Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    208,559
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Wadada Garoowe iyo Sin-ujiif Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay bilowga dhismaha wadada weyn ee Garoowe iyo Sin-ujiif [...] Source
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay inay xubno ka tirsan kooxda Daacish ku dileen duqeyn 4-tii bishan ka dhacday buuraha Goolis ee gobolka Bari ee Soomaaliya. Duqeyntan ayaa ah tii toddobaad oo bishii u dambeysay lala beegsado kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab ee buuraha Goolis. “Waxaan sii wadi doonnaa inaan cadaadis saarno shabakadaha argagixisada Soomaaliya, si dowladnimada ay u hanaqaado” waxaa sidaas yiri Jeneral William P. West, oo ah agaasime ku-xigeenka howl-gallada ee taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM). Jeneral West ayaa sheegay in Mareykanka iyo dowladda Soomaaliya ay sii wadi doonaan inay ka faa’iideystaan fursadaha ay ka helaan kooxahan argagixisada si loo arbusho howlgalladooda, loona wiiqo awooddooda. Weerarkan dhacay Arbacadii ayaa waxaa lagu dilay lix ka mid ah kooxaha mintidiinta Daacish. Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay inay rumeysan yihiin in dad shacab ah aysan wax ku noqon duqeyntii ugu dambeysay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  3. Washington takes unusual step of calling on kingdom to bring about end to military crackdown Source: Hiiraan Online
  4. Somaliland: Kenya Turns It’s Head To Hargeisa As the relationship between the Republic of Kenya and the federal entity in Mogadishu takes a turn for the worse, the powers that be in Nairobi are gradually turning their heads towards Somaliland. Kenyan citizens live and work in Somaliland. Kenyan business people have large investments in Somaliland, and more to come, Insha’Allah. The Somaliland authorities regularly work with the Kenyan colleagues on education, health, security, agriculture, fishing, transports and so on. Kenyan parliamentarians were present at the recent 18th May celebrations in Hargeisa. So, the economical, social and cultural ties are firm and lasting. Some commentators, Yusuf Garad, for example, ex-BBC Somali honcho, currently unemployed and frustrated, want to blame Somaliland. They say, “Somaliland is exploiting the friction between Mogadishu and Nairobi?’..Not really, but if we were, that is politics. The ties between Somaliland and Kenya go back centuries. The recent migration from Somalia into Kenya as the result of the conflict in defunct Somali Republic, doesn’t compare with the fact that Somalilanders were trading with Nairobi two centuries ago. Don’t blame Somaliland for the failure of leadership in the weak federal entity in Mogadishu. We welcome all those who wish to work with and co-exist with Somaliland. It is expected that Kenya will finally open an office in Hargeisa. It is about time. Although, the AMISON protected folks in Mogadishu say that “they gave permission for Kenya to open such an office”. Talk about delusions of grandeur! Look, we know Somaliland doesn’t currently enjoy de-jure recognition, but it is a de-facto state. We will bide our time, work with our friends and opponents alike. We will work with those who understand the reality on the ground. We will make friends were we can and interact with our opponents to bring about peace and progress. Here is a startling fact, On May 18th, 2021, Insha’Allah, the Republic of Somaliland will be out of the defunct union with the Somali Republic, just as long as it was in that union. 30 years! What is there to go back to? There will always be social, economic and cultural ties with Somalia, but there can’t and never will be another political union. Wa Bilaahi Towfiiq Ahmed Kheyre Qaran News
  5. MOGADISHU (Xinhua) - The United States military said Wednesday it conducted an airstrike against Islamic State (IS) terrorists in northern Somalia on Tuesday, killing six militants. Source: Hiiraan Online
