Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    208,583
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. (SLT-Burco) Shirka Maayirada Somaliland Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Magaalada BURCO. Source
  2. MOGADISHU, June 9 (Xinhua) — The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Sunday vowed to continue with stabilization and early recovery efforts in Somalia to help provide quick impact projects and basic infrastructure in various communities. Francisco Madeira, special representative of the chairperson of the African Union Commission for Somalia and head of AMISOM, said AMISOM undertook 47 quick impact projects in 2018 in the Horn of Africa nation. “They included rehabilitating existing community infrastructure such as schools, water points, access roads, and health centers. We also created opportunities for self-employment among youth, women and child-headed households,” Madeira said in Mogadishu after holding talks with speaker of the Somali parliament Mohamed Mursal Abdirahman. According to the statement from the AU mission, Madeira and Abdirahman also discussed issues including AMISOM and Somali National Army (SNA) joint operations. Source: Xinhua
  3. If you cannot read that message click here. APO Group content is copyright free and can be republished at will. International Rescue Committee PRESS RELEASE New International Rescue Committee Report: less than $2 of help for each woman or girl at risk of gender based violence IRC President and CEO David Miliband says humanitarian efforts need a feminist approach NEW YORK, United States of America, June 10, 2019/ — GBV services accounted for just 0.12% of the $41.5 billion allocated for humanitarian funding from 2016-2018; two-thirds of GBV requests went unfunded, even while research shows that requests are far from meeting need; IRC calls for funding levels to be tripled and announces its new feminist approach to deliver humanitarian aid It is estimated that less than $2 in gender-based violence (GBV) services is allocated to each woman or girl at risk of GBV on average in crisis and conflict settings, according to new research by the International Rescue Committee (IRC) and Voice, released today. Where’s the Money? How the Humanitarian System is Failing to Fund an End of Violence Against Women and Girls found that violence against women and girls accounts for just 0.12% of all international humanitarian funding. David Miliband, IRC President and CEO, said of the report’s findings: “Women in crisis will continue to be left behind as long as their most basic safety from sexual violence remains unaddressed. The continued lack of funding for GBV services reflects the deeply entrenched inequalities of power not just in the communities where we serve but in the humanitarian sector as well.” Key findings include: In Nigeria: The UN Humanitarian Response Plan for 2018 requested $40 million for 1.5 million women and girls, but the actual allocation was $3.8 million In the Central African Republic (CAR), where in 2016 almost 28,000 reports of sexual violence were officially recorded, $28.5 million was requested for GBV programming. According to the Financial Tracking Service, which tracks humanitarian funding flows, no funding was recorded at all. The report lays out five key recommendations: tripling funding levels, expanding GBV specialists, promoting partnerships with local women-led civil society organizations, improving the reporting and tracking of investments, and increasing transparency around donor investments. The findings were shared by Miliband during a speech at Georgetown University today, where he argued that the violence and injustice faced by women and girls in