Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    208,540
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa galabta James Christopher Swan u magacaabay ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya. Mr Swan oo 56 jir, una dhashay Mareykanka ayaa loo magacaabay booskii uu banneeyay danjire Nicholas Haysom oo 31kii December sannadkii tegay dowladda Soomaaliya dalka ka ceyrsisay. Danjire Swan waa safiir hore, wuxuu ka soo shaqeeyay guddiga Xiriirka dibedda ee Baarlamaanka Mareykanka. Sannadkii 2008 – 2001 wuxuuna ahaa safiirkii Mareykanka u fadhiyay Djibouti. 2011 – 2013 wuxuu dowladda Mareykanka u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya, maadaama uusan jirin danjire rasmi ah oo dowladda Mareykanka u joogay Soomaaliya. 2013 illaa 2016 wuxuu ahaa danjirihii Mareykanka ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo. Meelaha kale ee uu ka soo shaqeeyay waxaa ka mid ah Cameroon, Nicaragua iyo Haiti Maanta oo 30ka May, 2019 waxaa loo magacaabay Ergeyga QM ee Soomaaliya iyo madaxa Xafiiska UNSOM. PUNTLAND POST The post Xoghayaha Qaramada Midoobay oo ergey cusub u magacaabay Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Koox hubeysan ayaa xalay abaare 11:00 habeenimo Garasbaaley ee gobolka Banaadir, gaar ahaan aagga Tabeellaha Sheekh Ibraahim ka afduubtay nin Bakhaar Ganacsi ku lahaa halkaasi. Ninkan oo magaciisa lagu soo koobay Xasan ayaa xalay rag hubeysan oo watay Gaari Kaarib ah ugu tagay goobtiisa Ganacsi, kadibna iyaga oo u xiray Garba Duub, islamarkaana Indhaha ka xiray ayay kala dhaqaaqeen halkaasi. Dadka Deegaanka ayaa inoo sheegay in ninka la afduubtay la geeyay xaafad lagu magacaabo Baydhabo Yareey, halkaasi oo ugu dambeyn ay ku toogatay kooxdii afduubatay. Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in ninkan uu ka mid ahaa ragga sida hoose ula shaqeyn jiray Argagixisada Al Shabaab, islamarkaana maalmihii dambe si aad ah loola socday dhaq dhaqaaqiisa, inkasta oo aan arrintaas la caddeyn kairn. Qaar ka tirsan ehelada Marxuumka ayaa sheegay in wiilkooda maalmihii dambe telefoonkiisa gacanta uu ku helayay fariimo hanjabaad ah, balse aysan garaneyn cida dilkiisa ka dambeysay. “AUN Marxuum Xasan, magaraneyno cidii dishay, si arxan daran ayaa loo dilay, maalmihii dambe fariimo hanjabaad ah ayaa loo soo dirayay, wiilkeena qof shacab ah ayuu ahaa, magaraneyno sababta loo beegsaday”. ayuu yiri qof ka mid ah ehelka ninka la dilay. Hay’adaha ammaanka ayaa bilaabay dabagalka raadka lagu ogaanayo raggii dilka ka dambeeyay oo ilaa hadda aanan la ogeyn halka ay ka tirsan yihiin. Dadka Deegaanka gaar ahaan aagga uu falkan ka dhacay ayaa sheegay inay dareemayaan cabsi, waxayna tilmaameen in fiidka horeba ay iska xirayaan goobohooda Ganacsi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  3. Laba Gabdhood oo Hooyadood tshay Polish ayaa waxay raafinayaan Aabohood oo waagay yaraayeen ugu dambeysay, Ninka Soomaaliga ah ee ay Gabdhuhu sheegayaan inuu Aabohood yahay [...] Source
  4. Tobankaa danbe tawbada badi baan lahaayee. Waxa aan arkayaa in dadka qaar ay wax weyn u arkayaan saraakiil iyo ciidan ka soo jeeda Bariga Sanaag oo u goostay Maamulka Puntland, kadib markii sida ay sheegeen la amray inay Badhan qabsadaan. Dadka arrintan walaaca ka muujinaayay waxay u arkayaan in dhaawac soo gaadhay ciidanka qaranka Somaliland Waa nasiibdaro in qof Somaliland u dhashay gobolka uu doono ha ka soo jeedee uu u riyaaqo burbur ku yimaada ciidanka qaranka Somaliland. Ciidmada Somaliland waa kuwa suurtogeliyay in gees ka gees ay maanta nabad ahaato oo aanay la daruuf noqon waxa ka dhacaaya jaaarkeeda. Marnaba cududa ciidamada qaranka Somaliland noqon mayso mid wiiqanta, haddii uu madaxweyne Muuse Biixi amray in la tirakoobo oo lala xisaabtamana waanu soo dhawaynayanaa waa in ciidanka laga dhex waayaa sarkaal ku naaxa caaglayaal aan ummadda u diiwaan gashanayn oo isaga ku kooban. Maaha inaan mucaaradninada aanu doonayno in maalinta codka loo dareero aanu kursiga ku dhaafino madaxweynaha inay nagaga khaldanto ama ay indhaha na tirto oo aanu u sacaba tumayno burbur ku yimaada ciidanka Somaliland iyo guud ahaan nidaamka dawliga ah. Maaha ugub in saraakiil deegaankaasi la soo jeedaa ay marna Puntland tagaan marna Somaliland ku soo noqdaan. Somaliland, ayaa mar walba ka horeysa xifiltanka siyaasadeed”Somaliland first “. Mustafe Ciise ( Mustafe Shiine) Qaran News