  6. Beijing (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo kala ahaa Wasiirada Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan Lugatoor, Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash, Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran), Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Cabdullaahi Maxamed Cabdi. Wafdiga Madaxweynaha ayaa intii ay ku sugnaayeen dalka Shiinaha waxaa u hirgalay kulamo iyo booqashooyin Xarumo Dowladeed, Wershedo wax soo saar, Goobo caafimaad iyo Rugta Ganacsiga. Sidoo kale waxay weftigu wada-hadalo miradhal ah la yeesheen madaxda wadanka Shiinaha iyo Shirkado Ganacsi oo caalami ah. Wada-hadaladaasi waxa ay ahaayeen kuwo lagu dar-dargelinayo mashaariicdii horey u socotay, sida dhismaha garoonka diyaaradaha Gaalkacayo, wadada Eyl iyo Garoowe isku xirta, dhamaystirka wejiga labaad garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo in maalgashi loo helo kheyraadka dalka iyo kaabayaasha adeegyada bulshada,sida Biyaha, Korontada, Kalluumaysiga iyo hirgelinta duulimaadyo Caalami ah. Waxay Weftigu la saxiixdeen Madaxda caasimadda Tongxiang ee gobolka Jiaxing Zheijiang laba Heshiis oo kala ah: 1. Mataaneynta labada magaalo ee Tongxiang iyo Gaalkacayo, kuwaas oo yeelanaya Iskaashi iyo qorsheyaal horumarinta magaalooyinka ah. 2. In aag u gaar ah dhaqaalaha laga hirgeliyo Puntland “ Horn of Africa Special Economic Zone”, barnaamijkan maalgelintiisa iyo fulintiisa waxaa yeelandoonta Hay’adda caalamiga ah ee Tongxiang Economic Development zone. Heshiisyada dhaxalgal ka ah waxaa dhinaca Puntland u saxiixay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershedaha Puntland Mudane Cabdullaahi Maxamed Cabdi. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
  7. Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo kala ahaa Wasiirada Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan Lugatoor, Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash, Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran), Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Cabdullaahi Maxamed Cabdi. Wafdiga Madaxweynaha ayaa intii ay ku sugnaayeen dalka Shiinaha waxaa u hirgalay kulamo iyo booqashooyin Xarumo Dowladeed, Wershedo wax soo saar, Goobo caafimaad iyo Rugta Ganacsiga. Sidoo kale waxay weftigu wada-hadalo miradhal ah la yeesheen madaxda wadanka Shiinaha iyo Shirkado Ganacsi oo caalami ah. Wada-hadaladaasi waxa ay ahaayeen kuwo lagu dar-dargelinayo mashaariicdii horey u socotay, sida dhismaha garoonka diyaaradaha Gaalkacayo, wadada Eyl iyo Garoowe isku xirta, dhamaystirka wejiga labaad garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo in maalgashi loo helo kheyraadka dalka iyo kaabayaasha adeegyada bulshada,sida Biyaha, Korontada, Kalluumaysiga iyo hirgelinta duulimaadyo Caalami ah. Waxay Weftigu la saxiixdeen Madaxda caasimadda Tongxiang ee gobolka Jiaxing Zheijiang laba Heshiis oo kala ah: Mataaneynta labada magaalo ee Tongxiang iyo Gaalkacayo, kuwaas oo yeelanaya Iskaashi iyo qorsheyaal horumarinta magaalooyinka ah. In aag u gaar ah dhaqaalaha laga hirgeliyo Puntland “ Horn of Africa Special Economic Zone”, barnaamijkan maalgelintiisa iyo fulintiisa waxaa yeelandoonta Hay’adda caalamiga ah ee Tongxiang Economic Development zone. Heshiisyada dhaxalgal ka ah waxaa dhinaca Puntland u saxiixay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershedaha Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Maxamed Cabdi. Heshiisyadani muhiim ka ah waxay qayb ka yihiin balanqaadyadii Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ee ahaa kobcinta Dhaqaalaha, horumarinta adeegyada bulshada, maalgashi iyo suuq u helidda Kheyraadka iyo wax soo saarka dalka. PUNTLAND POST The post Puntland iyo Dalka Shiinaha oo kaal saxiixday heshiisyo muhiima appeared first on Puntland Post.
