the last nine months of the current Ethiopian Source: Hiiraan Online
  9. (SLT-Hargeysa)-2 Qof Oo U Dhashay Dalka Bangladesh Iyo Laba Muwaadin Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Goor-Dhawayd Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO Source
  10. Somaliland: Plans To Invite Members Of Somalia Political Parties To Hargeisa The chair of Somaliland’s smallest opposition political party, UCID, Faisal Ali Warabe, declared to the media, that there are plans, to allegedly, invite senior members of the nascent political parties in Somalia to Hargeisa. Faisal Ali Warabe who is a member of a delegation from Somaliland currently visiting Kenya and consisting of UCID and Kulmiye members only, made the assertion after it was discovered that there were clandestine meetings with members of the Wadajir party in Nairobi. The Somaliland delegation led by the deputy chair of Kulmiye and Home Affairs minister, Mohamed Kahin Ahmed, met with the candidate for the presidency in Somalia, Abdishakur Warsame from the Wadajir party in Nairobi. According to the UCID chair, Fasial Ali Warabe, who has previously met with all manner of Somalia leaders, including the current “head of state”, Mohamed Abdillahi Farmajo, ” We will talk with everyone who understands and appreciates Somaliland’s cause, and we will them invite to Somaliland”. It is worth noting that all the nascent political parties in Somalia oppose the independence of Somaliland. It is not clear whether the administration of President Muse Bihi Abdi has given it’s blessing to such an undertaking or whether this is another flamboyant and ludicrous claim by Faisal Ali Warabe, who has a history of making outlandish statements. One thing is certain, no one has denied the meetings with the Wadajir officials, and the recent remark by the head of the Somalia Elections Commission that “a national elections in 2020” will include Somaliland and candidates from Somaliland adds to the mixture of intrigue and supposition. Whether these plans to invite politicians from Somalia to Hargeisa bear any fruit remains to be seen. Qarannews.com Qaran News
  11. DOZENS of women wearing hijabs clamoured to take a selfie with the new Mayor of Islington, who was hailed as an “inspiration” to young women at a Muslim celebration on Tuesday night. Source: Hiiraan Online
  12. A section of Somalia political leaders on Thursday met former Prime Minister Raila Odinga at his Capitol Hill offices. Source: Hiiraan Online
  13. A few years ago, Somali stock Exchange was created with the aim to attract investment and accelerate reconstruction of post-conflict Somalia. CNBC Africa spoke to Hassan Dudde, Chief Executive Officer to share more on the achievements. Source: Hiiraan Online
  14. Somali national has been found guilty of assaulting a Kenyan politician and causing him permanent disability. Source: Hiiraan Online
  15. Somali national has been found guilty of assaulting a Kenyan politician and causing him permanent disability. Source: Hiiraan Online
  16. NEW YORK, UNITED NATIONS, Al-Shabaab has significantly increased its attacks in Mogadishu, with explosions in the Somali capital occurring on an almost daily basis in the past two months, the United Nations secretary-general said in a report issued on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  17. Government of the United Kingdom is providing a mammoth amount of £8 million for humanitarian support to Somalis affected by the current drought. The funds will go towards providing food security, nutrition, clean water, basic health services and livestock vaccination. This additional support will provide a significant boost to those affected by the drought. Source: Hiiraan Online