  5. Wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland ayaa degmada Eyl ee gobolka Nugaal waxa ay ku qabatay doorashada guddoomiyaha iskaashatada kaluunka ee ee degmada Eyl iyo [...] Source
  6. Guddiga dib uhabaynta Hay,adaha dowladda ee gobolka Mudug ayaa maanta bilaabay kormeero ay ku samaynayaan xarumaha dowladda ee gobolka Mudug. Guddigan ayaa waxaa guddoomiye u [...] Source
  7. PRESS RELEASE Libya: Over 47,000 people reached with critical aid since start of Tripoli clashes Humanitarians are extremely concerned about the safety and wellbeing of 3,400 refugees and migrants trapped in detentions centres already exposed to, or in close proximity to fighting GENEVA, Switzerland, May 30, 2019/ — The ongoing conflict in and around Tripoli continues to drive civilian casualties and displacement. Some 146 civilian casualties, including 40 civilian deaths, have been recorded to date. As these figures include only those cases that could be individually verified as civilian, they must be considered a minimum. 82,300 people had to flee their homes in search of safety, according to displacement tracking by the International Organization for Migration. Half of them are estimated to be children. Humanitarians estimated that over 100,000 civilians remain in immediate front-line areas, with over 400,000 more in areas directly impacted by clashes (within 1 kilometre of the front). Concerns are high for civilians remaining these areas, as conditions deteriorate and emergency services are unable to get through. Humanitarians are extremely concerned about the safety and wellbeing of 3,400 refugees and migrants trapped in detentions centres already exposed to, or in close proximity to fighting. Access to food, water and healthcare is severely restricted at these facilities. Refugees and migrants outside of detention centres are also at heightened risk, and face discrimination in accessing collective shelters and other services. Where access allows, humanitarian partners have reached over 47,000 people with critical aid since the onset of Tripoli clashes in early April. However, insufficient access and an outstanding funding gap are severely hampering response operations. To date, the Humanitarian Flash Appeal for US$10.2 million for the Tripoli response is only 40 per cent funded or pledged. In May, CERF allocated US$ 2 million to support immediate requirements in the appeal, including the provision of emergency health services. Funding towards the Libya Humanitarian Response Plan remains only 10.5 per cent funded. Limited access to food, water and electricity Water and electricity cuts are being reported from frontline areas. Water supply from the ‘Man-Made River’ (MMR) network into Tripoli has reduced by 37 per cent. Some 1.5 million people, including 600,000 children, rely on the MMR as their primary supplier of freshwater. Reduced water supply is the result of a stall in required maintenance works to the network, as international workers were evacuated in context of the hostilities. Disruptions at pumping stations have placed additional pressure on the limited water supply. An apparently deliberate shutdown at a water pumping facility in Zliten on 26 May temporarily disrupted water provision to the coastal cities of Misrata, Garabolli, Al Khoms and Zliten. The week before, on 19 May, an armed group had stormed a pumping facility in Jabal al-Hasawna, temporarily disrupting water supply to Tripoli and the western region. “Continuous attacks on the water system further jeopardize levels of health and hygiene among the civilian population”, the UN Humanitarian Coordinator for Libya Maria Ribeiro warned last week, “particularly those most vulnerable, including children, and cause further hardship and possible displacement.” Supply lines to six power stations in the outskirts of Tripoli have been severed as a result of the clashes, disrupting electricity supply in conflict-affected areas, according to Libya’s main national electrical company. Technical teams have been unable to inspect the damage or carry out repairs due to the security situation. Cuts to electricity, used for water pumping, further impact the availability of water in affected areas. Market access and availability of food is very limited in conflict areas. Humanitarian actors continue to appeal for a humanitarian truce to allow civilians trapped in conflict areas to move freely to safer areas and for assistance to reach those in urgent