  8. Tongxiang, Juun 04, 2019: Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo kala ahaa Wasiirada Wasaaradaha Duulista Hawada iyo [...] Source
  9. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray dhismaha wadada halbowlaha ah ee Garoowe ilaa Sin-ujiif, wadada ayaa waxaa waxyeelo u geystey daadadka roobabkii da’ay. Daahfurka dib u dhiska wadooyinka go’ay ayaa waxaa Kusimaha Madaxweynaha Ku wehelinaayey Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Rooobka, maamulka gobolka Nugaal, Kan degmada Garoowe, Afhayeenka Madaxtooyada Puntland, shirkado wadani ah oo ka qayb qaadanaya dhismaha wadada iyo masuuliyiin kale. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa ku dheeray muhiimadda ay leedahay wax wadaqabsiga iyo isku duubnida shacabka iyo dowladda, waxa uu hoosta ka xariiqay inaanay dowladdu ka nasan marna tan iyo intii ay go’day wadadu, dedaalkaasina uu dhalay in maanta la bilaabo wejiga koowaad ee dhismaha wadada. “Waxaan u mahadcelinayaa cidkasta oo isu xilqaantay, mahad waa leeyihiin lakiin waa waajibaad dhammanteen ina wadasaaran, waa-jibaadkaasi intii gudatay waan u mahadcelinayaa oo ay kamid yihiin shirkaddaha gaar ka looleeyahay, kuwa dowladda iyo gaadiidleyda reer Puntland waa mahadsantihiin.” “Waxaan Kaloo farayaa xukuumadda inay il gaar ah ku eegaan cid kasta oo ka qayb qaadatay, waayo sharaf ayay mudan yihiin, in la xuso ayay mudan yihiin. Tani waa bilaw, waxaan ku dedaalay inaanay cidina nasan maaalmaha ciida, dowladda waa faran-tahay dedaal kasta oo dalka la isugu furayo, Insha Alla si deg deg ah ayay u furmidoontaa.” Ayuu yiri Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland. Ugu dambayn, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa u mahadnaqay shacabka ka qayb qaatay dhismaha wadada, waxaana uu xusay in hadda dedaalkeeda lagu jiro isu furka dalka, dhawaanna la bilaabidoono dhismihii weynaa ee wadada, sidoo kale wuxuu ganacsatada iyo shacabka intooda kaleba ugu baaqay inaan loo kala harin dhammaystirka wadooyolinka bur-buray. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray dhismaha wadada halbowlaha ah ee Garoowe ilaa Sin-ujiif ee gobolka Nugaal, wadada ayaa waxaa waxyeelo u geystey daadadka roobabkii da’ay. Daahfurka dib u dhiska wadooyinka go’ay ayaa waxaa Kusimaha Madaxweynaha ku wehelinaayey Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Rooobka, maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe, Afhayeenka Madaxtooyada Puntland, shirkado wadani ah oo ka qayb qaadanaya dhismaha wadada iyo masuuliyiin kale. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa ku dheeray muhiimadda ay leedahay wax wadaqabsiga iyo isku duubnida shacabka iyo dowladda, waxa uu hoosta ka xariiqay inaanay dowladdu ka nasan marna tan iyo intii ay go’day wadadu, dedaalkaasina uu dhalay in maanta la bilaabo wejiga koowaad ee dhismaha wadada. “Waxaan u mahadcelinayaa cidkasta oo isu xilqaantay, mahad waa leeyihiin lakiin waa waajibaad dhammanteen ina wadasaaran, waa-jibaadkaasi intii gudatay waan u mahadcelinayaa oo ay kamid yihiin shirkaddaha gaar ka looleeyahay, kuwa dowladda iyo gaadiidleyda reer Puntland waa mahadsantihiin.” “Waxaan Kaloo farayaa xukuumadda inay il gaar ah ku eegaan cid kasta oo ka qayb qaadatay, waayo sharaf ayay mudan yihiin, in la xuso ayay mudan yihiin. Tani waa bilaw, waxaan ku dedaalay inaanay cidina nasan maaalmaha ciida, dowladda waa faran-tahay dedaal kasta oo dalka la isugu furayo, Insha Alla si deg deg ah ayay u furmidoontaa.” Ayuu yiri Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland. Ugu dambayn, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa u mahadnaqay shacabka ka qayb qaatay dhismaha wadada, waxaana uu xusay in hadda dedaalkeeda lagu jiro isu furka dalka, dhawaanna la bilaabidoono dhismihii weynaa ee wadada, sidoo kale wuxuu ganacsatada iyo shacabka intooda kaleba ugu baaqay inaan loo kala harin dhammaystirka wadooyinka bur-buray. PUNTLAND POST The post Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Daah-furay Bilawga Dhismaha Wadada Weyn ee Garoowe -Sin-ujiif appeared first on Puntland Post.