humanitarian settings should be tackled at the source by addressing inequalities of power, which he said was the essential lesson of feminist thinking. He said: “The statistics show clearly that women and girls are doubly disadvantaged in humanitarian settings. Our approach should be to try and create a double dividend: tackle the symptoms of disadvantage but also address the power structures that generate them.” “We need to engage more systematically with the questions of power that are raised by feminist thinking. The evidence before our eyes, from our staff and clients in the places where we work, is that we will not be successful in delivering for our female beneficiaries until we address the inequalities of power they face, and to do that we need to address inequalities of power within our own organization. “Put another way, we cannot be a truly successful humanitarian organization, defined by the outcomes achieved by and for our beneficiaries, until we are a feminist organization, with equality between our staff, opportunities and barriers never defined by their gender, and understanding of inequalities of power and what needs to be done to overcome them driving our programs externally.” Miliband also highlighted some of the ongoing efforts by the IRC to adopt a feminist approach, including developing a Gender Equality Scorecard to measure progress towards recruiting and retaining female staff, establishing a culture of respect and support for female staff and beneficiaries, and enacting minimum standards for gender equality in the organization’s program quality assessment. Miliband called on the humanitarian sector to: Set clear targets for delivery of support to women and girls caught in crisis within the UN Sustainable Development Goals; Establish minimum guarantees in the humanitarian response to every crisis, including locks on latrines, adequate lighting in refugee camps, and comprehensive GBV response programming; Prioritize the voices of women beneficiaries and community leaders in humanitarian program design and assessment; Establish a Gender Equality Scorecard across the entire humanitarian sector with common targets, metrics, and data. Distributed by APO Group on behalf of International Rescue Committee. SOURCE International Rescue Committee Qaran News
  4. Abdikadir Mohamed landed at JFK International Airport on Dec. 13, 2017, where he planned to board another flight to join his wife and child in Columbus, Ohio. He never made it there... Source: Hiiraan Online
  5. At least 40 Al-Shabaab militants crossed to Kenya from the neighbouring Somalia last week, intelligence reports by NIS have indicated. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa la sheegay in muddooyinkii ugu dambeeyay uu qabay cabasho ka dhan ah dowladda Soomaaliya Caasimada online ayaa ogaatay in dowladda Soomaaliya aysan bixin lacagtii uu xaqa u lahaa maamulka Koonfur Galbeed dhowrkii bil ee ugu dambeysay waxayna taasi ay sababtay in Lafta-gareen uu cabasho ka muujiyay xuquuqda Koonfur Galbeed ee ku maqan dowladda Soomaaliya. Sarkaal ka tirsan madaxtooyada Koonfur Galbeed aadna ugu dhow Madaxweynaha ayaa Caasimada Online u sheegay in warqad cabasho ah oo ka socota madaxweyne Lafta-gareen la geeyay xafiisyada madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, taas oo lagu dalbanayo in dowladda Soomaaliya ay wax ka badasho wajiga ay kula dhaqanto maamulkaasi. Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa boqolaal kun oo dollar loo soo marsiiyaa dowlad gobaleedyada dalka waxaana lagu eedeeyaa in aysan bixin lacagtaasi. Madaxda maamul gobaleedyada dalka ayaa ku cadaadinaya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen in uu ku biiro shirarka ay abaabulayaan iyo mucaaradnimada dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyo in aysan si wanaagsan kula dhaqmin maamulada. Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa la sheegay in uu hadda isku maareeyo lacago ka soo xarooda Isbaarooyin yaala degaanada Koonfur Galbeed kuwaas oo lacagta laga qaado aysan ku filneen socodsiina shaqada maamulka. Madaxweynayaasha HirShabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay ahaayeen labada Madaxweyne ee kaliya oo taageersan Dowladda Soomaaliya, waxayna hadda u muuqataa in labada dhinacba ay ka sii fogaanayaan dowladda Soomaaliya. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa u muuqda kuwa waqtigooda ku dhameysan doona buuq iyo fowdo oo kaliya. Labadaan hogaamiye ma lahan daganaan iyo qorshe ay ku hogaamiyaan siyaasadda dalka sida ay dad badan qabaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  7. A helicopter crashed onto the rooftop of a building in Midtown Manhattan on Monday afternoon. A fire broke out on the roof of 787 Seventh Avenue at 51st Street at 1:43 p.m., officials said. Source: Hiiraan Online
  8. Reykjavik. (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa si kulul ugu cambaareysay dalka Iceland inuu “si xushmad darro ah” ula dhaqamyey cayaartoydeeda kubadda cagta markii ay tageen garoonka diyaaradaha Reykjavik. Kooxda Turkish-ka ayaa habeenkii axadda dhowr saac lagu hayey qeybta baasaboorada lagu hubiyo ee garoonka, waxaana la marsiiyey baaritaan xooggan, sida ay sheegeen cayaartoyda. Afhayeenka madaxweynaha Turkiga, Ibrahim Kalin ayaa qoraal carro leh soo dhigay twitter-ka, isaga oo Iceland si darran ugu dhalleeceeyey “xushmad darrada aan la aqbali karin” ee ay ku sameysay cayaartoyda Turkiga. “Dowladdeena iyo shacabkeena waxay garab taagan yihiin xulka qaranka, waxayna jawaabta ugu wanaagsan ku bixin doonaan garoonka kubadda cagta” ayuu yiri. Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Turkiga, Fahrettin Altun ayaa sidoo kale sheegay in sida loola dhaqmay cayaartoyda aysan waafaqsaneyn diblomaasiyadda iyo habka ciyaar wanaaggaba. Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga ayaa warqad diblomaasiyeed oo cabasho ah u dirtay Iceland, ayada oo marsiisay safaaradda Norway. Iceland weli wax jawaab ah kama aysan bixin dhacdadan. Turkiga iyo Iceland ayaa ku wada jira qeybta H ee is-reebka loogu soo baxayo koobka Qaramada Yurub ee 2020. Turkey oo cayaartii ugu dambeysay 2-0 kaga adkaaday France ayaa 9 dhibcood ku hoggaaminaya qeybta H. VOA
  9. Guddoomiyaha golaha aqalka sare BFS ayaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u jooga Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira Iyagoo ka wada hadlay arimaha Amissom iyo dowlad goboleedyada. Kulanka oo saacado qaatay markuu soo gaba gaboobay ayaa waxaa ugu horayn saxaafada la hadlay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u jooga Soomaaliya Danjire Francisco Madeira waxa uu Sheegay in kulanka ay gudoonka yeesheen uu ahaa mid muhiim ah oo looga hadlay arimaha Soomaaliya iyo howlgalka midowga afrika. Habdhooraha golaha aqalka sare baarlamaanka soomaaliya Sen, C,kaafi macalin xasan ayaa sheegay in kulanka arimaha looga hadlay ay ugu muhiimsanayd mudo kordhinta Amissom iyo arimaha Doorashooyinka. Golaha aqalka sare baarlamaanka soomaaliya iyo Midowga Afrika Soomaaliya ayaa waxaa ka Dhaxeeya wada shaqayn iyagoo mar marka qaar ay yeeshaan kulamo ay uga hadlayaan amaanka Soomaaliya iyo howlgalka midowga afrika. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. Maxaabiis ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Xabsiga wayn ee Muqdisho, kaasi oo dhawaan laga dhisay Xerada Ciidanka Asluubta ee duleedka dhanka Koonfureed ee Muqdisho. Maxaabiistaan maanta loo gudbiyay xabsiga weyn ayaa tiradoodu gaareysaa 58 Maxbuus oo galay dambiyo kala duwan, waxaana ay ku xirnaan jireen Xabsiga dhexe. Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federalka Somaliya ayaa tagay xabsiga xilliga maxaabiista maanta loo wareejinaayay xabsigaasi. Maxaabiistaan ayaa ah kuwii ugu horeeyay ee loo soo wareejiyo Xabsiga Muqdisho ee laga dhisay duleedka Magaalada. Xabsiga dhexe ee Xamar oo muddo ciriiri & rafaad uu ku haystay maxaabiista ayaa hadda heli doonaan nafis, maadaama Maxaabiista dambiyadooda fudud yihiin lagu xiri doono Xabsiga cusub. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. (SLT-Hargeysa)-Boqor Buurmadow Oo Beeniyay In Ciidammo iyo gaadiid dagaal oo uu isagu Leeyahay Ay Ka Goosteen Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO Source
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka iyo qaar kamid ah golaha wasiirrada ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cabduule kusoo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda Norway, Ine Marie Eriksen Søreide, oo maanta booqasho ku timid dalka. Wasiirka arrimaha dibadda Norway ayaa soo dhawaynta kadib, waxaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre. Kulanka ay yeesheen Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Ine Marie Eriksen Søreide, ayaa looga hadlay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee labada dowladood. Ine Marie Eriksen Søreide oo Ra’iisul Wasaaraha uga mahad-celisay soo dhawaynta loo sameeyay, ayaa ammaantay horumarka muuqda ee Soomaaliya ay ku tillaabsatay, isbedellada iyo dib-u-habeynta ballaaran ee ay dawladda Soomaaliya ka waddo hay’adaha dowladda si dalku u gaaro dib-u-kabasho dhamays-tiran. Norway ayaa qayb ka ah wadamada Soomaaliya ka taageera nabadayta, barnaamijyada horumarinta iyi bini’aadninimada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  13. (SLT-Muqdisho)-Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaadhay wasiirka arrimaha dibadda dalka Norway Ine Marie Eriksen Søreide iyo wafti ay hoggaaminayso oo Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda iyo waftiga la socday ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho kusoo dhaweeyay Ra’siiul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Norway Ine Marie Eriksen Søreide, isla markaana waxaa ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka ka dhexeeya labada dal iyo arrimo kale. Source
  14. (SLT-Hargeysa)-Xubno ka mid ah Guddiga Madasha Wadatashiga Somaliland oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in laga baydhay ku dhaqankii Dastuurka isla-markaana dhaartii ay Illaahay u dhaarteen Masuuliyiinta Dawladdu aanay ku dhaqmin. Sheekh Maxamed Xaaji Maxamuud iyo Cabdisalaan Yaasiin Gabaxaddi iyo Xubno dhallinyaro ah oo Guddigaasi ka mid ah ayaa soo jeediyey in sharciga la ilaaliyo oo Ilaahay lagaga yaabo dhaartii. Sheekh Maxamed Xaaji Maxamuud oo ugu horrayn halkaa ka hadlay ayaa yidhi “Madaxdeena marka xil loo dhiibayo mid walba waxa lagu dhaariyaa (Kitaabka), waynu ognahay culayska dhaartana, markaa Madaxdeenu ha gartaan Culayska dhaarta..” Cabdisalaan Yaasiin Gabaxaddi ayaa isaguna yidhi “Innaga waxay noqotay in inta la dhaarto oo Kitaabkii Gacanta la saaro oo Dhaartii Dastuurka loo laqimo, in Maalin walba haddana Dastuurka la jabiyo oo lagu tumanayo oo inamadii ku dhaartay ku tumanayaan oo aan loo hoggaansamayn, taasina waxay tilmaamaysaa inaynu ka been sheegnay dhaqankii iyo Dawladnimadii wanaagsanayd ee aynu doonayney..” Source