need. Women and girls at risk of sexual exploitation and abuse The risk of Gender-based Violence, particularly sexual exploitation and abuse, continues to increase as a direct result of ongoing conflict. An increasing degree of lawlessness has been reported in conflict areas, including sexual violence perpetrated by combatants. Food insecurity, decreased cash liquidity and market access and availability of water and electricity are all critical factors that further expose women and girls already traumatized by the ongoing conflict and who, as a result, need of some form of psychosocial support, safety and protection. Non-Libyan women and girls are at greater risk of GBV, further heightened by their overall more limited shelter options. UNFPA in collaboration with implementing partners has deployed mobile teams comprised of specialized social workers and psychologists to provide GBV-related services to IDPs in collective shelters and urban settlements. But funding to upscale GBV programming in the outskirts of Tripoli is urgently needed. Distributed by APO Group on behalf of Office for Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA). View multimedia content SOURCE Office for Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA Qaran News
  8. (SLT-Washington)-Nin ayaa isku hor-gubay Aqalka cad ee looga Arrimiyo Dalka Maraykanka. Masuuliyiinta Maraykanka oo arrintan ka hadlay ayaa sheegay in Ninkaasi markii uu Dabka is-qabadsiiyey isagoo dhaawac ah la geeyay Cisbitaal, laakiin uu Geeriyooday Arbacadii Shalay. Booliska Caasimadda Washington oo Subaxnimadii Khamiista Maanta ka hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in lala tacaalay in la bedbaadiyo Ninkaasi, laakiin uu Dhaawaca dabka ka soo gaadhay u geeriyooday. Warku wuxuu intaa ku daray, madaxda Maraykanka ayaa weli raadinaya inay ogaadaan sababta uu Ninku isku gubay. Ninkan oo Warbaahinta Maraykanku Magaciisa ku sheegeen Arnav Gupta, ayaa ka hor intii aanu is gubin ka yimid Gobolka Maryland. Mr. Arnav Gupta oo Ciidammada gurmadka deg-degga ah ee Aqalka Cad isku dayeen inay bakhtiyaan, ayaa muddo dhex wareegayey Cawska ku yaalla Xagga hore ee Madaxtooyada. Warbaahintu waxay sheegtay in jidhka Mr. Arnav Gupta uu dabku saameeyay 85%. Waxa kale oo ay Warbaahintu soo tebisay in Ninka is gubay, xilliga uu dabka isqabadsiinayey uu xidhnaa Shaadh ay uu ku qoran yahay Magaca Maraykanku (USA). Dadkii la kulmay Ninka isgubay ayaa Warbaahinta CNBC la wadaagay dareenkooda “Qof kastaa wuxuu Argagaxay, waxay ahayd argagax..” ayay tidhi Gabadh dhallinyaro ah oo Magaceedu yahay Alina Berzin Maaha markii koowaad ee Qof sidan isku gubo, laakiin sannadkii 2017-kii Nin 45 jir ah ayaa isku hor gubay Huteelka Trump ee Pennsylvania. Source
  9. (SLT-Hargeysa)-Xuseen Faarax Aadan (Xuseen Dheere) iyo Xayle Xaaji Diraac, oo ahaa taliyeyaashii guutooyinka 93aad iyo 116aad ee gobolka Sanaag ee ciidanka Millatariga Somaliland, ayaa lagu soo warramayaa in ay u goosteen dhinaca Puntland. Taliyeyaashan goostay ayaa ku andacoonaya in Somaliland ay ku amartay, inay dagaal ku qaadaan degmada Badhan balse ay diideen. Baraha bulshada ayaa lagu faafiyay Sawirro ay ka muuqdaan taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee gobolka Sanaag Cabdillaahi Cumar Cashuur oo ay weheliyaan Xuseen Faarax Aadan (Xuseen Dheere) iyo Xayle Xaaji Diraac. Maalmihii u dambeeyay waxa Badhan joogay Wasiirro ka socday Maamul-gobolleedka Puntland, kuwaasi oo uu Shalay ku soo biiray Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, kaasi oo qayb ka ahaa hawlaha siyaasadeed ee Puntland ay deegaankaasi ka hayso. Badhan, waxa dhanka Somaliland ka joogay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, kaasi oo halkaa gaadhay Maalin ka dib Xuskii 18-ka May. Ma Jirto, Cid ka mid ah Masuuliyiinta Dawladda Somaliland oo arrimaha ka socda Badhan ka hadashay, iyadoo Dadka siyaasadda faalleeya qaarkood sheegayaan in Puntland ay Siyaasad ahaan Badhan kaga Adkaatay Somaliland. Source
  10. New York (Caasimada Online) – Xoghayaha guud ee QM, Antonio Guterras ayaa James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka u magacaabay inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya. James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa horey u ahaa safiirka Mareykanka u qaabilsan Jabuuti, wuxuuna beddelayaa Nicholas Haysom oo horey ay usoo cayrisay dowladda Soomaaliya. Naga fili faahfaahin dhowaan Insha Allah.