  11. Nairobi (Caasimada Online) – Dr Cabdiwahab Sheekh Cabdisamad, oo ah aqoonyahan taxliiliya siyaasadda Soomaaliya kuna sugan Nairobi ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay tahay midda khasaaraha ugu xooggan kala kulmi doonta dagaalka siyaasadeed ee ay ku jirto Soomaaliya. Wareysi ii siiyey wargeyska Daily Nation ee Nairobi, ayaa Dr. Cabdiwahaab waxa uu ka digay in haddii naceybka uu sii socdo, Kenya ay wajihi doonto khasaare dhaqaale oo aad u xoog badan. Waxa uu sheegau in Soomaaliya ay tahay suuqa ugu weyn ee khaatka miraa-ga ee laga soo saaro Kenya iyo sidoo kale adeegga duulimaadyada, maadaama dhammaan diyaaradaha u duula Soomaaliya ay ka diiwana gashan yihiin Kenya. Dadka Kenya ayaa sidoo kale ah shaqaalaha ugu badan ee ajnabiga ah ee ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo intooda badan u shaqeeya hay’adaha caalamiga ah. Waxaa intaas dheer in Soomaalida ay yihiin dadka ugu badan ee maal-gashta islamarkaana ganacsi xooggan ku leh Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo ganacsigeeda oo idil ay maamulaan Soomaalida. Soomaalida ayaa sidoo kale hadda ku biiray suuqa shidaalka iyo saliida Kenya, halka ay maal-gashtayaal badan oo Soomaali ah ay kusii xoogaysanayaan ganacsiga hantida ma guurtada ah ee Kenya. Warbixinta Daily Nation ayaa lagu sheegay in Kenya ay suu gaari karo dhaawac dhaqaale oo aad u xooggan, ayada oo ganacsiga Kenya uga yimaada Soomaaliya lagu qiyaasay laba bilyan oo dollar sanadkii, taasi oo sare u qaaday qiimaha lacagta shilling-ka Kenya. Ka sokow dhaqaalaha, waxaa Kenya sidoo kale uu dhaawca kasoo gaari doonaa weerarada kooxda Al-Shabaab, haddii dowladda Soomaaliya ay joojiso warbixinada amni ee ay la wadaagto Nairobi. Caasimada Online Xafiiska Nairobi caasimada@live.com
  12. If you cannot read that message click here. APO Group content is copyright free and can be republished at will. Fairtrade Messe und Ausstellungs GmbH & Co. KG PRESS RELEASE Despite difficult business environment in Iran, 865 exhibitors from 21 countries present the entire value chain at iran agrofood 2019 National pavilions of Brazil, China, Germany, India, Italy, Russia and Turkey TEHRAN, Islamic Republic of Iran, June 5, 2019/ — Despite the currently difficult business environment in Iran, as many as 865 exhibitors from 21 countries will be presenting their products, solutions and technologies “from field to fork” at iran agrofood 2019. More than 40,000 trade visitors from all over Iran and neighbouring countries are again expected. Brazil, China, Germany, India, Italy, Russia and Turkey will be represented with official pavilions this year. iran agrofood consists of the five partial events iran agro, iran food + bev tec, iran bakery + confectionery, iran food ingredients and iran food + hospitality and has been organised by the German trade show specialists fairtrade (www.fairtrade-messe.de) and its Iranian partner Palar Samaneh (www.Palar-Samaneh.com). The 26th edition will take place from 18 to 21 June 2019 at the Teheran International Fairground. The exhibitors come from Austria, Brazil, China, Denmark, Georgia, Germany, Greece, India, Indonesia, Iran, Italy, Mongolia, Netherlands, Poland, Russia, Slovakia, Spain, Switzerland, Tunisia, Turkey and the United Arab Emirates. Seven official national pavilions Brazil, China, Germany, India, Italy, Russia and Turkey are present at iran agrofood 2019 with official national pavilions. The Netherlands and Switzerland are represented through stands of their embassies. Following the successful participations in 2017 and 2018, Brazil will again be present this year with an official pavilion at iran food + hospitality, organised by the Brazilian Embassy in Tehran. 