  15. (SLT- Minnesota)-Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa lagu eedeeyay in dhaqaalaha ololihii doorashadii Mareykanka u adeegsatay si gaar ah. Guddiga maamula dhaqaalaha ee Minnesota ayaa sheegay inay jebisay xeerka gobolka, waxayna saareen ganaax lacageed. Guddiga ayaa sheegay in Ilhaan ay isticmaashay lacag gaadheysa $3,500 oo dollar oo ay ku bixisay safar ay ku tagtay Florida iyo qeyb ay ku bixisay canshuur celintii ay sameysay. Waxay guddiga sheegayaan in ay heleen cadeyn ah in Ilhaan Cumar kooxdii ololaha u qaabilsanayd ay u iibiyeen tikit diyaarad oo Boston ay ku tagtay, “halkaas oo ay uga qeybgashay kullan siyaasadeed”. Sidoo kale, qeyb waxaa “lagu bixiyay hoteel ay ka degtay Washington D.C” oo ay uga qeybgashay wareysiga shirka UN ee Girl UP. Sida uu ku warramay raadiyaha Shacabka ee Minnesota, Ilhaan Cumar ayaa sidoo kale lagu helay in lacagta ay u adeegsatay safarkeedii Chicago, si ay u aqbasho abaalmarin la siiyay iyo dhaqaale uruurin ay sameysay. Sida uu qabo sharciga Gobolka, “safarrada waa in ay noqdaan kuwo la xiriira arrimaha xafiiska”. Sida guddiga uu sheegay, Ilhaan Cumar, waxay ahayd wakiilka Gobolka markii “xeerka lagu xudgudbay.” Sidoo kale, waxaan Ilhaan lagu helay in $1,500 oo dollar, lagu bixiyay arrimo la xiriiray sixidda cashuur celinteeda, taas oo aan la xidhiidhin ololihii doorashada. Waxayna dalbadeen in la soo celiyo. Waxaana la saaray ganaax gaadhaya $500 oo dollar. Sida uu qoray wargeyska Washington Post, Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in arrintan ay ka dambeeyaan dano siyaasadeed. Qoraal ka soo baxay kooxdeedii ololaha waxay ku sheegeen in ay “ku faraxsan tahay in baaritaankan uu dhammaaday” ayna ka go’an tahay in ay u hoggaansanto guddiga waxa uu soo saaray. Hadallada Ilhaan Cumar ee dhibaatada u soo jiiday Bilo ka hor markii lagu dhawaaqay in Ilhan Cumar ay ku guuleysatay doorashadii Maraykanka, oo ay xubin ka noqoto aqalka Kongres-ka Maraykanka, waxaa xigay dabbaaldegyo waaweyn, maxaa yeelay waxay noqotay haweeneydii ugu horreysay ee madow oo Muslim ah oo heerkasi gaarto. Haatan xaalkeeda sidii hore waa uu ka duwan yahay, oo waxay maalin walba heshaa farriin cagajugleyn. Tan iyo markii la dhaariyay, Ilhaan waxaa ka soo yeeray dhowr hadal, oo Maraykanka ka abuuray duufaan siiyasadeed. Donald Trump, oo ololahiisu ku dhisan yahay soogalooti-nacaybka, ayaa si weyn uga fa’deystay hadallada Ilhaan Cumar. Source
  16. (SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa sheegtay in laba ka mid ah Dugsiyada ku yaalla Degmada Badhan laga joojiyey Imtixaanka Shahaadiga ah oo Somaliland ka bilaabmaya 16-ka bisha June. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Jaamac Cismaan Aadan oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Wasaaraddu ay Dugsiyada Waxbarashada ee degmada Badhan aanay ka wada joojin Imtixaanka shahaadiga ah, balse laba dugsi oo keliya laga joojiyey, kuwaas oo uu ku eedeeyay inay dhaqaalaha ka qaataan Somaliland iyo Puntland. Wasiirka Waxbarashada oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi “Deegaanka Badhan oo dhan maaha waa laba Iskuul, waana inta Puntland ka qaadata Imtixaanka, Wasaaradda Waxbarashada Somaliland way ka tirsan yihiin, Macalimiinta waxa laga gunneeyaa halkan, ha yeeshee way laba Afleeyaan oo halkaana way ka gurtaan, markaa Imtixaankii waanu ka joojinay. waxaan Maqlayey inay hadda Codsi soo qorteen oo ay doonayaan oo ay leeyihiin u noqon mayno ee Imtixaanka ha lana siiyo, laakiin Go’aan la gaadhay hadda ma sheegi karo.” Source
  17. (SLT-Hargeysa)-Badhasaabka Gobalka Sanaag oo wareysi siiyey telefishanka Eryal TV ayaa waxaa uu cadDeeyey in dhinaca maamulka Puntland ay u goosteen ciidamo uu lahaa Boqor Buurmadow kuwaas oo ku urursanaa deeganka Garab Cad, halkan Hoose Ka DAAWO Warkan Source