  11. (SLT-Boorama)-Badhasaabka Awdal Oo Ka Hadlay Sababta Uu Muddo Bil Ku Dhaw Uga Maqnaa Gobolka, Halkan hoose ka DAAWO Source
  12. A Sudanese rebel leader has returned home despite a 2014 death sentence given in abstentia, saying he will stay even though Sudan's military junta has asked him to leave. Source: Hiiraan Online
  13. (SLT-Hargeysa)-Guddoomiyihii gobolka Badhan ee Somaliland Cali Xuseen Maxamed, ayaa xilkaasi iska casilay maanta, isagoo ku biiray dhanka Puntland. Wuxuu ku sheegay sababta uu isku casilay in ay tahay ka dib markii uu diiday amar kaga yimid dhanka Somaliland, kaasi oo ahaa in Badhan dagaal lagu qaado. , Halkan hoose ka DAAWO Source
  14. (SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland, ayaa ka soo horjeestay go’aankii wasaaradda diinta iyo awqaaftu ay ku mamnuucday in kor loo qaado Sameecadaha Masaajidda, xilliga lagu gudo jiro salaadda Taajudka. Xildhibaanku wuxuu sheegay in dadka reer Somaliland aanay ka khayr badnayn ehelkii Nebiga, sabab hoos loogu dhigo sameecadaha masaajidduna aanay jirin, Halkan hoose ka DAAWO Source
  15. Soomaalidu waa inay hurddada ka kacdaa, dalka Soomaali baa iska leh maamulkiisana dowlada Soomaaliyeed baa iska leh, Qarammada Midoobay (QM), haddii ay Soomaaliya u joogto inay iyada xukunto oo madax ka noqoto ma aha mid laga yeelayo, madaxda Soomaaliyeedna waa inay shaxaadka iska dhaafaan oo aysan baryin waxay xaq u leeyihiin! Xummaanta iyo handdadaad ay dalalka shisheeyaha ah ku hayaan madaxda Soomaaliyeed isla markaasna ay la aamusayaan ama ay qarsanayaan waa habacsanaanta ugu ugu weyn eek u habsatay shacabka Soomaaliyeed…waa dhab khilaafaad dhexdeenna ah ayaa jira shacab ahaan laakiin ma waxaa dawo u noqonaya in maalin kasta madaxda Soomaaliyeed iydoo shacabkeeda ka cabsanaysa lagu cadaadiyo waxaan danta dalka u cuntamin!…shacabku waa inuu isu diyaariyaa inay dalkooda difaacdaan, side bay ku dhici karayso in sharciyo aanan annaga lahayn dalkeena lagu xukumo, side bay ku dhacaysaa in maamulka dalka nin aan u dhalan ama aysan dowladda keensan uu ku lug yeesho, side bay ku dhacaysaa in maalin kasta layna dulmiyo iyadoo laga faa’idaysanayo colaadda aan sababta lahayn ee layna dhex dhigay?!… waxaynu ka hadlaynaa Al-SHabaab!…Al-SHabaab laynagu xuxin maayo, Argagixiso haddii ay yihiin annaga ayeey inoo yihiin, waxay dilaan waa annaga, waxay dhacaan waa annaga, waana iska celin karaynaa oo shaki taas kuma jiro!…Ma suuro gal baa in dalkeena, diinteena, iyo sharafteena lagu qabsdao Al-SHabaab baan la dagaalaynaa, uma baahnin cid Al-SHabaab la dagaasha annaga isga filan, laakiin waxaan u baahnnahay dowladdana aan ka rabnaa inay ka shaqayso marka hore in ciidammada shisheeyaha ah ay dalka Soomaaliya ka baxaan!…Bal aan is aragno annaga iyo Al-SHabaab!…. Somaaliya waxaa runtii Argagixiso ku ah nin kasta oo aan Soomaali ahayn oo baddeeda iyo berrigeeda jooga, waayo waxaa hubaal ah sharcigu uu ku joogo inuusan ahayn mid uu oggollaaday si sharaf ku dheehantahay qaynuunka Soomaaliyeed laakiin ay tahay cabsi gelin iyo itaal sheegasho in yar mooyee!…. SHacabka Soomaaliyeed waa ay hurddaan, arddayda jaamacdaha dhigata, waa inay ka dhiidhiyaan waa inay hoggaanka xoreynta dalka qaataan, waa inay ku mudaaharraadaan dunida tusaan dulmiga lagu hayo shacabka Soomaaliyeed una sheegaan QM iyo kuwa magaca Beesha Caalamka ku qaraabta inay faraha kala baxaan arrimaha Soomaaliya!…waraka soo baxaya waxay tilmaamayaan in maamulka hawada Soomaaliya loo magacaabay oo ay isaga hooseeyaan labo nin oo Itoobiyaan ah!…waxaana taas qasab ka dhigay QM!… QM ma iyada dalka iska leh? Beesha Caalamka iyo QM miyaa dalka iska leh mase iyo ummadda Soomaaliyeed baa iska leh? Farmaajo iyo KHeyre, iyagana inay Maya yiraahdaan maxaa u diiday? Ma cirkaa soo dumiya?!…Ardayda Soomaaliyeed haddii ay mustaqbal dalkooda ka rabaan, haddii ay rabaan iyaga oo soo taagaan inaan la dhaxal wareejin waa inay hoggaamiyaan kacdoonka “Somali Spring!” waxay xaq u leeyihiin inay meel kasta ka eryaan shisheeyaha dalka jooga, waxay xaq u leeyihiin inay diidaan dulmiga, waxay xaq u leeyihiin ka hor tagaan in qaranimmada dalkooda lagu xad gudbo!…waxay xaq u leeyihiin inay ka hor tagaan wax kasta oo qaynuun ah wax u dhimaya qaranimadooda!… burbur 30 sano ah ka dib baa laydin guumeysanayaa tan baa ka daran Al-SHabaab!