10 Brazilian companies will present the finest meat, coffee and food from Brazil. China participates with 19 exhibitors at iran food ingredients, iran food + hospitality and iran food + bev tec. The official German Pavilion is presented by the German Federal Ministry for Economic Affairs and Energy, in cooperation with the Association of the German Trade Fair Industry (AUMA) and supported by VDMA Food Processing and Packaging Machinery. Altogether 15 German companies take part in iran food + bev tec & iran food ingredients. Not less than 24 Indian exhibitors display their products at iran food ingredients & iran food + hospitality, supported by the India Trade Promotion Organisation ITPO, the Associated Chambers of Commerce & Industry of India ASSOCHAM, and the Cashew Export Promotion Council of India CEPCI. For many years Italy has been one of the most important exhibitor nations at iran food + bev tec. While the Italian participation in recent years has been organized solely privately, the 2019 Italian participation featuring 22 Italian exhibitors is for the first time complemented by an official Italian pavilion with the support of the Italian Trade Agency ITA. The Russian Federation presents itself for the first time at iran agro 2019 with two official pavilions. One from the Republic of Bashkortostan, Russia’s most populous republic. And another from the Kabardino-Balkar Republic in the North Caucasus. Both pavilions are officially supported by the Russian Export Center. A total of 9 Russian exhibitors will present technologies for agriculture, milk production and water treatment. As in previous years, Turkey will again be officially represented this year at iran food + bev tec & iran food + hospitality. The Turkish pavilion with 11 exhibitors is supported by the Turkish Ministry of Trade. iran agrofood 2019 presents the entire value chain “from field to fork” iran agro 2019 – The agricultural event within iran agrofood At iran agro 2019, 51 exhibitors from 6 countries (http://bit.ly/2Z24ysG) present adapted technologies and solutions for the Iranian market in the fields of crop production, agricultural technology and animal husbandry. iran food + bev tec & iran bakery + confectionery 2019 331 exhibitors from 12 countries (https://bitly.is/2WdkWEJ) take part in iran food + bev tec & iran bakery + confectionery, a who-is-who of the international elite of food, bakery + confectionery, beverage and packaging technology. iran food ingredients 2019 70 exhibitors from 11 countries (http://bit.ly/31cyNz2) participate at iran food ingredients 2019, including many of the world’s leading suppliers. iran food + hospitality 2019 413 exhibitors from 10 countries (http://bit.ly/2WJU4Ax) present all of their latest food & beverage products and food service equipment at Iran’s leading trade show. For more information: www.iran-agro.com www.iran-foodbevtec.com www.iran-bakery.com www.iran-foodingredients.com www.iran-foodhospitality.com Pictures in high resolution can be requested by email. Distributed by APO Group on behalf of Fairtrade Messe und Ausstellungs GmbH & Co. KG. View multimedia content Media Contact for Press: fairtrade Messe GmbH & Co. KG Ms Nadine Wagner Public Relations Kurfürsten-Anlage 