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa 15-kii bishii May xabsi dhigay Jamaaludiin Xasan Xirsi oo 29 sanno jir, kadib markii la sheegay in lagu tuhunsan yahay bixinta qishka imtixaanka Class-ka 12aad ee dugsiga Sare oo ay qaadeysay dowladda Soomaaliya. Jamaaludiin oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa xabsi ku jira muddo ka badan 20 cesho ilaa hadana ma jirto xukun Maxkamadeed oo ku dhacay iyadoo loo waayay cadeymo ku aadan kiiskii lagu soo eedeeyay. Caasimada Online ayaa baaritaan dheer oo ay sameysay ku ogaatay qaladaad badan oo ay gashay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo taliska ciidamada Booliska Soomaaliya taas oo xadgudub ku dhageyso sii xirnaanshiyaha Jamaaludiin Xasan Xirsi. Saddexda qalad ee ka dhacay Wasaaradda iyo Booliiska Soomaaliya kuwaas oo ka dhan Muwaadin Jamaaludiin Xasan Xirsi ayaa kala ah:- Marka waxaa qalad aheyd in Jamaaludiin Xasan loo wakiisho shaqo mas’uuliyad weyn u baahan sababtoo ah Jamaaludiin ma’an shaqaale dowladeed oo rasmi ah waa shaqaale KMG ah. Sida ku xeerka shaqaalaha Rayidka Soomaaliya qofka mar hadii uusan aheyn shaqaale Rayid ah ama mas’uul xil haaya waxaa ka mamnuuc ah in lagu aamino arin masiiri ah iyo in loogu shaqeeyo waqti dhameestiran (Full Time). Xeerka shaqaalaha waxa uu dhigayaa in dadkaas ay yihiin shaqaale KMG ah Caawiyaal waqti go’aan looga baahan yahay in ay shaqeeyaan. Jamaaludiin Xasan waxa uu si KMG ah u joogaa Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya wax ka badan 5 sano waxaana gadaashiis la shaqaleysiiyay boqolaal shaqaale cusub isagana waxaa looga reebay qabiil iyo wax isdaba marin waana qaladka labaad oo ay gashay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. Hadii imtixaanka qal qal ka yimid maxaa loo xiray Jamaaludiin oo aan aheyn Madaxda imtixaanaadka Qaranka iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda waa qaladka 3aad. Hadiiba la xiray maxaa ilaa hadda xabsi loogu haayaa Jamaaludiin waa mid kamid ah qaladaadka hey’adaha garsoorka iyo Booliiska Soomaaliya. Sidoo kale Caasimada Online ayaa ogaatay in Jamaaludiin Xasan uu dhowaan galay Aroos islamarkaana aqal-galkiisa ay ka soo wareegtay wax kayar 50 cesho waxayna arintaasi uur ku taalo ku noqotay Xaaska Jamaaludiin iyo qoyskiiska. Markii aad joogto Soomaaliya waa adag tahay in aad hesho cadaalad waxaana dhibka kuu geysanaya dowladda gaar ahaan Booliiska oo katirsan garsoorka waxaana sidoo kale u dacwooneysaa garsoorka oo qeyb ka ah hey’adaha cadaaladda waana nasiib darrada taala Soomaaliya Muwaadin, Caruus iyo dhibane Jamaaludiin Xasan Xirsi waxa uu cadaalad ka sugayaa umadda Soomaaliyeed waana wiil dhalinyaro ah oo mugid la geliyay nolashiisa iyo nolasha qoyskiisa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  19. Somali forces retook three villages near Bardere town in Gedo region on Sunday and killed three al-Shabab militants in the country’s southern region of Gedo, officials said Monday. Ali Mohamed Hassan, commander of Somali forces unit 49, in Bardhere town told journalists that the militants were killed in an offensive in Bulaweyn and Bakal villages along the road of Bardhere in the Gedo region. Hassan also noted that a soldier sustained injuries during the battle. “Heavily armed forces attacked al-Shabab militants in the town, and the two sides fought for a while exchanging heavy weapons,” Barre Elmi, a local resident, told the media via phone. The latest offensive came barely a week after Somali forces conducted an operation in the same region, killing two al-Shabab militants and injured three others. Somali forces backed by African Union Mission in Somalia have stepped up operations on the al-Qaida affiliated group in central and southern Somalia to flush them out. View the full article
  20. Garaad Bootaan Garaad Ismaaciil ayaa Puntlandi.com usheegay in inta badan wadooyinka magaalada Bosaaso ay gooyeen biyaha roobka, dadka iyo gaadiidkana ay aad isgu dhiban yihiin. [...] Source