… Waxaa intaas ka daran oo yaab in madaxda Soomaaliyeed ay ku baryootantay haddii aan Soomaali la keenayn in Itoobiyaanka laga dhaafo laakiin laga diiday oo sidaas lagu qasbay!…hadaysan waxba maya oran Karin maxay dadka u hor fadhiyaan…Dalka Farmaajo iyo KHeyre iyaga gaar uma laha, wixii dhibtiisa ah waa in la helaa arday diidaysa shacab ka dhiidhinaya oo dagaalamaya, waa in la helaa dhallin yaro ilaashanaysa dhaxalkii awoowgood!…Al-SHabaab nin aan ka baryeyno inuu innaga cesho ma jiro, dadka Soomaaliyeed dulmi intaas ka badan ma qaadanayaan, hawada Soomaaliya Itoobiyaan inuu maamulo ma aha mid ay dadka Soomaaliyeed yeelayaan! Mana qaadan doonaan madiidinimo iyo gumeysi qarniga 21aad!…Odayaasha DHaqanka, doorkooda waa inay gartaan, dullaanku waa cadyahay, haddii aad sugaysaan in xabbad laydinku rido laydinkuma ridayo, manta dunida waxaa laysku qabsaday cabsi gelin, caga jugleyn, kala qaybin, isku dir, iyo san-dareeto, waa laydin kala qaybiyay, waa laysku kiin diray, kuwii caqliga idin noqon lahaa baa sandareeto lagu haystaa, ha suginna inta laydinku soo duulo in xabbad laydiin soo qaato, taas waxay immaan karaysaa markaad fahmtaan tan hadda laydinku hayo!…Hay’ado samo-fal ma jiraan wax la yiraahdo, kuwa aad leedihiin Samo fal bay inoo keenayaan dadkoodaba ma siiyaan maxay adinka idinka dhigayaan?!…Bal ii sheega!…nin hooyadii muxuu adiga wax kuu siiinayaa?!… Bal wax kale iska daayee, ma wixii ay awoowayaasheen u soo dhinteen oo dhiiggooda u hureen baan manta innaga, dhallin yaradeenna, waayeelkeena, ardaydeen, dowladdeena iyo qof kasta oo Soomaali ah aan ku difaaci kar la’nnahay oraahdeenna!…waaba suuro gal in laynnagu soo duulo!…Kenya iyadu dhaar bayba arrintu maraysaa, waxaadna moodaa shacabku inuu dansanyahay, dowladdii baraarujin lahaydna af-duub lagu haysto!… Qarmmada Midoobay, iyo waxa Beesha Caalamka loogu yeero, waxay innagula dagaaleen oo ay ina bareen laaluush, wax is-daba marin, way isku kaaya direen, labo mas’uul oo Soomaaliyeed ma wada hadli karayso haddii uusan joogin nin ka socda waxa Beesha caalamka loogu yeero ama aysan iyaga u soo sheegin inay wada hadlaan iyo waxa ay ka wada hadlayaan, ama uusan joogin basaas Soomaaliyeed oo iyaga mushaar ka qaata!… Mararka qaarkood waxaan is weydii madaxda Soomaaliyeed waxaan wax ka badanee ma wada sixranyihiin?!…umaanta uma baahnin fulay, af-garooc, iyo nin aan dadkiisa u sheegi karin khaladaadka uu arkayo…midda kale shacabka Soomaaliyeed qaarkood ha ku baraarugsanaadaan QM macnaheeda ma aha meel gar-soor, waxaan arkay dad badan ama xataa suxufiyiinteenna qaarkood u macnayniya, waa meel laysugu itaal sheegto, waxaana loogu kala awood badanyahay hadba sida dhaqaalaha lagu bixiyo loogu kala badanyahay, iyo sida look ala cudud weynyahay, waana sababta keentay in shanta dal ee is bidaya inay yihiin quwadda adduunka aysan ka dhicin xubinimmada golaha ammaanka, waxaana mar kasta sharci ka noqda waxa ay shantaas isku af gartaan, marka laga reebo arrimaha guud ahaan adduunka aysan inta badan isku diidanayn!…Ariintan in hawada Soomaaliya ay laba nin oo Itoobiyaan isaga hooseeyaan sinna looma aqbali karo, mana aha dowladda Soomaaliyeed inay yeesho haddii kale, waxaa uga sharaf iyo roon inay iska cazilaan xilka ma yeeli karno arrintaas!…Aaaway Farmaajo waa wadani?!…aaway dhallin-yarradii dhaxalka dalkaan iska lahayd?!…maali kasta Itoobiya!…waa shaki la’aan arrimuhu way wada socdaan, dowladda Itoobiyana arrimahan waxbay ka ogtahay!… laakiin aaway shacabka Soomaaliyeed?!… Biyo intaysan ku soo gaarin baa layska moosaa!…Itoobiya iyo Kenya kuwa dabada ka riixay waa kuwa hadda doonaya inay inoo jaro baraan inay Itoobiya dalka ina leedahay macanaha ka dambeeya in laynagu qasbo oo sanka laynaga geliyo inay niman Itoobiyaan ah madax ka noqdaa hawada Soomaaliya macne kale ma laha, sida Hasha maqaarka loo oggoleysiiyo!… SHaki la’aan waa heerkii u dambeeyay, arrintu ma aha mid sheeko iyo hadal joogta!…KHeyre isagaan u haysanaa in dastuurka loo furo in aajnabi la shaqaaleeyo, waayo Murasal awalba waxaa loo haystay inuu yahay nin la keensaday, mase la hubaa KHeyre inuu yahay Soomaali qab-weyn oo madax adag o tiisa ku socda oo ka madax bannaan waxa beesha Caalamka loogu yeero?!