36 D-69115 Heidelberg Tel +49 / 62 21 / 45 65 22 n.wagner@fairtrade-messe.de www.fairtrade-messe.de Contact for Exhibitors: fairtrade Messe GmbH & Co. KG Mr Paul März Project Management Kurfürsten-Anlage 36 D-69115 Heidelberg Tel +49 / 62 21 / 45 65 13 p.maerz@fairtrade-messe.de www.fairtrade-messe.de Contact Iran: Palar Samaneh Co. Ms Ladan Maleki Apt.1, Amin Building (No.18) – Amini Alley South Shiraz St. Molasadra IR – Tehran 14358-93681 Tel: +98 21 88 05 94 57 +98 21 88 05 94 58 +98 21 88 05 94 59 Fax: +98 21 88 04 48 17 palarsamaneh@gmail.com www.Palar-Samaneh.com fairtrade – Valuable business contacts: fairtrade (www.fairtrade-messe.de) was founded by Martin März in 1991. Since long, fairtrade ranks among the leading organisers of professional international trade fairs in emerging markets, especially in North and Sub-Saharan Africa, the Middle East and Eastern Europe. Managed by its shareholder and his son Paul März and committed to the values of a family business and the team spirit, fairtrade maintains a powerful network of partnerships throughout the world. fairtrade organizes shows in the sectors Agrofood, CIT Solutions, Energy, Industry and PlastPrintPack and strives for a high level of customer satisfaction. By means of innovative products and excellent service fairtrade organizes professional platforms for valuable business contacts between exhibitors and visitors. fairtrade is a member of UFI The Global Association of the Exhibition Industry and AAXO The Association of African Exhibition Organisers. The management is ISO 9001:2015 certified. Palar Samaneh: Based in Tehran Palar Samaneh (www.Palar-Samaneh.com) has organised over 50 international trade fairs of major importance in Iran over the past 10 years. Having played an important role in the growth of the Iranian trade fair market, Palar Samaneh makes use of this knowledge for the benefit of its customers. In addition to their exhibition organization department its stand building unit serves individual exhibitors as well as country pavilions all over the Middle East and the CIS-countries. SOURCE Fairtrade Messe und Ausstellungs GmbH Qaran News
  13. Military staff officers serving in the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have been awarded medals for their outstanding contribution to the restoration of peace and security in Somalia. Source: Hiiraan Online
  14. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) said Tuesday its troops are in the process of securing population centers and main supply routes to prevent al-Shabab militants from targeting the local population. Source: Hiiraan Online
  15. Mandera county commissioner Kutswa Olaka has asked leaders not to politicise the destruction of Sh5 million contraband goods, including unsafe food,\ three weeks ago. Source: Hiiraan Online
  16. Madaxweynaha dowled gobaledga Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa madaxda dowladda federalka u jeediyay eedeen ku aadan in ay ku tunteen dastuurkii dalka u yaalay oo dowladda federalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ay kuwada heshiiyeen. “Waxaan leenahay madaxda dowladda federalka dalkaan boogo ayuu leeyahay ma bogsanin iskuwad ayuu u baahan yahay, sharciga ladhowro ayuu ubaahan yahay, sharciga in la dhowro ayaa lagu ilaalin karaa laguma wada joogi karo anniga ayaa ari iyo qaacidadii shalay aan ku diiday Shabaab, ma aqbalayo in Villa Soomaaliya laga soo yeeriyo ha qaateen sharciga ay ku joogaan , haddii