…Arrintani khtar weyn bay qaranimmada iyo jiritaank dalka ku tahay, mana aha in la yeelo iyada iyo wixii la eeyni ahba!…waan hawl dhallin-yarada iyo ardayda ay tahay inay ka dhiidhiyaan!…Siday ku socoto!…Saansaanta!…maxaa kuu muqda?!…Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu wan qali! W/Q: Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  16. (SLT-Washington)-Dawladda Maraykanka ayaa Eritrea ka saartay liiska Dalalka la rumaysan yahay inay gacan siiyaan Ururrrada Argagixisada ah. Arrintan oo guul diblumaasiyadeed u ah Qarankan ku yaalla Geeska Afrika, ayaa waxa lagu qoray Diwaanka Federaalka ee Maraykanka, sida laga soo xigtay Wakaaladaha Wararka Arbacadii Shalay. Dawladda Maraykanku waxay hore Eritrea ugula talisay inay siidayso Maxaabiista siyaasadda u xidhan iyo Muwaadiniin kuwo Maraykan ahi ku jiraan oo ku xidhan Jeelasha Eritrea. Dadka Maraykanka ah ee ku xidhnaa Eritrea waxa ku jiray Shaqaale hoosaadkii Safaaradda Maraykanka. Waxa kale oo Maraykanku uu Dawladda Eritrea ka dalbaday inay fasiraad ka bixiso inay hub ka iibsatay Dawladda Waqooyiga Kuuriya. ilaa sannadkii hore markii Xidhiidhkii Itoobiya iyo Eritrea hagaagay, Eritrea waxay samaysay dedaallo diblumaasiyadeed, kuwaasi oo ay la samaysay Jaarkeeda iyo Bulshada Caalamiga ahba. Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa isaguna Eritrea ka qaaday Cunaqabataynta, taasi oo loo saaray inay taageerto Kooxaha Xagjirka ah ee ka dagaalama Soomaaliya awgeed. sannadkan, muddo 14 sanadood ah waxa markii ugu horraysay Eritrea booqday Wefti ka socda Koongarayska Maraykanka. Source
  17. The US goal in Somalia is to weaken al-Shabaab militarily in order to achieve a political settlement, senior officials of the US Africa Command said on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  18. The Seychelles Supreme Court has formally charged five suspected Somali pirates who were transferred to Seychelles by EU NAVFOR in April, the Police said on Tuesday. The five suspects were transferred to Seychellois authorities by the EU NAVFOR Somalia Operation Atalanta on April 26 after being captured by the EU NAVFOR’s flagship ESPS NAVARRA. The suspects were transferred to Seychellois authorities in accordance with a transfer agreement between Seychelles and the European Union with support from the UN Office on Drugs and Crime (UNODC) and first appeared in court on Monday, April 29. The police said that all five suspects will reappear in court on June 7. One of the pirates had been arrested and transferred to Seychelles’ authorities in November 2017 and was repatriated in December 2018, the police added. Seychelles, an archipelago in the western Indian Ocean, is geographically close to the Somali coast and has placed itself at the forefront of the fight against piracy since 2005. The island nation since then has been working with international partners to apprehend and prosecute suspected Somali pirates. In 2015, the island nation set up a modern court complex that has special jurisdiction to hear cases related to such crimes. View the full article
  19. Al-Shabaab has claimed great victory over heavy combat with Somali and Kenyan troops in southern Somalia on Thursday. The militant group said its combatants managed to briefly seize a military base in the town of Afmadow in Lower Jubba region. There were no independent sources verifying the claim. The fighters clashed with Kenyan soldiers serving under AMISOM in the outskirts of the town, but, no casualties have been reported so far. Somali military officials in the region are yet to comment on the latest clashes. View the full article
  20. Dowladda Puntland ayaa dallacsiiyay saddex taliye ciidan oo ka baxay Somaliland kuna biiray ciidamada Daraawiishta Puntland ee gobolka Sanaag. Munaasabad ka dhacday degaanka Balli-busle oo hoostaga degmada Buraan ee gobolka Sanaag ayaa derejada G/sare loo dallacsiiyay Xuseen Faarax Aadan (Xuseen Dheere) iyo Xayle Xaaji Diraac halka taliye jaamac Dhakaar loo dallacsiiyay derejada G/dhexe. Xuseen Dheere iyo Xayle Xaaji ayaa ka dallacay derejada G/dhexe oo ay uga burburtay dowladdii Kacaanka Soomaaliya iyagoo aan wax dallacaad ah ka helin Somaliland mudadii ay ka tirsanaayeen ciidamada maamulka. Ex. Gashaanle Jaamac Dhakaar oo hadda loo dallacsiiyay G/dhexe ayaan isna mudada uu ka tirsanaa ciidamada Somaliland wax derejo ah ka helin taliskaaasi. Sidoo kale Puntland ayaa munaasabadda kula wareegtay in ka badan 1000 askari oo ay hoggaaminayan taliyaasha la dallacsiiyay ee ka soo baxay ciidamada Somaliland. Dhinaca kale isla munaasabadda ayaa billad sharaf lagu siiyay guddoomiyihii Somaliland ugu magacownaa gobol ay ula baxeen Badhan kaasi saaka ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi islamarkaana ku biiray Puntland. Munaasibaddan waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha golaha wakiilada dowladda Pumtland wasiirka amniga Xildhibaanno iyo saraakiil ciidan. PUNTLAND POST The post Dowladda Puntland oo dallacsiisay taliyaashii ka soo baxay Somaliland appeared first on Puntland Post.
  21. Dowled gobaledka Galmudug ayaa sheegtay in ay joojisay wada shaqeyntii ay kala dhaxeysay dowladda federalka ee Soomaaliya. Maamulka ayaa xusay in dowladda dhexe ay faragalin iyo burbirin ay ku hayso maamul gobaledyada xubnaha ka ah dowladda dhexe gaar ahaan Galmud taasna ay sabab u tahay in uu maamulku joojiyo wada shaqeyntii kala dhaxeysay dowladda federalka, Markii ay arkeen faragalinta, kala qeybinta iyo burburinta Galmudug oo ay wadaan madaxda dowladda federalka. Markii uu arkay isku dayga madaxdu ay ku doonayaan afduubka dowlad gobaledyada dalka gaar ahaan Galmudug. Marka aan araknay ku tumashada arrimaha masiiriga u ah dalka sida. Sharciga Batroolka Arrimaha amniga Sharciga canshuuraha. cunaqabateenta dhaqaale sida (canshuuraha kaluumeysiga iyo qoondadii Galmudug ku laheyd miisaaniyadda dalka iyo qeybtiii miisaaniyadda beesha caalamka) Is-hortaaga mashaariicda horumarineed ee deegaanada dowlad gobaledka Galmudug. Qoraalka ka soo baxay dowled gobaledka Galmudug ayaa waxa uu imaanayaa aydoo asbuucii tagay dowled gobaledka Puntland ay shaacisay in ay joojisay wada shaqeytii dowladda federalka ayadoo bandhigtay cabasho kuwan la mid ah. Halkaan ka aqriso Source: goobjoog.com
  22. Waxaa Dhawaan soo qorey Hilib arri oo laga keeney Australia oo ay keenaan UN iyo AMISOM kaasoo la soo geliyaa Suuqyada magaalada Muqdisho isagoo Ganacsi ah. Waxaa Xuuraansi ku hayey Ganacsiga ka socda Deegaanka Xalane waxaana arrimahaan wax ka weydiiyey Dad badan waxay ii sheegeen in Badeecooyin badan iyagoo Konteenaro ku jira Dekedda laga soo saaro waxaana la yaab leh in aan Konteenaradaas aan la baarin isla markaana aan laga qaadin wax canshuur ah. Ganacsato Soomaaliyeed ayaa Dibada ka keeni jirey Hilibka Digaaga haatan ogow in Hilibkaas ay keenaan Shirkado Shisheeye oo Degen Xalane kuwaa ka iibiya Bulshada Soomaaliyeed waliba si aad ah uga Faaiidaan maadaama aan laga qaadin wax Cashuur ah iyadoo Xalane lagu soo geliyo Magaga UN ka iyo AMISOM, wuxuuna Ganacsiga faaiidada badan suuqa ka saareen Shirkado Soomaaliyeed oo Hilibka Digaaga keeni jirey. Sidoo kale waxaa Xalane ku yaal Hotel kuwaa Suuq Xumo ku ridey Ganacsatadii Hotelada Muqdisho. Sidoo kale waxaa Xalane lagu rakibey Washado sameeya Biyaha Nadiifka Water-ka iyagana Canshuur lagama qaado. Waxay Dadkaas ii sheegeen in Waxaas oo Badeeco ah ee laga soo dejiyo Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha waxaana Ganacsiga dadban ee ka socda Xalane uu u muuqdaa Mid Cuuryaamiyey Ganacsatada Soomaaliyeed. Waxay ii sheegeen in Wasaarada Maaliyada looga Dacwoodey si ay u baarraan konteenarad ay keenaan UN iyo AMISOM taasoo Wasaarada maaliyada wax ka qaban weysey. Sidaa Darteed waxay sheegeen in Wasaaradda ay u xoog weyn tahay Ganacsatada ee haatan ay ku socdaan Cunaqabateyn Dadban, iyagoo sheegey in haddii aan wax laga qaban Ganacsiga Cabshuur la’aanta ee Faaiidada badan ee ka socda Xalane aysan bixin doonin wax Canshuur. Sawirka waa Hilibka Ari ee laga keeno Dalka Australia oo lagu iibiyo Suuqyada Muqdisho kaasoo Mustaqbal Cuuryaamin doono Ganacsiga Xoolaheena.Digaaga,Hotelada iyo Badeecooyinka kale. W/D: Amiin Yuusuf Khasaaro
  23. Magaalada Balli-busle ee gobolka Sanaag ayaa waxaa maanta lagu qabtay xaflad wayn oo lagu soo dhoweynayo ciidamo, saraakiil iyo guddoomiyihii gobolka Sanaag ee Somaliland Cali [...] Source