la diidana qof waliba hortiisa ayaa loo baneynayaa asaga ayaa marayo” Sidoo kale Axmed madoobe ayaa sheegay inaan loo baahneyn in dib loogu laabto halkii laga yimid asaga oo ku baaqay in lawada fariisto oo wax lawada saxo. “Wixii shalay laga yimid miyaa dib loogu noqonayaa sax maahan,annagu aan saxano,marka oo waxayaga aan kawada shaqeyno waxa aan wada leenahay, in dib loo noqdaa sax maahan, oo sax maahan waa in loo hogaansama sharciga oo lawada tashado boogtu way bisishay caabuqbaa saaran Kismaayo ayaa kuligiin tijaabo idin kugu filan kulli dalka waa isku mid waa in booga la daaweeyaa” Dhanka kale Madaxweyne Madoobe ayaa carabka ku dhuftay in amnigu uu yahay waxaan gorgortan laga galin lakiin waxii ka soo hara laga gorgortamayo.assaga oo sheegay inuu doonayo inuu xilka ka tago Jubbaland oo Nabad ah dadkeeduna ay kuwada nool yihiin si nabad ah ” Wax kale oo dhan waa laga gorgortami karaa lakiin mas’alada ah amniga gorgortan magaleyso, amnigu waa waxa aan ka tagayo ee aan rabo ee ah dad wada nool oo wada dagan oo walalo ah oo sharciga la mariyo oo qaabkaas ah inaan uga tago ayaa ah waxa aan doonayo” Ugu danbeyn Maxaweynaha dowled gobaledka Jubbland ayaa sheegay dhismihii Jubbalan caqabado badan ay kala kulmeen dowladda dhexe, assaga oo ugu baaqay in ay ka waantoowdo faragalinta ay ku heyso maamulka iyo isku dirka dadka reer Jubbaland. ” Shalay ayeey aheyd markaan dhiseynay Jubbaland dowladda dhexe caqabado badan ayaan kala kulanay, kuwii shalay dhaawacooda la daaweeyay ayaa laysku diray oo is dilay, inta aan aamusnay oo samirnay oo dulqaad muujinay ayaan ku soo gaarnay halka maanta aan joogno” Goobjoog News Source: goobjoog.com
  17. Riyadh (Caasimada Online) – Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa xiray in ka badan 60 qof oo isugu jira Falastiiniyiin iyo Sacuudiyaan kuwaas oo lagu eedeeyey inay taageeraan kooxda Xamas ee dagaalka kula jirtay gumaysiga Yahuudda. Wargeyska Al-Akhbaar ee kasoo baxay Lubnaan oo soo xiganaya ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in mas’uuliyiinta boqortooyada ay wadaan olole ka dhan muwaadiniinta dalkaas iyo dadka Falastiiniyiinta ee Sacuudiga ku nool ee kooxda Xamas taageera. Dadka la xiray ayaa waxaa ugu caansan Dr. Muhammad al-Khudari oo sanadihii sagaashaamaadka illaa 2003 ahaa wakiilka Xamas ee dalka Sacuudiga. Inkasta al-Khudari uu sanado badan ka hor ka tagay xilkiisa, haddana taas kama aysan bad-baadin in Sacuudiyaanka ay xiraan, sida ay sheegeen xubno ka tirsan qoyskiisa. Ka sokow dadka la xiray, Al-Akhbar ayaa sheegay in Sacuudiga ay adkeeyeen xanibaadda ay ku hayaan in dadka Sacuudiga ku nool ay lacago u diraan Marinka Gaza oo Xamas ay maamusho. Dadka la xiray ayaa Sacuudiga waxay kusoo oogeen dacwado ku saabsan inay taageeraan “koox argagixiso islamarkaana ay taageereen ficillada argagixisanimada.” Labadii sano ee tagay, mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa xiray in ka badan 100 qof oo Falastiiniyiin ah oo lagu eedeeyey inay taageeraan Xamas, dhaqaale ahaan ama siyaasad ahaan. Sacuudiga ayaa wixii ka dambeeyey 2017 waxay adkeeyeen in Sacuudiga lacag looga diro dhulka Falastiin. Dadka doonaya inay lacag u diraan Falastiin ayaa waxaa laga doonayaa inay la yimaadaan sabab weyn oo lagu qanci karo, lamana ogola inay diraan wax ka badan $3,000. Arrintan ayaa imanaysa ayada oo sanidhii dhowaa ay aad ay isugu soo dhowaadeen dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo maamulka Yahuudda. Bishii April, Maxamed Bin Salmaan ayaa madaxweynaha Falastiin Maxmuud Cabaas u yaboohay 10 bilyan oo dollar, si uu u aqbalo ‘heshiiska qarniga’ ee Mareykanka uu wado, kaasi oo magaalada Qudus ku wareejinaya Yahuudda. Cabas ayaa diiday yaboohaas. Caasimada Online Xafiiska Jeddah caasimada@live.com
  18. Ummadda Islaamka ayaa Shalay u dabaal dagaysa maalinka qiimaha leh ee Ciidda Soon fur. Dadka Soomaaliyeed ayaa qeyb ka ah dabaal degga. Kumanaan kamid ah dadka reer Muqdisho ayaa saaka u dareeray salaaddii ciidda iyagoo ku tukaday fagaaraha weyn ee deegaanka Daarusalaam. waalidiin fara badan ayaa caruurtooda u soo kaxeeyey inay ku ogaan salaadda ciidda kulana damaashaadaan deegaanka daarusalaam ee magaalada Muqdisho. Dadkan ayaa wajiyadooda laga dheehan karay farxadda maalintan Ciidda iyagoo isugu hambalyeynayey gudashada waajibaadka rabbi ee bishii Ramadan iyo farxadda maalinka ciidda. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Eng. Abdirahman Omar Cismaan Yarisow, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Dahir Adan Cilmi, Taliyaha booliska, General Bashiir Abdi Mohamed, Taliyaha Ciidanka lugta, General Odowaa Yusuf Rage iyo Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Tuulax) ayaa kamid ah dadka usoo damaashaad tagay deegaanka Daarusalaam iyagoo waqti la qaatay dadka u soo dalxiis tagay Beerta Daarusalaam. Gudoomiye Eng Yarisow oo ka hadlayey munaasadbadda ciidda ayaa ugu hambalyeeyey dadka reer Muqdisho munaasabadda ciiddul fitriga sanadka 1440H Isagoo kula dardaarmay dhalinyarada Soomaaliyeed adkaynta mindimada iyo wadajirka. ” maalin ciid waaye, Marka hore hambalyo hambalyo Ciid Mubaarak, in Soomaaliya sideey ahaan jirtay kusoo noqoto Ciidul Fitriga waxaan rabnaa in ilaahay nooga dhigo tii na mideyso na guuleyso. Wadankaan wuxuu u baahan yahay waa dhalinyaro, dhalinyaro waxaa la idin karabaa doorka aad ku leedihiin wadanka inaad ka qaadataan. Wadankaan wuxuu ubaahan yahay horumar, horumarkiisana cidda laga rabana waa dhamaanteen. Qof walba waxaa laga rabaa inuu noqdo muwaadin, daacad ah wadankiisa u shaqeeya umadisa u adeega” Qaarka mid ah dadka u soo damaashaad tagay deegaanka Daarusalaam ayaa iyana dhankooda cabiray dareenkooda farxadeed ee ku aadan munaasabadda salaanna hawada umariyey eheladooda ku kala dhaqan daafaha dunida. Deegaanka Daarusalaam ayaa martigelinaya sanadkii 5aad oo xariir ah damaashaadka ciiddaha soonfur iyo carafo iyadoo dadweyne aad u fara badan ay sanad waliba ku qaataan maalmaha Farxadda Ciidda. DCIM100MEDIADJI_0088.JPG DCIM100MEDIADJI_0091.JPG DCIM100MEDIADJI_0102.JPG DCIM100MEDIADJI_0128.JPG
  19. The government has intensified police patrols and increased the number of security personnel along the border of Kenya and Somalia. Source: Hiiraan Online
  20. Police detectives in Algoa Park, Port Elizabeth, are seeking the community's assistance in tracing a Somalian man allegedly involved in a murder on Tuesday night. Source: Hiiraan Online
  21. More than 2,000 cases of the Ebola virus have hit the Democratic Republic of the Congo, according to the nation's health ministry. The 1,346 deaths make it the second-deadliest Ebola outbreak in history. Source: Hiiraan Online
  22. The 69th FIFA Congress convened today in Paris and, by acclamation, re-elected Gianni Infantino as the President of FIFA until 2023. Source: Hiiraan Online
  23. An Eid al-Fitr celebration in St. Cloud offered a chance for young Somali Americans to mark the holiday and connect with the outdoors — through fishing. Source: Hiiraan Online