  24. The US goal in Somalia is to weaken al-Shabaab militarily in order to achieve a political settlement, senior officials of the US Africa Command said on Wednesday. “We’re not talking about annihilating it, getting rid of it completely,” Ambassador Alexander Laskaris, Africom’s civilian deputy commander, said of Shabaab in a press briefing. Instead, he explained, the US aims to “slowly degrade it, reduce it to manageable proportions.” Insurgencies of the sort underway in Somalia for more than a decade are likely to end by means of “a hybrid of military pressure and political accommodation,” Mr Laskaris suggested. “I don’t care how it’s done,” he added in regard to the way in which a political settlement might be reached between Somali warring parties, “but it needs to be done consistent with Somali culture.” EXIT RAMP The political dimension of the conflict in Somalia is at least as important as the military dimension, Mr Laskaris said. Engaging with Somali civilians while exploiting divisions within Shabaab is less expensive and potentially more effective than military operations, he noted. “Al-Shabaab is not a monolith,” the State Department official said. Some of the clans and sub-clans that supply it with fighters may be more willing than other sources of Shabaab strength to strike deals with Somali authorities, he suggested. “It’s appropriate to explore how to coax people off the battlefield,” Mr Laskaris added. A key aim, he said, is to “create an exit ramp” whereby defectors can safely leave Shabaab’s ranks. The stepped-up US air attacks on Shabaab targets have put the group “on the defensive,” added Rear Admiral Heidi Berg, Africom’s intelligence director. “They are on the defensive, restrained in their movement and broken in their ability to command their forces,” she said. DEFECTIONS Strikes from the skies, which Africom says have killed scores of Shabaab fighters, have disrupted the group’s command-and-control capabilities, limited its mobility, and spread fear and mistrust within its ranks, Ms Berg said. Defections have increased as a result, she said. The toll taken by US attacks is “challenging clans’ willingness to support al-Shabaab… as they see their recent recruits being killed,” Ms Berg told journalists on Wednesday, from Stuttgart, Germany- the Africom headquarters. She cautioned, however, that Shabaab remains a resilient organisation still able to carry out assassinations and deadly bombings. “Al-Shabaab remains adaptive, resilient and capable of attacking Western and partner interests in Somalia and East Africa,” she said. The Islamist militants are “well positioned to take advantage of a security vacuum should the AU continue its draw-down,” Ms Berg warned. ACTION Created in October 2007, the US Africa Command (Africom) is one of six of the US Defence combatant commands around the world and is charged with military relations with African nations often through the African Union. In Somalia, it has focused on aerial support, targeting militants as the African Union Mission in Somalia (Amisom) troops and those of the Somali National Army battle from the ground. But some critics say every of those drone ambushes has thrust the militants into action for revenge. “Airstrikes were deemed to have degraded Al-Shabaab’s operational capability and freedom of movement,” Secretary-General Antonio Guterres told the UN Security Council in a report last week. “They have also led, however, to increased Al-Shabaab movement into urban centres, in particular Mogadishu, where their forces are less likely to be targeted from the air.” Shabaab retains resources sufficient to continue its fight, Mr Laskaris acknowledged indirectly. He noted that the insurgency pays its soldiers more generously — and more reliably — than the Somali government does in the case of its own troops. A third Africom official — Chief Master Sgt Ramón Colón-López, the command’s senior enlisted leader — said at the briefing that one of his duties in regard to Somali government troops is to help ensure they are being paid and fed properly “so they don’t go fighting for the wrong side.” “In countering terrorism, the State as impartial mediator is so important to solving all levels of disputes. State actors need to have a commitment to remain a neutral arbiter. Citizens are going to terrorist organisations for basic justice.” Source: Daily Nation